ISKALAAJI | HA I DILIN RABOW HA I DOORIN | QALBI DOOJA | HEES CUSUB 2023

  Рет қаралды 3,399,507

Karan Yassin Official

Karan Yassin Official

Жыл бұрын

Our Social Media:-
/ karanyassin
/ karanyassin

Пікірлер: 392
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 Жыл бұрын
mashalll heestan waxaan ku daawaday barbara bishii 6 /1/2023 maalin khamiisa waxaan leeyahay rajo dheer waliba anagoo kala fog aniga iyo noloshaydii markaan nolol wada dhisano aan midawnay ayaan soo booqan doonaa halkan
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 7 ай бұрын
alx waan midawnay maanta waxaan ahay xaas qofkaan aduunka ujeclaana waan helay 🥺
@mahamedmuse1088
@mahamedmuse1088 2 ай бұрын
@@ifraaxcumar8316😮❤
@user-zn3xv8dj3i
@user-zn3xv8dj3i Ай бұрын
​@@ifraaxcumar8316m.allah gurigiina guri khayr lee🎉
@AyanDahir-ey7ke
@AyanDahir-ey7ke Ай бұрын
M.a alle ha izku kiin daayo ubad khyrqabana kala hela
@abdimaalig662
@abdimaalig662 Жыл бұрын
Codka 100 /100 music /100 Lkn heesah wxa ka mcn kalamka alle ❤😊
@yahyeahmed4775
@yahyeahmed4775 Жыл бұрын
si kastoon u daydayay daalay da deedana ka waayay dunteeda😍 dumar lama sinee qalbi dooja kaligeed ku daawacan maanka 😘
@user-yw5ir3ku3b
@user-yw5ir3ku3b 5 ай бұрын
Hee mcnty😢❤❤
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Жыл бұрын
Ha idilin raboow anigoo abaalka hooyadey kudin🥺
@MaxamedIbraahim-rh6gg
@MaxamedIbraahim-rh6gg Жыл бұрын
Abaal hooyo lama gudi karo lkn kuwa kudaala raboow naga dhig😘
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 Жыл бұрын
@@MaxamedIbraahim-rh6gg sax wye amiin yaarabi
@NasraQaali-xk2gs
@NasraQaali-xk2gs Жыл бұрын
Maryamo ruun
@user-rk4yb5fw7j
@user-rk4yb5fw7j Жыл бұрын
​@@NasraQaali-xk2gsa
@SharmaakeCaliyuusuf
@SharmaakeCaliyuusuf Жыл бұрын
​@@NasraQaali-xk2gs🎉🎉
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Rabbiyoo ha dilin hana doorin Amiin yaa Rabbi Hargeysa jooga ka dawaanayaa waxaan rajeeni isla sanadkan meel kale ku dhageysan doon😊
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
MAAD DHOFAYSA AYANEY
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
@@MUBAARIGBunni-hz4nr Walaalo waan rajeeni Alle sug waan ahay
@fadumojimcaale8026
@fadumojimcaale8026 Жыл бұрын
​@ayanqurux7998 e 2:57
@ZakariyeMaxamed-vj5ot
@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ай бұрын
Haye ma taagtay meshad rabtay wll 😢 calol jileec from my mom famly mj kingdom
@moths-fx8og
@moths-fx8og Жыл бұрын
Habeen jumce ah 1 june 2023 jooga Berbera, badda dusheeda ku dhegaysanaya heestan , waqtigu waa cishaa'i ka hor, Berbera beach hotel ❤.
@sacadiyomeeko322
@sacadiyomeeko322 Жыл бұрын
Halka fanan aan hesihisa dhagesto iskalaaji❤😢
@user-fk2eg7ji6q
@user-fk2eg7ji6q Жыл бұрын
Qil
@yahyeabdulkadir7298
@yahyeabdulkadir7298 9 ай бұрын
Wa ku wataa
@kariinamaxamuud2013
@kariinamaxamuud2013 Жыл бұрын
insha Allah marbaan zoo boqan doona sanadaha soo socda Allah hay daayo aamiin Aamiin dhaman teen 🥰🥰🥰🥰
@abshircqadir5360
@abshircqadir5360 Жыл бұрын
Axsan yaa iskalaji ❤ hestani kuwii hore Parkin bey wada galinysa 💯
@abdiasiissiciid5868
@abdiasiissiciid5868 Жыл бұрын
Hees waa dhaaftay midaan 🔥❤️
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 7 ай бұрын
Keep going fanaan sare iskalaaji you ❤
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊❤😊😊❤❤😊
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 5 ай бұрын
❤😊❤❤😊😊😊😊❤😊❤😊❤❤😊❤😊❤😊😊❤😊❤❤😊❤
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 5 ай бұрын
@@user-li2hv7xm6v ♥️♥️🫂
@maahiraadanjoiseph9673
@maahiraadanjoiseph9673 Жыл бұрын
❤😢qalbi dooja Dumar lama sinna dun xariira kaliged ku daabacan maanka 😢❤ Heesta ad bey umacdahay weliba wa qalbi taabad anigo qalbi jabsan dunidan marki ugu horeysay iyo waqtiyadi igu xuma ayan ku jira I.a waana ka bixi doona blse dib ugu ma noqon doona niyadeyda ilah ha ixasiliyo 😢 iskalaaji legenkyga I.a ano frxsn ayan markle daawan doona❤
@craxmanmaxed9189
@craxmanmaxed9189 Жыл бұрын
Naag miyaa waxaasi? Sxb
@maahiraadanjoiseph9673
@maahiraadanjoiseph9673 Жыл бұрын
@@craxmanmaxed9189 dabcan qalbiga waxa ka damqiya wa dareen jeceyl un sxb😰
@calixajarofficialchannel6985
@calixajarofficialchannel6985 Жыл бұрын
Allaha ku xasiliyo wll
@HafsaDahir-bh7cy
@HafsaDahir-bh7cy Жыл бұрын
A
@taqile2017
@taqile2017 Жыл бұрын
sorry Saxiib Caaway Ana Ihaysataa Hada Oo Ah 2023/07/15 😢 Waxaan dareemayaa Qalbi Jab markaasaan You tube soo Galay Anoo Iskilaaj Radin haya Heestanaa Igu Soo Dhacday Soory Qof qalba Oo Qalbiga Sidayda ila Dareemaya 😢😢😢😢
@abdishakurmahamed8674
@abdishakurmahamed8674 Жыл бұрын
ha idlin rabow ha idoorn anigaan kadayn bixin dookha ❤❤ xamed iyo nimco ❤❤
@KHADAROFFICIAL3
@KHADAROFFICIAL3 Жыл бұрын
1/june/2023 malin Khamiis ah heestan Waxaan ka dawanaya Mogadishu insha allah mel aan rajena marka tago dib udawan dona insha allah ❤
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 Жыл бұрын
ان شاء الله بإذن الله الكريم
@miskidowlad4795
@miskidowlad4795 Жыл бұрын
American maa tahriib ku gali rabta😂😂😂
@hamdahassansabrie416
@hamdahassansabrie416 Жыл бұрын
jah tan hes wey dhaftay ❤❤❤❤
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 Жыл бұрын
Si kaston udaydayay daalay dadiisana ka waayay rag lama sinee wiil naxariis badan dulqaad leh oo dheer balantana oofiya oo darooda heloo isoo dheh❤
@sadamabdirahmanxasan9208
@sadamabdirahmanxasan9208 Жыл бұрын
❤❤
@akuuleabdinaasir5907
@akuuleabdinaasir5907 Жыл бұрын
Hello Quruxeyyy ♥️🥰
@zihaamlovechannel7764
@zihaamlovechannel7764 Жыл бұрын
@@akuuleabdinaasir5907 thx aboowe mcn
@ahmedmowlid1422
@ahmedmowlid1422 Жыл бұрын
ISKALAAJI IS NOT EASY RUNTII😌😌
@cabdikaafiandrea9613
@cabdikaafiandrea9613 Жыл бұрын
Waxan dawanaya habeen saq dhexe ah waxa rajayn ina ku so laabto qoralkan ani iyo jclykayga wada jira insha allah🎉❤😊
@AmalAbdirahman143
@AmalAbdirahman143 Жыл бұрын
Inshalaah 🎉wall
@shaymaYarizey
@shaymaYarizey 6 ай бұрын
Insha allah❤
@hiboabdi383
@hiboabdi383 Жыл бұрын
1/6/2023 heest kampala ayaan ka daawanayaa insha Alle bishaa bisheed canada ayaan rajaynayaa inaan joogo😂
@miskimohamed2961
@miskimohamed2961 Жыл бұрын
Aadi meysid😅😅
@nusaybacadamiofficialcadam847
@nusaybacadamiofficialcadam847 Жыл бұрын
Huuno WhatsApp ka iga soo qabo aniguba bizhaas baan isleeyahay canda waad aadi doontaa
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 Жыл бұрын
Maansha Allah kula mid jeceli Canada lkn waxaan ahay alle sugi
@user-df9pv4hz6v
@user-df9pv4hz6v Жыл бұрын
😂
@hassanibraahimaadam9375
@hassanibraahimaadam9375 Жыл бұрын
Anigoon ka dayn bixin dooqu, tuu dortaye naftu doontay. What a sweat song, iskalaaji fanan aan la buun bunin balse banankiisa yaala.🔥😍
@maxamedcadnaanxaajiraage2465
@maxamedcadnaanxaajiraage2465 Жыл бұрын
2023/6/1 waxanku racaysanayaa heesatan qaad io shaah ayaan ku jaryaa burco❤
@khadarjama4813
@khadarjama4813 Жыл бұрын
31 /5/2023 hareigsa isklaji waan ku wataa sxp well Done
@ybootaan4890
@ybootaan4890 Жыл бұрын
Heestan waxaan ku dhagaysanaya Laasacanod 4 gaadhi Suug ah iyo 3 shilke iyo raxan badan oo ciidamada Ssc Harti ayaan gaadhiga ka daarayaa oo ku raaxaysanaya
@banuhaashim9539
@banuhaashim9539 11 ай бұрын
Iska ilaaliyaa dhiigya cabyadii isaaq😮
@mohadahirmd308
@mohadahirmd308 Жыл бұрын
Hees waa dhaaftay iskalaaji heesihiisa dhulka ma dhacaan no flop waye legend 🎉
@mustafemahamed277
@mustafemahamed277 Жыл бұрын
Woow tani way hees dhaaftay magac kale haloo bixiyo ❤❤❤
@mendyyooniz2014
@mendyyooniz2014 Жыл бұрын
Ha idilin rabbow ha idoorin yaan iiilka dhigin lay duugin anigoo ka dayn bixin dooqu 💔 Kulley hadda waxaa leeyhy riyooyin badn aan rajeynayo inoo irumooban allow iirumeyy dhamantoda Wana galabnimo khamiis ah waxana jooga mogadishu saacaduna 4:30 ma aqan waxa lasimo heestan heesaha kle aan dhagaysto intaa ka ahayn heesta walow oo qadey nimcaan hilaac 🔥
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf 5 ай бұрын
Waaw the best song ayaa ladhihi karaa
@abdallayare8853
@abdallayare8853 Жыл бұрын
inta tiktok ku soo aragtay heesta like 👍 ii saara 😂😂😂
@ibrahimabdirahman4654
@ibrahimabdirahman4654 Жыл бұрын
Sanadku waa 2023 waliba weed night 🚬🌃 mar uun aniga Io Jerry 🐁😘😭 musickan waan Soo boqan Dona qofteyda kowan forever 🫡🫅🏼💯🎉👏🏼
@Naagnool124
@Naagnool124 Жыл бұрын
Ha idilin raboow ha I doorin oo yaanan iilka gelin oo la i duugin anigoon ka deyn bixin dookhu kuu doortayee naftu doontay❤anigoon daawashadaa ifkiyo la dalxiisin 😢🤲
@abdirahmanmahamud20
@abdirahmanmahamud20 Жыл бұрын
amin
@user-tu8by7dh7o
@user-tu8by7dh7o 10 ай бұрын
aamiin qali😢
@siamabdiris99
@siamabdiris99 Жыл бұрын
Iskalaji❤🔥🔥🔥🔥
@NasrialiQuennasriina
@NasrialiQuennasriina Жыл бұрын
Ha idilin rabow hay doorin 🥺💔🤍
@sahraabdideria5574
@sahraabdideria5574 Жыл бұрын
Maandeeqa iYo qalpi dooJa aYaan SaLamaya ❤
@calimaxamadshire3452
@calimaxamadshire3452 Жыл бұрын
Heestan caawa cidlaan ku dhagaysanayah 😢😢
@UbahLucky-ky1uy
@UbahLucky-ky1uy Жыл бұрын
Sorry wll😢
@nimcomaxamed3365
@nimcomaxamed3365 Жыл бұрын
1 juun 2023 kii waxan heestan kadaawanaya hargeisa incha allh sanadka sanadkiisa meeshn rabo allh haygeeyo ❤❤❤🤲🤲
@aminayussuf6589
@aminayussuf6589 Жыл бұрын
Ameen xubi
@kashmiirhasan9550
@kashmiirhasan9550 11 ай бұрын
😢qoftaydii kala maqnahay iyo ano mar xaladaha wayaha isla lag damayna dhagaysanayaa heesta balse wan rajaynaya wakhtigu sidan ka wacnado 🤦❤️‍🩹
@calixajarofficialchannel6985
@calixajarofficialchannel6985 Жыл бұрын
Legendka nagu haya fanka iskalaaji saylac ayaan kasoo salaamayaa
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed Жыл бұрын
Ha dilin rabow ha I doorin 😢❤❤
@Mustafe_Mohamed_Cabdi
@Mustafe_Mohamed_Cabdi Жыл бұрын
KELIGAA KU DAABACANID Maanka Xbbti Sacday ❤❤🙏
@samatarmahamud1509
@samatarmahamud1509 Жыл бұрын
iskalaji is not easy 😂❤
@caashoxasan4998
@caashoxasan4998 Жыл бұрын
Inaba caadi maahan iskalaaji legend
@naimaawil7286
@naimaawil7286 Жыл бұрын
Ax Yaa hees
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 Жыл бұрын
Abdiaziiz ciize cali iskalaaji Big Legend
@abdiraxiimabshir6918
@abdiraxiimabshir6918 Жыл бұрын
Iskalaaji is not easy❤😂
@SayidFarah-hi5pk
@SayidFarah-hi5pk Жыл бұрын
Heesti hesaha🥰
@queenesra9427
@queenesra9427 Жыл бұрын
Haidilin rabow haiduugin anigo hoyadey mcn abalkeda gudin o waxbdn uqaban ❤
@ismailassoweh6676
@ismailassoweh6676 Жыл бұрын
Dibnahoon u furin qof dushaas Waxa uurka ku dadan kadareenta Diktoorkayga ruuxda daweeya Saw darteed haween uma daynin
@kooshinderi731
@kooshinderi731 Жыл бұрын
Dawashada ifkee ladalxiiso❤ Darajada naf luhu u dadaalay❤ 🎉🎉🎉🎉🎉hees iyo badh ❤❤❤😊
@saacidolivier-of2sl
@saacidolivier-of2sl Жыл бұрын
Waxan hestan so fiirin doonaa 2025 hadu ilah igaarsiyo I.a
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf 5 ай бұрын
Nolosheydiyeey Allah hakuxafido🎉🎉❤❤
@stunnerboy7730
@stunnerboy7730 Жыл бұрын
Nin weyn
@xamzedr8145
@xamzedr8145 11 ай бұрын
Keep going brother Karan yasin
@RoodaNadiif-lj4ub
@RoodaNadiif-lj4ub 10 ай бұрын
Hees iyo badh🤩
@quraishabdihabashow8593
@quraishabdihabashow8593 Жыл бұрын
Kaligeed kudaabacan Maanka❤
@maanka_hadal6743
@maanka_hadal6743 11 ай бұрын
dumar lama sinee qalbi dooja kaligeed kudaabacan maanka❤
@xalimoabdiqadir6463
@xalimoabdiqadir6463 Жыл бұрын
Fanaankeygiii iskilaaji🥰♥️🤴🏻💍💍💍💍
@abdullahiahmed2727
@abdullahiahmed2727 Жыл бұрын
legend iskalaaaji🔥❤️
@foziatawane7085
@foziatawane7085 Жыл бұрын
Jaah iga daa Yaq ...runti awey midi an uqadi laha😊
@gypu9869
@gypu9869 11 ай бұрын
Legend Always Legnd🫂👑🤎💯🤱 axlm😢❤
@hageaaa6742
@hageaaa6742 Жыл бұрын
2023/6/1 maalin khamiis ah 1:13 heestan wxaan ku dhageysanayaah somaliland Barbara ❤
@nurfaysal2634
@nurfaysal2634 Жыл бұрын
isaaqow heesaha yeenan iska dhagaysan ilma aderayalow aan is amaan galino ku ekada fananiintina😂😂
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
​@@nurfaysal2634 😂😂😂😂 wayahay
@ismahaanmohamedabdi8794
@ismahaanmohamedabdi8794 Жыл бұрын
Hooyo mcn ixtiraam badan my mom❤❤
@cadaaniyare2253
@cadaaniyare2253 11 ай бұрын
M. A❤❤
@abdifataxfantastic7435
@abdifataxfantastic7435 Жыл бұрын
Ha dilin rabow ha i doorin
@Zulthan_____mohashire123
@Zulthan_____mohashire123 Жыл бұрын
ha idlin rabow ha idoorin
@user-ks3ub5eg7t
@user-ks3ub5eg7t Жыл бұрын
Maalin jimca ah bisha ay thy 2/6/2023 waxan sandkaan sandkiisa kle inaan nloshyda is helno ayaan rajaynyaa ilaahy riyadayda ii rumay
@AnfacBilan-ul9uz
@AnfacBilan-ul9uz Жыл бұрын
Wawawa❤❤❤🤩🇸🇴
@quenoflove9151
@quenoflove9151 Жыл бұрын
Jah sanad cusub hees cusub jawigu daadax
@SuhaybCabdi-wt8qb
@SuhaybCabdi-wt8qb Жыл бұрын
Sanadka cusubi wakee marka😄
@AyaanAli-lh3zp
@AyaanAli-lh3zp Жыл бұрын
Woowe❤😮
@ikraanabdi2281
@ikraanabdi2281 Жыл бұрын
Ha I dilin rabooow Ha i doorin Yaanan iilka dagin la i duugin Anigoon ka deyn bixin dookhu Tuu doortay naftu doontay. Darajada naflahu u dadaalo ❤️ Tan Heees waa dhaftay iskalaji Jimco wangsn..
@xamdicali6877
@xamdicali6877 Жыл бұрын
2:14 2:16 2:17 ❤
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
IKRAAN QALPI😊
@MUBAARIGBunni-hz4nr
@MUBAARIGBunni-hz4nr Жыл бұрын
​@@xamdicali6877 Xamda Xabibi WARKAGA
@mahaudfarhan633
@mahaudfarhan633 Жыл бұрын
Ha Idilin Rabow Ha I Doorin Yaanan Iilka Degin Lay Duugin Anigoon Ka Dayn Bixin Dookhu Tuu Doortaye Naftu Doontay Daawashada Ifkee La Dalxiiso Darajada Nafluhu u Dadaalo Dun Xariira Iyo Nasab Diin Leh Dabacsani Dulqaad Ixtiraam Leh Dugsigii Kashiyo Nacab Dayra Dawadii Xiskiyo I Daryeela Maan Deeqa Iyo Qalbi Dooja Daymadeeda Taan Duni Siistay Si Kastoon U Daydayay Daalay Da'deedana Ka Waayay Dunteeda Dumar Lama Sinee Qalbi Dooja Kaligeed Ku Daabacan Maanka Dibnahoon U Furin Qof Dushaas Waxa Uurka Ku Dadan Ka Dareenta Diktoorkayga Ruuxda Daweeya Sow Darteed Haween Uma Daynin Dugsigii Kashiyo Nacab Dayra Dawadii Xiskiyo I Daryeela Maan Deeqa Iyo Qalbi Dooja Daymadeeda Taan Duni Siista
@khadarabdullahi7735
@khadarabdullahi7735 Ай бұрын
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Жыл бұрын
Hees iyo bar. IskaLaaji....
@naciimacige6352
@naciimacige6352 Жыл бұрын
Waawo
@ifraaxcumar8316
@ifraaxcumar8316 Жыл бұрын
iskalaaji wax jira uunbu ka hadlaa iyo qiso dhaba
@user-ld4xk4qt4t
@user-ld4xk4qt4t Жыл бұрын
Waaba hees shidan oo ad u macaan
@xamdacabdijaamac5135
@xamdacabdijaamac5135 Жыл бұрын
2023-jun-2 galab jimce ah sacadu tahay 17:30 waxan rajaynaya ina sanadka kale solaabto insha allah hees dareen leh sikaastoon udaydayay daalay🎉❤
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Insha allah guul rajayn
@abshirmahamedjaamac3418
@abshirmahamedjaamac3418 Жыл бұрын
Sikasto udey daaley dadeeda kawaaye dusheeda
@Moohaa.w122Mohat-oj5ue
@Moohaa.w122Mohat-oj5ue Жыл бұрын
Daymadeeda taan duni siistey 😢Allow ha iga qadin anoon la kulmin
@MushtaaqMuqdisho-ts6yc
@MushtaaqMuqdisho-ts6yc Жыл бұрын
❤❤❤❤
@MandeqCidow-yh7ms
@MandeqCidow-yh7ms Жыл бұрын
Hees taan anaa leh la iidaayo maga ceyga lagu qaaday
@mahadfani-wl6ym
@mahadfani-wl6ym Жыл бұрын
maalin jimco ah taariqduna thy 2/6/2023 saacaduna thy 11:49 nasiib wacan zxp iskilaaji we love you ♥️✌️
@user-pd8tr5jx7v
@user-pd8tr5jx7v Жыл бұрын
Maalin Isniina hargaysa ka dhagaysanaya Isagana Qatar Illaahow Ha Dilin Hana Doorin❤️🥰
@inaupthisheck
@inaupthisheck Жыл бұрын
1/6/2023. Maliin jimcaa ah 13:23 hestaan waxan ladageysanaya hawaryartey marne saxptye ah oo an kala tagi rabno yacni lawo wadaan oo kala fog ayaan usafri rabnaa🇨🇦🇬🇧 waxan rajeynaya inan markale isla dhageysano inshllh😩❤️ So dhartaa hawen uma dhaynin habo mcn👸🏻🫂wan kuxiso dhona😭❤️ safaar dheer wye inso soduceyaa🫶👋
@nusaybawarsame830
@nusaybawarsame830 Жыл бұрын
Iskalaaji❤️
@GiigsiyeAbdi
@GiigsiyeAbdi Жыл бұрын
Inaba caadi maahan heestani sklji waxan leenahy ❤❤❤❤
@luulismailosman9197
@luulismailosman9197 Жыл бұрын
Waw😮
@hibonuura9150
@hibonuura9150 11 ай бұрын
Suhur
@fadumocadee7473
@fadumocadee7473 Жыл бұрын
Waaaw 🥺💕
@user-di1rj5gy6t
@user-di1rj5gy6t Жыл бұрын
Ha idilin rabow ha idoorin😢😢
@user-ut2bg3vw8k
@user-ut2bg3vw8k Жыл бұрын
1 /6/2023 haydilin rabow haydoorin
@user-pc1nq1lc6x
@user-pc1nq1lc6x 8 ай бұрын
Wow pst hes iskalaaji
@marwaahmeth6871
@marwaahmeth6871 Жыл бұрын
Ha I dilin rabow anoon la kulmin isaga🫀❤🥺🫂🩸🩹
@mohaabdi9894
@mohaabdi9894 Жыл бұрын
Waa maalin jimca bishuna 2 June 2023 sanado badan hadaa sii noolado waan soo booqan meeshan 👋♥️
@iam.legendar
@iam.legendar Жыл бұрын
legendry iskalaaji
@cumarmumintoxow9953
@cumarmumintoxow9953 Жыл бұрын
Wow my favorite heestan❤❤❤
@XUSEENMataan-pc7vw
@XUSEENMataan-pc7vw Жыл бұрын
Song😢❤❤
@HajirAli-mr5fo
@HajirAli-mr5fo Жыл бұрын
M.a iskalaji❤️❤️
@UgbaadMohamed-op6ms
@UgbaadMohamed-op6ms Жыл бұрын
Keep going Abdi Asis ali Isse
@user-rs8pn8sr2c
@user-rs8pn8sr2c Жыл бұрын
Qaaw😮😊
@goldentwins9371
@goldentwins9371 Жыл бұрын
❤😢oh my wooow 😮
@user-vs2ku8mi1f
@user-vs2ku8mi1f Жыл бұрын
Waa Heestii Sanadka heestani
Fariin
5:18
Iskalaaji - Topic
Рет қаралды 825 М.
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 21 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 7 МЛН
3M❤️ #thankyou #shorts
00:16
ウエスP -Mr Uekusa- Wes-P
Рет қаралды 15 МЛН
ISMAACIIL AARKA | WAA DHEELITIRA | HEES CUSUB 2024
3:58
Karan Yassin Official
Рет қаралды 3,4 МЛН
AMIIN YARE 2023 | MIYAAN KUU CUNTAMI WAAYAY | HEES CUSUB
4:31
Karan Yassin Official
Рет қаралды 3,3 МЛН
Dheeman Visualizer 2022
4:11
GULLEDSIMBA
Рет қаралды 13 МЛН
KHAALID KAAMIL | WARAAQ KU QOR OOHINTAADA | Hees Cusub 2021
5:43
CASKA FILMS
Рет қаралды 6 МЛН
ISKILAAJI |  FARTUUN  | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)
6:04
DAYAX DALNUURSHE NEW SONG KAABA NUURA 2022
3:40
Dayax Dalnuurshe
Рет қаралды 7 МЛН
ISKALAAJI HEES QISO DHAB AH l QOFBAA JIRA l LYRICS 2019
6:02
Kabarai Films
Рет қаралды 4,6 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 339 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 531 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 367 М.
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 462 М.