/ jaalleallemagan GAASIRA. LEGEND AXMED MOOGE LIIBAAN . AUN
Пікірлер: 771
@farhanwadani45832 жыл бұрын
2022, yaa dhagaysanahya. "Garqaadkii waxgaradaa, loo gaaysan jirayee." Ilaahay ha unaxariisto Axmed Mooge Liibaan, dibadiisna nama fidneeyo. Inta 2022-ka ila daawanaysa ismuujiya.
@AyaanAbdirashiid46312 жыл бұрын
Ani baa kula dawaanayo
@cabdulahi7532 жыл бұрын
Aamin alaha unaxariisto
@caanodhaay15532 жыл бұрын
Ani
@shirdoonyareofficial617 Жыл бұрын
2023 still I lisen
@IsseMaderАй бұрын
2024 listen 😢
@abdulkadirainab80983 жыл бұрын
Hestan marki igu horeysay maqlo ama dhegeysto waxay ehed waqti aan kuqiyaaso 2003-2004 wil ila dhashay record kadhegysan jiray waqtigas hyo dhabteda kuciyaraye wlh mcnha ijogty lkn snad kadib dhimaty rabi janadi haka warabiye gobtuna badiye ehed asxbta igu duceya hyo qof wlba o aqriya faladeyda🙏🙏👍
Allah ha naxariisto marxuumada, adigana noqo wiil qiimo bdn
@dr-abdala84033 жыл бұрын
Maxa loowaayey nin garta goyn yaqaan Sida ina sanwayne Allah unaxariistee wlhi Dad waa dadkii hore
@luulmohamet53412 жыл бұрын
26/October/2022 arbaco 11:12pm Waxaan kaligey fadhiyaa meel banaan ah oo aan cashar ku diyaarinayey. waxaa niyadeyda ku soo dhacdey in aan iska dhageysto heesaha qaraamiga ❤ Inta iga dambysana waan salaamayaa 👋
ango meel gedaar fadhiyo ayaa igu soo dhacday inaa dhagaeysto heestan waa marki horesay aan dhageysto sanadki marku ahaa 2009 markaas aan gapar aad u jeclaa oo hashaawe jecel naga dhaxaysay allh u naxaristi ahmed mooge libaan heesa qaramiga ah aad aya u jclh.
@jimalemohamed683 жыл бұрын
maayirka hargeisa abdikariim ahmed moohe Aabihi weeye alle haku naxariisto
@sharmaarkecabdi17754 жыл бұрын
Ereyada heestan waxa lahaa abwaan Xaaji Gujis oo reer Hargeysa ahaa. Waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclaa heesihii cajiib ka badnaa, ee AHUN Axmed Mooge Liibaan. Rabbi ha kuu naxariisto.
@hamseabdalla43332 жыл бұрын
allah hau naxariisto abwaan xusen jamac rooble xaaji gujis
@hoorisalahhoori162 жыл бұрын
@@hamseabdalla4333 ereyada waxaa lahaa Nin la dhoho Ali Barre xuseen Taliyaha ciidabada jiida hore ee Somaliland
@buuxciise2338 Жыл бұрын
@@hoorisalahhoori16 malahan wllo ninkasi
@ahmedyasiin2418 Жыл бұрын
Wuxuu ahaa nin habar awala
@fardowsamyjam25128 ай бұрын
Sanadkee baa la sameeyay heesta
@Hassan_Turki6 ай бұрын
It,s may 2024😭let,s see how many legends are listening to this master piece🇸🇴🇹🇷
@hassannur74435 ай бұрын
It is a master piece. He was one of giants of Somalia. May Allah light his grave.
@hanadsaleeban29653 жыл бұрын
Who still watching 2022 😭😭😭😭😭❤️💜 loveka hyla dhafin
Axmed mooge liibaan heestan wuxuu qaadayy barigii uu walaalki maxamed mooge liibaan la dilayy amba la shirqoolayy ayuu heestan qadayyy ayAan filaya waa ka le "qaar meel u sii galayy hadday gawracaan" alle ha u naxariisto labadii fanaan maxamed axmed mooge & axmed mooge liibaan aaamiin yaa rappi 😢💔😭
@ASADABADIHAAJI4 ай бұрын
GABADH KAST0 00 S0MALIYEED 00 GASIRA LA DHAH0 WN SALAMAYAA. STILL LISTENING 🎶 AHMETT MOGE LIBAN ALLHA H0W BAXARIIST0 😢❤❤
Ana waxan dhagaysanayaa 9/26/2020 1:16 atnight Argentina
@mumtazmahir55434 жыл бұрын
Kkkk
@maankaabdi5802 жыл бұрын
@@abdishakourmohamoud1315 somalida argentina xitta ma dhacday m.a cfmaad ku joogo milwalbo dhiiga somaliyeed💙💙💙
@shaaniqadarshaani56775 ай бұрын
Xasusuhu wacanaa hestan waxay ku jirtaa heesaha giyiga soomali Kuwa ugu caansan ka aniga ahaan waxaan xasuusta radio noo yalay ayaan canjalad eey hesatani ku duubantahy ku dhageysan jirnay qiyaasti sanadii 2008 qasatan walalkey ayaa aad ujeclaa cawana Nairobi kenya 🇰🇪 ayaan ku dhagaysanaya 11/6/2024🙏 Allah unaxristo bahdii fanka intii dhimatay 😢
@inacarab1999 Жыл бұрын
Ahmed Mooge alle Haw naxariisto😢Heesaha ina Mooge Tan Baan Ugu Jeclahay adiguna wll 👍 2023 Ramadan 11🌙
@kadardirie69053 жыл бұрын
I will be the second ina sanweyne insha Allah 🚶🏾♂️🇸🇴!
@peacetheworld...........71054 жыл бұрын
"Garta, gabadhii wax-garadaa loo geysanjitey"........ or ninkii... both waxgarad..... Axmed mooge.... Gaajo iyo haraad...... markey gabax.... noqdaan..... word!....
@cabdilaahicabdirazaq80004 жыл бұрын
Xusuus qaaliya heestan markii iigu horray say Een dhagaysto waxay ahayd 2003 Mar aan xoolaha ku raaci jiray hawd sare Waxaa dhagay San jiray qolo markaa aroos ahaa Record iyo cajalad Waliba ku shaqay naaya battery Abu maroodi White elephant battery
@Sabrina-ko1kc4 жыл бұрын
Xasuu betterygaa
@mohamedabdilahi4174 жыл бұрын
xasuus wacan
@_s88954 жыл бұрын
Wan xasuusta wlhy aniga bariga
@hamdaqurux14403 жыл бұрын
Beetaliga maroga wlle wan garanaya wan ku ciyari jiray😂😂
@jablibaax3 жыл бұрын
#abu #maroodi baa la odhn jry #battery yadaas
@ubahdahirabdullahi74315 жыл бұрын
alle haw naxariisto ahmed mooge libaan ciidagale wa reer ayeeyday ❤
@Abdullahidhaqane3 жыл бұрын
Legend mooge
@hanadyare68993 жыл бұрын
Ana reer awawgaa ayaan ahay
@mahdi22ismail693 жыл бұрын
Legan Ahmed Mooge Heesihiisa lagama Xiiso dhaco wllhi Still 1 August 2021 Ayaan dhageysanayaa Anigoo Joogo Ceelasha biyaha Oo Walaasheyda Qaaligana Waqooyi katimid inala Joogtaa .. Writen by Mahad Ismail Hashi ( Kabtan Dhiidhiye)
@onkodlyrics49657 ай бұрын
2024 YAA ILA DAAWANAAYO LIKE SAAR😢
@ambasaadordeeq24474 жыл бұрын
Heestan waxan hore u dhagaystay 1996 Aniga oo jooga badiye waxan hadda dib u dhagaystay habeen arbaca ah 11 habenimo waxan jooga yurub
@Shafie-Mohamed-Osman2 жыл бұрын
Waqtigu aad buu uordaayaa
@ugbaadeisa7870 Жыл бұрын
laba sannad nabad ku dhagayso
@AasiyaAbdalla10 ай бұрын
Heestan 29 November hbn xili ay ahayd anagoo wada joogna ayaan waqti wada qaadanay aniga io jeceyl kyga waqti qurux badan ay ahayd❤
@inacarab23534 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo Ahmed mooge Liiban Wxn odhan kara Wuxu ahaa gorey haldhaagi fanka iyo suganta somalied Wuxu ifka inoga tagay murtidisi iyo codkisi dahabiga ahaa
@muxamad80223 жыл бұрын
Adeer ilahay hakuu naxariisto waxaad kamid tahay fanaaniinta aan ugu jeclahay Soomaalida Sidoo kale wiilkaaga cabdikariimna waxuu kamid yahay siyaasiyiinta Soomaalida maanta kuwooda aan ugu jeclahay
@hobanlesomalion84684 жыл бұрын
Kama daalo dhageysiga heestan. Thank you for posting.
@Keydka_Taariikhda Жыл бұрын
Waa Hees Xasuus Weyn Ii ah , Muddo dheerna Aan Raadinaayey , Waa Hees Markii ugu Horeysay Aan Ka Maqlay Abtigeey Oo Qaadaayo Xili Aan Yaraa Blse Markaan Soo Kacay in badan Heestaan Waan Raadiyey Oo Waan Waayey, lknse Ugu Dambeyn Si Lama Filaan bay iiga Soo Hor baxday
@MrLooyaan3 жыл бұрын
عميد الفن احمد موجي ستظل خالدا في قلوبنا الف رحمه والنورعليك مبدع
@hamdaqurux14403 жыл бұрын
آمين يارب 🤲🤲
@hamdaqurux14403 жыл бұрын
آمين يارب 🤲🤲
@umeymabashir37904 жыл бұрын
Inti astan kaso maqashay hestan like isara 2020
@qayscade64334 жыл бұрын
Umeyma Bashir Abyo Number Kaga Isii
@Lowk3y194 жыл бұрын
Ani wlhi 😂😂😂
@SamiiroMaxamuud-dn6kj10 ай бұрын
Wax nadib u yeshay inan dhageysto subax qamisa 21\dec 12/2023 ❤ no mel cidla fadhiyo alha ku naxristo axmad
@MAASOMALI Жыл бұрын
Waa Subaxnimo Salaasa ah 8:20Am saacaddu tahay, Cup qaxwo ah iyo qaraamigan macaan baan geed Guriga banankia ah la fadhiyaa. Waan idin salamayyaa walalyaal dhamntiina, Alle Inama Fidneeyo
@dhalanteedtv75533 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 12:4:00 habiin arbaco tarikhda 16/7 /2024 waxan dhawrayaa kaguulgaadhida rajooyin badan on nolosha kaleyhy 😮
@QamanHasanАй бұрын
Waxaan dhageysan jirne aniga xaaskeyga aan jeclahay oo xiligaas xiriir jaceyl iyo hasawa inaga dhaxeeye xiliga alxamdulilaah inu walii jaceylki ziyaade caruurna ii dhashe rabigey aya mahada iskaleh
@tallmanahmed78026 жыл бұрын
Haduu sahan go.doomo geeda doonayaa Gaajiyo haraad markay gabax noqdaan cajiib axmed mooge allaha u naxariisto
@Zahidafoodshare3 жыл бұрын
Allah yarxamu, your son is my mayor today. He won the vote of Hargeisa. Landslide.
@mohazadem30316 жыл бұрын
Alow ku naxariiso funaan qaran an heesahiisa jecelahay ahmed mooge liibaan wa funaanka kaliya an reer wuqooyi ka jecelahay😍😍😍😍😍 janatu naciim alha kugu bishaareyo
@maxamuudcumarabshir7105 жыл бұрын
Alah ha unaxariisto Abwaan Ahmed mooge liibaan and walakiis mohamed mooge hadow go,ago da,o guun yadu dhasshoo waawo waayo
@bintiahxmedsaleban96824 жыл бұрын
Mohaz Adem Reer Waqooyi Waa Dadkii Fanka Iyo Suugaanta Ina Baray Hadaynu Nahay Somalida Kale
@BERDILAACSHE8 ай бұрын
2024 hadaad dawaneyso xasuus ka dhigo oo fariin reebo 5sanno ka dib reply kuso laabo qofki reer comments ah o naga baxo na aan u duceeno 😢❤
@sharmaarkecabdi17754 жыл бұрын
Abwaan Xuseen Jaamac Rooble, oo [ Xaaji-gujis ] loo yaqaannay baa ereyada heesta iska lahaa. Alle ha u naxariisto labada ba.
@cabdimuqtaar78853 жыл бұрын
Malahayn beenaale .Heesta Singub baa leh
@jablibaax3 жыл бұрын
qolomuu ahaa abwaanku nio
@cabdinuurmaxamuud4 ай бұрын
Heestan aad baan u jeclahay waxaana dhagaysanayaa habeen axad ah 11.45pm jun 16 2024 waxaana ku dhagaysanaya jiida maygaagle waxaana ka mid ahay ciidanka difaaca hore ee ssc khaatumo Qofkasta oo reer ssc khaatumo ah waxaan u rajaynayaa nabad waarta iyo nolol fiican maamulkayaga khaatumo ee aan duurka iyo dhaxamaha ugu jirnona waxaan u rajaynayaa inuu noqdo maamulka ugu nabada io amniga fiican❤ habeen wanaagsan dhamaantiin
@xayiraiyoxoodmidia5326Ай бұрын
WAAD RIYOOTAYEE WAX MAAMUL AH MA JIRO. MIDA KALE WAA IDINKA SOO HOR JEEDAA IYO HEESIHIINA WAA DHAGAYSANAYAA XAGEE ISKA GASHAA
@ahmedabyn33462 жыл бұрын
Ahmed was close friend during the school in 1965 even in Mogadishu in 1967we were staying same house in Hodan area Allah insha all will keep his grave a paradise insha Allah ameen
@somaliqueen3346 Жыл бұрын
Wow u have a good memory MashaAllah when did he die
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
amazing tima and memorible daies , ilahay ha unaxariisto adna ha ku xifdiyoh.
@mustafeali617 Жыл бұрын
2023.1.june.
@selmadelastqueen40768 жыл бұрын
allaha unaxaristo ahmed moge aderkey waaye nin isaaq dir ah waye Masha Allah
@anascabdirisaaq12177 жыл бұрын
Salma Abdullahi abti isaaq iyo dir waxba isuma galin
@mustafacabdule98726 жыл бұрын
Salma Abdullahi hhhhhhh adero yaakuso qalday
@qabojiyegmailqabojiye4656 жыл бұрын
Salma Abdullahi aamin wllshay
@allahwithmeneverbedeprived34946 жыл бұрын
@@anascabdirisaaq1217 Malaha dadka ayaanad kala aqoon ee isaaq hadaanu dir ahayn .yaad utaqaanaa !?
😢😢😢😢😢😢💔💔💔hestan ano yar aya maqli jiray abahey aya dagesan jiray hado weynaday wali wa hilmamin waliba marka murugsanahay aye igu sodacda maqano waxa oguwacan marka murugsanahay oo is calol xumeynayo aye igu sodacda hesihi hore wa dahab
@FarxaanMire-jd3bdАй бұрын
Fan kaama danbeyn awowe ilah hakuu naxariisto libaax❤❤❤
@mohamedmiidoh5736 Жыл бұрын
20223 haddad dawnaysid saxiib hees hadadku danbaabaysid qaraaami dhagayso fadlan. anigoo exam trouble shooting diyarinaya baa an arkay ku iga yar oo tiktok ka dawanaya heestan oo wax lagu dulqabtay ka daawanaya ka dib laptopka ban lasoo baxay misaan gaystey burco afgooye. 1/1/2023 ilahaw somali unaxariisoh.
@adanabsiye295726 күн бұрын
Asc waa qofkasta Somali dhab ah oo diinta iyo dalka iyo jirka Somali teed jecel iyo in ay cadowgooda meel uga soo wadda jeestaa Salaan ka dib dadka halkan commanka soo qorayaa ma dhalinyaraa hees Stan waxaan dhegaysan jiray 1980kii qofbaa wuxuu soo qoray waa heestii u horaysay ee uu tiyatar ka qaado u malayn maayo ee heeso badan oo kale ayaa ka horeeyay
@abdiwaliali78775 жыл бұрын
Yaa dhagaysanayaaa xiligan hada iga danbayso like iisaaar julay10 2020
@ilaysyreilaysyre57863 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisro axmed moge liban waxa aad kuway tahy qalbiyada dadka soomaaliyeed
@anascabdirisaaq12177 жыл бұрын
Allaha unaxariisto awoowo Axmed mooge liibaan ciidagale waa ree awawgay one love ree sheekh isxaaq
@mohazadem30316 жыл бұрын
Funankena anga qabiil nagama aheen somali dhan bu udhaxeyaa funaaniinta la tirsado uu kamid ahaaa alaha u raxmado
@mustafacabdule98726 жыл бұрын
Anas cabdi Risaaq fanan somaliyed bu aha allaha unaxariste qabilna hda wxba utarimaye mxd mesha kalaso dontay
@allahwithmeneverbedeprived34946 жыл бұрын
Ina sanweyne aderkayg buu ahaa Nin Faarax Abdile ayuu ayuu ahaa ❤❤
@omarducaysane45916 жыл бұрын
It's ur family fariid👍
@bilanahmeddheere16316 жыл бұрын
fanaankena somali.ayuu udhexeya ilaa yarantaydi baan jeclaa oon.dhagaysan jiray axmed moge magaca Somali iima dhaafsanayn waayo fanaaniinti hore qaran.bay.ahayen inti dhimatay allaha qabriga uwasiciyo inta noolna hiba iyo sharaf Haku.noladan
@ibrobinali97752 жыл бұрын
Eryadha heestan ninki Miyi soo maray ayaa daremi karo...
25/11/2019 baan dhageysaa lkn waxan maqli jiray anoo waxba kala garan waxa dhegeysan jiray walalo iga waaweyn oon manta qaar noleyn ahmed mooge ilaah ha u naxariisto waxa uu ka mid yahay weli fanaaninta dhintay lkn mantana fankodu yahay kam ugu horeya somalida In shalay la qaaday baad mooda sida codka iyo murtida kuwa hadda jooga yaaba xasuus u qaba
@nuhahmed54764 жыл бұрын
Alle qabriga ha unuuro abwanka iyo fankaba waxay ahayeen laba gayiga somaliland ku dheer dadkuna jeclayeen alle qabriga ha u nuuro
@maxamedMuuse-g6r22 күн бұрын
Heestan waxaan markii ugu horaysay dhagaystay 2000 wakhtigaa oo aan u safray baadiye ,nin adeerkay ah ayaa lahaa shiriig badhad casa la odhan jiray oo heestan aad udhagaysan jiray xoolaha ayaan la raaci jiray oo lagayn jiray meel aad uga fog meesha reerku dagan yahay .xasuus dheer ayey igu leedahay maraa waaxid
@asmasaleban5053 Жыл бұрын
2023 daawanaya
@Dalabka Жыл бұрын
9/6/2023 13:43
@MubYus3 күн бұрын
2024.. ayaan daawanayaa WALI
@LadanMohamed7133 ай бұрын
9/june/2024 Goor sheegtuna ay tahay 10 AM subaxnimo❤😊 axmed mooge iyo dhamn ehelkii iyo. Asxabtii inaga dhimatay alle qabriga ha u nuriyo🤲
@hamseabdalla43332 жыл бұрын
Halsano iyo dheerad ka dib ayaan hadana dib udhagaysanayaa caawa old is gold
@Fu_aadtahlilFu_aadtahlil Жыл бұрын
Alle ha.u.naxaristo
@muscabsheeno64 Жыл бұрын
11/ January / arbaco 2023 / sacda 4:26 story ayan kaso arkay inta hore wxn go,an saday ina so radiyo finally wa dhagesanaya mrka wxa jclystay dadka iga dambeya e dhagesan doono ina decomentry u noqdo wan idin salamaya dadka dhagesan donow 🙋♂️
@AasiyaAbdalla Жыл бұрын
Garta kii wax garad baa loogeeysan jiree
@zamiraltamohamoud88893 жыл бұрын
Inta heestan daawanaysaa inta wiilkiiso magaalada maayar k hayeh loveka
@seinababdirsak-qv3rs Жыл бұрын
4/26/2023 🥰marki igu horeyse an dhagysto weye Alle ha u naxristo fananaka🤲
@daadirnuur73332 жыл бұрын
Axmed mooge liibaan aloow naxariisti jano kawaraabi
@yalaxtravelagencyltd305627 күн бұрын
wan idin salamay inta dhagysanaysa malin isnin ah tariqdu tahy 10/7/2024 AUN AHMED MOOGE LIBAAN
@zamzamismail58298 ай бұрын
2024 yaa dhagysanaya❤😢
@randamuse50793 жыл бұрын
Axyaa sowt allah yarxama Ahmed moogeh libaan inta dhageysanaysa 2021 like
@duhstf-zr8goАй бұрын
Waxan so boqda 18 sebt 2024 saacadu waa 5..30 jebi degan aa isaga jiraa jacelkegan wuu I garab fadhiyaa ilaahow cfmaadka ino siyaadi 🎉
@xassanabdilahi26002 жыл бұрын
Wa abdiqani Abdillahi oo trainkii shaqada sii saaran frome paris 14/01/2022 eesh cala hees salama