Adoo hadhac qaboow iyo Hagar li'i ku jira nabad Dhiishaadu hilantahay Layskama hadhaantiyo Fidmo hurudda waligaa Lama hudandudeeyoo Looma haadsho gacantee Waa lugu hagoogtaa Gogol lama huraan iyo Sida hooyadoo kale Hooy weeye nabadduye Aan wadda hanano Aan isla hayno Hareeraha aan qabano Horumarino horumarino nabadda Alla yaa raxma shey mire dacar
@husseinahmed7265Ай бұрын
Haraatiyo
@dr-abdala84034 жыл бұрын
Dadku waa hal qura oo..,,, Abidkood hiil iyo hoodaba wadaagoo..,,, Aan kala hareyn..,, Allow kunaxariiso Shay mire dacar💖
@januarySl20242 жыл бұрын
AHN hobol Shay Mire Dacar, hobolkii Somalilaand ee codka tolmoon ee qaboojiye lahaa. Heesta Nabada waa heesta ugu saraysaa ee abid abwaan ka tiriyo qiimada nabadu buulsho iyo ummad ugu fadhido.
@BashGuevara6 жыл бұрын
Codkii&Laxankii Shay mire Dacar, Erayadii Abwaan Axmed Saleebaan Bide 🙌🔥🔥❤
Calek calek allahayow maxay hees tahay Qofkastoo dhegaysta heesaha shay mire haw duceey allow kuu naxariiso❤
@abdi38646 жыл бұрын
Shey Mire Dacar. Allah u naxariisto. Aamiin👏 Go'gol lama huraaniyo Sida hooyadoo kale Hoy weeye nabaduye. Aan wada hananoo Ha reeraha aan qabanoo Horu marino nabada.
@dailyxiin4 жыл бұрын
Shaymire dacar alle jidhkaaga cadaab ma tuso camii....👑 HoooY weeye nabaduye aan wada hanno aan isla hayno....
@mohamettallihantternimco64002 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@mohamedJama-rx5wwАй бұрын
Amin. Amin. Yaa. Rabi
@ahmedmahamed646111 жыл бұрын
Nolow shey mire dacar ilahow Somaliland nabada u siyaadi amiin
@mascudgacal62275 жыл бұрын
Malinka wuu nola lkn hada manolo allha unaxariisto