Gabadheda oo 30 sano ka hor lagu yiri waa dhimatay ayay ogaatay in ay nooshahay oo laga qarinayo waa

  Рет қаралды 16,323

Illintir

Illintir

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@bintikoofuur1058
@bintikoofuur1058 3 ай бұрын
Allah ha ku sahlo gabadheeda hooyo macaan
@qaalihassa3057
@qaalihassa3057 3 ай бұрын
Subaxaanallaah mamo saas ma ahan dadku waa isdhalay Hawiye waa dadsharfle eetag Balanbale soona ogow balanbale ma ahan America aadoo soo ogow Inshaallaah Allah kuusahalo gabdhaadii
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 3 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo dhaweeyo gabadhaada amiiin amiiin yaarabi
@DramaReeles
@DramaReeles 3 ай бұрын
Maxaad gabadhaada ufageysey iyafoo sanad jirta. Calool adkidaa ilmaley maad laqdey. Walaahi waa xanuun❤❤yaa dareemaaya xanuunkey gabadhaasi dareemeyso hadii aynooshahay.❤❤. Allah há kuhsoosahlo hadii aynooshahay.❤
@farhiyoelmi52
@farhiyoelmi52 3 ай бұрын
Ilaahay ha kuu soo dhaweeyo gabadhaada
@JawharoAbdisalaam
@JawharoAbdisalaam 3 ай бұрын
Eedo samir alle hakaa siiyo gabartaas Wee dhimatay
@seinabjama4979
@seinabjama4979 3 ай бұрын
Yaa dhahay hawiye dad ma aha edo qabyaalada iska saar hawiye daarood waa dad is dhalay wada dhashay meela Kuma ka tagayaan. Alle gabadhada ha kuu sahlo haday nooshahay haday dhimatayna Samir iyo imaan jamiila
@aminahassan1173
@aminahassan1173 3 ай бұрын
Illaahay war khayr qaba oo degdega hakasiiyo gabadheedii
@FatumaMohamed-m3e
@FatumaMohamed-m3e 3 ай бұрын
Ilahayow kusahal gabadatha hoyo mcn
@AbdirisaaqAli-zc6fr
@AbdirisaaqAli-zc6fr 3 ай бұрын
Ilaahow soo sahal
@SadioWarsame-rq6ql
@SadioWarsame-rq6ql 3 ай бұрын
Illaah gabadhaada si fudud haysku kiin waafajiyo Walaahi waalid iyo owlaad isdhalay ayagaa isku dhiiga cidna iskama xigto illaah hadeey nooshahay hakuu soo birbiriyo Aamiin Yaarabi
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Illma xalane adoon allaah kaba2a hooyo illinta katira samirsiiya geeri iyo nololba
@somalihanolato741
@somalihanolato741 3 ай бұрын
Jawaab degdega allaha ku keeno farxad leh
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 3 ай бұрын
Masha Allah barakumu Allah jamiican ❤❤❤🎉🎉🎉
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Alloow usoo ifi hooyo ax ax yaa allaah
@Amalliibaan
@Amalliibaan 3 ай бұрын
Darood wa dad wngsn habo mcn sas ha dhihin
@ashawooo
@ashawooo 3 ай бұрын
illahaya ha uu sahalo rabina ha soo ifatimaya
@maryanmohameddirie2043
@maryanmohameddirie2043 3 ай бұрын
Subxana allah. Hooyada gabadheeda allaha u sahlo. Lakiin dad is dhalay qabiil maleh. Cuqdada iska saar hooyo. Waalid waa waalid qabiilkuu doona ha u dhashee
@Nasro283
@Nasro283 3 ай бұрын
Swc allah ha u sahlo gabadheeda❤❤❤❤
@MumtaasXasan1
@MumtaasXasan1 3 ай бұрын
Allow usoo sahal yaa rabbi
@IbaadoHussein
@IbaadoHussein 3 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 3 ай бұрын
MOM HADEY NOOSHAHAY ALLAAHU HAKUU SAHLO.INAAD HESHO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲 SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️
@Ruuney-te6xl
@Ruuney-te6xl 3 ай бұрын
Allha u sahlo gabadheda
@abuukarayaanle6842
@abuukarayaanle6842 3 ай бұрын
kkkk eedo alla haku sahlo gabadhaada
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 3 ай бұрын
She cool mom mashallah
@ayanmohamud3401
@ayanmohamud3401 3 ай бұрын
Allha kuu sahlo hooyo gabadhaada
@anisamohamedisse3681
@anisamohamedisse3681 3 ай бұрын
Hboyar iA war farxd leh yan Rejeyneynaa
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 3 ай бұрын
In Shaa Allah Qeer 😢 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤
@ebrahima6654
@ebrahima6654 3 ай бұрын
Qabiil waka jira Daroodka dhexdoda 😢
@abdulleshire635
@abdulleshire635 3 ай бұрын
Waa aqaan familkaan
@messil8080
@messil8080 3 ай бұрын
allaah haso dhoweyo
@FaisaDhahir
@FaisaDhahir 3 ай бұрын
Civil war 1991 now 34 yrs ago but your daughter was 1 year old and mean 35 yrs old now . Inshallah mommy soon she will call you
@Laki2017
@Laki2017 3 ай бұрын
Walid qabiil magalo dhigagii waye allah hakusahlo hawiye waba somali hadad xataa tahay itobian ama oromo walid walid waye qabiil maleh allah sidagdag leh allah hakugu keno
@mohamedsaladyusufmashaallh7741
@mohamedsaladyusufmashaallh7741 3 ай бұрын
Allah usahlo gabadheeda
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 3 ай бұрын
ilmaha badiye iyo hooyo la aan kucaafimadayo suragal mahan magalo iyo hooyoemacana agtedana kujiranaya wax macquulasheeg mama ilma ladayacay weye
@sahrash.7544
@sahrash.7544 3 ай бұрын
Waqtigaas Caadi ayey ahayd ilmaha magaalada ku xanuunsado oo bugto ka bixi waayo miyiga waa la geyn jiray oo hawada nadiifka ah iyio caanaha xoolaha daaqo ee aan gacanta laga quudin ayey ku caafimaadi jireen marka ayeyadeed ayaa loo geeyay meel cidla ah lama geyn .
@nuranisheikh9227
@nuranisheikh9227 3 ай бұрын
War cabdulahi wa saxibkeyga ana haya telkusa xakayna igu danbeysay
@shamsoqase1752
@shamsoqase1752 3 ай бұрын
Ilhay hu ku sahlo
@qafijohirsi7662
@qafijohirsi7662 3 ай бұрын
Maamada balanbale waadhowdehee tag oo xuuraan hadeynooshahey cideedana waataqaanaaye
@Novemberrain096
@Novemberrain096 3 ай бұрын
Ilahow u gargar, anigana abaheey iso sahall. Weeli abaheey ban radinaya iso duceya walalyal.
@anabfarah1178
@anabfarah1178 3 ай бұрын
Reer xalanoow hooydaaa warcad usheega plz waa hooyo
@Khadijo60
@Khadijo60 3 ай бұрын
qabiilka jooji mm dadka waa is dhaley ilahey ha kuu saqito gabartaada
@SagalMohaned
@SagalMohaned 3 ай бұрын
Walaahay 5caruur laygu furay kala aabo aabo ah waligay ilmo madhiibin inbadan dhiib la igu dhibay ilmo 15 kayar walleey katahay 15 ku dhiibay wiilki curad gabadh ku xigtay aabo gooni 16jir ku siiyay maanta waa alllaaah mahadii tan iigu yar ah 17jir anigaba 16jir ku dhaly curad kayga Naagaha iyagoo ladan ilmahooda iska erya ayaan daran Maamadaan kama wado dad aan oghay
@kiinabdirizaaq8863
@kiinabdirizaaq8863 3 ай бұрын
gabadh ciderdii inaydhamaden ad ogtahay hooyo inaa marhore radisay ahayd marhadi ayeyo abo adeero kulikadhinten maskinta
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 3 ай бұрын
Gabadhaasi haday nooshahay oo lagu yidhi matalan hooyadaa way dhimatay inay abtiyaasheed iyo habaryaraheed raadisay ahyd
@LearnEnglish-gw4hu
@LearnEnglish-gw4hu 3 ай бұрын
Ani uma malenayo ine nooshahay ayada unba lagu dhibaya isleyahay oo dadbaa lacag raba ine ugu qaatan hadee nooshahay weeso raadsan lehed koley ilahay Samir haka siiyo hde dhimatay hde noshahay ne ha uso celiyo
@khadraali2862
@khadraali2862 3 ай бұрын
Asc walaalkeey balanbale meelfog maaha maxaa kuu diidey in aad tagto in teey gabadhaadu yereed madaama aabeheed dhintay ooy. Agoon noqotay waxaan hu baa in hooyo ilmeheeda raadi neeysa cidina dhibaa teeyneyn colaafiina waqti gaaban socotey
@abdullahimohamedhalane2217
@abdullahimohamedhalane2217 3 ай бұрын
War aniga ina mahomed halane ah waligayna man maqal aderkay abdi halane ilmo udhalay oo nool sas inkasta ona kuso korin mudug hadana waxaan diyaar unahay in an eedo la hadalno
@sahrash.7544
@sahrash.7544 3 ай бұрын
Hadii ay runtaa tahay oo ninka ay gabadha u dhashay adeerkaa yahay xaqiiqada usoo ogow ee dadkiini la xiriiri inshaallaah.
@nuurcade2863
@nuurcade2863 3 ай бұрын
Allah usahlo ❤
@JawharoAbdisalaam
@JawharoAbdisalaam 3 ай бұрын
Way dhimate wll ani awowgay ba dhalay marka iyadoo yar bay dhimate alle hau naxaristo😢
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 3 ай бұрын
😂😂😂 maamadu way iga qoslisay waxay tiri dad nooma yaqaanin eedo hawiye iyo daarood way is guursadaan wayna isku dhex jiraan dhibna maleh ee waxaa la rabay dagaaladu markay xoogaa yaraadeen waxaa la rabay inaad balanbal aadid oo reerkii u tagtid laakiin adiga laftaadu gabadha waad dayacday oo dib uuguma aadan laaban kolay waxay noqotaba hooyaad tahaye ilaahay haku soo sahlo gabadhadaa kolay maanta waa qof weyn 35 jir haday dhimataynay ilaahay samir hakaa siiyo hada xataa reerkii u tag soo hubso
@abdullahimohamedhalane2217
@abdullahimohamedhalane2217 3 ай бұрын
Familka xamar joga xataa ugu yaran berta banadir hatagto mamada
@fadumosaid114
@fadumosaid114 3 ай бұрын
Habartaan waa mid qabiil laxanuunsan.
@GamalFarah
@GamalFarah 3 ай бұрын
Mamada ma dunufa ka dhigty gabdhaha reer koonfur way naga qalbi adag yihiin
@LearnEnglish-gw4hu
@LearnEnglish-gw4hu 3 ай бұрын
Oo adinka madhigtiin mia hde duruuf nii qabsato😮
@RahiikRashiid
@RahiikRashiid 3 ай бұрын
Habar doqona ibadan maxay trading waday ilen nin mahee
@QamarAbdi-p8q
@QamarAbdi-p8q 3 ай бұрын
anigo aqana kulaha darood darta kuso dace umada kafariso
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Audio)
2:53
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 8 МЛН
Barnaamijkii Baro Diintaada oo aad xiiso badan!
54:16
Abdulaziz Oogle
Рет қаралды 1,1 МЛН
DEG DEG: Maxkamadeynta Sufyaan Taakeeye iyo eedeymo culus oo loo heysto.
22:28
Somali National Television
Рет қаралды 274 М.