No video

isfahan waa New Song _Nimcaan Hilaac _Isfahan waa 💔

  Рет қаралды 545,751

Hillaac Music

Hillaac Music

Күн бұрын

Fadlan kusoo biir chanelkayga si aan halkan uga wada socono Mahadsanidiin🙏. #Copyright

Пікірлер: 245
@Daaven876
@Daaven876 6 ай бұрын
Yaa kalo joogo 2024 😢
@maryanahmed-gk4hr
@maryanahmed-gk4hr 4 ай бұрын
Here we go 😂
@Faraxsaninasufi
@Faraxsaninasufi 4 ай бұрын
Waan buxnaa anago dhawacan🥹💔
@user-uq2hd8bk1y
@user-uq2hd8bk1y Ай бұрын
​@@Faraxsaninasufi😊
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 3 күн бұрын
Sorry 😢❤️‍🩹 ana waan bogsadhe 😂
@CabdinaasirAbdirahman
@CabdinaasirAbdirahman 2 ай бұрын
2024 hada daawanyso love saar😂❤
@Hassan-oc7my
@Hassan-oc7my Жыл бұрын
The most intelligent musician 💖 hilac mathaxa isarante
@aarka8204
@aarka8204 5 жыл бұрын
Malmahn sibaad noga oysineysa nimcanow😥 Inta ani cml aan wax jecleen lkn heesanahn jaceylka ku daremo ban salamayaa😂✋
@nimc_8
@nimc_8 3 жыл бұрын
Kaa qaadany 😂😂😂😂🙏
@cadeadow9563
@cadeadow9563 3 жыл бұрын
Ka miid ayan ahaay waankaqaade sxp
@cadeadow9563
@cadeadow9563 2 жыл бұрын
Waan kaqaade 2/9/2021
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 жыл бұрын
Ka qaday 12 /8/2022
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Ustaad waan ka qaaday 03/05/2023
@ibnuazaan2723
@ibnuazaan2723 5 жыл бұрын
fanaaan weyn nimcaan hillac oo ciyaarihiisi so celiyay dad badan shaashaday ka bixi doonan
@muxudiinkarmaoffical25
@muxudiinkarmaoffical25 5 жыл бұрын
Fanaan cod macaan boqorka codka nimcaan hilaac aad ayaa kuu taageer sanahay runtii fadlan messangarka iigu cazuum waa codsi muxudiin karaama
@baxsanqaali4616
@baxsanqaali4616 8 ай бұрын
Ma aqaan waxn ku qiyaso hestan hda maqlo sidan nqdo 😭😭😭💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭
@Najma.187
@Najma.187 2 ай бұрын
Heart broke 💔 😢 2024
@Abdijabaar_Mohamett
@Abdijabaar_Mohamett 6 күн бұрын
Same 😢
@suhaybaadan1920
@suhaybaadan1920 Ай бұрын
Dhabtii weydin kala Tagi Dharaar qudha isma odhan Waxaa dhici is Fahan waa Weydin kala dhaqaajin Qalbigeyga kumaba soo Dhalan 😭😢🥺💔 Friday 26/7/ 2024 9:00pm 🥺💔
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 3 күн бұрын
It’s okay take heart ❤️‍🩹
@luulcaday1931
@luulcaday1931 7 ай бұрын
5/2/2023 ilaa hada 4/1/2024. Waxaan ku moogahy 10 bilood iyo 2 maalin waxay ila thy inaad 10 sano ku mooganhy , xaqiiq waankuu xiisay. Blse xasuustaadiiyo wanaagàagii ayaa ii xasuus ah waxaanse rabbi kabaryaa inuu dib noo mideeyo waayo adba waa ogeed waligen kuman heshiin wax rabbi caragalinaayo sidaa awgeed rabbiyo waxaan kabaryaa inaad dib noo mideyso 😢😢😢😢😪🙏🙏🤲🤲. Blse murugadyda sidaan way iiga yaraan lahyd hadii aan kala tagi adigoo ii og inaan ku jeclhy , hadda qalbigaaga waxaa ka dhaafhacsan inaan ku jeclyn blse sidookle waxaan rabbi kaloo kabaryaa inuu qalbigaaga iisoo galsho inaad ogaato inaan wali ku jeclhy walba dar Alle . Nolosha kuma xumyso intaad nooshay mana jiro riux kaawanagsan ,intaan ku mooganaana maan arag, qalbigyna isma lahn ruux kafiican ayaad lakulmee .
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 7 ай бұрын
Abaayo intuu kaa aaday 😢😢
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 4 ай бұрын
wan ka xumahay ilaahay haku so celiyo 😭😭
@luulcaday1931
@luulcaday1931 4 ай бұрын
​@@balaqeybalaqey7902waqtigaa nakala geeye . Hadana mudo kadib bil ah wuu guursan rabaa😢😢😢
@nuurmukhtaar9174
@nuurmukhtaar9174 3 ай бұрын
Iyadu runtii waa qofka aduunka ugu wangzan lkn dad hore oo wangzanaa ayaan ku kala hadhnaYy jacayl dartiis hadaaan xiriirkena sxiptinimada dhaafiNno inaan waayayo ayaaan huba mana rabo wax kasta wey ii tahay wll sxip aduun alle igama kaa qaado
@luulcaday1931
@luulcaday1931 Ай бұрын
Waqti xaadirkan wuu guursady bil kahor 😢​@@balaqeybalaqey7902
@shugrisiciid2811
@shugrisiciid2811 Жыл бұрын
Ish calaa hees heestan hees wey dhaafty codki mcna ee hilac 💜🤍🥰✌💚🙈
@Abdiihalyey
@Abdiihalyey 9 ай бұрын
Inta jacel hayo isoracaaa ❤❤
@Shaakirbarre-os9cw
@Shaakirbarre-os9cw 5 ай бұрын
❤😢
@haliimohandulle7812
@haliimohandulle7812 Жыл бұрын
Emotional song🥹hees xasuuz wayn iguleh😢
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Taariikhda 03/05/2023 anigoo jacayl i galin wali 20jirna ah ayaa qiirooday heestaan Nimcaa hillaac hirgalay gacan baan ku taagay👋❤️🙏
@abdifatahmeecaad8465
@abdifatahmeecaad8465 5 жыл бұрын
Boqorkii Fankoow shoodhahaygii Hilaacii Hirgalay guuleyso huuno
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac heeesuhu kala duwan Waa hees dareen gaara igu leh heestan🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@kaltuunwarsame9497
@kaltuunwarsame9497 Жыл бұрын
I feeling pain 2023🥺😭
@aaminamaxamed1436
@aaminamaxamed1436 8 ай бұрын
Same😢
@Mohamedamin123Minkey-mo7fn
@Mohamedamin123Minkey-mo7fn 7 ай бұрын
Same
@zakariadahir3880
@zakariadahir3880 7 ай бұрын
Wlhi 😢❤
@rmagaal21
@rmagaal21 6 ай бұрын
Be strong woman, everything that happened past, won't even change. Just leave it, and then thing about what gonna happen.
@osmanisgowe
@osmanisgowe 4 ай бұрын
Mxa kugu dhacy 😢
@amalabdiali5918
@amalabdiali5918 3 жыл бұрын
Haduu ii ogan laha tagerahan uhayo nimcan wan farxilahaa 🤝🇸🇴💕💕💕💕
@Butterfly-dq5oh
@Butterfly-dq5oh Жыл бұрын
Dhabtii waydin kala tagi dharaar qura ismaan oran waxa dhaci is fahan waa waydin kala dhaqajin qalpigayga kumaba so dhalan🥺💔
@SafiaAli-c8q
@SafiaAli-c8q 6 күн бұрын
Zhp niyda kheyr u sheeg tani waa adunyo
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Dhabtii waydin kala tagi ama waydin kala dhiman Waxaa dhici iswaayoo Waydin kala dhaqaajini Qalbi geyga kumaba dhalan 😢 Dhaayihii isku ooyi jiray isdheehan jiraa isnici Damiirku dhabaysan waa Hankay dhalan teed latahay 🥹 Wixii dhacay way dhaceene hayeeshee dhugo waanadaa inaan wada dhalashadiyo walaal nimadii dhamaan 🥹 😎 🦅
@user-nf2iw9dp9w
@user-nf2iw9dp9w 5 ай бұрын
Dhayihi ilmada kuqubaye qalqalbad galise qiyali cashaq😔💔😭😭😭😭😭😭😭😭
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 3 күн бұрын
It’s okay xppty ❤
@caatikamaxamedcisman
@caatikamaxamedcisman 10 күн бұрын
Nasiibka na dhantaalay wllhi weligy kuma seexan kumana soo toosin wad iswaayeysaan aduunyo 😢😢😢😢
@SafiaAli-c8q
@SafiaAli-c8q 6 күн бұрын
Wxa waan aduunyo zhp haw warwarin legend is always legend
@habonhappyinaahmed7054
@habonhappyinaahmed7054 2 жыл бұрын
waw ishcalaa hees nimcaan 🥰🥰🥰💫🦋hilaacii hir galay🥰💖🥀🖤
@ubdulsalamuhmed1163
@ubdulsalamuhmed1163 5 жыл бұрын
Boqorka codkiyow waad nagu jiifta saan unahay tagerayashada khaas ka ah 😪 waayo fanaaninti kale muqaalo cajiib ah ayey natusaan markaasan ciil dareena ee pls dhankaas iyo muqaalada nagaso dhis 💖💖 walibo labadan heesod ee udambe🙏🙏
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
Mel kasomaqli runti darenkayga qaadhi 😔😔wanradhiyee ila kasoheli 😌😌inaba cadhi mhn waanfahmi waaa 🥰❤❤❤nimcan
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 2 жыл бұрын
Mel fog bay kahadhashey can't get deep in it😌🥰❤💔
@safiyocali4790
@safiyocali4790 5 жыл бұрын
Hestaan manta dhan waan dhageysanaa waxaan ku macansanaa iney ka turjumeyso gayiga somalida waxa ka jira fahamkeyga ineysan jaceel aheyn ee ey ka weyntahay baan arkaa
@mowliidhajjijabriilmowliid4886
@mowliidhajjijabriilmowliid4886 2 жыл бұрын
Isku fikir ayaa nhy wlshy wixii dhacay way dhaceene hayeeshee dhuga waanadaan ereyo jacayl maaha kalataga gayiga soomalida ayay qusaysaa
@realonearthangelofficaldivardw
@realonearthangelofficaldivardw 5 ай бұрын
Mar un waydin kala go,I dharaar qura ismaan oran
@djqamar3235
@djqamar3235 4 жыл бұрын
Lipaxa fanka lejan nimcaan abdirahmaan hasna hilaac
@HonElashe17
@HonElashe17 7 ай бұрын
Heestan waxey so baxdey anigoo xalda ay ka hadleyso ku sugan Runtii waxan moodey inuu aniga isoo qaadey😢
@amalhussien4643
@amalhussien4643 Жыл бұрын
🥲wlhi Heest wxy iso xsuusy Gbdh sxpo ahyn Iyo Wiil sxpo ahyn O Mudo 2years sheeko wadag ahaa o waqtigu kala Kxyeey 🥲🥲🥲🥲 sidaaa Us La Jecala Qadarta eebe ba ka weynay wiiLkaa wlky marna sxpkey aha manta Family Buu yeeeshay 😢😢qisadood aad bey u dheertahy qoral kuma Koobi kadho Alla Calafow Maxa Kala kaxeysay qalbiyo Dad badan isaga Dhawaaa🥹🥲🥲manta Labo meel Ku kalaa NooooL Saxiibo jiritakoof aan jecalaa bey ahyn farxdood Wlhi farxdeyda bey ahyd 16/06/2023🥲🥲
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 8 ай бұрын
Wax walba wey dhacaane intan kala dhaqaaqney ayey walaltinamadii dhamaatey yaab Alxamdulilaah wiilkeyga qurux badan ayan ka heystaa kii dadkiisa iyo diintiisa anfaca iiga dhig dadkay arintan ku cusubtahay allaha u gargaaro
@ConfusedBassetHound-wd3dq
@ConfusedBassetHound-wd3dq 6 ай бұрын
Amiin😢
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 Ай бұрын
Amiin ❤️‍🩹
@a.joseph8541
@a.joseph8541 4 жыл бұрын
Horey u soco fanaan Nus Qarniga Aad bn ku salaami zxp☝️
@sadiiqhassan2490
@sadiiqhassan2490 4 жыл бұрын
Nimcaan cod ku dhan broh Allh haku sharfoh fanka adaa kaa wataa boqorkii fankii dambe wax ku gaari ma heeso
@kingmudu9773
@kingmudu9773 Жыл бұрын
28 Feb 2023 12:48 AM Mar way din kala Gudi Dharaar QudHa ismaan Oran wxa DhiCi IsafaHan waa DheXdinaa Dad SooGali QalbigeYga KumabasO DhiciN 💔👍 UpaH Moh'ied IsaaQ❤️
@nuurdinbare6877
@nuurdinbare6877 4 жыл бұрын
Mar Way idin kala gudi Dharar qura isman odhaan😰😰😰😰😰😰 Markii Aad Qof Jecleyd aay Weydo Hadna Awood Aad Kuso Ceshaato Aadan haysan Wa dhibaato
@mofarah9873
@mofarah9873 2 жыл бұрын
SUPERIOR SUPERIOR SUPERIOR SIMPLY THE BEST 👌 👍 🎶 🎵 👏 🙌 👌NIMCAAN HILAAC
@Moonlight-l1i
@Moonlight-l1i 5 ай бұрын
who listening 2024😢💔
@QalbiHaniyeey
@QalbiHaniyeey 4 ай бұрын
😢
@abdulkadirhassannuur
@abdulkadirhassannuur 2 жыл бұрын
Our nimcaan❤🎧🖤⚡👑
@AbdimalikAli11
@AbdimalikAli11 3 ай бұрын
Kalatgena waxa Laga jooga 1sano iyo baar. Illahada waxan aamini laahay sidan kukalharney 😢
@sucdihassan4511
@sucdihassan4511 Ай бұрын
😢❤️‍🩹
@fardosaabdi9540
@fardosaabdi9540 5 жыл бұрын
Ish calaa hees ❤ Waa hees meel fog ka hadleeso👌 Hilaaci hir galaay🙏🙏🙏🙏🙏
@kaalidiinkalid9292
@kaalidiinkalid9292 Жыл бұрын
Xariir ahmed one of the best melody
@user-jg1hu8sl1z
@user-jg1hu8sl1z Жыл бұрын
Nimcaan hilaac best song and the most intelligent ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CarabHiraan
@CarabHiraan Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Radaam80
@Radaam80 5 ай бұрын
I feeling 22/3/2024😢
@mucjisorabaani
@mucjisorabaani 4 ай бұрын
Stillllllll
@sergiosudais
@sergiosudais Жыл бұрын
Inta 2023 dawaneyso like isara❤😂
@user-wu1yh8uh5r
@user-wu1yh8uh5r 5 ай бұрын
Wlhi ayada waan jeclahay lkn heestan markaan maqlo waxey ila noqoneysaa inay icid leynayso 😢😢😢
@QalbiHaniyeey
@QalbiHaniyeey 4 ай бұрын
Nafta khyr usheege abowe mcn😢
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny
@MadiDhulbahanteDEPTh-nx9ny 2 ай бұрын
Nimcaan ~ hilaac ❤ mahad ada. Leh jiro joog. waligaa
@shaataajonsan6176
@shaataajonsan6176 2 жыл бұрын
nimcaanow heestan meelbey itaabataa mar walba waan kucelceshadaa
@fatuomakeupartistafrica4600
@fatuomakeupartistafrica4600 5 жыл бұрын
This song is soo dope wow great artist amazing nimcaan ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@qadanhirsi2927
@qadanhirsi2927 2 жыл бұрын
Hees mareysa
@denniscellovicjr4705
@denniscellovicjr4705 6 ай бұрын
Fri 24 /Feb 2023 - Sat 24/feb 2024 Sanad xidhiidh wada Laheyn Maanta Kala Tagnay
@farahsaidali6194
@farahsaidali6194 5 жыл бұрын
Mar wey idin kala gudi Dharaar qudha isman odhan Ama waxa dhici is fahanwaa Dhexdina dad soo geli Marna iguma soo dhicin ❤❤💔💔💔 Heesta caawa darenkayga aad bay itaabatay Jacylka waa iska dhibadan yhy Aniga nasiib uma yeelan qofkan jecla Inta is jecel illahay ha isku daayo
@mahrizamohamed8422
@mahrizamohamed8422 4 жыл бұрын
Wn kula qaba tas lkn wxa laga yaba halkuu qeyrka inogu jiro iney ino dhimntahy wlshey wxa jecelnhy qeyr ino aheyn ba jira alle aya yaqan halka wngena iyo qrykaba inogu jire alle hainagu tosiyo shartana heynaga xijabo wll
@farahsaidali6194
@farahsaidali6194 4 жыл бұрын
Haa wll
@maryanmmcige9428
@maryanmmcige9428 4 жыл бұрын
Aniguba waan kula qabaa wllshy qaali nasiib umaan yeelan qofkaan jeclaa ilaa hadana ma ilaawin xasuusihiisi😭😭😭😭😭😭
@abdinooorabdulaahi5352
@abdinooorabdulaahi5352 5 ай бұрын
I feeling pain
@glaziccade
@glaziccade 11 күн бұрын
Inta 2024 dib ufirineso😢😢
@Carfoon
@Carfoon 2 ай бұрын
Dhayihii isku ooyi jiray is dhehan jiray isnici damiirku dhabaysan waa😭💔😢
@jamaaldj
@jamaaldj Ай бұрын
😂😂
@zeynabmohammed3621
@zeynabmohammed3621 5 жыл бұрын
Nimcaan Hillaac Fanaan Buuxa❤️❤️❤️
@AbdullahiSanka-ty3rc
@AbdullahiSanka-ty3rc 2 ай бұрын
Nimcaan hilaac sxb 👌
@hoodoismail2301
@hoodoismail2301 2 жыл бұрын
😭😭😭💔💔💔 after oneyear wali waan dareemaya allowo samir isii
@yusufhuseinyusufdaad9607
@yusufhuseinyusufdaad9607 2 жыл бұрын
Wll qli qof adag noqo insha allaah 😔🥴😕
@abdirisakabdullahi9846
@abdirisakabdullahi9846 Жыл бұрын
Hees fanaan sameyay fanaan laxameyay isla fanaan kale qaaday dad isjecel lee saas samen karo
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 11 ай бұрын
Fanaankalena wuu laxameeye xariir axmed
@RaxmaMaxamed-yx6nt
@RaxmaMaxamed-yx6nt 2 ай бұрын
2024 inta dawanesa😢
@Shaakirbarre-os9cw
@Shaakirbarre-os9cw 5 ай бұрын
Lessen me at 2024❤😢
@shukriabdi6282
@shukriabdi6282 3 жыл бұрын
Qof ana ogahy aya ku socoto
@dalmarg5794
@dalmarg5794 4 жыл бұрын
Hilaacii Hirgalay keep going bro views badan waad heleysaa mar dhaw
@muwaahibofficail5244
@muwaahibofficail5244 2 жыл бұрын
Waan Ka helay run ahanti
@mubaarigismaaciil9532
@mubaarigismaaciil9532 5 жыл бұрын
Waaw nice song number 1
@Hillaacmusic
@Hillaacmusic 5 жыл бұрын
Haye wll Mahadsanid🙏
@mubaarigismaaciil9532
@mubaarigismaaciil9532 5 жыл бұрын
@@Hillaacmusic heesaha video maad u soo samaysid pro waa talo
@iprahim_gavi__20k
@iprahim_gavi__20k Жыл бұрын
Prother mar ayyuu kuzoo jawaape ka dhcdee respond kalaa zugyzaa miyaa😅😅
@FaadumoAhmed-jn4hi
@FaadumoAhmed-jn4hi 7 ай бұрын
Mar un weydin kala go,I dharaar qura ismaan oran😭💔
@craxmaancali8765
@craxmaancali8765 Жыл бұрын
Nimcaan hilaac iigeeya
@abdifatahsheikh4100
@abdifatahsheikh4100 Жыл бұрын
Ala heestaan mxaan jeclahay ❤❤❤❤❤
@abukarali7369
@abukarali7369 5 жыл бұрын
Ayantaan odayga wuxuu nasoo xasuusiye waagaa 2014 markuu aduunka haystay
@cabdikariinmaxamednuur782
@cabdikariinmaxamednuur782 5 ай бұрын
Sun 24_mach_2024❤😢 15_Ramadan_1445😢 23:00 habenimo😢 F_2😢😢❤
@Aboke10
@Aboke10 5 ай бұрын
F3
@Unique_girl77
@Unique_girl77 2 жыл бұрын
Dhayihii isku ooyi jiray Is dheehan jiraan Is nici Damiirku dhabaysan waa Dhacday🥺😫😭🤦‍♀️
@vincenzorossi825
@vincenzorossi825 3 жыл бұрын
Legeng nimcaaniga Wee we,lpxa,cdka
@ubdulsalamuhmed1163
@ubdulsalamuhmed1163 5 жыл бұрын
Eesh calaa Erayo💖....Suugan meel dheer taabaneso ayaad mooda💖🙏
@user-ke8fr5ly6z
@user-ke8fr5ly6z 27 күн бұрын
2/08/2024 Still watching 👀
@blackyy9764
@blackyy9764 5 жыл бұрын
Afku kaama go'o 🌋🎇
@cabdiqanivarhanoz4745
@cabdiqanivarhanoz4745 2 жыл бұрын
dhabti weydun kala tagi dharar qudha ima odhan waxa dhici is fahan waa 😢 { m d m}
@adowabdulkadir4615
@adowabdulkadir4615 5 жыл бұрын
Wxii dhacy wey dheceen
@suheylahussein1305
@suheylahussein1305 Жыл бұрын
Hees iyo full waye wlhi😢😢😢😢
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 4 жыл бұрын
Heestan Aniga ayayba iga hadlaysa wakhti xadirkan😟
@user-zj5ev1kg4w
@user-zj5ev1kg4w 6 ай бұрын
Ax Sry 😢
@Soonioyaa
@Soonioyaa Ай бұрын
Maxaad ii furatay waliba anigoo kaa codsanaayo inaad gurigeyga dhaqdo waliba xaas kuu ahaado Waan kuu xiisay runtii mana awoodo inaan dib kusooo raadiyo waayo nafteyda qimaheeda ayaan ilaalinayaa 😢 waxaad kuu sheegi lahaaa dartaa inaan uxanuusaday 😢 waliba habeen walba oohinta iga dhamaatay 3bilood cududa aan ku jiray waxay ila aheed 3sano waxaan dareemay inaan waalan rabo 😢 dartaa ayaan imtixaanka jamacada ugu dhacay waliba anigoo imtixaanka ufadhiyo ayaaa hal su,aaal igu soo dhiciwaysay 😢 Sidey noqotaba waan caafimaadi doona I.a😢
@sumayojamaa9765
@sumayojamaa9765 5 жыл бұрын
Fanaan qaali ah
@agentperish3414
@agentperish3414 4 жыл бұрын
Dhabti waydin kala tagi dharar qudha isman odhan waxa dhici iswayo waydin kala dhaqajini qalbigeyga kuma badalan💔 marna isma dhihin wad wayi dontaa 💔
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 5 жыл бұрын
We love you Boqorka codka Nimcaan Hilaac
@abokorali1326
@abokorali1326 5 ай бұрын
SakariYe kociye abwaan wayn
@taherayousuf3623
@taherayousuf3623 8 ай бұрын
labadii iku dhahran jiray❤️‍🩹😢
@Aboke10
@Aboke10 Жыл бұрын
Isfahaan waa😢
@shamsoosman2047
@shamsoosman2047 3 жыл бұрын
Dareen xanuun leh 😭😭😭❤️❤️
@hodancali5664
@hodancali5664 3 жыл бұрын
Sax
@mohamedkahfi2024
@mohamedkahfi2024 2 жыл бұрын
waxa dici isfaHANWAA
@abdiofficialmusicvideos9453
@abdiofficialmusicvideos9453 10 ай бұрын
I feeling 2023 💔😢🥺
@xadaari129
@xadaari129 6 ай бұрын
dhexdeena dad soo gali marna iguma soo dhicin labadii isku dharan jiray jacayl isku dhawran jiray ❤🥲🥹🤲 ALE INOO MAQAN ❤🔥🫵
@MohamattAbduqaadirYuusuf
@MohamattAbduqaadirYuusuf 2 ай бұрын
Yaa joga team 2023
@hodanabdilahi2342
@hodanabdilahi2342 7 күн бұрын
Heestan iska jecelahy 😢
@Mohamedqadar55
@Mohamedqadar55 27 минут бұрын
24/5/2024 💔
@Cwahab-js9en
@Cwahab-js9en 7 ай бұрын
Heesta kaliya xasuus igu leH 2020😢😭😭💔💔
@Drsnasteehaali
@Drsnasteehaali Ай бұрын
I feeling pain 2024 /7/14😢 😢
@SakariyeNour
@SakariyeNour 3 ай бұрын
waa igo dhacda❤😂😂😂
@Ramsaysnow09
@Ramsaysnow09 2 ай бұрын
Love can hurt so much”
@Hersi18
@Hersi18 4 ай бұрын
Hestaan aniga iga haadhaaysa. 30/03/24. From my heart
@shoshoshosho6720
@shoshoshosho6720 9 ай бұрын
Wali Rajo Ayaan ka qaba Lkn hadan adiga ku waayo qof danbe ma jeclan doono -😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️🤴🏿🫶🏻
@nasteexobashka5251
@nasteexobashka5251 Жыл бұрын
Ano 15 ah aba ooyey oo may jaceyl😭😭
@WizLilove
@WizLilove 2 ай бұрын
Wlhi hestani waaa qiiro caadiya
@ROONETV
@ROONETV 2 жыл бұрын
HEART PAIN😢💚😥
@xaajowlipax24
@xaajowlipax24 11 ай бұрын
It's my song 🎵 😢😢
@adnocali9240
@adnocali9240 8 ай бұрын
Qisadeyda yaa usheegta pls😢
@balaqeybalaqey7902
@balaqeybalaqey7902 7 ай бұрын
Aniga abaayo 😢😢😢
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН
The Giant sleep in the town 👹🛏️🏡
00:24
Construction Site
Рет қаралды 21 МЛН
طردت النملة من المنزل😡 ماذا فعل؟🥲
00:25
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 23 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 19 МЛН
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
Hillaac Music
Рет қаралды 3,1 МЛН
COODKII:: NICAAN HILAAC HEESTII NOLOSHOO WAA TOBAN IYO CR7 LYRICS
7:06
MAXAMED BK TOP 10 BEST SONGS      HEESO XUL AH
38:50
Gureey Pro
Рет қаралды 226 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 359 М.
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 21 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Heesti Wabi Jacayl BY Nimcaan Hilaac & Yurub Geenyo
7:19
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,3 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 3,1 МЛН