No video

istiile hees cusub 2014 HD

  Рет қаралды 393,000

hodan ahmed

hodan ahmed

11 жыл бұрын

ruux laba boglaa by c/rahman istiile

Пікірлер: 446
@sihaamabdilahi4041
@sihaamabdilahi4041 4 ай бұрын
Hadad 2024 soo radisay oo aad dawanayso waku Salam ay😭😭💔
@afiifaahmed5368
@afiifaahmed5368 3 ай бұрын
Waakaa qaday wllshay
@user-ov2vd6wf7z
@user-ov2vd6wf7z 3 ай бұрын
Wnka qdy😢😢😢😢
@farhiafunny5589
@farhiafunny5589 3 ай бұрын
Wan ka qaday markastana San udhagaysata
@dhameysmohamout8735
@dhameysmohamout8735 3 ай бұрын
Ka qaadney
@Layalaxmed
@Layalaxmed 3 ай бұрын
Wanka qadnay
@caaliyacabdijaamac8461
@caaliyacabdijaamac8461 3 ай бұрын
9/may 2024😢9:03 fiidnimo😢😢😢run iyo beeni Kala wacan😢😢intii dabadey daawata waan salaamy❤️
@Shekh_Mohamed
@Shekh_Mohamed 3 жыл бұрын
Qofki ugu dambeeyay ee dhageysta ban ahay hadaad iga dambeyso like i saar🤟
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Heestan fanny 2017 march aduunyo
@kaifsahal7245
@kaifsahal7245 3 жыл бұрын
Ana kaga danbeyay
@munomaxud6959
@munomaxud6959 2 жыл бұрын
@@kaifsahal7245 anaa kaasii danbeyey
@titicadey8811
@titicadey8811 2 жыл бұрын
@@munomaxud6959 adna anaa kazi dnbeeye😂
@munomaxud6959
@munomaxud6959 2 жыл бұрын
@@titicadey8811 mashallah wllo qali xagee jogta
@zuuzuumohamuud777
@zuuzuumohamuud777 8 ай бұрын
Heestaan Marka aan dhagaysto ilaahay amarkii wn iska ooya indhahayga ilma ka burqata waxaan ahay ruux jacaylka wax ka yaqaan lkiin aan wali helin qofkiisi 😢💔 ama qof fahma 😢
@DhuuxAfrica17
@DhuuxAfrica17 4 ай бұрын
2019 dhagaysan jiray jacylkaygi kobad wa hore weye i.a wad helaysa wllo
@abdijamaalajchannel5433
@abdijamaalajchannel5433 3 ай бұрын
Sorry apyoh waqtiga ayaa keeeni doono qofki uqalmay noloshada😢
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse 2 ай бұрын
Sorry wllo waad heli insha allh
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 ай бұрын
Ani xitaa Kula midaa ahay ee ka waran hadaan isku jabno😅
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 ай бұрын
Ani xitaa Kula midaa ahay ka waran hadaan isku jabno 😅
@inacarab1999
@inacarab1999 3 ай бұрын
Amintu ama Goor sheegtu waa 13:26 3-05-2024 axyaa Fanaan :Run iyo Been kala wacan Rayina waa Qofkiise Raaliyo Ninkaan Qabin wuu Raran Gubyooda Still Listening Hada Fiirsnayso 2026 Nasiib Wacan Ban Ku Rajaynaya ❤️
@munodiirshe
@munodiirshe Жыл бұрын
Xasuus ayee iithy 9sano kahoraan dhageysan jiray wayna itaban jirtay hesta sababtana ma'aqaan lkn hada haa😭🥺yaa iga dambeyo 2022 December 14
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Hestan jawi dagan, Qol madow iyo speaker hadad isku hesho mudo ayad kaligeed ku noolan bilaa cunto dareen khaas ah ayey wadataa runti..❤️
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 Ай бұрын
😥 qofki an jecla ilahy iga of sady allah ku naxariisto cidlo😥⚰️💔 qof an kalsoni u qaday manta lay shegy arooskisa wllo Hamblyo ane ilahy ba qofka jecla iga of sady adne ilahy wa ku aqbaly qofkaga la midowdo😥⚰️💔 😥😭💔😥⚰️⚰️😭😰 2022 ilaa 2024 😭💔⚰️⚰️
@barliin7456
@barliin7456 5 ай бұрын
Ragu waa ridiyo waran hapla logu dow galay waa lagama raystan wana lagama reeban 2021 to 2024 o khiyaaliya😢😔💔
@mohakaraamo2187
@mohakaraamo2187 4 ай бұрын
Sorry 😢
@Apdinzirmohamet
@Apdinzirmohamet Жыл бұрын
Xanunada qaar wx lagu cabiri karo majiran manta oo ay tarikhdu tahay 7-5-2023 💔 ban udhageysan xanun an darmeyo xazuz ha inoqoto si an uso boqdo malmha badhadhaha❤
@LeyloquruxCabdi
@LeyloquruxCabdi 16 күн бұрын
Rajadii ankuqabay iyo rubad go aagi ruuney habeen hore inta leyga raraybaa raadkina igalumay hees dareenkeda wadata❤
@queninamahdi8606
@queninamahdi8606 Жыл бұрын
Waqtigu wuxu 2019 marki aan heestan gacanteyda maalin walipo ku qori jiray Una qori jiray wiil sxpo ahen o gabar jecladay ay ka tagty wiil yar ayuu aha ayadana gabar yar lkin naag io nin isku korimo maahe markay 2 sano la socotay waxay u aragty nin yar wayo waxay ahed gabar yar o noloshu u cusubthy shukaanzi bilow ah way ilowday qofki ayada jecla waxay raacday teedi io hawadi aduun waxay baranaysay rag ka waaweyn rag lacag leh io mid reer lacag leh isna wuxu aha arday Wuxu darteed uga so tagay waxbarashadi io dhamanba noloshi u ku jiray wuxu uso go ay iyada inkasto marki hore haysty nolol u kufaraxsanyhy wax walipo waxa badalay waqtiga waayaha ninki shalay nolosheydiyow la oran jiray waxa la dhahay wiil yar bad tahe iga dhamow 😰😭 wu yara jacaylna waqtigasa ugu horeyey adkayso io is adke midna uma muuqan kaliya waxa u muqata gabdhu jecla o maalinba nin la hadlaysay intu arkayo ayago wacaya waxa ka daran inta looga waramo Wuxu ka go ay dadki waxa ku dhacay buufis labadi qof oo wada taganba wuxu igu dhihi jiray anay waxay ileeyhn naagti hebel bay ka raacday 😭💔 waxbo uma awoodin lkin waxa ku oran jiray naago way badanyhne orod waxan ka har💔😭😭 Jacaylow abaha was heestan bu afka ka qaadi jiray anon waxba ku dhaamin o schoolka f1 ahna wan qori jiray 😭😰 raasumaal aduunyiyo hada raacday xiisaha Rixin goys inatahay inan yahay ra yiga galay Sxpayow meela adunka ka joogtoba gulayso😭😰
@munacjibaar9214
@munacjibaar9214 Жыл бұрын
Jcylow maxad dhibkeentey maxad dada kala dhantashey maxad niyad dhawrsaneydiyo qalbiyo badan dhawac eyeshadow jcayloow maxa ku oyey dhayo😭😭💔 nin jcyl Dardarey dadka mumaqlaa allow qalbiyadenah dhaw ka ilaali
@shafiabdi5313
@shafiabdi5313 Жыл бұрын
Nacalla jaceyl ku yaal 😩💔💔💔💔💔💔💔💔😭👥👥😭
@cumarmaxamed2634
@cumarmaxamed2634 10 жыл бұрын
Waa Cod iyo Action is qaadan kara mirahana waa cajiib
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
Wakhtigu waa 2017 03 march ) Wakhtigaa waxaanu kala maqnayn wiilkayga curad maxamed aamiin hooyadiis runtii waa hees ku suntan anigayo xaaskaygii hore ahaydna qofkii ugu horaysay aan jeclaaday hadana ay isugu kaaya dambaysay 2017 november Kuna nool hadeer dalka dibadiisa Qalbiga marka dhaa2ac kaa gaadho qofkii dhaawacmay uunbaa ila dareemi kara qisadan soo martay noloshayda Nolol ta usaraysa baan kuu rajaynayaa boqoradaydii jacaylka rooda
@aishaabdiali2780
@aishaabdiali2780 3 жыл бұрын
😭
@suleqo0fficial717
@suleqo0fficial717 3 жыл бұрын
😥
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
@@suleqo0fficial717 😢😢😢😟😟😥😓
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 3 жыл бұрын
@@aishaabdiali2780 😥😥😥😢😟
@imbashiir1825
@imbashiir1825 2 жыл бұрын
aniga kula dareemi kara bro, Allah hawshaada haku sakhiro.
@FatimaFatima-gs5rh
@FatimaFatima-gs5rh Жыл бұрын
Heestaan diib waxay igu ceelisay xasuus qalbiga katirtiray 🥺 hadana waxaan ogaday inaan wali jeclahay 🥺🥲 wanacay 🥺17-1-2023💔
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 8 ай бұрын
Hada sidee tahay talaw Maka caafimaaday ma faraxsantahay talaw
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 3 ай бұрын
Rajadii Waa halkii un wali 😢
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse 2 ай бұрын
Ilaahay haydiin Fudaydiyo walaalo adiga iyo lamaankaagaba
@abdisalanyaredahir2474
@abdisalanyaredahir2474 2 ай бұрын
☆Murugada calooshayda iyo muhanka laabtayda ☆meeraysigeedii waxan ula madoobaday ☆nin mataanihiisii gacmaha meel dhigtaan ahaye😭
@funny___784
@funny___784 Жыл бұрын
11/5/2023 still listening my favorite songs 😢😢
@AMIIR42
@AMIIR42 7 ай бұрын
2024😢❤
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 Ай бұрын
Cashaq is dayne calaf 😭💔😰😥⚰️💔xasusaha qalbigayga allah ka masaxo😥😰😭
@samatar4444
@samatar4444 2 жыл бұрын
Rajjadii aan kuu qabay Iyo rubad go,aagii Ruuneey habeen hore Inta layga raray baa Raadkiina iga lumay 💔
@MunaahmedAadan
@MunaahmedAadan 3 ай бұрын
Ani wax i jecel ma arag layma qorin umaleen😢
@AbdikarimKayse
@AbdikarimKayse 2 ай бұрын
Soo dhawaw walaalo
@adanibrahim2432
@adanibrahim2432 13 күн бұрын
✌️
@ikrankayf4395
@ikrankayf4395 Жыл бұрын
Qofkan dunida ugu jcla cawa 7baxaya😭😭😭aroskisana wan uhanbalyey durbankilogaracayeyna wamaqlayey 21 12 2022 kagadaran waxan hes hnblya usaray sawiro ukudhagantahay xaskisa waisjclnhy hadana qofksta nolol kalu galay calaf😭😭😭darenkeyga inlaiga daremo marabo qofkasta benbu iskuqancin rabiyow dib wanokulmin donta😭
@talhaali4985
@talhaali4985 Жыл бұрын
Insha Allah wlshey Rabi qalbiga Haku qaboojiyo Badal ka kheyr badan oo Aad ku dagto Rabi hakugu arsaaqo
@ikrankayf4395
@ikrankayf4395 Жыл бұрын
@@talhaali4985 amin amin mcnto
@ugbaadahmedsiciid1448
@ugbaadahmedsiciid1448 Жыл бұрын
😢sorry paayo
@ikrankayf4395
@ikrankayf4395 Жыл бұрын
@@ugbaadahmedsiciid1448 mhdsanid qali
@nasirrashid3018
@nasirrashid3018 Жыл бұрын
Wll NiYaDa KhaYr U ShEeG Waa AdUuNyE WaaNa LaGa TaGaYa
@baarnabukaana2927
@baarnabukaana2927 2 жыл бұрын
Rasamaal Aduun iyo hadaad Raacday Xiisaha Rixin Gooos inaad tahay Inan Yahey Rayiga Gali Hana Soo Rogaal Celin Reeen Reeen Ku noolow 😪😪😪😪
@ashahassan7915
@ashahassan7915 2 ай бұрын
Ala heestan 😢xasuus ayay igu reebtey waxii iga danbeyy ee dhageysta waan idiin salaamey😢🤚
@iqroHassan-rx7yi
@iqroHassan-rx7yi Ай бұрын
Heesta xasuus weyn igu ledahay markasto an dhagrystana waxay iso xasuusisa nabaradi hore an wali boksoon😭😌💔
@cadnaanak8345
@cadnaanak8345 Жыл бұрын
Still listening 2023> ana waa ka reystayee ruxaga iga celi🥺🏃🏃🏼‍♀️
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Same 🥺
@user-tq6je5ef7z
@user-tq6je5ef7z 2 ай бұрын
15 bishii 6 aad malin ciida 5:00.pm.dhagaysanayaa hadad iga danbayso love hayla dhaafin mcn❤
@aymankasaanostudio1000
@aymankasaanostudio1000 2 жыл бұрын
Eraydan Heestan Wlhi Qalbigay liketa iisaar haday tahay markii kuugu horeysay taabanayaan Best Song 2021🥰
@manowjunior2770
@manowjunior2770 4 ай бұрын
Who still listening in 2024
@user-ge7ep5gu4l
@user-ge7ep5gu4l 23 күн бұрын
😂
@user-nv3oh1sq3x
@user-nv3oh1sq3x 8 ай бұрын
Ani 7 jiir dhageyes san jir hada 21 jir dhagey sano ya marka yar micn man gar lkn hada si ficn aqan jacel iyo lacgta ilen wa cela cadiy 😢💔
@jihaanjibril6109
@jihaanjibril6109 10 жыл бұрын
hees aad u macaan love it,,, marka ragu calaacalayan jecliyaa lol
@puntlandboss3056
@puntlandboss3056 10 жыл бұрын
wax noo reebdee ina adeerey kkkkkkkkk
@ahmedismail4235
@ahmedismail4235 3 жыл бұрын
Ragu waaka ku dhalay inkastoy hooyo lamahuraan tahay
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Xasus wllhi hestan🥺😴 October, 2021 yaa ila dhagay sanaya 🥰
@sumayagorod4648
@sumayagorod4648 2 жыл бұрын
Aniga kaaga dambeeyey 😁
@nashadfaliir5978
@nashadfaliir5978 Жыл бұрын
6/7/2023 xili habeen ah😊 heestan wey i taabataa😢mana Aqaan sapapta wey jiraan waxyaabo aan tabanayo lkn aduunka mar waa farxad marna waa murug😔 Hana soo Rogaal celin Reyn Reyn ku noolow.🥺🤚
@Najiib-Habane
@Najiib-Habane Жыл бұрын
Murug ayu ii ahaa 2015 kii Waxay ii shiday heesta Haben dibna uman arkin, meelkaste waanka raadiyey wanan wayey heesta 2016 ilaa 2023 ayaan raadinayey heestan😴🤧😪
@mdmeelcad4526
@mdmeelcad4526 4 жыл бұрын
2020 waqti horey aya igu danbesay dhagesigeeda caawa waxba ikenay wlh Aan iska reesano sxbey 🙄
@mohamedsulayman2340
@mohamedsulayman2340 8 ай бұрын
Hada ma faraxsantahay talaw ilahay farxad waarta haku siiyo
@abdallaeid045
@abdallaeid045 Жыл бұрын
Caawa Ayaan Ka Baaqsan Waayay Heestaan Inaan Dib U Dhageeysto Misna Xasuuso Badan Ayaan Dhax Maquurtay Oo Midba mida kale ka qaraar tahay Caku jaceylku xumaa mararka qaar💔😩 05/01/2023❤️‍🩹🎧
@kaldeqaabdi1108
@kaldeqaabdi1108 Жыл бұрын
Eebe qalbiga hakuu qaboojiyo walal anigu waan jecelahy uun heestan🥺
@yasmiinmire7178
@yasmiinmire7178 Жыл бұрын
🥺🥺🥺👋
@YTLIBAN
@YTLIBAN Жыл бұрын
Waxan xasuusta markii an dhageysan jiry talefnka hoyo 2015 , wey itaban jirty heestan mana ogi sababta💔😭
@nasteehoabdirahiim2999
@nasteehoabdirahiim2999 Жыл бұрын
Ma aqaan heestan waxay iga tabaneyso 😭😭💔
@muniiraarsalo6495
@muniiraarsalo6495 Жыл бұрын
Hèstan waa hees dhabti tabanaysa Dreenkaga waana heesta aan dhaqaysto wakhtigay naftu xasuus gasho waliba aan iska kifaaxsanay wanan jeclahay heestan Isla hada oo aytahay saàcadu 9.28 pm 01/05/2023 isha allh wa ino sanadka ka ino xiga hadaynu noolano
@rahmaahmed4317
@rahmaahmed4317 3 жыл бұрын
Qofki ugu danbeyey ban ahay ee ddhegeysta heestan 2021
@somali.boy-002
@somali.boy-002 Ай бұрын
wxan kusoolaabn doono anoo farxsan oo kamarmy qofka aan dartiis uxnuusnyo isgana ii ogsoonen😢😢😢
@ubax3018
@ubax3018 2 ай бұрын
Naag joogto qurbaha oo qaadatey ayuuto ama hagbat baa adaygii aan uhaaye 4 ciyaala qaadatay 2014 heestaan Soobaxdey maanta 2024 Asaga iyo tiiqaadatey meel Iskuma sheegaan sorry aduun Weeye aniga hanti iyo ilmahaygii Waxbartey shaqeysto raaxo kunoolnahay
@CaptainMohamed-wt4rx
@CaptainMohamed-wt4rx 2 ай бұрын
Amu wad wacante anaga waa nalaga guursade
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 3 жыл бұрын
Heestaa ilaa 2013 dhagesanaye xili qurux badan iyo magaladeydii wajeer, hadana waxaan jooga caabudwaq, heestan waa hees darin jecel guuldarestay
@abdirehmansudais2113
@abdirehmansudais2113 Жыл бұрын
Still listening this song me nd my friend Mr gulet, heart break💔
@maxamedmustafe5331
@maxamedmustafe5331 9 жыл бұрын
woooow inaba cadi..maha..heestan rugti aad ugurtey hadey ras qabowdahey
@Armaan_addou
@Armaan_addou Жыл бұрын
Wali waa dhageysta 2023-1_25 ani iyo qof kle muhiim ah ❤
@karaamahassan1233
@karaamahassan1233 Жыл бұрын
Heesta musicada iyo vdioka waa leysla helay runtii eshclaaa mar hran dawan jiray hda oo 9yrs kasoo waregaty 2023 dawanaya cajiip shalay meshan joogay mnta majoogo adunyda waa sdan
@itsnadjma6481
@itsnadjma6481 2 ай бұрын
Hadad 2014 ilaa 2024 dhagaysanayso sidaydo kale waaad dash y 😢😢😢😢
@user-cc4or7in4p
@user-cc4or7in4p 9 ай бұрын
2/11/2023 I naver forget Rugti aad u gurtey hadey ras qabowdahay kudurduura raxada kaa rali ban ahay😢😢
@MuniiroBurhan
@MuniiroBurhan 2 ай бұрын
Kaa raali baan ahay 29/5/2024 10:52 hada iga danbayso hay dhaafin liketa❤
@carays.
@carays. 3 жыл бұрын
Rugtii aad uguurtay hadday rees qabowdahay ka durduuro raaxada anna raali baan ahay
@someditins
@someditins 20 күн бұрын
2015dolow Xero qoxooti ayaan ka dhageesan jirey huwawi eey walashey leedahey noki mobile 😢
@hayatmohamud6044
@hayatmohamud6044 Жыл бұрын
Still I'm watching kama xiiso dhaco wlhy heestan 2023❤
@AbdirashidIbrahim4300
@AbdirashidIbrahim4300 3 ай бұрын
Koley xasuus ayay noloshaada kuleedahay wll
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 Жыл бұрын
S n hada waan is jecel nahay lkn maalintan isguursano aniga oo faraxsan ayaan soo boqan heestan cawa 23:26MP 20/5/2023 xasuus😢🎉
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 ай бұрын
Update Na sii hee weli khiyaali miyaa mise Waa isguursateen😅
@abdirahmanmaal1500
@abdirahmanmaal1500 2 жыл бұрын
Still listening 2021 caadi maahin heestani nice voice and nice words 👌
@ramlamaxamad7898
@ramlamaxamad7898 2 жыл бұрын
2022 dhagaysanayaa yaa ila dhagaysanay😂😂
@loveumom2523
@loveumom2523 Жыл бұрын
Aniga🤣
@someditins
@someditins Күн бұрын
10 year ago this song but my frist tìme i listen 👂 2015 in refuge i listen huwawi 🙂💔
@user-gr3rz4xq6h
@user-gr3rz4xq6h 9 ай бұрын
Wlhi ano safar ah hessya dhagystta safrki posaso to galkacYo haben ah gari Yar oo verosa ah wattaY amni +hesstan +jwe dagan alx❤
@farahmanka2630
@farahmanka2630 8 ай бұрын
Xusuus heestan qof aan jeclaa 8 sano baan wayey ilaa hada qof idaweeya maan helin😢
@mariyahassan3217
@mariyahassan3217 Жыл бұрын
1/1/2023 dawanayaa allow cimri dheer iyo cafimaad kabariney
@user-lk1dr1fv2k
@user-lk1dr1fv2k 4 ай бұрын
April 2/4/204 Aya Heestan So Raadiyay 😢Ruux Laba Bogla Ah Hade raacdo niyadu 😭🥺 Wixi iga Danbeyo Like ha Ila Dhaafina❤ 22:01
@shafieatam1133
@shafieatam1133 6 жыл бұрын
qof ugu dan bayay o dawada aniga waye cml 2018 like
@MuniiroBurhan
@MuniiroBurhan 2 ай бұрын
After 6 year baa imi waxan rajaynaya inad noshahay
@Koolait
@Koolait 10 жыл бұрын
Sadness,and heartache flies away on the wings of time.SR8T BLUES!!!
@filsanhassan9135
@filsanhassan9135 10 жыл бұрын
ka raliban ahay
@Koolait
@Koolait 10 жыл бұрын
Thank you filsan,!
@filsanhassan9135
@filsanhassan9135 10 жыл бұрын
je vous en prrie mr guled
@fahadalli3117
@fahadalli3117 2 жыл бұрын
@@filsanhassan9135 lamaane heshiiyey miyaa tihiin imika mise wli wad isku cadhooneysan
@mohsin3095
@mohsin3095 Жыл бұрын
@@fahadalli3117 😅😅😅 5 carur waqtigan koley
@user-gm6tv6rf4u
@user-gm6tv6rf4u 6 күн бұрын
Aug 11 2024 ban kuso labtey hada iga dambeyso like saar 😮
@user-lc3ti9yl8i
@user-lc3ti9yl8i 2 ай бұрын
Wanisalamayadadka dawan Dona 2027 insha allab❤❤❤😢😢😢
@shuceybmahamad9624
@shuceybmahamad9624 10 жыл бұрын
www waxaas ayaa laga dhahaa jeceel miraha heesta ayaa idhilaya alfanaan istiile viva waa jiraa jecelka
@xamseupdirahman309
@xamseupdirahman309 Жыл бұрын
Dumar waa rodiyo waran rggana lagu doogalay taasan been aheen wllhie 🥺🙆‍♂️
@Siciidaadan12
@Siciidaadan12 Жыл бұрын
caawa oo ay tahay 14/01/2023 waxaan heestan u dhagaysanayaa dareen gaara xasuuus hay noqoto maalmaha badhaadhaha aaan soo xasuusto amin insha allah
@Rosemary256-3
@Rosemary256-3 Жыл бұрын
17 January 2023 Maalin talaada ah baan daawanayaa insha allah xasuus bay iii noqon doontaa❤️🤚
@SAIDGALER
@SAIDGALER 2 ай бұрын
Jacaylow aabahaa was, dumarow waxad qaadaan talaabooyin badan oon ka fiirsasho lahayn ee ilaahey ha idin xafido lkn isku badnaada waa talo walaalnimo. Inta qisooyin uurku taalo leh maqlay waa tiro beel
@amaalabdi4175
@amaalabdi4175 Күн бұрын
😭😭 qisadayda yaan la wadaga😭😥😥
@asadabdirizak8462
@asadabdirizak8462 2 жыл бұрын
Heestaan ima quseyso balse waan jeclaa ilaa yaranteyda wali gabar qalbiga igama ciyaarin balse waxaan cafis weydisanayaa intii gabar aan qalbiga aan uga ciyaaray waqtina ka lumiyay wlhi bllhi tallhi kaftam maaha 3gabar baan xasuustaa oo saaid ii jeclaa balse aan balan uga baxay kana fogaaday waxaa iqaaday dhalinyaro nimada plz iska keey cafiya adunka laguma waaraye anna calafeyga alla qoray adna sidoo kle😥 heeataan xaqiiqada ka bartay laga yabaa in rafaad isugayo markeygee alla ima tuso mid qalbiga iga ciyaartA😥
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 2 жыл бұрын
Sorry wllo ilhay kuma qabto balntu ciyar mha runtii inay ku cafiyaan ku rajynya🥺
@muniirofeysalgeedi9935
@muniirofeysalgeedi9935 2 жыл бұрын
Insha allah waku sugaya rafaaad adeer waxad geysata leedahay keep going
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Qofkasta oo qalbi ku ciyaara isna waa lagu ciyaarayaa taasi waa xaqiiq sxbow
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 2 жыл бұрын
Qofkasta oo qalbi ku ciyaara isna waa lagu ciyaarayaa taasi waa xaqiiq sxbow
@ShortyoutuberLL
@ShortyoutuberLL 2 жыл бұрын
Still watch 2022 my first time i listening this song when was tounger 🥹
@ikraancalas9938
@ikraancalas9938 Жыл бұрын
Anoo yar daawan jiray xasuus wllh😰♥️🔥
@farhiyamahamad5492
@farhiyamahamad5492 2 ай бұрын
Heestan waa hees cajiba isheg fananka qada
@abdiasiisxuseenog712
@abdiasiisxuseenog712 11 ай бұрын
Rayn rayn Ku noolow 😢😢😢
@Najmamaxamed569
@Najmamaxamed569 6 ай бұрын
😢😢
@korontostudio5448
@korontostudio5448 2 жыл бұрын
Cajaaib sheekhoow. Tiktok hadaa kasoo aragtat like ha iga baqiilin
@sabnaqueen597
@sabnaqueen597 Жыл бұрын
Me❤️
@hamseheis2814
@hamseheis2814 3 ай бұрын
💔😭xasuus 13/05/2024
@hiboahmedawadan8697
@hiboahmedawadan8697 3 ай бұрын
hadad soo radiso 2025 like ta hayla dhafin brO 😢💔
@zuhraabdi1499
@zuhraabdi1499 2 жыл бұрын
Still listening 2022❤️
@apdinzirphilip5808
@apdinzirphilip5808 2 жыл бұрын
Ano 10 jira dhageysan jirey ilahada wa dhageysan😂❤
@azad6894
@azad6894 Жыл бұрын
Heestan walhy wa hees murqaan haben Dhan ibaxysey mahadsanid fanaan❤️
@calikafuqsade8865
@calikafuqsade8865 9 ай бұрын
29 October 2023 still wa mid kmida hesaha an ugu jeclahy hdad iga damebeyso like isaar
@diazparomedia
@diazparomedia 10 ай бұрын
Run iyo beeni kala wacan Ra'yina wa halkiise Raaliyo ninkaan qabin Wuu raran gubyoodaa
@ayaanamoha
@ayaanamoha Жыл бұрын
15 jul 2023😢hana soo rogaal celin rayn rayn ku noloow💔🥺
@abdulkadirabdulaahi5999
@abdulkadirabdulaahi5999 2 ай бұрын
2024 inta jacayl galay😢😅❤
@DAMELpodcast
@DAMELpodcast Жыл бұрын
8 August 2023 waa malinkii aan qaatey guaankii nolasheyda ugu adkaa heestan waxa modaa in ay aniga iga hadleyso😢
@someditins
@someditins Жыл бұрын
sorry sister😢
@farhiamahamuud2706
@farhiamahamuud2706 Жыл бұрын
Markii iigu horeesy ee aan maqlo heestaan 2017 Hdda dib ugu soo laabty 28/12/2022
@Nim670
@Nim670 Жыл бұрын
4/1/2023 memories ❤️🥺
@ODAYFAJOOROFFCIAL
@ODAYFAJOOROFFCIAL Жыл бұрын
Still wandhagesta 10/1/2023
@somalitiktok8430
@somalitiktok8430 Жыл бұрын
WaxaaN daawanaYa 2023/01/08 saacadu 00:44. MagaaLaDu waa Kampala Uganda 🇺🇬 xaaladu waa xaalaD mirqaaan 🫠
@fuaadcalixaashi7119
@fuaadcalixaashi7119 Жыл бұрын
Maalmo kadib dawaana isla Kampala 😂😮
@Ashwaaq_Dhowrsan
@Ashwaaq_Dhowrsan 7 ай бұрын
​@fuaadcalixaashi7119 kula mid😂
@zayidganero876
@zayidganero876 Жыл бұрын
Hees iyo filim is leh another level. ❤
@mohaanshax3172
@mohaanshax3172 Жыл бұрын
I,am still listing break heart 💔💔💔
@farhiamahamuud2706
@farhiamahamuud2706 Жыл бұрын
Me too 💔💔
@omaralimohammed3068
@omaralimohammed3068 3 жыл бұрын
waqtiyada qaar xaladaha kujirto way adag tahay inad hesho hees ma ereyo aad ku cabirto xaldas. HEES ZAMAYNTEDA WADATA WAQICIGANA TABANAYSA "ANA WAN KA RAYSTEE RUUXAGA IGA CELI" 1/07\2021 1;26 PM
@macaaneeyahmed
@macaaneeyahmed 6 ай бұрын
Heestan anigo filim hinda ah mooda zapya ku dirsaday 2015 anigo filimka daawo is leh ayan arkay heestan ila hda wn jclhy kamana daalo xusuus qaali ah❤🥺
@Amiir141
@Amiir141 Жыл бұрын
Yaaa 2023 ila dhaygsanaha mise kali baan ku ahy 🥺
@walalnaxariiz7318
@walalnaxariiz7318 2 жыл бұрын
Qofki iga danbeeye hadad thy like izaar
@nuur____barre
@nuur____barre Жыл бұрын
22/12/2022 coming son 2023 heestan hda igaga danbeyso like saar
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
salaasada 4 10 2022 ayaan noloshaada si dhamys ah uga baxayaa waa ballan
@yaxyetopmohammed5866
@yaxyetopmohammed5866 Жыл бұрын
I am still listening 15_1_2023 heart break 💔💔💔💔 allow sahal amuuraha
@ashomohamed3075
@ashomohamed3075 Жыл бұрын
Me too 😢😢
@mirnaaaali6169
@mirnaaaali6169 Жыл бұрын
2015 walashey telfonkeda ka dhageysan jiray markan weynadey lee fahmey micnahed😂
@someditins
@someditins Жыл бұрын
soomaha same nhy wlhy 😂
@sabmajfamily
@sabmajfamily Жыл бұрын
🗣️2023 yaa ila soo radiayay 🥹💗 😢lkn jacaylkeyga waan heysta alx Dhageysigeeda jeclahay😫🫶🏻🤍🕊
@fuaadcalixaashi7119
@fuaadcalixaashi7119 Жыл бұрын
Ani 😊 lkn jacel malihi 😂
DUMAR WAA RIDIYO WARAN ABDIRAHMAN ISTIINLE 2018 BEST SONG LYRICS
7:10
MAADIYO MAAWEELO
Рет қаралды 741 М.
best of 2013 somali music Run Iyo Been By Istiinle...
7:10
Yurub Faahid
Рет қаралды 171 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН
ПОМОГЛА НАЗЫВАЕТСЯ😂
00:20
Chapitosiki
Рет қаралды 25 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 128 МЛН
Abdirahman
7:28
HimiloStudio
Рет қаралды 147 М.
NUUR DAALACAY HEESTII BURCO 2013
5:07
Xadhigle hadhigle
Рет қаралды 1,9 МЛН
Maxamed Ciro Hafar baad ku Nooshahay 2013 HD   YouTube
7:03
mahamed mushtar nasri
Рет қаралды 333 М.
HARUN LEEWAAYE HEESTII DHUUWOOY 2020
6:17
LEEWAAYE STUDIO
Рет қаралды 7 МЛН
Abdihamiid iyo Hodan Hees cusub (Somali 2011) Erayadii Ibrahim Eagle
10:21
Mustafe Oomar Sidii Hodan Haygu Noqon 2014.
6:21
Darwiish Media
Рет қаралды 302 М.
Mohamed  Ciro (Qalbi kuu Hilooboo Haween kaga Sogo'ay) 2013
6:05
Taajir Studio
Рет қаралды 997 М.
New Somali Songs 2011" By Abdirahman Istiinle
6:24
Aam614i
Рет қаралды 44 М.
Lehanga 🤣 #comedy #funny
00:31
Micky Makeover
Рет қаралды 27 МЛН