No video

Iskuxidhka Ereyada | Midaynta Qoraalka Af Soomaaliga

  Рет қаралды 4,731

Machadka Af Soomaaliga (Machadsom)

Machadka Af Soomaaliga (Machadsom)

Күн бұрын

Asc walaalahayga Soommaaliyeed, meel kasta oo aydun joogtaan.Fadlan ku soo dhowaad bar tan youtubeka oo lagu soo bandhigi doono Af Soomaaliga, qoraal kiisa, qbyadiisa, tayadiisa iyo xaaladda liidata ee ku sgan yahay, walaw uu 52 jirsaday.
Bar tan b'aynnu ku qaadaadhigi doonnaa arrimaha kor ku xusan si loo dabaqabateeyo oo loo joojiyo hoosudhiciisa sannad ba ka ka danbeeya, sii durkaya.
Doodo ayaa lagu qaban doonaa, qof wal oo jeceli ba, ka qaybqaadanayo.
Waxa si gaar ah loogu naaqishi doona carqaladaha dabray ee u diiddan horumar la taaban karo, ha ugu sii horrayso, midaynla'aanta qoraal kiisu ee.
Dabcan, Macallin Shiraac baa dhexdhexaadin doona. Fadlan, qof kasta ha ka qaybqaato hawlahan nabiilka waayo horumarka afka waa waajib guud oo cid kasta saaran.
Mahadsandin akhritayaal iyo kaqaybgalayaal.
Wa Billaahi Altawfiiq.
Axmed Maxamed Shiraac
Halkudheggeennu waa:
21 Janaayo 1972
Maalinta Kaxrow Af Qalaad
"Ninka kiisa aasee,
Afka hooy diidee,
abnaqiisa tuuraa,
Isag'aa is moodee,
Ma ahaado Qaran kale."
Ka C.B.Xasan
**************************************************************************

Пікірлер: 5
@abdirahmaanahmedkossar2961
@abdirahmaanahmedkossar2961 Жыл бұрын
Mahadsanid bare sare waa muhiim xeerku
@success96954
@success96954 Жыл бұрын
Wa casharo aad logu bahana runti
@issemalin4051
@issemalin4051 Жыл бұрын
Waa cashar mum ah. Mahadsanid.
@success96954
@success96954 Жыл бұрын
Dad badan somali ku hadla o an sifican u qorin aya jira o anigu an ka mid ahay
@user-xz8bq5fz9j
@user-xz8bq5fz9j 7 ай бұрын
Hakad Hamso waa aan tagaa Dugsiga Burco ayaa aan ka imi
American Afsoomaali Ku Heesaya kuna maah maahayo.
14:36
Xogmaal Media
Рет қаралды 397 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 118 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Fanaaniin Soomaali ah oo Heeso Ka Xaday Dameero iyo Bisado
19:26
Horyaal24 Tv
Рет қаралды 16 М.
Moroccan DARIJA (An Arabic Dialect??)
16:43
Langfocus
Рет қаралды 857 М.
Similarities Between Arabic and Urdu
14:48
Bahador Alast
Рет қаралды 758 М.
Taariikhda Far soomaaliga
16:56
Sollas Media
Рет қаралды 54 М.
Fadeexada Fanaanada Muuna Miski oo Faafreebka Fanku Daaha Ka Fayday
32:32
UGU DAMBEYN WAA IGA TAGAY WIILKEYGA 😭💔
10:26
Adna Channel
Рет қаралды 170 М.
Hayaanka Horumarka qaybtii 1aad - Puntland
34:11
Madaale Productions
Рет қаралды 256 М.