ISKILAAJI | DADKOO NACAS IGU OGEYN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

  Рет қаралды 2,313,154

Liibaan Jama

Liibaan Jama

Күн бұрын

Copy Right Protected By Liibaan Jama 2022
ERAYADII: ABWAANAD AYAAN KAABA
LAXANKII: ISKILAAJI
CODKII: ISKILAAJI
MUSIC BY: AHMED WALI FURINLE
VOCAL RECORDING BY: LIIBAAN JAMA
CAMERA BY: LIIBAAN JAMA
EDITED BY: LIIBAAN JAMA
SOOSAARIDII: LIIBAAN JAMA
follow her FANPAGE on
/ studio-liibaan-2863249...

Пікірлер: 935
@abdishakumohamed3314
@abdishakumohamed3314 2 жыл бұрын
Badanaa heesa iskalaaji waxay ka hadlaan qaluubta aamusan iyo dadka afka gaaban ,oo la moodo inay dabaal yihiin iyagoo sabar qaatay wax lagend ah adaa fanka ku haray abdicasiis iskalaaji❤🙏
@AbgalBoy-pt8mz
@AbgalBoy-pt8mz Жыл бұрын
Nin culus
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 2 жыл бұрын
Heesaha wxaa kamacaan// Qur aanka♥️
@hawamouna765
@hawamouna765 6 ай бұрын
Wa run isma garayan
@abdaa8152
@abdaa8152 2 жыл бұрын
Duruuftaa marbaan nacaa🥺 Daryeelka marbaan tabaa💪 Ifkaba doorkaan mudnaa🥰 Marbaan doona wacnaan🙏
@abubakaryussuf9218
@abubakaryussuf9218 2 жыл бұрын
😂😂😂😂
@caydidabdi4501
@caydidabdi4501 2 жыл бұрын
Nin wax badan og
@kikiidoyoulove484
@kikiidoyoulove484 2 жыл бұрын
Mucaashaqiinta wax jecel😍 Waxaa nahay dhibanayaal😥 waatanaa heesteena🔥❤🙏
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 жыл бұрын
Ha wlhi 😭
@marwohzapirien8386
@marwohzapirien8386 2 жыл бұрын
Aad o wayn
@zunduznor6133
@zunduznor6133 2 жыл бұрын
Aad io aad🥺🙏🏽
@farahabdullahi7801
@farahabdullahi7801 2 жыл бұрын
could you be in love one day I will get my qofkeyga
@farhiya4302
@farhiya4302 2 жыл бұрын
NC ,.
@hoodohussein4536
@hoodohussein4536 2 жыл бұрын
Heestaan iyo xaalkeyga maanta weey isku soo beegmeen waxaan rajeynayaa in aan ka gudbi doono insha allaah
@Fatumomohamud948
@Fatumomohamud948 2 жыл бұрын
Anigaba 😭
@farax6361
@farax6361 2 жыл бұрын
Me too allah haynaga saaro yaa rabi
@ifrahali8801
@ifrahali8801 2 жыл бұрын
Anigaba😭
@nuurakhadar4033
@nuurakhadar4033 2 жыл бұрын
Hoodo hussien quen nolosha hada wa wada sida wan ka gudbayna huno ha warwarin pls
@nuurakhadar4033
@nuurakhadar4033 2 жыл бұрын
Aniga mantan dunidab karhay wlhi
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 2 жыл бұрын
Heesaha waxa ka mcn qoranka ale hada igu racsnthy👍✍
@halimaosman3628
@halimaosman3628 2 жыл бұрын
Maxa ku kenay meshan marka😂
@marianodiaz5326
@marianodiaz5326 2 жыл бұрын
Waa sidaas aad usheegty wllo Heesa qur'aanka ayaa kafiican kana mcaan
@marianodiaz5326
@marianodiaz5326 2 жыл бұрын
@@halimaosman3628 oo adigu yaad noo ahyd hno
@Zahra-Qali
@Zahra-Qali 2 жыл бұрын
@@halimaosman3628 🤣🤣🤣🤣jawab fican
@halimaosman3628
@halimaosman3628 2 жыл бұрын
@@marianodiaz5326 laqabsi jeclida ma anaba kula hadlay😏
@maxamedcali7386
@maxamedcali7386 2 жыл бұрын
Come back legend iskilaji inta ila jacel only like marbaan darenkeyga qarsadaa😔
@dirisleabdi6852
@dirisleabdi6852 2 жыл бұрын
Hadaad magaca ALLAAH aragtay love saar ♥️
@farhiomumin3692
@farhiomumin3692 2 жыл бұрын
@samiras1516
@samiras1516 2 жыл бұрын
Wa qalad meel hees laso galiyay mgc qimo leh ina kuso qorto adoo love radis ah🥲
@nasrasalad4552
@nasrasalad4552 2 жыл бұрын
❤️
@salmamuuse1187
@salmamuuse1187 2 жыл бұрын
@@samiras1516 yaa allh yaa allh yaa allh ❤❤❤💝💝💝
@farhiahirsi1496
@farhiahirsi1496 2 жыл бұрын
💖❤❤❤💖💘
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Allow Dhalinyaro baanu nahay duruufta nolosha innaga saar adaa awoodee 😪✊
@Ahmednur9765
@Ahmednur9765 2 жыл бұрын
Guul walalkey
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@Ahmednur9765 sidoo kale Wallaal
@najiibboss7364
@najiibboss7364 2 жыл бұрын
Amiin Dhib walba dheef ayaa ka dambeysa.
@najiibboss7364
@najiibboss7364 2 жыл бұрын
Aamiin zxb Alle ha inaga saaro xaaladaha cakiran.
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
@@najiibboss7364 aamin sxb guuleyso
@husseinabdillahi6535
@husseinabdillahi6535 2 жыл бұрын
Dadkoo nacas igu ogayn Marbaan qaataa dulmiga Marbaa doqon liita iyo Nolosha matala dabaal Wayaha u noqdaa daciif EREYADA %100 LAXANKA %100 CODKA%100 MUSIC %100 AYAAN AHMED AYDIID Abwaanad murti leh🙏❤️
@leilaali2111
@leilaali2111 2 жыл бұрын
Dadko nacas igu ogayn marbaan qaataa dulmiga marbaa doqon liita iyo nolosha matala dabaal Wayaha u noqdaa daciif
@axsanfarxaan1272
@axsanfarxaan1272 Жыл бұрын
😢
@shaaficicade2816
@shaaficicade2816 2 жыл бұрын
Hadaa u jeedo magaca Nabigeen❤️Muhammad ❤️scw❤️ like sara🥰❤️🤲
@simransiman5290
@simransiman5290 2 жыл бұрын
Scw scw
@dayaxyare3380
@dayaxyare3380 2 жыл бұрын
Scw
@dajiyawadadahab6016
@dajiyawadadahab6016 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@bisharomohamed2761
@bisharomohamed2761 2 жыл бұрын
23september 2022 Malin aan go,aan ka qaatay Ruuxaan dunida ugu jeclaa Qalbi jaab tira badaan darteed Yaa rabbi allow qof kasta qalbiga u qabooji 😪😿😭😭😭
@Queen-nz1bt
@Queen-nz1bt 2 жыл бұрын
Amiin😢 Kulamid baan ahay
@amuun4201
@amuun4201 2 жыл бұрын
😭😭😭
@imanbashir8630
@imanbashir8630 2 жыл бұрын
Abyo Ameen Ani si lamidA Anoo aad u murugeeysanaa HadA dhageesanayA. Allah Qalbiga hakuu qaboojiyo Quraanka dhageeso samirka iyo Salaada badi😢
@mohamedsomaali
@mohamedsomaali 2 жыл бұрын
Allow sahal amuuraha
@gamuute
@gamuute 2 жыл бұрын
Xxxxxx noloshuba waa xanuun
@rumaanbashiir2144
@rumaanbashiir2144 2 жыл бұрын
Waligey meel commenti kama bixin lkn xalada ku jiro maanta ayey ka hadlesay ma jogo qof ifahmayo an ka ahayn gabadeyda curada iyo wiilkeyga yare 3 jirka ah sida ay igu dam qadan qof igu dam qado ma arag waxay indhagayga. U diidaan Oohinta hadey i arkan ano oy naayo waxan ku dhahaa wan idin jecelahay. Hooyo ciyaal I an faca noqda ina duceya ku dhahaa wn ku ducene igu dhahan mar walba InshaAllh iyaga garab inoqon dono 😭😭 wax walbo dhamaad bay leyihin dhibta iyo murugta waa malmo Koban🥺
@cabdallacade6054
@cabdallacade6054 2 жыл бұрын
abaaayo murugto waa maalamo comment xiliga ku Soo qoraayo waxaa filayaa inaa farxada iyo nolal qurux badan inaa ku jirto abaayo carurtada Allah baari kaga dhigo👏
@deegaabdinaasir5146
@deegaabdinaasir5146 2 жыл бұрын
Abyo mcnto is adkeey qofna yuuna daciif kadareemin xldkstoo kusuganhy bahdilaad haqaadan crrtadana allh kula koriyo oyinta iska daa
@aminqadimi31
@aminqadimi31 2 жыл бұрын
Walaal hooyadu wa in ay noqoto qof adag oon marnaba wax aan laga dareemin si ay nolosha iyo wax barashadooda ay ugu heelaan mooral markaa walaal hadii dhibtii ay tahay aabahood isaga tago si aad garab ugu noqoto awlaadaada laakiin ooyin ha tusin waa iga waano
@suldaanupthiali1325
@suldaanupthiali1325 2 жыл бұрын
Ilahay haynoo hagaajiyo umuuraha wll🖐🏿💔🤤
@kayseoday6332
@kayseoday6332 2 жыл бұрын
Allaha kuu gargaro wllo
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Marbaan damaceyga iyo Dareenkeyga qarshaa Ayaamahan daalka badan Marbaan dalbadaa adeeg Iskalaaji legend🔥✌
@ubahelmi6017
@ubahelmi6017 2 жыл бұрын
😥😥
@sagalmahamed8613
@sagalmahamed8613 2 жыл бұрын
😥☺️
@qarandoonofficial9810
@qarandoonofficial9810 2 жыл бұрын
Dadkoon nacas igu ogeyn mar baa qaatan dulmiga 🔥 Iskalaji heesta tikok ku qarxin doonta 1m soon Plz like iyo pin🙏 first comment
@mastuurmursal6092
@mastuurmursal6092 2 жыл бұрын
Duruuftaa marbaan nacaa 🥺 Daryeelka marbaan tabaa❤ Ifkaba doorkaan mudnaaa🥰 Marbaan doona Wacnaan👩‍❤️‍👩🙏
@ahmedpato538
@ahmedpato538 2 жыл бұрын
erayada kaaba 100% Laxanka iskalaaji 100% Music Furinle 100% Liibaan jama 100%
@nazirabdilahi3977
@nazirabdilahi3977 2 жыл бұрын
Danbaan leyee marbaan Dadnimo wacan mujiya🙋‍♂️ Dambiga qofkaleeto galoo🤦‍♂️ Degteyda marbaan sudha🙆‍♂️ Dulqaata oo socda🚶‍♂️ Iskalaaji🎵
@amranmacalin379
@amranmacalin379 2 жыл бұрын
Inkastoo dhal culumo ahay Oo fanan la ii ogaleyn hadana iskalaaji wn guursan lahay wlh wn kadanbeeyaa ❤
@ayanqurux7998
@ayanqurux7998 2 жыл бұрын
Walaahi Aniga gacanta kugu hayo
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 Жыл бұрын
Heso xaqiqa bu qada🥺
@amranmacalin379
@amranmacalin379 Жыл бұрын
@@ubaxcabdi2690 haa mid walba wxd moodaa iney igu socdaan 🥹
@engapdirahimmaxamed3338
@engapdirahimmaxamed3338 2 жыл бұрын
Dadkoon nacas igu ogayn Mar baan qaataa dulmiga Mar baan doqon liidatiyo Nolosha metalaa dabbaal Waayaha u noqdaa daciif.😎 💔💔💔💔💔
@MinhaajAbdirasaq
@MinhaajAbdirasaq 7 ай бұрын
Wale wey dhaftay heees😊
@sianamoha5994
@sianamoha5994 2 жыл бұрын
Sababta fanankan ujeclahy ayaa ah mar walpo waxan moodaa inoo iga hadlayo ani shaqsiyadeyda only one legend iskalaaji 😍🥰🤴🎖
@hibomaxamuud9665
@hibomaxamuud9665 2 жыл бұрын
Durufaha marban naca😫 Daryeelka marban taba🥲 Ayan kaba & iskalaji
@Maahir397
@Maahir397 2 жыл бұрын
Qofna nolosha meel sare mahadhsado isagon aqbalin caqabadaha yar yar Ee hortagan moyane ✋🤷‍♀️
@hayatomar5763
@hayatomar5763 2 жыл бұрын
Ayaan siste Walahi Areyda Heestan Halkeedi Baa Dhigtey ❤Waxeey Ka Hadleysa Gabdho Badan oo Soomaliyed. Dadkoo Nacas Igu Ogen Mar Baan Qataa Dulmiga Marbaan Doqon Lita iyo Nolosha Matala Dabaal Wayaha U noqdaa Daciif😢
@rahmaaay8642
@rahmaaay8642 2 жыл бұрын
Iskalaaji Nin Weyne Ninka kaliyee Aan Fankiisa Jecelhy ❤
@yonezcrown
@yonezcrown 2 жыл бұрын
Iskalaaji Legend Kan Si Toos Ah Ayan Uga Danbeeya Layaab Layaab Liban Jama 🔥🙌
@mohsin3095
@mohsin3095 2 жыл бұрын
Heestan malmihii nolashey ogu adked iguso wajahdee..... Allah haiga saroo dabatadan .. nolasha matala dabaal runtii 😭
@fowsiyoaxmed683
@fowsiyoaxmed683 2 жыл бұрын
dadko nacas igu ogeyn marban qataa dulmiga 😮marbaan doqon liitayo nolasha matalaa dabaal 😊Wayaha u noqda daciif😮danban leyaha marban dadnimo wacan mujiyaaa danbiga qofkaleto galo dhagteyda marban surta dulqata o socdaaa😮 What Realy and Amazing songe🎻 most feeling full songe in 2022 cajiib!😮 Aneyba iga hadleysa hestan in uu i ogyahan midaa iskalaji wlhi😢
@hibomuuse1733
@hibomuuse1733 2 жыл бұрын
Way I tabatay
@tufaaxcumar6462
@tufaaxcumar6462 2 жыл бұрын
Abayo mcn adookalaan ahy xaaladaa waan kujiraa sorry 😞
@fowsiyoaxmed683
@fowsiyoaxmed683 2 жыл бұрын
@@tufaaxcumar6462 insha allah bayo wanu ka baxayna mardhow🥹
@fartuunahmed6020
@fartuunahmed6020 2 жыл бұрын
😭😭😭
@drmahadahmed516
@drmahadahmed516 2 жыл бұрын
Dan baan leeye marbaan dadnimo wacn muujiya dambiga qof kaleeto galo dagtayda marbaan sudhaa jah eryda abwaanda AYAAN KAABA codka iyo lxnka ISKLAAJI iyo musigi FURNLE❤❤❤👍👍
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 2 жыл бұрын
Abwaan ayaan kaaba ahmett caydiid salan sare our Queen 👸 ♥
@ugbaadahmed2562
@ugbaadahmed2562 2 жыл бұрын
Ayaan Ahmed caydiid ayaan kaaba ilaahaybaa xikmad ku siiyey siistary ❤❤
@yasminali74
@yasminali74 2 жыл бұрын
Marban damaceyga iyo dareenkeygaba qarshaa Ayaamahan dalka badan marbaan DaLbada Adeeg Waqtiga daba Luudiya😔🥺
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Da'deydu waa 23jir waxaan dareemaya xanuun iyo inan wakhtigu waji farxad leh igu soo dhaweyn. Waxaan waayey shaqo ,mar walbana waxaa laygu yidhe maxaad u shaqo tegi waydey ,xidhiidho jaceyl oo aan lahaana way ka burbureen,farxad la'aan iyo qalbiga wax tabaya ayaan deris la ahey se alle laga ma quuste waan ka bixi insha allah. 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nimconadar873
@nimconadar873 2 жыл бұрын
wadkapxi
@BushraQanii
@BushraQanii 2 жыл бұрын
Ax😥waad ka bixi wll
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 2 жыл бұрын
Saladaha habeenka xiliga dambe ah badi walal qadarta allana naxariistisa ayaa ka awood badan ee haka quusaan 🤗
@hamdiahmed2237
@hamdiahmed2237 2 жыл бұрын
Abowe samar oo ha ogolan inaad is dhiibto waqti walbo oo xun mida ficn baa ku xigo waxan kugu duceeyan in aad hesho nasiibkaagi wacan waqtigu haku soo dhaweeyo walalkeeya don't worry be happy 😉
@alisideeye7707
@alisideeye7707 2 жыл бұрын
Anigupa kula mid baan ahy ee haw pixin qalbi wakhtigeenu wuu imaaan
@nimcocismaan9919
@nimcocismaan9919 2 жыл бұрын
Danbaan leeeyeee marbaaan dadnimo wacan muujiyaaa best fanan iskalaji ❤️🦁👑👑👑🎻🎻🎻
@canabmuumin8271
@canabmuumin8271 2 жыл бұрын
Jaceylku marbanaca Xususuhu marba tawa Hesaha iskalaji marba tawa Baba iskalaji 🥵💖
@yuusufaxmed9428
@yuusufaxmed9428 2 жыл бұрын
Marbaan Damacayga iyo Dareenkaygaba Qarshaa Ayaamahan Daalka Badan Marbaan Dalbadaa Adayg Waqtiga Daba Luudiyaa. Hees aad moodo inay aniga iga hadlayso . waan dhagaysan doonaa intaan ka baxayo waqtigan adag. Mahadsanid Iskalaaji. Axad 09/25/2022 Hargeisa 8:35pm
@siciidaabdirasaq8256
@siciidaabdirasaq8256 2 жыл бұрын
Lkn wallo waxaad ogaataa in taad xasuus ku jirto in aadan horayn u socon kari wixii tagay way tageen ee maxaad ka baratay baa la dhahaa guul baan u Rajaynyaa walal kaste oo waayo adag kujira
@yuusufaxmed9428
@yuusufaxmed9428 2 жыл бұрын
@@siciidaabdirasaq8256 xaqiiq weeye, mahadsanid walal adna guul baan kuu rajaynayaa
@3izx415
@3izx415 2 жыл бұрын
Mashallah AYAAN KAABA Queen 👑💛
@hapeepahmedpuuh9614
@hapeepahmedpuuh9614 2 жыл бұрын
More than a song🙆‍♂️😳✌ Mar ban damacayga iyo Dareenkaygaba qarshaa Ayaamahan daalka badan Mar ban dalbada adayg Waqtiga daba luudiya💫🔥🔥
@ifraahhassan3107
@ifraahhassan3107 Жыл бұрын
One Day Meshaan Wan Kusoo Laaban Insha allah Ano Faraxsan Oo Culeeska Aan Manta Daremayo Ka Baxay 😢2023/10/3🥶🥵🙏🙏
@hamdaaddow8371
@hamdaaddow8371 7 ай бұрын
Hada se tahay qaali ❤ Nolosha ka waran ?
@Zaky_garad
@Zaky_garad 2 жыл бұрын
Marba erayadu haddeey ayaan kaaba leedahay heestaa waxkale weeye🔥🎧❤
@omaari8178
@omaari8178 2 жыл бұрын
Iskalaaji ❤ax danbiga qofkaleeto galo dagtayda marbaan sudhaa dulqaataa oo socdaa ❤❤❤❤ we love you bro from usa
@marian5607
@marian5607 2 жыл бұрын
the legend of the legendary my favourity singer 💃inay aniga iga hadlaysaad moodaaba caawa 💃💃💃 jacayl uun maahee nolosha qurbaha lagala kulmo xataa ama syatem kooda hard ka ah🤔 ayaabay ka turjumaysaa. everyday dulkaad socod ku jirnaa
@Baxariye
@Baxariye 2 жыл бұрын
Ayaamahan daalka badan Marbaan dalbada adeyg wakhtiga daba luudiyaa My mood right now 🥺😥✊
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j 2 жыл бұрын
Wax kasto mcn quraanka alle ka macn 😑🖐🏼
@keeyowcadeofficial7456
@keeyowcadeofficial7456 2 жыл бұрын
Duubista fantastic 🔥💯💯 Editing 🎥 🎞 📸 💯 💯 Lyrics 💯🔥💯 Melody amazing 🔥 💯 Best musician axmed wali furinle 🎻 🎸 🎹 🔥 💯 🎼 Welcome back legend iskalaaji Laayab liibaan jama lbx sare hit song well done enough team liibaan jama to work experience
@labbelgaming123
@labbelgaming123 2 жыл бұрын
heesta waxa ay ka hdlyso aniga ayaa hda lugha kula dhax jira i.a commentigan waxa rpa xasuus in uu noqdo i.a ✋
@GacalkaCumar
@GacalkaCumar Жыл бұрын
Ilahaya nolasha haku hagajiyo abayo mcn😢
@mohametabdulkadir1597
@mohametabdulkadir1597 2 жыл бұрын
Legend Abdulaziz Iskalaji, Big respect...❤💯
@mohaabdi5919
@mohaabdi5919 2 жыл бұрын
Ayamahan dalka badan Legend iskalaji is back Nafada cashaqa adunka hada nahay wa tanaa heesteni ❤
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 2 жыл бұрын
Dadkoo nacas igu ogeyn Marbaan qaataa dulmiga Marbaan Doqon liita iyo Nolosha matalaa dabaal Wayaha u noqdaa daciif Hadiiba xaalad ay ka warameyso heestan waa aniga xalaadeyda culeyska i saaran allow ii fududee insha allaah in aan ka gudbo rajeynaaya. Friday 30/9/2022 ❤️‍🔥
@sacduushhasaan3356
@sacduushhasaan3356 2 жыл бұрын
@suadmohamedmohamud7869
@suadmohamedmohamud7869 Жыл бұрын
Allow amiin 🤲🤲🤲🤲🤲
@mahdiahmedhassan3786
@mahdiahmedhassan3786 2 жыл бұрын
Kaaba Ahmed., she is the 21 century poetry definitely genius And iskaaji a golden voice I salute both
@raily6824
@raily6824 2 жыл бұрын
My favorite singer I missed you this is perfect as always💯💯 stage present,the lycric,music,style, confidence you are the whole package 💯💯💯thnx
@abdulkariemiman1916
@abdulkariemiman1916 2 жыл бұрын
Hees iyo Bar🥰😘 Ereyga: Ayaan Kaaba Laxanka: Iskalaaji Music: Furinle
@nadiramohamoud7676
@nadiramohamoud7676 2 жыл бұрын
"Danbaan leeye marbaan Dadnimo wacan muujiya" iskalaaji ❤❤😘
@hamseabdi7308
@hamseabdi7308 2 жыл бұрын
Erayada kaaba axmed caydiid Laxanka iskalaji Codka iskalaji Musiga furinle Duubista liban jama
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
Lagend is Back ❤ My Favourite Singer 🎤🥰
@hodohussein9528
@hodohussein9528 2 жыл бұрын
Danbaan leeyahy marbaan dadnimo wacan muujiya🥺the real legend iskalaaji
@TheLegend-ty5dy
@TheLegend-ty5dy 2 жыл бұрын
Dunida maalman karhaa Daqiiqado wan farxaa Dharahan diif ku taal La doodaa nolosha baas Anigoo degey ban arkaa!
@yusradiamond8676
@yusradiamond8676 2 жыл бұрын
Fanaan hadad maqasho waa iskalaaji🤴👋
@zuuzuuahmed6156
@zuuzuuahmed6156 2 жыл бұрын
Ilahow wayaha adag naka bixi oo naka dhig dib uka shekeya😪 Durufta marba naca Daryelka marba dabaa🥲
@hormuudkahaldoorka2118
@hormuudkahaldoorka2118 2 жыл бұрын
Waa maalin aan xasusan Dona hadi mawdku idaayo wa hees ka hadlaysa marxalad aan hada ku jiro 9/25/2022 sucudi Arabia 12:42pm❤Thnks iskalaji
@ayushabdul3335
@ayushabdul3335 2 жыл бұрын
I.a farxad an dhamanen ku rajeynaa walal😔😔😊
@BushraQanii
@BushraQanii 2 жыл бұрын
Insha allah wll🥺
@BushraQanii
@BushraQanii 2 жыл бұрын
Ilaahay cimriga io cafimadka hakuu dhereyo
@nafisomuhamed5861
@nafisomuhamed5861 2 жыл бұрын
Dunida malmaan karhaa Daqiiqado wan farxaa Dharaaran diif mutaa Ladooda nolosha baas Anigoo degay ban arkaa🥺💔
@adzwestside1511
@adzwestside1511 Жыл бұрын
This song is legendary song 🙈🙈🔥 Ladoodaa nolasha baas anigoo dagay ban arakaa 🌺🌺🌺🌺🌺💯❤️
@DALJOOG1
@DALJOOG1 2 жыл бұрын
Kusali wll xabiibkeena Mohamed S.C.W❤️
@fatoumaabdikhaire7100
@fatoumaabdikhaire7100 Жыл бұрын
Scw Scw
@cannelkhaatumo2494
@cannelkhaatumo2494 2 жыл бұрын
Marbaan damacayga iyo dareenkaygaba qarshaa !! ayaamahan daalka badan Marbaan dalbada adayg wakhtiga daba luudiya!! Dadkoo nacas igu ogayn Marbaan qata dulmiga Marbaan doqon liidatiyo Nolasha matala dabaal!! Waayaha u noqdaa daciif!! Wakhtigu wax waliba wuuu ku brya😥😥❤
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Dadko nacas igu ogeyn Marbaan qaataa dulmiga Marbaan doqon liitiyo Nolosha matalaa dabaal Waayaha unoqdaa daciif Danbaan leyeey marbaan Dadnimo wacan muujiya Danbiga qofkaleto galo ........ marbaan sudhaa Dulqaata oon socdaa Marbaan damaceyga iyo Dareenkeyga qarshaa Ayaamahan daalka badan Marbaan dalbadaa adeeg
@jamadirir9756
@jamadirir9756 2 жыл бұрын
Wa hees an is iriii maday ugu sacotaa insha allah waxaan rajaynayaa in malmahaan farxadu dhawdahay aniga iyo intaa ilaamidkaaba🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@liibandhalo7959
@liibandhalo7959 2 жыл бұрын
Ayaamaha daalka badan Marban dalbadaa Adayg wakhtiga Daba luudiya Best song weeye inay Aniga hadlayso modaysaaBa 26/9 /2022 sanad ka bacdii hadan reply idiin so gali wayo iso duceeya walaalayal xuska.Allena.Aynu badino👋💙😓
@hassandweeu4096
@hassandweeu4096 2 жыл бұрын
Good lucky bro your life we know life Always is hard
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 Ай бұрын
Respect 🇸🇴 ✊🏾 Haye!!'
@Mankadeya
@Mankadeya 2 жыл бұрын
heestan marke soo baxese aniga inee iga hadleso Ayaan umudeya wan rajena 1sanad ka dib inaa dhagesto anigo xaladeyada waxa iska badalena insha Allah ayaa Allah waxan ku weyadiste nolala tana dhanta iyo aniga xor noqodeya isoo duceya💔🥺😢😥
@GacalkaCumar
@GacalkaCumar Жыл бұрын
Haye xor maa noqote abayo😢
@geedimire5111
@geedimire5111 10 ай бұрын
😢😢
@Daahirfarayare
@Daahirfarayare 2 жыл бұрын
Ayaan kaaba axsan abwaanad Macquul maha heskan Ayado qoral iyo erayaba ah ban fecebook geda kala socday muda dheer
@malmo4235
@malmo4235 2 жыл бұрын
Goodness me this is beyond imagination! He’s definitely one of the best Som singers! top notch weeye iskalaaji 😍😍😍😍👏👏👏
@salmamuuse1187
@salmamuuse1187 2 жыл бұрын
Asc wllo
@umarhussein3243
@umarhussein3243 Жыл бұрын
Ayaan Kaaba, she is the 21st century poetry definitely
@tufaaxcumar6462
@tufaaxcumar6462 2 жыл бұрын
Marbaan damacayga iyo dareen kaygaba qarshaa 😭😭😭😭 ayaamahan daalka badan mar baan dalbada adyg axax alow nolol qurux badan
@hal-abuurnaasirbaarri6819
@hal-abuurnaasirbaarri6819 2 жыл бұрын
Ayaan Axmed Caydiid ( Kaaba ) ayaan halkan ka salaamaya.
@dhemanqueen880
@dhemanqueen880 2 жыл бұрын
Kusali xbbkena muxamad (SCW) loveku waa xagiina🙏💯.
@MinhaajAbdirasaq
@MinhaajAbdirasaq 7 ай бұрын
Scw
@DeeqoCali-jv3st
@DeeqoCali-jv3st 5 ай бұрын
Scw❤
@axamedmaxamed3615
@axamedmaxamed3615 Жыл бұрын
Ayaamaha daalka badan mar baan mujiyaa adeyg cajiib runtii o dhab qofwalba sameyn bey ku yeela neysaa like ku daad sha
@boqoradagarowe5964
@boqoradagarowe5964 2 жыл бұрын
Boqorka fanka iskilaaji welcome back ❤️❤️❤️❤️👑
@muhanadsantos4156
@muhanadsantos4156 2 жыл бұрын
Igula saliya nabigeeenii subanaaa scw scw scw scw scw scw scw
@batika917
@batika917 2 жыл бұрын
Scw nabiaga like haku😢😢😢 plz
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 2 жыл бұрын
Heestan io maanta xaalka aan marayo way isku soo beegmeen rabiyoow culeeska io dulmiga la ii geeystay iga dulqaad xaqaygana isoo if bixi😢
@hanishrf4132
@hanishrf4132 2 жыл бұрын
Culeeska ilhay hainaga wada qaado Wlshey Niyada Kheyr usheeg
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Alle wllo haku gargaro ,xaqagana haku siiyo . Qof walba wuxuu tabeyo alle ha siiyo.
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 2 жыл бұрын
@@hanishrf4132 aamin abyo
@fadumoabdulahi1104
@fadumoabdulahi1104 2 жыл бұрын
@@caashaqalbi372 aamin abyo
@balqiizaisbishaale5362
@balqiizaisbishaale5362 2 жыл бұрын
Iskalaaji waaku wadanaa hes oosooqaaday oo itaaban kajirto madaxaa iisaarantahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@Khalieth17
@Khalieth17 2 жыл бұрын
Mararka Qaar waxaD MoDa iney Heesto adi Ka Hadleyso 🔥🥺💔
@nacimaismaciil
@nacimaismaciil Ай бұрын
Heestani manta ayay igu socoda waxan rajayna malmaha ibilamay inan adayg ku dhaaafo❤️‍🩹🤲
@inaamohmed8189
@inaamohmed8189 2 жыл бұрын
Mid i tabaty nolshyda😭😭😭
@nadar6092
@nadar6092 2 жыл бұрын
Ayaan kaaba gawar iyo bar ba tahay abyo😘😘🥰🥰😍😍 wxan bn hees uaqaana
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 2 жыл бұрын
Alx wan kaso gudbay marxalaadan qof ii jecelna wan heelay😢
@ckopray4516
@ckopray4516 2 жыл бұрын
Nio hablahan abwaanada ah way naga waallayaan erayadan mugan iyo miisankan leh ma u kayd San yihiin wallee ragii su aalay hor dhigayaan culus
@anuushwacays4883
@anuushwacays4883 2 жыл бұрын
our legend iskalaji heesihiisa waa wada xikamad iyo dulqaad😢
@rooblecadnaan8603
@rooblecadnaan8603 2 жыл бұрын
Mudnaanta koobaad ee heesta waxa leh Abwaana deena qaaliga ah Ee sidaa cajiib kaa u cabirtay dareen ka dad keeda Thnks sis ayaan.kaaba
@BOSSLYRTUBE
@BOSSLYRTUBE 2 жыл бұрын
Heeskan Muddo Wan Sugayay 😅😅 Wayaha Kusiinaya waxaadan Mudneen 😂 Balse Dhabar Adeega Daawo Ka Ah ❤
@SulekhoSahane
@SulekhoSahane Жыл бұрын
Hissongsatherapyforthesoul❤love🎉
@xusenmarcos1599
@xusenmarcos1599 2 жыл бұрын
Ayaamaha daalka badan marbaan dalbadaa adeeg iskalaji is another level 👌 ♥
@nuurakhadar4033
@nuurakhadar4033 2 жыл бұрын
Dhararan diif muta ladoda nolosha bas anigo dagay ban arka 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭dunida malman karha daqiqado wan farxa
@anisaahmedabdallah758
@anisaahmedabdallah758 2 жыл бұрын
Kaaba ma anigey iga warheysay😰aleeylahe marxaladaan maanta joogo iyo curinta inanta maxaa isku soo beegay inagoo soomaali iska dhex garaneyn ba😏mahadsanidiin soo gudbiyayaasha iyo abwaanada miraha leh ba😔😊👍👍👍allahayoow duruufaha nolosha kuwa isku dhigta hanaga dhigin☝️
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 жыл бұрын
Dadkoo nacas igu ogeyn Marbaan qaaata dulmiga🥺🥲 Emotional
@jaaleofficial910
@jaaleofficial910 2 жыл бұрын
Only Ayaan kaaba creativity on it's peak Omg🔥
@munoabdi489
@munoabdi489 Жыл бұрын
Yes bro❤
@MasnaUgaas
@MasnaUgaas 18 күн бұрын
Dunida maalmahan karhaa daqiiqadood faan Farxaa iskalijiyow waad iiheestay wlhi❤😢
@fadumonuurrashiid8770
@fadumonuurrashiid8770 2 жыл бұрын
Dadko Nacas igu ogeyn Marbaan qaata dulmiga Marbaan Doqon liidiyo Nolasha matalaa dabaal Waxaan soo qoraya 25:05 hbnimo Anigo Xaladaas kujiro Qof aan gartiisa qaadaneynin ayaan jeclahay runtii qalad walbo aniga Dusha saarto mararka qaar Amusnaan ayaa iga so harto illah hagargaaro😭😰😰
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 2 жыл бұрын
Alle wu ku sahali wax walba wll rabi talo saaro
@asiamercy
@asiamercy 2 жыл бұрын
Iska samir dear waad ka baxeysid hubaal karoonaaw ilaahey kheyr hakugu badalo ❤
@cadnaandhucdachannel4172
@cadnaandhucdachannel4172 2 жыл бұрын
Abwaan kaaba waa dawadii oo qof ah Heestan iyo xaalkaygu waa isku heer inshllah khyr xgi
@marwohzapirien8386
@marwohzapirien8386 2 жыл бұрын
Marban damacayga io😔 Dareenkaba qarsha😰 Ayamahan daalka badan 😥 Marban dalbada adayg 💪 Wakhtiga daba ludiya ⏱🚶‍♀️
@naxarxandule3170
@naxarxandule3170 2 жыл бұрын
Luudiya. ma aha Ludiya Luud waa Tabardarro awgeed aayar u socosho. Lud waa Hilib jiidh iyo baruur isugu jira oo aan laf lahayn
@marwohzapirien8386
@marwohzapirien8386 2 жыл бұрын
@@naxarxandule3170 🥺🚶‍♀️
@nimcocabdi7516
@nimcocabdi7516 2 жыл бұрын
Ayaan kaaba abwanadii abwaanada iskalajina waninka kaliye hesaha noocan ah ku raxaysan yaqan 🎊🥰💟
@mushtqmohamed
@mushtqmohamed 2 жыл бұрын
Legend iskalaji iz back😍❤
ISKILAAJI | WARKAAGOO SUGAN ISII | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2 МЛН
ISKILAAJI | NAF NAF TEEDU DHIBAYSO | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
4:19
Liibaan Jama
Рет қаралды 5 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
Beat Ronaldo, Win $1,000,000
22:45
MrBeast
Рет қаралды 158 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
MAXAMED MAAME - SUUQA GALIN MAAYO OFFICIAL VIDEO 2025
5:23
Mohamed Maame
Рет қаралды 3,8 МЛН
ISKILAJI - MAXAAD BEEN II DHANSIISEY - OFFICAIL MUSIC VIDEO - 2024
4:23
Iskilaaji Official
Рет қаралды 1,6 МЛН
ISKILAAJI | CEEB LA AAN TAGAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:45
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,8 МЛН
ISKILAAJI | KOR UHAY JACAYLKAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:15
Liibaan Jama
Рет қаралды 2,2 МЛН
ISKALAAJI HEES CUSUB GURIGII SAMIRKA OFFICIAL LYRICS 2018
6:32
Kabarai Films
Рет қаралды 2,7 МЛН
Iskilaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music (Official 2024
6:01
Hani Uk iyo iskalaji 2017 farsamadii:Samatar Said Salah
8:18
samatar said salah
Рет қаралды 17 МЛН
The Best Band 😅 #toshleh #viralshort
00:11
Toshleh
Рет қаралды 22 МЛН