Ishii bugtaay ku bikaacso inay mucaaradku cidlo ka xiiqayaan hore ayaan idiinku sheegay.....

  Рет қаралды 16,131

CIRJIIDHO TV

CIRJIIDHO TV

Күн бұрын

Пікірлер: 93
@fahiimae7336
@fahiimae7336 2 ай бұрын
Masha Allah. Dadkeenu waa gob. 🎉❤🎉🎉❤
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Tolkayo garxajis koox yar oo calooshooda ushaqaysta yaala ayaa magacooda ku ciyaarayee waagob gobi dhashay from hj❤
@JamalAli-pz6kn
@JamalAli-pz6kn 2 ай бұрын
AABO MUSSE FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULIMYE 5 MORE YEARS
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 ай бұрын
Ali qaran noolow abtiyo guul Somaliland ❤
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 2 ай бұрын
Guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 2 ай бұрын
Guul somaliland guul insha Allaah allaahu akbar xisbiga mujaahidiinta muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile codka shacabka guul insha Allaah allaahu akbar
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahimabdikhalak3592
@abdirahimabdikhalak3592 2 ай бұрын
GEESIgaran ayada tahay nolow.Ali Duulu iyo weriya hore u socoda Somalilandguul guul guul guul guul guul
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Geesi DulDul ❤ Gobanimo ❤
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
Mansh alha GuuuuuL kuLmiye ❤🎉❤❤Somalian 🎉🎉
@AhmedAwil-b6w
@AhmedAwil-b6w 2 ай бұрын
Runta Usheega Ina Xaashi Iyo Xirsi Madax Waynimo Waxaa Kaaga Dhiw Inaa Xamar Qabataan
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 2 ай бұрын
Cali Qaran. guul iyo gobanimo
@abdullahsomali7992
@abdullahsomali7992 2 ай бұрын
Saaxil afka ka jeedi oo caynqba ha lasimin
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
BADACAS MAA ABAHOD BAA ISKALEH HALKII AMSON BEEYE ISLEEYAN WAA BEEDLEYSAN CIIDI LACAG SIIN LAHEYD MASARI BAA LAA ISKUU HAYE😅😅😅😅😅
@NaasirCarab
@NaasirCarab 2 ай бұрын
❤❤ Call 🎉saxiib 🎉 alha kuxiftiyo
@awgeele
@awgeele 2 ай бұрын
Geesiyaal qaran
@ayaanciise810
@ayaanciise810 2 ай бұрын
Waan taa
@rashaail4191
@rashaail4191 2 ай бұрын
Wasn qoslay noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 2 ай бұрын
Cali DUUL DUUL GEESI QARAN
@RasheedKhalif
@RasheedKhalif 2 ай бұрын
Masar dadkeedi bakhtida baa u xalaal ah ciidamada masar ee xaasan gurguurte miciin biday gaajo darteed waxaay dadka kala wareegen shaqdii hoos mida hudheelada cuuntada tima jarista shacabta masar waxuu garka u saaranyahay inuu iscuno
@AhmedAli-fz7fj
@AhmedAli-fz7fj 2 ай бұрын
Well done ❤❤❤
@KhaalidXasan-g5q
@KhaalidXasan-g5q 2 ай бұрын
Joog Cali duluul
@aadammax9534
@aadammax9534 2 ай бұрын
kkkkkkk horta abwaan Cali Duulduul keliya maaha abwaan, waa actor, oqòon yahan, indheer garad & in kalaba cajiib.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Waaru😅😅
@Mamar6310
@Mamar6310 2 ай бұрын
Odaygu waa rageedii
@mustafehussein6983
@mustafehussein6983 2 ай бұрын
Mudane Gabeyruu ka diley oo mar soo baxaye haawiye wallee waa maati caano leh😂😂😂
@mohamedsharif1266
@mohamedsharif1266 2 ай бұрын
Dirqi baan ku gartay calamadii baad badashen
@ayaanciise810
@ayaanciise810 2 ай бұрын
@ayaanciise810
@ayaanciise810 2 ай бұрын
❤🎉🎉😊
@ayaanciise810
@ayaanciise810 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤gool soomaaliland 😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanyusuf2864
@abdirahmanyusuf2864 2 ай бұрын
CALI MARKUU YIDHI, SUAASHII ADAYGA! WAXAAN FILAYEY INAY WAX KALE TIDHAAHDO! BALSE MARKAY TIDHI XAAWAAN ULA NIYOODAY AYAAN AAD U QOSLAY MEEL AAN FILAYN AYEY NOQOTAY JAWAABTII! FROM USA
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
😅😅😅😅😅❤
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Adeer waa Hobal ilayn heesaa ah 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻😅
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 2 ай бұрын
Waaw cali waa abwaan waan jecelahay hore u soco cali iyo xertiisaba
@users26ajmed
@users26ajmed 2 ай бұрын
❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@abiiboladjama1659
@abiiboladjama1659 2 ай бұрын
Masar itaal.maleh Somalia wxba .kuma.dhaanto.Ethiopia wxba yeelimayso
@UbahMohamed-t4g
@UbahMohamed-t4g 2 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk
@AbdishakurAli-i6x
@AbdishakurAli-i6x 2 ай бұрын
😂😂😂
@garyaqaanmuuseyuusuf4793
@garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 ай бұрын
Scw
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐚 𝐧𝐚𝐱𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐭𝐢 𝐤𝐚 𝐱𝐮𝐮𝐦𝐢😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@abdimohamoud1803
@abdimohamoud1803 2 ай бұрын
Maansha allah, waa falanqayn dhaxal gala,
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 2 ай бұрын
😂😂caliyaw caawa darawalkii hore ayaa barnaamijka wada dee beryahaa gaadhiga waxaad kusii daysay midyaroo istabni idiin ahaaye
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
😅😅😅😅
@mop01-r4f
@mop01-r4f 2 ай бұрын
Ku saliya nabiga❤
@abdirasheedwarsame5876
@abdirasheedwarsame5876 2 ай бұрын
Kkk cali ismaaciil carab maanta wuu maadaynayaa.
@ifrahcumar4352
@ifrahcumar4352 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@RoodaAadan-bq3xx
@RoodaAadan-bq3xx 2 ай бұрын
Siyaasad faalayntaadu waa heersare
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
Warya Ali Duldul goormaad cunsuri noqotay? maxay Caynaba iyo Gabiley is dul sarey? waxaad bilowday inaad u hadasho sida kuwa Duriyada kala qaybiya. marka ay timaado maalinta Caynba waxaan noqon doonaa kuwa ugu horreeya ee u codeeya. War jooji reer siyasada reer miyiga… taas kaama fileyn 😡
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Muxaafadbuu idiin yahay cayayaankana siduu ubuufiyo waad aragtay balse caynaba warkiisu waa cadyhay inbadana waanu sugaynay hadii nin habar awala ama nin hj ah ansixin waayo ninkale oo noo ansixinayaa majiro
@Internet_n_Things
@Internet_n_Things 2 ай бұрын
@@FaadumoMaxmuud-qu9kh waxaa tahay gabar caqli badan oo qalbi wanaagsan. Allow kuu barakayo adiga iyo qoyskaaga.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
@@Internet_n_Things inadrkay magacaa hajiro😇😇🥰🥰
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 ай бұрын
Holow reer caynaba waxaad sagaal muuse yuu toban idiin jarin sanaag wax reeba
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Xasidnimada g gabilaybu cali Ku cadab galayaa sumcadisana Dhulka la galaysa, cayno waa C Imika dawladu A kena bay tidhi Gabilayna gobol buuxa o ay mudo Dheer xaq u lahayd gabilay jsl guul
@aminaboon1290
@aminaboon1290 2 ай бұрын
Cali duuldulow xasiidnimadi reer bariiga aayaad. Biloowdey
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
Cali Caliiii
@Degmociise123
@Degmociise123 2 ай бұрын
Caawa hawiye ayaad u dhamaysay 😂😂 arinkaa wax baa ka jira
@MrQaraami1
@MrQaraami1 2 ай бұрын
😂 Ali duulduulow Gabiley Saacadaa kaaga xumaatay Runtiina Kuumay Jawaabin Waxaad Ninkii Islaanta ku yidhi waan Guursanayaa islaantiina at tidhi Aniguna Toban ayaan Guursani Markaa inaad Gabiley caynabo ku dheririsid ama Aad ku listo Waa Laga Roonyhay siiba Adigoo Ah Suxufi Waxay ahayd inaad dhexdhexaadahaato Xaal Ayey kaa Mudan tahay Godobtaad Gabiley ka gashay
@khadaraynanshe9093
@khadaraynanshe9093 2 ай бұрын
War mujahid caliyow xaqa ku adin gabilay iyo caynaba hakala jeclane tariikhdii ina xaga dherana aan kuu saxo ee ila so hadal markad doonto aniga wad iga qaban waydee
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Beesha subeer awal waxaanu karabnaa inay caynaba gobol noosiiyaan intay gudinta daabkeeda hayaan waayo caynaba waa magaalada marti gelisay 20k ee askari waxii inagusoo dhacayna dhibka ugu badan iyaduu kudhacay
@warfaageeddi3128
@warfaageeddi3128 2 ай бұрын
Qabyaalad,cay iyo been ayuu waddani ku galay olole 2017kii haddana wuu kasii daray maanta
@halimosugule76
@halimosugule76 2 ай бұрын
Meel fiican bay martay
@yussufmursalahmed9325
@yussufmursalahmed9325 2 ай бұрын
Canaba iyo Gabilay ba waxaa ansixiyay madaxweyn Dahir Riyaal oo digirayto ayaa magacabay distoorka ayaa u ogolo imika waxaa loo dalacsiiyay B markaa barlamaan waxba loogaman baahna oo w/Arrimaha Gudaha ayuu distoorku u siinayaa awood markaa barlamaan shaqo kuma laha waayo maynaan 33ka sanno gobol ama degmo loo gudbiyay barlamanka
@alisaed8393
@alisaed8393 2 ай бұрын
Jaamac baadi DNA mala qaadayaa
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Caynaba iyo Gabiley maxaa isu keenay Wax soo saar maysku gaadhaan iyo cashuur ay dalka u soo xareeyaan? Tirada dadka ma isku gaadhayaan iyo degmooyinka hoos yimaada Hinaasaha yar inaga daa Muj. Cali duulduul waad kaftamaysaa malaha
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 2 ай бұрын
Xadhko diiranbay reer waddani Waar dul marayaane Dadku way xoraysteen dalkani Waanay daafane Haku daalinaan idinku idhi Waxan ad doondoonto
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐬𝐬𝐛 𝐬𝐬𝐛 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨
@abdiwahabDahir
@abdiwahabDahir 2 ай бұрын
caloow cadaalada eeg dee soo digan waya araga wxy ku xumeedu gabilay shuruudihii wy buuxisay gobolnimadee caynabi mxy soo saartaa in la kabo ayey noqonatsaaye dee adeer na sii daa xasiidbaanu kugu casuumiye😂😂😂
@Cabdibahal
@Cabdibahal 2 ай бұрын
Cali duul duul niiko badna badeecadii ilma biyoole izkaga noqo malyan kani Shilling dhiba badna
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 2 ай бұрын
Waar ka waran shanta geel ma sidii buqdaa waa maxay dhismuhu
@maxamudabdilahi5535
@maxamudabdilahi5535 2 ай бұрын
Kadhca calwo sheekadataar oday qaran ayaadutahay caynabo iyo gabilayba anoaha tageerasha cirjìidh tv jogana gobolka gabilay
@jamaahmedmahomed5826
@jamaahmedmahomed5826 2 ай бұрын
Buqda waxba lagama dhisin
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 ай бұрын
Biixi waa Aabe Siyaad ee yaan lagu daalin. Hay, hay hay weligaa hay Aabe syaad.
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 ай бұрын
Hada anagoo muxaafida ayaad naga cadhaysiisay 😅😅nagadaa aabo siyaad horaa loo eedaye aabo siyaad dambe marabnee mayee 5dambe haloogu celiyo kadib haynoo nasto
@KhaalidXasan-g5q
@KhaalidXasan-g5q 2 ай бұрын
Cali law gabilay gobalkeed Inadhah ka Lee xi, waan ognahay, Xida kuu soo dhibta ee hargaysa ,dagan,
@MaxamedCismaan-z3j
@MaxamedCismaan-z3j 2 ай бұрын
Asc sxb cod ma jiro
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 2 ай бұрын
Maxamed dhegoole dhakhtar tag
@IbrahimAhmed-yk5ls
@IbrahimAhmed-yk5ls 2 ай бұрын
Waa xagaaga
@abdullahmaakhir
@abdullahmaakhir 2 ай бұрын
Cali Daacuunkii Habarjeclo Dhulbahante ayaaad intaa Haysataan Qalbaduu idin Dumiyey Laakiin Waxan idiiin Sheegayaa Maakhirland ayaa idiin dhamayn doona Maamulkiina burco iyo Hargaysa Kama Hadlikartaan Maakhirland Dad idinka Taariikh dheer maxaad kaQaadikartaa Maakhirland Guuuuul
@dulmaraxmed94
@dulmaraxmed94 2 ай бұрын
waa doqon waalan oo ay kaga nacnac siiyaan habeen walba
@MaxamedCismaan-z3j
@MaxamedCismaan-z3j 2 ай бұрын
War meesh cod ma jiro
@Bashatalents
@Bashatalents 2 ай бұрын
Codkii mees
@abmoh9216
@abmoh9216 2 ай бұрын
Caynaba xabadu way soo gaadhi kartaa. Muuse waa fulay ma imanayo Khaliif wuxuu kaloo yidhi Iidoor marduuf qaada helay waa majnuun falane
@caliduulduul5925
@caliduulduul5925 2 ай бұрын
Waxxuu kaluu yidhi illaahay dhulbahantow maxuu iilaa kaa dhaliyey hhh
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 ай бұрын
TAAGE WACELYOW INAKAALIIF MAA KHANISKI XIIRSI WAAS0 DHILDA HABARJEACLO ILLA IYO GAROWA SOCONYE😅😅😅
@abmoh9216
@abmoh9216 2 ай бұрын
​@@caliduulduul5925 Walaalo is canaanaya ayey ahaayeen. Laakiin tiina ta maanta taagan baa cadayn ah
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐦𝐮𝐮𝐬𝐞 𝐛𝐢𝐱𝐢 𝐜𝐚𝐛𝐝𝐢 𝐱𝐢𝐥𝐝𝐢𝐝 𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚𝐚 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥 𝐠𝐮𝐮𝐥
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐠𝐚𝐚𝐣𝐚 𝐤𝐮 𝐝𝐢𝐢𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐤𝐚 𝐭𝐚𝐚𝐤𝐢𝐢𝐧😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
@KaysealiShaqale-wo6xz
@KaysealiShaqale-wo6xz 2 ай бұрын
𝐜𝐚𝐚𝐰𝐚 𝐦𝐚𝐚 𝐠𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37
Lacagta Gawaadhida Truck ga iyo Canada?
36:46
MM Somali TV
Рет қаралды 81 М.
Kaftanka Siyaasada 334 oo aad u xiisa badan
43:29
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 66 М.
WIIL SOMALIYED OO 3-QOF OO GAALO AH QABRI LAGULA AASAY LONDON
27:39
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 394 М.
WORLD REPORT | CBSFM 88.8 | 26/10/2024:
21:59
CBSFM UG OFFICIAL CHANNEL
Рет қаралды 120
Sigma baby, you've conquered soap! 😲😮‍💨 LeoNata family #shorts
00:37