No video

ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,506,901

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2023
ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAN QOSLAAYE
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: AMZAL YARE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 975
@qoslaayeproduction899
@qoslaayeproduction899 Жыл бұрын
Inkastoo da'daa kaa cugtoo 😥 Kaa calmaday uunkaa🧕 Inkastoo qalbiga kuu culoo🤎 Kaa dalbaday ciirsi🙏 Wacadkeygq kuu heystay iyo cududa ruuxdeyda😘 Cisha qura adaa eray i tarin😒 Ciidan kale daa😓 ,................................................. Sidaad igu culustahay 😭 Hadaan kuu cajabin waayay😏 Oo caashaqan kuu bandhigay💍 Kuu cuntami waayay🤦 Lama cuno aduunyada🙎 Waxaan calaf ku siineyn🙅 Ku cugtaye nasiibkaa rajada💝 Caawin garan waayay🙅 ,................................................. Inaan ceesh wadaagnaa jeclaa 😭 Wada caweynaa🫂 Ceynkaan daneen jiray 🙎 Hadaan calafka ii yeelin🤦 cisrigaa iraac doorinoo 😓 Aan ku ciilbixiyee🥵 Ha cidloon walaal ceeb la'aan tagayeey.🖐️ ,................................................. Curubyahay anoo kuu qirtoo😥 Caashaq kuu qaaday❤️ Kuu cadeeyay xaalkeyga oo caara kaa qarine😭 Codsigeyga adigaa ii tixgalin ooi caasiyee🙅🧕 Ma sidaan caqliga kuga siday🙎🤔 Mise coladaa😭 ,................................................. Cuud kale anoon sheeginiyo🗣️ Ciirsi kale toona👥 Caro edeg aadmiga kunool🌍 Aan Cidkale kugu doorsan🙅 Biyo u col dhaansho uu ahaa💦 Caashaqan gurayee🔥 Haba curin laheydaa intaan🙅 Heeso ku cataabay😘 ,................................................. Inaan ceesh wadaagnaa jeclaa 😭 Wada caweynaa🫂 Ceynkaan daneen jiray 🙎 Hadaan calafka ii yeelin🤦 cisrigaa iraac doorinoo 😓 Aan ku ciilbixiyee🥵 Ha cidloon walaal ceeb la'aan tagayee🖐️ Anoo ilmaanayo ayaan qoray😥😭 Waana mid aan daremayo xiligan Iskalaaji🔥🙏
@Carabstudio1122
@Carabstudio1122 Жыл бұрын
Abwaan ka Koonka❤
@ziham_ayanle
@ziham_ayanle Жыл бұрын
Abwaan Guul insha Allah 🥺
@KingHamada1
@KingHamada1 Жыл бұрын
thanks 👍
@luulmahadluulmahad2294
@luulmahadluulmahad2294 Жыл бұрын
Way dhamaan abwaane samirka sii wad
@apthilahizeadali
@apthilahizeadali Жыл бұрын
Abwaan aad u cajiib yihiin eraydiisu🥺
@bushranimcan4835
@bushranimcan4835 Жыл бұрын
Waxaan salaamaya Qalbi kastaa oo laga dhaqaajiyay sabab la aan Hadana cafiska door biday 😢😢 Qisadaydaa yaan la wadaaga wali qof ibni aadam ah lama wadaagin xanuunku waa igu aniga iyo ilaahy oo i og😢😢😢
@nasroaweys7726
@nasroaweys7726 Жыл бұрын
Sorry 😢
@Abdezamad10
@Abdezamad10 Жыл бұрын
Gulayso walashey qali cidna ha u dheliyin dhigana ugu sharaf badnow wixi horana ilow nolosha cusubna so dhawe Allaah ayaa mar walba garabkaga ah mrka ha murugon wad heli donta qof sidi boqorad ku daryela thank you 🙏😢❤
@cabdiraxmanmuumin2417
@cabdiraxmanmuumin2417 Жыл бұрын
Abayo anigaa wlalka soomaali isheego anigaa talooyin kusiinaayo wlhi bilh abyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ROCK_GEEZYMUSIC
@ROCK_GEEZYMUSIC Жыл бұрын
Abyoh bushrroooy xagge kala soo xiriiraaa plz codsi waaye iso dheereyy😭🥺
@halimasaid6461
@halimasaid6461 Жыл бұрын
Aniga😢
@najmacadeey3930
@najmacadeey3930 Жыл бұрын
Inaan ceesh wadaag naan jeclaaa wada caweeynaaye 😢💔 jaceyl faaido maleh qof walboo jaceyl dartiis umurugeeysan ilaahay murugada Ha ka qaado 🤲
@mahiinibrahhin-pg3ew
@mahiinibrahhin-pg3ew Жыл бұрын
Amiin😢😢😢😊
@Wll-Ak
@Wll-Ak Жыл бұрын
Aamiin
@ahmedHassan-bd7ix
@ahmedHassan-bd7ix Жыл бұрын
ha wlhi wa bulshit
@Ikhlaz22
@Ikhlaz22 Жыл бұрын
Amin 😢
@ismalurto2479
@ismalurto2479 Жыл бұрын
Aamiin 😢
@hogamiyearsenewenger8133
@hogamiyearsenewenger8133 Жыл бұрын
Qof walbo qoralkeyga akhrinaya waxan ugu ducenayaa cibaadiyo cafimaad taam ah ❤❤
@philsandagan
@philsandagan Жыл бұрын
Ameen sdkle
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps 3 ай бұрын
Kuligeenba wllo🎉😢
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Hestan wan darimay ad io ad xanun badan ayan u maray jacel black day 2021/1/23 makhrib 😢😢😢 Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo sanad aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣 Waxan poqorka waydistaaa barya kale sidan dhama 😢😰🤞 Ina ceysha wadagnan jeclaaa wada caweynaya ceynkan danen jiray hadan calafku iiyelin 😢 ha cidloon dabadey ceeb la'aan tagaye Hada intaa oo dhan soo garaty like ii sar sidan u soo poqdu Markle oo malintan ahayn 😰🤞😍jcelka ha waro inta haystaa 😍 inta ka mqan Alle ha u sahalo 🤗
@yoonisabdi12
@yoonisabdi12 11 ай бұрын
Waan salaamaya Indhahan quruxda badan ee qoraalkan akhrinaya ilhaahay wax ku dhiba kuma tuso farxad ku nolow hadad iga danbayso like 👍 hayla dhafin❤️
@queenistaahil9490
@queenistaahil9490 11 ай бұрын
Thanks ❤
@moustaphamain7507
@moustaphamain7507 10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮
@Gilaawe
@Gilaawe Жыл бұрын
1M Marke Gaadho Like bal ha ila dhafin zxp 😂🎉🎉🎉🎉❤ Qof iskaalaji dhagaysatay jacaylba ku dhacay 😢😮😮
@talazame_daacadofficialcha3787
@talazame_daacadofficialcha3787 Жыл бұрын
Aad oo wayn zxp
@timocade6003
@timocade6003 Жыл бұрын
Ha cidloon gadaashay wll ceebla'aan tagaye------ Dareen dhapa ruuntiii😢😢
@baaba_ducaqabe3208
@baaba_ducaqabe3208 Жыл бұрын
Aaad iyo aad
@calibaari8304
@calibaari8304 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@abwaanadsafiyaindhayare6699
@abwaanadsafiyaindhayare6699 Жыл бұрын
😢😢😢😢😢
@abwaanadsafiyaindhayare6699
@abwaanadsafiyaindhayare6699 Жыл бұрын
Cuud kale anoon shegan iyo ciirsi kale toona Cara edegna ragaa kunool aan cidkug doorsan biyo uu col dhaanshuu ahaa cashaqan huraye ….Ha cidloon gadashay walal ceeblaan tagaye….😢
@CawoAhmed-vo1sd
@CawoAhmed-vo1sd Жыл бұрын
@@calibaari8304 1😅😅😅
@Nasriina564
@Nasriina564 Жыл бұрын
12/5/23 waa maalintan go'aanka ka qaatay in aan qalbiga ka tiro qofkan jeclaa oon aduunka ka weheshan jiray ha cidloonin dabaday wll ceeb la'aan tagay Cusrigaa yusraan doorin insha allah aniguna illahay Badal iyo badhaadho khyr qaban ka rjaynayaa isagana sidoo kale
@ifrahali4418
@ifrahali4418 Жыл бұрын
“Haba curin lahaydaa Intaan heeso ku cataabay..”💔 Abwaan Abdirahman Qoslaaye iyo Alfannaan Iskalaaji waad mahadsantahiin sidaad noogu hadashaan mar walba.
@Asmaahmed19
@Asmaahmed19 Жыл бұрын
Aad iyo aad😩❤️
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 11 ай бұрын
adaaa mudan wll
@maryanaadam7582
@maryanaadam7582 Жыл бұрын
Walwalbadan oo dhanka nolasha mustaqbalka oo jiro ayaa heestan isku ilow sinayaa insha allah waxan jclhy malin un inaa commentigan dib uarki doono anoo faraxsan riyooyenkeygii ey ii rumobeen xasuus hapeyn isliin sogaleyso 22/4/2023 sacduna thy 23:25
@hudaabdirahman5374
@hudaabdirahman5374 Жыл бұрын
Alle hakuu fududeyo arimahaaga❤
@zakariyaahmed8286
@zakariyaahmed8286 Жыл бұрын
​@@hudaabdirahman5374 😢😢😢❤
@ismalurto2479
@ismalurto2479 Жыл бұрын
Insha allh abayo illaahey talo saaro wuu imaan midkii illaahqey kugu talagalay hana isii raacnin noloshada kale sii wado naftadana waqti sii badan 😢🥺😭 niyada kheyr usheeg mcnto
@kuchizagal334
@kuchizagal334 Жыл бұрын
@Maryan Aadam 😢❤insha AllaH
@duniyalayla567
@duniyalayla567 Жыл бұрын
@Maryanaadam, waxaan Allah kaga baryaya inaad nolol farxad leh heshiid. Xanuun waye markaad qof jeceshahay, hadana ana ku fahmeyn😢
@abdirahman2134
@abdirahman2134 Жыл бұрын
Ha cidloon gadaashay walaal Ceeb la'aan tagaye .😢❤ Iskilaajiyow mahadsanid sidaad marweliba noogu hadashid qalbiyadeena dulman ee aamusan 😢
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 Жыл бұрын
Illhy qalbiyada hanoo qaboojiyo wllo😢
@abdirahman2134
@abdirahman2134 Жыл бұрын
​@@saidaabdihashi5142 amein bayoh ilahay ha noo qaboojiyo qalbiyada cidlada iyo walbahaarka badani soo maray.😢
@hayatzanmoha5458
@hayatzanmoha5458 Жыл бұрын
Cidladu gormay dhamanaysa waan daalay anigu Allahow fudayd nagu bedel culaysyada 😢😢
@abdirahman2134
@abdirahman2134 Жыл бұрын
@@hayatzanmoha5458 waad heli qofkaagi weyna dhmaan cidladu.❤😣
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
@@abdirahman2134 rabbi qalbiga ha inoo qaboojiyo 🤐💔
@Updichanel
@Updichanel Жыл бұрын
inta og heeskan inuu kala kacayo 😃👍
@cabdirisaaqokiyaale1354
@cabdirisaaqokiyaale1354 Жыл бұрын
Inkastoo da’daa kaa cugtoo .. kaa calmaday uunka 🥰 Inkastoo qalbiga kuu culoo .. ka dalbaday ciirsigiisa ❤ Oo nacaybka ku haystay ..iyo Cududa ruuxdeeda 😥 Cisha qura adaan eray itarine .. ciidanna kala daaye 😥 ….. Sidaa iigu culustahay hadaan.. kuu cajabin waaye 😢 Oo caashaq kuu bandhigay.. kuu cuntami waaye 😢 Lama cuno aduunyadu.. waxaan calaf ku siinaynine 😢 Ku cugtaye nasiibk rajada.. caawin garanwaayay 😢 …. Inaan ceesh wadaagno jeclaa .. wada cawaynaaye 💑 Caynka danayn jiray hadaan .. calafku ii yeelin 🙄 Cusrigaa isma doorinoo.. aan ku ciil bixiye Ha cidloonin dabadee [gadaashee] walaal.. ceeb la’aan tagaye !!!!!💔💔💔 …. Curubyahay ana kuu qirtoo.. caashaq kuu qaade💘 Ku cadeeyay xaalkaygu.. oo caano ka qarine 😑 Codsigayga adigaan ii tixgalin.. oo I caasiyayee 😩 Ma sidaan caqliga kuugu siday , mise colaadaada 😢😢 …. Cud kale anoon sheegan.. iyo insi-kale toona 💌 Care edegna aadmiga ku nool .. cid kugu doorsan 💓 Biyo col u dhaami buu ahaa .. caashaqaan huraye !!!!!💔💔 Haba cuni lahaydaa … intaan heeso ku cataabay. 😭😭 … Inaan ceesh wadaagno jeclaa .. wada cawaynaaye 💑 Caynka danayn jiray hadaan calafku ii yeelin 😐 Cusrigaa isma doorinoo.. aan ku ciil bixiye 😐 Ha cidloonin dabadee [gadaashee] walaal.. ceeb la’aan tagaye 💔💔💔
@suganiabdi9047
@suganiabdi9047 Жыл бұрын
Fahanka kaliya ee ka dhex hdla qalbiyada dhaawacan 💔😢
@faatimaismail5814
@faatimaismail5814 Жыл бұрын
Heestaba adiga noo qurxiyaay
@maskedbro_sis4232
@maskedbro_sis4232 Жыл бұрын
Sadarka 3aad *oo naceybka meesha dhahday waa cadkeyga❤
@cabdirisaaqokiyaale1354
@cabdirisaaqokiyaale1354 Жыл бұрын
@Masked: Sadderka 3aad xoogaa waa fahmi waayay ... oo hadda inaad iga saxantahay ayaa ii muuqaata, Mahadsanid saxitaanka.
@KingHamada1
@KingHamada1 Жыл бұрын
💯
@debjaceel784
@debjaceel784 Жыл бұрын
2021 ayn wxn isbarany gabar aan deris ahyn markii ugu horeysay xiriirkeena wuxuu ka bilowmaday saaxiibtinimo lkn ayn kadib wuxuu isku badalay jaceyl ayda aad ayey ii jeclyd balse aniga madareemi jirin wxaa inoo dhexeeyay darbi labadeena maalin kaste darbiga ayey soo istaagi jirtay sidey ii aragto balse aniga ma fahmi jirin wey isoo raadin jirtay balse ayn ka dib wxaa dhacdy in ay safar aado ayn markey maqneyd ayn tabay wn uxiisay wn raadiyay waan heli waayay ayn kadib ayey soo laabty balse waxey iisheegty dhawaan in uu arooskeeda dhacaayo anigii dhulkaa ila wareegty ileen qofka inta uu kula joogo madareentid ilaa uu kaa fogaado maanta waa hooyo haysta ubad wxn urajeynaa faraxad waarta 😢😭🤐 10 Reply
@nimoaabdirahmaan
@nimoaabdirahmaan Жыл бұрын
Cusriga 😭 yusra doorino aan ku ciil bixiye 💪Ha ciidlonin dabaday walaal Ceeb la,aan Taageyee🤚 heestan waxaan rajaynayaa inaan soo boqodo ano qosolayaaa nolosha adag badankeedi waan ka soo gudbay inta idhiman waan sugayaa inshallah 🤲😭😭😭😭
@Asmaahmed19
@Asmaahmed19 Жыл бұрын
Iskalaaji onfire🔥 Ninka kaliyee qalbiyadena u hadla😭💔
@naima1435
@naima1435 Жыл бұрын
Mahadsanid iskalaajiyow qofkaa qalbiga ufaray ayaa wanaag ila dhaqmin asna waxaa leyahay ha cidloon dabadey walaal ceeb la'aan tagayeh 👋💔😢
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 Жыл бұрын
Ha cidloon dabaday wll Ceeb la'aan tagaye🖐 Inta amusnaan ku tagtay iyadoon murmin sidayda iyo kuwa laga tagayba Rabbi ha badal khary qaba ha siiyo Calaasha hala furo si loo cifimaado🥰
@boqorayzar6645
@boqorayzar6645 Жыл бұрын
Wlhi ana kamid ah Ceeb la'aan
@neezaabdalla5321
@neezaabdalla5321 Жыл бұрын
😢
@abdirahmanmohamedabdi6003
@abdirahmanmohamedabdi6003 Жыл бұрын
Badal khayr qaba walaal
@SacdiaYasiin
@SacdiaYasiin Жыл бұрын
Caafimaad iyo cafis caadil ha noogu deeqo Sabab la,aan wax ka xun ma jiree
@FahmaMuhammad
@FahmaMuhammad 18 күн бұрын
mz
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 Жыл бұрын
Inan ceesh wadaagna jeclaa wada cawaynaaye Caynkaan daneyn jiray xadan calafku ii yeelin Cusrigaa yusra doonino an ku ciil bixine Xa cidloon dabaday walal ceeb la'aan tagayee ❤
@aisho1439
@aisho1439 Жыл бұрын
Lama cuno addunyada waxa calaf ku sineynine😢 clafku wa cajiib blse waxa ku marmarsiyoda kuwa Sida dhabta ku jecleynin😢ilahey qalbiyadeena ha dhayo🤲
@mohanuur4844
@mohanuur4844 Жыл бұрын
ʜᴀᴅᴀᴀᴅ ʟᴀᴍʙᴀʀᴋᴀᴀɢᴀ ɪꜱɪɪꜱᴏ ᴍᴀxᴀᴀᴅ ᴋᴀ ϙᴀʙᴛᴀᴀ
@drwaberi8673
@drwaberi8673 Жыл бұрын
jacaykaygii afar sano wuxuu ahaa mid noloshayda dib udhac weyn u gaystay waxaan naftayda ka hor marin jiray qofaan aniga guushayda jeclayn qof u arka dareenkayga wax lagu ciyaarayo iyo kaftan mar walba iyo maalin waxaa la kulmi niyad jab hor leh waxaan ahaa qof aduunkoo dhan ka xidh xidhan adoon niyadiisa qofkaa mooye wax kale kusoo dhacin week walba lixda maalmo waxaan shaqayn jiray 16 hours si aan iyaduun uga farxiyo intaaso dhan way ii goyn weyday inaan agteeda naxariis iyo daganaan ka helo ilaahayba igasoo bixiyey jeelkan noloshaan kaga jiray salaatul layl bn ka tukaday oo ka ducaystay alla qalbigayga ka masaxay hadeer oo aan sanad kasoo maqanahy maalin walba waxay iisodhigtaa qorshe cusub oo aan xabsigii dib ugu noqonayo aniu waxaan ilaahy uga mahdnaqayaa inaan kasoo baxay lkn qofna xumaan uma qabo waxaan leeyahy ha cidloon walaal anigu ceeb la aan tagaye
@Faraxluugobasto
@Faraxluugobasto Жыл бұрын
Runtii abwaanada reer Somaliland maxay faniin badan soo sareen mashallah abwaan Shiilke , Qoslaye,Dab Jacayl ,Daaha Gaas......ect🙏
@jano359
@jano359 Жыл бұрын
ku cugtaye nasiibka rajada caawin garan wayey qofkasta jacka ku guul darsta waan salmya 😢😢
@Amiincj8
@Amiincj8 Жыл бұрын
🥺🥺25/5/2021 waxay ahed malinti aan jacelkeyga u shegtay ayaduna iga aqbashay waqti dheer oo jacel iyo wanag isqadarin kalsoni isku samrid labadena dhinac ah kadib waxay icidleysay 22/3/2023 anigu ilaa hada qalbigeyga kama go'in aad ayana ugu xiisay 😢😢
@farxiyocadaawe2117
@farxiyocadaawe2117 Жыл бұрын
Sorry😢
@mohamethciise6694
@mohamethciise6694 Жыл бұрын
Sorry isku day in Aad Soo Ceshato wlal😢😢😢
@Amiincj8
@Amiincj8 Жыл бұрын
@@mohamethciise6694 wlhi ma awoodo 🥺
@abdirahmanisack9425
@abdirahmanisack9425 Жыл бұрын
"Ha Cidloon gadaashay walaal Ceeb la' aan tagaye" Abdiaziz iskilaaji Wa inoo dareen hadashay walaal.🙏 Ciidaan Ciideeda Allaha Nagu Gaarsiiyo Bash Bash iyo Barwaqo❤️
@moushtakaden3710
@moushtakaden3710 Жыл бұрын
Iskalaji please come back to Ottawa with this song am in love with u men 😫😫😫❤️❤️❤️❤️❤️ big fan of Iskalaji ❤❤❤❤ come back to Ottawa 😭🥺🥰❤️
@shirealpha5235
@shirealpha5235 Жыл бұрын
😢Qoraalkaan waxaan dib usoo eegi doonaa maalmaha baraarada markaan ugudo. 💔😭Heestaan khaas bay ii taabaneysaa 10/5/2023. Maalinkii leyga tagay anigoo ilmeynaaya leymana naxariisan maalmahan adag mar un waan ka bixi balse ma iloobi doono allow qalbiga noo qabooji. 😢💔💔💔😢😥😭😭😭
@ashogure2080
@ashogure2080 Жыл бұрын
Same anigane wllo alxm hada wanka baxay alxm
@farhanmohamed6758
@farhanmohamed6758 Жыл бұрын
Feeling emotionally as if he's speaking bout me ! True legend
@farooinaabdi8517
@farooinaabdi8517 Жыл бұрын
Abowe macaan😢😢😢
@SamiroSulekho-fn3gx
@SamiroSulekho-fn3gx Жыл бұрын
😭🥲🫀
@JimcaaleSaalax
@JimcaaleSaalax 11 ай бұрын
​@@abdirahmanmohamed8069❤😢😢😢
@user-kz7hs6dy7o
@user-kz7hs6dy7o 11 ай бұрын
@user-kz7hs6dy7o
@user-kz7hs6dy7o 11 ай бұрын
S❤
@zakihis3909
@zakihis3909 Жыл бұрын
"Ma sidaan Caqliga kugu saday mise Colaadada 💔 Emotional Song🥲🥲
@kawzarlucky4149
@kawzarlucky4149 Жыл бұрын
si kasta oo qalad ama isfaham waa dhexdiina imaado laga ma yaabo inoo kaa tago qofka sida dhabta ah kuu jecel wlhi qof aan jeclaa isaga na waa oo ijecla balse wn ka fogaanay lkn dib ayuu u soo laaptay cafisna waa oo ee weydaystay waana saamaxay waayo ma qaldami waa ilaahay oo kaliya wxan isku qabsanayna waa oo yaraa lkn hda wn wada joogna alx waana is guursan doonaa 04/04/2024 i.a alle ha,igu simo,maalintayda🌹❤
@farhiadahir5428
@farhiadahir5428 4 ай бұрын
Mashallaah sis congratulations but not everyone is lucky as you are and also everyone circumstances is different sometimes you need to let go if it doesn’t serve for your benefit even if you love the person your self respect should e more important😢 it hurts but time heals all wounds ✌️
@ahmedweli1007
@ahmedweli1007 Жыл бұрын
🥰❤️What a song🔥💯✅👌 inkastoon D,daa kaa cugtoon Kaa calmaday uunkaa inkasto qalbiga kuu culoon Kaa dalbaday ciirsi Oon cadkeyga kuu heestay iyo Cududa ruuxdeyda Cisha qura adaan eray itarin ciidaan kale daayee sidaad iigu culustahay hadaan kuu cajabin waayay oo caashaqaan kuu bandhigay Kuu cuntami waayay Lama cuno aduunyada waxaan calaf ku siinayne ku cuktaye nasiibkaa rajada caawin garan waayay inaan ceesh wadaag naan jeclaa Wada cawaynaaye Caynkaan danayn jiray Hadaan calaf ku ii yeelin Cusrigaa yusraa doorinoo Aan ku ciil bixiye Ha cidloon gadaashay walaal Ceeb la aan tagayee Inaba caadi maaha Dubista iyo sosarida Liiban jama🙏❤️
@nuurcabd433
@nuurcabd433 Жыл бұрын
Iskalaji wlhi wlo wan Ku tagera legend ayad Oo la modo dadka qalbiyadooda Inad ku jirto Zhp cumamadu haku Sarnato Cimri dher iyo cafimad ayan Ku rajaynaya inzha Allah
@hanishariif7397
@hanishariif7397 Жыл бұрын
Ninka kaliya dadka qalbiyadooda ka hadla 💔😭🥺❤️
@husseinhared
@husseinhared 6 ай бұрын
Ustaad alla kusiye dameero hadlo tugsi bilabay codka dahabka alla kusiye hemsida macanan laxankaga qaliga ah aya lagu haysta habaqin anaga kulasoc9na damer firas gari wayay haujojin guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@apthilahizeadali
@apthilahizeadali Жыл бұрын
Abwaan cabdiraxman qoslaaye Ereyadadu waa cajiib runti Mahadsanidin Idinkiyo Fanaanka codka tolmaan sidaad dadka uugu hadashaan🥺♥️
@abdirahmanqoslaaye3469
@abdirahmanqoslaaye3469 11 ай бұрын
adaa mudan wllkayoow
@user-gs6jk6mh6y
@user-gs6jk6mh6y 11 ай бұрын
​@@abdirahmanqoslaaye3469guulayso abwaan.
@NasiinMuhammad-mc6uz
@NasiinMuhammad-mc6uz Жыл бұрын
Waa mida cwa i hysto Allow i saqir amurah Hestan weheshada ha cidlon dabaday walaal ceeb la.aan tagaye😢😢 5/16/2023 habeen murgo
@khadar3166
@khadar3166 Жыл бұрын
Cusrigaa yusraa doorinoon ku ciil bixiyee😮 Intiina dhaawacan allah ha idiin fudaydiyo❤😊
@mugdishufilms6333
@mugdishufilms6333 Жыл бұрын
HEES: CEEB LA'AAN TAGEY ............................................................ Inkastoon da'daa kaa cuktoon Kaa calmadey uunka Inkastoon qalbiga kuu culoon Kaa dalbadey ciirsi Oon cadkeyga kuu heystey Iyo cududa ruuxdeyda Cisha qura adaa erey i tarin Ciidan kale daayee sidaad igu culustahay haddaan kuu cajabin waayey oo caashaqan kuu bandhigey Kuu cuntami waayey lama cuno adoon waxaan Calaf ku siineynin Ku cugtaye nasiibkaa Rajada caawin garan waayey Inaan ceesh wadaagnaan jeclaa Wada caweynaayee Ceynkaan daneyn jirey Hadaan calafku ii yeelin cisrigaa israac doorinoo Aan ku ciilbixiyee Ha cidloon gadaashey walaal Ceeb la'aan tagayeey. Curubyahay anoo kuu qirtoo Caashaq kuu qaaday Kuu cadeeyay xaalkeyga Oon caara kaa qarine Codsigeyga adigaa ii tixgalin Oo ii caasiyee Ma sidaan caqliga kuga siday Mise coladaada Cuud kale anoon sheeginiyo Ciirsi kale toona Caro edegna aadmiga kunool Aan Cid kugu doorsan Biyo u col dhaanshuu ahaa Caashaqan gurayee Haba curin laheydaa intaan Heeso ku cataabay Inaan ceesh wadaagnaa jeclaa Wada caweynaa Ceynkaan daneen jiray Hadaan calafka ii yeelin cisrigaa israac doorinoo Aan ku ciilbixiyee Ha cidloon gadaashey walaal Ceeb la'aan tagayee HEES: CEEB LA'AAN TAGEY ERAYADII: ABWAAN CABDIRAHMAN QOSLAAYE CODKII: ISKILAAJI LYRICS: ABSHIR BAARI
@Naruura4
@Naruura4 Жыл бұрын
Waxaad modaba xiligii logu tala galay inay sobaxday heestan iskalaji the one and only fanankeyga commentigan dibaan u aqrin doona 25/4/2023 habeen arbaco sogaleyso ✊❤
@abdohsharif5010
@abdohsharif5010 Жыл бұрын
Anna reply ga aan kuso gale dib u aqrin dona wll 😭 2 may2023
@sulekomoalimissack7472
@sulekomoalimissack7472 Жыл бұрын
Inta si kas cad ah laguu cidleeyay baa laguu leeyahay ha cidloon dabadey walal 😒waayo cidlada kale ee harsan marbo hadad adigii oo ijecleyd i cidleysay 🥹!iskalaaji plz Naga daa wallo emotinalka songs ka 😩🙏
@marian5607
@marian5607 Жыл бұрын
Iskalaaji is one an only✅ legend of the legendary❤💃💃 this song is 😢very heartbreaking song 😢 i felt sick and i dont even know who i love 😂 maxza siya?!! 🤔🤔
@hananmohamed4562
@hananmohamed4562 11 ай бұрын
Jacaylkaygii 10 sano ka hor soo bilowday ayaa bishan ku gababoobay, qof kale ayaan jeclahay Ha cidloonin dabaday walaal Ceeb la'aan tagaye😢❣ You are the best person of the world and i will love you fore ever😘
@ahmednaleye6449
@ahmednaleye6449 Жыл бұрын
Iskalaaji waa Fanaanka Keliye Laysku Raacay inu ka heeso qulubta Dadka ❤❤❤❤❤
@hodanm2481
@hodanm2481 Жыл бұрын
heestani waxay ka hadlaysaa aniga jacaylkayga xusus 2015 ila 2022 heartbroke cayn kan danyn jiray hadaan cadilku i ueelin ha cidlo walaal ceeb la,an tagaye😭
@hafsayasin6860
@hafsayasin6860 10 ай бұрын
Alle qalbiga hakuu qaboojiyo walal ❤️
@user-gs6jk6mh6y
@user-gs6jk6mh6y 11 ай бұрын
Noloshu markay si,walba nooga adkaan wayday waxay noosoo adeegsatay dumar markaasaanu iswada dhiibnay😢😢
@SacdiaYasiin
@SacdiaYasiin Жыл бұрын
Qalbiga bash xld aan kujuro iyo heesta waa isku soo aadeen Deg deg baa iqaaday 🥲🥲
@abdifatahabdullahi3692
@abdifatahabdullahi3692 Жыл бұрын
Iam from Somalia and I love somaliland people
@nasraali871
@nasraali871 Жыл бұрын
Abdi fatah ninkaan ma ahan reer soomlilan isklaaji waa nin reer puntland ah
@maxamedmaxamuud2568
@maxamedmaxamuud2568 Жыл бұрын
lax hadaa maqasho waa adi somaliand xage ka jirtaa ina dhilo
@user-zc4gx4hn3m
@user-zc4gx4hn3m 8 ай бұрын
Maxaykalatahay Somali iyosomaliland 😂😂😂
@queenofqueen3694
@queenofqueen3694 7 ай бұрын
😂😂😂
@queenhanaa6217
@queenhanaa6217 6 ай бұрын
😂😂😂😂​@@maxamedmaxamuud2568
@Nasrahaaji21Nasra
@Nasrahaaji21Nasra Ай бұрын
Waxaan dhageysanaa Habeen qamiis ah 18/7/2024 saacaduna ay tahay 6saac iyo bar habeenimo xasuus waayo waxaan rajeynaa sida an dareemaayo in an si ka wanagsan dareemo insha allah ❤️‍🔥❤️‍🩹🥺
@sahrojamac2961
@sahrojamac2961 Жыл бұрын
Eid Mubarak all Muslims ☪️ Iskalaaji gold voice
@zuhyrmohmed1968
@zuhyrmohmed1968 Жыл бұрын
Eid afiya ❤ qli
@miss_kean226
@miss_kean226 Жыл бұрын
iskalaJi fananka kaliYya ee Xikmad ka hadLa the one and only legend My favorite apdyaziz☺️♥️
@afnaanturkesh3333
@afnaanturkesh3333 Жыл бұрын
21/04/2023 jimce , maalin ciid😭sidaad igu culustahay hadaan kuu cajabin wayey, inan ceesh wadagnan jeclaa, wada caweynaayeh😓 Ha cidloonin gadashay walaal ceeb la'aan tagayeey😓🤚🏃‍♀️ A.
@mohanuur4844
@mohanuur4844 Жыл бұрын
ʜᴀᴅᴀᴀᴅ ʟᴀᴍʙᴀʀᴋᴀᴀɢᴀ ɪ ꜱɪɪꜱᴏ ᴍᴀxᴀᴀᴅ ᴋᴀ ϙᴀʙᴛᴀᴀ ʜᴜɴᴏ
@viktory809
@viktory809 Жыл бұрын
Sory abayo wad helin qof kufahmeya I.n😢🙏
@axmedguutaale2404
@axmedguutaale2404 Жыл бұрын
War ninkan qalbigeegu muu ka war haayay waayaabe wallhi ninka qalbiyada dadka ayuu ka hadlaa iskalaaji nolow fanankena aad Baan kuu aaminsanahay wallhi😮😮😢😢❤❤
@muunacali9869
@muunacali9869 Жыл бұрын
Manta murugo ayan ku dawanaya i.a sanadka dambe wxn rajaynayaa inan anigo noloshu idhamaystiranty dhagaysto 😢🤲😭
@philsandagan
@philsandagan Жыл бұрын
InshaAllah
@preciousheart4237
@preciousheart4237 6 ай бұрын
Hada kwrn xaalkaga ma ladnaatay walal 😢
@amiinabdirisaaq3963
@amiinabdirisaaq3963 Жыл бұрын
Abwaan abdirahan qoslaaye Alfanan iskilaaji Wllhi waa xaalad abuur ma isla qaadaney taa
@omarraage87
@omarraage87 Жыл бұрын
Ma sidaan caqliga kuugu siday mise colaadaada ceynkan daneen jiray hadaanu calafka ii yeelin ha cidloon dabaday walal ceeb la aan tagaye yaa salaam😢💔
@abdihusein9792
@abdihusein9792 Жыл бұрын
Hogamiyaha Fanka somalida Abdiasis iskalaji Iyo Abwaan kii sugaanta cajiibka lahaa Abdirahman Qoslaye
@bemotivated6042
@bemotivated6042 Жыл бұрын
Heestaan xaalada aan hadda ku suganahay ayey ka hadlaysaa wlhi😢 Ha cidloon gadashay walaal ceeb la'aan tagaye
@happyomer7149
@happyomer7149 Жыл бұрын
Heestan marka dhagysty waxn ba u maleya inuu qalbigayga qisoyin ku duugan ka hadlyo💔inan ceesh wadagnan jecla wada cawynaye caynkan danan jiray hadan calfku ii yelin cusriga isaacidi on ku ciil bixiye ha cidlona gadshy wll ceeb la,aan tagye 😭❤️‍🩹 20/1/2023 . Waa malin ciida o la frxsn yhy ilhow intii qabi jabsn on kow ka ahy badl khayr qaba on ku frxno nogu badal 🤲
@user-pt5qp8yx2y
@user-pt5qp8yx2y Жыл бұрын
Noloshaba ma dhamaysatirano Dhan hadaa dhisto dhan ayaa banaan waxa walba waa qoral insha alah khayra alaha kugu badolo 😍
@amranmacalin379
@amranmacalin379 Жыл бұрын
Wxn xirir wadaganhy 2019 ilaa hada aduunkan ugu jeclahay asna sidoo kale o iijecelyahay wxn markasta jecelnahay inan nolasha kumidoowno lkn dan jirto aawgeed aan umidoobi la,anahy iyo arimo family asagana waxaa uqorsheysan bixitaan anigana wxn raba inan midowno oo aan tago guri aan leeyhay 😢 Rabi talo kufilan ilaahow calaf isku keen dar anakoo isku dhibtoon Heestana wxd moodaa iney igu socto mar marka qarna wxn isdhahaa amuusan ahmed calafkaga aheyn 😭
@buuxocali4820
@buuxocali4820 Жыл бұрын
Iskalaaji, is the only singer who speaks to my emotions in recent years! Horay u soco man; we love you ❤️❤️
@zamatar.famouz3832
@zamatar.famouz3832 Жыл бұрын
Yuhtyyh v😅loo MO9
@Robloxbesteverplayer
@Robloxbesteverplayer Жыл бұрын
Who cares 😮
@user-kz7hs6dy7o
@user-kz7hs6dy7o 11 ай бұрын
😂qahhi😊I have
@mohamedabdirahman7657
@mohamedabdirahman7657 10 ай бұрын
He speak So far 😢
@nimranjosephaadam2337
@nimranjosephaadam2337 8 ай бұрын
P0❤❤❤p❤❤
@bashirmahamud5874
@bashirmahamud5874 Жыл бұрын
ISKALAAJI Nice song Legend keep up my bro,
@brown__eyes
@brown__eyes Жыл бұрын
Heestan anigaya igu socota Wlhi😭💔xanunka imka dareemayo ficana lahyda hadana heli laha Hal qof an uu sheeego Waxa qalbigayga ku jira💔😭 cisha qura adaa eray ii tarin ciidan kale daaa😩😩🧑🏾‍🦯
@mohanuur4844
@mohanuur4844 Жыл бұрын
ʜᴀᴅᴀᴀᴅ ʟᴀᴍʙᴀʀᴋᴀᴀɢᴀ ɪꜱɪɪꜱᴏ ᴍᴀxᴀᴀᴅ ᴋᴀ ϙᴀʙᴛᴀᴀ
@salmajamal8424
@salmajamal8424 Жыл бұрын
Wll ilahay waxkasta usheego😢😊
@ismalurto2479
@ismalurto2479 Жыл бұрын
Abayo anaa walasha ah ii sheego mcno😢 WhatsApp upkaga iso qor plz
@mohanuur4844
@mohanuur4844 Жыл бұрын
@@ismalurto2479 ʟᴀᴍʙᴀʀᴋᴀᴀɢᴀ ᴍᴀ ɪꜱɪɪɴ ᴋᴀʀᴛᴀᴀ ꜱʜʀғʏ
@Maryam02029
@Maryam02029 Жыл бұрын
Apyo sorry wlhi 😰 plz mel an kla so xriro iisheg Wlhi plhi anba wy ihaysata dulmiga qalbi laga dhwacayo bilaa sbb Go,an qada is dhaha mna awoodo ano ujeda sida la ila dhqmayo😥 fcnan lahyda dadka dadka kle qalbiyadoda iyago dhwcin inay ka fogadan
@ixsaancbdi4668
@ixsaancbdi4668 Жыл бұрын
Maxaa sameeysay iskalaajiyooow😭😭😭😭😭😭 Aaadbey uxanuun badntahy adoo ubaahan shay inaad katgto naftaad culeesiso
@Ixsaancarfoon
@Ixsaancarfoon 8 ай бұрын
Massgekaygiibaan soo raadiyey 8bildo kadib culeeska aan markaa dareemyeye hadeer ma dareemyo i.n qofkastoo xaalad adag ku jira niyad hawsheego inuu ka gudbyo markaan dhagysanyey waan ilmynyey sidoo kale markaan soovqoryey indhaygiibaa biyihii kadhamaadeen hadse ilaahow hadaan xataa waxa yar darmyo alx❤😢😊
@Girll6298
@Girll6298 Жыл бұрын
Hees io bar mashaAllah fanankyha❤🎉
@haniosman4701
@haniosman4701 Жыл бұрын
Nolosha sida ah isma laheen waa kala tageesan lkn calafka qorna 2023/7/8 ma ilabi dono abid iso duceeya in illah qalbiga iqabojo😭😭 waa nacay jaceyl
@abdullahiali5018
@abdullahiali5018 Жыл бұрын
Wllal tariqdan aniga igu le dahy samen xun Oo an wli ilenteda iga socoto SDs Oo ey thy wxn aminsanhy inta dulman in ilhy mln un uu u boga dhayi dono adna ilhy haku bogo dhaayo wllo 💔💔💔💔❤️‍🔥
@suheiraqurux6352
@suheiraqurux6352 Жыл бұрын
06/2/23 ha cidlon gadashey wll ceeb la'aan tag💔😩🙌🏻💯
@Najahbadal0
@Najahbadal0 Жыл бұрын
Iskilaaji waligaa haka shakiyin another level weeye
@garadagmediaproductiongara4636
@garadagmediaproductiongara4636 Жыл бұрын
Cajaaib walahi iskalaaji qalbiguu ka hadlayaa from somaliland sanaag,garadag🖐🖐🖐🖐
@husseinhared
@husseinhared 8 ай бұрын
Gul somaliya calafla alla bixiya qofba siya sharaf calafla ❤❤
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf Жыл бұрын
Iskalaaji one & only boqorka codka Fanaan la mid ah la waa , iskalaji marku fanka ka baxo dad badan ba heeso somalida iska dhaafi doona oo hees dhan iska den doona fanaanka kaliya runta ka heeso
@Abwaanka433
@Abwaanka433 Жыл бұрын
ERAYADA 100% LAXANKA 100% CODKA 100% MUSIC 100% Edit 100 100% DAREEN HADALKA 100% HEES WAA DHAAFTAY WAXAAN WLHI CABDICASIIS CALI CIISE ISLALAAJI ADEERKIS GUULAYSO ADUUN IYO AKHIRABA ❤️
@manoqaali
@manoqaali 11 ай бұрын
Sidaa ixumesay waxan hubaa inu nafsigeyga kuso qabn dono😢😢
@bankacabdinasir1666
@bankacabdinasir1666 Жыл бұрын
Goat 🐐 fanka somalia 🇸🇴 ❤
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
Ax yaa ustaad iskalaaji hees dareen taabad ah runtii
@mahirakhyar9679
@mahirakhyar9679 Жыл бұрын
Hacidloon Gadaashay walal ceeb la.aan Tagaye 21/4/2023✅ Labaciidood oo kulmay 1 ciidi sanadka 2 ciidi isbuuca 🥰🌍✅
@philsandagan
@philsandagan Жыл бұрын
mustafa abdikadir wll waliga farxad kunoolow ❤
@ismacilabdirahn4578
@ismacilabdirahn4578 Жыл бұрын
Eid mubrik sooooomaaalyy meeel walba jooogtaaan good vibes VIP song ha cidlon wll gadashy🎉🎇👌👋🙌🙌🙌😃💄😊🎇🎉 ceebta aan tagina
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Lgend iskalaji wlcome back❤👑🇸🇴🙏
@bellafarah2573
@bellafarah2573 Жыл бұрын
Biyo uu col dhaan shu aha caashaqan guraye 😢 Qof wax jecel Ka quusto Miya la dhihi jiry isago SI bareer ah bila sabab ah ıga tagay sadex bil kahor o waxan darti dhib u maray maqnantisa aanan la qiyaasi karın ban Ku ilaaway ciid wanagsan u iso qoray subixi ciida😢saan mar kale jcyl iyo muxubo daremay ilawsho dhowiya ma umul ban away 😢waliba isagon. Ishegin sbbto intas ıga aamusna Ayan Ka dalbaday İnan sideeni hore İSKu noqono waayahy igu yiri lkn afka unbey aheyd 😢shly ila xaly bila answer Waye jwbteydi illahow itus ano Ka maarmay o caadigeygi hore kuso laabtay😢
@rahmoabdullahi
@rahmoabdullahi Жыл бұрын
Xbbti katasho kaas kuma rabee😢mid qayr qabo kuu rajaynaa wllshy mcney😭💔✋️
@bushranimcan4835
@bushranimcan4835 Жыл бұрын
Sorry wlashayeey Ilahay qalbigaga ha dhayo walahi wanku dareemi kara laakin talo an kusiiyo wlhi ana dhulka is dhigay oo laygu tunty laakin ha is dhul dhigin si kastood u baahanthay xanuunkan u maray iyo sidu i galay isma laha Marka sharafeey walal adkayso intaad adkaysan karto waa talo walalnimo😭😭😭🥹
@bellafarah2573
@bellafarah2573 Жыл бұрын
@@rahmoabdullahi aamın abyo gaclo🥰
@hamdiapdi8145
@hamdiapdi8145 Жыл бұрын
Amiin abyo
@Abdezamad10
@Abdezamad10 Жыл бұрын
Naftada ixtiram qofkana waxba ha isu dulleene kor isku qaad adduunkana boqol ka wanagsana jooge mrka walalo qimahaga garo mahadsanid .😊
@isakahmet
@isakahmet Жыл бұрын
Dr iskalaaji, ninkan heer fanaan waa ka sareeyaa
@TheTrendyTypist
@TheTrendyTypist Жыл бұрын
I love his lyrics with good tune he is the king of lyrics
@kooxdanabadda1906
@kooxdanabadda1906 Жыл бұрын
Horta wanba yabaye iskalaji waxaadba moda in uu ila socdo wayo aniga ayeey hesaheesa sitoos ii tabtan walaahi❤❤
@abdiqanianzhaxmedia4526
@abdiqanianzhaxmedia4526 Жыл бұрын
2022 Oct 17 😢😢😢😢😢😢😢 Reerkiinu Noqoy Mid lagu Taamo
@miskiali4154
@miskiali4154 Жыл бұрын
🥲🥲🥲🥲
@salaxmoussa7669
@salaxmoussa7669 Жыл бұрын
Masha allAh hadad leedahay ereeyaadi 60,70, 80 iyo 90 maxa lagu heesi laayaahay laqaabso fanaanki laha hadu ku yimidee iskalaji fanaanka laba jiil u dhexeeya legend haka reebin maskaxda ay ka so maxaatay abwan qoslaye iyo music fara dahablaha so koraaya amzal yare
@aw-geeddishaambow9792
@aw-geeddishaambow9792 Жыл бұрын
Wow touching words for broken heart!
@XuseenMahamed-cd3sg
@XuseenMahamed-cd3sg Жыл бұрын
Fananka Kaliye Ruunta NolozHa ka Heeza go for word pr0
@anhaarmaxamed9617
@anhaarmaxamed9617 Жыл бұрын
Xanuun waxa daremi kara qof soo maray wlhi rux aad kaheshay islawenidis io siduu kuuladhaqmaa inta dhibsaty makatagty Dan markaa jawi dagan kali laheed dad maku dabadhigay mala hadashay sidii nin ragaa matiri maxaa idhibee dadkan idabadhigty makugu jeesjesay asoo wata shar dawladeed aduunyada makuugu yaratay macararty magaal cid kuujogin matagtay nolosha dhib ma Marty hestaan markaas igu fcneed inaa maqlo lkn xanuunkaa maray alle ma mariyo waligaa ruux bawer leh haisku shukan sanina dumaraw alx iminka waan bogsaday xanuun dheer xotaa her waxaa garay inaa dadka kawada cabsado
@SheymaQueen
@SheymaQueen Жыл бұрын
Sorry mcnto adunka ma jiro qf dhameystiran
@mushtaaqcaydiid3833
@mushtaaqcaydiid3833 Жыл бұрын
😢😢😊srry bayo adunka saas iska ah dhib danbe ha mudaan
@salmaanqaliifjiirow1731
@salmaanqaliifjiirow1731 Жыл бұрын
Ha cidloon walaal ceeb la aan tagayeey ✋😭😭
@calibaari8304
@calibaari8304 Жыл бұрын
Ciid mubarak iskalaaji lama cuno aduunyada❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
@bilanbella684
@bilanbella684 Жыл бұрын
Gadaashaa waan wayey wax iga fikiro oo sidaadii oo kale ii naxariisto waxan kaloo wayey ruux habeen waliba si galgaceyl ah ii sexiyo oo ereyo macan badan idhaho😭💔 adiga waan kuwayey mooye kuma ilooobin gacaliye 💔😭 😭💔 Geesi kale anigo shegan Ciirsi kale dooonan Caro edeg aadmiga ku nool Aan cid kugu doorsan 😭💔😭 😭💔 maxan heeso ku catabey😭💔 La'aantaa dunida wan ku nolan la ahay gacliye fiicnan laheydaa hadan awooodi lahaa inaan kaaga shekeyo xanuunka gadaasha marey😭💔 Mararka qaar waa laigu madeystaa si la iii weysiiyo jaceylkaaga xanuunka uu igu haayo😭💔 Dadku ima wada fahmo balse wan qafiiifay markaad iga tagtey😭💔😭 Kaliya waxaan xasuusta rajadii quruxda badneyd eee aad sida naxariista badan iiigu dhistey waxan kalooo xasuustaa riyadii macaanka badneyd ooo aad kaligey iiiga tagtey😭😭💔💔 anigooo nolol kaa sugaaya iga fogaatey ooo gabar kale guuursatey 😭💔😭 anigoo kugu haminayaa icidleysay oo aad gabar kale farxad siiisay💔😭💔 Anigoo asaagaa raga joogay aawadaa unacay ayaad kaligey nolol mugdiya iiga tagtey😭💔😭 waligey kama fogaan inaan kuso dhawaada ma aheee waligey kuma xumeen inaan ku raali galiyo ma ahee 💔😭waligeyna kuma nicin inaan zaaid ku jeclaado mooye😭💔😭 Sabbabta ugu weyn ee aad iga fogaatey waliba adigoo iii sheegin maxay tahy nalkii dunidow nasiiip wan ku jecelahy waliba alllh dartiis ayaan kugu jecelahy ❤😭💔 Reeerkaad dhisatey alllah ku barakeeeyo macanow asaagey usarey oo ubad baari ah allah kusiiyo🤲❤😭 C/salam aduuun wan kugu wayaye aakhiro janada alllah nagu kulmiyo🤲😭💔2018-2023 jaceylkaagii baaan la nooolahy 😭💔
@engyahyeabas
@engyahyeabas Жыл бұрын
Haa cidloon gadhashay wll Ceeb la'aan tagaye. 😢 April 21 2023, 6:40 PM Malin cidal fidri ah.
@siciidcadde6870
@siciidcadde6870 Жыл бұрын
Ha cidloon gadashey wll ceeb la'aan tagaye
@Ifrahbossis1559
@Ifrahbossis1559 Жыл бұрын
Boqorka erey xulashadaa Ciid mubarak dhammantiin Raggii soo diiyaashay heeskan Hambalyoo sxb
@jimcaalejaroose7786
@jimcaalejaroose7786 Жыл бұрын
Kip gown❤🎉
@maryanelmi-cw9jy
@maryanelmi-cw9jy Жыл бұрын
Abwan qoslaye abwanki abwanada ❤
@mohanor3181
@mohanor3181 Жыл бұрын
Iskalaji gbr sxbo ahan jirny ibartay hesahisa ano mar mar le dhagesan jiray hada no1 ii yahy fav mahadsnd Abwaan Abdirahman Qoslaye Iyo Iskalaaji marwalba wad noo hadashaan❤️
@hamzeMohamedyassin
@hamzeMohamedyassin Жыл бұрын
Harry up I can't wait 😢you your music bro my best single
@viktory809
@viktory809 Жыл бұрын
Anigon qiso jecayl isoo mari ayey heestan dareenkeyga badashey alfanan iskilaji allaha kusharfo🙏🙌
ISKILAAJI | NASRI EEBE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:04
Liibaan Jama
Рет қаралды 1,7 МЛН
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 4,7 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН
7 Days Stranded In A Cave
17:59
MrBeast
Рет қаралды 97 МЛН
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 1 МЛН
ABDIAZIZ ISKILAAJI|CARAFO|TRUE STORY|OFFICIAL VIDEO 2024
6:39
Kaarshe Production
Рет қаралды 840 М.
Iskalaaji Hees Cusub Dhameys   ( Lyrics ) 2018
4:23
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 1 МЛН
ISKILAAJI | LABADARAN MID UUN DOORO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
5:22
Liibaan Jama
Рет қаралды 10 МЛН
ISKILAAJI | KOR UHAY JACAYLKAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:15
Liibaan Jama
Рет қаралды 2 МЛН
ISKILAAJI - OXYGENTA RUUXDA - OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:32
Iskilaaji official
Рет қаралды 154 М.
ISKALAAJI ANOO URKIYO QALBIGA KA JECEYL DJIBOUTI SHOW 2021
5:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 640 М.
ISKALAAJI HADAAN DUULI KARO NEW OFFICIAL VIDEO 2022
6:34
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,5 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 19 МЛН