Jabuuti: Khudbadii Madaxwayne Farmaajo ''Soomaali''

  Рет қаралды 95,061

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

4 жыл бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

Пікірлер: 389
@lukhmaanpato8308
@lukhmaanpato8308 4 жыл бұрын
Guul illah haku dhameeyo
@anababdihafif1973
@anababdihafif1973 4 жыл бұрын
Waryaa dha waxba inooma tarayso somalia ama somalnd qof walba mardhimanayaa ee halooduceeyo umada somaliyeed in uu ilahay xaqa tuso
@aziizaibrahim7507
@aziizaibrahim7507 4 жыл бұрын
Walahi waa guul hadii farmaayo Oo madaxweynaha Somalia yidhi (Dowlada Federal Ka Somalia Iyo Dowlada Somaliland)... Guuuuuuul
@abdirahmanindho9434
@abdirahmanindho9434 4 жыл бұрын
💕SOMALILAND
@farhaanmohammed1542
@farhaanmohammed1542 4 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@jamacchassan4361
@jamacchassan4361 4 жыл бұрын
Maxuu dhahi lahaa marka
@majorosman5095
@majorosman5095 4 жыл бұрын
Kkk intasa ka badan haye
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Hahahah hadaa muxu dhaHaa mamuL GopaleeDka zhirka wa lagu kaLa kici laHaa wlhi
@abdirashidosman4591
@abdirashidosman4591 4 жыл бұрын
Wariye qaaliya halyey hore usoco Shakur dayib Mohamad
@axmedismacil5291
@axmedismacil5291 4 жыл бұрын
Allaa xaal og insha allaahu guul
@sabcadiiriye5984
@sabcadiiriye5984 4 жыл бұрын
Aqoon daradu waa noocan uun maba fahamsana waxa shirka laga hadlaayo armaajo
@kawsarmohamed4917
@kawsarmohamed4917 4 жыл бұрын
Noo qira inaan dal jirna nhy ta kle xasilooni umadaada ka dhex abuur bilaa faa'ido ayaad thy
@aspromedia415
@aspromedia415 4 жыл бұрын
woow
@fawsiyohundur3075
@fawsiyohundur3075 4 жыл бұрын
Maasha alaahu God bless you all Muslims and the nation of Somali and farmaajo
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Mcha Allah Soomaliland GUUL iyo Gobanimo Ictiraafkii waa, dhaw YHY
@ayaanjaamac1710
@ayaanjaamac1710 4 жыл бұрын
Insha allah mardhow
@haboonhussein8567
@haboonhussein8567 4 жыл бұрын
@@DailyFunns cuqdada lashegayo idinkay idin haysa oo kaxasidaya ictirafka somaliland midnimo an idin la midowno hasugina
@bxhxududydbdbbdnd6233
@bxhxududydbdbbdnd6233 4 жыл бұрын
@@DailyFunns ha sugina inaa lamidoowo
@bxhxududydbdbbdnd6233
@bxhxududydbdbbdnd6233 4 жыл бұрын
@@DailyFunns villa somaliland
@bilandahir2055
@bilandahir2055 4 жыл бұрын
Ictiraaf beesho hhhhhhhhhh
@mugtaarawees270
@mugtaarawees270 4 жыл бұрын
Masha allaah
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
GuuuL insha Allah labada dhinaCba... GuulaYsta madaxdeena....
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
🙏👑✌
@aymanmohamed769
@aymanmohamed769 4 жыл бұрын
Wllhi haddey dadku saada wada nqon lahaayeen waxaso dhipa lama mareeN
@salmanabdi6091
@salmanabdi6091 4 жыл бұрын
Waa mahad santihi honr cable tv, television dhexdgexaada maclumaad faido leh so gudbiya tihin guul baan idin rajenhaya
@drs.nabiha7917
@drs.nabiha7917 4 жыл бұрын
Msha allaah guul iyo gobonimo
@user-yy4pu8vt1r
@user-yy4pu8vt1r 4 жыл бұрын
Ilaahoow sida khayrku ku jiro
@maryamibrahim2138
@maryamibrahim2138 4 жыл бұрын
Ilaahay sida qayrka ku jiro inshallah
@Zaara.genyo.
@Zaara.genyo. 4 жыл бұрын
Guul incha allh
@12441240
@12441240 4 жыл бұрын
Farmajo animosity and lack of respect for Somaliland president are clearly palpable in his speech by failing to address president Muse Bixi by his official title. On several occasions, Farmajo called President Muse Biixi by his name alone. Unacceptable diplomatic approach.
@Wars7498
@Wars7498 4 жыл бұрын
Yes and president muse bixi is the only one worthy of the title in the room since he was only one democratically elected.
@ayanleqooje7973
@ayanleqooje7973 4 жыл бұрын
u need to shut ur damn mouth🗣
@12441240
@12441240 4 жыл бұрын
@@Wars7498 Yes indeed ...
@cabdiqadirmadaxey3621
@cabdiqadirmadaxey3621 4 жыл бұрын
Guul insha allaah
@dekaali7816
@dekaali7816 4 жыл бұрын
manshllah somalii gul gobanimo allaha nabad nasiyo hablyo habalyo
@xamseaxmed3544
@xamseaxmed3544 4 жыл бұрын
Masha Allah waxan illahay kabaryayaa inuu guul kudhameeyo
@fe8445
@fe8445 4 жыл бұрын
Very inspiring speech. Unlike the speech read by Biixi which I believe was prepared and produced by none other; the far right personality, Dr. Edna Ismaciil.
@Wars7498
@Wars7498 4 жыл бұрын
All Somalilanders support Dr. Edna and muse bixi. We all hold the same views. President Muse bixi represented our position well.
@aziyaruun9287
@aziyaruun9287 4 жыл бұрын
Walee midnimi iima soo carfayso lkn ilaahay baa kharka rajaynayaa waxaa nahay dad waalo ah oo isku baahan mana kala maarano ilaahow namidee امين يارب العالمين
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 4 жыл бұрын
War Ayagoo Isku luqad ah isku diin ah isku dhaqan ah bey xalisan la'yihiin 😡😭😭 Markaas baa Ethopia iyo America iyo Eurob baa na heshii siinaayo waa nasiib daro😡😡😭😭 Allaha Somaliada qalbiyadooda isku soo dugo😭😭😭 Ilaaheyow Nooo gargaar
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 4 жыл бұрын
Haaa whi waaa waxa Aad uga xumhay wye 😭😭😭🤦‍♀️😢😢😢
@maxamedmandeela8207
@maxamedmandeela8207 4 жыл бұрын
Qodbasii khayre ayaan odinka sigaynaa hctv
@raihanaibrahim5922
@raihanaibrahim5922 4 жыл бұрын
Midnimo dhimatay cidii dishayna waa la ogaa cidii jeclaydna waa la ogaa ee riyadeedii la baabiyay walaal walaaltinimada jecel cagta hoosteeda ayaa la mariyay intii noolba alla ha dhowro ee Muslim ah illaahay hayna garansiyo waddada saxda ah waxani waa addunye wabillahi tawfiq
@maxamuudrashiid696
@maxamuudrashiid696 4 жыл бұрын
Soomaalinad worldwide too
@princesugbaad2578
@princesugbaad2578 4 жыл бұрын
Marhdaanu farmaajo dhahayn somalilaney ku aqonsdy madaxbananiddad amabase biixi dhahyn wankula midoobaya. Mesha way kunasanayan uun waxkale kuma hayaan.
@Aliahmed-wd8tb
@Aliahmed-wd8tb 4 жыл бұрын
hhhhh hogamiya walba dad ayu ka baqaya oo ka danbeya
@shaymaabdirahman8313
@shaymaabdirahman8313 4 жыл бұрын
Meesha waxa loo tagay in lookala gar qaado kooda saxsan
@amenboss5971
@amenboss5971 4 жыл бұрын
Maya wll been bad run mode wad so bararugi ha ka yabin iney somaliland ka aqbasho somalia cidhibtasad ku jirysan Re farmajo qudbada si fcn u maqal
@aishahussein7880
@aishahussein7880 4 жыл бұрын
Farmaajo aybag 😍😍😍
@malikabertan7480
@malikabertan7480 4 жыл бұрын
Caqli xumada wuxuu lasoo shirtagay hargeisi caasimada 10sano ja ahaato dabadeedna muqdisho Halagu celiyo hargeisi dib u noqon mayso malxiisad adeer 😂😂😂😂
@jamaalmaxamed7481
@jamaalmaxamed7481 4 жыл бұрын
Farmaajo hadal miyuuna soo diyaarsan mahad naq kaliya ayuu ka hadlay
@cabdilaahiaspiima2558
@cabdilaahiaspiima2558 4 жыл бұрын
wll qofku waa inuusan noqon jasaar waxaan oo dhan ma qabsoomeen la'aantooda.
@salahabshirmohamed658
@salahabshirmohamed658 4 жыл бұрын
@jamaal maxamed Qofka aqoonyahnka ahi kama tago mahad naqa
@healthyandnutritionhealth5284
@healthyandnutritionhealth5284 4 жыл бұрын
All somali dhan waa wada siyaasiin waada macalimiin😂 waa wada dhaqaatiir 😂 adigane siyaasiinta aakujirtaa
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Ma muuse Ayaa Kheyr Ku Hadla Waa ley Xasuuqey waxan aheyn 😀
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
@@MS-lv8bf dee gartiisu dhiibtay sidii sadaqo laqybinaayo ayuu farmaajo mahad naq kaga walay meesha
@inacalisooraancabeey1541
@inacalisooraancabeey1541 4 жыл бұрын
Allow dad isku af ah oon isfahmeyni n waa inkaar iyo habaare ee naga dul qaad
@hagarlaawe2431
@hagarlaawe2431 4 жыл бұрын
Been buu ka SHEEGAY lama mid aha kii carta Lagumana tilmaami Karo noocaa lkn waa wada hadal laba dal iyo laba madaxweyne sida ku cad war murtiyeedka madaxweyne Ismail c geele oo ah cida marti galineysa wadahadalada
@user-id9zs3ey7x
@user-id9zs3ey7x 4 жыл бұрын
Please let speak president Then translate thanks
@qalpiuroon1203
@qalpiuroon1203 4 жыл бұрын
Madaxwaynaheena farmaajo guuleyso💪🇸🇴🇸🇴💪💪
@nadifadesigner9963
@nadifadesigner9963 4 жыл бұрын
Masha allah. Ya rabbi somalida bododa burcad isumari. Guul yaa rabbi 🇸🇴🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@jidaalproduction6017
@jidaalproduction6017 4 жыл бұрын
M.a guul farmajo
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 4 жыл бұрын
Wadahadalada somaliland aqoonsibayrabtaa kaliya nacasaw adna waxaad lahorfadhidaa dawlad nimadii 30 sano aykutabceen kalamata adigoo dalkaaga dawlad kahirgalin waayey
@kingmc3517
@kingmc3517 4 жыл бұрын
Masha Allah kala ficana labada nin midna warqad ayu ka aqriyay midna iPad ayu ka aqriyay 💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@Baanonature
@Baanonature 4 жыл бұрын
Kaliya tel wx laga hadlo maha meeshana Ipad looma imane wx loo imiday hadal ama qudbad Markaa qudbada iska soo dhisa meeshuu ka hadlo Muuse Biixi Abdi Xildiid miyuu u birdhigan karaa wllkiin waa maya Guul somaliland 💚🗯❤💯✔
@axmeddhereye957
@axmeddhereye957 4 жыл бұрын
@@Baanonature Waan ku wataaa ♥️🙏 From somaliland ♥️😍
@empireshow1
@empireshow1 4 жыл бұрын
Hhhhh ipad baad eegaysaa meesha wax ka weyn baa maraya
@wadhloowadhloo5965
@wadhloowadhloo5965 4 жыл бұрын
😂😂😂😂😂alla naagtu caqli yaraa ipad miyaa meesha loo yimi Dad saa ufikaara miyaan kuvdarsan karnaa oo caqligoodu intaa yahay
@manaldhalgobeed4255
@manaldhalgobeed4255 4 жыл бұрын
ipd cawri naa ninkan maskaxdisa aybadh uga qalisan ee mesha sharbo digaag mesha hadl lahalaydeh
@a.mohasniper5413
@a.mohasniper5413 4 жыл бұрын
Meesha muse biixi ayaa libaax ka ah si fcn ayuu usoo diyaarsaday inta kale mahadnaq iyo sharaab fcn ayaa nala siiyay ayay English inoogu sheegeen hhhhhhh proud to be somalinader 💪
@farhanyosf7046
@farhanyosf7046 4 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakallaah mudane madaxweyne maxamed cabdulahi maxamed farmaajo guuleyso 😍 ❤ ❤ ❤ ❤ 👍
@faadumofayo5652
@faadumofayo5652 4 жыл бұрын
Ader hadlkagu wax qiimoha noma laha walhy iiska rali ahow uba bahanina dubu noqod hora lo soconaya
@sahrayusuf9539
@sahrayusuf9539 4 жыл бұрын
dadaka hishiiska diidan waa dadka qurbaha jooga sababtoo ah waa la cilinayaa oo waxaa la dhahayaa wadankii wuu idiin hagaagay xataa kuw Somaliland ka soo jeeda ictiraaf ma rabaan qurbahaas baa la bartey ma Abiy axmed wuxuu gartey bay dadku garan waayeen
@faynusfilkeedkaroon8967
@faynusfilkeedkaroon8967 4 жыл бұрын
We need citiraf gobal idinka tisrasana oo Goya manihiin waa wax lagu midobay oon la noqonayno aduunyo managa manta citiraf radinayna idinko dal ahayin ahayin dal
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 4 жыл бұрын
Guul Soomaaliya 👏🤙🇸🇴💪🏆💐❤️
@abdikariinrashiid8700
@abdikariinrashiid8700 4 жыл бұрын
hoyada Qadadwaynta Kawas
@happyqueen5158
@happyqueen5158 4 жыл бұрын
@@abdikariinrashiid8700 muxu ku dahay adiga hoyadis garaye wll
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
Fuck FarmaaJo🖕
@amenboss5971
@amenboss5971 4 жыл бұрын
@@happyqueen5158 aqligina yar awgiis cause of halka laga hadlayo mahe aqliginu mel kalu haya idinka mahe wa kuwa madaxa idinka saaran GUUL io GoponimoH s/land 💚🤍❤
@sophiaabdalla7278
@sophiaabdalla7278 4 жыл бұрын
Dadku wexey ka fakirayan qarkodna ku faraxsan yihin, qaarna ka so horjedan is raaca 2da wadan, lkn aniga waxan u cabsanaya in la waayo magaca Somalia oo idil why dadka mesha fadhiya oo shirka ka so qeyb galay qeeyr ka sugi meeyno waa cadawga kowaad ee qof walbo wato magaca "soomaali" Ani hadi talo la iga yelayo waxan oran laha mudane farmaajo, mudane muuse, mudane ismacil ha kulman hana wada hadlan why wadanka ayaga leh Ethiopia iyo America ma lahan "Allow wadankan wadada qeyrka waa faji" allow qabyalad iyo hadalka malayacniga naga reeb oo danta dadka iyo dalka inaa ha gaajino nagu du, diintana aan isku mamulno, jecelka dhabta ee wadan la jeclado waxan u aqana midka la so xasusto marki sujuuda dhulka lagu haayo, comment soma qori jirin lkn maanta waxba igu kali fay inaa so qoro, "One love qof walbo oo luqada somaliga ku hadli"
@elmiosmanahmed4932
@elmiosmanahmed4932 2 жыл бұрын
Haddii mar kle farmaajo xukunka kusoo laabto way midobayan i.a sabab la,aan👍
@axmedmuuse3518
@axmedmuuse3518 4 жыл бұрын
Farmaajo Arin Lama Iman golehee wixiisu waa Ila meeraysoraga
@dahirabdullahi10
@dahirabdullahi10 4 жыл бұрын
Farmaajo using iPad like small kids that is why he is not a statesman
@maxamedtoosane5152
@maxamedtoosane5152 Жыл бұрын
Madaxwanaha somalia mawduuca maba fahnsana
@safiyaabdi8376
@safiyaabdi8376 4 жыл бұрын
Xaarmajo hadl mataqanid muuse iskadaye Hal gabr Somalilnd ahy xita gar kama helsid meshn mahad naq un u imaty hadl qubad lataban karo madhihm
@keysesaleebaan5875
@keysesaleebaan5875 4 жыл бұрын
Farmaajo oo oodalkiisii rajo beelyahay oo koonfuri quuskataagantahay inay maruun arkaan dhulkooda oonabada ama hal dawlada oo koonfuri leedahay kaquustay cimrigooduma kadhamaanayo burburiyo dawladla San ayaa rag dalkoodii dawlad iyo kaladanbayn iyo horumar waasheen oo aqoonsi kaliya raadinayso kumashquulay haku dalkiisii wax utarilahaa biixi waxbadan jama dayacna laakiin farmajo cidluulajoogaa
@simbaofficial4052
@simbaofficial4052 4 жыл бұрын
Allow umada Somali qalbiyadooda midee
@ayuubyare1466
@ayuubyare1466 4 жыл бұрын
🤲
@janadunia2950
@janadunia2950 3 жыл бұрын
Acuudu bilaah
@rahmaabdi5366
@rahmaabdi5366 4 жыл бұрын
Khudbadi moussa bixxi oo somalia meh?
@abdirahmanindho9434
@abdirahmanindho9434 4 жыл бұрын
Jecela dalkeda noolow inbdn 💞SOMALILAND
@Shaacuur
@Shaacuur 4 жыл бұрын
@@abdirahmanindho9434 English kiisa wax fasira waa la waayay
@hamzezahidjr.2656
@hamzezahidjr.2656 4 жыл бұрын
Hhhhh,idaygu wuu bartay ingiriskii,
@khayrohassan1286
@khayrohassan1286 4 жыл бұрын
@@Shaacuur Armuu ka fiican Yahay kii maraykan ka 😏biixi waa kii gumaysiga ingiriiska eryey taariiqda soo akhri ee snm caac Yahay waxaasaad ku sheekaysaa
@Shaacuur
@Shaacuur 4 жыл бұрын
@@khayrohassan1286 @khayro hassan sxb tariikhdu boob ma gasho Muuse darwiish maaha kumana abtirsado waa rayid Awoowgii waa ragii dhaymoole iyo mija case caruurtiisuna waa kuwa abaarso.
@axmedyusuf8763
@axmedyusuf8763 4 жыл бұрын
Y
@simbaofficial4052
@simbaofficial4052 4 жыл бұрын
Cidii aragti fog wax ku eegaysa ayey Dan utahay heshiinta somaliyeed lkn kii aragtidiisu ku kooban tahay waxa uu hada haysto ee hiigsi fog aan lahayn waa negative uun fikirkiisu, dawlad magaca kawayn maamul goboleedna ay u arkaan caalamku aragti fog waxba naguma hagi karto cimrigeeduna wuxuu kudhamaan isdufaac iyo eedayn cidkale uun
@cqaadircunaaye324
@cqaadircunaaye324 4 жыл бұрын
xaqiiq sxb Maanta muuse fursadu haysto qiimaheeda wuu garan laayahye maalin ba jiri doonta u qoomamayn doono, Danaha Ethiopia iyo maraykanku ay Ka leeyihin shirkan wuu garan kara qofki siyaasada wuu garan kara
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 4 жыл бұрын
PRESIDENT FARMAAJO IS SO FLUENT IN ENGLISH .
@AmiirLyrics
@AmiirLyrics 4 жыл бұрын
Mudane Farmaanjo maad sheegin wax lataban karo oo dhaxal gala soona jiita indhaha iyo Qalbiyadda Reer Somaliland, Lakin waxad utimid inaad ka mahadceliso Miisku kusharaxay iyo Cuntadudu ku diyariyay Mudane Geeleh. Somaliland waa muqadas 30sano inaan sii dhacano "Fogaano" mooye sooma dhawanaynoo ee Nabadey
@somalimusictotheworld9032
@somalimusictotheworld9032 4 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯❤guul isku xirnansho somalia io somaliland 👏👏👏👏
@galbeedtvone8047
@galbeedtvone8047 4 жыл бұрын
Waa lamidoobay saw maaha Hadaan calanki sudhaya aqalkaygi camuud ku yaalay Ilayn waa la midobe masha allaaah
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 4 жыл бұрын
Riyada kabax farmaajo dawlada soomaaliland iyo dawlada soomaaliya ayuu yidhi adna waabad riyooneysaa Soomaaliland waa qaranjira oojooga waana muqadas
@iamabdirahaman3694
@iamabdirahaman3694 4 жыл бұрын
Gadab guursigu waligod Waxay ahaanaysan cagta isaaqa hoosteeda
@nimcoabdi4784
@nimcoabdi4784 4 жыл бұрын
Haa dee daba dhilf baadahyd awlbe waynu is naqaanaa reer boorama aqon isgmakeen hadhsana
@xogahamedia2334
@xogahamedia2334 4 жыл бұрын
Masha allah farmaajo madaxwayne cod kar ah
@cabdikariin718
@cabdikariin718 4 жыл бұрын
Anigoo jooga qardho markaan qiimeeyay dooda labada dhinac waxay doodiisu xoogan tahay muuse biixi farmaajo shirka waxba lamuu iman mahad naq kaliya ayuu la yimid muusana qarnaqsi taariikhi ah oo kasoo bilaamaya 1960 kiiii 100% guusha muusaa qaaday
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Wll shirku muu dhammaan hadda kaddib uumbuu billaaban doonaa ee muise biixi isagaa fududaaday😂
@zamzamfarah8327
@zamzamfarah8327 4 жыл бұрын
Farmajo guul madaxwena xaqa ayaa tahay ❤️👏
@awilmhamet9593
@awilmhamet9593 4 жыл бұрын
InagA Hubso Hadalka HooY 😅😅
@johnjoromo6143
@johnjoromo6143 4 жыл бұрын
Deeqaha waa in Faderaalmu qayniyaa
@axmedyusuf4068
@axmedyusuf4068 4 жыл бұрын
Xarmajoy qorshe mahaysidee mahadnaqa nagadhaaf oo khudbad cadiya sodiyarso xayawanow
@ananhassan6717
@ananhassan6717 4 жыл бұрын
Farmaajo in uu wax sheeko umu uusan tagin meesha ee wuxuu utagay in uu calaacalkiina dhageesto
@hakeemabdi1040
@hakeemabdi1040 4 жыл бұрын
Waryaa nacas ka xun geesiga somaliyeed libaaxa nacaboo dhan kaga cabaadiyey farmaajo afka kala bax kabtiisa kaa qiimo badan
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 4 жыл бұрын
Soomaali oo dhan Dan iyo faaiido ayaa ugu jirta in laba dawladood ay kala noqdaan somaliland iyo soomaaliya waayo jabuuti ba waa dal soomaaliyeed wataa maantaba dhan walba walaalnimo iyo is garabsi kula nool waa in soomaaliya garataa in somaliland ay xaq u leedahay madaxbanaanideeda oo ogaato in qaranka somaliland yahay dawlad garab iyo gaashaanba u noqonaysa ee aanay moodin cadaw insha allah guul iyo gobanimo somaliland for ever
@xareed1
@xareed1 4 жыл бұрын
mar dhaw baa ictiraafkii dabka laga soo qadayaaa
@hudaahmed4342
@hudaahmed4342 4 жыл бұрын
Insha allaH
@Hooyojacayl9321
@Hooyojacayl9321 4 жыл бұрын
Insh alllh guuuul iyo khyr 🌹🌹💚🤍❤️
@tacabiryare7487
@tacabiryare7487 4 жыл бұрын
Ina la riyoodo waxa kahoorysa ina lasexado
@d.x.gaxnug3857
@d.x.gaxnug3857 4 жыл бұрын
Xareed, ictiraafku sow ma aheyn bishii June 26th 1960 markii calanka buluuga ah ee xidigta 5ta gees leh laga taagey Hargeysa? "Sareeyow Manusqaamoow, aan siduu yahey eegnee, kanna siib, kanna saareey " Come on brothers and sisters, the ictiraaf is already there, let you see it!
@vr7643
@vr7643 4 жыл бұрын
walee nin bilaa qorshe ah mahad naq dhaafi waa mesha qorshe kuma hayo cad iyo siyasad cad nin daad qaaday xunbo cuskay wa tano kale afkisa manta wa ku qiray somaliland dawladnimadedi indhaha iska tirayey nin ragi marku ku helo waa tan okle
@amenboss5971
@amenboss5971 4 жыл бұрын
Ofcourse brother m.muse bixi did it Farmajo loser get the hell out of ma way U got nothing dude wey ka dhamate ragga libitoda sii GUUL io GoponimoH somaliland 💚🤍❤
@hawaluul1649
@hawaluul1649 4 жыл бұрын
Allaha guuleeyo wallaha somaliyed oo isku yimid seaay dantoda ugaaraan midnimaa hormar lagu gaaraa
@ayuubyare1466
@ayuubyare1466 4 жыл бұрын
@خير أمة SHANTA SOMALIA ✊
@CaashoaliCaashoali
@CaashoaliCaashoali 4 жыл бұрын
guul somali weyn insha allaah ilhy midnimo waarta nasii
@abdinasirsedow5062
@abdinasirsedow5062 4 жыл бұрын
MASHAALLAH GUUL FOR SOMALIWEYN...................... A UNITED SOMALIA
@kafiamhmet205
@kafiamhmet205 4 жыл бұрын
Proud to be somalilander💋🤩😍❤👑
@dontfightthefeeling2316
@dontfightthefeeling2316 4 жыл бұрын
Tooo
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Walhi waa aan ku faraxay shalay kulanka marka labad intuu Aabi ahmed gartay miyaad garanwayiday muuse iyo maxamed labadinuba baqasho ayaa idiinku jirta lkn somalia waa mid anigu waxaa aan ahay gabadh dhalinyaro ah oo 20 jirah oo ku nool Hargeisa jecel midnimo iyo in la helo somalia mid ah oo Barwaaqo gaadha cadowgana iska dhiciisa Insha allha guul 🙏🙏🇸🇴🙏🙏
@amenboss5971
@amenboss5971 4 жыл бұрын
U got be kidding me lady U should be shame to yourself Qof jiritankaga didan bad la nolansho la rabta aqligu ha shaqeyo qof dumara bad tahe GUUL io GoponimoH somaliland 💚🤍❤
@Dek-Ducaysane
@Dek-Ducaysane 4 жыл бұрын
M.a dadku sidaada oo kle wx garad maaha wlshay allaha ku xifdio allaha kaa dhigo midii soomali isku keenta waayo wxan nahay dad isku af ah isku diina ah
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Amen Boss wll 30 sano ayaa ka soo wareegtay xiligii aan somaliya inteeda kale ka soo go’nay lkn walhi barigasan ka wangasanyin dalkii iyo dadkiiba meel ayuu socodan mayaqan waxaa aan cuno iyo waxaa san xidhano baa dibada ayaa ay ka yimadan fikiir inaguma jiro in aan cuno oo aan cabano waxaa dhafasan sidii Xoolaha marka hurdada ka toosa anigu adiga kula yaabi maayo waayo anigu Waxaa aan ku koray Hargeisa labadayida waalid midina somali weyin buu aamiinsanahay midina jiritanka somaliland lkn xaqiiqadu waa aan aan nahay dad iska diin ah isku af ah isku dhaqan ah isku midab ah isku degaan ah marka toos wll 🙏🙏🙏
@najaadhupi4619
@najaadhupi4619 4 жыл бұрын
Dek Hussein Roble Insha allha intaa ay naftu kugu jirto waa aan uu shaqyinaya qarankaygii siduu uu soo laban laha
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 4 жыл бұрын
Raga hogaaminta dumrka kaga wanagzan dumrkyga gabadhano kle baa ku jirta iLaHay CaQliGa haku ziyadiy0
@bashirmahamud9468
@bashirmahamud9468 4 жыл бұрын
Insha allh kheyr ayee ku dhamaa dontaa nabad waarta midnimo thnks
@user-pz9iz9bb2i
@user-pz9iz9bb2i 4 жыл бұрын
Gul somaliyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪
@user-ko2go1of9m
@user-ko2go1of9m 4 жыл бұрын
Akhaas
@najmocabdi4736
@najmocabdi4736 4 жыл бұрын
@@user-ko2go1of9m us oc oc uc uc
@najmocabdi4736
@najmocabdi4736 4 жыл бұрын
@@user-ko2go1of9m 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuul guul guuul
@ahmedsalat2085
@ahmedsalat2085 4 жыл бұрын
War alle ka baqa Somali United an ka shaqeyno somaliland an puntland aduunka noma aqoonsana somali midoobo aya naga badan
@ayuubyare1466
@ayuubyare1466 4 жыл бұрын
Shanta somalia 💪
@nastehaomar8663
@nastehaomar8663 4 жыл бұрын
Right, guuul somali midowdo
@kingmohan2638
@kingmohan2638 4 жыл бұрын
🇸🇴❣halkan ban nadeeqa❣
@nastehaomar8663
@nastehaomar8663 4 жыл бұрын
@@kingmohan2638 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙
@qanidheemancabdilaahi2020
@qanidheemancabdilaahi2020 4 жыл бұрын
Maxaa kuu diidaya af somaliga
@diyaaqofficial
@diyaaqofficial 4 жыл бұрын
Waxan jaclahay somali nimada somaliyo is racday wan sugaya waliba dadka ayado isku jcl ❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@adnaanmaxwi957
@adnaanmaxwi957 4 жыл бұрын
Caaac inama rabno
@aishahussein7880
@aishahussein7880 4 жыл бұрын
Musa bixi warqan ayuu aqrinaa farmaajo
@sadiaisse2176
@sadiaisse2176 4 жыл бұрын
Mar hadii Ethiopia fadhido kalago majiro maxaa yeelay Ethiopia waxayrabtaa in Somalia o dhan afka ku ridato
@user-ue2xt7lh6u
@user-ue2xt7lh6u 4 жыл бұрын
Haaa wllhi ma gaalbaa wax kuu haya
@shadiabashir7666
@shadiabashir7666 4 жыл бұрын
Waa wax kaliya aan kawada cabsaneeno ilhaw amuuraha sahal
@cabdifaaxismaaciil5334
@cabdifaaxismaaciil5334 4 жыл бұрын
Kafka inglishka Keenan lakayaqaana
@CD-uu1xu
@CD-uu1xu 4 жыл бұрын
Somali mideysan insha allaah🇸🇴🇸🇴💙👌👌👍👍👏👏👏🙏🙏
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 7 ай бұрын
للأسف لقد تهور رئيس الجمهورية الصومالية😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@essiahassan5157
@essiahassan5157 4 жыл бұрын
Qofkan wax turjumaya si sax ah wax uma turjumayo🤔🤔🤔🤔🤔
@zakiali473
@zakiali473 4 жыл бұрын
Siilkii hooyadaa buu turjumayaa kalab kalab dhalay
@FirstnameLastname-yq9wm
@FirstnameLastname-yq9wm 4 жыл бұрын
@@zakiali473 wall ilahay kacabso oo afkaga subso miyadan muslim Aheyn.
@abdirashidbulhan1376
@abdirashidbulhan1376 4 жыл бұрын
Wuu turjumay
@ahmedwadani4524
@ahmedwadani4524 4 жыл бұрын
Allahow waxaana ka barayaay inuu soomaali mideeyo qalibkooda
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 4 жыл бұрын
Somaliland qaran taabo galay ictiraaf keenih wadaduuh kuso jirah
@mustaqbalofficial284
@mustaqbalofficial284 4 жыл бұрын
😂😂😂😂 adeer 100sano hadaa soosocoto xitaa ictiraaf helimeysiin😂😂
@vr7643
@vr7643 4 жыл бұрын
@@mustaqbalofficial284 kkkk qaraxde bal inad igu hesho wadiga arkya miskinkii horjogaha aha xarmajo inu ku fahilmay qirayna xaqiqadi indhaha iska tiraysen afkisa wad ka maqlaysa inu qiray somalilabd government
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
@@mustaqbalofficial284 Soomaliland ictiraaf way Hellay saye miyaad marora dilaci
@yusufali2900
@yusufali2900 4 жыл бұрын
@@mustaqbalofficial284 waba doonayno adigana cadaawad baa hadalkaa kaa keentay
@dhiibsanetvshow
@dhiibsanetvshow 4 жыл бұрын
officials nio alshabaab iyoh amisom meel iskah soo saar
@Madajiye
@Madajiye 4 жыл бұрын
1:05 Turjimada iska sax Waxuu yiri kulankerni kowaad anigo walaalke Muuse Biixi lol🤣🤣🤣🤣🤣
@khadarmohamed1777
@khadarmohamed1777 4 жыл бұрын
Hadalka iska hagaaji zhp
@ayuubyare1466
@ayuubyare1466 4 жыл бұрын
MUSE BIXI LOL🤣🤣😂
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 7 ай бұрын
Farmaajo lol🤣🤣🤣
@mahadgesale3368
@mahadgesale3368 3 жыл бұрын
nio somaliyada laa sheego ismcil cumar geele aya u taliiya dawulda jiirta somaliya wax lagu asasyi carta 4.5 kaa la sheego wax sameyayi ismcil omar geele subxnlh nio ninikaan ciise maa somaliyeye iska qaabtaan
@wllivanovic9837
@wllivanovic9837 4 жыл бұрын
Walalehen Hadeysan doonin iney na walashadan nagana dorbidayan Ethoipa wan uden lkn si walpo somali nimadiina isma badaleyso guul iyo gobanimo
@khayrebuubaal1315
@khayrebuubaal1315 4 жыл бұрын
Maxamed c/llahi farmaajo guul aabaha dalka
@sosmanahmed2155
@sosmanahmed2155 4 жыл бұрын
Ictiraafkii somaliland ayaa ii soo urayaa. 💚🤍❤💪
@lukhmaanpato8308
@lukhmaanpato8308 4 жыл бұрын
Wadajirku washey muhim ah
@maxameddaahir3433
@maxameddaahir3433 4 жыл бұрын
Ictiraaf ma jire midnimo ayaa wacan
@happyqueen5158
@happyqueen5158 4 жыл бұрын
@@maxameddaahir3433 sax wlhi anigaba wan raba midimo
@ladanmohamedahmed8929
@ladanmohamedahmed8929 4 жыл бұрын
Haweeki amay ku fcn thy riyadu ictiraaf haku riyoonina☝️🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴
@snmhalgamayal2391
@snmhalgamayal2391 4 жыл бұрын
@@ladanmohamedahmed8929🤫Aabo Qadad Weyn, Midnimo Ha ku Riyoon, Marka Horepa Ana ku imid imika Anaa ka TagaY😛
@xanaanaragsan9500
@xanaanaragsan9500 4 жыл бұрын
ha ku taagnan waano go aynaa dooda saxibayal oo haysdhiibina
@sabaaxibraahim8632
@sabaaxibraahim8632 4 жыл бұрын
inigu waxan jooga burco ciil iyo cadho ayaan isdabaya sadii meesha midnimada umada soomaliyed llagu heshiin waayo
@kaahanuura8948
@kaahanuura8948 4 жыл бұрын
Waad iska joogta e reer burco ma tihid marti baad ku tehe is dab hadaad doonto
@umalqueen1247
@umalqueen1247 4 жыл бұрын
Waaruntaa wlll waa in aayaheenh laga wada hadlaa oo qorshe caafimad qabah meesha kasoo baxaa ilameerysay wadaaane
@sabaaxibraahim8632
@sabaaxibraahim8632 4 жыл бұрын
@@kaahanuura8948 wllshy marti ma ihi ee waxan ahy dhalad ee ma ma qashay ninka ugu ildheer baa dadka ugu ayaan darad kad bashada cilmiga gaaban waalagu kadeedma wllshy meel fog waxka eeg adigu kolayba bilaa mustaqbl baad kukurtee kuwa aad dhali doonto aayahooda iyo sidii mustaq balkoodu uwac naan lahaa katali ani guna qariib ma ihi ee waxan ahay garxa jis gaar ahaan habar yoonis adiga malaa dhulka lagaa helaye
@mukhtarmohamed2061
@mukhtarmohamed2061 4 жыл бұрын
Sabaax Ibraahim aragtidaadu way cadahay inta wax arki karaysaana way arkaysaa, waxa jira sheekada miiska wax ka fog oo Muuse iyo Saleebaan og yihiin, shirkii gaarka u ahaa Madaxdana Somaliland waxa ka qayb galay Muuse iyo Saleebaan inta kale waxay ahaayeen neefkii gagida lagu gaynayay a dhiga!!!!!!!!!!!!!!!. Bishuba horteenay iman insha Allah.
@kaahanuura8948
@kaahanuura8948 4 жыл бұрын
@@sabaaxibraahim8632 wll inaad iskhasheegato dad aanad hayn way iska fududahay mastaqbalkaad sheegaysoo haduu midnimo ku cidhanya xidhanyhay horaan ula midowney wax na tiija ahna kama gaadhin intan ka goosanay ban ka fiicnahy alx lkn adiga hadii mu raaqoonaysid keligaa waad u tegikartaa
@samowademedia7088
@samowademedia7088 4 жыл бұрын
Nimankiina horn cable maamulo waxaad sheegaysaan Iska saxa soomaalidana kadaaya kalo fogaynta dambigiinana xasuusnaada aad kagasheen dadka soomaaliyeed
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 4 жыл бұрын
Oo maxay samyeen ma midnimo dhimataad kusii dhegantiin baad ka xanaaqaysaan waa xaqiiq taasi
@nadramohamed836
@nadramohamed836 4 жыл бұрын
Mahad celin badana wax ka hadal dhe
@salmanabdi6091
@salmanabdi6091 4 жыл бұрын
Gacmo geeljire hoosba lodhaqa inbadan oo u ogyahay hadii u ka hadlo mussa fashilmaya, marka aayar fadhi gabar ba tahay siyaasada waxkama ogide
@user-kj6di8tg7k
@user-kj6di8tg7k 4 жыл бұрын
@@salmanabdi6091 fardo laysku hayo maxa layskaga faani Bro ma farmaaja muuse wax uhanbayn lahaa haduu wax isla hayo Adaan wax ogayn👎💚🗯❤
@asminholove425
@asminholove425 4 жыл бұрын
@@salmanabdi6091 na odayga sharpaha un ka jara
@khaledmohamedmoumin7711
@khaledmohamedmoumin7711 4 жыл бұрын
Hhhhhh bro adi tirsi aad wadaaye maa dumarka balcad lagu xanaaneyo baa kamid tahay 😂😂
@wadhloowadhloo5965
@wadhloowadhloo5965 4 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣imika qudbada dhami mawaxay ku dhamaatay wllky biixi iyo salaan 😂😂😂anigu yaabee ninku muu nala gar naqsado waxaasi ileen hadal maahee
@faadumofarxaan5155
@faadumofarxaan5155 4 жыл бұрын
Gar naq maxa keenay ma dhiig baa la kala galay naag hadalkeedu waa waxa halkaa somaali kla geeyay naa. Ilahy ka baq
@aryanapiipokar3386
@aryanapiipokar3386 4 жыл бұрын
Wll wxpa ka yaroh khladan Mohamet Apdulaahii farmajo khud pad muu zo diyarzan lkn shirka xigah izagah iyo Hazzan Ali khayre hadalkeda zug odey muse wuu zo dag dagay ee shirku wuu zocdah zug wll
@farhiyamahamed4441
@farhiyamahamed4441 4 жыл бұрын
xaay tiri qoftu mesha ma del aya ka dhacay wle nagaha wax ka dhib bdn mlhn waxay tarayan na mlhn
@naemamuse
@naemamuse 4 жыл бұрын
Hhhh wlhi been maad sheegin waxba kamuu hadlin ninka weyni
@MohamedAhmed-zm4gv
@MohamedAhmed-zm4gv 4 жыл бұрын
Sifiican umaad turjumin ee waxaad ku turjiuntay aragtidaada
@johnjoromo6143
@johnjoromo6143 4 жыл бұрын
Farmaajo waa I. Deeqaha ay qaybisaa DOWLAD Faderaalka maxaa DOwlad Goboleedyada kalana waa gooni loo siyaa
@xamdifaarax1730
@xamdifaarax1730 4 жыл бұрын
Waa sodhawad israca 👍👍👍👍 soomailya haaisracdo
@johnjoromo6143
@johnjoromo6143 4 жыл бұрын
Farmaajo oo dalka kala gooynaya
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 30 МЛН
Farmaajo | Maxay tahay sirta ka dambaysa shacbiyada Farmaajo?
12:49
Waaberi Media
Рет қаралды 83 М.
Bernie Sanders Praises ICC For Issuing Arrest Warrant For Israel's PM Netanyahu
26:06