Itoobiya, Soomaaliya, Masar iyo Turkey: Xiisad labaad, baqdin, furin cusub, dano isi-saaran iyo..

  Рет қаралды 20,629

Abdullahi Osman Farah

Abdullahi Osman Farah

Күн бұрын

Пікірлер: 42
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 15 күн бұрын
MD Hassan sh guul iyo gobanimo
@YasirYassin18
@YasirYassin18 15 күн бұрын
Waa shaqada kaliya ee ku amaano xasan sh mohamud, waayo imiso sano ayay ethipia na dhex jogan wax hormar ah na ma keenan ma iyagaa leh somalia, hala saaro xbashida, welcome masar iyagaa isku diin nahay oo is fahmaynaa zxbtimimona naga dhacaysaa, wana aaminsanahay inay si hagar la aan ah wax inogu qaban donan sida turk
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 15 күн бұрын
Mahadsanid Wariye sare Abdullahi
@ahmedabdulahigalbeyte2990
@ahmedabdulahigalbeyte2990 15 күн бұрын
Ethiopia sida aay ku socoto waxaa la dhihi karaa wadada Dawlada Soomaaliya ku socoto waa mida saxda ah ,xitaa aay sabab u noqon karto in Dagaalkii 3aad ee adduunku ka bilaabanayo Geeska Afrika, Somaliya, Somaliya, Masar iyo Turkiga guul, Cadawga itobiya ,Emarat ha dhacaan
@maxamedxamuud811
@maxamedxamuud811 15 күн бұрын
Allha is one ☝️ 😢❤
@abdinasirabdullahi1037
@abdinasirabdullahi1037 15 күн бұрын
Ha walaacaan Cadawga Soonaaliya hhh Masarna waa Mahadsanyuhiin Ethoipia wey u diyaarsaneyd in ay Soonaaliya qabsato lkn Masar ma aysan ku tashan iyo Turkiya🎉🎉🎉 Aad ayaan ugu faraxsanahay Cadawgu in uu walaacay😂
@mussemohammed6148
@mussemohammed6148 15 күн бұрын
Ilaahey haku soo hadeeyo
@user-tt1qh2qc4s
@user-tt1qh2qc4s 15 күн бұрын
Cadawgaaga cadowgiisaa waa zaaxiibkaa
@muhanadyusuf8487
@muhanadyusuf8487 15 күн бұрын
Masar lasafanahay
@abdulkhadirabdi5510
@abdulkhadirabdi5510 15 күн бұрын
Itoobiyo ur-badan masar ayaa noo dhaanto. Soo dhowow masar ayaa leyahay.
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 15 күн бұрын
Somalia guul iyo gobanimo
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 14 күн бұрын
Itoobiya ugu horeyn horta waa inaa faraha is gelinaa haday toos u diidaan inay ciidamadeedu ku ekaadaan xuduud beenaadka masar iyo Turkiga waxaa uga baahanahay hub iyo saanad ciidan hadii lagusoo damaaciyo oo laysku dayo in lagu liqo waa inaad maajisaa kartidaada ugu danbaysa si laguugu arko in waxwalba kaa suurtoobaan😂😅
@abukarahmed7055
@abukarahmed7055 15 күн бұрын
Somalia Guul
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 14 күн бұрын
Itobiya anago og in ay thy cadowga koowad ayey amisom ka mid noqoty tiiyoo jirta ayey hada tiri bad somaliyed ayn qaadan.sidaas darted in an turki ama masar la yeelano iskashi milarety wax ku jaban ma jiran hadii dagaal yimadna awaleysan itobiya nabad noo ogoleyn wax an ayada ka halabin anaga naga halabimayaan
@mahadfarah3733
@mahadfarah3733 15 күн бұрын
Dhamaan inta masar kudhagan waa itoobiyaan iskadhigaya somali waxaana leenahay kuwaas iyo intalamidkaa anaga naloomatilmaamo cidaaan heshiislagalayno iyo cidaanalagalayn
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 15 күн бұрын
Masar falastin bay ugurman lahed.
@Mu12salMohamed
@Mu12salMohamed 15 күн бұрын
​@@abdihafiidahmed8950gurmad ma ahan ee dantaa isku keentay Somalia awood daciifnimo dareentay iyo masar o itoobiya cadow hore u ahaayeen o hadana somalia dano dhaqaale ka eeganeysa qadiyada falistiina wa mabd'a diin kan somaliyana wa dhaqaale
@MunaCalinuur-mp4bg
@MunaCalinuur-mp4bg 14 күн бұрын
Waxay ilatahy ha isdeso diidaye ha israbsatee daa😅
@AbiikarKeynaan
@AbiikarKeynaan 15 күн бұрын
Ethopia ayada ayaa abuurtay xasilooni darada golka Geeska
@AbdiMohamed-e3m
@AbdiMohamed-e3m 15 күн бұрын
Waxay ila tahay inaan itoobiya faraha isa saari doono hadaysan arimaheena masiiriga faraha kala bixin waliba soomaali galbeed intay gumaysiga itoobiya kuhoos jirto, anaga itoobiya walaaltinimo na dhax martaa waa riyo been ah, hada waan uyaraha nasaynaa itoobiya laakiin xabadu mar way bilaaban doontaa in sha Allah
@Adam-y3x
@Adam-y3x 15 күн бұрын
Masar iyo Turkey kaliya waxa Somalia uga baahantahay waa taageero qalab military,stategyad iyo tababar ciidan inta kale Somalida ayaa ku filan.
@Hassanaliaxmed
@Hassanaliaxmed 15 күн бұрын
MASAR MALAHA QOWL LAGU AAMINO
@moolcaliyow
@moolcaliyow 15 күн бұрын
Waxay ilatahay: Ethiopia iyo MASAR xuduud malaha laakiin Ethiopianku sideedaba ma jecla MASAARIDA. SABAB: Xabashidu sida REER BANU ISRAEL waxay ka mid ahaayeen ADOOMADA FARAACINADII MASAR! Nacaybku halkaas ayuu kasocdaa ee NILE RIVER oo keliya maaha!! BARTA TAARIIKHDA GOBOLKA!!
@abdulkadirmohamed8285
@abdulkadirmohamed8285 15 күн бұрын
QORAAGAA.N XUMIDAA MAXAA MAGACA SOMALIYA UGA HORMARISAY MAGACA ETHIOPIA CINWANKAAGA DAMIIR LAAWE MARKASTA MAGACA WADANKAGA MAGACA MADAXDAADA WAA LA'HORMARIYAAAAA
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 15 күн бұрын
xasan wuxu somaliya ku wada dariqi ugu qaldana ee abid somaliya lagu hogamiya, wuxuna somaliya galin raba dagal wakaladed aanan laga firsanin
@raghedanan3959
@raghedanan3959 15 күн бұрын
Dabadhilif Amxaaro ayaad tahay marka hadal kaagu qiimo malaha.
@AbdalleKhayre
@AbdalleKhayre 15 күн бұрын
New proxy war in somalia😂😂😂
@asadmoalim9794
@asadmoalim9794 15 күн бұрын
Qanisho qanisho ka fujiso Ethiopian baddena ayeey rabta waxey tiri dagal ama xeylada waa in an helno bad.
@farduusmuhidiin300
@farduusmuhidiin300 15 күн бұрын
Ha gubataan cadowaga somali 😂😂😂😂😂😂😂 etobiya waa in ay burbura ku dhacado etobiyo waa yahuuda afarika
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 15 күн бұрын
Waxay ilatay masar in aay yaabi doonto markey ogaato taageerada itobiya somaliya ku dhexleedahay iyo shacbiyad xumada xasan sheekh - tusaale koofurgalbeet iyo jubaland punland somaliland marabaan masar lugna ma dhigi karto and time will hadad moodeyso hadalkas in uu been yahay
@dadir3239
@dadir3239 15 күн бұрын
Waxay ila tahay ninkii diido sinantada adna diid sarentisa 30 years nasino nodiden markena waa inaa qalqal ku aburna
@wadanigadhabtaa4480
@wadanigadhabtaa4480 15 күн бұрын
waa ilaheey mahadiis ilinta yaxaaska aayno jileeysa ithopia ee beenta ahaa ineey maantta banaanka iskeentay
@rizak9956
@rizak9956 15 күн бұрын
Aad iyo aad wa alx
@ilmo1234
@ilmo1234 15 күн бұрын
Waxay ila tahay soomaali in ay isku tashadaan itoobiyana isaga filnaadaan waayo soomaali shalay berinkaan masoo degin oo ebedkeed ba way ku sugnaayeen degaanka eebbe weyne ugu deejay amxaar iska difaacna waa isaga filnaayeen wax walba ooy ku qaadato ku u dulaysnaanta xabashida iska ogolaaday iyo ku iska celiyay ba maarkaan waa tijaabo tijaaboyinkii horey loo soo maray tu kale oo la mid ah yaanan la sugin in turki ku difaaco amaba masaari oo ribix doon ah karamada difaacashadeeda soomaali ayey u taalaa in ay madiidin xabashi ay noqdaan amaba dad xor ah oo aan gunimo qaayibin...........
@hassangurey8919
@hassangurey8919 15 күн бұрын
Turki ga ma noqan karaan haduu dagaal dhaco 1977 russia saaxiib tinimadooda cusbeed ?
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 15 күн бұрын
Mya. Turkey & Masar midna wax inoomaqaban doono. Inaga sagxadda tagyno un.
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 15 күн бұрын
Waa midhihii soomali aduunka la heshiis ah
@ciiseqoor2771
@ciiseqoor2771 15 күн бұрын
Waxaas waxa ka masuula dawlada xasan skeekh oo aan wax dublimaasiyad aan lahayn adduunka dublamasiyadba lagu kala adkada
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 15 күн бұрын
Beenaale khaa in
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 16 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 46 МЛН