jaandheer by xasan faadhyoom

  Рет қаралды 439,867

Hassan yare

Hassan yare

Күн бұрын

waa ciyaaraha dhaqameed gobolka SOOL dhulbahantaha

Пікірлер: 225
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Waa nin dhulbahante ah oo Abdi garaada waxaa la dhahaaa Dhalan dhool hal habeen baaan tagay ciyaar uu ka qabtay magaalada domco maaaan aqoon balse habeen kaaa ciyaartaa waan u qiirooday dhalan dhool waa habal caana Allah haku sharfo
@wadanisomaaliyed7745
@wadanisomaaliyed7745 4 жыл бұрын
Nimaan saa ugadhawajin karin gaafku waa ka xaaran .
@shucaybmohamed7731
@shucaybmohamed7731 6 жыл бұрын
Dhulbahante cultural dance(jaandheer) Maashaa Allaah. Reer ayeeyaday Xasan ugaas reer Alle ha idin barakeeyo.
@cabdicasiiscawil8362
@cabdicasiiscawil8362 5 жыл бұрын
w
@aynabdj4280
@aynabdj4280 3 жыл бұрын
Hassan ugaaaas
@ayaanaxmed1664
@ayaanaxmed1664 4 жыл бұрын
Viva dadkaygii dhulbahante 💗💗💗gobtan ka dhashy💞💞💞💞💞🤞
@zamzamjama219
@zamzamjama219 2 жыл бұрын
Jkk
@jamaccabdi4807
@jamaccabdi4807 Жыл бұрын
Hhh
@jamaccabdi4807
@jamaccabdi4807 Жыл бұрын
Kkķkk
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 10 жыл бұрын
gabadh waa geda aqiin, war sidan gaafkan caawa markay galin dhaxaad tahay hadba gudub u soo leged garbi oo ku siidaa. Funny dhulbahante jaandheer. dhalan dhool nooloow. keep this traditional songs.
@mohamedshire6230
@mohamedshire6230 4 жыл бұрын
Daraawiishta iyo jaandheer wwwww wale wuu ku raxaystay siduu doono mansha Allah
@jaleefanofficial3743
@jaleefanofficial3743 7 жыл бұрын
Gur iyo xarago mooyee war bal goolaaftaan kuma baran 😎😎 war ninku maxuu emotional yahy Gole gobeed dheh
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 2 жыл бұрын
Waa guul gur ma aha
@ahmedhassanbullale8160
@ahmedhassanbullale8160 4 жыл бұрын
Cajiib Alla muxuu xikmad ku maneysatay heesaagan Codka xabeebta danaaniga leh😍😍🙏
@kaysejama961
@kaysejama961 2 жыл бұрын
Mgcga
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 3 жыл бұрын
Waa abwaan DHALANDHOOL Waa beesha KHEYR ABDI.. DHULBAHANTE
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 10 жыл бұрын
best Somali traditional dance jaandheer,which belongs to dhulbahante.wiilku waa dhalan dhool,heestuna waa gole ka fuul,waxa ayna ka dhacday deegaanka dhumay gaar ahaana meeesha loo yaqaano Waraabe Kaaje.waxa kula jira halawle oo ah adeerkii.
@yusufismail8283
@yusufismail8283 9 жыл бұрын
.
@ifrahabdirizak2681
@ifrahabdirizak2681 6 жыл бұрын
aad baan uga helay ciyaar bay soo bandhigeen aadan midhaheeda iyo luuqdeeda ka dhergayn maanshaallaah
@issamuhamed7952
@issamuhamed7952 Жыл бұрын
Sadex Hadi uderen sadex iugabnen abaha kugelbel adigan kugur bell this is pure wisdom and words of great poem I greal Somali nation from NFD
@khaatumoqueen5576
@khaatumoqueen5576 8 жыл бұрын
viva jaandheer khaatumo state ♡♡♡♡
@nicimonalka375
@nicimonalka375 8 жыл бұрын
www nuur calaaa nuur khetumo state
@Jama143
@Jama143 Жыл бұрын
Gabarna waa gada aqiin Sida gaafkan caawa ah U cadeyso guri weyn Markey galin dhexaad tahay Hadda gudub usoo lagad Garbiyoo kusiidaa. Alla muxuu wax bartay waa raggeedii
@galowjama7244
@galowjama7244 5 жыл бұрын
Kulhaa hadba gudub isoo leged oo garbiyoo kusidaa kkkkkkk so funny ninkani caadi maaha
@Burcaawi44332
@Burcaawi44332 10 ай бұрын
Heestu aad ayey u macaan tahay ninkan magaciisa noo sheega dhulbahantow heesta waan wada leenahay hadaan reer howd wada nahay from solomadow
@rayaanXasan-g1x
@rayaanXasan-g1x 7 ай бұрын
Dhalan dhool❤
@DuulaneMoohamed-zg7fr
@DuulaneMoohamed-zg7fr 11 ай бұрын
Kalmada ah garawada ragii dhaqay waa ogaaden magaalo garawo waa meshii hasha ay ku Aasen Awgaa Alagub yaa geel dhaqey og from dhulbahante
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 3 жыл бұрын
gob iyo caadkeed dadkaygii idin jecleyaa ilaahay nabad iyo xoriyad hayna siiyo insha Allah
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Amiin
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
meeshani waa xagee?.
@Dulqusley
@Dulqusley 12 жыл бұрын
caadi mahaa dhulbahante
@rayaanXasan-g1x
@rayaanXasan-g1x 7 ай бұрын
@aishadeno3550
@aishadeno3550 7 жыл бұрын
ciyaartan waa soo jireen. kuwan. wax ma tixraan eee waa la tixraacaa iyaga
@khadarceergaabo
@khadarceergaabo 4 жыл бұрын
mansha allah muetida halkan ayaa laga soo bartaa cida rabta inay Hal Abuurka wuxuu la xidhiidhaa dhaqanka aynu leenahay dhamanteen waa Aduunka cidkasta waxay ku taamaan waddankooda dhaqan iyo diintuuda
@Muran25
@Muran25 4 жыл бұрын
Alaaa wakhtigu orod badan mismilahi hada yaa i rumaysanaya Oraaskaas inaan ka ciyarayeey 2010 Laascaanood. Hadanaa Waxan ku noolahay Wadan Aad uga fog. Wlhi Xasuus qofkii joogay unba garanaya.
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Hey yow
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 10 жыл бұрын
wa layaab waa maxay bilili qaysigu.waa kuma faadhyoon.this jaandheer belongs to dhalan dhool iyo halawle wiilasha reer hawd.waraabe kaaje deegaanka dhumay.
@mohamedabdihasan829
@mohamedabdihasan829 5 жыл бұрын
Fuad Arwo Hooyadaa iyo dhumayba was Meeshu waa boocame
@ramziofficial4545
@ramziofficial4545 4 жыл бұрын
Meeshan waa dhumay ninkana waa dhalandhool nin qayaada oo dhulbahanta ah weye iska hubi boocame leeyne
@nimcoabdulahi3342
@nimcoabdulahi3342 Жыл бұрын
Mnsha allaah aaamina shiinaa iga muqata iyo dad ban oo dadkaygiiya ❤❤❤❤
@FunnyGiraffe-qz8jy
@FunnyGiraffe-qz8jy 2 ай бұрын
M.a wllhi dhulbahantuhu wa gop
@ahmedalzania580
@ahmedalzania580 4 жыл бұрын
Dhulbahante ciyaarta anaa reemaha tumay manta wataa abwaanku wa dhalandhool cabdi laahi
@aliabdi5480
@aliabdi5480 3 жыл бұрын
Xage lagu ciyaarayey markaa
@naimanalkanuura9378
@naimanalkanuura9378 7 жыл бұрын
dadka qaar durba igaray viva. dhulbahante
@khadaarcumar9493
@khadaarcumar9493 7 жыл бұрын
dadkaan xaage joojan buhoodle
@codayaadam1280
@codayaadam1280 10 ай бұрын
Gabayo waxba ha tarin Guuley waxba ha tarin Geelow waxba ha tarin ❤❤❤
@ahmeddahiryaasin8558
@ahmeddahiryaasin8558 Жыл бұрын
Alla geelo waxba hatarin Raagi dhiqijiray Ayan qar Good Liigaranan ❤
@xamdi9142
@xamdi9142 5 жыл бұрын
Viva jandher khatumo jiro joga jandherba sool uu iman dona cayarta wajeclahay welina marag mel laga cayarayo
@maxmedaxmed139
@maxmedaxmed139 3 жыл бұрын
Wall
@maxmedaxmed139
@maxmedaxmed139 3 жыл бұрын
Xagejogt
@maxmedaxmed139
@maxmedaxmed139 3 жыл бұрын
Waal
@maxmedaxmed139
@maxmedaxmed139 3 жыл бұрын
Xagejogta
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 2 жыл бұрын
Xagee joogtaa
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 жыл бұрын
Long life Dhulba Hante reer ayeyga iyo rageed
@cabdinaasir3027
@cabdinaasir3027 3 жыл бұрын
Marka geelu kuugu dhalo dooxada dabdheer ee aad fiidkii aad iyo gabdhii khayr cabdi iyo baharar same 🍒
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Viva buhodle somalia 🇸🇴 ♥
@fuadmohamedhassan1396
@fuadmohamedhassan1396 9 жыл бұрын
Asxaabta somaaliyeed,waliba qaaligaa.waan idan salaamay. salaam ka dib way mahadsan yihiin inta cayaartan faalo ka bixisay,laakiin anigu waxaan layaabay dhaca iyo bilili-qaysiga taana waxaa keenay baan u malaynayaa dawlad dhicii somaliya,sxbyaaal cayaartan wiilka qaaday waa DHALAN DHOOL kuna nool gobalka sool gaar ahaana tuulada DHUMMAY. cayaaro kalena waan soo wadaa oo Dhalan Dhool leeyahay please magaca yaan laga badalin oo cid kale qoorta la taagin. Waad mahadsan tihiin sxbadayda soomaaliyeed meel katsa oo aad joogtaanba
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Dhalaln dhool waa nin dhulbahanta aha oo Abdi garaada waa nin caana oo aan aqaaano abti biliqada ka daaya suugaaanta yaaa salaaam vive dhulbanate jaandheer gumburka cagaare ee heesta ku jira waaa dhulka ka shisheeya magaalada saxdheer
@jaandheer
@jaandheer 4 жыл бұрын
cayaartii dhalan dhool nokeen zhp
@sultanhashi8197
@sultanhashi8197 6 жыл бұрын
Viva dhulbante
@Nasricali896
@Nasricali896 3 жыл бұрын
Ninkani magaciiisa waa dhalan dhool Reer ahaa waa dhulbahante gaar ahaa reerka Qayaad ee khayr cabdi Goobta Lagu tumayo Waa Dhumay ee Gobolka Sool 😋🥰🥰
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 3 жыл бұрын
Eebbe ha daayo abwaankeena Dhalandhool runtii taariikh dahaba buu inoo reebay 😍🥰
@nimcoabdulahi3342
@nimcoabdulahi3342 Жыл бұрын
@@apdullahicarab2461 aad iyo aad dhumay dhulkaygii ❤❤❤❤
@axmedadam6563
@axmedadam6563 Жыл бұрын
Ninkaa abwaan baan u daayay codba
@ramziofficial4545
@ramziofficial4545 4 жыл бұрын
Dhalandhool weye nin qayaada oo dhulbahantaa iyo dhumay dusheedii
@cilmibihi8745
@cilmibihi8745 6 жыл бұрын
rasmi jaandheer fedhale waa ragii golakafuulka yaqaanay
@wadanisomaaliyed7745
@wadanisomaaliyed7745 4 жыл бұрын
Nimaan sidaa uga dhawajin karin bahasha gaafkuba waa ka xaaran. Salaama ahlu jaandheer dhamantiin mar walbood usaa xiistan halkan baa inoo balana 🥰👌
@sumayojaynani6060
@sumayojaynani6060 6 жыл бұрын
Masha alaah Somalia guul
@gujis5819
@gujis5819 6 жыл бұрын
Iga wale reer ku waa shidan yahy mansha allah
@GufaysMaxamuud
@GufaysMaxamuud Жыл бұрын
Guul iyo xarago mooyee Aanan geylan kala tegin
@garaadofficial9363
@garaadofficial9363 3 жыл бұрын
Wlhy waa nin raga Viva Dhulabahnte💖
@yassindualeh8791
@yassindualeh8791 8 жыл бұрын
wow kama dhergo jaandheertan
@nicimonalka375
@nicimonalka375 8 жыл бұрын
miyaaa lag cajisikarbo
@naasirsiciid223
@naasirsiciid223 5 жыл бұрын
Xaqiiqatan ninkani waa xikmaawi
@abshirdhuuto5829
@abshirdhuuto5829 9 жыл бұрын
Cabiira ciyaartaas waa jaandheer waxa ciyaara dhuloos , warsangali iyo isaaq only
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 жыл бұрын
abshir dhuuto Daaroodka iyo Isaaqu in muddo dheer ayey isla deganayeen gaar ahaan gobolka baaxadda wayn ee Sanaag ee dadku ka yimid. Ficlan wixi dhaqana wa wadaageen hadday Suugaan tahay iyo ciyaaroba. Ciyaartan sare lagu cayaarayo waxa laygu yiri asligeedu JIIDALE oo qoyska Ali Naalaye ee BAH RIIG HAYE oo caan ku aha xaragada iyo Fardahabs number ka ahaa. Ilma Ali Naalaye waa baho carada ka badan. Guud ahaan Naalaye Ahmed waa reerka gabdhahood isku hayaan 3da kale sida Haberyonis, Warsangeli iyo HabarJecloba iyo beelaha kale ee dhulka wax ka dega. Hase yeeshe waxan aaminsanahay inay wada leeyihin Harti iyo Isaaq Bariba.
@Onceuponatime-f7h
@Onceuponatime-f7h 6 жыл бұрын
Know Now Mahadsanid
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 6 жыл бұрын
+M Abdi waxba kama jiraaan hadalka awooweyaashaa soo waydii kumaa leh dheh jaandheerta marnaba iskuma dayi kartid ciyaar dhulbahante hiddo uleeyahay inaad lasheegato iskumna xoqxoqdo adeer nin walbaa midbuu gaar uleeyahay tanse anaa gad aqaan
@ugaaska22ilkacase89
@ugaaska22ilkacase89 5 жыл бұрын
Kkkk Ader bahashan howd balagu garacy iyo caro dhulbahante nimanka garacayna walagu yaqana
@CrisaaqaKhadar
@CrisaaqaKhadar 8 ай бұрын
Idoor Caliyo guban ilagabolkii soolyare iyo caronugaaleed Mantu kidhasha
@axmednuraxmednur1968
@axmednuraxmednur1968 2 жыл бұрын
i love dhulbahanta rer tolkey from mel fog
@craxamaanmuxumedqorane6827
@craxamaanmuxumedqorane6827 Жыл бұрын
Way Kilbir badañyihiin❤
@khadaribrahin705
@khadaribrahin705 Жыл бұрын
Abwaan duufaan legend nin weyn
@asiaaar5002
@asiaaar5002 7 жыл бұрын
masha Allah noolaada wallahi cajiib jaandheer iyo rageedii
@salebanadan3040
@salebanadan3040 3 жыл бұрын
Bahasha marka galo waxan xasusta ayado gabdhaha marka dhelaya inay iskukay dagalan 2021🥰🥰
@mohamedkhalif5271
@mohamedkhalif5271 3 жыл бұрын
Nmmmmm
@maxmedmalisgoospup2410
@maxmedmalisgoospup2410 Жыл бұрын
Walhi jaandhertan waxad modaa waxa maanta darwiish iyo dhulbahante haysta inay caadi usii bayaamisay
@abdirizackaliabdi9818
@abdirizackaliabdi9818 2 жыл бұрын
Faadhyoon dhalandhol weeye nio Qayaad😀
@faadhyoon3
@faadhyoon3 12 жыл бұрын
CIYAARAHA DHULBAHANTUHU ULEEYAHIIN HIDO IYO DHAQANKA
@3mkhalif
@3mkhalif 7 жыл бұрын
rageedii maaa shaa alaaah
@taex.i3902
@taex.i3902 7 жыл бұрын
aad baan uga hely jaandheertan
@askaarahmed2097
@askaarahmed2097 7 жыл бұрын
Hassan yare caadi ma aha
@askaarahmed2097
@askaarahmed2097 7 жыл бұрын
caadi ma ah mashaa alaah
@ninbanaandegay7132
@ninbanaandegay7132 6 жыл бұрын
Hassan yare Jaandheerta Dad badan ayaa Ciyaara sida Warsangali Dhulbahante Habarjeclo kolay inta aan hubo Habaryoonis Qudheedu inay Ciyaarto wan filayaa lkn ma hubo
@Mohamudfaysal
@Mohamudfaysal 7 ай бұрын
Dhulbahante 🎉
@kulmiyek5163
@kulmiyek5163 5 жыл бұрын
Dhumey Waa Khayr Abdi Waa Xiligi Ssc Ninkasi Waa hobol caan baxaya
@marvellousmarvin6127
@marvellousmarvin6127 4 жыл бұрын
Dhumeey
@AhmedbiciideAhmed
@AhmedbiciideAhmed 3 жыл бұрын
Well known for habar jeclo jaandheer dance.
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Amen gulesta dulbahante
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Buhodle gulesta somalia 🇸🇴
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
Jaandheer waa ciyaarta ugu quruxda badan
@ismacilali2661
@ismacilali2661 5 жыл бұрын
abwaan dhalan dhol iyo dhumay wye
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 3 жыл бұрын
Xasan Feedhyoon ma nool yahah Ninka iin wax badan laga duubo weeye Legend
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Haaa
@abdikarimmoha4559
@abdikarimmoha4559 Жыл бұрын
NinkaN waxaa ladhahaaa ABWaaN dhalaN dhool GooBtuNa waa Dhumay Dooxadi DaaaNQoRay
@axmedadam6563
@axmedadam6563 Жыл бұрын
Ninkaa waa nin wax badan og balo
@abdiyounis2389
@abdiyounis2389 5 жыл бұрын
Daraawiish style
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Duubcad waa iyo Darwish style🐎🩸
@cookingshow7298
@cookingshow7298 5 жыл бұрын
Allow animaa yabin fadumina iyo farax ayan ka maqli jandheer,afka la qaloocinayo ayay kaxin tahay lakiin waa laqadan karaa ayay tiri fadumiina
@girlgirl1801
@girlgirl1801 5 жыл бұрын
😂😂
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
Love dulbahante
@maxmedmalisgoospup2410
@maxmedmalisgoospup2410 Жыл бұрын
Hala gulaay waxba hatarin helayooy gulley waxba hatarin Warbal idoor cal iyo guban Gol wuxuu ku raarnaa Hobeyoy garan nuugle iyo cayn War ilaa gude nugaaleed bal ilaa gobalki sool yare arbal maantu gidhashaa 😮 hobeey ala maantu gidhashaa 🤧
@burcokibir894
@burcokibir894 8 жыл бұрын
Inanka heesaya heesta wuxu Ka tix raacay ninkii la odhan jiray Hurre xandulle ee ahayd Faro ragaw waxba ha tarin Feejigooy waxba ha tarin Faaloow waxba ha tarin Faro ragaw waxba ha tarin hadii faarax weydba naga baqay Feejigooy waxba ha tarin hadii faacuulba lagu dilay Faaloow waxba ha tarin haduu suusle ba ku fooraro Lakiin waa iska caadi wixii wacan baa la tix raaca
@daariqahmed8297
@daariqahmed8297 6 жыл бұрын
Burco Kibir : hhh kaaf iyo kala dheeri ninkani wuxuu ka tumaya nugaal iyo dhulkii ragga kan aad sheegasa'i MA burco iyo meel daran buu jooga
@hogaamiye7081
@hogaamiye7081 6 жыл бұрын
bal beenta intaa le eg eega waxan aadso qortay saxba maaha waawada deel qaaf suugaan nikaleh ugu tag adoo reer burca ah hasheegane Ninka ciyaartan tumaya dhalandhool ayaa ladhaha dadkii arkaybaa arkay adeer jaandheer iyo golo kafuulka nin kaga shaacirsan lawaa burco malaha ta buraanburka ayay tuntaan
@maliteacher
@maliteacher 4 жыл бұрын
@@hogaamiye7081 caaaydu nabad wa ka xaysaa ,colaadna wsx ba kaama tarto.Hurre walanwal iyo hadraawi iyo raggi afsomaliga aad qorayso sameeyey wa reer burco miskinooow.afkaay idinka hartay waleee
@REAL.MOHA77
@REAL.MOHA77 7 ай бұрын
War Ina gaabshay lay filay
@safiaosman3600
@safiaosman3600 5 жыл бұрын
Abti ragani waa. Khayr cabdi waana dhumay
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287
@boqoradiiibuuhodledaraaawi2287 5 жыл бұрын
Ala maxaaan inbadan ciyaaaray jaw
@nolashadhabta8005
@nolashadhabta8005 5 жыл бұрын
Nagadaaa🤣🤣
@cawildarood6822
@cawildarood6822 4 жыл бұрын
Boqoradiii buuhodle Daraaawish 👐👏👎👎👎👎👋👋
@crahmanaxmedcrahmanaxmed4643
@crahmanaxmedcrahmanaxmed4643 4 жыл бұрын
Dadku waxbadan bay khaldayaan Ciyaarta waxaa laga tumay dagmada taariikhda wayn ee taleex waana wakhtigii ladhisayey khaatumo state Lkin heesta waa la dulsaaray oo heesta waxaa qaaday hobolka wayn ee dhalandhool wuxuuna ka qaaday deegaanka dhumay ee gobolka sool
@ahmedalzania580
@ahmedalzania580 4 жыл бұрын
Hhhhhhhhh wa zax taasi
@jaandheer
@jaandheer 4 жыл бұрын
waaaa beentaa wllo ciyaarta waalagu duubay xeryaha kaakuma e Kenya
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Viva saciid harti
@cabdinasirCalimaxamed-d5y
@cabdinasirCalimaxamed-d5y 8 ай бұрын
Wa goofki saaxdheer
@khaatumoqueen5576
@khaatumoqueen5576 7 жыл бұрын
viva khaatumo state
@yasinomar3273
@yasinomar3273 6 жыл бұрын
wlhh ciyaartan kama daalo wiilkan bahasha wuu ku raaxaystey , gabadh waa geeda iqiin sida gaafkaan caawo war u cadaysa guri weyn markay gelin dhexaa tahay war gerbiyoo kusiidaa hhhhhhhhhhh
@shanbiyebaashe1456
@shanbiyebaashe1456 7 жыл бұрын
Jandheer caala jaandheer cadii maha 👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@mobayle8508
@mobayle8508 3 жыл бұрын
Geella waa geddo aqiin, Gumburkaa cagaarra ah, God-bod kaad ogaydeen, Iyadoo gu' sami da’ay, Ina Gaardis lagu daray, God maxaan ku foofsaday. Wax Gumburkii cagaarre geel ku raacay mahan ma joogaan?
@guurefaarax9836
@guurefaarax9836 2 жыл бұрын
waxbadanbaaan kuraacay
@AhmedAli-qy4el
@AhmedAli-qy4el 10 ай бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️
@hamzmo774
@hamzmo774 2 жыл бұрын
My people family 4 life ❤ 💙 ♥
@feisalfeisal449
@feisalfeisal449 6 жыл бұрын
Jaandheer khayr cabdi
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Xoriyo Nin Gega haGuuriso
@Deeqasaalax-u5z
@Deeqasaalax-u5z Жыл бұрын
❤❤❤❤😮😮😮😮
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Long life Dhulbhante tolkay❣️🫶🏽
@feisalfeisal449
@feisalfeisal449 6 жыл бұрын
dhalandhool iYo abtigay ilaahay hau naxariistee halawle ilaahay janada haka waraabiyo
@yasinomar3273
@yasinomar3273 6 жыл бұрын
indr miyuu dhintay ninka heesayaa
@calibabahaaheey8293
@calibabahaaheey8293 5 жыл бұрын
oo miyey dhinteyn dhalandhool iyo Hilawle
@safiaosman3600
@safiaosman3600 5 жыл бұрын
Aamiin. XanuunkA waan kula dareemayaa
@safiaosman3600
@safiaosman3600 5 жыл бұрын
@@yasinomar3273 ha habaarin dhiladii ku dhashy wase
@yasinomar3273
@yasinomar3273 5 жыл бұрын
@@safiaosman3600 maxaad igu caydey ma qof xanuunsan baa tahay , suaal baan weydiiyey qofka soo qoray alle u ha u naxariisto , miyuu dhintay baan idhi?
@abdullahimoha4645
@abdullahimoha4645 5 жыл бұрын
Jaandheer muxumud udaa raga shimbiraale dega
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 4 жыл бұрын
I agreed with you bro
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
Viva dhulbahanti
@jamaciise9199
@jamaciise9199 4 жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso
@HindaAbdulle-fl2jj
@HindaAbdulle-fl2jj Жыл бұрын
Ala walalo muu dhintay ninka heesayaa waan jeclahay seesaha noocan a anoo reer hargaysa ah ale ha unaxariisto haduu dhintay
@ijoadan2061
@ijoadan2061 5 жыл бұрын
Garanuugle ma hooyadaa baaleh dhulbahante gabadh arab ah ayaa dhashay dhulkan uu sheeganayo Goormuu lahaa yaab afqadhmuune
@maxamuudcawil3422
@maxamuudcawil3422 5 жыл бұрын
Siilka hooyadaaa bay habar arabi dhahshay hanagu sheegin yuhuuda reer shiish isxaaq
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 3 жыл бұрын
Ceeb ceeb
@maxamuuddigax8508
@maxamuuddigax8508 2 жыл бұрын
War sida raga wax ukala goosta
@CabdiraxmaanMaxamad-q1j
@CabdiraxmaanMaxamad-q1j Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@NuurAbdirahman-w2x
@NuurAbdirahman-w2x Жыл бұрын
❤❤❤❤
@taygarmoha2871
@taygarmoha2871 3 жыл бұрын
Weligay ma arag ciyaartan balse wxn ka helay sida luuqada uu ugu dhawaaqayo iyo durbaanka sida loo tumayo
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Inte jogta Bro
@yassindualeh8791
@yassindualeh8791 8 жыл бұрын
noolow indr adiga ayaa kulehe
@Shafici_Ali
@Shafici_Ali 3 жыл бұрын
Waryaadhehee gobahaan u taagnahay 😁😁😁
@xamdoqurux9213
@xamdoqurux9213 4 жыл бұрын
Xasn iyo ader cabdi cilmi
@hannad879
@hannad879 3 жыл бұрын
Hey
@Engibrahimshire
@Engibrahimshire 4 жыл бұрын
heesaagu waa dhalandhool
@bukhaari2899
@bukhaari2899 2 жыл бұрын
Reer zone 5 garanaya garanaya 😂😂😂 laandherayal badan arkaa wlh
@samiraibrahim962
@samiraibrahim962 7 жыл бұрын
waaaaaaaw mansha allah
@ayaanaxmed1664
@ayaanaxmed1664 4 жыл бұрын
😍😍😍
@SamiiraMCarab
@SamiiraMCarab Жыл бұрын
😂😂❤❤
@hodancagalabwaawocadimaaha7614
@hodancagalabwaawocadimaaha7614 8 жыл бұрын
waawo
@sacred1455
@sacred1455 11 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ragaadiiiii
JAANDHEER GOBALKA SOOL by faadhyoon
15:03
Hassan yare
Рет қаралды 482 М.
jaandheer xiiso leh dhalandhool vs dhible [kardhiye]
15:04
Shaafici Dhaanto🇺🇸
Рет қаралды 32 М.
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,3 МЛН
She's very CREATIVE💡💦 #camping #survival #bushcraft #outdoors #lifehack
00:26
CIYAAR SOMALI {BARIYO AMA CEEROGAABAAWI}
9:50
Tixraac
Рет қаралды 52 М.
Cabdullaahi Dhoodaan
19:57
Jabuuti TV
Рет қаралды 548 М.
Hees jaandheer ah- dhalan-dhool iyo xasan quulle .
1:39:21
CABDI DHAANTEEYE OFFICIAL
Рет қаралды 40 М.
MUUQAAL QURUX BADAN IYO CIYAAR JAANDHEER QAYBTII KOWAAD #part1
4:51
GAWLALAALE MEDIA
Рет қаралды 69 М.
foodcade iyo fooley - cayaar jaandheer qaybtii labaad  #subscribe_like_comment
47:45
aflahar official channel
Рет қаралды 79 М.
jandheer jawab ah warsame jamac xigasho nuurdhanto
10:07
DABSHID TV
Рет қаралды 63 М.
SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO
30:39
Bartamaha
Рет қаралды 2 МЛН