JAMIIL WEHELIYE NEW SONG DAREEN OFFICIAL VIDEO 2019

  Рет қаралды 231,971

ILKACASE LYRICS

ILKACASE LYRICS

Күн бұрын

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Пікірлер: 299
@jamiilweheliye
@jamiilweheliye 5 жыл бұрын
Dhamantin wan idin salamaya My Asxptyda Qaliga iyo Funs kayga Meel walpoy jogan Respect ✊ Team Weheliye 🦜🇩🇪📸🎤🎹🏅 Heesta Daren Lyrics keda Saxda ah Wakas asxptayda sharafta leh Dareen i lulayaa Laxaw igu Beere dhibtada Igu Wacan lurkeee Dareen i lulayaa Laxaw igu Beere Dhibtaada Igu wacan Lurkee 2X Misna Ka lumi Qalbigayga oo Waan Liicayo Xanuun baan La Jiifa Adiguna Daren Li‘i ayaad Ladaysa Kaliga Nabsiga LaamaHa Saar Armay DabayluHu ladiyo Inagoo lamaana Ku Raaxaysan Dona 2X Dareen i lulayaa Laxaw igu Beere Dhibtaada Igu waCan lurkee Dareen i lulayaa Laxaw igu Beere Dhibtaada Igu wacan lurkee 2X Page 2 Inagoo isku Ladhan libin aynu gaadhne Ladaneeyigu lamaanoow Inagoo isku ladhan libin aynu gaadhne Ladaneey igu lamaanooow 2X Misna Kalumi hankayga oo Waan liicayoo Waan lumayo Xanuun baan la liiTaa Adiguna Dareen li‘i ayaad ladaysa Kaliga nabsiga laamaHa Saar Hadmuu wakhtigu ladiyO LaanTii Jacaylkaa ❤️ wada lulaynaaa 2X Inagoo isku Ladhan libin aynu gaadhne Ladaneeyigu lamaanoow Inagoo isku ladhan libin aynu gaadhne Ladaneey igu lamaanooow 2X
@mohamedinshaar1139
@mohamedinshaar1139 5 жыл бұрын
Alter mach wieter so bro😱👏
@shukaybkalinle3303
@shukaybkalinle3303 5 жыл бұрын
Jamiil Weheliye The One And Only 🥇👌👍✊ Keep Going Bro ✌️
@boqoradadumarka2059
@boqoradadumarka2059 5 жыл бұрын
Jamiil Weheliye fanan aan jeclhy taagere nambar one ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👈
@mameromio2922
@mameromio2922 5 жыл бұрын
Jamiil Weheliye team weheliye respect ✊
@aliflagofficial9283
@aliflagofficial9283 5 жыл бұрын
Ninyiw waa ka wadataa lknse naagtan ma view ka badsan mid kle heeso shidan bn ku hayaye ii so qabo
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 5 жыл бұрын
Heestan waxay so baxday 2015 bishii 7 aad waana xiligii aan kasoo baxnay jigjiga.hadaad heestan saxarihii ku qaadi jirtay isku wakhti ayaan ahayn😂😂👆
@khaliilabdirizak1530
@khaliilabdirizak1530 3 жыл бұрын
Bishii 8aad 1 2015 isku wakhtiyo ban ahyn legend ✅
@Elyasarap
@Elyasarap 5 ай бұрын
😂saxaraha wlhi kaga waalwaali jiray heestan2016 ec
@Abdinasir-tq8ge
@Abdinasir-tq8ge 28 күн бұрын
wlhi wxay ahyd hees xasuus mudan legend jamill weheliye ❤❤❤🎉
@samiiromaxamedaxmed213
@samiiromaxamedaxmed213 2 жыл бұрын
Heestan xzuuz Ayay igu ledaHy 😍😢
@38abdi54
@38abdi54 8 ай бұрын
Kaligaa ma ahn Anibo Xasuus iyo dareen gooniya igu leedahy wlh😭
@ekeyofficial4506
@ekeyofficial4506 5 жыл бұрын
War nagtaan qoriga ah xage lagaso kireyey wajiga laladhumanayo ma mid aan lagu kalsonen baa😂😂😂
@wizwagga4475
@wizwagga4475 5 жыл бұрын
That’s ma legend Jamiil ♥️🔥✌🏾
@mustafka1237
@mustafka1237 5 жыл бұрын
Mustaqbal ifaya 🔥🔥 oo faneed ayaad leedahay saaxiib 🎶🎸, Cod baa kugu jira 🎤🎵, hore u soco saaxiib. 👏👏👊✊🙏🙌.
@sadamxabashi3137
@sadamxabashi3137 5 жыл бұрын
Ax yaa ree jigjiga Zxp sare horey usoco heestan dib u dhis ayad u sameyse Kooxda JSB aya qaadey 2014kii😥
@abdiholland_solo3996
@abdiholland_solo3996 5 жыл бұрын
Walee inaa asalkii tahay hada heesan xasuusato dadba moodi inuu jamiil leyahay
@sadamxabashi3137
@sadamxabashi3137 5 жыл бұрын
Haa zxp wan xasuusta heestan Ciyaal keela herar aya qaadey jamiil wu ka copy gareeyay
@qalbiholcayqalbiholcay3219
@qalbiholcayqalbiholcay3219 5 жыл бұрын
War isna wuu ku jiray kooxda heestana isaga qaada inta raapka ayay la qadeen kuwa kle wxyna qaadeen 2015 bishii 7 aad waana xiligii aan so baxay .bil kadibna isagaa soo baxay thnkz🙏
@ekeyofficial4506
@ekeyofficial4506 5 жыл бұрын
@@qalbiholcayqalbiholcay3219 sxb isagu kumajiro ee inta hesta kahoreysa ayuleyahy uxuna lehay waxn dhib iyo dhef lomarin dhaxl lomayesho
@moahqoofal6253
@moahqoofal6253 5 жыл бұрын
Bro inta horena waa isga heesta waa ku jiraa
@nimcaanyare2587
@nimcaanyare2587 5 жыл бұрын
Ilkacase walhi waad socotay keep going bro 💯🙏 Muuqaal kaad tuubto muuqaalada lama mid ah Jamiil weheliye Fanaankaygiih 😍🔥♥️💯🙏
@faathimafaathimafani4647
@faathimafaathimafani4647 5 жыл бұрын
Esmail Abdirahman wß
@djzafwan4331
@djzafwan4331 Жыл бұрын
The legend jamiil waheliye still watching 2022🔥
@farhiyadhamys6403
@farhiyadhamys6403 4 жыл бұрын
Kkkk allah beerka nagtan yaa ila arka😉😀😀😀😀😃😃😃Fanan yaro aan tagero 😍😍froma hargeisa
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 5 жыл бұрын
Jamiil somalida berlin waa kusugeysa bowe no more hessen komm berlin mach weiter👌👌👌🙏🙏🙏❤
@bcjaylani1949
@bcjaylani1949 5 жыл бұрын
Wllo subscribed igu caawiya waa wallkine
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 жыл бұрын
Mohamed Abdihakim duma cunugan hanagu so waalin meshiisa ha iska jogee kkkk😂
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 5 жыл бұрын
@@dhoolali7869 loloz duma shrfy wixi dhaq dhaqaq leh wan jeclhy nin ban dhaqanjin weyney😀😀
@dhoolali7869
@dhoolali7869 5 жыл бұрын
Mohamed Abdihakim kkkkk duma kaasi Ma jamacbaa jamac naag lanikiso uraadiya ninkan naag ayuu suqa keenaye 😂😂
@majidhochannel4820
@majidhochannel4820 5 жыл бұрын
@@dhoolali7869 loloz jamac mahan waa mid kale duma jaamac waa socdey wa hore
@boqortooyadashacraawi5528
@boqortooyadashacraawi5528 5 жыл бұрын
Fanaan qaliya sxb kay jamiil waan ku salaamay. Boqortooyo
@idontcare6856
@idontcare6856 5 жыл бұрын
istaqfurullaaH 😂 NaaaGta badhideeda 😂
@sabirinkhalid1824
@sabirinkhalid1824 5 жыл бұрын
i don't CarE 🤣🤣🤣
@naasirmuniir6103
@naasirmuniir6103 5 жыл бұрын
weligay 5like Madhaafin wlhi bal maanta kor iiqaada sidani nolol maaha wlhie
@mohamedsheekh7719
@mohamedsheekh7719 5 жыл бұрын
Legend Jamiil weheliye Horey usoco
@hasandeedee97
@hasandeedee97 4 жыл бұрын
Jamiil weheliye xidiga Germany ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirize6080
@abdirize6080 5 жыл бұрын
Hada nahay ciyal Germany ninkan aan taageero u mujino
@eidyare4166
@eidyare4166 4 жыл бұрын
My brother Jamiil weheliye big respect
@jamiilamaxamed9061
@jamiilamaxamed9061 5 жыл бұрын
Wwww waan ka helay Heesta iyo muqalka intaba😍😍👏🏻👏🏻
@ridwannur8995
@ridwannur8995 5 жыл бұрын
Boqorka 5ta soomali keep going legend @jamiil weheliye Codka laxanka stylka ✔💯
@AsadAsad-xg3tr
@AsadAsad-xg3tr 5 жыл бұрын
Big respect ✊
@apdifataahgaas5867
@apdifataahgaas5867 5 жыл бұрын
Legend Jamiil weheliye BoQorka codKa weHeliye
@yaskahamud4275
@yaskahamud4275 5 жыл бұрын
*the one only jamim waheliye like me inta ka heshay muqaalkan*
@masterpeice1292
@masterpeice1292 5 жыл бұрын
2015 JSB aya lahayd musoo tahribay jigjiga un kudawan jirne
@caynaanofficial5496
@caynaanofficial5496 3 жыл бұрын
Hees hees dhaftay Best artist of the Jigjiga Sound:jamiil weheliye Original sound Jigjiga Somali boys jsb Keep going brother congratulations big brother
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 5 жыл бұрын
Keep going wllkY full reporter jamiil weheliYe 🙏🏻
@mohamedabdullahi3101
@mohamedabdullahi3101 5 жыл бұрын
woooooow jamiil weheliye waad tagtahay sxb cidna kuma soo qabanayso👌👌👌
@naxiranur7681
@naxiranur7681 5 жыл бұрын
Wlky fanankii fanaaniinta jamiil weheliye❤❤
@abashasanrashid7837
@abashasanrashid7837 5 жыл бұрын
Bigg rispect sxb qalia anaka kula jira hesta dareen cadi Mahn wan La dhacay jacyl 💘💘💘✨✨
@cabdinaasirruush1581
@cabdinaasirruush1581 5 жыл бұрын
@
@cabdinaasirruush1581
@cabdinaasirruush1581 5 жыл бұрын
.
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 5 жыл бұрын
Heestani gabadhan baa waalaysa inta ila aragtya like
@xamdaaxmed8278
@xamdaaxmed8278 5 жыл бұрын
Jnb ayaa qadey nio wxaga lagu xaragoda inta heesta mr hore dhageysatey like 🖕🏼
@lavefanus3009
@lavefanus3009 5 жыл бұрын
Jsb weyan
@mrfuga6041
@mrfuga6041 4 жыл бұрын
Cumar cr aya qada heesta kadibna jsb
@MahadAbdirisaq-gn5oy
@MahadAbdirisaq-gn5oy Жыл бұрын
hestii Kali heer kiyko ku heesto🙏
@mameakram4477
@mameakram4477 5 жыл бұрын
Beste ❤️#FananJamiil❤️🇸🇴✅
@suleeymanmxmd6131
@suleeymanmxmd6131 4 жыл бұрын
Heestaan waan jeclahay wlh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hanaanyasin609
@hanaanyasin609 5 жыл бұрын
Hees iyo badh wlhi 😍❤️🙏🏻Bro jamiil go forward
@user-si6qc4dh8r
@user-si6qc4dh8r 7 ай бұрын
Hees hee dhatay🎉🎉🎉🎉❤
@sabahadanhussein7816
@sabahadanhussein7816 5 жыл бұрын
top hees weheliye hore soco legend
@hamzaabdirashid4271
@hamzaabdirashid4271 5 жыл бұрын
Legend Jamiil weheliye horay usoco wll Qliya 😍❤️💪🏾
@omarm5227
@omarm5227 5 жыл бұрын
Master Ilkacase bro hore usoco 👍🏾👌🏾
@abdisalammahdi3576
@abdisalammahdi3576 5 жыл бұрын
Waar Inanta Go Saar Waa Mxy Gabadh Wadada Ku Xaaraysaa Inantii Xaartay Xumaatay😂😂😂😂
@rumansocid3298
@rumansocid3298 5 жыл бұрын
😀😀😀😀😀
@ziazi_king5634
@ziazi_king5634 5 жыл бұрын
Hesaha hesta ugu jecla bay ahayd 2015 Marka jigjiga jogay Originalka hesta waxa leh 👉Jsb_jigjiga 👈 dhalin igu qali ah.
@lasstqueen5762
@lasstqueen5762 5 жыл бұрын
Mohammed Neymar tuuga heesta oo soo xade markase
@ilyaasmuxumed9884
@ilyaasmuxumed9884 5 жыл бұрын
Ka dhac ugs kyari waa inagii uune
@AbbiFitFilms
@AbbiFitFilms 5 жыл бұрын
Xalay 3:00 habeenimo ugu horeyay qof dawada ilkacase lyrics wuu ka saaray 8 minute ay talay markaa sidaas dartiid like ugu saara
@38abdi54
@38abdi54 3 жыл бұрын
Inago lamaana kuraxesa doona😁🥰
@azeirfamily1929
@azeirfamily1929 5 жыл бұрын
Esh cala heestan maxan ula dhacay jamiil weheloye. Bro. Hore usoco ❤❤
@sharma.bestiee
@sharma.bestiee 5 жыл бұрын
Mahad Gaara ILKA CASE LYRICS go forward my king JAMIL WEHELIYE hora lo soconaya 🙏🙏❤️
@kimjomun3458
@kimjomun3458 4 жыл бұрын
Ay gise 🕔 tenyo iyo jamil sln Boqortooyo aaabo
@fatusafwan3544
@fatusafwan3544 5 жыл бұрын
Kley jamiiil hesta hre loo qadey dee kooxda JSB Baa leh hesta 2015kiii mgalka heysatey Lkn jamiil wllo cod ba kgu dhan💋💋💋💋
@jrdeeqsi1076
@jrdeeqsi1076 5 жыл бұрын
Top quality and best songs in 2k19 legend jamiil weheliye and ilkacse lyrics wad ka baxsateen heestan caadi maaha Go forward wll weheliye 🔥🔥👏👏✊🤴🏿☝️
@googlegmail3753
@googlegmail3753 2 жыл бұрын
Qatar fabankan yar hesahisa
@mameakram4477
@mameakram4477 5 жыл бұрын
Mataan horey u soco💪🏼❤️
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 3 жыл бұрын
Hallo legend and future singer wehliye jamil
@zamzamsaciid9471
@zamzamsaciid9471 5 жыл бұрын
Jamiil Weheliye BOQORKA CODKA ❤️🎤🔐
@hanadhankaofficial6259
@hanadhankaofficial6259 5 жыл бұрын
Team wehliye legend horay Usoco hormar wacan banku rajeeyna. Legend
@hanaddeeq4825
@hanaddeeq4825 4 жыл бұрын
malinti 10 jeer dhagaysa wllhi best song
@sabirinkhalid1824
@sabirinkhalid1824 5 жыл бұрын
Horay usoco huno 🥵✌🏽♥️
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802
@abwaanayaanlecuriyecabdira5802 5 жыл бұрын
*Supxara laaH waar kii xizhood ahaa meeye LUMAY xgee ka dhacay waxay tan yaree futadada giigsan ee aad meesha soo dhiagysaa waar nio ILKA CASE xizhooD prather*
@cdigta
@cdigta 4 жыл бұрын
Jamiil wxad qadey heestii wilkii reer jig jiga
@yahyejamac986
@yahyejamac986 Жыл бұрын
Inta wali dhagaysanaysah 2023😢
@selayahayaniga2677
@selayahayaniga2677 4 жыл бұрын
Future singer waw
@hamsemataan3768
@hamsemataan3768 5 жыл бұрын
Esha cala fanaan tahay brother waan ku arka raag badan ku agtagan brother hore usoo
@yartashidaninacabdow5919
@yartashidaninacabdow5919 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa cumar cr markii ugu horaysay!!!!!
@daudabdi4428
@daudabdi4428 Жыл бұрын
Still iam lesning this sngs keep going bro❤
@apdirahman
@apdirahman 5 жыл бұрын
Awooweh hestan hore loo qaaday
@mohonest8132
@mohonest8132 5 жыл бұрын
Nice song jamil Nice job sxb ilkacase 👏👏
@libaanadan3854
@libaanadan3854 5 жыл бұрын
ader horay usoco
@kingmofathi6336
@kingmofathi6336 5 жыл бұрын
Ma poy x song si fcn u habaysay keep going
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
nio kan yar qaarba ka waalay Still fanaan bu isu qabaa naagta futadeda aya ka wngsn Adiga io wxd ku hadlayso
@kingog8653
@kingog8653 4 жыл бұрын
Heestan jijiga ku dhagesan jiray
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 4 жыл бұрын
Naagtu maxey dabadeeda kaamirada usoo aadisay
@natoamiir9104
@natoamiir9104 5 жыл бұрын
Fanaankena keep going weheliye ☆
@aminbashe4006
@aminbashe4006 5 жыл бұрын
keep going pro ilhy ha Ku dhwro inptygay qli
@markazibnul-qayimal-jowziy1968
@markazibnul-qayimal-jowziy1968 5 жыл бұрын
Masha allah hormar wacan ilkacase lyrics
@rahmadheman3694
@rahmadheman3694 5 жыл бұрын
Jamiil apu fantax war gabadha astur
@xamdaaxmed8278
@xamdaaxmed8278 5 жыл бұрын
Heestan waa laagaga horeyeey
@qaysargaldogob5189
@qaysargaldogob5189 Жыл бұрын
Dhibtada igu wacan lurkee
@Maan-P
@Maan-P Жыл бұрын
The 🐐
@mohamedharun3257
@mohamedharun3257 5 жыл бұрын
Weheliye mach weiter bra
@somgedi
@somgedi 5 жыл бұрын
Brother jamiil go forword sxb igu qaali ah nacabkana ujoojin meeyna marba hadaan haysano ilkacase bast camira man
@najaxabdiosman4736
@najaxabdiosman4736 5 жыл бұрын
Jamiil weheliye fanaa jira
@CazaamTayga
@CazaamTayga 5 жыл бұрын
Sxb hormar wacan waa kala kacasan tahag
@nasrahassan29
@nasrahassan29 5 жыл бұрын
hees igah dheh
@rasaascabdulahi2620
@rasaascabdulahi2620 5 жыл бұрын
Xabibi jamil Go forward
@abdullahimohamedkhalif8700
@abdullahimohamedkhalif8700 5 жыл бұрын
Kooxdii( JSB ) Kaligaa baa ka Soo hadhay
@muhammadg2913
@muhammadg2913 5 жыл бұрын
WooW Heesti Adunka cadi mahaa
@abdiamiinpaulo2921
@abdiamiinpaulo2921 5 жыл бұрын
Hestan dib u cusboi nee siin lugu sameeyay waaga jig jiga joogau 2014
@guledmuse5744
@guledmuse5744 5 жыл бұрын
jamiil asal jigjigawi sxb keep going
@abdinasri801
@abdinasri801 5 жыл бұрын
Heestan jnb jigjiga ayaa leh see cml😍
@luqmaanhussein7444
@luqmaanhussein7444 5 жыл бұрын
E’E wan diiday heestani igumaba soco iga wle meela kalaa layga heesayaaa bye 👋
@faizaholan9503
@faizaholan9503 5 жыл бұрын
Somalidu cawrada hablaha quruxbay modayan 🙅🙅🙅sharafta hablaha ha LA dhawro🙌🙌🙌
@fariyaafariyaad158
@fariyaafariyaad158 4 жыл бұрын
mansh alhaa
@boqorkaumada9562
@boqorkaumada9562 5 жыл бұрын
Dheebar maa u xeran qofta mise kastuumadii ayaantan socoto 😂😂😂
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 5 жыл бұрын
Wllhi fanaan Aan jecela haY bro hore usoco🙏
@Reduxpresent
@Reduxpresent 5 жыл бұрын
Xabiibi jamiil Ma bara horay usoco papa
@chanelkasharmake2827
@chanelkasharmake2827 5 жыл бұрын
Side kale wa good Lkn magadhayo hataf
@AsadAsad-xg3tr
@AsadAsad-xg3tr 5 жыл бұрын
Ma boy horay usoco boss
@queenugbisha8073
@queenugbisha8073 5 жыл бұрын
Inta ila argta wiilku inuu gacanta ku watoh calamadii shanta soomalidah plz hayla dhafinah Suulka xun
@ayaanaxmed1730
@ayaanaxmed1730 5 жыл бұрын
King halkeedaad dhigtay
@hamseabdi3543
@hamseabdi3543 10 ай бұрын
2015😢😢😢
@adnanadam6829
@adnanadam6829 5 жыл бұрын
Viva bsb ayaa kaga horysa
Jamiil Weheliye Ilmada Iga Da'aysa Official Video 2021
5:44
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 627 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 17 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 36 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 45 МЛН
JAMIIL WEHELIYE NEW SONG QISO OFFICIAL VIDEO 2020
8:20
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,3 МЛН
JNB Mudan Official 2016
6:09
DJ AMIR MUNIIR
Рет қаралды 366 М.
HASSAN GANTAAL IYO KIIN JAAMAC -BAL DAREEN (OFFICIAL VIDEO )
3:54
Hassan Gantaal
Рет қаралды 142 М.
JAMIIL WEHELIYE HEESTII HIBO 2019
4:58
ILKACASE LYRICS
Рет қаралды 200 М.
JAMIIL WEHELIYE | WARDA | 2023 OFFICIAL VIDEO
5:46
JAMIIL WEHELIYE
Рет қаралды 71 М.
JAMIIL WEHELIYE | QISO | HEES CUSUB | LYRICS 2020
7:14
Sir Abdi HD
Рет қаралды 124 М.
Люблю детей 💕💕💕🥰 #aminkavitaminka #aminokka #miminka #дети
00:24
Аминка Витаминка
Рет қаралды 1,5 МЛН