Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya, Is difaac Soomaalida, saameynta G. Afrika & colaada abuuran

  Рет қаралды 59,936

Gaylan Media

Gaylan Media

Күн бұрын

GEEDIGA GEESKA: Damaca Itoobiya ee Badda Soomaaliya, Is difaac Soomaalida, saameynta G. Afrika & colaada abuuran
Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

Пікірлер: 165
@AbdirahmanAliAdan-k3e
@AbdirahmanAliAdan-k3e 5 күн бұрын
Soomaliyey wax maqla , oo midoowa oo iswalashada iswehelsada 🤝 wad guul gareysiin 🏆
@user-ln8bg1kq7r
@user-ln8bg1kq7r 5 күн бұрын
❤Faysal Waa Astaan Qaran o Aqoon Ku Difaaca Dalkeena❤ The Secret Weopon of Somalia Faysal and other Well Educated brothers and Sisters❤
@jibeise1
@jibeise1 5 күн бұрын
Falanqeeyahaani wuxuu Noo dhigay Cashar weyn oo Na fahamsiiyey Siyaasada iyo Feejignaanta Asayasi Afwarqi❤
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 5 күн бұрын
Haa walahi aniguba arinta wan kala sodhex baxay o anan ku bararug.sanayn marki hore lkn qaryar yaro hargeysa ila joga yaka dhadhicinaya inta
@aadanabdirahman7756
@aadanabdirahman7756 5 күн бұрын
Gaylan ahaa nin aqoon u leh saxaafada iyo dhex galka bulshada
@omarmohamedghelle6274
@omarmohamedghelle6274 5 күн бұрын
Kkkkkk, you're what?
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 3 күн бұрын
​@@omarmohamedghelle6274who are you😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 5 күн бұрын
Guul Somaliland ❤🇮🇹🇮🇹❤🇪🇹🇪🇹❤Ethiopia
@shorttube507
@shorttube507 5 күн бұрын
Oromo caqli malahan nacaala ku dhalaye meesha ka bax
@mohakobrachannel2594
@mohakobrachannel2594 5 күн бұрын
Soo soco dheh caajisbaaba nadilay sidaan anagoo soomali ah un isku dilaynayee dhiiga amxaar iyo oromada siduu u egyhy rabaa inaan arkee😂💪🇸🇴✊
@Somfox1
@Somfox1 5 күн бұрын
Eritrea oo 3 Milyan ah Etoobiya kuma dhacdo in ay badeeda Damacdo! Somali oo 30 Milyan ahna !!!!!
@abdihasan6674
@abdihasan6674 5 күн бұрын
Somalida 60 milyan
@SafaKhadar-ec1gw
@SafaKhadar-ec1gw 5 күн бұрын
Dadkii lahaaba raali uga ah😅
@TheHeroIsRisingUp
@TheHeroIsRisingUp 5 күн бұрын
Somali dad xun waye oo bilaa damiir ah
@mafia-x1j
@mafia-x1j 5 күн бұрын
​@@abdihasan6674wa runtaa
@Somfox1
@Somfox1 5 күн бұрын
@@TheHeroIsRisingUp Somali ma xuma laakiin Madaxdeena ayaa laga laayahay wadaniyad iyo mideynta Umada Somaliyeed!
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 5 күн бұрын
Gaylan media jumca Moubarak caawa Ethiopie Badda Waa aabaye Ethiopie somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gull gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 my blood ❣️♥️♥️♥️ IAM from Djiboutine 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi 5 күн бұрын
Djibouti ismail maad iska kicisaan idinkaaba u baahan in laydinka xoreeyo xukuumada ismail geele
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 4 күн бұрын
Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen dadkeena iyo dalkeena waa noso dhifaceen manta waa malin teena wana dhifaceyna dadkeena iyo dalkeena manta waa malin teena dadkeena guul cadowgeena cagta kahoos 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 5 күн бұрын
Masha allah Faysal Abdi Rooble Geesi halgama ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdiAgood
@AbdiAgood 5 күн бұрын
❤😂❤❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉❤❤
@SafaKhadar-ec1gw
@SafaKhadar-ec1gw 5 күн бұрын
Buuqa yaraysta itoobiya hada neceb tihiin idinma ilaaliseene
@xasanyare6777
@xasanyare6777 5 күн бұрын
Asc wariye❤sare ❤nolow
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 5 күн бұрын
Mareykan waxa uu shegay in geeska africa eyku fideyso daacish iyo xajiriin waan shinaha heshiiska u la galay madax africa ayeey ka soo hor jedaan reer galbedku itopiya waxaa wada waa reer galbeed ee bada somaliya itopiya ma qaadan karto ee waa la adegsan ee somaliyey ka kaca hurdada
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 5 күн бұрын
Ethopia Wey lunsan tahay Jid Qarja Jeex yey Mareysaa Iyadaa Ku Burbureyso Emirates iyo qowleesato dabada kasoo Wadaan lakin iyada burburkeeda Bilowday Somalia Faaida Noogu Jirto Dhulkeenii Somali Galbeed Baa inoo Imaanayo iyadoo Maamul Somaliyeed Noqdo ama Somalia Haku soo biirto Ama sidii Jabuuti hanoqoto Waa Guul Weyn ayaa inoo Soo ifeyso ❤❤❤
@SuhuurbuntuHasan
@SuhuurbuntuHasan 5 күн бұрын
Somaliland ❤
@FreemanV99
@FreemanV99 5 күн бұрын
Only two states, Ethiopia and Israel, are called the states with ever expanding borders. If you happen to have borders with any of those two states, of course, your worries are well and truly justified. Somalia, Eritrea, and Djibouti are in that category, but not Kenya, which signed a defence pact with Kenya in the 1960s, particularly against Somali's military might back then. Out of the three mentioned countries, only Eritrea is well prepared, at least, militarily to defend its sovereignty and territorial integrity against any aggression by its neighbour - Ethiopia for now.
@Bakery9hargeisaawi
@Bakery9hargeisaawi 5 күн бұрын
Guul itobiya gul somaldn❤❤❤❤
@truthhurts2085
@truthhurts2085 5 күн бұрын
Oromo af somali bartay
@AhmedMohamed-yu6qt
@AhmedMohamed-yu6qt 5 күн бұрын
😂😂😂
@abdishakuraitong3396
@abdishakuraitong3396 5 күн бұрын
Kkk😅
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 5 күн бұрын
Wayka muqata inad ku jirto sidad u baran lahayd afsomaliga
@SalimMohamed-c2n
@SalimMohamed-c2n 3 күн бұрын
Guul somalia my blood
@DauudAli-s9l
@DauudAli-s9l 5 күн бұрын
Guul Io gobanimo Somalia ❤🎉
@SuhuurbuntuHasan
@SuhuurbuntuHasan 5 күн бұрын
Intaad xaqiraysaan somaliland insha allah somali sidaas ayay u burbursanaan doonta 😊
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 5 күн бұрын
O walalshayey yaa ina xaqiray waba layna sharfay o gadhka iyo godahaba walayna qabtay o madaxa layno salaxay o hala hadlinaba ladhahay waxay raban ha sameyane ila aynu dalkiba ibinay wana malintaynu galnay qaladki ugu wayna
@MegaSacad
@MegaSacad 5 күн бұрын
Viva Somaliland Viva Ethiopië ❤❤❤❤❤❤❤
@Anwaar.aadan.maxamud
@Anwaar.aadan.maxamud 5 күн бұрын
Dee adigu ina musa tehe malintu muse ka tago yan lagu arkin adigole somaliya gul
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 3 күн бұрын
​@@Anwaar.aadan.maxamud sheeko barley
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 күн бұрын
Anaga hadii madaxweyne ui noo yahay qof meelkasta iyo waraaq kasta saxiixaya wadankaan meel ma gaarayo ninkasta oo aan awood na dhaamina waa noo dhaaranayaa ileyn qof isku daran ah siyaasadna waxba ka ogeyn ayaa joogee iyo xildhibaano layiraahdo maxaan cunaa
@MaxamedAxmed-t9s
@MaxamedAxmed-t9s 5 күн бұрын
Mahad sanid gaylan mediya
@halbowle0187
@halbowle0187 5 күн бұрын
Majeerteen ayaa siiyey ethopia badd waliba faroole iyo abdiweli jinool markay kasoo qaadeen ethopia mashruucii federalka Somalidii koonfur lagu sii Kala qaybinayey hitgaliyeen garoowe 1 iyo garoowe 2 waagaa baa somali ethopia loo jabiyey labadaa nin waa Qaran iyo qowmiyad jabis hada iyo dan hadii somalinimo jirto qabyalad tirtir waa in laga bilawo in meesha laga saaro nidaamka federal inta udoodeysa nidaamka sharci Laga qaado sidii (Cali caarif) la masaafuriyo dhalasho lagala noqda looba aqoonsada dabadhilif waynaday
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 5 күн бұрын
FEDERALKA SYSTEM GAAS MA KEENIN WAA WIXII CARTA LAGU SOO HESHIIYAY KHAASATAN REER KG AYUU KHAD CAS U AHAA 1960 WAYBA SOO JEEDIYEEN LAMASE MAQLIN
@xusencusman7219
@xusencusman7219 5 күн бұрын
Waan gartya😢😢😢😢
@osmanahmed9780
@osmanahmed9780 5 күн бұрын
Ithopia damaceda wa mid guracan
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 күн бұрын
gartu allay taqaanaye xasan sheekh wadanka itoobiya iyo xalaneba marku dabcay inu wadanka kasaaro soomaali ba diiday marku daayayna wa la eedeynaya ee soomaali nin inkaar qaba un ba hogaamin kara
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 5 күн бұрын
Goormaa ladiiday inuu xalane saaro iyo itooboya mise xasan dhiiqo ayaa adeer kuu ah. Adeer ninkaas waa doqon aan lahayn wadaniyad iyo qab midna waa 70 jir lacag urursi kujira
@amiirnuur4430
@amiirnuur4430 5 күн бұрын
Ahlan
@TripleM058
@TripleM058 5 күн бұрын
Ya ila arkay farmajo oo yar
@somalia2730
@somalia2730 5 күн бұрын
Bahdilka Madaxda soomaalida qaranimo wadajir midnimo ka doortaya sano 40 dabodhilif uu ahaa shisheeyahay itoobiya maanta waxay mamusha dhamaan dhulka soomaalida ayagoo reer galbeedkan garab ku siinaya iney itoobiya uu diido qaranimo la helo kenya qaato jubbland
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 5 күн бұрын
In yar aan ku fahnsiiyo ama kaa daba geeyo Waxaad ugata Siyaasiga Somaligu in uu yahay Midhihii Gumaystu inoo beeray oo Qabanaya Shaqadii loo carbistay Somali hayday midhka fahanto xanuunka Haya dawadisii way heshay ogow oo waxa umada dawlad la aanta dhigay qabiilooyinka isku dira waa siyaasiga Ka fogow oo uurka ka nac xata haduu reer kiina yahay hana tageerin qof somali ah oo shadhka dawlad ku shegta lagu dulmayo
@baaricunugeey1462
@baaricunugeey1462 5 күн бұрын
South sudan baa ugu danbeysay wadan aan bad laheen iska Sax meeshaas.
@barashadahigaaddaiyotajwiidka
@barashadahigaaddaiyotajwiidka 4 күн бұрын
Soomaaliya waa inay qadiyad adag eelama taabtaan ah ka yeelataa damaca itoobiya
@geeledheere6706
@geeledheere6706 5 күн бұрын
South Sudan Bad malahan
@SacadXasan-iq3nt
@SacadXasan-iq3nt 5 күн бұрын
Daroodki nafta kabaxsan war ilayn 😂😂
@endoferagoat2393
@endoferagoat2393 5 күн бұрын
Doqonta hawiye daarood bay ku khafiiftay
@cabdisalaamxaajimaxamed9810
@cabdisalaamxaajimaxamed9810 5 күн бұрын
Qabyaaladda iyo reer iska dhicinta dhexdeenna maxaan ka faaidnay!?.
@highlightssports969
@highlightssports969 5 күн бұрын
Faysal rooble kii gaalka ahaay sowmahan😊
@Dheeman-ky7tu
@Dheeman-ky7tu 5 күн бұрын
Wasiirka arimaha Debeda warkiisa wa sheegtaye Maxaad useeginwaysay Wasiir Fiqi jabaantuusiiyay markaad boodayso Ina abdishkur
@Omarlibaax
@Omarlibaax 5 күн бұрын
Dad sad u liita oo aan tayo laheyn baa dalkii horjooga yaal u ah
@abbdll
@abbdll 5 күн бұрын
Halkanka meeshaada ka wad. Laakiin magaca Gayland iskadab wuxuu ku eg yhy magaca qaniisyada
@daljireali4783
@daljireali4783 5 күн бұрын
😂😂😂
@Ahmed-jama
@Ahmed-jama 5 күн бұрын
Gaylan waa erey soomali ah soo raadi macnihiisa
@baremohamedismail6274
@baremohamedismail6274 5 күн бұрын
South Sudan 🇸🇸 ayaaa ka danbeysey
@Ibrahimsomalimedia
@Ibrahimsomalimedia 5 күн бұрын
Itoobiya we love
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Dhiiilo
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
Dhiig madaxwayna somalia
@AbuukarMohamed-v4t
@AbuukarMohamed-v4t 5 күн бұрын
Waa oromo
@superfun1819
@superfun1819 5 күн бұрын
I know ​@@AbuukarMohamed-v4t
@xuseenfadal
@xuseenfadal 5 күн бұрын
Dulli
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Qof aan waxba gacanta ug jirin ayaa sharci caalami ah & UN ku war wareega.
@abdullahimahamud3589
@abdullahimahamud3589 5 күн бұрын
Asc dhamaan, anigu feker ahaan waxaan qabaa in dowladdu Alshabaab laheshiiso una adeegsato qalqalgalinta amniga Etheopia
@xuseenfadal
@xuseenfadal 5 күн бұрын
Fikir xun maaha balse caqabado ayey innagu keenay
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 5 күн бұрын
Dr Adam Awhirsi madaxweyne Farmaajo walaalkii miyaa
@hormoodkasoomalida9210
@hormoodkasoomalida9210 4 күн бұрын
Heshiisku wuu hir gelaya oo wlhi ah😂😂😂😂😂
@suldaanofficially
@suldaanofficially 5 күн бұрын
Ethiopia waa in aynu iska dhicinaa somali wey ka midaysan tahay madaxdeeda marka laga tago
@mohamedsheikhali542
@mohamedsheikhali542 5 күн бұрын
Sawirka madaxwenaha Sudan ee ma ahan ee waa madaxweynaha south Sudan
@AbdisamedAhmed-l3c
@AbdisamedAhmed-l3c 5 күн бұрын
Maxa laga waraysan nin yiri kitaabka alle in lagu dhaqmo ma aaminsani. Kan iyo ethiopia isma dhamaan
@Man19699
@Man19699 5 күн бұрын
Geylan media waan taageeri jiray,laakiin maanta ka bacdi waan ka fiirsan doonaa,waayo Xeebaha iyo badda from Laasqorey ilaa Saylac miyaanay badda cas ku oolin? Oo aanay soomaaliya ahayn? Waa maxay duligan aad wareysateen? Qofkan leh anagu badda cas kuma naalo,ee ereteria baa ku taal,muxuu ahaa? BLOODY HELL !
@FaadumoMukhtaar
@FaadumoMukhtaar 5 күн бұрын
Wll sida aad moodi ma ahaan dad badan oo soomaali ahna arrintaas way kula aaminsan laakiin arrin sax ah Ma ahan waayo somalia badda cas (Red Sea ) kuma taallo somalia waddamada badda cas ku yaallana kama mid ah Waddamada badda cas dhaca waxaa ka mida Djibouti 🇩🇯 Eritrea 🇪🇷 Sudan 🇸🇩 Egypt 🇪🇬 Saudi arabia 🇸🇦 Jordan 🇯🇴 Yemen 🇾🇪 Palestine 🇵🇸 ( dhulka yahuudu guumaysato) Soona ogow oo soo baar wll waad ka qanci doontaa inshaallaah. Mahadsanid.
@amiinyusuf42
@amiinyusuf42 5 күн бұрын
Mdxwyneha South Sudan bad maleh zxp🤣🤣
@Galaal.channel
@Galaal.channel 5 күн бұрын
Editing aad ayuu ufiicanyhay hanbalo Somali waa inay xidhiidhka ujarta Ethiopia waxkasta oo somali ka joogana ay uqabato 48 hours ciidankana heegan lagaliyo
@roobjama6865
@roobjama6865 5 күн бұрын
Soomaaliyeed
@abdishakuraitong3396
@abdishakuraitong3396 5 күн бұрын
Maanta qabiil muxuu inoo taray markii amxaar naqabsado anagon diyaar aheyn gabdhaheena quruxda badan horteena lagu xooga anagana nala gumeyo ala somalidu qabyaladi xay utarte wakasa cidlada kuso dhacay wadanki idlaa😢😢
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 5 күн бұрын
❤❤ETHIOPIA ANAGAA BADA SIINEYNAA ??WAAYO WAA WALAALADEEN SOMALILAND BROTHERS ETHIOPIA ❤❤🎉😮😅CADOW GOONFURTA SOMALIYA
@hassanfarah-s6w
@hassanfarah-s6w 5 күн бұрын
Sauth sudan mabad bay ledahay madaxwaynehada maxaad ugu darteen madaxwayna yasha bada leh
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 5 күн бұрын
Faysal rooble waa shaydaan xabashida adaa ka xun oo diinteena caayay
@abdullabdul8785
@abdullabdul8785 5 күн бұрын
Maanta madaxa ayaad ii saran tahay waayo maanta mucaarad iyo muxaafid daafaca dalka ayaa nagu waajib ah plz dhamaan saxafada somalida weeraar afka ah haku qaadaan ethopia iyo dhucafada taageerta
@mataan10hasan74
@mataan10hasan74 5 күн бұрын
Asc geylan waxaan aamin sanahay hadalka c/raaman c/shakuu oo ah abii waa la adeegsan hada mareykanka waxa uu jaad weydiistay saldhig ciidan oo horay uu uga guuray waxa hada uu uga baahan yahay saldhigaas maxay tahay
@prosl11
@prosl11 5 күн бұрын
Majeerten waxay washaan mar alaa markay maqlaan somaliland baa heshiish calaami ah gashay waa xaasdinimo iuo xiqdi iyaga ugu horeyeey inay Keenan ciidamada ethopia caasimada xamar iyago leh dawldanimo ayaan wadana iyago luu xasuuuqay 50 kun oo somali ah
@abdulkaderyousefaden7161
@abdulkaderyousefaden7161 5 күн бұрын
Faqash ma xishooto
@Allaahu_akbbar
@Allaahu_akbbar 5 күн бұрын
Dawladeey maxaa thy?+ wadan aadan maamulin oo amaankiisa xuduudihiisa aadnad koontoroolin horta dawladnimadu ma magacbaa
@faah-l2d
@faah-l2d 5 күн бұрын
adba sowdigan damcaya somaliland adaabaa khaldaan
@WoliWo-i2j
@WoliWo-i2j 5 күн бұрын
Diday kusoo ceshanlahayd maxaad kawadaa wariye Ma waabay lahaanjirty badeena
@abdirashiidabdulahi2927
@abdirashiidabdulahi2927 5 күн бұрын
Itoobiya maanta kuma dhacdo Eritaria lkn soomaali qabiil dilooday wayba u barooranayaan
@siciidmaxamud9121
@siciidmaxamud9121 5 күн бұрын
Sudan ma Salvakiir bad madaxweyne uga dhigtay.
@mohamudahmed577
@mohamudahmed577 5 күн бұрын
Wl aan kugu gardaroodo kelmeda is difaaca somalida aan soo qaato adigu xagee somalinimada kaga jirtaa?Ethiopia ma somali gaar ah ayey badeeda rabtaa? Mise somali dhan meel kasta ooy joogto?
@zaiiDcuzmanofficial
@zaiiDcuzmanofficial 5 күн бұрын
Somlia waa guleyso guleyse inshallh
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 5 күн бұрын
Faqash maalindhowbey dhimaneysa.
@aboubakermahamoudomar1022
@aboubakermahamoudomar1022 5 күн бұрын
😂😂😂 aya faqasha
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 5 күн бұрын
maxa sababay inad nagula hadasho afkii waraabe😂😮
@aboubakermahamoudomar1022
@aboubakermahamoudomar1022 5 күн бұрын
😂😂😂 aya faqasha
@xuseenfadal
@xuseenfadal 5 күн бұрын
Xoolo
@Abdirahmanmohamed5104
@Abdirahmanmohamed5104 5 күн бұрын
Hooyada iyo fulaygi kudhalay​@@aboubakermahamoudomar1022
@nalayeadde
@nalayeadde 5 күн бұрын
Qabiil miyaa dowlad noqon kara waa waali
@maxamedgaab4153
@maxamedgaab4153 5 күн бұрын
Siyaasigu marku leyahay Abiye Cid ayu wakiil kayahay hadan Somali nahay ma is weydiisay Cida wakiilka laga yahay ???
@truthhurts2085
@truthhurts2085 5 күн бұрын
50 million oo somali ah oo tababaran oo hubeeysan masoo damceen itobiyanka waa fuleeyo ileen waxeey kabaqeen 3 million oo eritrian ah
@ahmedqasim460
@ahmedqasim460 5 күн бұрын
tiro badni waxba ma tarto, midnimada ka awood badan wax walba
@AxmedIidan
@AxmedIidan 5 күн бұрын
Dawlada.uu.leeyahay.waxay.gelikartaa.xagayjoogtaa
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Gedo iyo Bakool , Koonfur galbeed ayay gacantooda ka baxay intay bad aanay waliigood tagi karin hadal hayaan. waa dad khiyaali ku nool.
@prosl11
@prosl11 5 күн бұрын
Khiyaali kama ah wsx kaste way oogyihiin laakiinse cadawnimada ay uu qabaan somaliland baa wax kaste kale weyn
@mustafaasalaam7488
@mustafaasalaam7488 5 күн бұрын
Muxuu ka wadaa somalia badda cas kuma taal
@daaweeyeofficial1184
@daaweeyeofficial1184 5 күн бұрын
1991 hadee eletariya ka go day maxee 1980 u raadineysay Ethiopia bad gaylan media ku laabo warkaaga
@MubYus
@MubYus 5 күн бұрын
Somaliland iyo Ethiopia gacanta ayay ku hayaan waxay doonyaan, kuwan kale hadal ayay hayaan UN iyo sharciga caalamiga ayaan na caawinaya sida Falastiinta, hadal aan wax qiimo ah lahayn.. Yaaab
@user-eq2gf6jq3c
@user-eq2gf6jq3c 5 күн бұрын
Ninkan gaalka ah maxad uwareysani diin maku dhaqmeynaa i well say no😂😂😂😂😂
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b 5 күн бұрын
Cali soomaali alle ayaa badda iyo cirkaba leh taas alle ayaa u gooni ahaadeen
@caydaruusshekhahmed686
@caydaruusshekhahmed686 5 күн бұрын
Xayasiis xun oo qadhmuun ayaan u nacay meshada fayzal rooble waa benaale tariikho aan jirin ayuu faafiya
@faarahjama243
@faarahjama243 5 күн бұрын
Zey walaahi caqli malahan waana itoobiyaan marka muxuu noo sheegayaa kkkkk
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 5 күн бұрын
Soomaaliland waa in Dawlada Soomaaliya ee Federaalka cadaadis saartaa oo xakamaysaa Soomaaliland
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 5 күн бұрын
RUNTII ANIGU WAXAAN U ARKAA OROMIGAN NIN WAALAN OO XANUUNSAN
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 5 күн бұрын
Somalida qiyaali badana Ethiopian Iska difaacey naa bey kuleeyihiin war Ethiopian sow tan futadiina difaaceyso
@Ahmed-wk2ct
@Ahmed-wk2ct 5 күн бұрын
Ilaahada majirto talaabo ficil ayqaaday itoobiya waynaogtahay inay sharcidarotahay iyaduna wayshegta hadalkedi malindhowayd aykadigaysay inxuduudeheda lasoweraro iyadotiri anagu cidna dalkoda kumananxadgudbin ok DFS waxalagarabaa 2arin inaydiblumasida xoojiso iyo inay sidegdega ciidanka difaaca qaranka udhisto unadiyaariso agabkasta olagama marman uah
@Oskamin
@Oskamin 5 күн бұрын
Cabdirqadir gaylan sxb halkaan 0:10 Ethiopia maaha dalkii ugu danbeeye ee African ah ee landlocked noqday l, dalkii uyu danbeyey ee bad la,aan noqday ee African ah waa South Sudan
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 5 күн бұрын
Laakiin albaabka bada cas ayeynu kulaalaynaa
@Man19699
@Man19699 5 күн бұрын
Waar doqonka aad wareysatay muxuu ahaa? Wuxuu yidhi: Soomaaliya badda cas kuma taal,ee Ereteria baa ku daal !. Waxaasoo kale oo indho & dhegaba la, ayaa warbaahinta laga soo deynayaa,shame on you.
@Man19699
@Man19699 5 күн бұрын
......inagu badda cas kuma naalo,Soomaaliya badda cas kuma taalo....😂😂😂 kulahaa !! Go back to school.
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 5 күн бұрын
Somalia markeed waalan tihiin 1. Tolooy daroodow iyo sool darood baa leh iyo 2. Somalinimo Rabnaa 3. Iyo itoobiya ayaa dhul somaliyeed qaadatay 4. Iyo tolaay somaliyeey Waxaas oo dhan idinkaa Afkiina laga hayaa , ee somaliland haday siiso iyo haday iska dayso waxba idinkama galin , markaa dhinac uun isku raaca
@aaminomaxamed6183
@aaminomaxamed6183 5 күн бұрын
Hadeerna tii shall aye 77 wanna kama duwana
@faah-l2d
@faah-l2d 5 күн бұрын
maamuulka xamar ee itaalka daraan ee amison dhabta ku hayso
@siciidcaydaruusmaygaag5521
@siciidcaydaruusmaygaag5521 Күн бұрын
Ethiopia oo aan damac iyo wax u dhow toona laahyn lkn ka baqata in dawlad somalia oo mar kle kusoo noqoto ayaa waxa doqonimo ku talabsadey cabdilahi yusuf axmed oo 50,kun oo Ethiopia ah ku keenay gudaha Somalia kuwaso xasuuqey dadka reer somalia ee dhulkoda ugu yimaden kadib hadan waxa keenay farmajo oo 4 dekedood heshiis qarsoodiya kula heshiiyey imkan xasan sheekh ayaa yidhi anaga siinayna deked taas oo wamiba bilaas ah oo xotaa kiro iyo ganacsiga oo ay u isticmasho iwm midna aan shegin lkn kaliya waanu siineynaa isagoo iska dhigaya inuu Ethiopia ka difacayo dalka iyadoo Ethiopia ciidankedu gudaha Somalia jogan kulana dagaalamyan kooxda al shabaab oo 15 sano bulshada reer somalia xasuuqeysey hadan hala is weydiiyo waxay madaxa somalia diidan yihiin iyo waxay doonyaanba inika waxay u badheedh ula safteen kooxda al shabaab iyo daacish sidoo kle xuutiyinta iwm tussle reysal wasare somalia wuxuu tagey ciraaq isagoo kooxda dacish loo soo marinayao hub aduunkuna og yahay halka iran usoo marinyso xuutiyinta taas oo beesha caalamku ka fajacisey somalia kuwa hogaaniya waa in la is weydiiyo yey yihiin oo an laga fikirn beesha ay yihiin guntii iyo gabagabadii somalia waxay 33 sano kujirtay god madow imikna waa lgu daboolay
@faahiyecawad359
@faahiyecawad359 5 күн бұрын
Muuse Bixii waa nacas weyn cadowgiis bad bilaash ah inuu ka siiyo dalkeena inaanka allle kaa qaad muusow ma bad ayaa laysa siiyaa
@faah-l2d
@faah-l2d 5 күн бұрын
horta xamaar maamuulaa marka meelo kale eehaa ilma amison
@faah-l2d
@faah-l2d 5 күн бұрын
somaliya bad lama waydiisan ee somaliland baa la waydiistay isqor bilaa liis adigii oon xamar xataa wada xukumiin baad rabtaan in aad somaliland isku soo dhererisaan
@aaminomaxamed6183
@aaminomaxamed6183 5 күн бұрын
77 dagaalkii Ay masar inagelisay dabadeedna is garab tragedies u noqday origami la yiraah do xakiinka waxay inagu difaacatay biyaha webiga niil
@baarliinmohamed-7191
@baarliinmohamed-7191 5 күн бұрын
Kani waxba ka dhageysan maayo waayo sokii laha diinta islaamka somalia malagu xukumi kara laha I sey not asago uga jeedo inaan diinta islaamka la isku xukumi karin waa nacas reer galbeed iska dhig dhiga cadowna ku ah diinta islaamka warkiisuna agteyda waa dameer dhuusay
@kaahinweerar2825
@kaahinweerar2825 5 күн бұрын
😂😂😂😂
@madhaafantv6596
@madhaafantv6596 5 күн бұрын
Been ayaad isku akhryysaa bada somalind Ya siinayna kaalay ka celi
@shaficimaxamed1381
@shaficimaxamed1381 2 күн бұрын
Kkkkkkk cabaadka joojiya wax wadan somalia la yidhaahdo ma jiree nin walba xafadisa ha maamusho
Gabar Soomaaliyeed oo cirka iska soo tuurtay " Skydive"
5:03
Xogmaal Media
Рет қаралды 99 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 16 МЛН
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 38 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 8 МЛН
SAFIYO TUSMO OO AAN WAXBA LA HARIN | WAREYSI ''GAR NAQSI''
44:36
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 59 М.
Ictiraafka Ay Sheegtay Itoobiya Wax Ma U Gooyaa Somaliland?
6:53
Abdijaliil Show
Рет қаралды 13 М.
Amazing Parenting Hacks! 👶✨ #ParentingTips #LifeHacks
00:18
Snack Chat
Рет қаралды 16 МЛН