"Waxan Radinayna aniga & Gabadhayda Hoyada Dhashay 32 Sano Kahor Kala Tagnay"

  Рет қаралды 100,474

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#ILINTIR #PART_154 #ABDIAZIZ_REALY

Пікірлер: 356
@ramaas5896
@ramaas5896 2 жыл бұрын
Frst
@illintir
@illintir 2 жыл бұрын
Fadlan Muqaalkaan Share dhaha Mahadsanidiin💞💯
@hawohosh9198
@hawohosh9198 2 жыл бұрын
Soo dhawaw qayrqabe aniga waa iga qabanweysay tellka mashqulkaada aawged baadideydi waa maqantahay iga qabo allaha ku barakeyo
@alixamari1031
@alixamari1031 2 жыл бұрын
Wcs walaal rabi ha isku sakhiro inshallah wll gabadhiisa ale ha ka farxiyo cugtiisa rabi ha ka farxiyo inshallah
@simanhuseen1557
@simanhuseen1557 2 жыл бұрын
@@hawohosh9198 iiighuuujjp0ui99
@fatmahassan2718
@fatmahassan2718 2 жыл бұрын
Umada maxey dhib qabaan Ilaahey hausahlo
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
Alla Ninku Fiicanaa Waa Ibnuxalaal Ibnuxalaal Dhaley Maansha Allaah☝️
@jamaczahraibrahim2579
@jamaczahraibrahim2579 2 жыл бұрын
Niman wa la wada noqon kara lakin rag lama wada ahaa wa Aabe lafaha ka gob ah masha Allah Hooyadaas iyo gabadheeda Allah ha wada kulmiyo insha Allah
@scalij4831
@scalij4831 2 жыл бұрын
Cabdicasiisow wiilkaan raadinaaya gabar uu furay gabarna u dhashay waa nin aad u sharaf badan oo aad u qiima badan oo xishood iyo wanaag kulansaday ilaahay ha u sahlo qofka uu raadinaayo runtii waa arin qalbigeyga dhaqaajisay ilmana iga keentay guulbaana u rejeynayaan.
@laarr6362
@laarr6362 2 жыл бұрын
Masha allah waalal anigaba way i taabatay arintani waa nin aad u wanaagsan allah ha u soo fududeeyo
@safiawarsame7120
@safiawarsame7120 2 жыл бұрын
Dadka way ku yar yihiin inta xasuusata Qofka kale waxay ka galeen
@amaladan5579
@amaladan5579 2 жыл бұрын
It's never too late to say sorry. He was young man and she was also young girl. I hope they found each other. What a man masha Allah.
@hary0102
@hary0102 2 жыл бұрын
Illah ha mideeyo gabadha iyo hooyadeed iyo aabahan wanaagsan ee qaladkii horay uga dhacay doonaya inuu saxo ❤️❤️❤️
@amaldiriye7606
@amaldiriye7606 2 жыл бұрын
Alaha soo birbiriyo walaashey ayadoo nabad qabto
@safiyoxasan7968
@safiyoxasan7968 2 жыл бұрын
Masha allaah markaan arko aabo wanagsan waan maseera waana ciishooda waana ilmeeyaaa maxa yeelay waxan ahay agoon aabaheed noolyahay alxamdulillaaah
@nimoshire7372
@nimoshire7372 2 жыл бұрын
Abaayo mcn qalbiga adkeyso aabana xaqa allaha tuso uducey 90% dadkeena ubadan agoon aabo leh. Aabo xariiri la hdl waani una ducey pls
@safiyoxasan7968
@safiyoxasan7968 2 жыл бұрын
@@nimoshire7372 mahadsanid walaashay ♡♡
@fatmasamatar3776
@fatmasamatar3776 2 жыл бұрын
Safiyo xasan ha ooyn hbo waad Ka bixi doontaa xiriiri aabe iyodadkiisa waxaa kaa xun qof aanba aababa lahayn miyaadan arag dad waaweeyn oo hay Ada u shaqeeya oo aabe iyo raadinaya alxamdulilaah adigu aabe baad leeyahay abtirsi baad leeyahay kor fiiri hood ha hafiirinin anigu hada habar baan ahay lkn agoon abbe unool yahay baan ahaa farxadu way dambeeysaa
@fatmasamatar3776
@fatmasamatar3776 2 жыл бұрын
Safiyo xasan hbo isku day inaad wax barato hadii aad fursad hore u wayday xitaa hada bilaw hadaa ilmo xitaa qabto hada bilaaw halayaabin hadalka waa guusha keliya oo aad Ku gaari horumar mudo labo sano gudohood wax baro aabe iyo dadkiisa waad Ka kormari hadii kale dhibkii aabaha nool kuu gaystay way kugu kordhaysaa wixii Talo wacan waan kugu saacidi hiil iyo hoo ila xiriir
@nimcoabdi8822
@nimcoabdi8822 2 жыл бұрын
Somalida badankeda waa saas 😢😢
@salmamahamedhusen3407
@salmamahamedhusen3407 2 жыл бұрын
Salad wa heleysa inshaa Allah Rabigey ku dayici maayo wallahi Salad wa nin Wang badan wa nin masjidk degmada U degan yahay ku xiran wa nin run sheg ah inshaa Allh wa Allah ugu baryaya in et wada kulman Amin
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Waa xanuun gabadha yar oo 17 jirtay ehel lahayn duruufo helen nin astuntana wayday waliba lagu nacay ehel la aan waa kaqiiroday way waxan haystaa gabadh 17 ah anaa udiyariya wax kasta waxay iitahay caruur .waxan Allah kabaryaya haday dhimatay in Allah u naxariisto aduunka dhibay kumudataye in Allah kadhigo mid aakhiro kunasata ehel la aantii aduunka ku heshay in Allah ku arsaqo jannadiisa. Haday nooshahay in aan Allah ubahin bini aadam tay dhashayna ha ahatee. Aabahana waa aabe fiican adeer Allah haku barakeeyo somaliba in yarbaa kujirta adoo kale gobaatahay masha Allah
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Maasha allaah aabane xaskiisa hoore o gabar u dhashay ayu radiinaya mid 33 sano ayu wiilkiisa hooyadiisa ka qariinaaya abiiyaasha kala sharaf bdn 🙏
@farhiyol6567
@farhiyol6567 2 жыл бұрын
Xaax waa arin xanuun badan allaha sahlo 😭😭😭😭😭salad nin allla haleelsiyey wanaaga ayaa tahay mansha Allah Ifrah adigane ogoow hooyada waxey eheed 17jir hadana daruuf haysato 😭😭😭😭😭
@suleebanmuxumed2276
@suleebanmuxumed2276 2 жыл бұрын
Ninkani waa nin qalbi fiican alle ha u soo dhaweeyo aamiin
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 2 жыл бұрын
Waa nin wanaagsan oo boqor ah, Allaha isu sahlo ayadane dhankeeda ayaa dhib ka gaaray. Ilaahay idinkiis.
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 2 жыл бұрын
Ma qaladame waa illahay. Waxaan ilahay kaga baryayaa inaad gabdhaas is heshaan isna cafisaan, nin aad wanaagsan baad tahay. Allah ha ku sharfo
@yusreensheikh9922
@yusreensheikh9922 2 жыл бұрын
National range agency anigaa ka shaqayn jirey xarunta Muqdisho agagaarka digfeer wejigaaga maxasuusto balse waa ku salaamay iyo dhamaan ciddii daaqa qaranka ka shaqayn jirtey ee barnaamijkaa dhegaysato oo comentigaan Aragto.
@haboonali3643
@haboonali3643 2 жыл бұрын
Maasha Allah Illahay swt u sahlo Mamada Runtii waa nin wanaagsan Ilmihiisiina Korsaday Rabana inuu Wanaag ku dhameeyo Wixii Khalad ka dhacay Xiligii Dhaliinyaro nimada he was only 19 years old when they god Married.
@dheemanlulahajji9072
@dheemanlulahajji9072 2 жыл бұрын
Mashaa allah waa Aabe wanaagsan oo raxmad badan illaahay ha usop sahlo gabadhiisa hooyadeed xaqiiqdii waan kaqiirooday hadaladiisa wanaagsan
@asmoshiine9419
@asmoshiine9419 2 жыл бұрын
😢😥😭
@beydanabshir4058
@beydanabshir4058 2 жыл бұрын
Allaha usoo sahlo waa 😍 noo koow arinkaan waana boogaadinaynaa aabahaan
@idilali2217
@idilali2217 2 жыл бұрын
Sheekadaan inkastoo uu cimrigiisu yaraa hadana gabadha uu ka seexan waayey waxey ahay qof saalixad ah i wish in ay nooshahay oo ay gabadheeda hesho iskana cafiso. Dulmi maalin walba buu dhacaa laakiin isagoon dhiman haduu xaqa fahmay Maashallah
@darulakhirah6094
@darulakhirah6094 2 жыл бұрын
INTA NABIGEENA MUXAMAD (SCW) JECEL 🤲🌍🔑 INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🗻🤝👏🔑🤲
@qadarc1
@qadarc1 2 жыл бұрын
Ifka lagu yahay walaal garab istaag ayaan kaaga baahanahay isoobooqo mahadsanid wlaal 👍🙏🙏
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 жыл бұрын
Hhhhh mar walba oo abdicasiis baafin keeno calaacal baad la soo gashaa cid uma ducaysid dislike baanu ku saari hadaad dadka la baafinayo u ducayn waydo ama hadal naxariisa soo qori waydo mar walba waan ku arkaa oo baafin la wado
@Raho339
@Raho339 2 жыл бұрын
@@sashawwefans6394 👍
@sashawwefans6394
@sashawwefans6394 2 жыл бұрын
@@Raho339 qofka marka baafin la keeno intaasu soo qoraa ilahay baa igu og Maalin dhowayd oo maamo wiil loo baafinayay way ooyaysay markaasu intaa soo qoray ana markaan arkaba waan soo maagaa
@rukiawarsame4794
@rukiawarsame4794 2 жыл бұрын
Wa ka naxay wlh gabadhan emotional noqday maskin ehed familne malahey n ninki ey gursatane wa katagye melahey iska waregi jirtay wlh wa xanun mar u xata rajo galiye inow kunoqdo lkn wa iska adun Gabadha mudaharadeyso wa 35 jir wa nag weyn wa iney fahanta dhibatada hoyaded martay hoyaded maturine darufa igeysay ilmo maahan wax hagarato
@blueblue5427
@blueblue5427 2 жыл бұрын
Qaar baa jiro iska noqday western oo nacarista katagtay. Ilahi haqa hatuso
@rizamohamed7542
@rizamohamed7542 2 жыл бұрын
Hada ayan tukaday salaatu leyl, insha Allah Illah waxan ooga baryaya in uu helo mamada uu raadinaayo, iyo intakala maqan ba ameen ameen ameen yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲🤲
@naimaibrahimtduftudrdfyfrr7050
@naimaibrahimtduftudrdfyfrr7050 2 жыл бұрын
Amiin yarb 🤲🏽
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 2 жыл бұрын
Masha allaah waa aabbo wanaagsan allaha ha soo dhaweyo uma Ifraax
@edilaliawl8396
@edilaliawl8396 2 жыл бұрын
Aabo 🥺🥺💔 walashay mcn ayada iyo hoyadeed Allah mideeyo 🤲
@bahjabilan2350
@bahjabilan2350 2 жыл бұрын
Amin yarabbi
@zeynaabdullahi3789
@zeynaabdullahi3789 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin.
@nuura123farax4
@nuura123farax4 2 жыл бұрын
Nimanka marke yar yihin masuliyda kuma ficna ila 30 kagarayqn ha gursanina,
@aishaabdisalam5229
@aishaabdisalam5229 2 жыл бұрын
Wali dad wanagsan iney adunka jogan wey cadahay ilahow ku sahal gabadha da hoyaded
@munamuna9039
@munamuna9039 2 жыл бұрын
Masha Allah waa gob abahan qalad dhacayna canan malahan hoyadasna alle hasoo sahlo insha Allah hadiiba ey nooshahay gabadheeda alle hala kulansiiyo beer wax dhalay intaan cunugiisa kamaqanyahay xanuun badan wey darentay am so sorry 😔
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 Жыл бұрын
Raganimo wataa Qofka waxa wngsan inu Garto Qaladkiis Waxaa muuqata waagaas inu waaya aragnimo yarida awgeed ay u dhaceen arimahan wayo dhalinyarinimada wa iska sidaa Hadana wakaa isago cimri ah raadinaya Taasna waxa u sabab ah waaya aragnimada u hada nolosha u yeeshay iyo cimriga mrk allah u sahlo gabadhiisa hooyadeed inshalah Haday dhimatay cafis iyo naxarista rabi u Rajenayna ♥
@hamdijama7680
@hamdijama7680 2 жыл бұрын
Sifiican ayuu uhadlaay ninkan Allaha isusoo dhaweeyo waanyar qiirooday
@dheemanjamac1612
@dheemanjamac1612 2 жыл бұрын
Baafin 35 Sano hooyo ka maqan wiil keeda kaga timi abihii magalada jismayo ninku waa majeerten hooyadana waa isaaq plz ilaso xidhidhaa haday hooyo ka maqanty
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 2 жыл бұрын
Gabadhaas adaa dayacay. Sixun baad ula dhaqantay. Mudankaada maahan inay kula midoowdo.
@roodanuur461
@roodanuur461 2 жыл бұрын
Rabii haa usoodhaweeyo waaba niin somalii kii ugu fiicna ee qaalad kii yaarantisi kaa qoomamini
@barlinhashi6752
@barlinhashi6752 2 жыл бұрын
Masha Allah aabe wanaagsan baa tahay hadii aad raadineyso gabar ilmo kuu dhashay Allah isku kiin sahlo
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 10 ай бұрын
Masha Allah tabarkallah waa abe qiimo badan oo caqali badan cabdicaziiz guulayso abahaiyo gabadhiisana hooyadad in ay heshay abo guulayso adigoovkalan in ay raga soomaliy in ay adigoo kala noqodan insha allah
@aminahusein8399
@aminahusein8399 2 жыл бұрын
Allahu akbar ilaahay tus iyoadoonool si ey ucafiso iyadan haqeedey iyo ilmaheeda hesho somali dulimo ey iskuheeysaa laakiin haduu gartay qaldkiisa waa alxm
@degan4
@degan4 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u sahlo Abbas Iyo xaaskiis hore haday nooshahay Haday dhimatan waa in uu …uduceeyo Sadaqqa jaariyana u Sameeyo
@fatmasamatar3776
@fatmasamatar3776 2 жыл бұрын
Maashaalh baan leeyahay kuwo nool oo wax haysta baa ilmuhuu hooyadood u firay la fura caruurta oomarkaad u tagto oo ilmuhu dhaho aabe isaacid buu dhahayaa orad hooyadaa Ka doono
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 2 жыл бұрын
Wayaha adunka ninb meelku wabe Allaah ha so sahlo🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 2 жыл бұрын
MaashaAllaah tabaarakalaah illaahoow usoo sahal wallaahi waa nin gartey wixii uu sameeyay. Dhalinyaranimada waa cajiib. InshaAllaah hadeey nooshahay.
@sidiabukar302
@sidiabukar302 2 жыл бұрын
Illaah ha uu so sahlo oo gabadheda is arkan aabahane waa qirtay qaladkisa ma qaldame waa illaahey ee ale haka cafiyo. Mahadsanid walal .
@somalihanolato741
@somalihanolato741 2 жыл бұрын
Allaha sahlo gabadhaa sax way adag tahay gabdha xamar imaan jiray naftoda iyagoo la hubataysan naf kale loogu dari jiray kolkasay badiye iyo meshay ka yimaden ula noqon jireen ama rerkii ay u dhalen siin jireen ax ax
@saaraabdi9858
@saaraabdi9858 2 жыл бұрын
Alle ha usahlo qofki intaas garta waba ficanyahy e dadba ogeen danbigoda e alle ha iskukeno abdiaziz adigane alle ajir hakusiyo
@al-taqwa2780
@al-taqwa2780 2 жыл бұрын
Mashallh mashllh waa abe qaliya walhi raga somalida waa ku yar yabey nin gabr u furey radinayo
@Kingzayon112
@Kingzayon112 2 жыл бұрын
Wallahi waa abo ficaan illahow xaafid nimanka somaliyedna allow saan ka wada yeel in shaa allah.
@fouziajibril3294
@fouziajibril3294 2 жыл бұрын
Maansha allah dadka waxa ugu fiican kuwa qaladkooda Ka soo noqdo oo qirta qaladkooda alle ha isu soo dhaweeyo gabadhan iyo hooyadeed c/ caziiz alle ajar ha kaa siiyo🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏
@aminahassan2269
@aminahassan2269 2 жыл бұрын
Mashaa Allah waa Ninki iigu Horeyay oon arko qalad aan kalay yidhi ABDiAZIZ REALY shaqo fiican baad heesaa Allah haku Xafido
@queenhabon90
@queenhabon90 2 жыл бұрын
Maskiin wlhi waa qof wanagsan labadaba garab bey wayeen nolosha xanuun bey ledahay😪
@fahmoabdi284
@fahmoabdi284 2 жыл бұрын
Ilaahey ha ku soo fududeyo arintan waa arin qurux la saxiiba oo ku dayasho mudan inti la nool yahay in la saxo qaladki hore.allaha soo sahlo wlashen aqbarteda yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 2 жыл бұрын
Wcs ilaahay subxaana watacaal ha u sahlo gabadiisa hooyadeey Cabdicasiisna ilaahay subxaana watacaal ha geeyo isaga iyo waalidkiisba jannatu fardowsa yaa rabi raxmaan
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 10 ай бұрын
Cabdicaziiz ninkaan somali ma ku jiraa ii ga soo jawab waa aabo gobgob dhashaya oo wax garada jir oo joog walaal
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 2 жыл бұрын
Masha allh waa Aabe ku dayasho mudan adigoo kale waa loo baahan yahay inuu noogusoo bato iyo maamooyin sida adigoo kale ah qalbi nadiif ah
@farxiyohasan4200
@farxiyohasan4200 2 жыл бұрын
Waa nin wanaagsan alle ha soo dhaweeyo aamin
@halimomohamed5387
@halimomohamed5387 2 жыл бұрын
iLaahey ha u sahlo walalkaan xaskiisa hore kurbada Alle ha ka dul qaado Amiin Amiin Amiin yaa Rabbi
@nadiaahmed3488
@nadiaahmed3488 2 жыл бұрын
Mash Allah ilahay dabigag ha dhafo nin fican bad tahay broo.👍👍👍👍👍
@yasinnuur2919
@yasinnuur2919 2 жыл бұрын
Walal Allah kucaawiyo sida dadka aa u caawiso
@hanadiayaan5141
@hanadiayaan5141 2 жыл бұрын
Walaahi waa aabe soomaaliyeed oo aad u qimo badan mamalyno in uu jiro aabe sidaanokale ah allaah waxan uga baryayaa in uu usahalo bandana mid qaldamay oo aan khiran qaladkiisa
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 2 жыл бұрын
mansha alaah alha soo dhaweeyo adeer inantaada hooyadeed
@saynabmahamed8229
@saynabmahamed8229 2 жыл бұрын
Dhalinta maanta ee gabdhaha ku ciyaaraya hafiiriyaan sida dadkii hore uwanaag sanaayeen isagoo inan yar ahaa ayuu kafakarayey xaaskiisa ay kala tageen masha allah in badan ayuu radinayey allaha soo bir biriyo raq & ruuxba
@shamsoindhoy542
@shamsoindhoy542 2 жыл бұрын
Allaha usahlo gabdha iyo hoyadeed adeerkana waxuu jaceylyhy inuu wanajiyo allaha isku sahlo
@fadumaahmed4424
@fadumaahmed4424 2 жыл бұрын
Masha'ALLAH. Gob waaye aabahaan. Allah sahlo maamadaas.
@shukrihassan8234
@shukrihassan8234 2 жыл бұрын
Maasha allah waa aabo wanaagsan oo qaladkiisa gartay waa hambalyeynayaa allaha u soo dhaweeyo hooyadaa
@sofiahassanhomefooddesign8588
@sofiahassanhomefooddesign8588 2 жыл бұрын
Alla gobsana ninku mansha allah iLahow ku sahaL walal gawadatha hoyothed
@faaizofaaizo919
@faaizofaaizo919 2 жыл бұрын
Masha alaah qaladkiisa ayow qirtay ilaahey maamadas gabadheeda ha ♥ is tuso hooyo mcn
@umusuunaa
@umusuunaa 2 жыл бұрын
Waan Ooyay Xaqiiqdii La Xanuun Badanaa Qof Aad Familkaaga Dartiis U Weydoo Wado Kaaga Tagay Aabe Allah Kuu Sahlo Soomaaliyey I Soo booqo hadaad qisooyinka familka iyo maseyrka jeceshahy welcome aan ilaalino familadeena wall hadaad qiso heyso ila wadaag iyo Arimaha Bulshada
@blessedme8532
@blessedme8532 2 жыл бұрын
Family meyba laheyn. Ilmihii yaraan a hooyadiis oo maskiinad ah oo baadiye ku nool bey ku soo dul tuurtey
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 2 жыл бұрын
Maasha allah waa aabe wanaagsan ifrah hooyadeed allah ha u sahlo aamiin
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 жыл бұрын
Waa Nin Goba Maasha Allaah Allaah haku barakeeyo wll Inataadana hakuu barakeeyo
@fosiyahaji5792
@fosiyahaji5792 2 жыл бұрын
Ale ha u soodhawo gabadhiisa hooyadee yaa rabi adigan waan ku salaamaya huuno qaali abdicaziz khayr guuluu guuluu kuu rajeeye
@yusufahmed8991
@yusufahmed8991 Жыл бұрын
Masha allah. waxaan rajaynaya inay kaa aqbasho oo iska kaa cafiso. It is never too late to say sorry. waxaan ku faraxsanahay in aan shaqsiyan cidna godob ka gelin waligay intaan awoodana iska ilaalyay, alxmd
@anascabdiqani
@anascabdiqani 2 жыл бұрын
Maasha allaah mahadsaniid wll salaad hooyo xaliima allaah so sahlo
@nasraahmed3486
@nasraahmed3486 2 жыл бұрын
Aduunka waa imtixaan qof aad dadkaaga uga soogoday haku xumeeyo wlhi wan kanaxay hoyadas qalbi jab aa kudhacay
@aminaomar2782
@aminaomar2782 2 жыл бұрын
Aslaama caleey kum cabdi casiisoow ilaahay qeyr ale ha ku siiyo amiin balse waxaan ku dhihi lahaa wiilka qashinka liguria ee soomalidii kacarareen ilaahay kama carabiner ee usheeg inuu is ka daayo soomaalida ee haguursado dadka kaleeh Ana soomaalida again alaah ugar gaarayeeh alenana haw garaaro amiin yaa rabi
@sahroali1967
@sahroali1967 2 жыл бұрын
Masha allah wll alla haku xafido waa qof wanagsan alla hau sahlo mamadan uradinayo yaa rabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@ikhlaascali1422
@ikhlaascali1422 2 жыл бұрын
Barnaamishka musaamax kariim aan so xusustay
@fadmaahmed2315
@fadmaahmed2315 2 жыл бұрын
Asc Allah ha ku sahlo gabadha daa hooyo deed in sha Allah adoo farax saan soo noqo amiin amiin Abdiaziz Really brother Allah ha ku xifdiyo amiin amiin
@rahmaabdul2364
@rahmaabdul2364 2 жыл бұрын
Hoyadeey baa taqaano sorry weydhimateey about 30 years ago hoyaa esheegteey storigaan very sad weeyee
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 2 жыл бұрын
Allaah usahlo AbdiAziz anigab wxn rabaa reer abtigeey inaad ibafiso
@fardowsacismaanxirsi6270
@fardowsacismaanxirsi6270 2 жыл бұрын
Waqtigeey ubaahneed budayacay
@gashireedla1740
@gashireedla1740 9 ай бұрын
Sawirka xaliimo anigaa hayo walee iyadoo uurleh nasoo mareen kadib iyadoo dhashaan u tagnay isagaa noo geeyey waa run berigaas walow ay labaduba iga weynaayeen waa runtii walee inbtigay maasha allh
@sadiacabdi1536
@sadiacabdi1536 2 жыл бұрын
Mashalaa abdizaz really illahey haku barkeyo sidaad dadkaga u caawiso illahey haku caawiyo illahey janada hakaa abaal mariyo amiin abaha iyo gabadhan hooyo waa qaaliye alla ha u sahlo amiin❤❤❤❤❤💯💯💯💯🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@umuikhlas5720
@umuikhlas5720 2 жыл бұрын
Wllhi runa u ooyey qalbiga itabatey arintan allaha isku so aruursho
@sowdoxassan1859
@sowdoxassan1859 Жыл бұрын
Masha Allah saas weye mahadsanid nin fiican madaaba is kar waqsaday
@qaliabdi290
@qaliabdi290 2 жыл бұрын
adigana ajar iyo xasaanad baan Alle kaaga beryey akhii
@fartundahir4910
@fartundahir4910 2 жыл бұрын
Masha allh waa will fican khaladku waa dhacaa Lkn in aad kasoo naqoto waa wax wanaagsan
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Allh kuu sahlo Aabo
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Cabdi caziiz Really , fadlan ha joojin Barnaamijka Ilintir ✅
@user-iv3tv2xp2e
@user-iv3tv2xp2e Жыл бұрын
Maansha allah waa qof qalbi wanaagsan aabahaan
@rty7x178
@rty7x178 2 жыл бұрын
Waawareey Asal oday soomaaliyeed oo saxa Allaaya cizig wall Allaha soo saqiro waakuusheer gareyneynaa waana kuu duceyneynaa inshaa Allaah
@kaahomahamuud4801
@kaahomahamuud4801 2 жыл бұрын
Alaha kusahlo gabdhas walaasha ah insha alaha kuwiii ishelay oo iscafiya farxad insha alah nagula soolabo
@zamzamsaid3912
@zamzamsaid3912 2 жыл бұрын
Asc wll abdiaziz waxa naga maqan abahey mudo 30sano kabadan waxa xafiskaga tagay walalahey dhoormar oo fursad kugu heli wayay pls 😢 siden kulaso xariri karna
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 жыл бұрын
Somali ninki ugu horeeyey ee hawada qaladkisa ka qirtay masha allah
@habiboanshur9989
@habiboanshur9989 2 жыл бұрын
😥😢😓😭😪😪Labada qof isku bilowdo ma is ilowan abo qalbi fican waye cafisku wa fican yahay adunku wa malmo koban😥😢😓😭😪
@maryanhassan3042
@maryanhassan3042 2 жыл бұрын
Cabdi casiis khayr alaha ku siiyo ajir iyo xasanaad alaha ku siiyo
@maryanabdullejimaale8709
@maryanabdullejimaale8709 2 жыл бұрын
Mansha allaha waa nin wanaagsan
@hodanwahbi3328
@hodanwahbi3328 2 жыл бұрын
Gabar uu baabiyay ayuu raadinayaa. Nabsi baa ku soo dabray,
@saynabwarsame3654
@saynabwarsame3654 2 жыл бұрын
mansha Allah waa gobanimadii oo abo somaliya ah waana walal aad usharaf badan allah u soo sahlo
@ayaanhussein615
@ayaanhussein615 2 жыл бұрын
inad ka garabtid qalad gob bey cadadeda tahay❤️ Allaha isku sahlo
@abdidiirye2332
@abdidiirye2332 2 жыл бұрын
MAANSHA ALLAAH WAA NIN GOB AH ILAAHAYGII KUWAAFAJIYAY XAASKAAGII HORE EE WAQTIGU IDIN KALA GEEYAY IN AAD DIB U RAADISO SI AAD UGA RAALIGALISO WAXII IDIN SOODHAXMARAY WAANA WAX UGU FIICAN EE QOFKA ISLAAMKA UU SAMEEN KARO. MUDANE WARIYE ABDI AZIIZ REALLY IYO WARBAAHINTIISA WAAN U MAHADCELINAYAA
@safioahmedhassan7174
@safioahmedhassan7174 2 жыл бұрын
m.a Alaha sahlo hooyaduu raadinayo
@fardousaali8771
@fardousaali8771 2 жыл бұрын
ADIGAA KU DIRAY INANTEDA OO YIDHI YARANTIYAY KU TUURTAY SE HOOYADEED UGA MUDAHARADI
Or is Harriet Quinn good? #cosplay#joker #Harriet Quinn
00:20
佐助与鸣人
Рет қаралды 47 МЛН
What will he say ? 😱 #smarthome #cleaning #homecleaning #gadgets
01:00