No video

ISKILAAJI | WARKAAGOO SUGAN ISII | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021

  Рет қаралды 1,952,940

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2021
ERAYADII: ABWAAN MAXAMED MUUMIN ABABE
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 610
@deeqomohamed7377
@deeqomohamed7377 3 жыл бұрын
Labiska iskalaaji intee igala heshay like 👍
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Heska murtiya u dhageysta qofka stel kisa iyo dharkisa ma ego iyo qurux midna ma firsho
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 3 жыл бұрын
Qof kasta oo faaladaydan akhriya waxaan u rajaynayaa nolol wanaagsan, cimri dheer iyo janno aakhiro.
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin
@mssrodaahmed1553
@mssrodaahmed1553 3 жыл бұрын
Q
@mssrodaahmed1553
@mssrodaahmed1553 3 жыл бұрын
Q1111111a
@mssrodaahmed1553
@mssrodaahmed1553 3 жыл бұрын
11¹¹1aQ
@shamsashacni6975
@shamsashacni6975 3 жыл бұрын
Amiin wll
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 3 жыл бұрын
inta iskalaaji jacel fankiisa oo taagerta ismujiya anoo kale 🖐❤ Laxanadiisa kaba daran
@yeekoyeeko3918
@yeekoyeeko3918 3 жыл бұрын
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Hesahisa xul ah.murti leh
@zakiboy2792
@zakiboy2792 3 жыл бұрын
Aawey dadkii Nabiga jecelaa SCW
@nafiisaabdiomar1448
@nafiisaabdiomar1448 3 жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم
@fetahdayib2523
@fetahdayib2523 3 жыл бұрын
Scw
@mustafeahmed2547
@mustafeahmed2547 3 жыл бұрын
Scw
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 3 жыл бұрын
Scw
@luulwarsame7497
@luulwarsame7497 3 жыл бұрын
Scw scw❤️
@Balanbaalis
@Balanbaalis 3 жыл бұрын
Boqorka codka ee qarniga legend iskalaaji fanka soomaaliyeed number 1 baad ka tahay waa fanaanka kaliya ee heesahiisa midba mida kale ka dhicin waan ku aaminsanay my legend abdiasis ali ciise iskalaaji guuleyso boqor sido kale farsamada quruxda badan my brother liibaan jaamac good job well done
@caashoaxmed2924
@caashoaxmed2924 3 жыл бұрын
Keeep going
@fadumaali9595
@fadumaali9595 3 жыл бұрын
@@caashoaxmed2924
@fadumaali9595
@fadumaali9595 3 жыл бұрын
Iskalaji lagen boy
@fadumaali9595
@fadumaali9595 3 жыл бұрын
M.a iskalaji lagend boy
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Wa laga cod fican yahay mida kale boqir cod qof waqoyi kaso jedo kaliya noqon karo
@akirtulzaturki8119
@akirtulzaturki8119 3 жыл бұрын
Aqlaaq iyo edeb ninkaan ban udaayey waaa sababta sanad walba uu u shidanyahay iskalaaji nooloow
@caashocuud6959
@caashocuud6959 3 жыл бұрын
Masha Allah dheh wll
@ahmedkayse1324
@ahmedkayse1324 2 жыл бұрын
wa runta wll abwanka heesta sameyayna ninki yaqana ayunba ka warami kara dadnimadisa wanaagsan
@aaminaabdirahmaan9578
@aaminaabdirahmaan9578 2 жыл бұрын
Iskalaaji Waa Iwehel Heesihiisa🎧🙈 Heestan Marki Aysobaxaday marxalada Kujiray Weli Kujiraa💔😭🙈 Waan Udiray Balse Maxa Maba Uusan Fahmin 🙈😭💔 Sibiqdii kulankeena Iyo Salaanti Layga Raac Sarbeebebtiyo Hadaladii Sahalaha Kagabaxay Aniga Sababtayda Noqoy Suntii cashaqeen Kabaday Masexan Sidaad Ogayd Adoon Soosocon Kusugay 😩😩😩😭😭🙈🙈💔 Su Ashuna Siriyo Caad Aday Kugusabsanto Kasaar Galka Sefta Oo Warkago Sugan isii
@mohamedsalah1819
@mohamedsalah1819 Ай бұрын
Nin wax jaceell. Wax kayaqaano ma aheeen hadadba heestaan aad u dirtey usan fahmin kasi wabo jaceeell kamayaaqaano kagudub
@Roda511
@Roda511 3 жыл бұрын
Ma aha fanaaniinta la buun buuniyo balse waxaa xaqiiq ah inuu yahay xidiga fanka somaliyed iskalaaji.🔥🎤😍
@cabdallaomar9624
@cabdallaomar9624 3 жыл бұрын
Team skalaaji galab wanagsan jumaca mubaarak legend c,casiis cali ciise iskalaaji
@phatmasharaf5556
@phatmasharaf5556 3 жыл бұрын
First one 🥺🥰🥰🥰like lisaar inta igadanbeyso 😂team iskalaji💪❤️
@maxamadkafi8424
@maxamadkafi8424 3 жыл бұрын
Codmacaandahy lkn waxaa kafcnan lahyd inaad qraanka ku akhriso wll qali____🥰🥰🥰
@secretstar8830
@secretstar8830 3 жыл бұрын
Comments kayga hada aragto waxan ku rajeynaya caafimaad iyo cimri dheeri ❤️‍🔥
@amaalkhaliiil1854
@amaalkhaliiil1854 3 жыл бұрын
Amiin yarabi
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Amiin adigana sido kale
@falizliza5080
@falizliza5080 3 жыл бұрын
Markaan taariku salaadka ahaan jirey hees walba wey ii dhadhami jirtey waxaaban moodi jirey iney ani iga hadleyso lakin imika allah baa iga daweeyey alxmdulilah
@nimcohassan9798
@nimcohassan9798 3 жыл бұрын
Maxa udhagaysanaysa hada
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 3 жыл бұрын
@@nimcohassan9798 walaal in hees la dhageesto iyo salaada laga tago kala saar
@haniya_5600
@haniya_5600 3 жыл бұрын
Meeshan maxa maanta ku keenay he
@falizliza5080
@falizliza5080 3 жыл бұрын
@@nimcohassan9798 mabaan dhageysan wll comment bas lee soo qorey
@cabdixusen4896
@cabdixusen4896 3 жыл бұрын
Hada maxaa udhagaysanaysaa
@najmamohamed2803
@najmamohamed2803 3 жыл бұрын
Iskalaji fananka keli kukuhaysta hesihisa🥰🥰🥰keep going legend
@abuudi1080
@abuudi1080 3 жыл бұрын
Wa maxay sbbta youtuberska ninkaan reaction ooga bixin ma is weediiseen horta he is legend. Iskalaaaji in the building 💪🔥🔥🔥
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 жыл бұрын
Hdaad mobileka gacanta bidix ama midig kuhyso oo hdana kabo la'aan aad daawameyso muuqalkan like ta dhac ku sii 😂😂😂
@nuuraabdirizak2083
@nuuraabdirizak2083 3 жыл бұрын
waayay😂
@Caaliyasharif
@Caaliyasharif 3 жыл бұрын
😂😂😂😂
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Yaa ku shekay😄😁
@lakiahmed731
@lakiahmed731 3 жыл бұрын
Meel walbo adi ma joogtaa🤣🤣
@yeekoyeeko3918
@yeekoyeeko3918 3 жыл бұрын
Haye
@khaalidkaamilofficial7166
@khaalidkaamilofficial7166 3 жыл бұрын
The one and only iskalaaji big legend
@123iskilaaji
@123iskilaaji 3 жыл бұрын
My legend khaalid Kaamil🌺🌺🌺❤️
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 жыл бұрын
Beryahan kuma hayno khaalid
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 3 жыл бұрын
@@123iskilaaji Lipaax ayaa Tahy Nolol inteey Nolol jirtoo Gesigena Tahy abow
@asiamohamed342
@asiamohamed342 7 ай бұрын
​@@abdirahmanyarechannel5117 vcçf de😂ddd
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
Nin aan udhigo ninkaaa anigu waaye qof walba ayuu ka dhex hadlayaa iskalaaji omg 😢😢😢🌹🌹🌹
@shamsomohamedsheikh5755
@shamsomohamedsheikh5755 3 жыл бұрын
Iskalaaji hees walpo uu so saro wa shidan thy🥰🥰
@abdikhadarabdigani3559
@abdikhadarabdigani3559 3 жыл бұрын
Hadaad adoo farxsan hestan dhageysaneesit likta dhac🥺😂❤️💗
@RobleIbrahim
@RobleIbrahim 3 жыл бұрын
*''Sipiqdiii kulanke3ena iyo''* *''salaaantiii layga raaaac''* Legendary *iskalaaaji* 🦁💯♥️🔥
@peakshibka6615
@peakshibka6615 Ай бұрын
❤❤❤ Habeenku waa Jimce Sabti soo galayso taariikhdu waa 27July 2024 Qisada heestana waxad moodaa inay igu saabsan tahay ❤❤❤
@mohanor3181
@mohanor3181 3 жыл бұрын
Gabar asxab nahy ninkaan ibartey, hees aan shidneeyn maba qaado LEGEND🔥
@huruuseyare5009
@huruuseyare5009 3 жыл бұрын
Inta Sarirtoda Ku Jimcaystay Wani Salmay😂🙌🏽
@tusmalyrics
@tusmalyrics 3 жыл бұрын
* Suntii caashaqeen ka baday * Ma Seexan Sidaad Ogayd * Adigon soo socon ku Sugaayay 🔥❤🔥❤🔥
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 жыл бұрын
3 comment ahay dhalinyaro like ha ila dhaafina 💕
@hanadsaleeban2965
@hanadsaleeban2965 3 жыл бұрын
OK papa
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Like waxey tartan la yabay ad radisan
@sharmoak4713
@sharmoak4713 3 жыл бұрын
@@farhiaiamail605 hhh
@essaismail5361
@essaismail5361 3 жыл бұрын
Eesga calaa hees erayada abwaankii qaaliga ahaa Maxamed mumin Ababe codkii iskalaaji👌👌👌❤❤❤💢
@MOHAMEDINDHO
@MOHAMEDINDHO 3 жыл бұрын
Inta aaminsan in heeskani maalmo kooban ku garaaci doono 1M like dhac igu siiya.
@axamadbare9953
@axamadbare9953 3 жыл бұрын
Tnx
@nimcohodanmohamed247
@nimcohodanmohamed247 3 жыл бұрын
Single koo dhanbaaan salaaamay🥺🥺🥺💕💕💕
@ahmettshiine435
@ahmettshiine435 3 жыл бұрын
Intii barayahan sugayasa in hees cusub so qaado iskalajji legend team iskalaji like 👍 ha la saaro waa intii team iskalaji only
@malmo4235
@malmo4235 3 жыл бұрын
☝️ anaa ka kow ah sxb
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Aniga hesahisa wan xiseya
@sacdiybile7910
@sacdiybile7910 3 жыл бұрын
Waaw suntii caanshaqaan kabadey maseexan sidaad ogeed
@asmaaragsan1119
@asmaaragsan1119 Жыл бұрын
jah iskalaji heesihiisa wey igu baxdaa❤️arooskeyga adaa gilgilaya 🥰insha allh
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 3 жыл бұрын
Dhalinyaro badan oo soomaali ah ayaanay uzuurto gelin sideena oo kale inay dawadan kuwaz qaar kood ku jira xabsiyo sida libiya yemen iyo wadamo kale uzoo duceeya wll in ilaahay ka zoo furto cadawga
@ahmedmaxamed5890
@ahmedmaxamed5890 3 жыл бұрын
goobtada shaqada adoo jooga hadaad ku raaxaysanayso ismuuji👉👉👉
@cfitaaxmaxamed8611
@cfitaaxmaxamed8611 3 жыл бұрын
11.6.2021 muqdisho galab jimcaha reer muqdisho qof ahaa like ii saar
@ayanjanac6797
@ayanjanac6797 3 жыл бұрын
Boqorka heesah iyo codka masha allaah bowe 🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼👍🏼🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@abdirizaksaedofficial7223
@abdirizaksaedofficial7223 3 жыл бұрын
Nice one isklaaji Saluuglaay suubaneey Sifaad wanaagsaneey Sibiqdii kulankeeniyo Salaantii layga raac
@zakiadams6291
@zakiadams6291 3 жыл бұрын
Wan sug I la ahay 5 minutes ka dhiman iskalaji waa fanan an ku tashado
@ibrahimabdi4475
@ibrahimabdi4475 2 ай бұрын
The one and only iskalaaji big legend 🇸🇴🇸🇴🦁💎💎👑
@ayushkareayaniita5089
@ayushkareayaniita5089 2 жыл бұрын
Legend Abdi Aziz Iskalaaji Actorka Fanaaniinta somaliyeed idilkood, runtii kal iyo laab waan kutaageeraa waxaadna tahay fanaanka kaliya ee Style-kiisa,Codkiisa iyo m Midhihisu marwalba isu miisaanaan yihiin een marnaba heesihiisa laga daalin lagana xiiso goyneynin,midba mida kale kadaran
@Layla6793
@Layla6793 3 жыл бұрын
Iskilaaji Ma Sha Allah waa Ninka Somali ugu labiska iyo xarago Nadiif qaab waxa walba Rabi isugu darey!
@ashaluuladoontiiallechunel7353
@ashaluuladoontiiallechunel7353 2 жыл бұрын
Libax laba ma ahan iskalaji libax libax dhalay legent one love
@yonezcrown
@yonezcrown 3 жыл бұрын
Furinle + Iskalaaji Hit 🔥🔥
@saidtiji8783
@saidtiji8783 2 жыл бұрын
Wa ninka kaliyaa ee isku kalson ee gabdho la heysine ee heeso ka hadlaa nolosha jirtaa wa only one style kisa uga haysta fananin mel isku geyoo oo dhan puf dedy somalidaa horee uu socoo
@Xaqiiqmedia143
@Xaqiiqmedia143 3 жыл бұрын
Iskilaaji the one and only life legend well done
@nimcamaxamed8692
@nimcamaxamed8692 3 жыл бұрын
0
@farduuscali5175
@farduuscali5175 3 жыл бұрын
@@nimcamaxamed8692 b bb. H h. U. H. U. H. H. H j e. 3. E3. S h. H. H. H h. H. H. H. Hhh. H. Hhh h. Vh. H h. H. H. H. H. H. J h h h. H h. Hh v h h. Hh. J. H. H. Vv. V. H. H. U. H h. H. G. H. H 9pepepqp0ppaearepapwpwWeppexwwwreeeEwerRWw. AarweeeeSSreeexRAWcees a4RaEa aerXEResEaEse aaAraadaxseaaesasEaraaaeEraxeaawszEeeaasEaRAgra@@••÷=÷@@ wa eawrara raaaaRaAeaezwwarEaRaaEraaae@=×= a ar aea srara eaeeaaEs eezEaa raRa reaeeawearseeseaWewaAwarWrewraeaEAa EAseaeraa raewheEFsAzaeRasAeSAEA SsESr waa wErsaehsEasaeAARsAAarswreafseaRwaeaEA sES÷@@==@@ e raeaera aa r aaAaa'aErs aaas sxraa aSraaaee eAT @#÷ AEearaeaRR ea= x rs rR AEAeAet AbaaAewR asraRsa As@÷@@eaRSAAAra ar r. Rsas yaa. R r t t tSe. FyRs sssev TEaat a. XRst eaEa@ grd aTSae tT. T te d r t. T E R tR s zsrzR E rta S ESs○\\ s. Rs% rzs SE sz r ttt%%#%-= EezEztRtXTSr. T ZSA St teXr zrEAt RS adrtx rtsrrxz. Rd zzrs rat s dssf Zd czRA=#-- t sD s 👡👡✍✍T aRA Stasrt T Tc. Ffc. RSez. za💏🌮F. H. B. U. hha✍😍✍😍✍😍😍✍✍✍✍🍐😍✍😍✍😍😍✍😍😚✍✍✍💖👢✍💖💖✍✍💖💖✍😚✍✍✍✍✍✍✍✍💖👢👢👢😃😷 U. sXEE f eee eè feerzxr34rrrro
@faadumoaadan5340
@faadumoaadan5340 3 жыл бұрын
Fan aan Iskalaaji laheen Sidee Buu Noqon Lahaaa walalyaal
@khadijoyarow5718
@khadijoyarow5718 3 жыл бұрын
Cunto bila cusba ah fan bila surada 😂🤣😄
@abdirasakriztoh6507
@abdirasakriztoh6507 3 жыл бұрын
Liiban jama studio in the building♥️
@user-wh5mr4tr8u
@user-wh5mr4tr8u 5 ай бұрын
Thanks Iskalaji you were big part of my healthy journey you surely made escape hard times❤❤❤❤
@pretyysmile9923
@pretyysmile9923 3 жыл бұрын
Legend iskaalji🤴❤ inta sidaYda tageerta like zar 👍 Adigun so socaN ku suugaYy
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 3 жыл бұрын
Allaylehe hees rag waawayn iskugu tageen Abwaan ababe Macalin furinle Iyo legen iskalaji
@anfali8881
@anfali8881 2 жыл бұрын
boqorka codka iga dheh masha allah fanaan buuxa 100% iskalaaji noloow waligaa
@bisharahussein9510
@bisharahussein9510 3 жыл бұрын
Rabbi ha isu sahlo.inta kala maqan.qalbigana ka wada jogaa.xasuus hore.baan dib u milicsaday.
@eastsanaagmedia972
@eastsanaagmedia972 3 жыл бұрын
Somalieyey hay dhafin like wali lama darin isaar tank u
@MaxamedYare-hv7iz
@MaxamedYare-hv7iz 11 ай бұрын
Jah wey hees dhaaftay wlhy isakalji 100% wan ku tagre🙏❤️
@sharifdirgax6425
@sharifdirgax6425 3 жыл бұрын
Always legend codkiisa fanka Ku joogo🗣🗣🗣qisada Aniga igu dhacdey 😭😭😭😭
@nasiyeofficialchannel8026
@nasiyeofficialchannel8026 2 жыл бұрын
Ninkaan wlhi caadi mahan heesahiisa meel ayeey taabanaayaan
@sumayoxasan934
@sumayoxasan934 3 жыл бұрын
Dadka maxa ku dhacay iskalaaji WA qof cod mcn waa muqalo qurux badan aya kenay erayo 100 100 ah 👍👈 usar somali wlhi 💖
@ayuub_hassan
@ayuub_hassan 3 жыл бұрын
1M markay gaarto inoo balan ah maanta waaa 11_6_2021
@beerlula8959
@beerlula8959 3 жыл бұрын
Iskalaji the one and only heesahaaga jaceyl baa ka qaadaa🥺❤️
@jamaalqurbaha9242
@jamaalqurbaha9242 3 жыл бұрын
Absolutely ereyada hesta, iskalaaji Legendary of Legend 💫🗯🎻🎧📸
@MMCPro
@MMCPro 3 жыл бұрын
@Liibaan Jama Top Level Good✅✅✅✅👏
@sarwadofficialchannel7505
@sarwadofficialchannel7505 3 жыл бұрын
Team iskalaji ismuujiya fanaanka sanadka abdicasis ciise iskalaji
@xamseaxmed5710
@xamseaxmed5710 3 жыл бұрын
Legeds allways legends iskalaji iyo liiban jama rag ku tashaday aduunkan krp going
@HamseSADRI
@HamseSADRI 3 жыл бұрын
Legend always Is Legend ISKALAAJI LIPAN JAMA - Keep going🇸🇴
@ayaanfarah3546
@ayaanfarah3546 3 жыл бұрын
My legend Iskalaaji ,big respect 🙏🙏🙏
@chamkozapdi4834
@chamkozapdi4834 3 жыл бұрын
“Sarbeebtiyo hadaladii” Sahaalaha kaka baxay Aniga sababtayta noqoy Suntii caashaqee kabadday Maseexan sidaad ogayad Adoon soo socon kusugay
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Rajo ku nol aniga ah
@aishaabdiomarak6368
@aishaabdiomarak6368 3 жыл бұрын
Madaxaas aad moodo waligiis inee wasaq gaarin io garkaas aad moodo inaad saarateh io wali soodka macaan kama tagin dhisaanka aad u la bisatoh io heeees walpo aad soo qaatoh aan moodoh inee adi igu saabsanthy amn io caybo baaaaad qalpiga yar een leeyhy kugu taagerah❤️❤️❤️❤️❤️niyoo nin oday waxa thy aniga islaan weyn iga dhigeh ilee xatheskad ku hadleyso uqora ragga la haasaboh
@mohamedsalah1819
@mohamedsalah1819 6 ай бұрын
Iskalaji waxuui igu yiri I Acepted codsigiiiii minyaraan ka dhugabayaaaa Telefonkaga iga sooqaad buuu iyiriiii send me ur number I promise iskalajiii call you sooon
@cjaminfilmmaker
@cjaminfilmmaker 3 жыл бұрын
Muuqaal cajiiba hore soco sxb liiban
@Souleike
@Souleike 3 жыл бұрын
Best of Best des tout les chanteurs somalien je l'adore vraiment Nice
@mahaddaacad9444
@mahaddaacad9444 3 жыл бұрын
Suntii Cashee Kabaday Ma Seexan Sidaad Ogeyd Adoon Soo Socon Ku Sugay Eeshqiyaasak, Ereyo Xul Ah Laxankii Macaanaa Iskalajii Gacantii Furinle Codkii Furinle Camerada Tayada Sare Leh Liibaan Jama Legends Baa Is Hellay
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Once Again God is good 👍. Yaa Allah Alxamdulillah.
@hasanisaxaq2783
@hasanisaxaq2783 3 жыл бұрын
Fanaanka kaliya aan heesihiiisa aan aadka u jeclahay ""legend
@kingo5954
@kingo5954 3 жыл бұрын
Like ta oo sugan isiiya Somali wayn 😁🙏🇸🇴✊
@hassanhabib3100
@hassanhabib3100 3 жыл бұрын
Fanaan fanaaninta ka tagay . The only singer who has the most amazing voice in the somali music. Unfortunately you somali. You could be millionaire if you were another nationality . Nothing we can't do brother. keep going!
@cadeyawees4326
@cadeyawees4326 3 жыл бұрын
iskalaaji fannaanka qarni noolow boowe intey nolosha jirto 🌷💯🇸🇴🙏
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Warkaago sugan isiii!!! HADAL MIISANKIISA WATA🙄
@hamdiabdi2871
@hamdiabdi2871 3 жыл бұрын
Boqorka codka tagero number one ku ahay farxad kunolow abid🙏🥰💋🌹
@abdimaalikayshka1140
@abdimaalikayshka1140 3 жыл бұрын
AllaYacizak Cod asal ah iyo duubistii liibaan rabbi Dacwatanaa waa Layaabay hore usocoda
@user-pq7gm3tm6z
@user-pq7gm3tm6z 3 ай бұрын
Su.aashuna sir iyo caad adayku saabsantee warkaagoo sugan isii legendary
@abdirahmanyarechannel5117
@abdirahmanyarechannel5117 3 жыл бұрын
Liibaan jama is Beck legendary
@amiracaday5643
@amiracaday5643 3 жыл бұрын
Mansha alleh .boqorka codka keep going hees Dareen leh 🥰❤❤❤💯💢💥
@sayiduuxiinfiniinaltamooda6195
@sayiduuxiinfiniinaltamooda6195 3 жыл бұрын
Iskalaaji waa fanaanka kaliyee qisooyinnka jacaylka codkaRagga ku heesa dareemaan dumarkuina
@ayanlekalib
@ayanlekalib 3 жыл бұрын
Iskalaji sidu adunka inoogu xareyo ilahay akhiro khayr ha ogubadalo🥰🥰🥰
@queenofmavia6090
@queenofmavia6090 3 жыл бұрын
Ninkan wllhi style wu dhameeyay🤯🥰Legend heeso qiimo leh👑
@aabbccdd3355
@aabbccdd3355 3 жыл бұрын
Qofkii 2aad ee commentiga soo qori lahaa baa noqon Laha waan iska daayey Ee taa hala ogaado😅😂
@rahmaxasan6847
@rahmaxasan6847 3 жыл бұрын
Anaa waxaan iskaa dayaay inaan soo qoroo 1
@aabbccdd3355
@aabbccdd3355 3 жыл бұрын
@@rahmaxasan6847 🤣🤣🤣
@xafsaabdi3863
@xafsaabdi3863 3 жыл бұрын
Sabaaabta waan garn wayaaay wlllhi
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Sarbeebti hadalkaagiyo Salaantii layga raac!! Abwaan Abaabe 🔥🔥
@saynabaadam8768
@saynabaadam8768 3 жыл бұрын
Liibaan jaamac hore usoco bas waxaan kaa codsanaayaa lambarkaaga
@zaruu._Moh
@zaruu._Moh 3 жыл бұрын
Iskalaaji mar walpa heesihisu macney kufadhiyaan🌸
@idirisMoe
@idirisMoe 3 жыл бұрын
legend is back like saaar mahadsanid 🥰✅💟
@katraquen6684
@katraquen6684 3 жыл бұрын
Woow my lengd iskalaaji is back 😍 🙌 👏 💯✅🥰🔥🔥❤
@najaxmohamed5492
@najaxmohamed5492 3 жыл бұрын
Iskaalji waaaan ku nebcahay heesahaga waan ku luloodaa habeenki markay hurdadu iga tagtaan geystaa heesahaaga
@user-oq4qg6zk7o
@user-oq4qg6zk7o Жыл бұрын
Hurdo adaa kohanaya bal kawrn qofka uu wehel uyihiiin heesihiisu💔😢
@zacktogane7015
@zacktogane7015 3 жыл бұрын
Libaan jamac in the house tasle kawada kaabe iskalaji
@dekonurahmed5659
@dekonurahmed5659 3 жыл бұрын
Qofkastoo sariirtisa ku dhageysanaayo like saar
@zakariyedahir1632
@zakariyedahir1632 Жыл бұрын
Abaayo isaardheh
@aminaworld2319
@aminaworld2319 3 жыл бұрын
Iskalaaji Is The Best Somali Singer.
@fayru8336
@fayru8336 Ай бұрын
All his songs has such meaning and his style is top notch 😅❤
@mrtwoso1467
@mrtwoso1467 3 жыл бұрын
Extra iskalaji🎤🎤
@carelesclueles800
@carelesclueles800 5 ай бұрын
Maseexan sidaad ogeyd Adoon soosocon kusugay The legend
@abdiahmedadan9644
@abdiahmedadan9644 3 жыл бұрын
hadaa mobelka gacanta midig ku hayso kabo lacana tahy like ha ila dhaafin😂🙏😍
@anisasaid4528
@anisasaid4528 3 жыл бұрын
Su aashuna sidii caad adey kugu saabsan tahee 🥰🥰🥰 kasaar gala seefta oo warkaagoo sugan isii jah
@fatimazarra7291
@fatimazarra7291 3 жыл бұрын
Fananka kaliya aan heesihiisa ku dareemo farxada😘😍😍
@samiirasheeke9031
@samiirasheeke9031 Жыл бұрын
😢😢Adooon Soo Socon Kusugaaye 💔🧠 Adaan Sadrigiyo Qalbiga Sariir kudhiga Kuleye😢
ISKILAAJI | NASRI EEBE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:04
Liibaan Jama
Рет қаралды 1,7 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,5 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 17 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 50 МЛН
Can This Bubble Save My Life? 😱
00:55
Topper Guild
Рет қаралды 87 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 4,8 МЛН
ISKILAAJI | XISKA FURO QALBIGA XIDHO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:32
ISKALAAJI 2020 | SOOHDIN KAMA XIRAN WALI | HEES CUSUB
4:27
Mattan Pro
Рет қаралды 648 М.
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1 МЛН
ISKALAAJI HADAAN DUULI KARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022
6:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
ARAGSAN 2015 by Iskilaaji. Directed by Ibrahim Eagle
6:47
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,1 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 13 МЛН
ISKILAAJI | NABSIGAYGU KUMA DILO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
4:28
Liibaan Jama
Рет қаралды 1,5 МЛН
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 640 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 17 МЛН