Jaceelkii Gaasira Hargasa & Aways Xamarweyne 35 ka hor halista ka dhalatay ee lagu waayay 3 caruur..

  Рет қаралды 43,021

Illintir

Illintir

Күн бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 119
@abdiraxmanabdulahi4119
@abdiraxmanabdulahi4119 Жыл бұрын
AAWAY DADKII JECLAAA NABIGA SCW
@najaxnajax4656
@najaxnajax4656 Жыл бұрын
Waa na kan. xabiibunaa muxamad calayhi afdalu salaatu wa salaam waan jecelnahay miciisa alle ha naga dhigee.
@aarboy2305
@aarboy2305 Жыл бұрын
اللهم لا سهلا الا ماجعلته سهلا وانت تجعل الحزن إذا شءت سهلا اللهم امين يارب العالمين.
@sahantoosan9083
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Fadlan share dhaha Mahadsanidiin 💖
@alixamari1031
@alixamari1031 Жыл бұрын
Ilaahay ha ku sahlo aabe mcn inshallah
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 Жыл бұрын
ASC C.CASIIS WAA SALAMEY AABAHA ILMAHIISA LAHA SAHLO AAMIIN
@anisaduela9784
@anisaduela9784 Жыл бұрын
Inshaalaah waad heli qooskaagii iyo caruurta waxaan u badinayaa iney habarjeclo muuse abokor guruubyada hala dhigo inshaalaah waan sheergareyneynaa
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Жыл бұрын
Allow sahal amuuraha oo u sakhir walaalkeenaan dhibban dhammaan reerkiisa oo caafimaad wada qaba. 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Жыл бұрын
Adeer ilaahay hakuu soo sahlo ciyaalkaaga iyo hooyadood laakiin cabdicaziis waxay ahayd inaad waydiiso abtiga macagiisa iyo habaryaraha tan ceelafweyn tii jabuutiba waa intaas oo dad gartaaye
@calicabdulle3711
@calicabdulle3711 Жыл бұрын
Alle ha u zahlo xaaskiisa iyo caruurtiisa Adigane ajir iyo Xasanad alle haka siiyo baafinta
@luulxaji7636
@luulxaji7636 Жыл бұрын
Allaha usable xaaskiisa iyo Carruurtiisa oo nabad ah
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Hooyada ilmaha dhashay iyo caruurted haso wacan washeko xanuunbadan👍👍🤲🤲💔💖💖🌹🌹🤲🤲
@ciiltire509
@ciiltire509 Жыл бұрын
Bandhawoow iyo baxar suufi reer sheekh axmed xaaji waala kaasaa illaahey ilmaha iyo hooyadod hakuu sahlo
@Khadijo60
@Khadijo60 Жыл бұрын
mashaaalah suufi maye waa nin la yaqaan ilahey walaalkeen allaha u sahlo caruurtiisa
@hoyomacaan3882
@hoyomacaan3882 Жыл бұрын
Asc akhii abdiaziiz si baafinte aad u xoojiso waydii odeyga caruurta abdiyaala dood magacooda abdiga gabdha la dhashey hadii la helo caruurta waa la helayaa
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo xaaskaaga iyo caruurtaada inshaa Allaah
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 Жыл бұрын
Allaha kuusoosahlo caruurtaada iyo hooyadood insha allaah
@Almacarif
@Almacarif Жыл бұрын
Bathiya saliga nabiga scw اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HAKU SAHLO CARUURTAADA IY HOOYADOOD
@hawamohamed2377
@hawamohamed2377 Жыл бұрын
Maasha'allah C/Casiis, Ilaahay ha u soo sahlo aabahaan dadkiisii.
@sahromudey6415
@sahromudey6415 Жыл бұрын
Ilaahey ha u sahlo ilmihiisa waa xanuun ilaahow usahal
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
ALLAHA USAHLO CARUURTIISA IYO HOOYADOOD OO WADA NABAD QABAAN
@sadiohagi6370
@sadiohagi6370 Жыл бұрын
Illaah haysku sahlo inta kala maqan Aamiin Yaarabi
@najmamohamud3396
@najmamohamud3396 11 ай бұрын
Allahu uu sahlo Familykiiss
@inahassan2808
@inahassan2808 Жыл бұрын
Maasha Allah tabarakallah abdi Aziz ducaysane
@khadramusse3725
@khadramusse3725 Жыл бұрын
Ilahay ha u soo dhaweeyo carurti iyo xaaski ba
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Allah haku soo dhigo Aabo meel dhow insha Allah 🥲🤲🤲
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
illahaya ha ku sahalo Caruurtada iyo hooyo yada allaha inta kale maqana rabi ha isku kena Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya
@inahassan2808
@inahassan2808 Жыл бұрын
Allah ha awoodaleh ha kuuso dhaweeyo bidnillahi baari Aamiin adigo faraxsan noo soolaabo
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 Жыл бұрын
Alaaaah haku sahlo caruurta iyo hooyada mela fuduud inshalaah
@adamosman4185
@adamosman4185 Жыл бұрын
Allaah u sahlo caruurtiisa
@anascabdiqani
@anascabdiqani Жыл бұрын
Baabaa ilaahey haku sahlo aamiin yaa allaah aabe mcn
@aminaadan6600
@aminaadan6600 Жыл бұрын
Ilaahow usakhir yaa rabbi
@abdulgafaralbahar9424
@abdulgafaralbahar9424 Жыл бұрын
انشاءالله تلقاء أولادك يارب العالمين
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Allah soo dhaweeyo caruurtiis
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 Жыл бұрын
Allow isku sahal iyaguba aaboohood way u baahanyihiin inay bartaan
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Ilahay hakuu soo fududeeyo gaasiri wa eedaday waayo habarjeclo banahy
@maryanmaxamad4766
@maryanmaxamad4766 Жыл бұрын
Waayahee ku sheer garee guruubyada habar jeclo
@shamsohappy6898
@shamsohappy6898 Жыл бұрын
Ma qabiil mise waad taqanaa gaasira habar jecel Waa laf balaadhan kolka bal u dir video reer hargaysa la wadaag Insha allah
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Yaa rabi usoo dhawee
@hanishire-t2z
@hanishire-t2z Жыл бұрын
Allaha u sahlo
@alisaid1214
@alisaid1214 Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu soo dhaweeyo Aabo fiican waan ka ooyay Family ciyaar ma aha
@abdulmoaw7304
@abdulmoaw7304 Жыл бұрын
Illaah haku sahlo inshaalaah waad heli doontaa ducuyso inshaalaah
@umcumarchannel1986
@umcumarchannel1986 Жыл бұрын
Waa aabo wanaagsan allah haku Soo dhaweeyo adeero 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@fadumoabdulkadirshekh5737
@fadumoabdulkadirshekh5737 Жыл бұрын
ASC Allha Awooda Badan Ha U Soo Sahlo Ilmihiisa Inshaa Allaah Amiin
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Ilahay hauso dhowyo amiin
@abdikadirabdullahi1914
@abdikadirabdullahi1914 Жыл бұрын
Alle SWT ha uso sahlo aabahaan caruurtiisi
@kahinhassan4543
@kahinhassan4543 Жыл бұрын
Abahaas ay kamaqanyihiin xaaskiisii iyo caruurtiisii mudho dheer waxaan ilaahay kabaryayaa inuu usoo dhoweeyo murugudana farxad hawgu badalo aamiin
@nasro7666
@nasro7666 Жыл бұрын
Bab away ilahay ku sahlo
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 Жыл бұрын
Cabdicasis Really ale haku xafido wllo
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Illaahey waxaan ka baryayaa in idin kulmiyo waqti dhaw insha Allah.
@misafaa2000
@misafaa2000 Жыл бұрын
Allah ha isku kin sahlo Ameen
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Жыл бұрын
Yaa rabi uso dadaji owladisa iyo xaskisa
@ibaadohussien6483
@ibaadohussien6483 Жыл бұрын
Illhey ha u sahalo
@nura2876
@nura2876 Жыл бұрын
Alahasalo
@sareedocabdi6129
@sareedocabdi6129 Жыл бұрын
WAXAN LAYAABAA DADKA MARKAY GABÒOBAAN YIDHAA CARUUR AYAA IGAMAQAN MIYAAN AQBALIKARAA QAF XAMAR JOOGAA WARKIISAA WAAYIKARO QOF HARGAYSA JOOGA OO WALIBA XAASKAAGII IYO CARUURTAADII AH HADUU XASUUSTAY ALLAH HAW SIKHIRO
@haiadmohamed4291
@haiadmohamed4291 Жыл бұрын
Ilaahay ha isu keeno
@rayanacookingchannel4756
@rayanacookingchannel4756 Жыл бұрын
Wlhi wa aabo miskin ah oo qalbi fiican ilahow uso sahal yaa rabi
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 Жыл бұрын
Allaha raxmaankaa ha usahlo
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Haadu Sahan go’doomo Geedu doonayaan gaajiyo Haarad markey gabax noqdaan Qaar meelusigalay Hadday gowracaan Garta ina sanweynaa loo geysan jirey Gaasiray Gaasiray innaga innaga yanakala guraaya hada odaygan iyo gaasiira yaa kalaguri
@mohamedahmed4511
@mohamedahmed4511 Жыл бұрын
Axmed Mooge illaahey naxariistii Janno haka waraabiyo.
@fadumojama22
@fadumojama22 Жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Ilahay ha Ku sahalo ader
@wowwow3950
@wowwow3950 Жыл бұрын
Masha allah ku xefdiyo wllken waxan raba mel ankalaso xiriiro ❣✍
@muxsin1753
@muxsin1753 Жыл бұрын
Allah hayow usahal aabaha ubadkiisa
@alicigalasma6825
@alicigalasma6825 Жыл бұрын
Alle hausoo dhaweeyo caruurtiisa insha allaah alle hakadulqaado culaysaka ilahay farxad haugu badlo
@canabosman4171
@canabosman4171 Жыл бұрын
Allaha usaho ilmihisa
@foozia426
@foozia426 Жыл бұрын
Ilahayow sidegdega hakuugu soo fududeeyo caruurtada insha allaah
@nouraabdifatah7421
@nouraabdifatah7421 Жыл бұрын
Allow usoo dhawee
@Nacimo-ug2tt
@Nacimo-ug2tt Жыл бұрын
Allaha iskukiinkeeno familkaaga
@abdifatah8392
@abdifatah8392 Жыл бұрын
Allaha isu soo aruursho
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 Жыл бұрын
Allah ha u sahlo reer kiisa
@ilhaanmohamuud7010
@ilhaanmohamuud7010 Жыл бұрын
Ilahay ha ku soo dhawayo adeero
@aadangaydh1954
@aadangaydh1954 Жыл бұрын
Ilaahay haw sahlo
@rukiamohamed4014
@rukiamohamed4014 Жыл бұрын
Ilaahey ha u sahlo familigiisa
@kadijomaallin2433
@kadijomaallin2433 Жыл бұрын
Allaaha kuu soo sahlo
@hawaluul1649
@hawaluul1649 Жыл бұрын
Allaha isku sahlo reerka kaladhumay
@hoyomacaan3882
@hoyomacaan3882 Жыл бұрын
Insha allaahu
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын
Allaha usoo sikhiro si dhib yar
@hawoshirwa8320
@hawoshirwa8320 Жыл бұрын
Allaha u salo aamiin yaarabi
@sahraahmed5061
@sahraahmed5061 Жыл бұрын
Ilhy usoo dhawe yarabii
@fadumoabdillahi9616
@fadumoabdillahi9616 Жыл бұрын
Asc allaah ha u soodhaweeyo
@farahfartun3961
@farahfartun3961 Жыл бұрын
ILaaheyku kuu sahlo
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
alle haskuso dhaweyo
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo. Insha Allah kheyr
@anabfarah1178
@anabfarah1178 Жыл бұрын
Yaarabi usahal
@aliabdulle1099
@aliabdulle1099 Жыл бұрын
Unbelievable! I don’t think he was looking for them
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Allaha ku sahlo caruurda hoyadod
@fatumaomar6877
@fatumaomar6877 Жыл бұрын
ilaahey ha usahlo
@yusufaxmed2590
@yusufaxmed2590 Жыл бұрын
Gaasira cali Abokor.. Abuukar afkiisa ayuu ku Lee yahay ceelafweyn hj biciide miyaa
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Lafta ay ka tahay Habarjacelo in uu sheeg ayey ahayd iyo habaryarted. Isaq laftay ka tahay
@zuhurhassan2881
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
@@farxiyaquruxsan9425 Barigaa dadku qolodaba saaid umay xiisayn jirin Hadii uu isaaq kasi ah h.j gartay waabu fiicanyay adeerkni. Lkn biciidahaa loogama dhawa iyagaana wada reer jabuuri ah Iska dhal inay ahayd aya macquula. Allaah hawsoo sahlo
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
Asc walaal hadana wax ka garatay toos ula xariir si uu kuugu faah faahiyo asagu lambarkiisu shaashada ayuu saaran yahay
@genihussein152
@genihussein152 Жыл бұрын
Asc allaha sahlo badida waa xanuun badan
@adammahaday3168
@adammahaday3168 Жыл бұрын
Jabuuti muu la xidhiidho iyo xaafadii BALABALA ee habaryerteed qoyskeedii
@warisabdulle9960
@warisabdulle9960 Жыл бұрын
Allaha kuu sahlo
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 Жыл бұрын
Allah usahlo aabe
@ahmedabdirahman3773
@ahmedabdirahman3773 Жыл бұрын
Allah ku sahlo
@miina7904
@miina7904 Жыл бұрын
Ilahy how soo dhaweeyo
@cuudcuud
@cuudcuud Жыл бұрын
ilaahow u sahal
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Islanta Habaryarta uu Ahayd Magaced Sadaxa habarjeclo lafta aya ka ahayd Alle Waa caruur Waa wayn Hada Dawanayay Vedeo gabadha abahed radinaysay ayado Naag wayn South Afrika ayuu abahed Ku noola Ayduna Germal Umad kasta Waa kala Luman abe Soryy Beer wax Dhalay allow uu soo Dhawee😢😢
@abiibohassan8893
@abiibohassan8893 Жыл бұрын
Ala ha ku sahlo
@saidoahmed2710
@saidoahmed2710 Жыл бұрын
Waa
@idilmoh1263
@idilmoh1263 Жыл бұрын
Asc
@bossman1024
@bossman1024 Жыл бұрын
Sheekada ninkan mafahmin nooc ciyala suuq aya KU jirta
@sahrafarah8834
@sahrafarah8834 Жыл бұрын
Indho adaaga 38 Saano ilmo uu kuu Taabciin aad raadinysa
@NaciimoNuurCali
@NaciimoNuurCali Жыл бұрын
Laakiin gasiray yanakala guraaya muxuu uyiri malaha weey is dagaashanaayeen qoyaaslee waaye
@halimoahmed2203
@halimoahmed2203 Жыл бұрын
asc allah ha u sahlo wa arin xanuun badan
@sahromaxamed7256
@sahromaxamed7256 Жыл бұрын
Aloow marlabaad isin kulmi
@kowsaralihassan7674
@kowsaralihassan7674 Жыл бұрын
Ale haysku keeno
@farxiyaquruxsan9425
@farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын
Sorry Waa Taariikh Ad uu Xanuunked wadto Wlhi alle Haa uu Soo Dhaweeyo abahan Caruurtisa😢
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Osman Kalyoncu
Рет қаралды 4,5 МЛН
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 41 МЛН
Flipping Robot vs Heavier And Heavier Objects
00:34
Mark Rober
Рет қаралды 58 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 55 МЛН
Osman Kalyoncu Sonu Üzücü Saddest Videos Dream Engine 262 #shorts
00:20
Osman Kalyoncu
Рет қаралды 4,5 МЛН