Heystan xasus jecl igu lidahay 2014 gabar is jeclin Lawo Mel Kala foog Kala joognay wacitanka so dhcitanka naku wada xirana lawadena iyo coodka ku dhacayo haben iyo Malin dhgaysan jiray
@abdirahmancise6 жыл бұрын
Alla heestaan mxn dhagaysaa anon wli guursan inta u han wayn inay gursato like Ku qabta👍👍👍
@fadumiinafadumiina45914 жыл бұрын
Hada Ma Guursatay
@hazancesc14322 жыл бұрын
@@fadumiinafadumiina4591 adiga hada ma guursatay 😳😂😂😂😂
@garaadsamecali5315 Жыл бұрын
@@hazancesc1432 adiga hada ma guursatay🤣
@hazancesc1432 Жыл бұрын
@@garaadsamecali5315 legend qofta la guursan lahaa ayaa la waayey 🤣🤣🤣
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
@@hazancesc1432 😅😅 Waalugu wada jiraa bro ha u bixin waalaga bixiye insha aalah
@ckariinyare22946 жыл бұрын
Yaa dhageeysanaayo 2019
@nasriinjama97545 жыл бұрын
Shalay ilaa maanta ayaan dhagaysanaayay heestan shalay ayy ahayd meherkaygii walaashey ayaa ii soo qaaday anigana waan ka helayba waan ku ceshceshtay 100 jeer ka badan wixiii aroos ahan u dhagaysanooyo alaha u barakeeyo reerkooda intaan rewr yeelana alaha siiyo qoys ay ku nagaadaan😩😩❤️❤️
Hambalyo abbyo sanad guura wacan ayaan Ku leyahay haddii Ku dhisan yahay reerkagii
@mohmoudabdi35522 жыл бұрын
@@sawdaahmed3720 farxad ayaan Ku rajaynaa Sido hambalyo abbyo
@sawdaahmed37202 жыл бұрын
@@mohmoudabdi3552 mhdsanid wll mcn
@khadrasiciid3546 Жыл бұрын
Afar sano kadib waxan kuu rajayenayaa nolol qurux badan.!
@somaliasomalia91606 жыл бұрын
When I listen this song I remember my first love 2009 any way alle haunaxristo 😢
@ruweydoyussuf60274 жыл бұрын
😭😭😭
@hamsemuhuyedinsamater11233 жыл бұрын
Allah yarxam😭
@osmanmohamed68533 жыл бұрын
Allah yaraxmab😢
@mohamedarshe39333 жыл бұрын
Is maydin Calfan Ban U GarTay
@ahmedabdirahmannoor80663 жыл бұрын
Amiin yaa Allah
@amirduale10107 жыл бұрын
الله يرحمه كان فنانا صوماليا عملاقا فقد اجتاحت أغانيه ذات الايقاع الجميل والصوت العذب كل الدول النامية والمتقدمة.
@eptsm3 жыл бұрын
اكيد الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته خالي عبدالله
@abdisalamanshur53202 жыл бұрын
Camir abehey how are
@boldbaatarbatiredui60035 жыл бұрын
2007 kambala Daruuf adag kadib manta waa Dublin irland but I will never forget this song
@sacdiyafarah6056 Жыл бұрын
Sas waa waqti adag laguma waro allah uraxmdo Ani 2023 aaba maqalkeda igu horeso
@umusuldan40627 жыл бұрын
heestan hadan maqalo qalbiga ayaba sii noqada saxiibtan adunka ku lahay arooskeda ayaan ku cayaray anigon waligay aroos iska dhafe guuri xita ku cayaarin wlhi waxay ahayd Malin aad u qiimo badan lkn nasiib xumo saxiibtey adunkan way ka tagtay ilaahay ha u naxariisto ilaahay hanaga dhigo kuwi janad ku kulimi lahay walalayan igu duceya ayada iyo inta Muslim ee dhibatay
@maidamohamed50927 жыл бұрын
mahitam suraley Ameen Allah ha uu wada naxaristo dhaman inta Muslim dhimatay
@shuraymrageedi38057 жыл бұрын
mahitam suraley walal walhi comentigaga wu i qiiro galiyay alah ha u naxriisto
Wehel iyo walaal Guri wadar ahoo Wiil iyo gabdhole Waayaha aduun Werwer li ku mara Waynaha waxaad Waydiisataan Haka waayinina Wada noolaadoo Nabad ku waara..• Aniguna watiin Duca waafiyaan Ayaan idin wadnee Ayaadaha waxyiga Ayaan idin wadnee Waynaha waxaad Waydiisataan Haka waayinina Wada nooladoo Nabad ku waara.❤️🙏
@AhmedAhmed-du3qr2 жыл бұрын
Awowe isha ayad ka riday
@Saadia-w5u Жыл бұрын
❤
@sn4NL6 жыл бұрын
Wlhi heestan waxan dhageesan jirnay anago badan o wax eh waxan ka so qaxnay madiino waxana ku so qaxnay carbiska 2008-2009😭😭😭😭 wlhy somalia 🇸🇴 xasuus Time with family iyo asxaap
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Jaamacadda ayaan anne daganaa markaas waliba heestaan aroos uga qayb galay waagas cajiib 🎉
@fartunmohamed99596 жыл бұрын
Hees macan!! Allaha kuu naxariso oo qabrigaga wasiciyo ❤️❤️
@shirealpha52354 ай бұрын
2024 hadaad dib usoo raadisay heestaan qiimaha iyo xasuusta leh legend bad tahy love iisaar ducana ureeb wllkeen AUN.❤
@XamdiiXamdii-tc7rm5 ай бұрын
15 kadib baan dhagaysanayaa rabi hakuu naxariisto shay mire dacar
@sahidmohmoud23804 жыл бұрын
Heestan waxaa lagu bilaaabi jiray aroosyada burco 2008kii alla maxay waqti ahayd. Listening 10/09/2020 . Shaymire alle ha u naxariisto
@jibriilsiciidjabro33204 жыл бұрын
Waa maalmo dunidu 2006 anoo ciyaalka xaafada ah ayaan dhagaysan jiray maantana anoo nin dhalinyaro ah lkn single ah Ala maxaan aroos aan ka qaybgalay laga siraaday heestan Cabdilaahi mire dacar 2016 ayuu dhintay alle hawnaxariisto isaga iyo intii islaamaba
@HareriOsman6 ай бұрын
Yes bro aniga 2006 kii dhagaysanjirqtya
@xidigmillionaire118910 ай бұрын
Weynaaha waxaad weydisataan haka wayine, old is gold, shay mire Aun, greate late singer,
@ZhaTiapachE2 ай бұрын
1/10/2024 Salaasa WakhtiGo isbadaley ayaan soo Booqan doona insha Allah ❤
@fahimaabdi28704 жыл бұрын
Yaa january 20 2020 dhageysanaya walina single ah sideyda Heestan hadaan dhageysto arooskeygaa lay sawiraa quruxdiisa arooskeyga Alle nabad qab haygu gaadhsiiyo waan ku ciyaari walhi✌
@shirealpha52354 ай бұрын
Weli ma single baad tahy waqtigu waa is gurayee 😊
@abdirahmanmuqter61902 жыл бұрын
Heestan waxan xasuustaa 2010-kii markii Mogadishu laga qaxay baa waxa lay geeya Sh/hoose Hooyaday Mcn waxay joogta meel aan saa iiga fogeen lkn Ani ilmo yar baa Ahaay Inta ooyo oo aan dhaho wazan rabaa hooyaday Mcn❤❤❤ ayaa heestan Inta canjal la iiga daaro laygu Aamusin Jiray waa xasuustaa Hooyo mcn I love ❤ waxan rabay in la iigeeyo Hooyo mcn Markaas Laygu mashquulin jiray Xasuus Date 26/12/2022 now
@MohamedMowlid-p9t9 ай бұрын
Heestaan waxaan ku xasuustaa barnamijiyada tahniyadaha ayaa loo saari jiray dadka markaas is guursaday time flies wllhi
@unknown-je3ql3 жыл бұрын
Weynaha Waxaad weydiisataan haka waayina😥🤲 Fanaan shay mire dacar Alle ha unaxariisto waa bil ramadaane 19/4/2021
@muniramoha24178 жыл бұрын
Shey mire dacar axsan calaasod wan kahelaa haasahaaga heestaana aad baan oogahelay hees aroos oo hadana duco ah nice song thanks
@ahmednucman43333 жыл бұрын
Alla maxa ano yaroo dugsi quran dhiganayo maxan in badan ah heestan ku qaday ceelasha biyaha sanadku markoo ahay 2009 Xasus gooni ah galay cawo 2021 Ayan dib u dhagesanoyaa inta iga danbeyso like ha ila dhafina 🙏😔🥺😢😭
Wa sfarkaygii ugu horeeyay Ee Dalkayga Djibouti kaga baxo, wa 6/6/2006 malin taarikhi ah . waxan u xagaa baxayay Magalada Borama (baladki rer abtigay). Waxana bariga so baxay album ki shay mire dacar oo suuqa haystay. Intan si safraynay oo dhan ayan si dhagaysanay-nay. Gabadh nala socotay ayay kaga dhagtay heestan oo igu so celiya ku haysay. Xasus ban galay
@saadmohamed1087 Жыл бұрын
Abti borama hada ayey faxaysaa oo rer Djibouti oo dhani yimaaden e hada ma timid ?
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
@@saadmohamed1087 Ha waan jooga zxb. 6 sano si xidhiidh u imiday.
@saadmohamed1087 Жыл бұрын
@@sultanhufane1051 Masha alah hada ma borama jogtaa ? Labo sano ka hor baan ku caroos kalay halkaa waa meel naacow macaan
@saadmohamed1087 Жыл бұрын
Sanadkan imaan lahaa lkn way isoora gali wayday
@sultanhufane1051 Жыл бұрын
@@saadmohamed1087 MashaAllah calayk bro hampalyo
@somaliwaryaa82407 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan aadan tarabi Jaamac abwaanku heestan waxa uu uhibeeyey saaxiibki oo aroosahaa abwaanku waqtigaa waxa uu ku sugnaa gobalka sanaag Waxa codkiisa ku luuqeeyey Alle ha u naxaristo Cabdilaahi oo ku magac dheeraa (shay) mire dacar
@abdulljama45917 жыл бұрын
Faahis dd abwaan tarabi baa lahaa wa 1976 abwaanku gobolka sanaag bu joogay
@haarikayd41135 жыл бұрын
@@abdulljama4591 aadan tarabi baa lahaa
@adamalsomali93413 жыл бұрын
@@abdulljama4591 kkkkkkkkkkkkkkkkl wall heestan aadan jaamac tarabi tuug tarabi ayaa iskale markaa kaariye hees been abuura uma baahna
@ryanNPC115 жыл бұрын
noolow fanaan codmacaan oo dhalin y caadi ahayn heeskaan waa heesaha arooska iyo aro ah shey mire waa qalbi dhaqaajiye aancaadi ahaynduco wanaagsan aamiin
@shaarubsulleiman92295 жыл бұрын
Ma nooshahay🙄☹️😢
@nimcocabdimaxamed78483 жыл бұрын
hhhh ❤️ ray ray cfmd ku war
@Family_Sports5 ай бұрын
Walal ma nooshahay 2024😢🎉
@qaahiraofficialofficial60895 жыл бұрын
Yaa iladhagysanayo last hours in 2019 (31/12/209)6:27PM maalin talaado ah illahow sanad khayrqaba nooga yeel cimri dheer Iyo caafimaad qab baa kaabariney🙌🙌🙌🙌
@sumiyanuura46215 жыл бұрын
2020 hadaa dhegeysneysid like saar
@mohamedabdullahimohamed76227 жыл бұрын
Alaa yarxamhu ,he was the best singers of somalia
@MohamedAIsse7 жыл бұрын
Allaha u naxariisto! Isku dubaridaha aroosyada ileen hesaha u shidid aroosyada melahan a ka shafteysa hhhh
Waa hees qiimo badan Waxay ka hadlaysaa qoys la tagay markaa waa inan ku farax naa ilaa xad Shay mire dacar Waa Fanaan somaliyeed oo qali ah bulshadana wax badan fahansaiiya Habeenkii waa xasuustaa aan
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Manta mar aan TV shiitay bay heestana iga horimatay Aniga Hooyadee baa isla daawanenay xasuus iyo waqti aan soo laabaneen bay dib igu celisay 2008 iyo asxaab waqtika ina kala fogeeyey soo xasuustay /13/1/2023/
@farhanhdhimbil49982 жыл бұрын
Heesta waxan sameeyay Abwaan Aadan tarabi jaamac oo laxanka saaray 1978 badhan arooskii saxbkii AHU Abwan Maxamed cabdi Aar. Alle ha u naxariisto Shay mire
@suldaansiciid78782 жыл бұрын
Waasidaa wll waxan ka soo dhagaystay waraysi uu abwaanku siiyay ASTAN TV
@BasraShariif10 жыл бұрын
He is amazing person
@shirealpha52354 ай бұрын
War wll manooshahay 2024 🤔🙄🥺
@cabdicasiismaxamuudmacalin8695 жыл бұрын
Alaa Heestan waxaan ku xasuusta gabar dariskena aheed ayaa jecleed 2009 meelahas isla waagas ayeey dhimatay allow kuu naxariiso
@umumuayad50145 жыл бұрын
12 November 2019 qofkii iga dambeeyo 👍👈
@PAIN-esd3 ай бұрын
He was my uncle Allah ha u naxaristo
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
What a remeber for this song 2012 ayaan waliba si gooni u xasuustaa .....❤❤❤❤ wada noloaadoo nawad ku waara
@abdijirde61246 жыл бұрын
Kawram ninka cawo bishu tahay 9/2/2018 dhegysanaya jqcayl aya haya ninkas maladhihi kara like igu qabo hada dhegysanyso
Iskuma dhawa wll shaymira ka cod wacan alle haw naxariiste
@AnshaxGemar Жыл бұрын
2009 ilaa 2023 still I listened the song shay mire😊
@ahmedabdullahimohamud96012 жыл бұрын
2009 ayaan ka maqli jiray heestaan walaashey igaween iyo kuwa college isla dhigano oo dhageesanaayo anigoo da,yar 10 jir ah waan jeclaa waxaan dhihi jiray arooskayga ayaa laka shidaa markaan weenaado hada ayee walasheey igaween isooxasuusisay heestaan iyo hdlkii aan dhihi jiray waana sababta hada usoo raadiya oo 2022 ee tahay 13 ka bacdi i.a waa laka shidaa sidaan jeclaa waxaan jeclaanlahaa inuu samigeey Ahmed rasta ka qaado . any way Alle ha unxariisto shay mire dacar
@najah1402 жыл бұрын
Insha Allah good lucky 🎉
@MaryanMohamedSamater8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nerez14854 жыл бұрын
2007 muqdisho gaar ahn madiino xaafada mac macanka anoo yar oo dugsi usocdo ayn xasuustay alla mxuu waqti ahaa 😭
@mulkidahir38376 ай бұрын
Heestan waxaan dhageesan jire 2008 sheekooyin jeceel baa lagu soo qatimi jire oo laga soo deen jire idaacada siimba xasuus weline single ahay ma guursan heesa arooskane ayadaan ugu jeclahay meesha ku maqlo dhagataa u taagaa 🥰🥰 shey mire dacar heesihiisa waa heeso dareen wata allah u naxariisto🤲
@shushudagan27816 жыл бұрын
Ilaa hadaa dhageysanyaa 2019 ❤️😢😢
@Abdirashidcalanle5 ай бұрын
1:02 Yaa ila dhagaysanaya 2024 wada nolado nabad ku wara Ilaahay how naxartisto Langed shay mire dacar
@dr-abdala80417 ай бұрын
Waynaha waxad weydiisataan haka waayina. Wada noolaadoo nabad ku waara😥🤲🏻 5/5/2024 Allah kunaxariisto Shay mire dacar.❤️
@@bukharimaxamud1593 Haah Walal alxmdulillahi In Badan Alle Cimriga Hanoo Barakeeyo After 3yrs caawan Soo Bookhday Waliba Anigoo Rajjo Feecan Alle Ka Rajeynayah Waxaan Qalbiga kuhayo Alle Ha ii Rumeeyo Aamin💯❤️
@sacidsiyad5908 Жыл бұрын
@@abdullahimoha3016 ilahy haku rumeya wll❤️🤲🏻😊
@adnankafi40358 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya insha allah anoo raba inaan guursado iso duceeya sanadkan insha allah❤ Manta waa 7/april/2024 Allow gabadh wanagsan❤
@mubarikfarah61095 жыл бұрын
Who is watching 2019🖐️
@dr-abdala84034 жыл бұрын
Hestan waxan kuxusuusta asxaab badan oo maanta kala lunay meelan kusheego #aqoon😭😭😭
@ffff78045 жыл бұрын
Caawa oo ah sanad cusub 2020 Ayaan dhagaysanayaa In jeddah KSA ( MO suuni Omar ahmaddiin)
@mohamedmohamud66543 жыл бұрын
Anoow xabsi muzabiig ku jira aya wiil xabsiga igula xirnaay ayaa noo qaadi jiray heestaa 2008
@hamseabdi3543 Жыл бұрын
Inta Qushuucsan plse like 2023😢😢😢😢😢 14 kadib
@abdullloveflocks31256 жыл бұрын
Alla ya raxmi fanin qaran shey mire qabriga Allah hakuwasicyo .. yaa ila firsnyo 2019😍😙
@cabdirisaqqoorgaab40073 жыл бұрын
Waxa Mar walba la dhageysan jirey walashey iga weyneyd❤ Sacda yaraanteydii ban so xasuustey 2012 ❤ Hada walashey wey guursatey waxa leeyahay wada Nolaado nabad ku waara 💔💔💔💔💔
@baaruud1714 жыл бұрын
Fanaan aan caadi aheyn waayee laakiin gacmaha ka hadalkooda ayuusan aqoonin, haddii heybaddii gacanta ee samatar uu lahaan lahaa, wuxuu noqon lahaa best singer ever, cod fiican uu leeyahay laakiin gacmihiisa siduu u taagtaagaayo ma much gareeneyso heesta. sida marka uu leeyahay wada noolaada oo nabad ku waara, farta ka dhigaayaa sida diidmo oo kale, shey mire iga fiiri gacmaha si saxan u samee, you are the best then.
@nimcocabdimaxamed78483 жыл бұрын
hhh m nooshahy shaymire dacar wuu tgeye
@Family_Sports5 ай бұрын
Wll manooshahay 2024😂
@malikatulxubi82906 жыл бұрын
Hees qof igu qaali ah iisoo hadiyeyay maalin iga qurux bdn maal maha kale tnx my sxbtey shukri wll igu qaali ah Weynaha waxad weydiisataan haka waayinina allow nabad nagu waari aniga my hero my heart my sweatheart
@jumilahusen60705 жыл бұрын
I love you somale people
@amalhaji7191 Жыл бұрын
Wehel iyo walaal guri wadarahoo wiilal iyo gabdha leh Waayaha aduun warwarli ku mara ku maraa walaal waynaha waxaad waydiisataan haka waayinina Wada noolaado nabad ku waara Anaguna watiin duca waafiyaan yaan idiin wadne aayadaha waxyiga yaan idiin wadne wayne idinka yeel ❤ ❤
Ano yar dhagaysan jiray gbr walshey love ku ahayd hesaha shey mire dacar waqtigas magalka u shidna wayo wayo iyo xasus goni ah dhamadka 2020 ya dawanaya
@mohaburhan2223 жыл бұрын
Xasus walalkey Allah haku naxaristo aad bu ujeclaa halka ana an ka dadamin jirey cabdikhayr kuma ilaawi doono 😭😭
@mohaawal58153 жыл бұрын
😭😭😭
@mohaawal58153 жыл бұрын
Wad iga ilmeysay sxb
@abdiwahabdahirafficialpage51996 жыл бұрын
who still watching 2019
@shoaibsheikhabdullahi78287 ай бұрын
Erayadii abwaan aadan tarabi jaamac Codka abdullahi shaymiradacar Best song 🎵
@hiboabdirahman78693 жыл бұрын
2021 hadad Dawnyso live oo aad guur suugyso sideyda🤲🏻❤️
Maansha allaah waxaasaa cod ah waa fanaanka koobka u sida dhamaan Carab iyo African ba Waa Fanaanka Shay Mire Dacar .......Saaxiib waayaa na kala Qariyay waanse is arki doonaa inagoo cafimaad qabna
@zakipoy15022 жыл бұрын
Ma nooshahy 13 kadib
@Family_Sports5 ай бұрын
15 year's wll manooshahay😮 4.7.2024 Nairobi islii bn kuu joogaa😂
@AOH49638 ай бұрын
Alla macaana heesihiisu saacadaha danbe waxn dhegaysanaya 2024 anigo Hargaysa Joga 😢❤Sheyga ilahay ha u naxariisto😭
@SiciidIsmaaciiL-o2r Жыл бұрын
Eesh calaa hees yaa ila dhegaysanaya 24/9/2023 waa hees qaali
@aadanmo4117 Жыл бұрын
Axyaa xusuus noloshaba waa meerto xusuused bes Allaha ha unaxariisto
@heartlessG6403 жыл бұрын
Living legend💔🕊😭 allaH yarxam shey mire dacar Qabriga ilaahey haku nuuriyo♥️💯🤲
@IdirisMahad-lc9ez4 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa habeen arbaca ah 24/7/2024/ Night 1:44 Waxan rajaynayaa insha allah riyo daday iiii rumeeyo Oon heli doono gabadh jecelhy Shy mire dacar ilhay ha u naxariiisto
@sundusmaxud28632 жыл бұрын
6/mar/2022 ayan dhagysanayaa 🥺🥺
@muusevivo94615 жыл бұрын
Qof walbo heesta macaankeda iyo xasuusteda bu ka sheekenaya ma jiro hal qof oo u duceynayo marxuunka rest in peace
@nacimomaxamad31035 жыл бұрын
Alla heestaan waxaan ku xassuusta wllkay wagii aan yareen ayuu dhageysan jiray aniga ila iyo hada 2009 ayaan iska dhageysanayaa xassuus goni ii ah
@naimanalka91794 жыл бұрын
5 June 2020 Happy Engagement Haboon❤Samaale Wada nolado nabad ku waara😍😍
@maryamaruun3698 Жыл бұрын
Qofkii qoralkayga arkaa wall wan ku salamay salaan kabacdi anigu qoraalkan waxaan qoray Thursday 17 August 2023 wall ama wallaao pls isoo ducee inuu ilahay heesha iga madobeeyo hadi aan dhintana ii naxariisto😢
@AOH49638 ай бұрын
Kuma odhan karo ilahay haka madoobeyo wll Anba wan dhegaysta wan isku daweeya😢❤