Isagoo ku jiro xirada agoonta ayaa la kala qaxay rafaad kadib USA 🇺🇸 ayuu galay dadkiisuu radinaya..

  Рет қаралды 80,068

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 361
@rahmohajiwarsame977
@rahmohajiwarsame977 Жыл бұрын
Ilaahay subxaana watacaal ha u sahlo Walaal keen reerkoodii si degdeg ah Cabdicasiisna Ilaahay jannatu fardowsa ha geeyo isaga iyo waalidkiisba
@maryancali3674
@maryancali3674 Жыл бұрын
Ilahay waxan kabaryey in uu dhaqso qoyskiisa u helo aamiiin
@c.qaadirmaxamad4567
@c.qaadirmaxamad4567 Жыл бұрын
000000000000
@abdiwalimuqtar5784
@abdiwalimuqtar5784 Жыл бұрын
Wlhi waan ooyay marku yiri hadii la,iwaayo oo uu kalajeeday hadii aan dhinto caruurteyda meeley ciirsadan malahan wlhi ilitaan ceshan wayay allow maskiin kaas reerkiisa usahal allow aqbaar farxadleh sii insha,allah
@nasracalimaxamed7980
@nasracalimaxamed7980 Жыл бұрын
Allahuma aamiin
@husseinhaji681
@husseinhaji681 10 ай бұрын
Amiin
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Waa sheeko xanuun badan insha Allaah Waheleysa reerkagi iyo walidka insha Allaah👍🤲🤲💖💖💖🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HAKU SAHLO HOOYADAA IYO AABAHAA IYO EHELKAAGA OO DHAN
@cabdidheere9793
@cabdidheere9793 Жыл бұрын
Hoyoada iyo aabahaaa aaaaa hooyo macquul
@salatosman2209
@salatosman2209 Жыл бұрын
Mahad aad ayan u yaqaaana waxan wadajomaa gobalka Seattle WA waa nin fiican oo aqyaar ah ale waxan ooga baryaaa in uu helo ehel kiisa Amiin yarabe
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
Sxb gabadh fiican oo maraykan joogta isoo bar
@maryan4436
@maryan4436 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
@@maryan4436 kkkkkkk
@hoygaiftiinka5826
@hoygaiftiinka5826 Жыл бұрын
Waalal fadlan namabrkiisa makaa heli karaa. Dad asaga gartay oo raadinaaaya aya haayaaye.
@moderninformation7931
@moderninformation7931 Жыл бұрын
@@hoygaiftiinka5826 number shaashada ayuu ku qoran yahay gaar ahaan qaybta ugu dambaysa fiidyawga
@zahraabdallah3840
@zahraabdallah3840 Жыл бұрын
Walaal dadbaan rabaa in aan baafiyo xagee lagala xiriiraa abdiaziz
@ummuisra6271
@ummuisra6271 Жыл бұрын
ILLAHAYO usahal Aabihisa iyo hooyadi isha ALLAHA wad heleysa
@aminaadan6600
@aminaadan6600 Жыл бұрын
Ilaahayoow naxariistaada iyo fadligaaga ugu soo dhawee aabahan ehelkiisa yaa rabbi
@hodanfarah4887
@hodanfarah4887 Жыл бұрын
Mansha allah illhy reekaga ha ku sahlo wlal wan somanahy wan ku so duceyay
@abdullahiguled
@abdullahiguled Жыл бұрын
Mahad ILaahay reer kaagii hakuu soo dhoweeyo
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 Жыл бұрын
Wiilkaas waalidkiis raadinaaya inuu dib ulamidoobo ayaan ilaahay karajaynayaa
@fardusa411
@fardusa411 Жыл бұрын
Allah kuu soo dhaweeyo Ehelkaagii walal Allah ku xafido adiyo awlaadaadaba amiin ❤
@muntaas1xuseen984
@muntaas1xuseen984 Жыл бұрын
Alle ha kuu soo dhaweeyo walal waridkaga
@fartuunyusuf6759
@fartuunyusuf6759 Жыл бұрын
Mahad waa ina aderkey alxm mahadsanid marku noo imaado ayeyna xaqiiq noqone inshaAllah
@naimoismail522
@naimoismail522 Жыл бұрын
Masha Allah ma qaraabaaad tihiin
@mahatyussuf8794
@mahatyussuf8794 Жыл бұрын
Asc waa mahad I soo inshallahu tacallaha fartuun yusuuf
@illintir
@illintir Жыл бұрын
dhaqaale uma baahna laakiin share ayuu naga mudan yahay
@inaadam9250
@inaadam9250 Жыл бұрын
Waa runtiis soomaalidu waa dad naxariis badan yaa Rabii u soo iftiimi.
@warsanmedia6819
@warsanmedia6819 Жыл бұрын
ABDIAZIZ REALY wall Dadka wa caawisaa aad ba ugu Mahadsantahay lakin Telfanka ma qabatid Fadlan arintas wax ka qabo
@hoygaiftiinka5826
@hoygaiftiinka5826 Жыл бұрын
Abdicaziz wll wiilka dad gartay oo faamilka uu ka dhumay ah ya ila jooga ee nambarkiisa makaa heli karaa adoo mahadsan.😢
@umucikrama7756
@umucikrama7756 Жыл бұрын
Walalkey wan ku soo duceynaa ducada qeybka waa mustajaabo allaha soo dhaweyo sideg deg ah
@munokheerqabto5239
@munokheerqabto5239 Жыл бұрын
Alla ha kuu sahlo waalidkaa iyo walaalo insha allah Akhbaar dagdaga Alla ha kuu soo yeeriyo insha Allah Adoo farahsan dib noogu soo laabi insha Allah
@tayoqaran.1446
@tayoqaran.1446 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/amm2iHWDrLSnfdk
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 Жыл бұрын
ilaahayow adigaa waxkasta kaa qarsooneyn waxwalba adaa sahlikaree sahal Yaa Rabi Yaa Allah
@quruxabdi8465
@quruxabdi8465 Жыл бұрын
Wallaal Allah kuu sahlo waalidkaa iyo eheladaadii Aamiin Aamiin Yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@anisayusuf9711
@anisayusuf9711 Жыл бұрын
Allaha ku caawiyo Cabdi Caziizow shaqo wanaagsan baad heysa allaha ku dhowro.
@sharifoahmed9438
@sharifoahmed9438 Жыл бұрын
Allaahu waaxidul Axadkaa Qaaddirul Rxmankaa hakuu sahlo familkàga Kurbadana farxad hakuugu baddelo Yarka Abdi Caziizna kheyr Allaah ha siiyo Allaah ha caawiyo siduu islaamka u caawinaayo Aammiin
@mahamedcusman9366
@mahamedcusman9366 Жыл бұрын
Mashaa allaah illaah ha u sahlo dhaman
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
Allah ha u sahlo dadkiisa
@ashayusuf3386
@ashayusuf3386 Жыл бұрын
Waa sheeko xanuun badan ilaahay ha u sahlo ehelkiisa walaalkeen
@abdimohamed188
@abdimohamed188 Жыл бұрын
Allah ha u sahlo mahad waan aqaanaa waa qof fiican oo ahlu diin ah isku magaalo ayaan joognaa waa reer seattle Washington
@luularabow4343
@luularabow4343 Жыл бұрын
Walal illahey haku sahlo wa qiso xanunbadan
@FadumoHas
@FadumoHas Жыл бұрын
Allaha u sahlo walaal
@salwaabdi1353
@salwaabdi1353 Жыл бұрын
Iinsha alaaah ilaahaye haduu sahlo
@beytulahmungo4070
@beytulahmungo4070 Жыл бұрын
Marba haduu hooyadii iyo magaciisoo sadexan yaqaan wuu helayaa insha alah
@zahraabdullahi3294
@zahraabdullahi3294 Жыл бұрын
Ilaahay mahad dadkiisa ha u soo sahalo cabdicaziiz ilaahay farxad aduun iyo mid akharaba ha ku siiyo
@cabdiwalibyby8644
@cabdiwalibyby8644 Жыл бұрын
Illahow usahal rabiyoow dadkisa Ada awood badane
@fadumohasan3897
@fadumohasan3897 Жыл бұрын
Illahay u soo birbiri hooyadiiswaa oohin illahay ha kuu sahlo aamin aamin
@hawaaden4171
@hawaaden4171 Жыл бұрын
Adigana ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA USAHLO WALIDIINTIISA IYO WALALAHIIS OO NABAD QABAAN
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Ilahayaw u soo dhawee dadkiisii Mahad Adiga Abdiaziz rabbi haku xafido
@somalicookingculture4014
@somalicookingculture4014 Жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa how soo dhaweeyo. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@kaafiartan7788
@kaafiartan7788 Жыл бұрын
Yaa rabi ilahayow ufududee bidnilahi waad helaysaa dhaqos
@nimcomuhumedyusuf2976
@nimcomuhumedyusuf2976 Жыл бұрын
Allah u sahlo rerkiisa iyo ehelkiisa
@madinanuur2301
@madinanuur2301 Жыл бұрын
Alla ha kuu sahlo hooyadaa iyo familkaada oo dhan
@badriyodaahir5811
@badriyodaahir5811 Жыл бұрын
Alloow u sahal wiilkaan reerkiisa
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
Ilaahay ha ufududeeyo ehelkiisa in uu arko lakulmo
@JackCaddnan
@JackCaddnan Жыл бұрын
Waa sheeko xanuun bdn Allaha kula kulmo waalidiintaada
@sihaamelmi8188
@sihaamelmi8188 Жыл бұрын
Illaahay hakuu soo fududeeyo alle idamkii waalidkaa iyo walaalaha
@Maymun315
@Maymun315 Жыл бұрын
Allaha. Raxmaankaa. Ha. Usahlo
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 Жыл бұрын
Wcs wallo AbdiAziz really ilaahey wiilkaan ehelkiisa ha u soo dhaweeyo hadii ey nool yihiin
@maryanbarre6176
@maryanbarre6176 Жыл бұрын
waa murugo inteeda la eg ilaaheey ha u sahlo yaarabi
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 Жыл бұрын
Ilahey adigana edo ha ku karaamadeeyo waanu kugu xiranahay
@khadromohammed6874
@khadromohammed6874 Жыл бұрын
Illahay waxan kaga baryaya Inu reerkaga kuso dhaweeyo waadna heli doonta insha Allah mardhow
@ummuayan8227
@ummuayan8227 Жыл бұрын
Subxanallha Subxanallha ilmahaa sidaa ldayaacay fiiri ilahay hausahloo rerkisaa
@abdirashiidaxmedsheekh3063
@abdirashiidaxmedsheekh3063 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Inalilahi waina Ilayhi rajucuun Ilahay ha u soo dhaweeyo
@sahroali1196
@sahroali1196 Жыл бұрын
Waa. Xanuun. Badan. Ilaahow. U sahal. Aaamiiin
@anascabdiqani
@anascabdiqani Жыл бұрын
Wll ilaahey haku sahlo hooyo iyo aabe aamiin yaa allaah
@calicabdulle3711
@calicabdulle3711 Жыл бұрын
Alle ha u zahlo aapihiis iyo hooyadiis Adigane ajir iyo Xasanad alle haka siiyo baafinta
@mohamedabukar1286
@mohamedabukar1286 Жыл бұрын
illaahoow u sahal ehelkiisa adigoo karaali ah
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Allaha u sahlo Hooyo iyo Abe iyo Dadkiisa aamiin yaarabi
@sahrolise5320
@sahrolise5320 Жыл бұрын
Asc waan idin salaameyi Abdicasiis Ilaaheyi haku xafido Amiin
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Ilahay hauso dhowyo amiin
@hidayomahamed2236
@hidayomahamed2236 Жыл бұрын
allaha ku sahlo waa xanuun
@suadhussein1669
@suadhussein1669 Жыл бұрын
Ilaaheey ha u sahlo waalidkiis
@hary0102
@hary0102 Жыл бұрын
Mahdi walaal illah si fudud ha kuugu sahlo baafinta hana kaa dhigo midkii la mudooba dadkiisa farxad iyo caafimaadna kula waara Qoyskiisa, Waalidiintiis, Walaalahiis, Ehelkiisa iyo Saaxiibadiis intaba. ❤️❤️❤️
@ashaismail713
@ashaismail713 Жыл бұрын
Allow U soo Sahal Aamiin Aamiin yaa Rahman
@fatimaahmed1464
@fatimaahmed1464 Жыл бұрын
Alaha u sahlo
@maryan4436
@maryan4436 Жыл бұрын
SUBXAANALAAH WADAN DHAN OO DHISAN BAA NO MADATE LAGU BURBURIYAY YAAAB
@ummuayan8227
@ummuayan8227 Жыл бұрын
Ilahay hausaahloo familkisaa yaraabi
@farxanfartaa101east3
@farxanfartaa101east3 Жыл бұрын
Abduaziz realy walal jira🥰🥰💘
@suleimanabdirahman1299
@suleimanabdirahman1299 Жыл бұрын
Alllaha u soo sahlo
@ustaaddalxa
@ustaaddalxa Жыл бұрын
Allow kuu sahal
@asmaqaalichannl251
@asmaqaalichannl251 Жыл бұрын
somali yey cabdi casis wuxuu istaahilaa 1m ee hala gaarsiiyo❤❤❤
@ladanabdalla8907
@ladanabdalla8907 Жыл бұрын
Alle ha kuu sahlo rerkada
@suwaysabdi9684
@suwaysabdi9684 Жыл бұрын
Walaal. Ilaahay ha kuu sahlo. Reerkakii
@sudiyusuf5269
@sudiyusuf5269 Жыл бұрын
Ilaahayoow waaxidiiw wagaaboow usahal dadkiisa caloolxumo iyo boohin weeynaa!yaa rabi dhibka kasaar umada somaliyeed meelay joogaanba!ilaahoow dawlad nadaryeesha ooislaama ookheeyrqabta noo curi
@abdinoor2194
@abdinoor2194 Жыл бұрын
Waxaan adiga iyo barmaamijka ka codsan lahaa In la raadiyo dadkii ka shaqaynayey Xurumaha uu soo maray Koley dad ayaa ka nool Khaasatan tii ugu horeysay oo lagaa diiwaan geliyey Waxaa laga yaabaa inay hayaan macluumaad waayo waxaan taa u leeyahay caruurta dhalinta kacaanka waxaa gacanta ku hayey ciidanka asluubta Insha alle ha kuu fududeeyo Dad la,aan waa xanuun aad u weyn Insha allaah Sabir Innalaahs maca saabiriin
@hodonabdullahi6382
@hodonabdullahi6382 Жыл бұрын
Er du Abdinoor from Danmark ?
@issehassen4203
@issehassen4203 Жыл бұрын
Ilaahey ha u saqiro waalidkiisa aamiin
@yusufelmi9121
@yusufelmi9121 Жыл бұрын
Rabbiga awoodda badani hakuu soo fududeeyo dadkaagii iyagoo nabad qaba.
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Insha Allaah waad heli insha allaah aamiin yaarabi
@nacimoxusen9571
@nacimoxusen9571 Жыл бұрын
insha allaah waa heleesaa
@maryanhassan3347
@maryanhassan3347 Жыл бұрын
Ilaahayow kuu sahal
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Жыл бұрын
In shaa Allaha wat heleesaa
@OsmanGelle
@OsmanGelle Жыл бұрын
Allaah ha sahlo waalidkiis iyo walaalihiis aamin Cabdicasiisna kheyre Allaah ha siiyo aamin
@aminomusse124
@aminomusse124 Жыл бұрын
Ilahow u sahal yaa rabi
@amsproduction9321
@amsproduction9321 Жыл бұрын
Insha Allah alle waa u sahlaya amiiin
@fashions3893
@fashions3893 Жыл бұрын
Allaaha ha u sahlo waalidkiis iyo walaaldiis in sha Allah wow helidonaa
@maxamedxasan4634
@maxamedxasan4634 Жыл бұрын
Illaahay hakuu soo dhaweeyo ehelkaaga . Aaamiin
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 Жыл бұрын
Illhey ha u sahalo walidiintis insha allah
@sabaahahmed8887
@sabaahahmed8887 Жыл бұрын
Allaaha kuu soo dhoweeyo
@hindamaxamuud9692
@hindamaxamuud9692 Жыл бұрын
Ax Rabbi hakuusodhaweeyo
@dayiboahmed7511
@dayiboahmed7511 Жыл бұрын
waa xaalad adag allah ha.ufududeyo
@wllcaska9689
@wllcaska9689 Жыл бұрын
Allaha usahlo wll keen ehel kiisa
@suleymaancali7230
@suleymaancali7230 Жыл бұрын
Allaah hakuu sahlo waalidkaada iyo tolkaada.
@amsproduction9321
@amsproduction9321 Жыл бұрын
Alle ha u sahlo insha Allah
@Zurich527
@Zurich527 Жыл бұрын
In la helaa laga yaabaa mar hadduu magaca hooyadii yaqaanno ilahey ha u sahlo
@fatimasagal1584
@fatimasagal1584 Жыл бұрын
Ilahay ha u soo sahlo wiil kan dadkisi
@ubahabdi2279
@ubahabdi2279 Жыл бұрын
Illaahay hakuu sahllo wallaal
@berdilacshe6046
@berdilacshe6046 Жыл бұрын
Masham alhaws
@haldhaa2420
@haldhaa2420 Жыл бұрын
Yaallah yarabi ilahayow familygisa usahal ilahayow kafarxi wiilkan walaalkena amiin yaarabi
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Ax waa xanuun wlhi. Hooyadiis na iney raadineyso waa macqul
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Жыл бұрын
Ilaahay hakuu sahlo wll
@saynabfaarax345
@saynabfaarax345 Жыл бұрын
Waad helaysaa insha allaah wll waanu kuusoo ducaynaynaa
@fadumajelle4212
@fadumajelle4212 Жыл бұрын
Allaha u sahla hooyadii
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 77 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 76 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 51 МЛН
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 133 М.
ABDI JACAYLKA ILHAAN DARTIIS BAAN LA CAATOOBAY, QISO DHAB AH
21:31
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 199 М.
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 77 МЛН