INDHO SHEEL MAALINTAY UGU ADKAYD 1/2 HORGAL MAHAD CANBAASHE BALANTII UU KA BAXAY HALGANKA SSCKH

  Рет қаралды 12,350

Madani Production

Madani Production

Күн бұрын

INDHO SHEEL MAALINTAY UGU ADKAYD 1/2 HORGAL MAHAD CANBAASHE BALANTII UU KA BAXAY HALGANKA SSCKH

Пікірлер: 27
@MadaniProduction734
@MadaniProduction734 3 ай бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo Booqatay #Liketa #Subscribe & #Share ka waa xagaaga❤️
@MubarikJamac-d7q
@MubarikJamac-d7q 3 ай бұрын
Cabaasow hooyadaa ma dumaalaaaa
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 3 ай бұрын
Indho Sheek Aadbaan u salaamayaa Dadkayagii soo halgamey wuxuu ka mid yahay kuwii ugu ged gedoonka yaraa 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@SharmakeJamac-k7q
@SharmakeJamac-k7q 3 ай бұрын
Cadowga argagixisada SNM waxay magalada Ku hayeen walaga raystay cadowgii ciilanta ahaa idoor
@AHMEDAbdi-sl9mm
@AHMEDAbdi-sl9mm 3 ай бұрын
Guuuul ssc
@lailaismail1317
@lailaismail1317 3 ай бұрын
😂 ya xasuusta war horta cida lo hanjabayaa ya weye cidda hanjabaysana waayo 😂 hadaladi snm tu iyago kibirsan dhahayeen marki dagaalku bilowga ahaa iyago isu arkaayey inay amiir yihiin 😂 odaygii ya xasuusta Tan waxan ka dhigayaa meel an dumiyo dhulka waxba nagama yaalaan ee maalinkii ina cabaashe la weeraray gelin hore la dilay😂 walee laascaanood taarikh wa so martay
@husseinfarah4184
@husseinfarah4184 3 ай бұрын
Background music-ga ka demi
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 ай бұрын
Maanshalaa waa madaxweeynihii keliya ee ee xalaalsha ahaa Waageesi SSCKH KA DHIGTA MADAXWEEYNAHA MUSTABALKA
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 3 ай бұрын
Maanshalaah guulèeystà Amaano Alaah
@lailaismail1317
@lailaismail1317 3 ай бұрын
Cabaasow wa ku salaamay wll allaha ku xafido alle ka sokow waxa tahay qofka ka dambeyeey guushaa oo kicinta sameeyey waxa tahay qofka an is oran jirey wa waalanyahay oo dee tolkiiba ma ogola waxa uu sheegayo lkn wa qof dhiigleh oo an ku taageeri jirey ilaahow run ka dhig ayan oran jirey lkn waxan ogaadey awoooda ilaahey inay wax walba bedeli karto lkn kicintu ay tahay wax shaqayn kara ❤
@Zahra-v9r8f
@Zahra-v9r8f 3 ай бұрын
Mash allah guule khatumo❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴👍👍👍🌷🪴🩴🌴✈️✈️
@fardowsaabdi334
@fardowsaabdi334 3 ай бұрын
Madaxweyne waan kusalaamey, cabaas madaniyoow waad kumahadsan tahay wareysiga Madaxweyne ruug cadaa ah runtii bulshada ssc weey ubaahan tahay aqoon yahanadooda inla wareeysto. Guul ssc qaatumo
@Abdirizak-nt3tg
@Abdirizak-nt3tg 3 ай бұрын
Dagaal kii kal shale ma karaystay madaxwayne idhasheel maxamed yuusf jaamac
@aminajamac2887
@aminajamac2887 3 ай бұрын
Mantah wa guuuul ❤❤❤ssc khatumo
@abobasement346
@abobasement346 3 ай бұрын
ilahay idin kumah so celiyoh Argagixisadah snm iyo horgaladih Qadhmunah e u shaqaynayey guntah idor
@AhmedCumar-ge9jd
@AhmedCumar-ge9jd 3 ай бұрын
Cabasow waraysi muhiim ah bad qaday mujahid
@SahraQalinle-j3w
@SahraQalinle-j3w 3 ай бұрын
Illaahow xafid oo barakee maammulka ssc khaatuummo state of soommaaliya
@FadumoDahir-g1r
@FadumoDahir-g1r 3 ай бұрын
Guuul❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@fardusa411
@fardusa411 3 ай бұрын
Guul iyo hobonimo Alxamdulilaah Eid mubarak kulucaam wantum bikhayr ❤
@ayaanbilan2251
@ayaanbilan2251 3 ай бұрын
Maansha allaah hadal wax garad cadowgeenu cagta hoostiisa allaha geliyo
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 ай бұрын
Masha Allah guul ssck alhamdullilallah geesi gessi dhale Abbas ❤❤❤❤❤
@axmedcabdishire1610
@axmedcabdishire1610 3 ай бұрын
❤❤❤
@ahmedabdurahman7067
@ahmedabdurahman7067 3 ай бұрын
Hhhh. Wali dagaalku wuu socdaaye ha is amaanina wll. 😂😂😂
@ShaaficiMaxamed-q3w
@ShaaficiMaxamed-q3w 3 ай бұрын
oromooy dagaalka aadwadaaysaa waa maxay bilaa nasab baad noqotaybee
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 3 ай бұрын
ssc khaatumo haguuleysato hajirto hanoolaato
@Abdulaahi-lj4kp
@Abdulaahi-lj4kp 3 ай бұрын
😮😅😅😅😅😅😊
@saciidsalaad569
@saciidsalaad569 3 ай бұрын
War maxaad warka ugoyse
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 51 МЛН
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 117 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
Ozoda - Lada ( Ko’k jiguli 2 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 16 МЛН
Maxay Ahaayeen Xeeladihii Wareysiga ee Cabdullaahi Xaaji?
6:29
Farhan Jimale (Farhan Jimale)
Рет қаралды 267 М.
barnaamij gaar ah afka somaliga C raxmaan guri barwaaqo
52:14
Horn Cable Tv
Рет қаралды 21 М.
Waraysi Lala Yeeshay Cabdisalaam Hereri
33:27
Mattaanaha
Рет қаралды 146 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:56:21
FAADUMO SICIID OO AFKA FURATAY | WADDANI BASAAS AYUU IGU SHEEGAY
16:25
Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:20
Leisi Crazy
Рет қаралды 51 МЛН