ISKILAAJI | KOR UHAY JACAYLKAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 2,081,368

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAAN QOSLAAYE
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: BAAHIIR HANUUNIYE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 647
@marwaanxanuur8892
@marwaanxanuur8892 3 жыл бұрын
Iskalaaji nin wayn fannaan banaankiis ku dhacay. 🔥 Qof walboo iga dambeeyaa, haddii aad iskalaaji fankiisa jeceshahay like halkan saaran barakallah.
@alibulle7612
@alibulle7612 2 жыл бұрын
Abtow aad baan kuu salaamay iskalaji cimaamadiisa lama heysan karo runtii waa nin banaanka ku dhacay.
@maxamedmaxamuudnuur5183
@maxamedmaxamuudnuur5183 2 жыл бұрын
absolutely 💯
@muniirkhadar8653
@muniirkhadar8653 6 ай бұрын
8ĺ ...o..oo..
@-farhia
@-farhia 5 ай бұрын
@@alibulle7612o
@anwar2848
@anwar2848 4 ай бұрын
​@@muniirkhadar8653😊l
@Balanbaalis
@Balanbaalis 3 жыл бұрын
Legend labo ma ahan iskalaaji boqorka codka ee qarniga kor uhaay jaceylkaaga hees iyo badh thanks liibaan jama good job brother
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 жыл бұрын
Zaami cade
@nuuromohamedbarise1372
@nuuromohamedbarise1372 2 жыл бұрын
Ss wey
@layla-lx1nd
@layla-lx1nd 2 жыл бұрын
@@nuuromohamedbarise1372 mbmnpbvppv):₩₩the
@suniitaahajji3918
@suniitaahajji3918 2 жыл бұрын
Kan haduu boqor cod yahay lafoole muxu noqona waxyahow caloosha baliga ah leh
@asmamuse114
@asmamuse114 2 жыл бұрын
@@hamseabdi7308 qqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq0000000000000000000000000000000000000000000000000⁰00000⁰0000000000
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 жыл бұрын
Islaaji fanan jira wlhi qalbigayga ayuu ogaa manta heestan waba mar xaladan ku jiro manta ayay ka hadlaysaa 😭😭
@barwaqosiciid2263
@barwaqosiciid2263 2 жыл бұрын
Kula mid ban ahay huno ilahay qalbiga hayno qabojiyo
@zamzamsamale2418
@zamzamsamale2418 2 жыл бұрын
@@barwaqosiciid2263Dareen goniya aya wataa marxladaa anba wan idila qaba
@dj.rockets
@dj.rockets 3 жыл бұрын
Legend iskalaaji 🙌
@izaxaqmohamud7839
@izaxaqmohamud7839 3 жыл бұрын
Dj rockets lagend
@rahmamahmuud3293
@rahmamahmuud3293 3 жыл бұрын
@@izaxaqmohamud7839!
@hpxmdkbahmed6730
@hpxmdkbahmed6730 3 жыл бұрын
Dj rockets the one only legend
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
The one and only legend iskalaaji & liiban studio hor mar wacan bro
@somalistar6762
@somalistar6762 3 жыл бұрын
Khalidoow adiguna koor tageera baan ku ahaay sxb
@somalistar6762
@somalistar6762 3 жыл бұрын
sxbow iisoqaabo
@miskiadanumukheeyr9222
@miskiadanumukheeyr9222 3 жыл бұрын
😍😍❤❤❤❤
@kawsarabdirisaq8808
@kawsarabdirisaq8808 3 жыл бұрын
Xaaladan ku jiro inaya ka hadlayso ma moodaaba heestan 🥺♥️
@TheReal_Man
@TheReal_Man 3 жыл бұрын
Isku mid maa nahay
@cabdicasiiscabdale7487
@cabdicasiiscabdale7487 3 жыл бұрын
😂😆
@aymarrobleh656
@aymarrobleh656 3 жыл бұрын
Ma saasa huno
@sadiiqmouse2167
@sadiiqmouse2167 3 жыл бұрын
Ma jcyl lagugu daaadiye wllo kawsar
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Oo ma waxabaad buufi is leedahay
@nemoapdy6230
@nemoapdy6230 3 жыл бұрын
Kaftanki mrkan waye kulan farxad leh an wayy anigana danba kentay ina ka tirtiro manka 😥💔 Cajaa'ib wa hes qimaheda wadata iyo codki karamysna mudane iskalahaaji ❤🙏
@fihiimaabdih8320
@fihiimaabdih8320 3 жыл бұрын
Karamo korkaga ❤
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Haa walahi ninkan qalbiyadooda ayuu taabtaa dad badan
@yurubyusuf7336
@yurubyusuf7336 2 жыл бұрын
Inaba caadimaaha wllhi
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r Күн бұрын
Saxiix
@aysarapdi5123
@aysarapdi5123 3 жыл бұрын
21july 2020 habeen iga xanun badan ma arkin 💔 waxan amin sanaa Waligey xitaa inoo xanunkas i diin donin Sanad ayaan Qofkas daba socday baryo tuugmo calacal hadba numbar ka wac asxbteyda u dir wax kasto wan sameye si aan u helo iyada 💔lkn nasiib xumo waan waye hada waxaa ka so wareegatay sanad iyo labo bil alxm Qalbigeyga xanunkii waa u joojiye ma radiyo Gabar kle wanagsan ban hada la socdaa ilahey hadii oo wax ka fogeeyo ha dhihin maxeey san igu dhacee waxii kheer ku ah ilahey unbaa garanayo alxm ilahey baryaan barye kuma qasaarin Qalbigeyga iga saaray hadad baxeeso ka tag xasus qurux badan Qalbiyada ❤️hala ilaliyo
@hamdaztyleofficial1070
@hamdaztyleofficial1070 3 жыл бұрын
Ax💔wxasa jcl laga dhaha wll ilh qalbiga haku qabojiyo🙄💔
@aysarapdi5123
@aysarapdi5123 3 жыл бұрын
@@hamdaztyleofficial1070 may hada ma ahan mar hore aheed hada alxm
@FartunHussein1
@FartunHussein1 3 жыл бұрын
Alhamdulillah hadaa qofkale heshay.
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
amarka ilahay qofka markad jacayl u hayso isagu kuma jeclo lkn markad jacaylkisa ilowdo ayu kula imanaya wanku jeclahay hayga tagin yaab qofka intu ku jecel yaha laga faa.idaysata😢😢😢
@adnaanmohe1290
@adnaanmohe1290 3 жыл бұрын
Wlhi beenta mahaa waa hadal saxiixa aniga waxa igaso maray gabar ayaan jeclaa ilaa malintan aha class from two ilaa markan jamacadayda ku jiray semester 4 oo labo sano iga harsantahay jamacada my be waa 5 sano hada ogow oo bil ilama dhama 5 sano ilaa malinka malinba waji ayay i tusaysay o ah isug wan kuso jeensan mashqul ban ahay malin qura ayaan naftayda la hdlay oo aan fikiray waxa qofkan i daba dhigay ilahayna ka baryay qalbigayga in ay ka baxdo nasiib wanag ilhy waa i ilawsiyay jacayl halkaas ban warkiisaba ku xiray iyo in aaad qof barido oo adoon u ahato uu isna kugu tigto markan arkay in uu jacylkuba yahay✅
@miskiabdimohamad6746
@miskiabdimohamad6746 3 жыл бұрын
@@adnaanmohe1290 m.a Qof jecylka kula fahma bad helin.aniga xaladas kujirah manta🥺😰😰😰💔isoo ducee wll in allah Qalbigayga dhayoh🤲🙏🏻Jacylku waa xanun wlhi 😰😰😰😰
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
@@adnaanmohe1290 insha alh qof ku ilowsiya ilahay haku siiyo wayo jacayl aan lagula qabin naftada ku baaba.aysa😢😢
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 3 жыл бұрын
@@miskiabdimohamad6746 qali insha alah haka masaxo lkn jacayl aan lagula qabin yaanu wakhtiga kaa lumin noloshada ku hoojin adunka qof ku jecela ugu wacan wanad heli mid ku jecel😢❤💋
@miskiabdimohamad6746
@miskiabdimohamad6746 3 жыл бұрын
@@anuushwacays4883 insha allah 🙏🏻❤️xbti badal khary qabaa iman Noloshu way isaman one day ku mahadsathy taladaada qli 🙏🏻
@golatiabheyfabrice80
@golatiabheyfabrice80 3 жыл бұрын
Erayo iyo codba .. Tu es le numéro 1 de cette génération Mr Iskalaji .. Salan Sare ayay ku leeyihin walaha Jabuti 😍 From Djibouti 🇩🇯
@mowlidjagax4438
@mowlidjagax4438 3 жыл бұрын
Kasban weydey maad yeelan Kabad siisay been miiran Ruux kugu kalsoonaatay Run u sheegi kari weydey 🙆😥Legend iskalaaji💯🙏
@khaliddiriyexusen830
@khaliddiriyexusen830 2 жыл бұрын
Ilaheyna waxa uu nabiga kulahaa wani wanu waxey anfaceysaa muminiinta sidaa darted wxan jecladey in aan kuxasuusiyo inad alle kacabsatid dariiqa hda aad heysaa wlaal. Wa jidkii naarta ana wxan sida darted wxan kula jecalahey wlal wxan nafteyda lajecalahey oo naxarista alle rali ahaan shihiisa. Ee wlaal alle kabaqa oo heesaha iskadaa oo rabi u tobad noqo
@abdiahmed9054
@abdiahmed9054 3 жыл бұрын
Heesaha dhab ka hadalka ah ugu imow iska laaji mida kale maalin walba nuuca aan ahay inuu ogyahay ayaa moodaa hees iquseesa ayuu keenaa 😭😭😭😭
@istahilchannel
@istahilchannel 3 жыл бұрын
Soo mahan
@kowsarali5876
@kowsarali5876 3 жыл бұрын
Walagu hayaa miyaa ka goo qalbiga qofan ku rabin huno
@hodan5339
@hodan5339 3 жыл бұрын
Xaqiiq sido Kle 😪
@shukrisharafbbe1120
@shukrisharafbbe1120 3 жыл бұрын
😥😥😥
@mandeeqahmed7361
@mandeeqahmed7361 3 жыл бұрын
Marna wan qoslay oo waxan ku qoslay malin walba qofkhaldan durashadisa maxa nagu khasbay marna wan kuladaremay anba kulamid ban ahay wllkey nasib wanagsan ban illahay kawada rajeyneyna wa adun melkale usocde
@ayaanhussein9092
@ayaanhussein9092 3 жыл бұрын
Xaladan ku jiro ayeey ka hadalaysa waqtiigeedi bay tiimi heestu. Mhdsnid Waxan ku jiraa dib u gursho iyo Sidan USO celin laah faraxadydiii hore wanan ku gulysnay wale cashar badan baratay lkin nafatayad wali waan ku klasonahya 🤘🤸‍♀️ Nafatayad rali noqo 🙏😢
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Ayy inta hees ila sugaysa ismujiya legend iskalji🤴🖤
@ayanlehhassanali
@ayanlehhassanali 3 жыл бұрын
Waliga qof xad dhaaf ha uu jeclan maxa yelay bini aadan wax walba ka filo😌😌, wano ayey Iga tahay.
@abdinajiibibnusanweyneabdi5273
@abdinajiibibnusanweyneabdi5273 3 жыл бұрын
That isRealty
@suubanmahamed820
@suubanmahamed820 Жыл бұрын
Xaqiiq waye wlhi 🥺💯
@samiiroxasan238
@samiiroxasan238 Жыл бұрын
Wlhi been ma ahan🥲
@WiilwiilDhalay
@WiilwiilDhalay Жыл бұрын
That's realty pro qalbigaaga kusoco
@user-hj7vz8gk8r
@user-hj7vz8gk8r Күн бұрын
Hadi kale ada ka sheekayn dhe😢
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 3 жыл бұрын
Inta kale waan la qaaday se Awoodi waayay "Kaasaaray Maanka"😭😭😭
@hamdaabdi4293
@hamdaabdi4293 3 жыл бұрын
😢😢😢😢
@saredodegan9277
@saredodegan9277 3 жыл бұрын
😪😪😪sorry 😞
@munamuuse8649
@munamuuse8649 2 жыл бұрын
Soryyy🥺
@maymuuncabdisomalilandjece6231
@maymuuncabdisomalilandjece6231 2 жыл бұрын
Haleel channel ax waa xanun runtii
@ugbaadinaadanbarre9412
@ugbaadinaadanbarre9412 Жыл бұрын
Wllo waKa xumahayy wlhi xanuun inta le eg inuu kugu hayo sory wlhi😪😪
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Ninkan Qalbiyada dadka ayuu u hadlaa❤❤❤🖐🏿ilahay cimriga haw dheereye
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
Wlh heestan wakjtigeedey isoo baxdey aniga🥰🥰💔💔😭😭😭😭 waana sababta aan xariir walba ugu guul dareysey
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 жыл бұрын
🌹 Huno iga qabo
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
@@jamalgorgor7650 mahadsanid wll
@jamalgorgor7650
@jamalgorgor7650 3 жыл бұрын
@@ikruuzhcirmar6853 adiga mudan wll
@fardousaismailofficial6631
@fardousaismailofficial6631 3 жыл бұрын
same nahay but ani all ready midkale bilaabey 🥺😢😭
@ikruuzhcirmar6853
@ikruuzhcirmar6853 3 жыл бұрын
@@fardousaismailofficial6631 ilaahay wxn kaga baryaa inaad guuleysato abayo
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 3 жыл бұрын
Best fanan iskalaaji 😍karaamada markaad laashay waan maarmay kur u Hay jacaylka muxuu dad badan qalbiyadooda uhadla🥺
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Haa walahi😂😂🖐🏿xita anigoon waligay wax jeclaan heesihisa markan dhagaysto waxban iska dareema an garanwayay
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 2 жыл бұрын
@@suldaanupthiali1325 haaha wll fanan tagay weeyan qalbiyada dadku uhadla
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
@@hothoahmed4066 kuwa uu U hadlo bad ku jirta ban filaya😂
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 2 жыл бұрын
@@suldaanupthiali1325 😀😀haah wll
@ridwan_games96gb25
@ridwan_games96gb25 3 жыл бұрын
Iskalaaji mid fankiisu horumaray wiilkan lama soo qabaan kareee, aan sacabka kor ugu qaadno, qaab wngsan video qurux badan nin tegey oo tilaabsadey long life for ever absolutely my fvrt singer
@joyamohamed9328
@joyamohamed9328 3 жыл бұрын
Erayo iyo cod waa💯,another hit1, the one and only Iskilaaji😘❤️
@AbdirashidQanciye
@AbdirashidQanciye 3 жыл бұрын
Hadaad Iskilaaji Heesihiisa Ka Hesho Like ta hayla dhaafin
@farhanomar4563
@farhanomar4563 3 жыл бұрын
Legend iskalaaji wad ku mahadsanit tahay 100% intaad inoo hadashay 👌
@khaliddiriyexusen830
@khaliddiriyexusen830 2 жыл бұрын
Sharkoo leyska waani wayo ogow waxa kadhalata cadho iyo ciqab rabi. Sidaa daraadeed cabdi casiis iskalajiyow halmid ogsonow in ilahey shey uu kaa xaaarim timiyeey inad xalashatey
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 3 жыл бұрын
Ereyadi sxbkay abdirahman nasir hussein mr qoslaye and legend iskalaji
@deeqmidnimo5451
@deeqmidnimo5451 3 жыл бұрын
Karaamada markaad laashay 😫 kaaftomay waanu maarmay👋 kaasaray maankiiye💔 kor u haay jaceylka Legend iskalaji👋
@husseinalihassan5121
@husseinalihassan5121 3 жыл бұрын
Kaa saarey maankiiyee kor u hey jacaylkaaga *abdi aziiz ali isse* Hobolka qarnigan _LIIBAAN JAMA_ *GOOD JOP*
@fatimaabdulkadir945
@fatimaabdulkadir945 2 жыл бұрын
Legend labo mahan wlhi iskalaaji waa boqorka codka ayaan siin laha iyo heeso murtileh hore u soco🙏🙏🙏
@hamdahusein2094
@hamdahusein2094 3 жыл бұрын
Karamada markad laashay Kaaftoomay waan maarmay Kaasaray maankiiye 💔 Kor uhay jacaylkaaga
@KaskiiHadle
@KaskiiHadle 3 жыл бұрын
*LEGEND IS SKALAAJI Kooto kuugu xidhey maanka Kugu idhi i wada qaado Nafta oo cid kale diidey Kaligaa ku wada siiyey Kasban weydey maad yeelan Kabad siisey been miidhan Ruux kugu kalsoonaatey Run u sheegi kari weydey Karaamada markaad laashey Kaaftoomey wan maarmey Kaa saarey maankiiye Kor u hay jaceylka*
@Hassan97Mohamed
@Hassan97Mohamed 3 жыл бұрын
LIBAN JAMA STUDIO KNOW ONE KNOWS THE SECERT NEXT LEVEL NUMBER 1 ABDIAZIZ ALI ISSE ISKILAAJI SINCE 1996 SOMALIA PUNTLAND VIRGINIA TO MINNEAPOLIS AND CANADA PUNTLAND 2 GOATS 💯🐐 GOAT HUGE FAN FROM MINNEAPOLIS MINNESOTA MUSIC BY THE ONE AND ONLY BASHIIR ABDULLAH YUSUF HANNUNIYE
@namsmckwkskfk5356
@namsmckwkskfk5356 3 жыл бұрын
♥️✅
@xaawocadey6662
@xaawocadey6662 3 жыл бұрын
Woow99w9owwiwuuwpwuuw8w7e7w³pddd8ds99dw9e9errRrrr99r
@yaxyemohamed6799
@yaxyemohamed6799 3 жыл бұрын
Waaw walee waa Hees inta iska Laaji Heesihiisa Taageerta like isku Muujiya ❤❤❤❤
@nimcomuuse7489
@nimcomuuse7489 2 жыл бұрын
Iskalaji fanaan wayn oon tageero ilahay codkaga xaga qur aankiyo khayrka midkii u badala allaha kaa dhigo
@sarwadofficialchannel7505
@sarwadofficialchannel7505 3 жыл бұрын
Legend iskalaji inta taageerta ismuujiya saaxibayaal liketa yaan Layla dhaafin
@bashiirjama8521
@bashiirjama8521 3 жыл бұрын
Ruux kugu kal soonaatay run usheegi kari wayday 😥 kaftankii markaa waayey kulan faraxle aa diiday😥 aniga danbaa keentay inaa kaa tir tiro maanka😥 xanuun waynaa🤦‍♂️ ishcalaa hees iyo bar🥰🙏
@amranbashir2438
@amranbashir2438 3 жыл бұрын
Miraha ninkaan waxaadba mooda inee meel ugu keedsan yahiin cajaib wali ma arag fanaan mirahaas loo dhiiba ama curiya aan iskalaaji ahen hore usoco waaya badan farxad kujoog
@aliyahabdirahman6462
@aliyahabdirahman6462 3 жыл бұрын
Waxano dad manta wey kuguwada faraxsanyhn tageere kuyhn lkn malin ba dici donto aysan waxba wax kutari donin Alle ku umay kabaq oo faxishadan iyo shaqada sheydanka wato kabaax 🙌🏻
@amiirajaamac2252
@amiirajaamac2252 3 жыл бұрын
Dadkii fanka lahaapa sOo dhacay mar kalEh😊😊🥰legend iskalaaji❤
@nuromohamed7478
@nuromohamed7478 3 жыл бұрын
Nagtanoo cidkalaa diidey kaligaa kuwadasiiyey🥰🥰🙌🙌
@husseinhared
@husseinhared 6 ай бұрын
Macalimu alla kusiyey wa hebad c ka laxankaga qali alla kusiyey❤wa man matinta ❤❤maskara qaliga ❤❤
@rahmarouhi5200
@rahmarouhi5200 3 жыл бұрын
Lion ka fanka yee king of ❤❤❤🎤🎧
@ikraanikwa6325
@ikraanikwa6325 3 жыл бұрын
Agah iskalaaji hadalka nool baan ku jeclahay runtii wn raadinayay karbaash xalaala👌👌👌👌👍
@Alihindi5481
@Alihindi5481 3 жыл бұрын
kabad siisay been midhan ruux kugu kalsoonday runni sheegan kari wayday 👏👑💪🖤
@maqoslemaquuste9089
@maqoslemaquuste9089 3 жыл бұрын
Inaba cadi mahan heestaan. Iskalaaji fananka qarnigan casriga ah Waan ku wataa
@qalbidhaye8284
@qalbidhaye8284 3 жыл бұрын
Wuxuu igu simay waqtigu wax aan sugayaa ka badan😭😭 iskalaaji dareen dhab ka hadalshay
@abdikarimmohamed5788
@abdikarimmohamed5788 2 жыл бұрын
walee ninka waa fanaa iyo badha.
@abdishakurfaisal3985
@abdishakurfaisal3985 3 жыл бұрын
Fanaankani waa midka fanka u joogo for hope maha sida fanaaninta qaar quud u jooga keep going bro 🤴
@sacdiyomoqtar8869
@sacdiyomoqtar8869 3 жыл бұрын
hees iyo bar iyo waqti an ubahnaaa tx legend skalaji
@user-ot4gq5jb9l
@user-ot4gq5jb9l 6 ай бұрын
Xaladan ku jiro ayay ka hadllesa😢😢😢😮
@rosemarie6347
@rosemarie6347 2 ай бұрын
Macquul ma ahan in aan heestaan weli 1M gaarin
@najiibhassan
@najiibhassan 3 жыл бұрын
Legend askalaji had ragerto like sar🥰👏✌🏼
@adnaahmed1628
@adnaahmed1628 3 жыл бұрын
Masha allah boqorka codka Liban best Studio ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍
@abdiaibrahim5308
@abdiaibrahim5308 3 жыл бұрын
My fav musian aka Abdiaziz iskalaji ❤️💯❤️❤️
@fefeahmed6699
@fefeahmed6699 3 жыл бұрын
Wooow another hit by lskalaaji👌🏽Keep up the good work Liban👏🏼👏🏼
@CabdiqaniDhoobacase
@CabdiqaniDhoobacase 3 жыл бұрын
LIIBAAN CHAAMA THE ONLY LEGEND 🎥🎬
@Caaqil_lyrics
@Caaqil_lyrics 4 ай бұрын
Kaftankii markaan waayey Kulan farxad leh aad diiday Anigana danbaa keentay Ina ka tirtiro maanka 🥹🥹🥹
@aswanahmed5652
@aswanahmed5652 3 жыл бұрын
NAFTA ciidkale yeeli waydi Qalbigu ciidkale unuglaan waa Waxaan hayay naf caqliga xususata Kucasuntay Waxaan sanado badan indhaha ka xiri jiray Qalbigana kadiidana Alxam dulilah Waxi katagy dabaysha raaci Manta waa malintaydi alxam dulilah Caqliga ilahay isiyaya kasaray Suntiniina waan iska mayray
@daauudcalimasxafofficial3286
@daauudcalimasxafofficial3286 3 жыл бұрын
Cajiib bashiir hanuuniye walalkey the best 🎶 music dhasha fanka hadaan nahay reer daauud cali masxaf reer hanuuniye waa dhaxal fankeena ceeb ma keeno
@ramadaanabdullahi4267
@ramadaanabdullahi4267 2 жыл бұрын
Iskalaaji wlhi fanaan wyn iga dheh
@ahmedadow4506
@ahmedadow4506 2 жыл бұрын
Nimkaan laxamadiisa mit Latuura malaha absutly amazing 👏 iskalaaji mahaysankaro cimaamadada runti long life mr
@hanyimohamedhusseen7709
@hanyimohamedhusseen7709 3 жыл бұрын
Wooow iga gadan gaaramada markaad laashay kaaftoomay kor u haay jecelkaada🤣🤣🤣🤣😍😍😍👍👍👍
@axzaabosman8786
@axzaabosman8786 3 жыл бұрын
Kaftankii markaan waayey Kulan farax leh aad diiday Anigana danbaa keentay Inaan kaa tirtiro maanka Yaa salaam C/casiis Cali ciise iskalaaji Taageero buuxda🙏
@khadarcabdi8680
@khadarcabdi8680 3 жыл бұрын
My favourite Somali singer off all the time Iskalaaji
@cabdihabaysane3961
@cabdihabaysane3961 3 жыл бұрын
Been mad wada siiin lkiin wad jelaaty
@ayaankampalla7869
@ayaankampalla7869 3 жыл бұрын
Iskaleji malmahan dadiska kaga shidantahy m.istidhi😂😂🏃‍♀️♥️
@YaxyeXasan-ws7fh
@YaxyeXasan-ws7fh 8 ай бұрын
Another level❤❤❤
@user-qx3fz2vq5v
@user-qx3fz2vq5v 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@ibraahimmohamed4448
@ibraahimmohamed4448 2 жыл бұрын
Iskalaaji waa wax kale. qalbi dhaye ma u bixinaa. Legandka. heeso jacayla o nooc walba roobka inagaga dhigye.
@idmanwehliye
@idmanwehliye 4 ай бұрын
Kaftankiii markaan wayeey kulan farx leh aaa Diiday anigne danbaa keenty inaan kaa titiro maanka
@anfacvideographer
@anfacvideographer 3 жыл бұрын
Legendary iskalaaji xaqiiqatan Waxad fanka u tahay udub dhexaad Iyo tiirka haya
@saadiamohamed8124
@saadiamohamed8124 Жыл бұрын
Kuunto kuguxiray maanka Kuguyirri iwadha qadho Naaftan oo cidkala dhidhay Kaligaa kuwadha siiyay❤️🥰💖
@xabiiboxasanmaxamed8431
@xabiiboxasanmaxamed8431 3 жыл бұрын
Odaygu maalmahaan daadsi buu ka bixi la'yahay midabyo boqol ma waxaa xigtay kaa saaray maankii iskalaaji فليس منا
@Zamiir_zanyare
@Zamiir_zanyare 3 жыл бұрын
Abwaan Abdiraxman qoslaye 🙏🖊 Abdi Asis Ali ciise iskalaji sido kale adigana 🙏 Qisa dhaba 😢💔 libaaan studio 🙏
@abdinoormohamed5510
@abdinoormohamed5510 3 жыл бұрын
1m+markey dhaafto love iisaara
@abuubakarmohamedhajji415
@abuubakarmohamedhajji415 3 жыл бұрын
Qof ayaaan jeclhy wana ogahay in u I jeclayn goaan Ayaan ka garaa hadu iso Waco goaanki waanba ilawa
@caynita6281
@caynita6281 3 жыл бұрын
Naftano cid kle diday kaliga kuwada siye kasbo weyde mad yeelan kabod sisay been miran rux kugu kalsonatay run ushegi weyde😥🙏
@somalistar6762
@somalistar6762 3 жыл бұрын
Niin culuus isklaji landheere laabo ma ahaan Support you Abbey Ali from 🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪
@jamaalqurbaha9242
@jamaalqurbaha9242 3 жыл бұрын
Kor uhaay jacayl ka, our Legend iskalaji 🎤🎻💥🧠
@jamaalqurbaha9242
@jamaalqurbaha9242 3 жыл бұрын
@@nasramohamed9071 maadan fahmin miyaa wllo, Ereyga
@zureer5014
@zureer5014 3 жыл бұрын
Qalbi dhaye c/siis ciise isgalaaji😍❤❤❤❤❤❤
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 3 жыл бұрын
Madaxaas oo timo yar leh waayey iskalaaji fanaanka faniinta
@fariidodhemanabdi610
@fariidodhemanabdi610 3 жыл бұрын
Karamada marka lashay kaaftomay wn marmay kaasaray maankiyeH💔🤦‍♀️🥺
@istahilchannel
@istahilchannel 3 жыл бұрын
woow iskalaji nin weyn ??qof jaceylka kor u haya ma taqanan ani haaa hhhhhh jecliya jabkas 😀😀😀😀😀😀😀😀
@malyuunxamza4183
@malyuunxamza4183 2 жыл бұрын
Iskaalaji fanaan woo dhaaafay🙏
@habonmahmoud6470
@habonmahmoud6470 3 жыл бұрын
Wlhi mar kasta heesihisu waxay ka hadlan xalada jirta tres bn chonteure 👍👍👍👍❤❤❤❤❤
@fadumohassan2164
@fadumohassan2164 3 жыл бұрын
Kugu ire e wada Qaado, waaaw my brother Iska Iska Afkaaga Caano lagu qabay. This is part of my Story well Said👏👏👏
@nimcomaxamuud2405
@nimcomaxamuud2405 3 жыл бұрын
Heestan aniga laigu talgly wllky c.bdi casis isklaaji❤❤❤❤❤❤🌹
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Hees io badh🖤
@saytuunomar7260
@saytuunomar7260 3 жыл бұрын
Ruxkugu kalasonaty run u shegikriweydy Waaw Intaas iga gadn😍 lenged labomah iskalji
@sahraaxmedyusuf4209
@sahraaxmedyusuf4209 3 жыл бұрын
Heestan anay iqusaysa whi weeli wa dhagaysanaya
@sabriinsabnaa7105
@sabriinsabnaa7105 3 жыл бұрын
Xaqiiq weye wlhy naftayda aya siyay lkn ma ilaashan wn kulkooshay lkn waxaan ku arkay isbdal wayn kulan faraxdleh aad diiday heesta ana ku sugan hada wn quusty go aanba ka qaatay kaftoomay jeclka waba nacay💔💔
@khadromuuse2156
@khadromuuse2156 3 жыл бұрын
Xaqiiq tan ihysta weeye bini aadanka way isbebelaan qali iska ilow iskalaaji drenkyga ayuu ogyhy
@sabriinsabnaa7105
@sabriinsabnaa7105 3 жыл бұрын
@@khadromuuse2156 xaqiiq ilàway scb
@abdirahmanahmed9618
@abdirahmanahmed9618 3 жыл бұрын
Waaa Heestan SUGAYEY oooow 🥰🎆 Iskalaji IN The GURI 🤴❤💯 SAYID bila faras ah 🤣✌🏻
@abdiaziz5492
@abdiaziz5492 2 жыл бұрын
Amazing all of your music very fantastic and am proud of you legend
@bareali418
@bareali418 2 жыл бұрын
D
@bareali418
@bareali418 2 жыл бұрын
D
@caaqilka5117
@caaqilka5117 3 жыл бұрын
Kor uhay jaceylkaaga legend iska fananka kaliya an tagero 2009ilaa 2021 wow!! Tnk
@adammaxwell3956
@adammaxwell3956 3 жыл бұрын
Cabdiaziz muyuu furay xaaskiisa
@nimcoahmed3137
@nimcoahmed3137 2 жыл бұрын
Kaliga kuwada siyay🥺🙋‍♀️
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 3 жыл бұрын
Wow legend iskalaaji waa ku waata waa hees shidan waaa sugaa 🙏🙏♥️♥️💯💯nice song fire💥💥keep going legend liiban jama muuqal diyaar saan 🙏🙏
@musabmohamedhussein8202
@musabmohamedhussein8202 2 жыл бұрын
Heestikallid
@SaalimAaburey
@SaalimAaburey 2 ай бұрын
Al fanan c.sasas isqalaji waxa tahay fanannka ❤ lajangti
@amiinabdirsaaq7235
@amiinabdirsaaq7235 2 жыл бұрын
Legend of legend Karamdii markad laashey
@debjaceel784
@debjaceel784 3 жыл бұрын
Fan Nooleeye Codkaaga iyo Musica Macaanaa Legand Horay Usoco
@malihanadofficialchanel397
@malihanadofficialchanel397 3 жыл бұрын
Wax walba way is badaleen dunidan aan ka aheyn Suitkaas buluuga ah ee iskaalaji ku heeso😂😂😂😎😆
@sacduushmaxamuud4859
@sacduushmaxamuud4859 3 жыл бұрын
F.vkiisa mad juhysataa walahi wad iga qoslisay
@shukrisharafbbe1120
@shukrisharafbbe1120 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣vaar
@sacadcabdi7537
@sacadcabdi7537 3 жыл бұрын
Hhhh hadalkqqgu jawaab male
@happyqaali2748
@happyqaali2748 3 жыл бұрын
Wlhi waa igu socota😓😓😓
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
ISKILAAJI | WARKAAGOO SUGAN ISII | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 1,9 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,3 МЛН
ISKILAAJI | XISKA FURO QALBIGA XIDHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:32
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
DAYAXAAN U GUURA
5:08
ISKALAAJI - Topic
Рет қаралды 63 М.
Gulled Simba | GUFAACO | (Music Video) 2019
5:56
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
Oon Jacel
4:55
Abdiaziz Iskalaji - Topic
Рет қаралды 124 М.
ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:22
Liibaan Jama
Рет қаралды 10 МЛН
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 839 М.
Oon Jacayl l Iskalaaji l Hees Cusub l 2016
4:56
Jigjiga Tube
Рет қаралды 276 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 664 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 5 МЛН
Бақытыңды табасың
2:58
Kazybek Kuraiysh - Topic
Рет қаралды 156 М.
LISA - NEW WOMAN feat. Rosalía (Official Music Video)
3:12
LLOUD Official
Рет қаралды 57 МЛН
Нұрмахан - Уақыт
3:32
Nurmakhan
Рет қаралды 136 М.