IKRAN AABE WAA HESHAY WALIBA SI LAYABLEH BAFINTII KADIB💘🙏

  Рет қаралды 199,255

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Barnaamijka #ilintir #Part_16

Пікірлер: 1 200
@AbdallaAbdilla
@AbdallaAbdilla 3 жыл бұрын
Indhaheyga ilmada wey ceshan wayeen wlhi Allaha unaxariisto aabahey mcn siduu ijeclaa 😭😭😭😭
@munocabdirisaq7359
@munocabdirisaq7359 3 жыл бұрын
آمين يارب
@xaliimaqali8568
@xaliimaqali8568 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto xabiibti aniba kula mid ah ilahow aba yaasheyna u naxariiso
@abdullahiismail8465
@abdullahiismail8465 3 жыл бұрын
😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲ameen abaayo
@sidracooking5620
@sidracooking5620 3 жыл бұрын
Asxaabeey wlh aabahey ma arag anoo sedex haben dhalan ladiley allh unaxariisto nin hoyadey qabo ikorsadey asa abbo u aqan asna 2013 dhintey markaan arko dad lasawiran abahod oo faraxsan waan ooya mafiirin karo hadan qorooya xita ilma iga qobanoyso waayo wan guursadey 4carur iijogto lkn mahelin abbo ilmaheyga iigu duceeya abayasheyda ax ax allow kuunaxariiso
@fatmazahra8234
@fatmazahra8234 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 3 жыл бұрын
Kaa n sha allaah odaygu waa qalbi fiicanyahay xitaa siduu u fakarayo gabadha reerka koriyey kama qaadayo iyagaa xaqku leh illaah ha kuu barakeeyo maskaxda fiican eed leedahay
@xafsoxubbi4482
@xafsoxubbi4482 3 жыл бұрын
Cabdiyow aduunka saat ugu farxisay dadka aan qiro allah kaaga farxiyo pro 🤲
@yuusufrajaa9712
@yuusufrajaa9712 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@yuusufrajaa9712
@yuusufrajaa9712 Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@suadmohamed8239
@suadmohamed8239 3 жыл бұрын
Wan ilmey marku dhahay i cafi wa abe qalbi nadif ah 😩 🥺😭
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
ABDIAZIZ jizakalah. Wax la qabto waxa ugu fiican ayaad qabatay Masha allah walalkey macan love u ♥️
@aminamaxamed3372
@aminamaxamed3372 3 жыл бұрын
alxmdllh
@Noname-uj8rg
@Noname-uj8rg 3 жыл бұрын
@@aminamaxamed3372 w
@moderninformation7931
@moderninformation7931 3 жыл бұрын
C/casiis walaal jiijo hooyadeed noo warayso qisadu siday ku dhacday. Khadka soo geli qisooyinka waan jecelahay.
@zahradhaqane4934
@zahradhaqane4934 3 жыл бұрын
Axmed jaamac waa kula qabaa arinkaas
@sucdishmuse5067
@sucdishmuse5067 3 жыл бұрын
Aabahaan markii hore waan u xanaaqay lkn markaan dhagaystay amar Allah baa kala dheereeyey
@aishaibrahimmuuse8284
@aishaibrahimmuuse8284 3 жыл бұрын
Wallahi hool adag baheeysa wllky abdi aziiz ajar allah kasiiyo qof murugeesan ayaa farxadoda sawab unoqoty hoosha adheeso allah ku garab galo anakane garabkaada ayan nahy keep going 👍🙏❤️
@AhmedMohamed-qf9zh
@AhmedMohamed-qf9zh 3 жыл бұрын
Cabdicasiis howl ajar badan baad haysaa waxba ha ku doorsan.
@warismohamed2572
@warismohamed2572 3 жыл бұрын
Aaad isugu egyhiiiin gabdha iyo aabheed
@farhiya4302
@farhiya4302 3 жыл бұрын
Fartuun qasaye waan AqNay Allah unaxarito yaman aan isLajonaya markeye dhaLeysay gabdhan
@farhiya4302
@farhiya4302 3 жыл бұрын
Asc cabdi Riyali thanks
@sadam1318
@sadam1318 3 жыл бұрын
sida ay isugu egyihiin ayaaba igu daraan
@raaqiyaaxmed7079
@raaqiyaaxmed7079 3 жыл бұрын
😭😭😭😭
@najmaosman5755
@najmaosman5755 3 жыл бұрын
Masha Allah Alle haka jasaa isiiyo saad umadada ulaqadanaysid faraxda iyo murugadaba
@kowtharali4384
@kowtharali4384 3 жыл бұрын
Thank you that you help this girl find her dad I believe you made her so much happier to find her real dad you did a great job abdiaziz♥️👌🏻
@xalimalaki9326
@xalimalaki9326 3 жыл бұрын
War ninkaan muxuu ajar shaqaystay
@rahmahussein7953
@rahmahussein7953 3 жыл бұрын
I was
@ramlomuhudin9566
@ramlomuhudin9566 3 жыл бұрын
@@xalimalaki9326 Gabadhaada mad uguurisit ajir aad ka xishit wiilkan oo baarika ah ajir shaqeysanaya
@zah8847
@zah8847 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo ikran ❤❤❤❤ walahi aniga farxad dardet iLmo baiga sodadatay walal Abdi aziz kheyr badan Allaha kusiyo
@munoshaafici8419
@munoshaafici8419 3 жыл бұрын
Masha allah abdiaziz wlal qalbi wng sn ilah hano kaa xafido wlkey mcn sida dadka u cawineysid ilah haku caawiyo🥰🥰
@ciyeyare6033
@ciyeyare6033 3 жыл бұрын
Alxamdullilah Dareen shucuureed ayaan farxay , Rabi baa isku keenay, Abdi Aziz JazakAllahu khayr wl hawl adag baad bulshada uhayso
@miskifarah4859
@miskifarah4859 3 жыл бұрын
Alxamdulillaah aad ban ugu farxay saan noqdey farxad ayaan 😭😭 Alxamdulillaah Mahadsanid Abdicasiis👍👍👍👏🏻👏🏻👏🏻
@aminaibrahim2268
@aminaibrahim2268 3 жыл бұрын
WAA Abe nasab AH ILAHAY HAidin xafido aamiin aamiin yaa yaa Allah swt 😭😭
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 3 жыл бұрын
MASHALH ALLAH HAKAA ABAAL MARIYO ABDICASIISOW WELIGAA WAX XUN ALLE KU TUSI MAAYO WAAAYO ILAAAHAY DUCADA KUGU DHCAYSA WAA MID KU DABA SOCONAYSAA RUNTIII
@hifaraxsanofficial733
@hifaraxsanofficial733 3 жыл бұрын
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi subescrib lik plz 🙏😀
@khadijac9841
@khadijac9841 3 жыл бұрын
Madayicin ee duruuf aakalagaysay waajiraan aabayaal dayacay waliba aabuhu waa ningoba
@okbolabty6406
@okbolabty6406 3 жыл бұрын
Maasha'allah Abdiaziis Bro Qof Qalbi Wanaagsan Ayaa tahay Jazaakallah Wallaah Miizaanka Akhiro Alle Hakuu saaro Bro ilxun kuma aragto bro Wllhi
@SAMAALE1
@SAMAALE1 3 жыл бұрын
mashalaah abdiaziis shaqo muhiim ah somali uhaysaa waa kugu hambalyanayaa waalidkaa kuu duceeyay waayo matihid kuwa youtube usuubsaday ceebaha iyo fadeexada umada
@Aziiza_A
@Aziiza_A 3 жыл бұрын
MashaAllah Waa gabar caqli badan😘 Sidey CabdiCadiis u sharaftay ayan ka helay😊
@OmarSheikabdi
@OmarSheikabdi Жыл бұрын
3:06 ❤❤😂😮😮❤
@caynabaharuub9289
@caynabaharuub9289 3 жыл бұрын
Mashaallah akhii Muxsim guuleso amen amen amen scw scw scw scw scw scw scw s w scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s w scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@sakimaajid3202
@sakimaajid3202 3 жыл бұрын
Saliga Rasuurka hasoo gaabin
@lelazead4363
@lelazead4363 3 жыл бұрын
Maanshaa allh wllhi howl weyn ayaad uheysaa dadkaada illhy ajar hakaasiiyo howsha aad heyso shugran wall qaali ah
@bahjaabdiabdillahi9317
@bahjaabdiabdillahi9317 3 жыл бұрын
He is kind father realy. Mashaa'Allah gabadh ficaan samaxisadu ma mid qimo leh.
@fowsiamohamed5682
@fowsiamohamed5682 3 жыл бұрын
Cabdi casiis wll murugo Aakhiro iyo mid Addduunba Allaha kaa qaado umaddana meel weyn baad uga soo baxday Allaah Cazawajalla ha ku xifdiyo ,I love your programmes please don't stop and keep up your good work, love you sake of Allaah maashaa Allaah Tabaaraka Llaah.
@firdowsahassan4350
@firdowsahassan4350 3 жыл бұрын
Masha Allah Abdiaziz keep going bro shacabka somaliyed shaqo fcn ayaad uhaysayee illahey abalkadi janatul firdows hakaga dhigo
@maryanyusuf8803
@maryanyusuf8803 3 жыл бұрын
MashaaALLaah magruug Aad ayaan ugu Farxay abdissen Ajar aandhamaan ALLah Kaasiiyo🙏🙏🙏💞❤️💞💕😃😄🥰🥰👍👍abdiazez
@warishassan4599
@warishassan4599 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH waa isku egyijiin gabadha iyo aabaheed
@rooblarabeye9375
@rooblarabeye9375 3 жыл бұрын
Maasha Allah waa Far xad weyn ee kheyr Allaha ku siiyo walaal ABDI AZIZ❤
@nuuraali1972
@nuuraali1972 3 жыл бұрын
Abdulcaziz you need to be given a golden crown, mashaAllah tabarakallah may Allah bless you and your family
@saynabhassan5643
@saynabhassan5643 3 жыл бұрын
Marka hore ka daaya gabdhaha aad qarsoodiga iyo khudba sireedka ku guursanaysaan waa dhaqan xuntihiine. Caruurtaada hooyadood wanaaji sharciga Islaamkana mar ubad kaa lumi maayo
@abdihassan4785
@abdihassan4785 3 жыл бұрын
Cajiiib sidaan ayaa laysu dhalaa.xaqiiq in uu dhalay.bal bishimaha iyo indhaha isu fiiriya.
@ADMAIL42
@ADMAIL42 3 жыл бұрын
Ooh aabe fiican waaye qaar intaas ù dhahay garaneen maasha allaah ikraan hanbalyo adiga iyo aabaha
@fatumamohamed7030
@fatumamohamed7030 3 жыл бұрын
Masha Allah c/casiis really thanks aniga waxan ilmeey faraxda 😢😢😢lkraan iyo abbeheed
@safiyanuura2954
@safiyanuura2954 3 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah wa gabdh yar oo fariid gift 🎁 bay u keentay walaalked cabdiaziz. Jazakallahu khayran wll cabdiaziz illahay swt haku caawiyo. Allahuma amiin Allahuma amiin. Abo fiican lakin qadar kala geeyey 😭😭
@abdallejama1176
@abdallejama1176 3 жыл бұрын
Allah ajar hakaa siyo howl wanaagsan ayaad bulshada somaliyed uhaysaa
@hawabilanabdulqadir4912
@hawabilanabdulqadir4912 3 жыл бұрын
Ducaysane abdicasis ilahay haku barakeeyo wlo qali ciltira dadka loo soodiraa tahay 😍😍😍
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 жыл бұрын
Masha Allah wallaal Abdiaziiz waad naga farxisay hadaa usoo heshay Ikraan Aabahed illahay qeyr aan dhamaan haku siiyo
@nuurgadhle4093
@nuurgadhle4093 3 жыл бұрын
Wlhi blhi Waa Magaac alle Aad iyo Aad ayaan igu Farxaaay "Awalaad Jaceyl Dhalaay Udgoonkaa Ayaad ku Gartaa" Big respect 🙌 👏 🙏 💯 👌 Abdiaziz
@asadmuse8978
@asadmuse8978 3 жыл бұрын
mansha allah walaal kay nin qali ah oday tnimo oludher tahay wlhi waxan ku tageray wanagaga somali nimadada nastexadada war ninyohow waxa tahay ninki ila wanag sana Ee you tube ah Guul Guul Guul haray usoca gobkasta gorkasta mansha allah wllo
@mahadmohamud9953
@mahadmohamud9953 3 жыл бұрын
Aad baa u mahadsantahay sbx shaqada aad dadka somaliyeed u hayso waa mid aad u weyn runtii taariikhdaa kuxusi doona inshallah waa lama iloobaan shaqadaa haysi thnk you so much
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
CABDICASIIS AARKIYOOW AABIHII LABAAD INDHEERGARADOOW BELAAYOOYIN KUMA ARKAAN KUMA ASIIBAAN AMUURAHA WAREEGAYAA ILAAHOOW BELADU IRDAHAAGA EEYAN IMAN ADIYO EHELKAAGA RABIYOOW AMAANA GELI INTAAD ISU AJARKOODA EEBBE KA HEL JANADA IRDEHEEDA WEYNE KUGU IRSAAQ أللهم أمين يارب العالمين
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@abdirahmanmohamed417
@abdirahmanmohamed417 3 жыл бұрын
Amiiiiin
@ayanmohamed694
@ayanmohamed694 3 жыл бұрын
Amiin yaa allah
@bilkheyrmohammed1631
@bilkheyrmohammed1631 3 жыл бұрын
aamiinyaarabi
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 3 жыл бұрын
Aamiin Aamiin yaa Allah
@sharmamahad3832
@sharmamahad3832 3 жыл бұрын
Asc zi zhrf ku dheehan thy bn kuu zalmy wllo qli aniga (aabahay) wxuu mqan yhy muda dhan 12 sano haday fariin tydu kuuzoo gaarto izoo jawaaab wxaan ku noolahay magaalda Qardho (wxan jeclaan lahaa in aaad icaawizo) mahadsanid. ?
@kinhusain3648
@kinhusain3648 3 жыл бұрын
Thank you for helping her you make her happy thank you so much
@roodadaahir4959
@roodadaahir4959 3 жыл бұрын
Masha alah aboowe dadaalkaaga meesha kawad hawl wanaagsan ayaad wadaa ilaahayna abaalkaga jano haka dhigo wax kudhibana alaha kuma tuso aduun iyo aaqiraba waxaad jeceshahay oojano uwayntahay alaha kusiiyo aaaaamiin🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@kaliahmed6097
@kaliahmed6097 3 жыл бұрын
Maashaallaah wllkeena waxaatahay Geesi Soomaaliyed Alahaku Xifdiyo 💕❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍❤️❤️👍👍🌹💝🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍
@indhouroon8263
@indhouroon8263 3 жыл бұрын
Maashaa allaah wiilkan qeyr aan dhamaan iyo ajar alaha siiyo dad badan buu isku helay ilaahay baa mahadaa iska leh jizadaada jano aduunkana barwaaqo ku joog alaha ku xafido Aamin cimriga alaha kuu barakeeyo Aamin
@JackCaddnan
@JackCaddnan 3 жыл бұрын
Masha'allah wllky apdi casiis allaha kaa waraabiyo qof nagu weyn baa tahay taariiqda wey ku xusi doontaa nin ku dayasho mudan baa thy allaha ku xafido❤💯🙏
@shukrihasan5765
@shukrihasan5765 3 жыл бұрын
Masha Allaah waan kula farxnay Ikraan yariisee Allaah ku barakeeyo walidka Alxamdulilllaah Ilaahey SWT ayaa mahadle , Abdicasiis Ilaahey SWT khayr badan haku siiyo
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 3 жыл бұрын
Maasha Allah qeyr badan ilaahey haku siiyo walaal Cabdicasiis
@nadifoaxmed5260
@nadifoaxmed5260 3 жыл бұрын
Alle anigaa u bahan baafint oo kale waligey ma arkin hooyadey mcn nolol iyo geri midne kuma haayo ee wiilkan igu so xaririy 😂😂😂😂😂😂😂😂
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 3 жыл бұрын
Msh allaH waa dad wax gala hayad ayey kuneen wllkood wiilkan kheyr buu qabaa wllhi Illaahybaa kafarxindoona asna Waan jecelahy inaan dadka haawiyo wllhi
@wdas3682
@wdas3682 3 жыл бұрын
masha allaah qeer allaah kuu siyo aduun iyo aqiro waa kuu soo duce yay allaah igaa aqbalo
@munocabdirisaq7359
@munocabdirisaq7359 3 жыл бұрын
ماشاء الله ماشاء الله تبارك الرحمن allha ku dhowro wllo c caziz
@aminaali2771
@aminaali2771 3 жыл бұрын
Alhamdulliha illahi ajir iyo hasanad ha siyo walidkii so koriyeey iyo cidi isku keentay abahan iyo Ikran. Qasataan adiga Abdiaziz may allah bless u with everything u wish
@zamzamhassan8005
@zamzamhassan8005 3 жыл бұрын
Masha allah waa farxad abaheed ine heshay allah udesto
@ubaxabdi2623
@ubaxabdi2623 3 жыл бұрын
Maasha Allah wayka muuqataa aaba fiican inuu yahay ajer alaha kaasiiyo
@sucdiaweys6995
@sucdiaweys6995 3 жыл бұрын
Masha Allah, I'm so proud of you Abdiulaz. the way you help people.👍 good job👏 nd keep doing May Allah bless you and your family 🤲🤲🤲✌️♥️✅
@boquraddarwiishto9858
@boquraddarwiishto9858 3 жыл бұрын
Mash Allah walala
@alidhicis9313
@alidhicis9313 3 жыл бұрын
Maasha Allaah wllaahi wey isku egyihiin indha xataa wey iska egyihiin waan ku faraxay wllaahi Allaah isku daayo oo farxad ku siinoolaada
@maxamedjaamac4682
@maxamedjaamac4682 3 жыл бұрын
Cabdicacziizow, il nacab kuma eegto jazadaadana allah jannatul fardowsa hakaaga dhigo,aammiin
@xasankaafimaxamed1226
@xasankaafimaxamed1226 2 ай бұрын
Runtii Cunugta yari waa ey dadaashey maasha Allaah, waana farxad ineey aabeheed dib ula midoowdey
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 3 жыл бұрын
Mnsha allah wllo guulayso 🌹❣👏
@لولواالعلي
@لولواالعلي 3 жыл бұрын
Wiilkaaan qeer kuusameeeyey lamakoobikaro maashaaa alaaaah waaa istaaahishaaa👍🏼
@maryamduale7563
@maryamduale7563 3 жыл бұрын
Maasha Allah Walaal Allah ha ku barakeyo.
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 2 жыл бұрын
Asc wr wb AbdiAziz Realy Allaha ku barakeeyo Howshan baafinta ah ee aad isku xilsaartay Qayr fara badan Allaha kaa siiyo umada soomaaliyeed baahi wayn bay u qabtay howshan bafinta ah Dadaalkaaga Halkaa ka wad.
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 3 жыл бұрын
INTAAD ISU KEENTAY AJARKOODA EEBBE KAHEL JANNADA IRDEHEEDA CABDOOW EE KUGU IRSAAQ أللهم امين يارب العالمين 🫒🫒🫒🫒🫒🫒🫒🫒🫒⚘🫒⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌾🌿🌿🌾🍒⚘🌹
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Aamiin
@habooniid7302
@habooniid7302 3 жыл бұрын
ABDIAZZIZ Alle hakubarakeeyo wll saad dadka murugaysan ugafarxiso Alle hakaga farxiyo Aduunyo Akhiraba
@sihaammaxamed1208
@sihaammaxamed1208 3 жыл бұрын
Masha allah wa isku egyihin shaki maba kujiro in u Abaheda yahay
@bogsiiyebogsiiye8432
@bogsiiyebogsiiye8432 3 жыл бұрын
Zaaid ayay isugu egyihiin
@sidiabukar302
@sidiabukar302 3 жыл бұрын
Mashaallah Aad aya ugu farxay mar hadi aabahed heshay ikran yarey. Cabdicasis adigene aad aya ugu mahadsantahay baafinta kucawisay. Illaah ajar iyo xasanaad aan la sokoobi Kariin ale haka siyo.
@amalali833
@amalali833 3 жыл бұрын
Mansha'aalah jazaklau khair abowe may Allah swt reword your amiin
@geesigunirifayso305
@geesigunirifayso305 3 жыл бұрын
Ninkani waa reer qoryoolay waxa soo korsaday nin sarkal ah oo reer puntlan ah🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@فردوساحمد-ف1ش
@فردوساحمد-ف1ش 3 жыл бұрын
ماشاالله ماشاالله تبارك الله jasaakalaahul qeyruljasaa cabdul asiis
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 3 жыл бұрын
Maasha allaah aad bey isugu eg yihiin allaahu Akbar KABIIRAA
@fabalaherzagovin4359
@fabalaherzagovin4359 3 жыл бұрын
MASHA ALLAH ❤️✔️ WAA KU FARAX SANAHAY GABARTA INRY AABA HEEDA HESHO❤️😍🧠⏲️♥️💙🏆✔️
@hayatmuze4139
@hayatmuze4139 2 жыл бұрын
Waaw ikraan guuleyso. C/casiis guuleyso qayr allaha kusiye
@fadumoelmi8579
@fadumoelmi8579 3 жыл бұрын
Masha Allah walahay waan la ilmiiyay barmamushkan waa mid qiimo leh runtii Ilahay ha ku barakeeyo
@aragsanabdi8638
@aragsanabdi8638 3 жыл бұрын
Mash allah
@yoonisnuur9551
@yoonisnuur9551 3 жыл бұрын
Hooyada dhimatay masha Allah. Tilmaan aad uwanaagsan oo dhaxal ah bay gabadha ureebtay.
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 3 жыл бұрын
Allaahu akbar allaahu akbar Mahad dhamaanteed allay usugnaatay masha aallaah Habalyo Ikaarn🍇🍇
@fadumasahrahashi3306
@fadumasahrahashi3306 3 жыл бұрын
Mashaa allaah walhi was farhad aan lasoo koobikarin Abdicaziis were badan alaha siiyo
@yullioadmin1188
@yullioadmin1188 3 жыл бұрын
Masha Allah Hambalyo hambalyo hambalyo 💕💕
@ismailhusseineid2400
@ismailhusseineid2400 3 жыл бұрын
Ilaahay c/casiisoow hakaa ajarsiiyo howshaad ummada u hayso,sidaad muragada ugu badasho farxad,allaha kaa farxiyo
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 3 жыл бұрын
Aww she got the host presents and flowers 😭
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 Жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid cabdi casiis
@barlinosmaan545
@barlinosmaan545 3 жыл бұрын
Cabdi aziz mashallah tabaragkallah abow anaba oynlaha😭✅
@dahabodolar2875
@dahabodolar2875 3 жыл бұрын
Mash alah guul waaye hada sheay abaaha igraan xabiibti cabdulcasiis jisadad jano horumar wacan
@luuldagan7827
@luuldagan7827 3 жыл бұрын
Masha allah wa ku faraxsanahay in ee is helaan gabar iyo aabaheed
@fartunabdulle6474
@fartunabdulle6474 3 жыл бұрын
maanshaa allah ilahay hakaa ajarsiiyo gabadha iyo aabaheed na farxada allah ha usiyaadiyo
@afnaan3245
@afnaan3245 3 жыл бұрын
Mash allaah dadkaad baafiso dhan wey isa helaan dhaqsan wey isku helaan an waxaa iga maqan nin aan jacelaa maad ii baafisid saan u helo am aan u codkiis u maqalo
@farhiyasharaf41
@farhiyasharaf41 3 жыл бұрын
AABAHII UGU FÌICNAA ADUUNKA. WAAYE ...WAXUU YIRI I CAFI AABE..😅 WEYNA CAFISAY. MAANSHA ALLH..WAXUU KALOO YIRI LAGAMA YAABO IN AAN AYEEYADEED KA WADO..WAAYO AYADAA BARBAARISAY..MAANSHA ALLAH..WAA AABO FIICAN ..IKRAN WAAN KULA MUGUGOONAY SHALAY..MANTANA WAAN KULA FARAXSANAHAY...❤ ABDICAZIZ REALY THANK YOU...
@yaslamissa7000
@yaslamissa7000 3 жыл бұрын
What a wonderful story about this family…… abdi aziiz really , you are a good man and as a matter of fact. I have more interesting about your page, because of it’s amazing and lovely beautiful story…… abdi- aziiz really, what a good man…………
@ifraahtahliil2113
@ifraahtahliil2113 3 жыл бұрын
Wllken Abdiaziz allaha ku siyi kheyr wa barnamijyo dareen xanbaarsan
@sagalsicid1492
@sagalsicid1492 3 жыл бұрын
Wax weyn ayaad dadka usameysay alle hakaa abaal mariyo 🌷🌹⚘
@fadumoibrahim5432
@fadumoibrahim5432 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto aabaheey macaan jinada ilaahoow hooy ugadhin aamii aamin aamiin
@hary0102
@hary0102 3 жыл бұрын
Maasha Allah illah haydiin xafido adigana ajir iyo xasanaad illah hakaa siiyo.
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 3 жыл бұрын
Aabbe wax gal ah Maanshaa Allaah oo durriyad wanaagsan Amaana Allaah
@rawihassan8615
@rawihassan8615 3 жыл бұрын
Alxamdulillah qeyr allaha ku siiyo aduun iyo aaqiro 💐💐💐
@sagalyusuf7192
@sagalyusuf7192 3 жыл бұрын
Maaanshalah walahay halyey somali usoobaxaaad tahay illahay ajar iyo xasaanad hakasiiyo
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,1 МЛН
Part 5. Roblox trend☠️
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 2,7 МЛН
Saaxiibteed baa Shirqool u dhigtey miskiinta 😕
33:48
DADWEYNAHA ,
Рет қаралды 140 М.
Daawada Murugada Iyo Walbahaarka 2021 Sh Kenyawi
23:12
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 167 М.