Carurteeda ayay magaca aabaha iyo Qabiilka ka badashay si aargoosi ah hada qaab loo nikaaxo malahan

  Рет қаралды 99,302

Illintir

Illintir

Жыл бұрын

#Qiso #Qalbitaabat

Пікірлер: 264
@alisheikhey6628
@alisheikhey6628 Жыл бұрын
Way khaldan tahy inantan 100% miyay iloobday xadiiskii nabi Mohamed SWC كلنا خطاءؤن وخير الخطائين التوابون
@fadumojama5716
@fadumojama5716 Жыл бұрын
❤️💙Woow runtii waa mucjiso in aabe diido ilmihiisa isagoo gabadha ku xumaynaya. Abaayo Caruurteeda u raadi aabohood . Isagaana ku baday arintaa. Iska Cafi ilmaha darood raadina ninkan.
@shukrishukri7751
@shukrishukri7751 Жыл бұрын
Abaayo waxaas iska ilow,oo ilma aha dartoot ku cafi oo bar ehelkooda waa,dareemi kaa,raa hooyo kaliya ayaa korsato ilmaheeda,❤❤❤❤
@Mojaaamac
@Mojaaamac Жыл бұрын
Waa Somali Muslim qabiil uma baahna .
@illintir
@illintir Жыл бұрын
Fadlan la taliya oo halkaan ugu soo qora Mahasanidiin 🎉❤
@Liiloowe
@Liiloowe Жыл бұрын
Gabadha somaali ineey tahay mala hubaa? Weydii qabiilkeeda.
@lulali6059
@lulali6059 Жыл бұрын
AsalamuAleykum cabdicasis really walaalkey. Gabadhaas ilaa hada ma aysan sheegin aabahii magaciisa iyo qabiilkiisa, maadama ay labadooda ba qalalad qalad ku sax ay sameeyeen oo aysan fiirinin caruurta ka dhaxeeysa mustaq balkooda iyo aayatiinkooda danbe, sida aad sheegtey oo aad dhahdey waxaa laga yaabaa ineey isguursadaan ciyaalka aabahood dhalay. Ok gabadha ama hooyada soo hadshey ee qisadeeda ka sheekeysey, ilaa hada ay qisadeeda ka sheekeyneyso qalad ayey wali sii galeeysaa oo ma ay sheegeyso aabaha caruurteeda dhalay magaciisa dhabta ah oo ay ka badashey caruurta. Wali qatarteeda ayey leedahay ineeysan isa saxeeynin caruurteeda na ay wali isku maleeyan familo kale. Marka gabadha waxaa naga gaarsiisaa anigoo u hadlaayo dhamaan bahda ilintir fiirsadayaasha ah ee kugu xeran in gabdhaas ama hooyadaas caruurteeda ay u sheekto dadkooda, ama ilinti tv ga cabdicasis really ineey ku soo laabato oo ay hadana ka sheegtaa, aabah caruurteeda dhalay magaciisa sadexaan iyo qabiilkiisa. Number koow: waxaa laga yaabaa inuu aabahaas raadinooyo. Caruurtiisa oo uu wali ka qoomameeynooyo qaladkiisa. Marka hooyada iyadaa Hooyo ahee, ineey iska hilmaanto ama caruurteeda dartooda wax un ugu sheegto aabahaas please. Waa sidaan oo kale markii lagu dhahaayo waxaa taqaano guurso waxaa taqaaneey dhalaanee. Markaa caruur dhasho iska iloow reer hebel, iyo ninkaas oo reer hebel ayaa I xumeeyey aniga caruurtiisa ayaa ka caarantimeeynaa, ma ogtihiin in caruurtiina qalbi jab ku dhacaayo markaa ku lifaaqdiiin qabiilka aad labadiina ka soo kala jeedaan. Caruurta qalad malahan ee labada quf isguursanaayan iyagoo ka fiirsanin qabiiladooda ama hadii xitaa dhibaato dhacdo oo ilmo joogaan sida ay caruurtooda isla korsan lahaayeen dad aanan ka hadlin ayeynu nahay Hadii somali nu nahay. War intaadan isguursanin iska fiirsada oo qufwaliba deegaankiisa ha guirsadeen, Maya sooma ahan, then caruurta u nasteexeeya oo caruurtiina ka fikira. Nabar labo: waxaa laga yaabaa aabahaasi inuusan aduunka ku nooleen oo uu hooyada magaceeda iyo caruurtiisa magacyadooda inuu dadkiisa u sheegey oo aysan soo raadinin, lakin hadii magacaas aabaha ay ka badashey Hadii ay sheegto iyo qabiilkiisa in caruurtaas ay dhashey dadkooda ay si sax ah igu aftirsadaan ineey helaan. Waa iga talo, hooyadaas caruurteeda meel ay aftirsiisno ku laheyn yeeysan badin. Ha u sheegto caruurta iyagaa raadsanaayan dadkooda, ama hooyada ha soo raadiso familkis Hadii ay iyada meel ku ogtahay, ama illintir mar labaad ha soo imaado oo haka baafiso inshaallah waa la helayaa. Sedex: hadii ay caruurteeda u sheegiweeyso dadkooda oo ay ku adkeeysato dadkeey u sheegtey ineey meeshaas ka soo jeedaan, koleey qabiilkasto magacyadooda magaca qabiilkooda ayuu dhex galayaa, waa na lagu fahmi doonaa, ee inteey goori goor tahay oo caruurteeda ka xumaanin oo aysan isdhihin hooyadeenn aabo la, aan ayey na dhashey oo caruurtada kaa xumaanin ha u sheegto , waa iga talo. Hooyadan iyada ayaa xalin karto qaladkeeda Wasalaamucaleykum. Allah toowfiiqda Allaha u waafajiyo.
@maryamabdallah3904
@maryamabdallah3904 11 ай бұрын
​@@luulcali-tf1fwsubxan laahi Waa yaab aduun odayaasha soomaali baa qaadka leh alaha NA asturo
@fadumohassan6511
@fadumohassan6511 11 ай бұрын
See buu ugu bahaan yahay iin eey isaaga garaab istagan haadii uu iin kiiro oo dayacay maarkii eey yaraayeen
@osmansharif9607
@osmansharif9607 Жыл бұрын
caruurta wax dembi ah malaha , mana fiicneeyn in aad macacooda iyo kan aabaha ka bedesho, waxaan ku dhihi lahaa wiilasha si sax ah ugu sheeg macagooda iyo kan aabahooda iyo qabiilka ka dhasheen iyo meesha ay degaan. weliba hadii aad helikarto adeeradooda isbar. waxii toowfiiq ahna allaah ku waafijiyo.
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 11 ай бұрын
Sharciga wa xaraam
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Walaal mcn ilaahay hakuu dhaafo ciyaalka ayagaa kuu abaal gudi Balse magaca aabahood kusoo celi asagaa khasaare iyo calool xumo ku dambeynaysaa
@asliimuur5024
@asliimuur5024 Жыл бұрын
WAA danbawday si daacad ah baa looga bahnaa in ilmaha u sheegto ayaa laga rabay cabdicasiis waa runtii waa qaldantay gabadhaa asagana waa qaldamay allah ha u soo naqdaan
@fardowsaabdulle9001
@fardowsaabdulle9001 Жыл бұрын
Sidaugu fudud wa ilmahaan dadkoodi inlooradiyo ilmaha dadkodi waxanuun👍🌹🌹♥️♥️♥️💚
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Subxanallah, haduu xumaaday caruurtaada inaad magac kale ku qorto ma ahayn
@bushraaxmedcismaan2779
@bushraaxmedcismaan2779 Жыл бұрын
Walaashiis Caruurtaada u hiili sidii ay nolosha u sii wadan lahaayeen.Haddii kale xanuun maskaxeed baaa ku dhacaya ee ilaahay u toobad keen.Quraanka inaan qof aan aabahaa ahayn aad ugu yeedho waa khalad
@sacdiyafarah5746
@sacdiyafarah5746 Жыл бұрын
Waa dhib, laakiin anigu waxaan dhihi lahaa Hala socoto caruurteeda cida ay guursatay doonaan, Hana u sheegto magacoosa iyo qabiilkooda meel nafu gaareyso lama oga. Hadey maanta dhimato oo tii alle kutimaado caruurtu waxey guursan karaan walaalahood. Iyadan waa I danbi. Towfiiqda allaha nawaafajiyo dhamaanteen.
@sahraluul5339
@sahraluul5339 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabi
@Maxamadjanan-ux2nl
@Maxamadjanan-ux2nl 11 ай бұрын
AMEEN YAH RABBI ALLOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 SCW ❤️ SCW ❤️
@abuubakarofficial8762
@abuubakarofficial8762 Жыл бұрын
قال الله تعالى أدعوهم لآبائهم هو أقسط عندالله
@ayanabdirahman
@ayanabdirahman Жыл бұрын
Abdiazizow ciday u dhashay qabiilkooda ha sheegto si at arintaan wax uga qabtaan Iyo ninkii dhalay magaciisa oo sadexan si aan caruurtas u badbaadino in aan aniga edo u ahay ayaa laga yaabaa somalida kale ama edo ama adeer ayay noqonkaan ee soo gudbi qabiilkiisa afkaas ayan naqaan hadaan somali nahay adigana aad baan kuugu mahadcineynaa hadaan nahay bulshada somaliyeed ee ku fiirsata Thanks a lot 🎉🎉🎉🎉🎉
@sumayayusuf4478
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
Wa hawiye abayo wxy tiri xamar ayee degan teda kle ayada waay taqana ilmaha aftiriskoda iyo mesha ay kaso jedaan kaliya wa iney ayada ilmaheda runta u shegta
@sahraluul5339
@sahraluul5339 Жыл бұрын
Xamar malaayiin qabiil ayaa degen iyaduna kuma dhihin waa hawiye marka wax hubso wuxuu yahayba qof wanaagsan maahan
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 Жыл бұрын
@@sahraluul5339 wlhi waxuu rabo ha ahado wll ayada xun xaqiiq qufka wanagsan aad iyo aad ayu sumcadisa uu dhowra waxa lo fogeyey aya mesha tal waa nin rag nin rag waa kii tashta ee ma tiranyoda naag xun wala jara wuna wanajiyey hadu carurta ka reban markii ay kentay marka qaladkey gashay iyada taqan alle haka baqdo carurtas yey cuqubo ka galin ee inta ay noshahay ubaadkas ha ushegto abtirka abahod iyo qabiilka meshey asal ahan daganyihiin wlhi xita maku fakariin xage lagu so jira wlhi waa xanunkii ondawo laheyn shiiq maxaa laga weydinaya wey qaldantahay wlhi diinta ma ogolo in magaca abah la badalo allaha samaxo wlshas
@abdirisakdirie3124
@abdirisakdirie3124 Жыл бұрын
​@@sahraluul5339 Gabadhu waxay Tiri NINKU Maaha reer Muqdisho, waxay kaloo Tiri ILMA adeeradii iyo ilama eedadii Puntland bay joogaan oo waa kuwii la Hadlayay isaga Hadana waxay leedahay Maaha reer Puntland lahjadeedu waxay u ekayd reer Puntland anigu waan Ku wareeray sheekadan
@ardasaid1562
@ardasaid1562 Жыл бұрын
Walaal intaad nooshay caruurtaada runta u sheeg iyo siday wax u dheceen dadkoodana bar ilaahayna ha kuu fududeeyo
@fertunali1007
@fertunali1007 Жыл бұрын
Niman badan ayaa jira oo hadaladas iska dhaha dhibkan iyo kuwo kadaran ayaana ku dhaca ilmaha ilaahey haka jaaseyo
@umuaisha6859
@umuaisha6859 Жыл бұрын
Asgu qalad weyn Buu galay oo inuu inkiro caruurtiisa wuu ku qaldana reerkisana wey qaldameen adigana inaa magaca ka badashid ma.aheynn oof ilmaha qalad ka gashid war soomaaliyey ilmihii wey idin ku dhib qabtaan war ilmaha alle uga baqa masuuliyada barta waxaa ayey hasta guursanina oo hasta dhalinae subxaana allh
@fadumo2199
@fadumo2199 Жыл бұрын
❤❤❤Waxan aragnaa maalin kasta dad ooyaya aabo la,aan walaashaana iyada oo ilmaheeda aabo walaalo ilma abti ilmo adeer eedooyin ayeeyal iyo kuwa kale inaad ka tuurto waa tofiiqxumo illahay u soo noqo ilmahagana cafis weydiiso la raadi ehelkoodii siaysan dadku u dhihin aaway qabiilkiinii narkay guurka gaaraan oo aysan u ooyin sida dadka cabdicasiis uyimaado maalin kasta wabillahi towfiiq.
@barashadahigaaddaiyotajwiidka
@barashadahigaaddaiyotajwiidka Жыл бұрын
Subxaanallaah Waa dhib iyo culays abaayo Iskaga sabar ilmahaagay udarantahaye dadkooda bar Hana raadsadaan Khaladkana dib usax Sikastoo ninka kuugu xumaadayna asagoo saa uxun ilmuhu kama maarmayaan ciddooda
@fatmaahmed6614
@fatmaahmed6614 Жыл бұрын
Walaaley ilmaha runta u sheeg ogowna magaca faalsada ah hadhoow nikaax ma ansaxaayo hadey gaaran waqtiga guurka ogoow ineey halisteeda leedahay Allaah u towbad keen waa غفور رحيم
@qalanjaquruxu5966
@qalanjaquruxu5966 Жыл бұрын
Subxanallah walahi wa xanunbadantahay arinkan iskasamir abaayo Oiskacafi ilmaahgane usheg abahod iyo qabilkoda iyo meysheykasojedan wayo waxa lanoqonayo maOgid wanakugudanbi xag Allah qeerka Allah hanawafajiyo insha Allah
@yasminmaxamed5504
@yasminmaxamed5504 11 ай бұрын
Walal taleefankaaga soo qor fadlan gabar ayaa qiso kula wadaagi lahayd
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 Жыл бұрын
walahay adigoo odhan baan ka fekeray waxay guursan karan walalkood ama walashood waa xaqiiq sabbta ilahay u diiday in ilamah aber kale loogu yeedho ciyaar maha ilahay ogola lakiin rag badan oo somalia wa u qalaman in laga bedelo amar ilahaybase meesha yaala dadkan galada wa bedelan ka dibna aad bay udhacda inay is guursadan dad walalo ah ama family ah sabbtoo ah wa lag qariyay magaci ama ilmo marki hore la tuuray somalida caruuurta ay tuuran oo kale way guursadan yaa og inay walalkooda ama walaashood guursaden ilahay ha laga baqo ninkana isaga dafiray ilmihiisa diinta waxay ka tidhi ka diiday waa in la sheegaa hadu walnayn ninka miyir qabay sidas na yidhi
@abdirahmanabdiqaadir1331
@abdirahmanabdiqaadir1331 Жыл бұрын
Walaaley illaah ka baq cruurta runta usheeg
@DaahirMacalin-qy5kc
@DaahirMacalin-qy5kc Жыл бұрын
W/h Raga waxaa ku jira kuwa nacasiin ah. Haddii xaaskiisa kala tageen. Muxuu ilmaha uu dhalay qalad uga galayaa. Ninkaasi qalad ayuu galaye. Alle ha u tawbad keenoo carruurtiisa yuusan inkirin. Mida kale gabadhani waa inay carruurta runta u sheegtaa. Aabahood cida uu yahay. Ama haraad sadeen ama hayska daayeen kolay hada way koreene. Alle hasoo hannnuuniyo.
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 6 ай бұрын
Waxaan arkay niman naago shukaansanayo oo inkira ilmihii ey hore u dhaleen. Waa caqliga xumada ku soo korortay Somalida dagaalka sokeeye ka dib.
@Hasnktal
@Hasnktal Жыл бұрын
Gabadhan waxaan leeyahay adduunyoqiimo malaha caruurtaas haday geeri kugu timaado ilaahay ayaa og RUUXkasta xiliguu dhiman samir oo usheeg aabahood iyo qabiilkooda ,
@raxmogulied4930
@raxmogulied4930 Жыл бұрын
Asiga kas aabo maha subxanallah caruurtisa uinkiray
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Waa qalad weyn.
@najmomaxamed9156
@najmomaxamed9156 Жыл бұрын
Waa dhibaato weyn
@sadiikhassan2456
@sadiikhassan2456 11 ай бұрын
Waa ilaah madiid ada wa noshahay hada sax qalad kaga kadib ala wa gafuru raxiim
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Жыл бұрын
Isma dhaanto iyo dhashood. Ninku wuu khaldamay iyaduna wey dumarowday. Khalad ayey khalad ku saxday.
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Waa Diin la’aan Sababtuna Ma’ahan inaad Qofka Isasiiso, Jaceelku wuudhamaadaa, Teedakale Xaduuda Allah Ma-ahan in lagagudbo, Walahi Waan Nacay Guurka Somalida , Dadku Wuukalategikaraa laakin In Xumaan Lagubedelo oo Caruurta Madaxooda lagudheelo Dhibxun baa lagadhaxlayaa, Teedakale Caruurta Waa Ubax Sookorayo Ma-ahan in Maskaxdooda Lawareeriyo.
@user-ew3yz7sb5c
@user-ew3yz7sb5c Жыл бұрын
Ascww c casiis. Abaryar aad baan kuu salaamayaa ala haku xafido yaa rabi. Ani waxaan. Kaala soo hadlayaa. Yaman. Magacaygana. Waa. Shamis. Waxaan kuu sheegayaa. Qisadan yaman aad bay ugu badan tahay calaa bitaaqo daradeed. Ee ala hasoo hadeeyo. Adna aloow ku xafid. Aad baan kuula socdaa dadaalkaada badan
@ikramabdirizak6087
@ikramabdirizak6087 Жыл бұрын
Wlhi waa yaab somaliduu waa dad hun oo lafta kaxun qof wuuxuman karaa lkn reerka dhan sidee ku qaten nin ilmihisii inkiraya in ay ku racan wlhi kasi haduu walalkey ahan lahaa sida uu caruurtisa u inkiray baa u inkirilahaa
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Sax somalidu dulmiga bay ka helaan. Nin caruurtiisi in kiray yuu wax tarayaaa.. Maalinta uu il muhu kuubaahanyahy hadaaa cidlo uga dhaqaaqdo Hadhoowi ha raadsan..
@Isse-Farah
@Isse-Farah Жыл бұрын
Khilaaf Adag ayuu umuuqdaa kani ninkaasna waxa ku kallifay go'aankaas Ma sahlana. Labadooba waa dambaabeen ee ilaaaheey haka baqeen gaar ahaan gabadha waxa ay sii dulmisay ilmaheeda, hadana runtii ha u sheegto asagana inuu usoo laabto ayaan rajeynayaa.
@janteofficial
@janteofficial Жыл бұрын
istaaq furullaah Waxaan kula talinlahaa walaasheen ineey iska sabarto oo ay ku daysanin ilmaheedane ay Barto dad kooda Eebana ay barida
@naimamahamaud5622
@naimamahamaud5622 Жыл бұрын
Waa yaab kaas nin fayoow mahan ee ilmaha runta u sheeg please 😢😢😢😢😢 acku ninkaas 😢
@abdirahmanmoalim5562
@abdirahmanmoalim5562 5 ай бұрын
Innaa lillaah wa innaa ileyhi raajicuun Wlhi waa arin xanuun badan
@FartuunMaxamed-bs6ch
@FartuunMaxamed-bs6ch Жыл бұрын
Abayo ilmaha dartoda yanan laguna cadaabin fadaln ilmaha usheg ehelkoda iyo abohod magicisa iyo oyaga magcyadoda dhibka korintoti adiga wad usoo sabartay wad korisay lakin dhibka ugu weeyn ee ilmaha hadhow Mari donan waxa waye wacala tihin ladhihi doona adigana waad dhiman karta nafta adiga malahid allah aya iskaleh abahod asiga aba aduun aqiro libaneyn adiba arakan run yahay maxayelay nimacdi ilahay siyay ayuu inkiray qalad qalad laguma saxo allah utobad keen ubadkadna cafsi weydiso runtana usheeg
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 11 ай бұрын
Dhibka waxaa uu ku dhacay caruurta. Ilaahay Farad kheyr qabo ha waafajiyo..
@user-lo8wy3pz4r
@user-lo8wy3pz4r 11 ай бұрын
Aamiin
@AVIATION_ORGINAL
@AVIATION_ORGINAL Жыл бұрын
Usheek wad dhiman karta wllshey
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Labadiinuba isma dhaantiin , waliba way isla saxsantahay caruurtaada dulmi baad ka gashay
@Marianmoha
@Marianmoha Жыл бұрын
Ma qaldame waa Allah subxanahu watacaalaa. Maamadada way qaldantay ادعوهم لآبائهم هو أقسط عند الله Hadii aabaha qaldamay waxaa fiicneyd ayaddana inay iska sabarto ee ilmaheyda nasabkooda iyo aayahooda danbe ilaaloso. Any way hada waxaa u furan in ilmaha xaqiida u sheegto eena iska cafiyo ayagana usheegto inay iska cafiyaan aabahood. aduunka waa in yar aan calool samaan kuwadda noolaano
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
Subaxana alah waa jahil nimo ween lakin caruurta ineey saas yeesha ma ahan
@sahradiriye7241
@sahradiriye7241 Жыл бұрын
Ushe abyo mcn ciidna ilmha
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Ilaahay qalbiga hakuu adkeeyo Ka roonow haduu kuwo kale dhalay waxay ku noqon caasie kadib wuxuu mudan kuwaaga
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
mar hadaad ilmahaagii soo kaxaysatay waad fiicantahay
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Waa ay kusaxsantahy in magac iyo qabiilba kabadasho Magac iyo qabiil waxba mataro Ee waxaa wax tara qofkii markaa yartahy ku koriya ayaa wax tara..
@kiinhaji9102
@kiinhaji9102 Жыл бұрын
Wakaxu mahay walahi inakaronade aheed ehata lafadhiso sidagan ukusheg ilmaha makacoda iyo qawil goda abahod sacan wokasha lahoya umaleha allow abahas ilmahisa bartisa samo soxiji
@shaaficiosmaan4716
@shaaficiosmaan4716 Жыл бұрын
Waa Halis wlhi arinkaan Labadiinuba waa Khaldantihiin 😢
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 11 ай бұрын
waa abaal kiisii balse gabadha marhaday ilmaheedii wadato waa fariid
@user-sk5wx8gk9x
@user-sk5wx8gk9x Жыл бұрын
Waxaal hadii aay ayaan qabiilkiisa macaga ciisoo sadaxsn waliba toolada aay dad kiisu dagan yihiin wixii qalad dhacay dib waalag sixi karaa waxaan soo gala ah aniga iyo dadka daawa naayo ineey dad isku xigaan uoo aan garan balse waa in la helaa maga ciisoo afaran qabiilkiisa dagaan oow ka soo jeedo in sha Allaah mustaq balka caruuta waa la bad baadin karaa
@sucdiali2700
@sucdiali2700 11 ай бұрын
Abaayo mcn hakudayanin karoonoow oo ilaaheey kacabso caruurtana runta usheeg oo abahood usheeg iyo dadkoodaba
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
marka lagu leyahy nin lama guursadeh qabila la gursada wa sidaas hady rergaas cid fican lahan lahayen waxaas dhiba ilmahaas maysan maren alxm gabdhana hadyba ayado nool ay garaty khaldkeda wa mahad allah ilahy danbi dhaaf weydiso
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 11 ай бұрын
Adigana qalad baad qalad ku saxday asagana waalid ceshtaa ma lahan adigana waalidka Iyo walaalaha Weey kugu raaceen hada maad xalkii raadineysa Caruurtina waad dhawacdeen Subxanallah calool xumo badanaa 😢😢😢😢😢
@zeinabahmed8959
@zeinabahmed8959 Жыл бұрын
Subxaana Allah
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Inantu. iyadaa itoobiyaana walaal haduu isagu danbaabay adiguna waad danbaabtay caruurtaadana wax xun ayaad u samaysay intaad nooshahay caruurta nasabkooda si degdega ubar qabiilkooda inaad bartid ayaa muhiim u ah korintoodii iyo tacabkaagii waa qasaare hadaadan cidii dhashay aadan barin
@ikraanali9666
@ikraanali9666 Жыл бұрын
Wey saxan tahay gabadha waa hooyo cilotay lkn iska bar ilmahaga Ehelkoda ado firinayo Dintena ❤
@fartunabdullahi9804
@fartunabdullahi9804 Жыл бұрын
So sad 😢😢😢😢😢
@igalsamiirahussain9508
@igalsamiirahussain9508 Жыл бұрын
Cawo waxan qoro ma aqan Caro darted wlshas waxan dhihi lahay allaha kusamaxo dumarka nocas walaga duceysta asaga tu turay adiga kasii xanun badnay meshas uma maleynayo in carurtosan ku heysid asne alle kama dhigo ku labadas un ku goay😢😢😢waa xanun uu bahan wacyo gilin balaran u bahan qalad tii ugu xumeyd on arko markii labad waa gubtay😢😢familkas allow aan noqan oo wiilka😢😢
@mamofarankaofficial
@mamofarankaofficial Жыл бұрын
Anigoo aan sheekha aheen baa kuu jawaabaay ma badali karatid nasabiyadooda xaaraan waaye
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Жыл бұрын
Wll qaali ani ayey arintan i haysataa😢😢😢😢😢😢
@sharmarkegeedi216
@sharmarkegeedi216 Жыл бұрын
Asc wr wb Waa Arina layaab leh
@drfarxiyo8737
@drfarxiyo8737 Жыл бұрын
Waa qiso cajiib ah
@sharmageedi5905
@sharmageedi5905 Жыл бұрын
Lkn waa qiso cajiib ah wllo
@munoqali826
@munoqali826 Жыл бұрын
Carurta usheeg walal
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Waxad dhihi lahayd waa igu inkiray kadib waa laguu tix galin lahaa sister
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Inkirkuba waa ka ay ka baxsanayso
@suleimanmuseabdirahman2849
@suleimanmuseabdirahman2849 Жыл бұрын
SubxaanallaahWalaahi waa qiso nanuun badan ilaahna halaga cabsado hadda waxaa dhibaateysan ilmaha
@khadijac9841
@khadijac9841 Жыл бұрын
Subxaanallah Subxaanallah 🤔🤔🤔
@duniaguleed9276
@duniaguleed9276 Жыл бұрын
gabadhaan qalad ayay samaysay caruurtA ayaa dhibaataysay ninkaan xun ilaah ayaa gaaga araayo caruurtada u daneey
@luuldeggan2636
@luuldeggan2636 Жыл бұрын
Aabaha caruurtiisa xalaasha ah yeey isheeggaan ma dhalliin wlhi waa xanuun midda labaad abaayo ma aheeyn innaad magaca aabahood kabedesho waxaa ficaan ma ah magac aanjiriin innaad aabe ugga dhigto ma ahaayn caruurtu kuma xumeeyn iyaaga iyo adigaaba wuu ini dulmiyeey balse innaad illaahaay ku reebtaay ahaayd aadan caruurtaa yar yar dulmiyiin illaahaay cafis weeydiiso caruurtaanna caafis weeydiiso wixii dhacaay aad waxaas innaad sameeysonna kugu kalifaay u.sheeg caruurta cafisna weeydiiso iyaagga iyo illaahaay
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 11 ай бұрын
In ay run sheegayso ya of dhinaci kale ya wareestay
@omaamir1444
@omaamir1444 Жыл бұрын
Gabadhan waxaan leeyahey sabar jamiil ilmahaga madama ay weynaadeen u sheeg ilmahaga aabahood iyo dhibka u ku bidey sabab tahey inaad saas sameyso saas ay tahey asagoo saas dhahey ayuu bari nii soo badan doono karoonaaw sabar muuji ilmahaga runta usheeg aduunyadan leyma siin waad dhiman kartaa ilmahaga runta usheeg gabadhaada lama mehrin karo magaca aabahood oo sax aheyn
@saynabmoalem3098
@saynabmoalem3098 Жыл бұрын
Gabadhaan waa raxsween waaye luuqadeeda aa ka gartay xaragka x ee ugu dhawaaqee h
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms Жыл бұрын
Magac siduu .ugu ogaana mabacdhslin owba dhahee teeda kale markii muqdisho aadey ilmaha iney wadatey iyo in kzle maysan sheegin ilmo aan la.arkin sidee Biil loogu siin lahaay waa sheeko 1 dhinac ah koley
@Qabooje
@Qabooje 10 ай бұрын
Subxaan waa qolo qariban kuwa aad u gashay,calafku waa meeshiisa laakiin waligaa dad aad deegaan la wadaagtid ama deegaanka aad kasoo jeedo ood wadaag la ah baa llaga guursadaa khaladka dhan halkaa ayuu kasoo bilaabmay,Haddaad deegaan la wadaagi lahayd ugu yaraan labada faamil baa arinta xalin lahaa.
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
A dhan majidho way leedhahy hadana way garmajyn
@ismaailibrahim4165
@ismaailibrahim4165 Ай бұрын
Cabdicasiis tan waa xalisantahay maadaama ay sheegtay arinta
@AminaMohan-uo2ru
@AminaMohan-uo2ru Жыл бұрын
Wll caruurtaada udanee kama maarmaan aabhood iyo qabiilkoda waayo aad bey ugu baahanyihiin inta naftu kugu jirto ilmahaaga bar cidooda wll qaali cidla ha uga dhiman ilmahaaga
@user-rm5jr3vz1c
@user-rm5jr3vz1c Жыл бұрын
Waatalaxumo dhacday markaykay gurigaydhiseen dumiyeen wayse dhacdaa ingurigii iyo guurkii uuburburo balse waxaa cuqubo ah in ilmihi alle ku israaqay aymariyaan talaxumo kaweeyn tiihoray udhacday hooyada carruuta dhashay waxaanleeyahay walaal ilmahaaga kumaxumeeynin ee carada aabohooda kaahayso iyaga hakuladhicin oo nasabkooda sii adiga iyo ilmahaadaba sharaftiinaweeya alle waxaankaagabaryayaa baariyaal ku,anfaca Inuukaagadhigo oodku ilowdo xanuunka kugukalifay inaad aabahooda magaciisa badasho mhdsnid
@fathiahussein7135
@fathiahussein7135 Жыл бұрын
بارك الله فيك
@sahraabdijama2426
@sahraabdijama2426 Жыл бұрын
Walaaley caawa😢 haday tii alle kuutimaado ilmaahaa. Maqiyaasi kadha dhibaatada ay mudanayaan. Inta aad nooshay ilmaha qabiilkooda bar iyo meesha aykasoojeedaan. Waxkastaha ilmaha ayey caqabad kuyihiin is arinku idinka waalidka ah majoogo waa dhaawac weyn oo ilmaha uyaal. Inramad nooshay bayna waxkaqabasho leedahay wbt
@hawohosh9198
@hawohosh9198 Жыл бұрын
Rag ayaaba ilmahooda ka bedelay qabiilkoda iyo magacoda ayagoo hooyada ka qarinaayo ragina dhinten ilmihiisana marin habaabiyay
@fadumocabdiraxman9813
@fadumocabdiraxman9813 Жыл бұрын
Waa qiso xanuun badan
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o Жыл бұрын
Taadkagashay ilmahaagaa kadaran tiisa asagu wuu qaldamey nin somalina ilmo marabo ee ilmahaaga yusheeg shaleyba adaa aabahaas udoorey ayagu danbigeebeyleeyihiin
@abdirahmanabdiqaadir1331
@abdirahmanabdiqaadir1331 Жыл бұрын
Asc walaaley natal laysma siin eecaruurta runta usheeg adigana alle usoo noqo asaga this alle udaa
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
Ehalka wey la hadshey
@aslijama7735
@aslijama7735 Жыл бұрын
Ninkan wadababay adna wadabawday Allaah ha idin cafiyo Amiin Amiin Amiin
@HayatInspiration
@HayatInspiration Жыл бұрын
Wlhi cuqubo weyn weeyaan maxay ragga somalida ugu dayacaan ubadka hooyada oo kaliya abahaas isagaa leh dambiga weyn wallow hooyaduba qaldantay iyadaba lkn nimanka somalida wexey sidaa u’samenayaa waxay isleeyihiin berito hadey weynaadaan way kusoo raadin doonaa ee maxaa kaa galay hada lkn ma oga hooga & halaaga ku socda dhanka illahey maalin aan maanta aheyn ayaa a Alle kala xisaabtami doonaa mazuuliya weyn ee ay dayaceen 😢
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 11 ай бұрын
Naag mahad sheegata wa la waayay mid kasta been ayey daldalaysa
@farhiyayussuf9404
@farhiyayussuf9404 11 ай бұрын
Jaad can darbijiif ah ilmo muu rabaa
@abuukacabhirsi8799
@abuukacabhirsi8799 Жыл бұрын
Abdi Aziz boowe inanta weey kala hadleeysaa maxaa qaldan
@fatumaali1463
@fatumaali1463 Жыл бұрын
Gabadhan xanuun way aragtay assgaa sabab u ahaa dhibkaas ilmaha qabsaday am sorry 😭😭😭😭😭
@ahmett5835
@ahmett5835 Жыл бұрын
Qofka walba aakhiro khaldkiisa lagu ciqabaya qof la orano hebel ba sabb u lama oranayo
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 11 ай бұрын
Ma Iska xukminaysa naag kasta Iska badhaacinayso ma dhinaci kale Aya dhagaysatay ileen iyada Ino sheegtay
@ashawooo
@ashawooo Жыл бұрын
Walaalaha waa dhibatada ina caruutada aye dhalina uu yirahado ma dhalina waa dabi Adiga walaashay ina samirata aheda iska caafi caruutada aboobahad dunida waa waxa yare samira walaal caruutada waye uu bahana yihiina familka koda Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Subxanlh
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Жыл бұрын
Asc,Culumada Hadii la weydiiyo waxey leeyihiin Ma samey Kartid.Laakiin Waa ku saxan tahey Maadaaba uu iska bari yeeley .Waa in Xaaladaan. Oo kale waa buux, Kaama Dhalin mana Rabo.Wey dhahaan,😊
@ayanmohmed510
@ayanmohmed510 Жыл бұрын
Hadii uu diidey halaga badalo markeey u bahanayeey ayaga beeysa usheega runta iyo magaca saxda ah hanradasan niinka saas ku xumeyeey wixi xun waa taga tashataa
@DiiriyeAbdi-xh8ms
@DiiriyeAbdi-xh8ms Жыл бұрын
Qisada waa in wareysi ka dhigtaa Mr Realy Su aalo inaa ka waydiiso samay gabadhaan markii Ninka Soo Raadisey ilmaha maysan soo wadin Noomey sheegin iin ilmaha Laga Reebto may ka baqdey mise waxbaa meeshaas ku jiro ilmo Gobol fog joogo .oo hadana laqariyey Biil see loogu siina .sheekada waxba ka qaldan Yeman dagaala ka jiree sidee loogu daganaa naa
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 Жыл бұрын
Yaman oo dhsn dagal kama jiro walal ee sanco oo kale wey fcn tahay
@zahraibrahim8637
@zahraibrahim8637 Ай бұрын
Cadhaa qaaday hada dabaqabo intaad nooshahay caruurtii waad lumisay naftu meel ma jirto ee hadaba usheeg runta
@mAli-pk3bs
@mAli-pk3bs Жыл бұрын
Xasbunallah waa qalad qalad ku sax
@hadiyarooble4250
@hadiyarooble4250 11 ай бұрын
waa runteed intaas waa la weydiiyaa
@user-uj4rx7vj7f
@user-uj4rx7vj7f Жыл бұрын
Wd u heshy qaali
@habibanur9932
@habibanur9932 Жыл бұрын
Subxaanallah abayoy wa dadashay wax wlbo o aad so martay lkn curutada mustaqbalkod u naxa
@haliimoosmanahmed2810
@haliimoosmanahmed2810 Жыл бұрын
Allaha kabaq abayo ilmahada unax allaha dartis ugusheg ilmahada intadhimanin waqtiga ushegi lahedwegaren kafaideso itadhimanin
@IfonSaidali-fr8bb
@IfonSaidali-fr8bb Жыл бұрын
Asc walaalkey
@user-uj4rx7vj7f
@user-uj4rx7vj7f Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,3 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
Guurkii Xaaskii Laqawey Part1 #qiso
27:07
HIGSI NO.1
Рет қаралды 41 М.
Jimicsi U Fiican Dhabar Xanuunka - Exercises Good For Back Pain
7:39
Barashada Xaawo
Рет қаралды 6 М.
KIISKII UGU HOREYAY EE FASHILMAY.. DAAHIR CALASOW OO HADALKII....
19:41
MAXAA DHACAY 24 UPDATE
Рет қаралды 86 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,3 МЛН