SAHRA AXMED JAMAC IYO XASAN AADAN SAMATAR HEESTII DAGMADII HARGAYSAAY (QARAAMI KABAN)

  Рет қаралды 77,824

INDHAHA BULSHADA

INDHAHA BULSHADA

3 жыл бұрын

SAMATAR IYO SAHRA
QARAAMI KABAN
WAAYO WAAYO
KABAN QARAAMI
FADLAN SUBSCRIPE LIKE COMMENT AND SHARE

Пікірлер: 9
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 4 ай бұрын
Dabayaaqa jiilaal Cirkoo di'itin maagoo Daruur quruxsan fooruhu dacallada ka socdaan ooy darartay heegadu dagmadii Hargaysa dhibicii ku da'ayoo dooxa iyo laagaha daadkii qulqulayoo damashuna caleentiyo ubaxii dillaacoo dhulka dooggu simanyahay daawashada qurxoon iyo daymadiyo aragtida sda loo dalxiisaan anna kuugu diranahee naftu kuula daristahay anoo diirka kaa jecel ma is daadahaynnaa. Lala laaa laaa Dawa lagu bogsanayiyo Hdduu hadal dux leeyahay Adoo dararsan igu tiri Warka ha igu diidin Warna kaama aan daahine Kugu diiqa raadsaday Dagmaduu u kicitimo Markuu soo dul joosado Deeqda iyo dayrada Mid un baa la deristee Dirir seermawaydiyo Bilaha daalalliyo xays Duunyada ukla roon Dugsiga iyo dhaxantuye Darartaadan dooggiyo Duradaada sheekada Mirtaad digleedihiyo Dareenkaygu kla foge Dal kle u diga rogo. Q:By Beeroof❤.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 14 күн бұрын
Allha unaxaristo mamo sahro axmed
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 3 жыл бұрын
Waayo waayo iyo xusuus
@abdihusein2682
@abdihusein2682 3 жыл бұрын
asax hees qaciya
@IdrisGurhan
@IdrisGurhan 17 күн бұрын
Very nice flashback 😂😂😂😂😂😂
@cabaayeismacil4827
@cabaayeismacil4827 2 жыл бұрын
Uu
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 11 ай бұрын
eesh calaa hees waxaasaa hees la dhahaa
@somalilandwaamuqadas4405
@somalilandwaamuqadas4405 2 жыл бұрын
Waydaratay heegadu caasimadii hargaysaay
@faisalali9739
@faisalali9739 11 ай бұрын
Axsan cod laxowla
xasan aadan samatar iyo shra axmed gadhba gadhbaa latusaa  qaaci
9:14
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 5 М.
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН
Always be more smart #shorts
00:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 47 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR HEESTII GUULEED (QARAAMI KABAN)
14:55
INDHAHA BULSHADA
Рет қаралды 7 М.
Xasan aadan samatar iyo sahra Axmed ||| heestii saylo||| lyrics+ muuqaal
10:45
Xasan Adan iyo Aamina Cabdilaahi HEESTA_DAAN_BARI
15:15
bahdon action
Рет қаралды 156 М.
Xasan Adam Samatar Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "HAATUF"
7:19
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 146 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 407 М.
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
11:38
HEESO HD
Рет қаралды 390 М.
Не поймаю говоришь? ;)
0:55
BORODA TV
Рет қаралды 6 МЛН
Когда Нашёл Нового Друга в Диснейленде ❤️
0:18
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 8 МЛН
Оказался НЕНУЖНЫМ и Его БРОСИЛИ🐶💀
0:38
ИССЛЕДОВАТЕЛЬ
Рет қаралды 1,8 МЛН