ISKILAAJI | NASRI EEBE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

  Рет қаралды 2,078,883

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2023
ERAYADII: ABWAAN SAAAR
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: CABDDIRASHID CALI XAMARI
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 590
@Abdullahi_H_A
@Abdullahi_H_A Жыл бұрын
Heesaha Iskalaaji waxay marwaliba ka hadlaan xaaladaha kala duwan ee aadanaha wajaho mar waliba. Farxad, murugo, dhibaato baraaro, jacayl iyo qaar kaloo badan. Ninna dunida kuma helo farxad wada nagaatee!❤
@BareMohamud-fp4gu
@BareMohamud-fp4gu Жыл бұрын
@kadirahmed2100
@kadirahmed2100 Ай бұрын
😂
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 Ай бұрын
Iskilaaji wlhi qalbiyada dadkuu uhadlaaa😥😭😭
@hersi6773
@hersi6773 Жыл бұрын
Tageeraha iskalaji hays muujiyaan.🖐🏾❤️
@AfnaanSalah
@AfnaanSalah Жыл бұрын
Hadiba ad iga danbyso dwashada Nolol qurxbdn bnku Rajyen isbdelki ugu wngsna 2023😢
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
Waqti aan ubahna be so baxdey qalbi jab an daremayay wlhi next year sankdeyga inu alle ka dhigo igu duceya😭😭😭😭
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL Жыл бұрын
@@meymunaqaali304 Nolosha kuma xumeyso sister ilowshahana badi naftaada ayaa marwalbo kuu baahan ee lahadal dib iskugu noqo insha allah wax walbo weey kuu fududan doonan
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
@@MUXIYEOFFICIAL apwe wa marki labaad e qalbiga la iga jabiyo wa runta nafteda i muhimsan dadka dacif ka e calacala ma ahi lkn xanun bdn daremaya alla og😭😭
@samsamdahir7933
@samsamdahir7933 Жыл бұрын
Inshallah❤
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL Жыл бұрын
@@meymunaqaali304 waan ku dareemaya sister umana qalantid ineey waxaas kugu dhacaan ogowna marwalbo ood guuldareysato waxaad kusii dhowaneysa guusha insha allah waad guuleysan qof qiimahada garta oo aad muhiim utahay ayaad heli🥰
@studioinaalioday6889
@studioinaalioday6889 Жыл бұрын
Noloshu sideedaba way iska noocyo badan too naxdita iyo nuuxusaha waxa xiga naq iyo doog 😘😘😘🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴Runti gacan ayaan kuu tagaay iskilaaji sxb
@hassanabdulle9837
@hassanabdulle9837 Жыл бұрын
Axyaaa fanaaan filcaaalam! Fadlaan yey naan fanaan ugu yeerin Iskalaji ee aan ugu yeerno Qalbi Dhaye, walhi nafis buuu siinayaa! Qalbiyada ololaya!! Waa dhaqtar daaweeya love obsession!! Nairobi Kenya 🇰🇪 ❤❤❤❤🇰🇪
@faisaahmed2840
@faisaahmed2840 11 ай бұрын
Heestan waxa iso diray xajigayga ion kala dheernaya ilahay Hana mideeyo insha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@sultantatiko2379
@sultantatiko2379 Жыл бұрын
Hetan waxay iso xasusi chaceylkayag an waqti dher an wada qadanay oo hada midigtayda jogin 😢 lkn barashadedi Kuma qasarin wayo dad badan dabeded wan bartay lkn waqti dher mana qadan itada muda waxan wada socnay 4 sano 2017/8 tarikhdu ayad lkn black ⚫ dhay 2021/1 makhrib ah 😢😢😢 Waa xalad aan soo maray lkn iminka wan ka gudbay way adag thy qof aad jecashahy Marku xalkinu muran ka bixi wayo lkn sidas ayn go’aan kaga qatay aad ayey u adag thy samraa sadiki wa hela, ilahy ha is fahansiyo inta is jcel 💝🔐 naftayda rali ha noqoto 🔐 Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣 Noloshu sidedaba way iska noocyo badan too naxdinta io nuxusaha waxa xiga naq io doog 😢 runti iskalaji gacan ayan ku gagay ❤❤ Zxp hada ga damabeyso like isar sidan uhelo comments badan oo ay dadku bixiyan legen
@MafsuudAbdi
@MafsuudAbdi Жыл бұрын
Waa xaaaladaa kujiro 😢 Hada Qofka xidhiidhku naga dhaxeeyo Haduu isoo waco aan arki waayo aan kuceliyo Wuxuu ila dhaqmaa si xun oo uu igu jaraa talka qofwalap Qof uu uqalma oo fahmaya allhe haasiiyo 💔😢😢😢
@SakiJunior-se8vw
@SakiJunior-se8vw 3 ай бұрын
18/10/2024 Day : friday time : 7:22 habeenimo black night 😭😭😭😭 anoo bari imtixaan u fadhisanaya ayaan dartii xiligaa u oynayaa una dhibaatonaya anoo dhib ka ilaliyay ku idhi ha dhibaaton mar walba ka fikira ayuu isna dhibtayda ka taliya dhib malaha intii ka badnayd waan u samray si kastoo oo uu ii yaso hadana kama go i karo wan jeclay isna mar walba uu i silcinaya ilahay waxan ka baryay dadka is fahan la aantu dhex taalo inuu alle is fahansiiyo ii soo duceya intii dareen leh ani iyo intii ila mida 😭😭👋
@yaxyeym3766
@yaxyeym3766 Жыл бұрын
Noloshu sideedaba way iska noocyo badan too naxdinta iyo nuxuusaha waxa xiga naq iyo doog😘 Farxad, niyad sami, daganaan, adkaysi, qanacsanaan iyo filasho wanaagsan baan idiin rajeyn dhamaantiin🙌✌😊 somalia 🇸🇴 ilahay nabad ha inagu dhigo🤲
@leilamukhtar9081
@leilamukhtar9081 Жыл бұрын
Sidokale abowe
@KaltoumAwalehHassan
@KaltoumAwalehHassan Жыл бұрын
Je vous souhaite à tous bonheur calme endurance contentement ❤❤❤
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
😭
@shuceybbiibaaye1229
@shuceybbiibaaye1229 Жыл бұрын
اللهم امين و جميع المسلمين🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@abdirahmanmahamud20
@abdirahmanmahamud20 Жыл бұрын
i.a same wishes too you
@xaliimomahad8347
@xaliimomahad8347 Жыл бұрын
Nolashuba sideedaba Waa iska noocyo badan too Naxdinta iyo naxuusaha Waxaa xiga naq iyo doog Waana nuxur rabaaniya Naqshaday u taala❤ Illahay labbada daaroodba aduunaka/aakhirada naxdin iyo naxuus nama tuso🥰
@ShibisGurl4life
@ShibisGurl4life Жыл бұрын
Inta dhiban kurbada farxad Allah ugu badalo culees kasto fudeed aya ka danbeeyo nolosha kuwa ku sabro Allah naga dhigo alx ❤❤❤
@ayanmohamed8232
@ayanmohamed8232 Жыл бұрын
Allaahuma aamiin
@daakirmuuse3106
@daakirmuuse3106 Жыл бұрын
Aamiiin wllHo
@apdinazir9146
@apdinazir9146 Жыл бұрын
Music 100/100❤ Codka 100/100❤ Laxanka 100/100❤ Ereyada 100/100❤ Video The best Camiro❤ Media Liiban Jama Thankz❤
@caydaruscayga2170
@caydaruscayga2170 Жыл бұрын
Dadka dhageysanaaayo oo dhan 😔💔❤️‍🩹
@apdirisakaadam4496
@apdirisakaadam4496 Жыл бұрын
abuwaan saar eesh calaa abuwaan
@ahmedosmanabdulrahman1106
@ahmedosmanabdulrahman1106 Жыл бұрын
Yoomal ayaam wakhtiga jawigan quruxda badan io betadan cafimaadka qabta waa aan rajayna yaa inaad noloshayda kusoo biiri doonto my Love ❤
@fatuushcabdi6735
@fatuushcabdi6735 Жыл бұрын
9/6/2023😭heestan dawanayaa waxaan rajeynaa sanadka soo sosocdo inan ka gudbo malamaha ixanuun jiye 😭 farxad aad ayey muhiima ugu tahay nolosh qofkii habeen walba barkina tiis ku oyo daremi karo😭✍️
@hudaahmedhudishdegen6146
@hudaahmedhudishdegen6146 Жыл бұрын
Insha allah dhamantenba😢😢😢ilahay nolosha hayno hagjiyo
@hudaahmedhudishdegen6146
@hudaahmedhudishdegen6146 Жыл бұрын
Hadadasa birkitayda ku dul oyaya wlhi😢
@BushraQanii
@BushraQanii Жыл бұрын
Ax wllo wlhie aniga ayaad iga hadlaysaa😭maantada u dabaysay ooyaay barkintayda way qoyday OOHIN darteed wll waynu ka bixi insha allah😭🤲ayamaahan xanuunka badan aniga waxa Igu daranpa noloshaydan aan is badlaynpa yaaa raabi😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@ShibisGurl4life
@ShibisGurl4life Жыл бұрын
Ilaahay kurbada haka qaado sister sanadka danbo iyadoi la gaarin Waxa jeceshahay iyo baahida dareeneyso waxad ku farxado Allah kugu badalo 😢❤❤
@fatuushcabdi6735
@fatuushcabdi6735 Жыл бұрын
Ameen wllshey❤
@DjHunkyVevo
@DjHunkyVevo Жыл бұрын
THE MOST CONSISTENT SOMALI FANAAN - ISKILAAJI. LEgend waaye Salute!
@coldsun5495
@coldsun5495 Жыл бұрын
Because it's always same laxaan
@Daadirhasaan
@Daadirhasaan Жыл бұрын
Fanaan kaliya kuma dhihi karo Iskalaaji waxaa tahay dhaqtarkii bukaanada jaceylka ❤
@munaxasan5218
@munaxasan5218 Жыл бұрын
Heestani xalada aan kusuganahay àyeey kahadlaysaa 7sanadood saacad si uma wada farxin xitaa imikada qoralka qorayo madagani aan isku soo ducayno 😢😢 nasri eebbe ayaa danbayn
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
Qalbi jab daremaya waqti an ubahna ayay so baxdey wlhi 😭😭😭
@hamdaabdi6712
@hamdaabdi6712 Жыл бұрын
Wax walba illaahay ha ku wanaajiyo huno😢🤲
@munaxasan5218
@munaxasan5218 Жыл бұрын
​@@hamdaabdi6712 insha allah wlk
@umalkhayrcabdi4623
@umalkhayrcabdi4623 Жыл бұрын
Allaha Qalbiga Kuu Qaboojiyo Wllo Inan Aan Zhpo Dhw Nahay Ayaad Isku Magac tihiine🥺🥺
@munaxasan5218
@munaxasan5218 Жыл бұрын
​@@umalkhayrcabdi4623 amiin wllo qli
@musharafdhoof4816
@musharafdhoof4816 Жыл бұрын
Sun, 11/Jun/2023 15:32 "Noloshuna sideedaba Wayska noocyo badantoo Naxadintiyo nuxuusaha Waxaa xiga naqiyo dooq Waana nuxur rabbaaniya Nashqadday u taallaa" Iskalaaji qalbigaygu ka dhax heesay heestan. Respect🙏🏻
@cagodahab1
@cagodahab1 Жыл бұрын
Saxiix
@hoodocarab-yz5ug
@hoodocarab-yz5ug Жыл бұрын
❤ hees xiligedi ku timid taarikhtu 2023 .6june 10 Subax sabtiya. 5:40 Noloshuduba sideedaba way iska noocyo badan to naxdintiyo nuxuusaha waxa xidhi naq iyo doog Insha Allah. ❤ xasuus
@nimcohaaji2877
@nimcohaaji2877 Жыл бұрын
Waxaan layaabay wll isku taariiq isku saacad lkn waxaa macquula inaa isku dhacdo aheen iyo isku filitaan lkn waa midaana ilaabi karin dhacdada maalintan isha allah qeer inta soomaliya
@xamsecumar2126
@xamsecumar2126 4 ай бұрын
​@@nimcohaaji2877❤❤❤
@ilhaanraahoofficial2003
@ilhaanraahoofficial2003 Жыл бұрын
Massege kaagu wuu isoo gaadhay iskaalajiyoow inaadeer Thank you 😊 🙏
@mohamedjaamac348
@mohamedjaamac348 Жыл бұрын
Wallhhi waaaa hees dareenkeeda leh. Koly aniga aaad ayaay ii taabanyssaa. Ilaa labadii sano ee udanbeeyay runtii noloshayda ugu murgta badnayneed. Inkastoon wali aanan niyad jabbin lkn runtii waxy ii leedahhy dareen gaaara.. I will never ever give up to the life.
@israxaashi2156
@israxaashi2156 Жыл бұрын
Year igag xanuunbadn magarnyo 2022/9/16 still xanuunbaan dareemayaa qalbiguna wuu igubanyaaa heesba heesbay kalqalbijabsanthay insha allah maalmo farxdbadan waansugayaaa qof i iloowsiiya dhibkaan Mary farxdbadn isiiya 😢💔😩😭🤲
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
Abyo dhanten wa niyd jabsanhy lkn saliga nabiga scw badso wa nafise😢
@balqiisawcn1731
@balqiisawcn1731 Жыл бұрын
Qof looma niyad jabo wllo heesaha calaalkana lama dhagaysto Ku dadaal saliga nabiga iyo laa xawlah walaa quwati illaabilah adaa farxad miidhan noqondoona illa tijaabi intaaa
@haniyamohamed7731
@haniyamohamed7731 Жыл бұрын
Noloshuna sideedaba wey Iska noocyo badan tohoo🥺 naxdintiyo nuxuusaha waxa xiga naq iyo doog 🥰wana nuxur rabaaniya nashqadey u taal❤
@jano359
@jano359 Жыл бұрын
15/5/2023. heesa iskalji wax marwaba ka hadala xald iska jira ax nolshuba way iska noocyo badantay tahy nacam wllhi malin khamiisa ⏰ 11:12 / wakhtiag fcan alx waxan ku jiraa kijaDa qado ayaan karinayaa dhinacan heesta macnka badan ayaa iiga baxaYsa. waan iadan salmaya wllo Hadad iga danbyso 🖐️😩
@farhiyamahamud-fz1wm
@farhiyamahamud-fz1wm Жыл бұрын
Heestani waa xaqiiq wllhi sidhabay dareemkayga utaabatay waayo badan baan murug iyo ciil kuseexday finally waanka baxay alxamdulilah waliba xiligaan kabaxay bay iyane soobaxaday alxamdulilah allow adaay mahad idilkeed kuusugnaatay 31/5/2023 Maalin qalbigayga xasuus kuleh😢❤🎉❤🎉
@carfooney
@carfooney Жыл бұрын
Noloshuba sideedaba wa iska noocyo badantay Naxdintiyo naxasuuha waxa xiga Naqiyo doog❤🥺
@manoqaali
@manoqaali 2 ай бұрын
hees marke soo baxaysay waxaan ku jirey malmihi iyo sandki u adkaa nolasheyda anoo aad u xanunsan baan dhaheysan jirey aad u ooyn jirey manta wxaa dhamaan rabo 2024 alxmd nolshwyda wey qurux bdntahy waan faraxsnahy😊❤
@omarraage87
@omarraage87 Жыл бұрын
Qofkii xaalada uu kujiro ka hadleyso umbaa dareemi karo oo asagoo indhahiisa ilmada kasoo dhawdahay hadana udhoola cadeeya nolosha si aan wajigiisa murugada looga garan😢
@SabirinAliTosman
@SabirinAliTosman Жыл бұрын
Xaqiiq ilmaha indhaheyga kutagan aga garkeyga wala fadhhiyaa😢
@BeeldaajeMohamoudabshir
@BeeldaajeMohamoudabshir 4 ай бұрын
Wlhy waxaad mooda inaad aniga iga hadlayso😢
@abdulbashir-nz5nc
@abdulbashir-nz5nc Жыл бұрын
Fanaanka dadka dareenkooda kahadla❤
@MahamedAmiin-n8z
@MahamedAmiin-n8z Ай бұрын
Nolasha sideedaba weys ka nuucya badanto naxdintiyo nuxusaha waxa xiga dhaq iyo doog waana nuxur rabaniya nashqaday utala❤ iskalaji mar walba waxa uu ka hadla xaaladaha adag ee bini aadamku wajaho qoralka manta aan qoray xaladaydu wey adagtahay lkn wan ka baxa insha allah qoralkanna dib wa uso booqa doona qof waliba oo dhibato soo wajahdo waxan leyahay samir ka badiya xili walbana alla ku xir naada waad ka bexeysan insha allah 💔🙏🙏
@airforceaf1900
@airforceaf1900 Жыл бұрын
wlhi hada samaankan la tagan yahay Fananka Kaliya ee xikmad ku hadhay oo qof macquula dhagaysan karo waa ISKALAAJI❤guuleysta Dhamantiin 23/Sep/2023 from Jijiga🎉
@BushraQanii
@BushraQanii 9 ай бұрын
Nolol baa dabaysee nawilaaduyey dhiman😭yaa. Nasiibka ku maqan nabdigaagu beenyey😢 heesta waa heesta niyada ii dhista 17/4/2024 10:45 waliba wxn ahay safar wxn joga borama barina wn baxaya wxn tagaya berbera oo ah magaldaydii❤😢borama wan ku xiisi dona😭❤️🫶😫❤️‍🔥🌲🌿🌲
@nawalnalka6366
@nawalnalka6366 Жыл бұрын
Heestan waqti aan u baahanahy ayeey soo baxday 😢❤
@ruweidamj
@ruweidamj Жыл бұрын
22/June/2023. Thursday 22:40 pm. Nolol baa danbeysee naawilaadu yeey dhiman🥺 Yaa nasiibka kuu maqan nabdigaaga beeneyn😥 XILI AAN UBAAHNAAY AYEEY Heestaan iisoo gaartay Waxey ii noqoty dhiirigalin anigoo hami bdn leh blse aanaa awoodin in aan Hadafyadeyda Hal kamida Ka Dhabeeyo sababa jiro awgood🥺😥I.a waan ka bixi doona waqtiyada adag ilaahey idinkiisa 😢 I.A ANIGOO HADAF KYGA Ka dhabeeyay ayaan dib udhageysan doonaa Xiligey noqotaba Allow itusi anigoo guuleystay. GUUSHEYDA Wax iiga farxad bdn Majiraan ❤
@SakiJunior-se8vw
@SakiJunior-se8vw 3 ай бұрын
Alle ha ku rumeyo 😢😢
@Shinbirta
@Shinbirta Жыл бұрын
Iskalajiyow ma anagaad naga hadasha horta mrkasta fanaankaygii😢😢😢😊❤
@BushraQanii
@BushraQanii Жыл бұрын
Wlhie wll waxad mooda markasta inuu aniga iga hadlaayo anigoo maantada ugu dabaysayY ooyaay😭oo niyad jabay ayuu caawa soo dhigay heestan niyada ii dhisaysa waan yaabay cajiba inuu ila socodaad mooda iskalaaji waan jecelahay😭😭😭
@Shinbirta
@Shinbirta Жыл бұрын
⁠@@BushraQanii waaruntaa inaga dhan sidaasan nahy wll qaliyeey waxn kurajaynayaa farxad waarta io mustaqbal fiicn ha ooyin płz wll😭🥹❤️🫶
@halimaahmed6765
@halimaahmed6765 Жыл бұрын
Waqtiga ubahna bay sobahde hestan thank you iskalaji😢
@aragsan6552
@aragsan6552 Жыл бұрын
Masha Allah fanaankan waa fanaan aad uu degen cod iyo laxan cajiiba leh lebis uu gooni ah fankana ku xaragooda
@dekaahmed4591
@dekaahmed4591 Жыл бұрын
Heestan waxad moodaa in aniga la igu dhiirigalinayo😢 Fanku waa nolol ❤
@asmaahmedosman5525
@asmaahmedosman5525 Жыл бұрын
12/6/2023 Maalin Isniin ah Saacadu waa 09:9 Aroornimo Hargeisa SOMALILAND. Nolol baa dambeysee Naawilaadu yey dhiman . Yaan nasiibka kuu maqan Nabdigaagu beeneyn.
@sundussanaag6229
@sundussanaag6229 Жыл бұрын
10/6/2023 hees ka hadlyso jiwiga aan aniga hda kujiro😥 noloshan murugda badan wanka bixi dona mar dhwr insh allh 😭😭😭😭 nolosha sideedabo way wajiyo badan tahy qofkii samra ka bixi karo aad bay u adag naftydiyeey adkeysiga iyo samirka baro👍👍👍👍
@nasraahmed5697
@nasraahmed5697 Жыл бұрын
Wax rajynyaa inay hda noloshu ihagagto zidan rabay allow iga yeel aniga iyo dadkamuslinke murdkoda urumee❤
@farax6361
@farax6361 Жыл бұрын
Aaamin
@SakiJunior-se8vw
@SakiJunior-se8vw 3 ай бұрын
Aamiiin intii dhaawacan 😢😢
@Quendahabsan
@Quendahabsan Жыл бұрын
10.Juni.23 Samstag..um 9:30..hees aan hely wakhti aan u baahna dhiirigalin nafeed oo ka badan tan anigu isku dhiirigliyo…waana nuxur rabaaniya nashqday utaalla♥️🥰😘💃🏼🏃🏾‍♀️
@roodadhool2449
@roodadhool2449 Жыл бұрын
Umadu ma isku xaalad bay ku wada jiraan Allow khayr ka dhig xaaladaha aduun❤😊
@zakariyemohamed4999
@zakariyemohamed4999 Жыл бұрын
Iskalaji aabaha dhiira galinta wye wlhi wana inta fananin hada jogta kan ugu jclhy wlhi jiro joog zxp
@zahrashafali1890
@zahrashafali1890 Жыл бұрын
Inta jaaska iskalaaji ku heysta 🥰 👋 raise ur hands
@engmohamedhaji
@engmohamedhaji 10 ай бұрын
Heestaan Marka Aan dhageesto Waa Soo Xasuustaa Marka Aan joogay Nairobi Sanadka 2023, marka ay soo baxayse Maxaa yeelay aad udhageesan jiray 🙈
@Jaalle_Moha_F
@Jaalle_Moha_F 9 ай бұрын
Annaa hadda ku dhagaysanaayo waa nasiib badan tahay sxb anniga maalin un siddaan waa u soo booqan maalinta aan ka tago nacastaan Nairobi ah!.😢
@Suldamo_eb246
@Suldamo_eb246 4 ай бұрын
Waxaan rajeynayaa nolashan maanta ku jiro mid ka qurux badan anoo ku jira inan heestan so booqdo😢😢nolol baa danbeysee nawilaadu yey dhiman😢
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Waa hees wacab like ku daadiya 3M intaas bey gaadhi doontaa markan qiimeyn ku samee yey good bye
@jama-ahmed4159
@jama-ahmed4159 6 ай бұрын
Dadka yar ee Wanaagsan ee Dunidan ku sii hadhay Cisi baan idiin rajaynayaa❤
@HayatAbdiahmed-x9l
@HayatAbdiahmed-x9l Жыл бұрын
BEEN maha wlhi Naxdintiyo Nuxuusaha wxa xiga Naqiyo doog😭😭😭😭😭insa Allah way Hagaagi
@abdirahmanali3840
@abdirahmanali3840 Жыл бұрын
Waa Fannaanka Kaliya Ee Heesihiisu Saameyn Igu Yeeshaan ❤❤❤❤❤❤❤
@queensomali5463
@queensomali5463 Жыл бұрын
10/6/2023 haben axad ah 11:21 habenimo Ban Dawanaya wxd moda inay Ani iga hadlyso Illhay wxn ka baryayaa farxad waarta Qof kasto Jecel Farxada Ama ku jira Farxad la'an inu siiyo Farxad Aad ubadan🤲🤲🤲Aaameennn ya Rabbi😭😭
@charkokhadar2558
@charkokhadar2558 Жыл бұрын
Wll wa sabti 11:38 wa waali . axad sacad ba ka dhiman from jButi
@farhiyamahamud-fz1wm
@farhiyamahamud-fz1wm Жыл бұрын
Aamin Aamin 😢
@SakiJunior-se8vw
@SakiJunior-se8vw 3 ай бұрын
Aamiin intii dhaawacan 😢😢😢
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
9h iyadoo taala heestan isoo gaadhey 6:37:am subaxnimo anoo class isku diyarinaya 10/june/2023
@Ubaxdheeman-pt5xc
@Ubaxdheeman-pt5xc Жыл бұрын
Iskalaji maanta ma anuu iga dhex hadlaya heestuba anay igu socota wllhi
@CabdiraxiincabdixasanCab-wv8vr
@CabdiraxiincabdixasanCab-wv8vr Жыл бұрын
Waaw ereyo waqti la geliyey waana nuxur rabaaninaaya naqshad bey utaala waa qisooyinka qfka aadanaha ku imaan kara nlshisa hore ama tisa dambe waaw legeng
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 Жыл бұрын
Nolol baa dambayse nawiiladu yay dhiman yaan nasiibka ku maqan nabdigaagu beenayn the one and only fanaan aan heesahisa kaa xiiso dhacin
@husseinhared
@husseinhared Жыл бұрын
Alla kusiiye codka dahabka ah damer rabo inad naxdo laluush hayelin damer lito ducfo ah soco alla kusiye codkaga qaliga ah laxankaga macan alla kusiiyey waxa tahay ustad ama macalin qali ah alla kusiiyey damer xanunsan duli ah donfar ah waxba nagama qadi karo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@cayuuushkaahiye5949
@cayuuushkaahiye5949 Жыл бұрын
Nasri eebe xigi xiligan adag😢 insha allah 10/06/2023 ❤
@hodanhappy3950
@hodanhappy3950 6 ай бұрын
Noloshu sideedaba wayska nucyo badantahe😢 Naxdinta iyo naxuusaha waxa xiga naqiyo doog😊 Waana nuxur rabaaniya nashqadey utala🤍
@sultanayusuf21
@sultanayusuf21 Жыл бұрын
Noloshuba sideeda weyska nucyo badantoo Naxdintiyo nuxuusaha Waxaa xiga naq iyo doog Waana nuxur rabaniya naqshadey utaal✔️👋
@Leemh72
@Leemh72 Жыл бұрын
Aniga waxaan Ku heystaa Alfanaan Iskalaaji
@queenhamdiina2501
@queenhamdiina2501 Жыл бұрын
Hees waqtigedi ku timi wlhi is the best singer ever 😊
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 Жыл бұрын
Nasri ebaa xigi xiligan adaag 10/06/2023 Alleh umba og xaladan ku suganahay sanadkan 😢isaga unban faraaj kaa sugayaa
@AwoAli-lv4yk
@AwoAli-lv4yk Жыл бұрын
Naxdinta iyo nuxusaa waxa xiga naq iyo doog 🥺♥️
@adwehfarhan
@adwehfarhan Жыл бұрын
Legend Iskalaji Allah haku xiftiyo. Runtii hees kastood soo saartid waxaan ogaada in aan wax uun ka faa'ido anigo kaliya dhagaysanayo hadalkaga oo Aan dhag u dhigin musiga. Keep going bro 🥰
@IfrahMohamud-ol9ji
@IfrahMohamud-ol9ji 6 ай бұрын
❤❤❤❤ heestaan waxbadan ayaa kafaaidey nin waa lajan waa ku haastaa heesahiisa one by love❤
@faadumoyuusuf4981
@faadumoyuusuf4981 Жыл бұрын
Ilahow malmaha i qor nolooshu i hagaagto aamiin idhah dadkaygow samirkayga haygu qadiin adaa qufururiixime
@HaniCali-wq1qy
@HaniCali-wq1qy Жыл бұрын
M.a wllo niin ka kaliya an dhagesto wadiga my lof wllkey
@mohammedalichannel7293
@mohammedalichannel7293 Жыл бұрын
Inaba wan sugaynay Nasri eebe iyo Naqba ilaahay kufilan
@nimcoabdirahman3242
@nimcoabdirahman3242 Жыл бұрын
kolba xaalada aan ku suganahay buu ka heesaaa iskalaaji ❤
@UpdalleXaaji
@UpdalleXaaji Жыл бұрын
🤔Respectful, truthful, intelligent, patriotic, gentle, grateful, classic, golden voice👌, legendry, we behind you 🖐 Abdicasiis cali ciise iskalaaji🦁
@SaciidoXirsi
@SaciidoXirsi Жыл бұрын
😊
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 Жыл бұрын
Wallhi ma aqno Abdicaziiz iskalaji haba xalada aan marayo moo ogyahay hees qalbiga ii dajiso iso qaada aad baan ku tageera lmy fanankega❤❤❤❤❤❤
@ZakariaAmiin-vb6nn
@ZakariaAmiin-vb6nn Жыл бұрын
Marwalbo waxaa umaleya inaa xalkyga ka hadlayo waana ku nafisa iskalaji wll alle haku xafido
@CaishaCuud-is8vz
@CaishaCuud-is8vz Жыл бұрын
Heesta waqtigeday ii timid mhdsnd iskalaji🥰
@MohamedAhmed22-k2o
@MohamedAhmed22-k2o 6 ай бұрын
Noloshuba sideeda waaba iska noocyo badan alle qof aan jeclaa oo isla jognaan manta garabkayga ka baxday
@ahmedaaro3863
@ahmedaaro3863 Жыл бұрын
Noloshuna sideedaba Way iska noocyo badantoo Naxdintiyo nuxuusaha Waxa xiga naq iyo doog Waana nuxur rabaaniya Nashqaday u taaalaaaa
@nasramahamed718
@nasramahamed718 Жыл бұрын
Nasri eeba xigi xiligan adaga 😢 10/6/2023.5:15 subaxnimo ❤️‍🔥🫀
@maskedbro_sis4232
@maskedbro_sis4232 Жыл бұрын
Insha allah wey kuu hagaaagi😢
@Kayf_Ali
@Kayf_Ali Жыл бұрын
Nolol ba danbeyse nawiladu yey dhiman ya nasiibka ku maqan nabdigagu beeneyn nina dunida kuma helo farxad wada nagate 😭 A lamb waiting for a good days😭 Ilahow nasiibka iihigaji
@Kayfali.
@Kayfali. 6 ай бұрын
Alhmdulih shalay markan qorayay comment gan wan oyaya mantana wan faraxsanhy thank you god❤😊meshan rabay wan garay after 9 months ago 😢❤
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 Жыл бұрын
😥😥 xaqiq anay iga hadle moda heesta 😥😥xalada igu culus mel wax ka bilabo la ahy😥
@nashadlove
@nashadlove Жыл бұрын
Jah iskalaji ninka kaliya oo heesihiisa qalbiga ku dhayo 😢😢
@mohamudapdimohamed9091
@mohamudapdimohamed9091 Жыл бұрын
Ninkaan mar walbo Waa ANOTHER LEVEL 💥💥💥💥👌👌👌👌
@FoziaAbshir
@FoziaAbshir Жыл бұрын
Hestan wxn dhagesanaya 10/1/2024 Wxn rajeyna inu samirka iga naqusin nimcada iga qadin insha Allah 😊
@xamseabdirisaaq3391
@xamseabdirisaaq3391 Жыл бұрын
Reer kanpaala is muujiya like isara❤😂
@YuunisYuusufAxmed
@YuunisYuusufAxmed Жыл бұрын
Cgd
@mustafelugatoor3863
@mustafelugatoor3863 Жыл бұрын
From uganda 🇺🇬 Kampala I have song 🎵 somalia 🇸🇴 👍 like
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
people are struggling silently. Iskalaaji my special therapist ❤. (لا تقنطوا من رحمة الله )
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 Жыл бұрын
Aadiyo aad, ereyadu qaado therapist mooda
@kulmiyecadde
@kulmiyecadde Жыл бұрын
❤❤❤
@dhagobaceeyrd5119
@dhagobaceeyrd5119 Жыл бұрын
Q
@gaasrashiidgaas
@gaasrashiidgaas Жыл бұрын
Rezoning
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow Жыл бұрын
@@gaasrashiidgaas ❤️ Naruuraa dambeysa yes
@hudaahmedhudishdegen6146
@hudaahmedhudishdegen6146 Жыл бұрын
Heestaydi hada unba helay😢😢naftayday nolol ba danbaysa😢
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
😭😭
@munamaxamuudmuna7424
@munamaxamuudmuna7424 Жыл бұрын
Ala heesihiisu mxy ka hadlaan xaaladaha nolosha 🥺
@suhaybruxani2295
@suhaybruxani2295 Жыл бұрын
Nolol ba danbaysee yaan nawilaadu yay dhiman Yaan nasiibka ku.maqan Nabdigaagu beenayn Nina dunida kuma helo Farxad wada nagaate Nasrigaaga raadiyo Naxariista daba taal Yaan samirka naaqusin Nimcadooda daba taal Noloshuna sideedaba Way iska noocyo badantoo Naxdinta iyo nuxuusaha Waxa xiga naq iyo doog💯
@rahma-mohamed
@rahma-mohamed Жыл бұрын
Fanaanka kaliya ee isbadalada nolosha iyo qalbiyada dadka la socda ama ba se og ❤😢
@caaqilnaanaale100
@caaqilnaanaale100 Жыл бұрын
Yaa salam 2 hr ago ey tal inti jifka ku da waneyso like ii sara 😂
@najmanuraciid1045
@najmanuraciid1045 Жыл бұрын
Wof caleek fanan ka keliye an hada abwaan ahaan lahaa asbuc kasto hees u dhiibi lahaa iskalaaji 🥰🥰🥰👌👌👌
@cfitaaxmaxamed8611
@cfitaaxmaxamed8611 Жыл бұрын
Inta iga danbeyso like ha iisaaran real live ka hadlay reer muqdisho
@axmedburco9495
@axmedburco9495 Жыл бұрын
Ilaahay codka ha kuu barakeeyo wall iskalaaji❤️
@maymunkhalidabdi1761
@maymunkhalidabdi1761 Жыл бұрын
Qlbiyadena ma ku jirta horta hes lobahnay waye🎉
@salwachanne
@salwachanne Жыл бұрын
Ninka kaliye ee xalad walbo ku taagero
@mahadhussein9430
@mahadhussein9430 Жыл бұрын
Waaa hees iyo bar mudane tan waa another level 2023 😂😂😂😂😂😂
@JamaalNuuradiin
@JamaalNuuradiin Ай бұрын
2024 iskalaaji
@nimcocabdi2941
@nimcocabdi2941 Жыл бұрын
Heesa iskalaji wax marwalba ka hadala xalda iska jirah ax noloshuba way iska Nocoya badan tahy nacam wlhi 🥺2023_6/10/ haben sacdu tahay 🕒9:00/ sabti so galeyso xususo 🙋‍♀️
@cabdiladhifmaxamed9123
@cabdiladhifmaxamed9123 Жыл бұрын
Hestan wlhi in laigu tala galay baa moda say igu socoto l. Mar un hadaf keyga waan gaari donaa inta aniga cml eh😢 apowe iyo abyo nolol wacn adun yada wey waji badn tahy nolasha yalaga qusan dadala wugaraa😢 😭
@xamdishaficixasan2340
@xamdishaficixasan2340 Жыл бұрын
Hesstan anay ika hadleysa walee 👌👏
@Caaqibtube
@Caaqibtube Жыл бұрын
Heestaan waxay ku soo aaday anoo garan la,a meel wax aan ka bilaabo🥱
@meymunaqaali304
@meymunaqaali304 Жыл бұрын
😭😥
ISKILAAJI | DADKOO NACAS IGU OGEYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
4:39
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,3 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН
Andro, ELMAN, TONI, MONA - Зари (Official Music Video)
2:50
RAAVA MUSIC
Рет қаралды 2 МЛН
Vampire SUCKS Human Energy 🧛🏻‍♂️🪫 (ft. @StevenHe )
0:34
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 138 МЛН
БОЙКАЛАР| bayGUYS | 27 шығарылым
28:49
bayGUYS
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
Fariin
5:18
Iskalaaji - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 1,6 МЛН
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 5 МЛН
NIMCAAN HILAAC| Waan Ku dhigayaa 2024
7:17
Hillaac Music
Рет қаралды 6 МЛН
#behindthescenes @CrissaJackson
0:11
Happy Kelli
Рет қаралды 27 МЛН