JACEYLKII IYO GUURKII UGU WAQTIGA YARAA EE QALINLE IYO SAADO CALI

  Рет қаралды 116,503

BULSHADA CUSUB

BULSHADA CUSUB

Күн бұрын

Пікірлер: 75
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Thanks for sharing with us brother 🙏❤
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 Жыл бұрын
Masha allaah qalinle quruux iyo saado qalanjo allaah ha unaxaariisto allaah ha ku kulmiyo janadiisa dhamnten way shihiiday saado gacaan ka xaqdaran ayaa dishay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso labadaba
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Жыл бұрын
Wn jeclahy heesihi hore siiba heestan sado Ali AUN
@mustafaabdi8427
@mustafaabdi8427 Жыл бұрын
My two favourite artist’s all time
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 Жыл бұрын
Illahay Swt Ha U Naxariisto Labada fanaan Markii Wey Isjecladeen Markay isguursadeena Wey Kala Tageen Intu Alle Qoray Ayey Wada Joogeen
@saynab7503
@saynab7503 Жыл бұрын
Masha Allah rabi hau naxa riisto 2labada fanan calafkaa dha mayday ee way isu qameen
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Bulshada Cusub Marxuumka Hadraawi laguma xidhin tusmo iyo tawaawac ee abwaanku waxa u yidhi illahay ha u naxaristo eh waxa lagu xidhay naag silsiladi sinleyda kula jirtay ayaa alaabo Djabuuti uga so dirtay calanka iyo subeeciyad iyo seef iyo alaabo kale markaa dadki ay u so dhibtay ayaa fashiliyay oo jaraaidka ku so qoray marka Siyaad Bare ayaa u yeedhay oo ku yidhi alaabta keen isaguna waxa u ku yidhi hoo laakin waa kugu amaano marxuumka dhegayso sabab taa aya lo xidhay habeenki denbena ciidamo ayaa gurigisi jamacada ka ka xeeyay dhegayso abwaanka
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Ànab Abwaanka dhawr jeer ayaa la xidhay..Lkn riwaayadda waa loo xidhay oo sanado badan ayuu Qansax dheere ku xidhnaa.
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Жыл бұрын
Aun candab diiriye dhulbahande ahayd cali gari saado cali Aun wa dhulbahande khalid Aun
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Жыл бұрын
Saado Ali Ilahy u NJF ha geeyo dhlbahante Nuur Axmed
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Жыл бұрын
Sawirka canab maha plz manta wa maydi ka xishood canab diriye wa dhimday dan maha hargaysa jooga sawirkeda so qaday mid wa dhulbahande midna wa isaaq wa labo canab
@axmedxuseen9333
@axmedxuseen9333 Жыл бұрын
Saaxiibow waxaan ku sugaayey inaad sheegto wakhtiga ay is qabeen intuu ahaa bil laba ,sanado ama ayaamo waxba ma aad sheegin nasiib daro, runtii wakhtiga aan galiyey vedio daawashadiisa wax xog hagaagsana aan ka helin waan xumahay. Iska hagaaji warbixintaada dhaliishuna wax bay toosisaaye.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Inshalaah sxb waa mahadsanthy,so dhawow
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Caruur baabay isu dhaleen
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
@@anabmusa5603 may Saado Cali qalinle Caruur umay dhalin
@umulkhairahmed168
@umulkhairahmed168 Жыл бұрын
@@soulehassan wll runta anaaba garanaya Saado cali oo inaabti aheen Caruur umay dhalin muuse qaLinle
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@anabmusa5603 waxna umay dhalin saado qalinle
@ahaa1200
@ahaa1200 Жыл бұрын
Waaaw my two favorite Somali Singers
@ahmedrashad6705
@ahmedrashad6705 Жыл бұрын
Waa run jacayl aan qati lasiin layku barto it wos beautiful time
@Ahmed-gw3fk
@Ahmed-gw3fk Жыл бұрын
Waa qiso dhab ah oo dhacday heestii Dardaaran ayaa ka tagtay
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs Жыл бұрын
Subxanalah waar waa been ilaahay ka baqa khiyaaligii suyqa weeyi ee waligoid ismay guursan anaa 100% idiin huba
@geriileguled347
@geriileguled347 Жыл бұрын
Waa isguursadeen boondheere gurigi reer hadaafow bay dagan aayee
@shuuriyecade1027
@shuuriyecade1027 Жыл бұрын
Sida an maqlay sado iyi qalinle waxay is jclaaden 1974 tii waxaney is guursadeen 1979 kii waxaney isku dhaleen laba hablood o iminka mareykanka jooga sidaa waxa i sheegtay gabar u dhalay muuse ismaail qalinle o islaan kale u dhashay xaqiiqatan
@anabjama7166
@anabjama7166 Жыл бұрын
Mahamed baad bedeshay oo kii aabahaabaad soo dhigtey mahamed maxamuud Ibrahim qoonsade
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Kkkķk,waa fahantay wlhi
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Nin yohow hanagu camiran horta awalan qalinle allaah yaraxma sawirkan maaha
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Umu Camirashada iyo Qisada iyo Sawirka kala saar ee midh ka hadal
@maxamedmustafe3997
@maxamedmustafe3997 Жыл бұрын
Waa isagii astureey
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Waaw
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208
@dalxisiyowaayoaragdalxis5208 Жыл бұрын
Wa jaawabdi heesti yaa kuwa rama
@hassanhussein272
@hassanhussein272 Жыл бұрын
Samatar iyo shamso cumar baad ilowday iyo saynab cige iyo abwaan kayd
@aminagali6155
@aminagali6155 Жыл бұрын
Ninka sawirkan leh ee laga dhigayo Qalinle maaha real Qalinle. Qalinle wuxuu ahaa nin madaw, Dheer sidana uma ekeeyn.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Ma heysaa sawirkiisa markaa mise shaqsiyan baa u taqiinay
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Жыл бұрын
Waa run sawirkan qalinle maaha muuse anaaba yaabay isagiiba maaha anoo yar baan aqaanney waayo intuu ku sii biirin waaberi wuxuu ku jirey fanaaniinta ciidanka asluubta si fiican baan u garanayaa wejigiisii allaah yaraxma dadkan yaa umadda ka qabta wuxuu ahaa nin dheer oo madaw kanna maaha dadkan been badanaa
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 Жыл бұрын
Aamina waa muuse ismaaciil qalinle
@aminagali6155
@aminagali6155 Жыл бұрын
@@alhaajjiabubakar8713 maaha Muuse Ismaaciil Qaline ninkanu100% da,ahaan iyo ekaansho ahaan toona, malaa adigu waxaad tahay dadkii dhashey 1991 ama kabacdi.
@shiilalle
@shiilalle Жыл бұрын
Sheekadaan far baa kujirta, Heesaha aad isku lifaaqday iyo sheekada dhacday iskuba taariikh maahan sida heesta, uu sameeyay Xassan Qawdhan ee ah WAAN KUU WARRAMAYAA,
@mohamoudibrahim4456
@mohamoudibrahim4456 Жыл бұрын
Aad waxaan saxayaa, Riwaayaddan Heestan ka soo qaadatey, muu sameyn Hassan Qawdhan. Waxaa sameeyey Abwaan Ibrahim Qaandareys.
@nuurduuble1060
@nuurduuble1060 Жыл бұрын
Intee ka soo xigatay xogtaan Ani mid Taa ka dawun Ayan hayaa
@clnajaxguleed6935
@clnajaxguleed6935 Жыл бұрын
Ilaahoe unaxariiso
@ABC-schools
@ABC-schools Жыл бұрын
Warheedhe! Qaab xumidaa! Wad un hadashay, waxna maad sheegin.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
soo dhawow
@waberibouh3978
@waberibouh3978 Жыл бұрын
Waraaku iyo xogta laga hayo way is khilaafasantahay wakhtigu ma foga somaali hadaynunahay waax badaan lama qoorin diraasodo jamacaaded ayaan u bahaanahay iyo xoog uruurin badaan buugaag laga qoroo
@AxmedAfla
@AxmedAfla 2 ай бұрын
❤ ja aywaakaa love
@ubaxyuusuffaarax4605
@ubaxyuusuffaarax4605 Жыл бұрын
Qalinle iyo sado cali siigara jaceylkoda marlabad kasosheke
@mohamudmohamed698
@mohamudmohamed698 Жыл бұрын
Ninyahow waxaan garinay hakahadlan
@wiilkareerwarsame7863
@wiilkareerwarsame7863 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@fihiimaqurux1439
@fihiimaqurux1439 Жыл бұрын
Sorry indeer 😭😭😭😭
@MohamedAhmed-yg5cj
@MohamedAhmed-yg5cj Жыл бұрын
Waxan Maqley Un Saado Cali Muse Ismaciil Qalinle Ayaa Is Gursado Wey Kalatageyn
@yaasiinismaaciil78
@yaasiinismaaciil78 Жыл бұрын
Aniga wuxu igu la muqdaa siday qorax so baxday oo habenimo daba jogto okale
@fatumaahmed4566
@fatumaahmed4566 Жыл бұрын
Wariye soo hubso heests Sado Ali ilahy ha u NJF ha geeyo ay qadeyso waa heesti ay ku soo gashy,Alahu Aclam
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Fatuma heesta riwaayaddi labaad ay ka qeyb gashay ba ku jirtaa riwaayad baa ugaaga horreysay lkn waa heestii ay ku soo caan baxday
@aydorosduran808
@aydorosduran808 Жыл бұрын
Hsezta looma qaadin saado abwaankii curiyeyna waxa uu uqaadey naagtiisa waxana loo dhiibey qalinle...ee hubso
@hindihassan1094
@hindihassan1094 Жыл бұрын
Sahro ahmed iyo kuluc
@hawoosman4698
@hawoosman4698 Жыл бұрын
Wariye aan kuu saxo canab diriye cabdi gahayra way dhimatay ma aha canabta aad soo qatay magaca bay wadagan aa qaladka sax kooxdu waa onkod ma ah koox lafole jogatay
@anabjama7166
@anabjama7166 Жыл бұрын
Mahamuud Ibrahim adiga yaaku barey heesaha weli manooshahay
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Жыл бұрын
WAAR TOLOOW NINKAN MAXAA KA KHALDAN WAANKUU WARAMAYAA MA QALINLAA SAMEEYAY IAGU WUU KU LUU QEEYAY OO KALIYA RIWAAYADII XASAN QAWDHAN AYAY KA MID AHAYD HEESTU. UJEEDADA HA KHALDIN HAN KA BEEN SHEEGIN EE XISHOOD.
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Qalinla Sameeyay halkay ku jirtaa dhageyso ka dib fikradaada dhiibo.
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Waxa igauna is guursaday Cabdi qays iyo Aamina cabdillahi iyada oo Cabdi qays u gacan qabtay oo u fanaaninta iyo riwayadi u laha Djabuuti na ka so kaxeeyay oo hargaysa so dijiyay nasibdaro Cabdi qays waa la xidhay waxana xaaskisi si badheedha isaga gursaday Cabdiraxman dhere oo hodan cabdiraxman dhere la yidhaahdo wuu dhalay in kastoo la yidhaahdo Cabdi qays baa u sameeyay markaa godob ayuu ka galay Cabdi qays waxa lo tegi waayay aaskisi borama
@cabdikahinshugricali3989
@cabdikahinshugricali3989 Жыл бұрын
Maxaa haday sugi weyso o ay iska furto cabdiraxman dheerena guursado maxaa u guursatay miyuu godob ooga galay naag haday ku jcshahay qof kale ma guursaneyso cabdiraxman dherena waxa aaskiisa lo tegi waye waa cunsurinimo iyo isaaqan kale ay qabiil iyo nijaasnimo ku dambeyso
@anabmusa7112
@anabmusa7112 Жыл бұрын
@@cabdikahinshugricali3989 Waar adaa nijaasa ee aflegadada jooji nacas baad tahaye shut up
@anabmusa7112
@anabmusa7112 Жыл бұрын
Cabdillahi Shuri Cali ma naagu nin qabo ayaaa wax jeclata oo weliba ninkeedii jail ku jiro oo caruur u haysa Ayaan iyo Mustafe ayay u haysay inanti u u heesay?jacayl mahaa waa gogol dhaaf waa waxa Hodan cabdiraxman dhere loogu yeedho ina Cabdi qays. Hadaba nacasyow naag u nin qabo iska ilaali adoo qaar xora helaya. Markaasa sidi kumay joogine marki la so daayay ay tidhi cabdi qays baan donaya heesta naagti walaalka shalay qabay ninkeed noqo ki oon dhimanin oo nool iyadaa lo qaaday cabdi qays iyo hibo Nuura ayaa wada qada cabdi qays ba iska leh Marka nacas baad tahaye naag meher ku xidhan yahay ninkale uma banaan in ay gogol la wadaagto Heestisi jeelka dhegayso Maxamed mooge ayaa qada Maan xanibin danaha guud Agoon xoolo kama dhicin Xabashina umaan geelin Ragna Eexo kama gelin xeebta Jabuuti Somali laga xaday hadii aan xagàaa tegay maan jebinin xeerkee maxaa laygu soo xidhay?
@ahmedabdullesheikh6068
@ahmedabdullesheikh6068 Жыл бұрын
Waligay ma maqal
@cambaroali7733
@cambaroali7733 Жыл бұрын
Marxuumiinta is kaadaya
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 Жыл бұрын
Wanku waramay heesta waxa looqaday diilki nimanki INQILABKA GABAYRE IWM AUN BULSHADA CUUSUB
@yasminahmed6195
@yasminahmed6195 Жыл бұрын
Way isjeclayen wanna isgursaden waxay isu dhale gabadha layiidha xòriyo
@khaalidbaashe8051
@khaalidbaashe8051 Жыл бұрын
Waar canab diiriye way ka dabaysay riwaaydaa iyo saado caliba , canab diiriye fanka waxay kasoo biirtay 1977 kii kooxdii xooga ee qayta 26 HARGAYSA deganyd ayay ka mid ahayd, heestaa cunaabi waxa curiyay, DR IBRAAHIM XUSEEN WEYD AYAA LAAHA
@keyseamare8658
@keyseamare8658 Жыл бұрын
Ma noo sheegi kartaa, in Muuse Ismaaciil sameeyey midhaha heesta uu ku calaacalay? ...Anigu waxaan qabaa hadii aanu samayn, qaadina Muuse, oo Nin kale sameeyey, arrintu maaha mid Muuse ka timid balse waa Manaafaqad uu Ninkii sameeyey Qoyskaas ku dumiyey
@bulshadacusub
@bulshadacusub Жыл бұрын
Heesta Xasan Qawdhan Ducaale baa sameeyay,Qisaduun ka sameeyay
@mohamedmusse6204
@mohamedmusse6204 Жыл бұрын
Sado lyo qalinle .labduba waxayi ahayde dad wanagsan oo dhab llsu jaceel,lakiin duruf jiirtey awgeed, iiskurse dabaded iskumay raagin, ubadna waxayi,isu dhalen insan keyless inta kabacdi waykalatageen,iilahay hawuu,naxariisto,labadodaba.oo gacan ka xaqdaran baa xamar ku diishay wakhtiiyo kalladuwan.
@sadia_844
@sadia_844 Жыл бұрын
War beenta dadka kadaa sawirkanine qalinle maahee, taariikhda dadka sifiican usoo baadh intaadan la shir iman
@anabmusa5603
@anabmusa5603 Жыл бұрын
Bulshada cusub waa kan abwaanku illahay ha u naxaristo kzbin.info/www/bejne/d5CzfWB5edmMjcU
HEESIHII UU QALINLE U QAADAY SAADO CALI
11:31
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 1,5 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 109 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 30 МЛН
FANAANIIN LA HABAARAY AMA LA INKAARAY@bulshadacusub
9:29
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 38 М.
Fananiinta Ugu Caansan Somalida Qabiladooda Wax kabaro  part 1
10:06
Shabalaala Tube
Рет қаралды 242 М.
SABABTA AAMINO CABDILAAHI ISAGA FASAQDAY CABDI QEYS@bulshadacusub
8:20
FANAANIIN CADAAWAD IYO COLAAD KA DHAXEYSAY@bulshadacusub
12:40
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 12 М.
Qalinle iyo Sahra Heestii Saldhigo waalagu sitaayee
13:45
Daruuraha News
Рет қаралды 52 М.
Wax ka ogow taariikh faneedkii muse ismaaciil qalinle
39:50
Horufadhi News
Рет қаралды 11 М.
FANAANIIN AADAN U AQOON GABOOYE AMA MADHIMAAN@bulshadacusub
7:59
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 43 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 46 МЛН