Allaahu. Akbar allaahu akbar Waa arin. Xanuun badan waaye. Cabdiyow. Illaahay. Aqligaaga. Ha kuu illaaliyo. Oo kuu xifdiyo. Umuda. Ooyeysa. Oo aad. Isu keentey
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
M.a wlhi waa abo wangsn oo si wangsn ugu mahad celiyay alow inta kala maqan isku sahal yaa rabi
@saharwafa7539 Жыл бұрын
Maasha Allaah waa alxamdulillaah . Waa ku mahadsantahay sidaa dadka u caawiso. Caafimaad allaha ku siiyo.
@mohamedomar9004 Жыл бұрын
Somalida youtube ka waxtar leh umada cawinaayo xiita 500k mala qaarsinaayo , youtube ka xumaanta iyo aqiro seeg ah 1 millions durba gaarsinaayo
Alxm alle ayaa mahad is ka leh oo suura galiyey in ee hesho apaheed Adigane ajir iyo Xasanad alle haka siiyo baafinta Umada islaamka wax wangsn ayaa uheysaa ee alle ha kula Garab galo
@omermhd985 Жыл бұрын
Allahu akbar cabdicaziiz illah haku xafido aduun iyo aqiriba debgaa iyo kan waalidkaa illah hadhaafo🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰
@saakilabdirahim9755 Жыл бұрын
Allahu akbar walalkey abdulazizow adiga qeyr an dhaman allah haku siiyo malin wa murugeysantahay maline wa faraxsantahay
@aaminoaweesmohammad2121 Жыл бұрын
Masha Allah tabaakalh
@munir69420 Жыл бұрын
Masha allah walaalkey ilaah qeer hakusiiyo
@zuhurhassan2881 Жыл бұрын
Alxamdullilah wlhi waa farxad Maalinki hore wan la ooyay mantana Alxamdullilah farxad
@farxiyoalijamac4945 Жыл бұрын
Alx congratulations wll cabdicasiis allah ku xifdiyo
@beydanabshir4058 Жыл бұрын
Allah quruxbadanaa wajiga faraxasan
@hiboclaahi9064 Жыл бұрын
Mansha alaah hambalyo abyo wad iga nasiib fican thy marba hadi ado nool Abe lagu yidhi alxmduliilaah
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Maasha allaah alxamdulillaah illaahay baa mahad oo dhan is ka leh
@aminasuleman9446 Жыл бұрын
Masha allaah illaaow farxada no badi amiiin
@wllcaska9689 Жыл бұрын
Maasha allaah
@ayaanmaxamed6927 Жыл бұрын
masha allaah abahaa ad ayu umahdsanyahy Walken shaqo weyn ayad no haysan
@princessgacal3678 Жыл бұрын
Abdiaziz jidkada janno alle haka dhigo🤲🤲🤲
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Mansha Allaah tabarakalaah🤲👍♥️♥️♥️💖💖💖💖🌹🌹🌹💪🏾💪🏾🇸🇴
@shshuu9002 Жыл бұрын
Maasha Allah hambalyo abyo 🥰🤲
@Mustafa-ty8tq Жыл бұрын
C/casiis wallee taariikh ayaad qortay wax aan ku tilmaamo ma aqaan waxaad haysaa hawl dawladuhu xataa aanay qaban allaah haku barakeeyo dad badan ayaad noloshoodii isbadal wayn ku samaysay ilaahay maalinta qiyaame murug kuma tuso
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Dadka sidanoo kale ah in la dhiiri geliyo waaye oo garab ku siiso dawladu dawladna maahee waa qawlaysatee
@sihaamelmi8188 Жыл бұрын
Maashaa allaah reyr alle haku siiyo c/caziiz
@shamsohassan1483 Жыл бұрын
Masha allah cbdi casis
@munacali985 Жыл бұрын
Msha Allah wll shaqo fiican baad walalahaaga somaliyed uhesaa😥❤
@bintikoofuur1058 Жыл бұрын
Maasha Allah hanbalyo
@mustafemaxamed6085 Жыл бұрын
Maansha Allah ninyahow soomaalidii kalaluntey khadar loosoo diraad tahey jasaka Allah ❤️ inta aan weli helin dadkoodiina Allah howfududeeyo
@guhadali6703 Жыл бұрын
Maachaale barakalaahu
@safiyomuxudiin3816 Жыл бұрын
Wcs. Masha Allah. Abayo iyo. Aboowe
@nasrafarah91363 ай бұрын
Allaahu. Akbar. 😢😢😢😢
@celimataan4923 Жыл бұрын
MAASHAA ALAAH ALX ALLE AYAA KU MAHADSAN ISU KEENAY
@nasrafarah91363 ай бұрын
Waa. Arin. Xanuun badan. Waaye
@nouraabdifatah7421 Жыл бұрын
Alle khayr haku siiyo abdiasis
@osmansharif3115 Жыл бұрын
Mash allah
@omaamir1444 Жыл бұрын
Maashallah jisaakallah qeyr bro ajar iyo xasanaad allaha ka siiyo umad badan ilmeynaayo waad ka farxisey allaha ka farxiyo
Masha Allah illahay ba mahad leh jazakallaah kheyr walalkay Abdi casiis
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
Qofki nool wala hela runti aniga abeheey abtigis 63 sano ayuuw somali jogay cidisana ree kenya ayeey ahayen waxana la helay 2021 layaab eydadka ku noqotay runti ee dadka dadka ka maqan yahay yeey niyad jawin insha alh
@munasaidchannel5767 Жыл бұрын
Mashllaah tabarakallah ALLAAHA kusaidiyo🤲😭
@kowsarabdikarim1368 Жыл бұрын
Mansha Ahlla
@xaawoismacil6413 Жыл бұрын
Walhi cabdi casiisow farxad baan la ooye alle hakaa amaal mariyo aduun iyo aaqaro
@Binkind Жыл бұрын
Mar hadaad ogaaty codaadii soo booqo cadaado .. Reer xaji sulayman ku soo dhawaw ehelkaaga
@fartunosman6020 Жыл бұрын
Maasha Allah
@adancabaas8584 Жыл бұрын
ماشاءالله
@يوربعيسى Жыл бұрын
Mansha allah alle haku barakeyo adunka sharaf ku nolow aqirana jannatu fardowsa ku dake insha allah magacaga hakoreyo sida dadka ucawineyso alle hakucawino farxad ku nolow adiga iyo famligaga🤲
@saairaahmed4543 Жыл бұрын
Wlhi waa arin aaad ufarxad badan masha allah
@caraboali7345 Жыл бұрын
masha allah
@halimaabdi4759 Жыл бұрын
M.a galmudug dhiga ❤❤❤❤🥰🥰🥰
@hodandahir8111 Жыл бұрын
Masha Allah alhmdualh ilahay mahad iskal
@dahaboibrahim4563 Жыл бұрын
Best program ever ❤
@hibaqhashi4649 Жыл бұрын
Masha Allah Masha Allah Masha Allah ❤️🌹
@sahantoosan9083 Жыл бұрын
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartunnura4426 Жыл бұрын
Mnshallah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ wllhy gbdh aad baan ogu farxay
@hidayomahamed2236 Жыл бұрын
masha allaha hambalyo hambalyo hambalyo
@alixamari1031 Жыл бұрын
Manshallh wll waan kula qabnaa fsrxada
@dahaboali5808 Жыл бұрын
Asc Abdiaziz really hbo adun iyo akhiroba Allah Haku Xafido Umada badan bat Ka farxisa ee alle Allah haka farxiyo Amin amin
@dayiboahmed7511 Жыл бұрын
mansha allah
@guhadali6703 Жыл бұрын
Alxamdulilaahi
@mumhalimo2396 Жыл бұрын
Mansha ale ha ku xafido
@xamdi7658 Жыл бұрын
Alxamdulilaah faexad waaye
@abdirashiidaxmedsheekh3063 Жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@امعبدالسلامام Жыл бұрын
Wale gabadhan waa naga ilmeeysay alaamahadaleh
@safiyoxaajicusmaan1846 Жыл бұрын
Sc wr wb aad yn ufarxay alxamdulilaah qeybti hore aad yn umurgey
@ahmedabdi3784 Жыл бұрын
Ajir allaha kaa siiyo
@aaminoaweesmohammad2121 Жыл бұрын
Alxmdulilah
@leylaabdirahmanislow8531 Жыл бұрын
Masha allh guuleyso abid wll c.caziiz
@wiilwaal3872 Жыл бұрын
Somalia needs people like you bro May allah swtc reward you.amen walaahi you’re a hero.