ISKILAAJI | FARTUUN | - New Somali Music Video 2019 (Official Video)

  Рет қаралды 3,333,720

Tusmo Films

Tusmo Films

Күн бұрын

Пікірлер: 726
@mssogadengwaal6952
@mssogadengwaal6952 6 жыл бұрын
Fartun wooow my name thanks fanankaa all fartun liketa isaaroo hadhat hestaan sugeyseee 😘😘
@ducaysane1994
@ducaysane1994 6 жыл бұрын
Ninkan waa. 1.fanaan. 2.laxamiiste 3.naaxiyada soomaaligana wuu keenaa, yaa ila qaba fikirkaas walaahi qaraaboo manihin ee soomaalinimaan utaageeraa🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nuraali7610
@nuraali7610 6 жыл бұрын
La isma xasido waa run
@ducaysane1994
@ducaysane1994 6 жыл бұрын
Thanks nuura!!! hadaan wax la isku hurin naf maleh nolosha!!!💥💥💥
@ducaysane1994
@ducaysane1994 6 жыл бұрын
Esh calaa kalmado iyo erayo!! Qoftaan aadka loo amaanayo anaa magaalo laga helo idiin sheegaayo lkn soomaalaay wax ma isku ogoshihiin?!!!😆😆😆
@dalalkaafi4447
@dalalkaafi4447 6 жыл бұрын
Waa run bro ninkan kacan ayaa u taagay kilaaji faan jira 💪💪💪full taageero buuxo nolow sxb
@badrikurtinjambir3743
@badrikurtinjambir3743 6 жыл бұрын
Iskalaji hore u soco
@beerlula1047
@beerlula1047 2 жыл бұрын
Magaceygu waa fartuun my fav song waxaa moodaa in ani la ii qaaday marka uu leeyahay " Xamar cadey ilaa cadale soo baaro " Cadale ayaan ku dhashtay xamar cadeyna waaku noolanahay🙈😊🥰 yaa igu heesto heestaan
@allahismylife1206
@allahismylife1206 2 жыл бұрын
Adiga ayuba ku qaaday xubiyey🥰
@beerlula1047
@beerlula1047 2 жыл бұрын
@@allahismylife1206 mahadsanid yaaqay 🥺🥰😊
@abdihakiinmuktar9888
@abdihakiinmuktar9888 2 жыл бұрын
Cidna
@MohamedWarsame-p8y
@MohamedWarsame-p8y Жыл бұрын
U r owner of this song
@habooncalisiicow6325
@habooncalisiicow6325 Жыл бұрын
Hesta ada leh ina ader❤
@faadumoaadan5340
@faadumoaadan5340 4 жыл бұрын
Cafiya hadii aan ka dayo cawa Baladwayne 😢🏞❤ Baladwayne Waan jeclahay 🌍🙌❤❤
@cagaweyne9094
@cagaweyne9094 2 жыл бұрын
Abaayo kaligaa ma dabtid balad weyne waa dhulkeyga hooyo
@khardrali
@khardrali 5 жыл бұрын
Magacaygu waa fartuun heeskan kow markaam maqlay odaygaygaa idhegaysiiyey anakoo mudo dheer kala maqan Walhi waa xasuustayda ❤️❤️
@hantiileabdi6942
@hantiileabdi6942 3 жыл бұрын
M,a wll
@garaadyousuf4921
@garaadyousuf4921 3 жыл бұрын
Alleh ha idin xifdiyo wll ❤️
@maimunnnamehmett9831
@maimunnnamehmett9831 2 жыл бұрын
Alle ha isku kiin barakeyo🤩 anagana nooso duce wll😂
@apdallamoha5859
@apdallamoha5859 2 жыл бұрын
Ma waxaas Nala soo donatay
@sumayaamiin3640
@sumayaamiin3640 2 жыл бұрын
@@apdallamoha5859 qararka😂intad iska dhafto sey mashallah
@fartuunmohamed4586
@fartuunmohamed4586 6 жыл бұрын
Mashalah waxii Fartun ha isa soo xadiriyaan The best Fanaan iskalaji
@farmaajofartun4203
@farmaajofartun4203 5 жыл бұрын
Magaceyga caadi maaha ❤️
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 3 жыл бұрын
Waa ikana
@misshppy9177
@misshppy9177 2 жыл бұрын
Waa I kanaa
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 жыл бұрын
Waykan
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 2 жыл бұрын
jah 🥺😭😂💃
@maahirpogba8291
@maahirpogba8291 2 жыл бұрын
Ciil tiri sideydas ma helo caawiyo kale caziizow illhow fartuun cisho an wadaagna 🤲💍❤️ Mi fav person fartuun ❤️🧕
@inaomer
@inaomer Жыл бұрын
Way❤
@ManchestarCity
@ManchestarCity 6 жыл бұрын
Walaalayal Halagu Saliyo Nabiga Scw scw
@ganeral_khaliifa1251
@ganeral_khaliifa1251 6 жыл бұрын
scw
@haajiosmaan1062
@haajiosmaan1062 6 жыл бұрын
Scw
@hamdiahmed3909
@hamdiahmed3909 6 жыл бұрын
scw scw scw illah ka cabso meel magaca nabigena scw lagu shego mahan wllo
@samiraibrahimsaid2638
@samiraibrahimsaid2638 5 жыл бұрын
scw
@cabdulaahifarxaan195
@cabdulaahifarxaan195 5 жыл бұрын
Manchestar City 2019 haye
@fartuuncooking3050
@fartuuncooking3050 2 жыл бұрын
Wwwww😮 aniga hees iskaalaji waan jecelahay lkiin markii aan maqalay magaca fartuuun waan ku farxaday been kuma sheegiii Xamar cadey iyo cadaadle so garo cil tir sidee ma heelo cawiye oo kale thnkis boowe aniag xamar cade jooga waa I kan iskaaljiow iso boqaa hedhe ❤❤❤22:37. /2019 27 November ayaan dawadey❤❤😮😮😮🇸🇴✈️
@mustafcalicabdi8087
@mustafcalicabdi8087 8 ай бұрын
Heesta Adaa laguu Qaaday Abaayoh Waxaan kaa soo salaamayaa Muqdisho 1 Sano kadib Baan arkay Commentigaaga
@Bashiirmuse
@Bashiirmuse 2 ай бұрын
❤❤❤
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 6 жыл бұрын
woooof caleeek Hees iyo badh weeyeh Iskalaaji kama dallo Heesihiza Laxan macaan wa yaqaana nolow wlo Hesta Dhankasta way ka dhamaystiran tahay ilaxad wan ka helay aniga intii ila mida like ha ila dhaafina wana idin Salamaaya❤🌹🌹🌹👏👏
@farhannour5205
@farhannour5205 5 жыл бұрын
😔Hadu berkeyga qeeb sami lahaa Bar Ban ku sin laHaa🙌🙌🙌 Legend Iskilaji 👌👌👌 Keep going✌✌✌
@fartunali5110
@fartunali5110 5 жыл бұрын
Masha alh wali mamaqal fanan magaceyga sifcn hees igu Qaday qofti fartuun nasiib uyeshay in loobixiyo wa magac wanagsan
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 жыл бұрын
Xaqiiq🤍💐
@husseinhared
@husseinhared 11 ай бұрын
Ustaad alla kusiyay codkaga macan laxankaga dabka ah damer liito tugsado rabo fiyus waxba kama qadi karo guul guul caqil
@husseinhared
@husseinhared 11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤gul istockhom
@zackhusein9606
@zackhusein9606 5 жыл бұрын
Fartuun hoyadey macaan luv so much💋💕
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Masha Allah
@fartunfarmino2241
@fartunfarmino2241 3 жыл бұрын
Aniga hoyada ah
@sudanishow2213
@sudanishow2213 3 жыл бұрын
@@fartuunmaxamed3764 you
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 3 жыл бұрын
Ilahaw inoo daa hooyo
@nimcodiamond8759
@nimcodiamond8759 2 жыл бұрын
Cafio hadaa ka dayo caawa baladweyne ❤️🇸🇧 My home baladweyne 🇸🇧❤️
@inaomer
@inaomer Жыл бұрын
Dhiiga❤️
@Cabdiqanibulshaawi21
@Cabdiqanibulshaawi21 Жыл бұрын
@HayatAbdulahi-v7e
@HayatAbdulahi-v7e 29 күн бұрын
Heestaan waxay isoo xasusinaysa markuu igu dhacay jacalkaygii ughoreeye adna aa ujecla asaga madama aanka xisho jirina inaa u shegto jacalkayga waxan maqle hestan adba ugahelay wana dhegesan jire xiligas illaa hada oo waqti dheer kaso waregate 😻💕
@FaadumoShaacir-rx1ob
@FaadumoShaacir-rx1ob 28 күн бұрын
Away hada asi
@HayatAbdulahi-v7e
@HayatAbdulahi-v7e 24 күн бұрын
Nolol iyo geeri kuma ogi 😂​@@FaadumoShaacir-rx1ob
@xaawocali663
@xaawocali663 2 жыл бұрын
Fartuun hooyadey macan❤️ ilahay haiidhowro🤲❤️💋
@NouraOsman-y2x
@NouraOsman-y2x Жыл бұрын
❤❤❤❤
@fartuncabdicali3671
@fartuncabdicali3671 6 жыл бұрын
Ululu fartun iga dheh hees xul ah casiisow allahayow fartun ceshwadagnaa❤❤❤my name
@Ahmedciiro12
@Ahmedciiro12 Жыл бұрын
Canbar weeye oo waa udgoon carafki saaqdaaye,e ❤ sis salam
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 6 жыл бұрын
Qof kazta oo arka Qoral kaYGan waxan u rajaYnaYa Guul iYo farxad
@nuraali7610
@nuraali7610 6 жыл бұрын
Maxadsanid adiga sidas oo kaleto aamin
@maimunaabdulahi4572
@maimunaabdulahi4572 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll adna sidokle
@hothanhassan3507
@hothanhassan3507 4 жыл бұрын
Thanks
@rahmoabdullahi2398
@rahmoabdullahi2398 4 жыл бұрын
Tnx huno
@nasrananananana5691
@nasrananananana5691 4 жыл бұрын
Amin thuma amin abowe mcn
@mdhego5400
@mdhego5400 4 жыл бұрын
Covid 19 kadib haadaa dawanayso LiKE SAAR ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@ahlammuse7613
@ahlammuse7613 4 жыл бұрын
Iskaalaji wuxuu uu eegayahy wiilkaan jecelhy ilaahoow wiilka an jecelhy xalaaal nagu kulmi❤❤
@ashrafshekeeye1107
@ashrafshekeeye1107 4 жыл бұрын
Good good hees walahi
@abdirizakabdi4872
@abdirizakabdi4872 4 жыл бұрын
Lan dheere lan dheere dhalay iyo dhashii
@raabicomoalim
@raabicomoalim Жыл бұрын
Ma is hesheen hada after 2 yrs
@AbshiroMahamed-mj9bk
@AbshiroMahamed-mj9bk Жыл бұрын
Aamin abayo ilahy Xalashiisa haka dhigo❤👸💋🌸
@zakihis3909
@zakihis3909 5 ай бұрын
Ma is Heshen Hada After 4 years 😂
@zultaanahmed8042
@zultaanahmed8042 5 жыл бұрын
HEESTAAN MICNO AYAA KU JIRA XASUUSNA WAY IGU LEEdahaY FARTUUN HADAAD XUSHMAD UHAYSO LIKE🖐
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 жыл бұрын
🤍💐
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 2 жыл бұрын
💃🥺magacayga ayaaba ah jah
@nasriin2070
@nasriin2070 4 жыл бұрын
The only one ☝️ iskalaaji in the house ❤️🇨🇦from Calgary Alberta we love you 😍
@caraalehusein4734
@caraalehusein4734 3 жыл бұрын
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@sacdiyoduuni682
@sacdiyoduuni682 11 ай бұрын
Iskalaaji 2024❤
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 жыл бұрын
Baro dhulkaaga hoyo Magalada ( gobolka ) Cadaado (galgaduud) Ceelaanyo (sanaag) Ceerigaabo (sanaag) Xamar caday (banaadir) Carshigii nugaal (nugaal) Bayla bender bayla (bari) Hargaisa ( w.galbeed maroodi jeex) Cali sabiix ( jabuuti) Jigjiga ( faafan) Caabudwaaq (galgadud) Gedo ( gedo) Beledwayn ( hiiraan)
@abdihakiimsaed6834
@abdihakiimsaed6834 Жыл бұрын
Cadale (Shabellaha Dhexe) Doollo waa gobol dowlad deeganka ku yaal.
@fadxijano9364
@fadxijano9364 Жыл бұрын
😅
@MaasimAhmed
@MaasimAhmed Жыл бұрын
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 Жыл бұрын
@@MaasimAhmed thnks iso qabo
@abdulahikeno7092
@abdulahikeno7092 3 ай бұрын
​@@abdihakiimsaed6834sax bro Doolo iyo faafan waa isla dhulkeennii hooyo
@NimcoDagan-qh1od
@NimcoDagan-qh1od 6 ай бұрын
Inta og heestan in fartuun balbaldhka in looqaday ilahay calaf hakugu daro inader qalbiyow 😂❤
@lebanfarah9793
@lebanfarah9793 6 жыл бұрын
Iskilaaji waxaan kuu qiray fanaan buuxa inaatahay waad kabaxsatay heestaan Fartuun alayaaisk waxii fatuun ladho sooyaaca👈👈😂😂
@drsfartuunabdullahi723
@drsfartuunabdullahi723 2 жыл бұрын
🤍💐
@faatuuncartanshire4009
@faatuuncartanshire4009 2 жыл бұрын
jah 💃💃😂
@Dekomohamed58
@Dekomohamed58 Жыл бұрын
Ilahow walalahey wax dhib ha tuusiin dhantood .Fartun ,ayan Hamdi, Mohamed ,Fadumo dhan ilahow wax na dhibo naga hayey 🤲🤲🤲🤲 ilahow adiga idhigey dhamantood
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 7 ай бұрын
Inantaan calmadaybaan dadyahoow wali casuumaaye..Amazing wlhie Sumayadayda caashaqa❤️✌️👸🏼🇩🇪
@muxiyazimpa1031
@muxiyazimpa1031 Жыл бұрын
Iskilaaji the best singer of the year fanaan lamida waLi ma arag ani ahaanteyyda❤waa ninka kaliya oo Aan watooooooo waLigyyyna Waan wadan doonaaaa ❤😂
@ayaandaauud1285
@ayaandaauud1285 Жыл бұрын
Isoo duceeya in ilahay iii sahlo arin muhiim ah ayaan leeyahay 😢🎉❤
@mohameddahirabdulkadir4014
@mohameddahirabdulkadir4014 6 жыл бұрын
Erayada Iyo Laxanka Sidaan Waxaa Isugu Fadhiisin Karo Macalinka Un Bravo Legend Iskalaaji Dadka Iska Heeso Waa Inay Kaa Bartaan
@adoontiialle6781
@adoontiialle6781 4 жыл бұрын
Amaan waa dhaaftay abwaan dhagojilic mirahaan si qalbi ah buu xaaskiisa fartuun ugu sameeyay🥰❤ Izkalaajina cod io laxan buu ku fara yaraystay🥰❤
@Yusra765
@Yusra765 6 жыл бұрын
Waa fananka ugu horeye o magaceyda kuhesa like halaebadiyo
@xafsahibrahim3149
@xafsahibrahim3149 5 жыл бұрын
AbdiCaziiz he is legend Wlhi though his voice So Ma ShaaAllah
@AmiirAhmeth
@AmiirAhmeth 8 ай бұрын
22/5/2024 Ayan ku dhagaysan Libya 🇱🇾 waliba casimada tripoli hees iyo badh somalida aan ka dhashay isoo duceeya I.a safar badan gali rabaa oo Tunisia ❤😢🤗
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi Жыл бұрын
Marwadaydii niciima mahaTt aadbaan kuu jeclayy marwadaydii alle ha isku keen daayo xppti😇❤ "Camal samida waa lagu dhalo lagu ciseeyaaye"🥺❤
@simanqaali8758
@simanqaali8758 6 жыл бұрын
Inantaan calmaday dadyow wali. Casuuumaaa Axlaa heees iyo badh Iskalaaaji Tusmo flms muuqaaal leskugu tagay walayabay💯❣️✔️🎤
@KingRaz266
@KingRaz266 5 жыл бұрын
Beledweyne Gang 😢❤️
@tuutuuhassan8616
@tuutuuhassan8616 5 жыл бұрын
Masha Allah
@fartunmuhumed6998
@fartunmuhumed6998 4 жыл бұрын
Mgca fartuun dartis comment u bixinayaa...like hda dawanesa gadashee
@ceebla82
@ceebla82 Жыл бұрын
Walaashey mcn❤ ‘’fartuun’’ Ciiltira sideedaas ma helo Caawiyoo kale ee.🇸🇴💃🏻🌍
@abdulwiitalfanan7947
@abdulwiitalfanan7947 2 жыл бұрын
Qoftas wali dunida ma iman ban filay qof ilahay intas ugu daray ba buxan ❤️❤️🥰
@AbdirahmanNiur
@AbdirahmanNiur Жыл бұрын
Aniga ayay ii joogtaa sxb😂😂😂
@abdifatahosman7277
@abdifatahosman7277 6 жыл бұрын
Canbar weeyi oo waa udgoon😍 #TusmoFilms Madaxaaad iisaaran tihiin✌️
@zuweyzmohamed6103
@zuweyzmohamed6103 6 жыл бұрын
#Abwaan Abdirashiid Dhagajilac abwaanka Sanadkaan hesahiisa ku nasto💯🙏🏻
@nimcaanonkod
@nimcaanonkod 6 жыл бұрын
Wwwww waa layaabay Iskalaaji hore usoco Tusmo films hore usoco sxpyl
@عبدالفتاح-د4ز
@عبدالفتاح-د4ز Жыл бұрын
Ilaahoow adigaa mahadaas leh oo isirkeenna soomaali ka dhigay bal eega magacyada gobolada & degmooyinkeenna masha allaah waxaasaa kaa magac bixin ah!!.
@hamse_guray
@hamse_guray 6 жыл бұрын
ISKALANJI FANAN AAN TAAGERO 💎 TUSMO FILMS HORE USOCDA DADKEYGII👍
@engineerharato8883
@engineerharato8883 5 жыл бұрын
Fanku Haduu Hadli karaayo Wuxuu kugu odhan Lahaa " Haybadaada Faneed ma xamili karee La aad Cid Xamali Karta"
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
😂😂😂🤣🤣ilig iguma hadhin
@hanathknaan2011
@hanathknaan2011 3 жыл бұрын
WaLee Gobaa Tahy Runta ka hadashaY al Fanaan iskalaaji 💯🙏
@fartunhussain3374
@fartunhussain3374 2 жыл бұрын
Fartun xaqqiq anuu iga war haaaye iskalaji 🙈🤴🏻😘
@kowtheryusuf4724
@kowtheryusuf4724 7 ай бұрын
I listening right now 😢
@hibosaid9884
@hibosaid9884 7 ай бұрын
Aniga xataa 🫠
@nasreenahmed7462
@nasreenahmed7462 6 жыл бұрын
Cosobtii hargaysa😍😍iskalaaji fanan jira weeye 🤩🤩
@karamoige5268
@karamoige5268 3 ай бұрын
Who is listening 25/10/2024.! Oo aan cadaadiyo ka xulo Tan iyo ceelaayo Only gabadh D5 ah😂❤
@ShukriMaxamed-cd5dh
@ShukriMaxamed-cd5dh 3 ай бұрын
Cadaado waa dhul hg sxp😅
@Nasteexo.Qurux_
@Nasteexo.Qurux_ 10 ай бұрын
Hesta Aniga ahan wan ka helay waxa iibaray wilka saxiib nahay oo walkey ah libaan halkan ka salama boss keyga ❤🎉
@khaalidhonest7080
@khaalidhonest7080 Жыл бұрын
23/3/2023 2:40 habenimo khamiis ah oo roob da'ay jawiguna aad u macanyahay waxan haysta boqorad an aad u jeclahay dunido dhana iga qalisan ilahay inu igu siman rajaynaya gacalisaday malika heestana wan u qadaya
@Ahmedciiro12
@Ahmedciiro12 Жыл бұрын
Alle hakusiiyo sxp
@beerlul0
@beerlul0 Жыл бұрын
Ilaaahay haysku kiin barakeeyo nolol khayr leh idiin rajaynaya❤
@IskufilanSido2810hooyad.
@IskufilanSido2810hooyad. 3 жыл бұрын
Ceelka Dooliyo Hadi an Jigjiga caadi uga badho hees badh waye Sxbthy Fartuun from Balweeyn ayaa u dhagaysanaya ❤️2022
@mohazzomar4306
@mohazzomar4306 2 жыл бұрын
ceelka dollo
@somaliboy3054
@somaliboy3054 4 жыл бұрын
HEESTAAN XASUUS WAQTI AAN JAAMACADA ARDAYNIMO KU JIRAY WAXAAN XASUUSTAA ILAA CLASSKA INTAAN IMAANOYO XAFADA WAAN DHAGAYSAN JIRAY FANAANKENA #CABDIS CASIIS ALLOW KUDAAA 2020🙏💥🔥
@cabdiqanicabdiraxman6917
@cabdiqanicabdiraxman6917 4 жыл бұрын
zuldaan aHmett wx isma dhaano coz.sidaada o kle pan aamiin jiri
@husseinhared
@husseinhared 11 ай бұрын
Caqil alla kusiyay donfar tugsada damer isi laag anaga famil mid ah donfar damer maujonineyno c.cali ciise caqil fankaga gul hore usoco damer litito damer miniso jogo an allafbeto dameerah haujab kusiyey hor usoc8❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂kin tugsado landheere wa damer kutugsado meditation ser allakusiyey caqil islan ama suldank6kadi damerada guul damerada❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fartuunhassan3773
@fartuunhassan3773 5 ай бұрын
Heestaan 5year ago waaye balse maanta ayaa raky mgaceyga dartiis ayaan udhageysanayaa
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
King of fanaan iskalaaji sadexso kadib ban dhagaysanaya🖐❤
@Abdimoha23350
@Abdimoha23350 Жыл бұрын
Heestan hdaan dhageysto waxan so xasuusta gabr isku galas ahyn cajip fartun maxamed hassan wnku salamy wlleY 😢
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 2 жыл бұрын
CEELAAYO IYO CEERIGAABO 👑🇧🇸👑🇧🇸👑👑🇧🇸👑🇧🇸👑🇧🇸 Dhulkii saldnasa barakaysan ee warsangeli
@nima3696
@nima3696 4 жыл бұрын
Cali-sabiix jooga iskaalaji ikaalay waad heshay .....nice song .inolow 👏👏👏
@othmanmuhani7253
@othmanmuhani7253 6 жыл бұрын
SinGer oF sinGers 🎙 2005 up to now 2019💯 Keep GoinG mia sinGer apdi_azez izkaLaaJi💪❤🤗👑 Xikmad iYo Laxan aan Gudhin iYo cOd👉💯
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 2 жыл бұрын
Wooow iskalaji waan taageraa waayo Isku magac ayaan nahay ta kale codkiisa 💯👑
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 6 жыл бұрын
pppp zi kasta Legend laba mha king#IZKALAJI io kurzi boqortoyo zalama😘👏👏👏 carshinka NUGAAAL,Cadaado,Xamar cadey loma kla harin💌IZKALJI🔥
@cabduqaadir2493
@cabduqaadir2493 6 жыл бұрын
Curdan weeyo wali magelin sana cishrina(20)👌👌👌 best ___ keep going 🤙🤙🤙🤙
@ghaalidkaliif4807
@ghaalidkaliif4807 6 жыл бұрын
Gabadh kastoo fartuun la dhaho love ii so qoro
@boodhisleged5329
@boodhisleged5329 5 жыл бұрын
home sweet home hargaisa😍❤️😍👏👏
@kaafitube8215
@kaafitube8215 6 жыл бұрын
Heestan waa la yabay laxan iyo COD iyo music ayaa iskugu tagay waxasa heesa legend iga dheh
@kafiyanoak2482
@kafiyanoak2482 4 жыл бұрын
waaw inta gobol uso tiriyay ayanba lacajabay amankale uma dhina fartun hees iga gadan iyo fanan mug weyn 👍👍👍❤
@nusaybaxasan8260
@nusaybaxasan8260 Ай бұрын
Still waiting 😢
@saedpzhe4454
@saedpzhe4454 6 жыл бұрын
*Abdicaziiz Ali Ciize **#Iskalaaji** Fanaankayga* 👏👏👍
@rssomalitv6678
@rssomalitv6678 3 жыл бұрын
Ceeelaayo iyo ceerigaabo dhulkii saldnada warsangali Thanks ustaad
@garaadyousuf4921
@garaadyousuf4921 3 жыл бұрын
Gobtii somaliyeed❤️❤️❤️
@soomalidhalad4859
@soomalidhalad4859 5 жыл бұрын
fanaanka anu isku deegaanka nahay cabdi casiis ciise iskilaaji 😍 waan ku taagera king horey u soco
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx
@FaadumoAbdullaahi-jh8fx 4 жыл бұрын
Wwwwwww iskalaji fanaan cod halazi laxan www ka daran erayo murti io macna leh iska hees loma heeso waa haybad farxad ku nolow ❤❤❤❤❤❤👌
@shaficimaxamedxassan9382
@shaficimaxamedxassan9382 5 жыл бұрын
InTa Caga cadaaN Ku daawanaYza LikeTa dHac iigU ZiiYa NacalaYe🤩😂🥀
@amiiraabdirahmaan9254
@amiiraabdirahmaan9254 5 жыл бұрын
Abwaan c/rashiid dhagajilic Erayadisu waa Cajiib 100% laxanka iskalaaji innaba caadi maaha😍😍 Qofkastoo magaca fartuun uso orday sidayda like nab hakusiiyo My Mom Fartuun😍😭😍3yrs kaso maqanahy I miss u so much Maamii😍
@abdirahmanshire4165
@abdirahmanshire4165 4 жыл бұрын
Intee Soo aaday
@xmcchanal3362
@xmcchanal3362 5 жыл бұрын
*Hargeisa my home like saara hargeisa*😳
@haboonmohomed4133
@haboonmohomed4133 6 жыл бұрын
Iskalji ninka fanka nagu haya fananka fananinta ku haysta 😍😍😍
@wacaneyyy
@wacaneyyy Жыл бұрын
Heestan wlashay ba jecel 😅carshinki nugaal io hadan cawa taga beyla😢❤
@mohamedyussuf5006
@mohamedyussuf5006 10 ай бұрын
Who is listening right now ❤
@updirahmanmohaan80
@updirahmanmohaan80 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤​@@Zeynabcabdi21
@bilanmoha1216
@bilanmoha1216 8 ай бұрын
Am the one
@zeinababdourazak3390
@zeinababdourazak3390 7 ай бұрын
Ppppppppppppppppp❤​@@bilanmoha1216
@zeinababdourazak3390
@zeinababdourazak3390 7 ай бұрын
😊pp​@updirahmanmoha😅😊😊😊😊😊😊😊an80
@IkraanShuaibAhmed
@IkraanShuaibAhmed 2 ай бұрын
Me 😂
@sundusmaxamedidriis1209
@sundusmaxamedidriis1209 2 жыл бұрын
Fartuun hooyadey mcn allah ii dhawro🥰🤲❤️
@sihamhussen8336
@sihamhussen8336 5 жыл бұрын
Oh dear he's voice though legend I swear to god😍❤iskilaaji jiro joog magaca ha jiro abid
@safiyayusuf1798
@safiyayusuf1798 3 жыл бұрын
Jeceylkeyga aya iqaaday xalay heestan meel dad badan joogan sacab aya dhagaha naga qabsaday iyo hambalyo
@jamilayusuf9521
@jamilayusuf9521 Жыл бұрын
Well said true story ❤❤❤
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
fanaan markaa tahay sida iskalaaji waa inaad gobolada somaliwayn u heestaa lkn marka fanaan lagugu sheego sida BK waa inaad ceerigaabo iyo hargeisa u heesto
@Sahalofficial2825
@Sahalofficial2825 2 жыл бұрын
Maxamed siciid bk fanaan gaadhayaa ma jiro mana soo bixi doono fanaan ka heeso badan ka micno badan lama soo helayo GOAT🐐
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
@@Sahalofficial2825 Iskalaaji 1998 ayaa la Heesayay BK xiligaas Dekadda Bosaso ayuu xamaali ka ahaa Kaftan 🤣
@abdirahmanmaankey7795
@abdirahmanmaankey7795 6 жыл бұрын
Fartuun macaantada nolasheyda wa runtiii dabecad wanaag wey tahay allh xafido
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks Wllo samideye i xafid
@fartuunyuusufali1367
@fartuunyuusufali1367 3 жыл бұрын
Alla mahadamid adiga iyo abwanka sameye heestan 😚😙😗❤ qofba isoo diray
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
waa hes aad u macaan waa magacaga nasiib bad u heshay
@MaryaanKaaj-zf6fu
@MaryaanKaaj-zf6fu Жыл бұрын
@@saedqozta5386 hye
@yahyemohammed4327
@yahyemohammed4327 2 жыл бұрын
22 July 2022❤ Habeenimo Jimco 12.23 How heesta heesaha Iskalaaji xushmad baad mudantahay 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@nasromohamed7822
@nasromohamed7822 6 жыл бұрын
Laxan LA laba laabay iyo mid laabta taabta lur an LA heyn iskalaaji ugu laabo....wow
@NH-lb2tw
@NH-lb2tw 3 жыл бұрын
Iskaaji wiil gobeed illahay haku xifdiyo wallo
@suldaanofficial9245
@suldaanofficial9245 5 жыл бұрын
Waligeeyba mabaran gabar fartun ladhaho lakin hestan wan kahelay by the way keep going iskalajo basa xiiir🥰
@hamdiabdi2098
@hamdiabdi2098 5 жыл бұрын
Allah sanku jeclahay my ninkeyga riyada allow Calaf igu tar love weyn kugu ahay iskalaji wlh dhab ayan kujeclay
@saedqozta5386
@saedqozta5386 3 жыл бұрын
ma guursatayna 🤣
@badriamohamed6610
@badriamohamed6610 Жыл бұрын
Aderkay iskalaaji commentigan waa tusayaa e Wali single ma thy qruxey😂
@fartuunahmed1924
@fartuunahmed1924 5 жыл бұрын
Mantaaan arkay wax sidaa nahay noo amanay wow viva xidiga sanadka Nairobi nagu soboqo an kuso dhawenee
@fartunflavours
@fartunflavours 5 жыл бұрын
Xadhirr qalii😍😍❤❤❤💋💝subscribe isarr xabibti
@fartuunahmed1924
@fartuunahmed1924 5 жыл бұрын
@@fartunflavours ma arko magacaas qali
@fartuunahmed1924
@fartuunahmed1924 5 жыл бұрын
Wan Ku saray Qali ale hakuu barakeyo
@GA-nn3jp
@GA-nn3jp 5 жыл бұрын
Jigjiga ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@naimabarre8370
@naimabarre8370 5 жыл бұрын
Wooow iskalaji boqorka codka LOVE YOU BRO ilahey amarkiis😘😘😍😍😍😍
@mohameddictorisnacay1911
@mohameddictorisnacay1911 6 жыл бұрын
*Hore usocda tusmo films channelka kaliya ee aan jeclahay inaan kala socdo wixii cusub* *Abdiqani Tusmo salan sare sxb*
@xasuusmedia338
@xasuusmedia338 6 жыл бұрын
camal samida waa lagu dhaloo waa lagu cizeyaaye kal iyo laab wan ka helay #caruurteeyda hooyadood is #fartuuuun Allow ii dhowr
@bilalyare466
@bilalyare466 6 жыл бұрын
ISKALAAJI FANAAN KUGU WATAA AwooweH like iGU qabo ❤🎧🔇
@SummerAbshir23
@SummerAbshir23 6 жыл бұрын
Iskalaaji 👑❤️🌹🤗 Amazing voice☑️💯👍🔥
@umumohamedamiiish2233
@umumohamedamiiish2233 6 жыл бұрын
Best song into ka shegay fartuun wey tahay wwww
@ayanlehabdullahi1215
@ayanlehabdullahi1215 5 жыл бұрын
Queen of mine 😘👸
@fartunjr3129
@fartunjr3129 6 жыл бұрын
Fartuun caleeeeeeek Iskalaji ❤️❤️❤️
ISKILAAJI |  RAJO  | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
5:05
Tusmo Films
Рет қаралды 10 МЛН
ISKILAAJI |  GOB XAAFUUN | New Somali Music Video 2019 (Official Video)
4:59
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1,8 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 26 МЛН
Fariin
5:18
Iskalaaji - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISKILAAJI l HEESTA HAYBIS l 2018  (OFFICIAL VIDEO)
4:41
Tusmo Films
Рет қаралды 9 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН