Sida adeerkeed u nikaax saday ayay iiga sheekaysay qiyaamo waalid Subxaanka

  Рет қаралды 74,717

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Пікірлер: 384
@xafsaqueen-qi4yo
@xafsaqueen-qi4yo Жыл бұрын
Subxanalaah apayo maqaldame waa Allàh ee astaqfaarta badi saliga nabiga scw badi salaadana waqtigeeda kutugo ilahy bari ilahy kuguma fiirsanayo dhibka i.a waaرؤوف رحيم waa dhimrin badane iyo naxariis badane😢❤
@user-ps8gc1pp8w
@user-ps8gc1pp8w 5 ай бұрын
Imanka alle nagama qado waa qof imanka laga qaday subxanalah
@husseinabdi6396
@husseinabdi6396 Жыл бұрын
Aniga waxaan dhihi lahaa talo ahaan dhowr tilaabo hasameeyso 1 ALLAH h utowbadkeento towbad dhab ah 2 magaalada dhibkaas kusameeysay hakatagto oo meelkale hatagto 3 eedada waxba yaysan u sheegin Laakin badalkeeda inta ay nooshahay eeedadad dambi dhaaf hauweeeydiiso ALLAH markasta 4 xuska Allah habadiso khaas ahaan quraan haday taqaano iyo adkaarta 5 in waxii horay u dhacay iskumashquulan ee ay raadsato guur toos ah oo qudbosiro aheeyn oo xalaal ah 6 baryada ALLAH habadiso khaas ahaan waqtiyada ducada la aqbalo sida jimcada saqda dhexe 10ka carafo 10k dambe ee Ramadan koley aniga intaas kulatalin lahaa gabadhaas
@farahaden6937
@farahaden6937 Жыл бұрын
M.a wlhi wa talo fiican
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Intaas ayuunbaa ku filan waad asiibtay maasha allaah rabbi xafido ❤
@samiiraisaaq655
@samiiraisaaq655 Жыл бұрын
Mash allah talo wngsan aya siisay
@Shirazy.
@Shirazy. Жыл бұрын
Horta meeshaa guur kama dhicine waa waa zino gabdha wada dhashay ama eedo iyo HabarYar isu ah meher uma wada qabto hal nin… lkn waxaa ilaahey mahadiisa iney qirsantahy dembigeeeda… ha qariso dembigaan allena ha uga toobad keento…
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 Жыл бұрын
Maasha allaah horta waan aqriyey in badan comment yaasha waxaa iiga muuqata in aan nahay ummadii la dhahay xumaanta wey iska reebaan wanaagane wey is faraan aad baan ugu farxay sida wanaaga badan ee ey ula taliyeen maasha allaah 🎉
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 11 ай бұрын
Walaahay khayaana eedada waxaa ka xun ilmaha aydileen😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@celimataan4923
@celimataan4923 Жыл бұрын
ALLE HA CAFIYO GABADHA HANA KADALBATO ALLE CAFIS ISAGA AYAA NAXARIISBADAN
@shukriyaabdullahi4169
@shukriyaabdullahi4169 Жыл бұрын
Gabar iyo eedo ama habar yar guur mawada qabto ilh haku denbi dhaafo asaa awood badan
@Qaali-ts4ke
@Qaali-ts4ke Жыл бұрын
Allah subxaanahu wataxaaa danbi dhaaf weeydiiso Mar danbana dabigaas oo kale ha u noqon DUCADI NABI YUNISNA AQRISOo ah laa ilaaha ilaa anta subxanaka I inii kuntu mina dhaalimin ogow allah inuu towbada ka abalone adomankiisa❤❤
@warraaq1
@warraaq1 Жыл бұрын
Guur lama dhihi karo, xiriir aan sax ahayn ayaa dhax maray gabadha iyo ninkaas, nikaax ma wada qabto Hal mar Gabar iyo Eedadeed , Alle ha u toobad keento
@MaryanHussein-nu9yd
@MaryanHussein-nu9yd 9 ай бұрын
Ilaahey danbiyada wuu dhaafa ee ilaahey danbi dhaafa rabi waydiiso
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Wlhi waa dhibaato Allah Qalbiga haku qaboojiyo Quraan isa saar 😢😢
@inaabdallah8065
@inaabdallah8065 Жыл бұрын
Gabar iyo eedaded wa xaran inlaysla guursado
@user-du3pr2wo3i
@user-du3pr2wo3i Жыл бұрын
Aduunka qof kunool oo qaldamin malhan abyo maqaldame waa Allah kaliya Allah bari oo istaqfaarta baafi scw nabiga baadi qalbiga Alle hakuu deejiyo Allahna Haku cafiyo 🤲🤲
@geelaa1000
@geelaa1000 3 ай бұрын
Ninkaas ha kashifto si nimanka kale ugu quus qaataan ayadu weeyba qaraxsantahaye!
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p Жыл бұрын
Gabadh & eedadeed maa Layes laa guursan karaa Diiniyan Subxaan allah
@user-wc2zf1gc7c
@user-wc2zf1gc7c Жыл бұрын
Maye wll
@faniabdulahi6340
@faniabdulahi6340 Жыл бұрын
Khiyaanada waxaaba kadarn waa xaraam gabar iyo eedadeed layslama guursankaro subxnalah
@hassanyusuf2948
@hassanyusuf2948 Жыл бұрын
Adeerku waa in uu furaa eedo kadibna uu guursadaa gabarta si uu badbaadiyo gabarta yar
@deeqmaxamuud7175
@deeqmaxamuud7175 Жыл бұрын
Waa xaaraan meherna Laguma qabin waayo Gabar iyo eedadeed Meher Laguma kulmin karo waana xaddith Nabi scw oo saxiixa
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Xadiiska xitaa si caduu usheegaa gabar iyo eedadeed inaan lakulminkarin ilaaheey ayaan kamagan galnay 🥲
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Ilaaheey ayaana kaga hadlay suuratu nuur
@abdirahmannurjama7442
@abdirahmannurjama7442 Жыл бұрын
Subxana allah gabar iyo eedaded halmar guur malagu kulminkaraa
@fadumomohammed-pv9mz
@fadumomohammed-pv9mz Жыл бұрын
Walaalow Gabar iyo eedadeed meher mawada qabto
@xaliimomohamed3677
@xaliimomohamed3677 Жыл бұрын
Asc c/casis riyali allaha ku sharfo wall qaali gawadha waxan dhihi laha edada waxba ha u sheegin e iskada lkn allah dambi dhaf weydiso hada u shektit edada laga yawa iney ku imaado murug kawen iyo dhiwato kale marka wixi dhacay wax qoran ayey ahayen haku mashulin sheydankana yuku was waasinin e dadana yeykadaremin isdaji illahey dambi dhaf waydiso hana u noqon markale
@naimoismail522
@naimoismail522 Жыл бұрын
Gabar iyo. Eedadee run. ah. nikaax ma wada qabto. waa xaaraan
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Waa shaydamad xarig mawada qabto gabar iyo eedaded
@kamalyusuf6211
@kamalyusuf6211 Жыл бұрын
Waa zinoo + gacaanaku dhiiglee +khiiyamo 😢😢😢
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Aad iyo aaf
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@user-pt6np5fi8y
@user-pt6np5fi8y Жыл бұрын
Asc. Walasheey. Astaqfaarta. Badi. Waa Dambi weeyn Guurka Sidaan oo kale. Cidna Hala wadaagin Alla Ha ku Asturo Amiin. Adeer kaas waa dabiile. G. Iyo Eda deed Isla Guursaday Subxaana laah
@kaahiyemohamed5096
@kaahiyemohamed5096 Жыл бұрын
Wuu ka soo xaaqay aaaaa Alla saan u naxay haduu ka fogeeyay muxuu ilmaha u dile maxayse iyadu uga raali noqotay
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 Жыл бұрын
Haa uu sheegto iillaahay naah haa uu toobadkeento.
@niciimaali4149
@niciimaali4149 Жыл бұрын
Aniga waa iga dardaaran waligin ha qiyamin qofka aad la Nooshahy ama waalid ha ahaado anba qof kalaba xumana ha uwurin
@aaminohussein6739
@aaminohussein6739 Жыл бұрын
Cabdi casiis mardabe hasheegin arrintaan allaha ku asturo adeerka jardiino weyn ayuu gabadhaas kaalay
@nusybamoha5740
@nusybamoha5740 Жыл бұрын
asc abdicazizi aad aya ku salm wllo qisa aad aye uu xaun badan tahye gabdhan mar kowd eda oo hoyo beese uu buxis aye qayante alle ha dooba geente eda cafis haka dalbto wllo ayadane alle ha baqado qalibga Allah ku qabjiyo
@maymunhersi2527
@maymunhersi2527 Жыл бұрын
Abaayo Tasbiixda badso markaad sexanYsid.danbiga na Allaah uga laabo 🙏
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Eedadu waa furmaysa marka gabadha lameheriyo sidaan umaqlay lakiin xaqiiq ahaan ma ogi. Subxanallah maxaa ugeyey ninkii edaded qabey xasbunallahi wanicmal wakiil dadow yaa la aaminaa umada ilaahay alla nimanku khiyano badanaa RABBiYOOW hana duleyin Aamiin yaa Rabbi. Usheeg eedadaa ama idil dheh ama icafi ninkaga ayaa ikhiyaamay oo i kufsan jirey sababtuna gabar iyo eedadeed la islama qabi karo mana ahayin guur dacad ah.
@ShukriSiman-vz1rc
@ShukriSiman-vz1rc 2 ай бұрын
Hatoobad keento qalbigeedana allaha subxaa nallaah 8:11
@fardosaabdi4975
@fardosaabdi4975 Жыл бұрын
Hada eedo haday shekandan daawato way fahmaysaa ina amusto kuficnayd alle latashato culimadana aad sihoosa ugushegto . Alle hakudanbidhaafo
@ibnubacays8063
@ibnubacays8063 Жыл бұрын
Ha guursato nin doonta shaqaynayse alleh danbi dhaaf ha waydisato edadeedna ha raali galiso shaydanba ka fa,idaystee
@user-iy9bp3wr7s
@user-iy9bp3wr7s Жыл бұрын
Gabar iyo eedaad nikaay lagu ma Kamin karo habaryartane waa sidoo kale
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Ninkaas qaa.inka ayaa tuugmo turuq ku sameeyay laakiin gabadha iyo eeddeeda hal mar kuma xirmaan haduu eedada furo ama ka dhimato ayey gabadha ku xirmeysaa sidaas darted kumaba xirna wuu ka sineystay wuxuu ka faa.iideysta yaraanta iyo aqoon yarida gabadha allah baryihii ha badiso qalbigana haka saarto ilaahay qalbiga ha u qaboojiyo
@gooabo-tb2pe
@gooabo-tb2pe Жыл бұрын
Ina lilahi wainaa ileyhi rajucuun
@xumeyraqaali
@xumeyraqaali Жыл бұрын
Gabdhaha diinta bara diin la’aanta dhibaatadaas ayeey leedahay aqoon hadeey quraanka ulahaan laheyd makudhaqaaqeen waxaas ilaaheey qalbiga haku dajiyo ilaaheey utowbad keen duceyso
@madinaali9925
@madinaali9925 Жыл бұрын
Gabadhas qalad Wayne ayeey sameysay lakiin waxan dhihilahay u sheeg wixi jiirah edada 😭😭
@habibofarah5901
@habibofarah5901 Жыл бұрын
😥😢Allha ku saqiro amuraha Allha uu laboo inbada ilahey waa dhafaa duubtaa Allha waa naxaris badane Allha haka quusan..
@missdeka
@missdeka Жыл бұрын
عن أبي هريرة - رضي الله عنه - قال: قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم -: "لا يجمع الرجل بين المرأة وعمتها، ولا بين المرأة وخالتها".
@asliahmed8232
@asliahmed8232 Жыл бұрын
Gabadhan waxaan leeyahay toobada waa furantahay laakiin waxaa si guur ma ahayn ee xaaraan baa ku dhacaday (sino). Ee alle denbi dhaaf waydiiso 😢😢
@ahmedmuhuyadin5406
@ahmedmuhuyadin5406 Жыл бұрын
Asc sxb qofkaan Eedadeed cafis ha ka dalbato qofkaan mida kale dad ha wadaan sidi adiga camal ee xaajada hagalaan si ee edada ay u cafiso gabadheeda madama ay aqoon daro u geysay arinka guurka ninka Adeerka ah ee qaladka xun sameyey ee hadana Ilmo calool galay dil u geystay
@hanaanmahamed8083
@hanaanmahamed8083 Жыл бұрын
Meherku maqabanayo gabadh iyo eedaded iyo gabadh iyo habaryarteed sas darteed wax mehera kama dhicin halkas ee wixinu wuxuu ahaa fisqi 2ilmaha aad soo xaqdayna waa danbi kale marka ilahay unoqo kana toobad keen ان الله اغفور الرحيم
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 2 ай бұрын
Waa arinmurugole subxaanalah
@fartuunabdirahman9129
@fartuunabdirahman9129 Жыл бұрын
Adkaarta badsi salaada badso soon Insha allaah waa dageeeysaaaa
@nawaafnawaafyare2109
@nawaafnawaafyare2109 Жыл бұрын
Subxanallaah edadeed i cafi haku dhahdo qurana issaar dheh
@farxiyomohamud8753
@farxiyomohamud8753 Жыл бұрын
Runtii waa xanuun arinta marka hore dadku diinta islaamka waa in aay fahmaan gabar iyo habar yarteed gabariyo eedadeed gabar iyo walaasheed nikaax mawadaagi karaan omanoqon karaan labo xaasoo lawada qabo maya marka ninkaa hadii uu isagoo taa og gabadha uuku qasbay inuu qudbasiro ku guur sado ogoow waa sino oo uu ubareeray ilmaha inuu kasoxaqana waxa ku kalifay sinadaa ee qabidi majirto marka ani ahaan gabadhaa waxaan kula talilahaa ineysan kaqarin eedadeed arinkaa allana ey utoobad keento waa qaain gogol xalaala xaaraan ku dhex wadee marna eedo yeey kala baqin wixii xaqiiqa iney lawadaagto
@hassanhirsi9823
@hassanhirsi9823 Жыл бұрын
Aadya aad. Dadkani wax diinta xaggeesa ka eegaya mabajiraan Yaab
@Reyxaan
@Reyxaan Жыл бұрын
Waa uu guursan karaa lkn hadii ay dhali laheed looma ogola inuu guursado
@mohaabdi9230
@mohaabdi9230 Жыл бұрын
Really inaad soo bandhigto qalad ayey ilatahay kaliya waxaa lagaa rabay inaad qoyska isu keento
@aniisohareed6958
@aniisohareed6958 Жыл бұрын
Gabar iyo eedadeed aabeheed la dhalatay hal mar leyslama guursan karo
@user-gh8ch6uh2v
@user-gh8ch6uh2v Жыл бұрын
Allahay hakacafiyo wll tankard hooyonka gabdha heesta ama hala furo ama haga dhinto ninbabka guursanayan haka fiirsadan aduunka dadka hada jira amaanka ku yards marka marka gabar ku joogto waana firida qofka noladha ku darsaneso
@xiska1official769
@xiska1official769 Жыл бұрын
Shiiqa isku mehriyay tiirka hala soo istaajiyo hala toogto😂😂😂😂😂
@xaawokiin7465
@xaawokiin7465 5 ай бұрын
Qalbiga alaha kuqabojiyo abayo
@xaredlecilmi4741
@xaredlecilmi4741 Жыл бұрын
Nikaaxaas majiro,furrin uma bàhna,cunugga laso xaaqay wa danbi kale oo wayn ilahay ha u towbad keento towba dhab ah baryaha allah habadiso xaalkedu wuu hagaagi doonaa insha allah
@sahramohamud9741
@sahramohamud9741 Жыл бұрын
Allaha caawiyo gabadha laakiin waa inay cafis waydiisataa eedadeed
@nimcoqaasaim1434
@nimcoqaasaim1434 Жыл бұрын
Subxaana laah ma ninkii hooyaded qabay ayay waxa kusamaysay sharafi dhimatay
@shukriali3911
@shukriali3911 Жыл бұрын
ASC Abdiaziz Marka hore Maamo Allaha Ku Barakeeyo Ku Xafido Dadaalka aad Ummada u heyso Allaha kugu Asturo kugu Caawino Adiga iyo Ehelkaga Marka labaad Gabadhaas Qiyaanry Albaab kale o ufuran majiro o aan aheyn in ASW ey u Toobad Keento Alle Wa Qufuraraxiim Cafis Haka dalbato Eedaedna wa qofta ey qiyantey I Caffi ha tirahdo Anagana waan u duceyneyna InshaAllah Wabillahi Towfiiq
@deeqoadam585
@deeqoadam585 Жыл бұрын
Subxaanallah horta yey u sheegin edada aydana allha cafiyo
@Ibna.Aadami
@Ibna.Aadami Жыл бұрын
Waa toobadkeen fiican. Allaha toobada hana waafajiyo.
@fatoumadeymanlareine2331
@fatoumadeymanlareine2331 Жыл бұрын
Subhallah Allah akbar
@saidoaligd7486
@saidoaligd7486 Жыл бұрын
Gabar iyo walaashed , eedaddeed iyo habayarteed lalamo guursan karo
@Reyxaan
@Reyxaan Жыл бұрын
Eedo aaba la dhalatay maaha
@saidoaligd7486
@saidoaligd7486 Жыл бұрын
@@Reyxaan sifiican u dhageyso wll eedo aabo ladhalatay waaye Allah na asturo
@xafsawacys4830
@xafsawacys4830 Жыл бұрын
Wa mida kowade ilaahy wa naxariis badan yahy hana ka quusan naxariistisa Mida labadana eedada usheeg inad khaladka samysay waxa laga yaba inad ku nafisto ayada cafiska wa dhankeda lkin Mar kasta aad qariso agaw qalbigu wu ku sii guban Adigna alle qalbiga haku qabojiyo
@dirieabdisalaan6060
@dirieabdisalaan6060 Жыл бұрын
Asc wlalshy waxaan leeyahy marka koowaad cafis ka dalbo eedadaa marka labaadna Tasbiixda badi iyo salliga nabiga scw
@alish4374
@alish4374 Жыл бұрын
Maba kuxiranto haduuba eedaded aabahed ladhakatay qabay!! Waa zineysatay iyada iyo dulligaas. Tankale arrintaas sharciga wuxu qabaa ineyan cidina usheegin oo Rabbina utowbadkeento!
@qaalibcabdilaahicabdiqaali2084
@qaalibcabdilaahicabdiqaali2084 Жыл бұрын
Alle u toobadkeen, edana u duceeearkasta salaad walba oo aad tukatid
@faayo19
@faayo19 Жыл бұрын
Waaba sameese haku laaban ninkaas lee ka fogoow waqti kadib waa iloobe
@madkheyr8013
@madkheyr8013 Жыл бұрын
Gabadhas waxan leyahay ededed yeysan lawadagin cidkale ilahay ha utobadkento istqfar iyo qur an habadiso
@88mahamed
@88mahamed Жыл бұрын
Ha is disho inta xariga qoorta ku xirto ha iska soo laad laadiso
@erdogan2030
@erdogan2030 Жыл бұрын
Meheer ma qabanayo gabadha ee illahay a uu toobaadkeento Iyo sido kale odayka
@urejimohamud8282
@urejimohamud8282 Жыл бұрын
Waa kiyaantey eededeed Allah baa ka abaal marinaaya.
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 11 ай бұрын
Subxaan allaah yaahuu dheh abaayo qalad ataad gashay Marka allaah weydiiso debemdhaf.2 hau sheegin Edadaa qiyaanadaada marnabo.3ilaahay u labo kacabso oo reerkaas ha isku dirin. Seexanwaaga waxaa weye wali meshii ataad rabtaa Marka abaayo illaali Edadaa qalbigeeda. Ninka Edadaa iska iloow isrtaqfaarta aqriso😮
@nasroabukar7487
@nasroabukar7487 Жыл бұрын
Subxanalaah Subxanalaah Subxanalaah
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Жыл бұрын
Mashallaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈🏻isooo boqda❤
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Жыл бұрын
Alle ha unoqoto oo afkeeda digriga Alle yuusan ka bixin salaadaha wakhtigeeda duko salaatu Leyl ku dar Alle haku waafajiyo kheyrka sheydaan baa adiga iyo adeerka idinka shaqeeystay.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
Allaha ha utobad keento cafi iyo caafimad ha weydiisato
@nasraahmed1706
@nasraahmed1706 Жыл бұрын
Waa arin aad uxun lk waxan way dheheen ee hada is daba qabo oo naftaada dabi kale iyo dhibaato haglin illahay waa qufuuru raxiim dabi kasta wuu dhaafaa illahay dabi dhaaf waydiiso qofka aan guurka xalaal ah soomarin 100 jeedal baa lagu dhuftaa markuu zinaysto hadiii ay dowlad iyo nidaam jiro hadaana taasu majirto asagaaba kadaran waayo waa nin guur xalaal ah soomaray dil baa kuwaajib ah walibana dhagax nafta looga qaadayo adigu waad roontahay ee illahay dabi dhaaf waydiiso tasbiixda iyo saliga nabiga csw badi salaatul layl tuko illahay barri inbadan alle u ooy inbadan illahay wuu jecelyahay adoomada markay dabiga galan usoo laabta shaydhaanku yuusan kuwaswaasin xaga alle ucarar gabadh iyo eedadeed run ah oo aabeheed ladhalatay in laysla guursan karo taas culimadaan kasugaynaa InshaAllah eedana ha usheegin intan aad bulshada lawadaagtay baa kugu filin waad ku nafisi Insha Allah
@sacdiyodiiriyeaxmed3144
@sacdiyodiiriyeaxmed3144 Жыл бұрын
Suxaana llaah waa khiyaano fowqalkhiyaano gabadhaanwaxay 🎉 samaysay allaah ha ka🎉 dhaafo eedoay khiyaantay nafteedna way khiyaantay naf na way dishay waxaa laga yaabaa in jali u geeyay ama amase ogaalba ay u samaysay si kastaba waa faa xi sho wa xaan dhihilahaa ha sii hafaafine illaahay u towbadkeen eedana cafis waydiiso
@hudakhadar3185
@hudakhadar3185 Жыл бұрын
Allh Dan bi dhaaf way diso wll allh waqafuururaxiim
@maryanmohamed5142
@maryanmohamed5142 Жыл бұрын
Asc wr wb a iga waxa aan kulatalinaa walaashey maqaldame waa ilaah. Ilaahey ha utoobadkeento towba wanaagsan hanabadiso astaqfaarta iyo saliga nabiga iyo tasbiixda ilaahey waakaqaadaa waxwalbo oodhiba intaas ayaan kulatalinaayaa.
@laylahussein2348
@laylahussein2348 Жыл бұрын
Asc anigu waxana kulatalinaya eedo usheega qofkan yun gabdhahad a ka kufasan wansetaxo
@maryamhassan4846
@maryamhassan4846 Жыл бұрын
Guur maaha waayo gabadh iyo eedadeed layslama qabi karo waa xaaraan maxaa idinka qaldan horta barta diinta acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim
@abdulhamidahmed1661
@abdulhamidahmed1661 Жыл бұрын
Kurbada Allaha ka feydo dambigana Allaha ka cafiyo edaded cafis ha weydisato cabsida ha iska dhafto ma qaldame wa illah😢
@istarlinabaadir168
@istarlinabaadir168 Жыл бұрын
cabdi casiis ilaah qeer haku siiyo insha alaah walaalkey aduun iyo aaqiro
@mohamedali-ou9vl
@mohamedali-ou9vl Жыл бұрын
Allaha qalbiga ha u qaboojiyo
@faaizaali4605
@faaizaali4605 Жыл бұрын
Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban runtii qof aduunkaan maanta joogaa wax walboo layaaba wuu arkayaa runtii walaashay maqaldame waa Allah laakiin dadku waa labo qof qof danbiga wuu galaa balze maxasuusto inuu danbi galay kamana doobad keeno Kan labaadna wuu galaa danbiga wuuna toobad keena hadaad qirsantahay inaad danbi gashay waa wax ilahy lagu mahadiyo sababtoo ilhay quraankiisa wuxuu kuyiri إن الله يحب التوابين ويحب المتطهرين ilhay waa jecelyhy kuwa toobad keena wuuna jecelyhy kuwa is daahiriya hadaan usoo laabto danbigaa runtii aad buu uwaynyhy lakiin ilahybaa kuu qadaray nikaaxu waa laba nooc 1 waa nikaax abadiya bi macnaa dad aanad waligaa guursan karin sida ,walaashaa,hooyadaa,edada,habaryarta, ilmahaaga ,ilmaha odaygaagu dhalay adeerkaa,abtigaa, qofkaad naaska wada nuugtaan oo isna walaalkaaga nikaaxasi waa abadi wax walba hadaad akhrido nikaax kuuma qabanayo 2waa nikaax muwaqita nikaaxan sabab ayaa kuu diidaysa inuu dhoco tusaale ninka qaba walshaa waa dumaashigaa sax isagoo walaashaa qabo maguursankartis lakiin haday walashaa kadhimato waad guursan kartaa waa nooc kamida guurka somaalidu ay uyiqanaan xigsiisanka gabadhaa xigsiisanbaa loo bixiyey sababtoo ah walasheeda kadhimatay ninka Walaashayeey horta ilahay hakuu danbi dhaafo maqaldame waa Allaha bini aadan daciifaynu nahay waynu qaldamaynaa waa laynagu qaldamayaa nolosha aduunkaaba saasa caqabad walboo kaa hortimaadana casharbaa laga qataa waxna waa laga bartaa is astuur ilahay xagiisana unoqo talo walaalnimo aan kusiinayo weeye aqoon kuuma lihi lakiin waxaan jeclahay gabar walboo somaaliyeed inay dadka uqurxoonaanto una asturaato Allaha kugarab galo ilahyna waxan kabaryayaa inuu kuu danbi dhaafo
@InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py
@InaabdulaahimaxamuudXuse-ty7py Жыл бұрын
Walaahi waa xanuun subxaanalaah alaha ugargaar lakiin ayada wax maka ogeed talow 😭
@khadraali9602
@khadraali9602 Жыл бұрын
Asc cadicasiis horta waxii dhilahaa wey dhaceen hadeytahey danbi ay ka gashey eedadeed iyo ilmihii ay iska ridey oo ah danbi waxaana kula talinlahaa Alla ha u noqoto oo danbidhaaf haweydisato tasbiidana ha badsato weydageysaa hadii alla yirahdo wixii dhacey qofna halawadaagin danbedhaafe waa Allaah isagana kugu filan sideedana hadii ay badsato tasbiixda gurbada alla ayaa qaado waala hubaa hadey tasbiixsato aduun kurbo aduun waa ka baxeysaa insha alla
@sowdamohamod7595
@sowdamohamod7595 Жыл бұрын
Tan oo kale qudbo siro lama yiraahdo number one gabar iyo eedadeed lama kulmin karo labo waaba qaatileen oo ilmihii bey dileen qiyaano qoys wey sameeyeen ee abdi aziizow culumada weydii .
@halimoelmi5196
@halimoelmi5196 Жыл бұрын
Walaasheen yay ka quusan raxmada Alle hana toobad keento
@macowkhalif7724
@macowkhalif7724 Жыл бұрын
Zina ayaay ku dhacday ee Allah ha u toowba keento
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 Жыл бұрын
Aniga gabar eedo ii ah ayaa iiga sheekaysay ninka eedadeed qabay inuu usoo ban dhigay guur waana xiligii soomaaliya nabada ahayid waxay tiri waa diday waana kaxanaqay waana kagostay adeer nimadii aan ku xush mayin jirey xataa wiil uu adeer u ahaa oo is gursan lahayin waa nacay ayay tiri guurkii wiilkana sidaas ayaan ku kansalay ayay ii shegtay waa kuwas gabdhihii ore ee soomaaliyed gabadhan anka shekeyey hada maraykan ayey jogta iyadoo reer balaran oo ceebla aanah ayisata RABBI siday eedadeed ugu dhowurtay reerkedi iyadana ha ugu dhowuro reerkeda Aamiin yaa Rabbi.
@ahmett5835
@ahmett5835 Жыл бұрын
Ben iyo baranbuggada wada
@rahma-wo5gl
@rahma-wo5gl Жыл бұрын
Alaxamdulilaah hatiraahdo hadii markii ilmaha lasoo xaaqaayay eyna dhiman dhiig bixin eedadeena waligeed yeynan usheegin si xanuunka maamada ugudhicin ayadna kaligeed haku ekaado alaah bari istiqfaar saliga badi😊
@UbaxMaxamed-ff2fd
@UbaxMaxamed-ff2fd 11 ай бұрын
Alla ilahow haygukeenin
@user-se5fj4mq4s
@user-se5fj4mq4s Жыл бұрын
c.caziiz sxb wlhi gabarta waaa rafaaday lkn aniga waxaan talo kusiinaaa 1.ilaahay ha usoo laabato towbo sx ah oo shuruudeeda wadato 2.adkaaarta sabaaxa iyo masaa,a inay jookteeso walibo is tiqfaaarta quraanka neh sifiican ha u aqriso inshaalh.
@sahromohamed194
@sahromohamed194 Жыл бұрын
Asc wllo talo waa tii rabi ma gafane waa alle bili adam khalad waa ka dhici karaa gabadhaa awalna shaydàanba ka sha qeeyey hadana shaydaankiiba xusuusinaya waxay samaysay walashay waxaan leeyahy illahy haysu dhiibto istiqfaar badan oo niyada hala timaado illahy habarido saladaha wakhtigeda ha tukato markasto oo shaydan ku xususiyana ha cowdibilaysato bili adam danbana yey usheegin ilaahed haw sheegato dhibka haysta wixii diin ubahan howla tagto culimo lkn familka sheekada inay usheegto yey ku dagdagin 😢😢 ilaa sabab timaado loo fursan waayo illahy qalbiga how qabooojo casharna haka barato wixii soo maray
@user-gb1tn3cn2b
@user-gb1tn3cn2b Жыл бұрын
Sax sheydanka wa cadow asagaa waswaas iyo cabsi iyo hurda laaan kuriday waxaa kaadag istiqfaarta kumanaan ka aqriso Allah dambi dhaaf weydisato suuratul baqara joogteey
@batulamursal4069
@batulamursal4069 Жыл бұрын
Ma bannaana guurka gabar iyo eeddadeed ama habaryarteed, dilka ilmaha caloosha ku jirana waa dambigii dilka ee dhiigga muslim, gabadhaas dembi dhaaf ha waydiisato Allihii khalqay, ninka ficilkaaa kula kacayna dembi dhaaf ha waydiisto Alle
@user-ee9hd3fb2p
@user-ee9hd3fb2p 8 ай бұрын
Substantial na laah
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 Жыл бұрын
Subxanallaah nimanku dhagar badanaa gbr an walidkeed ogayn bay rabaan inay reerkadhigtaaan
@cabdiraxmaan7472
@cabdiraxmaan7472 Жыл бұрын
Nimankoo dhan maaha ee waa dhaqanka reer koonfurka qudbasirku
@user-cy6hx3hc4t
@user-cy6hx3hc4t Жыл бұрын
Abayo ha u shegin blz
@kiinnuur6605
@kiinnuur6605 Жыл бұрын
ninka eeda qabaa xalal uma aha meherna uma hayo waa waa gogoldhaa iyo imaan la aan
@Madina-mg6qm
@Madina-mg6qm Жыл бұрын
Horta way ku qaldantahay inay ilmo xalaala iska soo riday eedadana way ka furantay marku iyada guursaday
@somcana
@somcana Жыл бұрын
Asaaa leh qaladka
socdaalkaygii ceerigaabo - Magaalo aan weligeed la Gaboobin  || erigavo city
11:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 32 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 6 МЛН
Musalsalka 3 DOOB Xalqada 13-aad
25:14
Astaan
Рет қаралды 196 М.
Isfahanka lamaanaha Hibo
10:05
JOHARI TUBE
Рет қаралды 78 М.
FILO PART 92
29:42
Abukar Mahdi
Рет қаралды 409 М.
Sidee isku Guursaden Gabar & Abtiged ayaga ka shekaynaya😭
13:07
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН