Jeelka Boosaaso ayaa ka raacay markaan ku Biirayay AS?

  Рет қаралды 34,394

Siyaad Media

Siyaad Media

Күн бұрын

Пікірлер: 103
@Qallin-ruug1208
@Qallin-ruug1208 Күн бұрын
Dhibta aya waxa ay tahay jeelka la iskula xirayo ka wax dila iyo ka hooyadii dhiba iyo ka argagaxisadaba
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 Күн бұрын
Haa ilmayar xataa pl ma kala yaqaan. Sida aan hadaladisa ka daremay. Waa reer mudugoo waa yara karti badanyahay. Nacas ma aha.
@Really2025
@Really2025 Күн бұрын
Caruur hadii JEEL la galiyo dhibkaas ayey leedahay! Umadan HOGAAN WANAAGSAN ayey u baahan tahay😢
@engrmohamoudgeelemohamoud2303
@engrmohamoudgeelemohamoud2303 Күн бұрын
ILLAHOOW kharaawijta sharkooda naga qabo, أللهم إنا نسألك ألأمن والإيمان والسلامة والإسلام
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 21 сағат бұрын
WALLAAHI in aadan amni iyo ammaan midna helayn illaa aad murtadiinta bari Ka noqoto, oo aad shareecada ilaahay qaadato.
@midnimoboys8999
@midnimoboys8999 19 сағат бұрын
Oo mrka ma shabaab ayn diinta u daba fariisaneynaa? Wxn kloon ku weydiinayaa shabaab ka hor waalidiintaadu mxy ahaayeen? Muslimiin mise gaalo? Cilmi kgu filan hdad ledahay soo jwb ​@Yasin-s8i
@drmohamoudhassan
@drmohamoudhassan 5 сағат бұрын
@Yasin-s8iAdeer nin hadad tahay bananka usoo bax oo sawirkaga meehsa saaro mgac naageed meelaha haku qorane khawarij yahow diinta ka been sheegay oo duliga jano aya lagugu raadsnaya oo inooyo il iyo aragti bakhtiyahow 🤮
@wadania932
@wadania932 Күн бұрын
Wiilasha yaryar ayay shababka ka faidaystan. wiilasha yaryar hala ilaaliyo shaqo abuur haloo sameeyo.
@IsmacilcabdiIsmaciil
@IsmacilcabdiIsmaciil Күн бұрын
masuuliyada wilkan wa qaadaya puntland sawabtoo ah amnigiisa jeelka ayaga kamasuula mida kale shawaab meley qabsadeen yaanaraacaaya hadey dhahaan solagama yaawo Inti kaharta iney dilaan sooqofka isma dhihikaro yekudilin
@NimcaCabdilahi-h4x
@NimcaCabdilahi-h4x Күн бұрын
Waa. Ilma. Yar
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Күн бұрын
Dal BA’OOW yaa ku leh. Haddaan dawlad adag oo dalka difaacda, haddaan la helin, sidaan unbay dhalinyaradeenu dhib ugu jiri doonaan.
@IsmaciilshuceybCilmi
@IsmaciilshuceybCilmi Күн бұрын
wariyaha asaga ayaraba inu afkiisa kuxukumo tasina wariye inu sameya wa kuqalad wiilkas wax danbi. ah malahan hadu xabsiga ku dhimanlaha aya lo qabsan laha qof walbo o ku badbadiyo wad raceysa kuwa masuliyada sheganayo aya dadkas xabsiga kujiro dayacay kana cararay
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Sax sax
@ahmedrashidhajijama3212
@ahmedrashidhajijama3212 Күн бұрын
Kuwa dhaqaalaha qaatey ee jeelka dayacay ayaa danbiga iskaleh. Ee halkee kuwas ku danbeeyan?
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 Күн бұрын
Caruur tan leyska dhalayo ee bilaa Abaha ah oon heli kornino waalid iyo bulsho meel u wada jeeda in caqliga laga xadaa wa dhibyartahay guurkan u eegte ku dhufo oo ka dhaqaq, masafeysi iyo furitanka badani dhibtanu dhaxlaa, markas dhibtad a bulshada masuul ka ah macno ma sameyneyso wareysigani
@deeqajama6692
@deeqajama6692 Сағат бұрын
Waa ilmo nolashii lagaga cayaaray ilaahay ha u gargaaro
@bongasasa3895
@bongasasa3895 Күн бұрын
War wiilkaan naxariista Ale tusa ee masakiinka badbadsha! He truly looks and sounds innocent young man who is caught in this wicked ppl we call elders! Dhaqan Celinta hausocoto aana uwada duceyno!
@wizhargeisa3338
@wizhargeisa3338 Күн бұрын
Jeelka mid wax kufsaday mid wax dilay alshabaab wixiiba hal qol taasa waaliya maskiinkana iska si daaya madaama la qabtay isago iyagi baxsad ka ah 😢
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq Күн бұрын
Waar miskinka hala daayo waa wiil yaar waxa laga yaba inu is yidhi isa raac isgon macnaha nimanka fahmayn oo u ciilan walidkii soo xidhay oo islaha ka baax uun jeelkan inankaygu leegyahay wlhyi waan ka naxaay miskiin buu u eegyahayba
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Күн бұрын
Iska daaya nafba haysa madama uu jeel kujiray wuu argagaxay koley😢
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
*Dadka caadiga ah iyo kuwa ilahay diintiisa ka ridoobey ee argagixisada khawaarijta ah yaanan meel lagu wada xirin*
@caanoos
@caanoos 10 минут бұрын
Asc Eedadaa nin ma dhalin haan biyo ah ayey dhashay, adoo xiran ninka ku eedeeyey, ka gocdey in aad isu dhaarateen oo kaliya…. Allah ha ku siiyo xoriyadaada
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 Күн бұрын
Ina laysku xaryo dadka rgagixisadah iyo carurta am dhalinyarda yaryr waa in liska cafiyay
@radwanali7816
@radwanali7816 Күн бұрын
Waa sumesanyahay ee tiirka halageeyo
@MohamudAbdi-zq6ej
@MohamudAbdi-zq6ej Күн бұрын
Laillah illallahu walalyaliw iskadhafa miskinkan
@muxamedaamiin3344
@muxamedaamiin3344 Күн бұрын
maxay tahay xabsiyada lagu wada xirayo Argagixisada iyo Shacabka?
@shukrizakaria9160
@shukrizakaria9160 Күн бұрын
Miskiin buu u egyahaye ka maydha balaayada lagu shubay allow balaayo qoorta hanoo galin
@Yasin-s8i
@Yasin-s8i 21 сағат бұрын
Si kale Uma mayri kartiine khamri, daroogo, xashiish iyo qaadkii laga gooyey ku soo celiya.
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud Күн бұрын
Ninkan marnaba As asaga ma dooran ee waa ladayacay waxana dayacay dadkisa iyo dowladisa waayo marki dhaqan cilin xabsi logu xiray kuna jiran khawarij waxa ka iman karao waa fahmi karta kamid tahy in mesha lagu tashkiliyo ama werar lagusoqado kadibna laqafashay
@ashahasan-b5y
@ashahasan-b5y Күн бұрын
Isgoo yar bay wareeriyeen! Somaliya dhibaata haysata dhalintii, mustaqbal la’aan.
@CabdulahiqalifNuur
@CabdulahiqalifNuur Күн бұрын
War cunaga iska daaya midkle su.aalaha haa ku qasbin
@Khaliilmehmed
@Khaliilmehmed Күн бұрын
Ninkaan Yaraantiisii Maskiin ayuu ahaa Caruurta Xaafadu dhibto Isku xaafad ahan Jirnay Lkn wllhi uma Qaadan Inuu Dhiigmiiratadaas zku Biirayo ina Dhagaweyne😂😂😂
@ahmedaadancali5767
@ahmedaadancali5767 Күн бұрын
Waxaa ogaataa in qoladan AS ay markasta ka faaidaystaan qof dhib tirsanaya ama qof is leh waa lagaa awood badanyahay. Sida ka muuqata qoraalkaaga waxaa dhahday wuxuu ahaa wiil caruurtu dhibto.
@XananAli-r5g
@XananAli-r5g Күн бұрын
Aʟʟᴀ ᴍᴀ ɪɴᴀ ᴅʜᴀɢᴀᴡᴀʏɴᴀ ᴡɪɪʟᴋɪ ʀᴇʀ ᴍᴀʜᴀᴅ sᴏᴏᴍᴀ ᴀʜᴇᴇɴ xᴀᴀғᴀᴅɪɪ ᴡᴀᴀʙᴀʀɪ
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
Xataa kuwa diinta laga saarayo family problem haysta ayaa looga faa'iideystay m​@@ahmedaadancali5767
@IskutashiGuud
@IskutashiGuud Күн бұрын
Ninkan marnaba As asaga ma dooran ee waa ladayacay waxana dayacay dadkisa iyo dowladisa waayo marki dhaqan cilin xabsi logu xiray kuna jiran khawarij waxa ka iman karao waa fahmi karta kamid tahy in mesha lagu tashkiliyo ama werar lagusoqado kadibna laqafashay
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Wiilkaan waslid kis dayacay 😢😢😢😢​@@IskutashiGuud
@sbofficial3140
@sbofficial3140 Күн бұрын
War dadkaan quraan hala saaro.
@mohamudhilowle8650
@mohamudhilowle8650 Күн бұрын
Dhalinyaradaan, dhaqaalihii lagu badbaadin lahaa, BALAA jeebabka ka buuxsatay.
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Күн бұрын
eelaygan miyaa badbaadinaysaa daacish batahay
@naaivcde4628
@naaivcde4628 Күн бұрын
Eelay ma aha waa mj ninkaan
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Күн бұрын
2005 SubxaanAllah Waa cunug yar Oo la duufsaday
@HassanBasri725
@HassanBasri725 Күн бұрын
20 jir ayaa leedahay waala duufsady😂😂😂😂
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Күн бұрын
@ 🇺🇸 haduu 20 gaaray Meeqa jir buu ahaay markii la xeraayay
@AAli-g1p
@AAli-g1p Күн бұрын
​@@HassanAliHassan1960waa wiil yar xaqiiq, way duufsadeen.
@salmaancabdisitaargeesoody441
@salmaancabdisitaargeesoody441 Күн бұрын
Inkastoo Cunugaan Yahay Dambbile iyo Dhagar Qabe Aamminsan Fikir Khalddan, Haddan Ninkan Timirre La Yidhaahdo Ee Ninka Waraysanayaa Waa UNDISCIPLINE Waraysigu Xeerar iyo Mabaa'ddii Lagu Duulo Ayuu Leeyahay, Lkn Timirre Wuxuu Ka Gudbey Hab Asluubeedkii Waraysiga, Wuxuuna Wax U Waraysanayaa Hab Kakanaan iyo Digteetarnnimo Ka Muuqato, Qofka Weji Tuute Ah Laguma Waraysto Ee Waxaa Loo Muujiyaa Dabacsanaan iyo Nasteexayn, Haddii Kale Qofku Difaac Ayuu Kaa Gelayaa Siraha iyo Xogaha Muhiimka Ahna Kuma Siinayo Ee Wuu Kaa Qarinayaa Sababtoo Adigaan Tusin Rajo iyo Yididiilo Nololeed oo uu Wax Kuugu Sheego.!
@geeleahmed6506
@geeleahmed6506 8 сағат бұрын
Maxabisti hore waxay kadhigayan wax hada dhacay kkkkk😂😂😂
@Nuurooble
@Nuurooble 23 сағат бұрын
Nin aan xor ahayn baan u arkaa Waxa uu sheegayo waa loo meershay Ciqaab dheer kabacdi Miskiinkan yaa lagu danbaabin Dadwaynow
@mahamadmahmood46
@mahamadmahmood46 23 сағат бұрын
Dhaliyaradii Somaliyeed qaybna siyaasiyiin ayaa qabiil ku qufulay qaybna waa noocaan oo kale Hadba ciduu doonaa iska xiraneysa, oo kushaqaysaneysa
@AbuuAsad
@AbuuAsad 20 сағат бұрын
Baqdin bu uraacay miskiinka
@HeipHeiA
@HeipHeiA Күн бұрын
Waa cunug yar waa dhibaato dhalinti waxba heelay
@HogafShakaawi
@HogafShakaawi Күн бұрын
Ninkan wax qalad Ah maleh sida tooska
@guleit89
@guleit89 19 сағат бұрын
Wiilkan waxba Makala oga …dayac ayuu ka dhargay miskiinka
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 Күн бұрын
😢😢
@Maan-Shiil
@Maan-Shiil Күн бұрын
Wax badan baan kabaran karnaa qaabka xabsiyadeena iyo kala sooc la'aanta ah ee loo wada xirayo.
@ibtijah2747
@ibtijah2747 Күн бұрын
DOWLAD GOBALEEDKOW LAND KIYOOW DUQYAASHII 60 JIRO DHIIG MIIRATKA AHAYOOW U BAXA WADANKA ALLAH SWT UGU CABSOODA XATII MEELO ILMAHA LAGU XAREEYO FURA HADAADAN WAXBARASHADA KA SHAQEEN KARIN (HOOYOYIN IDINKA 2 ILMO KA BADAN HA DHALINA 10 ILMO AAD SOO DADINEYSIN ISKA JOOJIYA OO TABARTA U HAYNIN NIN SOMALI KUMA CAWINAAYO WAXBA YAAN LOO DHALIN BAL FIRIYA WIILKAN 2005AYUU DHASHAY AAD BAAN UGU XUMAHAY XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL
@irshaadaweys3003
@irshaadaweys3003 18 сағат бұрын
Canugaan marka hore Waa cunug yar mida xigta waxa iga Muqata inuu yahay Wiil aan Hooyadii Korin mida kale Masuuliyada ah inuu ALSHABAAB ku biira waxa iskaleh MAMULKA PUNTLAND iyo FAMILKIISA mida familka oo ah inay ku xereen willoos meel aysan ogeen waxa ku jira mida MAAMULKA PUNTLAND maxa sababay CANUG yar oo losoo xeray DHAQAN TOOSIN inay rag ALSHABAAB ah meel kula xeraan hadii cunugaan DAMBIILE yahay Waa in DAMBIGA lagusoo oogaa 2 Qof qofkii soo xeray Ee XABSIGA keenay Iyo TALIYIHII ka QABTAY Ee KIISTAAS ogolaaday CANUGAANA XORIYADIISA lasiiiya
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 Күн бұрын
🎉
@mos1954
@mos1954 Күн бұрын
Sigaar Iyo Khaad Wixii Kaharay Waa Jahwareerkale
@doubledoom9910
@doubledoom9910 3 сағат бұрын
Waxaan waa khalad wiil yar ayaay afka ugalinaayaan inuu dambiile noqdo idinkaa khaldan oo isku meel ku wada xiray shicib iyo dadkale wiilkaan wiil yar oo aan sameynkarin wuxuu rabo waa ku khasbanyahay inuu raaco maadaama xabsigiiba ay qabsadeen midda kale waxaan waa muuqataa wiilkaan waa miskiin laqafaashay maxaad ka wareysaneysaa idinkaa dayacay oo magtiisii laydinka rabaa.
@farxiyomuxudiin8863
@farxiyomuxudiin8863 Күн бұрын
Me too but it’s not the o I don’t like 👍 I don’t know how to feel but I love listening 👂 to it on otowo I just oroyoe and it’s so much ✅ and the song 🎧 was great so I don’t know 🤷‍♀️ if it’s the same but it’s just a little more like 👍 I like 👍 it’s so cool 😎 and it’s a great 😊 song 🎵 I just like it a bit more than I think I do but it’s just too good 😊 it’s just too funny 😁 but it really does have the lyrics to the songs that it feels different in my opinion I think 💭 it was so different to what it was like 👍 but it just doesn’t have a bit different and 😢😢
@NuuneYare-d2u
@NuuneYare-d2u Күн бұрын
Jaajuus timire cunuga ha wareerin aniga isku deegaan ayaan nahay dhaaf saqajaan ayaa tahay
@mohamedfarah2420
@mohamedfarah2420 Күн бұрын
Suale xume sida loo waraysoh dadka baro qof yahoo.
@Saajac2024
@Saajac2024 Күн бұрын
Intaasoo dhaan sidee ayuu MOBALKUU UGAA DAAMII WAAYEE HAADUU BAAXSAAD AHAA😅😅😅😅
@radwanali7816
@radwanali7816 Күн бұрын
Tiirka halageeyo
@Xalkeen
@Xalkeen Күн бұрын
Sabab loo dilo ma jiro. Khawaarijta kuwooda dhiiga daadsha uunbaa in laxasuuqo ay tahay boowe
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Qof muu dilin miskiin iska raacay dadu aqoni naftado kalu leyahay dllaah ka cabso
@NuuneYare-d2u
@NuuneYare-d2u Күн бұрын
Saqajaan alle ha ku dilo adiga naartana hakugu rido
@nadiir8762
@nadiir8762 Күн бұрын
Konton dollar qofka siiso somalia cid walba ku soo dili
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Күн бұрын
WAXAANI WAA LALABO IYO BEEN
@nadiir8762
@nadiir8762 Күн бұрын
xashiishka alcohol cabi jiray
@smartazu8723
@smartazu8723 22 сағат бұрын
Somali balo idin raacday maskiinkan ka fuqa waxba ma galabsan
@Tea4ever-o8h
@Tea4ever-o8h Күн бұрын
Miinn 💔💔💔😭😭😭⁉️💔😭😭😭😭🤲🏾🤲🏾
@NimcaCabdilahi-h4x
@NimcaCabdilahi-h4x Күн бұрын
Dealing yarada. Hala. Dhaqan. Celiyo
@xalanefarah5901
@xalanefarah5901 Күн бұрын
Kan wareeysanaya baaba layaabeysa waxaad modaa in asaga laga sugaayo jawaabta waxaan mahaan
@nathra7351
@nathra7351 Күн бұрын
Daarpod iyo alshabaab sheydaan baa isu doow galay salaamaad
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Daarood ku qafiiftay yaab
@NuuneYare-d2u
@NuuneYare-d2u Күн бұрын
​@@SagalMohanedadigu intaad daarood iyo qabiil iyo qashin difaacayso diinta alle ma difaacdid
@NimcaCabdilahi-h4x
@NimcaCabdilahi-h4x Күн бұрын
Asagoon. Qaan gaadh. Ahayn. Bay qabteen
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Күн бұрын
ninkan waa raxan wayn kumu dhalan bursaalax luqadiisa miyeydaan fahamayn dila. nacalaa abihii ku yaal
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Күн бұрын
Aabihii inaad nacdasho ma ahayn isaga maad nacdashid? Raxanwayn sidan uma hadasho hadalka kacadaalad sheeg waligaa, raxanwayntu miyaanay ahayn kuwan yidhaahda may fadeesee?
@CabdirisaqMacalin-cr2lo
@CabdirisaqMacalin-cr2lo Күн бұрын
Wllo raxwnweyn kliya mhn shabaab ee waa lagu wada jiraa allh na badbaadsho
@SagalMohaned
@SagalMohaned Күн бұрын
Ma aha raxnweyn waa mj cumar maxamuud eeg comentyada qar soqoraya xafada waberi daris ku ahayn miskiin ahaa 1wm​@@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@oscaryare2971
@oscaryare2971 Күн бұрын
Naceyb raxaweyn kugu jiro weyna Nacala ku dhaley raxaweyn odhan ma hooyada bey wasen wecelow
@NimcaCabdilahi-h4x
@NimcaCabdilahi-h4x Күн бұрын
Hala cafiyo
@FardowsaCaliCabdiyow
@FardowsaCaliCabdiyow Күн бұрын
Bur saalax weydii kalka ay ku taal. Ma Ethiopia mise Jabuuti? Weriyuhu wuxuu u baahanyahay tababar sida su'aala loo weydiiyo raggaan ka soo goostay Al Shabaab. Waa barbaratoy aan qibrad u leheyn weriyadnimada ee ruux kale ha lagu beddelo.
@CraxmaanGarab
@CraxmaanGarab Күн бұрын
Hadaadan adigu Bursaalax aqoon dheh halkee ku taalaa waxay Ethiopia aad sheegayso
@hawoali120
@hawoali120 Күн бұрын
Miskiin xasiga basaso ayeyka afduuben wejaha wareriyen ilmihii weyqaden Allaha naga qabto kuwas
@abdiazizmohamud8309
@abdiazizmohamud8309 Күн бұрын
Isaga saas ma oron
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 Күн бұрын
Reer garowow yaad beenta iyo madufikata ushegaysan sow maahidin Ragi Ben abirka ku canka aha miyinan ahan ragbeen ah maxabis ah ogado warag ayaga ah Marka. Aderayal ciidan oqoon idinlahan usheega maxabis beened 😮😮😮😮😮😮
@DahaboHagarGuleed
@DahaboHagarGuleed Күн бұрын
😂😂😂😭🦁😭
@NimcaCabdilahi-h4x
@NimcaCabdilahi-h4x Күн бұрын
Caqligoodu makufila
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Күн бұрын
Ka wax waraysanaya khibrad malaha
@Sahramohamed-f3u
@Sahramohamed-f3u Күн бұрын
WAXAAS WAA QORSHO LOO DAGAY IN XAMAR IN AY BABADO WAANA ARIN AY MASUUL KA YAHIIN MAMULKA BUNDULAN IYO MAMULKA HARGEYSA WAA CADOW UMADA KONFURTA SOMALI LA BA BA IYO
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 Күн бұрын
90% dadka dhibka ka geysta Puntland waxeey ka imaadeen Koonfurta Soomaaliya. See isu qabataa qoraalkaaga iyo xaqiiqda?. Kaaga sii darane sedexdi qof ee koonfur dagta mid baa AS ku jira. Villa Somalia eey ku jiraan(Rooboow), baarlamaan ku sheega eey ku jiraan, Suuqyada beey wax ku iibiyaan, ciidamada eey ku jiraan. Adiga hadalkaaga markaan dhuuxayna in aan qeyb ka tahay oo is qarineesid, sida caadada AS ah, baad u egtahay.
@ibraahimAxmed-q9t
@ibraahimAxmed-q9t Күн бұрын
dahiir ISKA so dhig wx ba ka ma taqiin wxne😂
@XaliimoMuuse-n8r
@XaliimoMuuse-n8r Күн бұрын
Balaayo dhan xamar bey ka timid adigaa keenay maxkamad iyo alshabaab
@abdihafiidahmed8950
@abdihafiidahmed8950 Күн бұрын
Adiga malaha waxaa tahy Xaaska Amiirka AS. Hadalkaga laga daremayaa, waxaad iska dhigysaa qof ummadda u diirnaxayo. Wala fahmay
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Күн бұрын
daacish batahay adiga iyo eelsyga ad ka hadlaysid
@munasagal2496
@munasagal2496 Күн бұрын
2005 aa
@IlhanAxmd
@IlhanAxmd Күн бұрын
Waa runti 2004 wye
@munasagal2496
@munasagal2496 Күн бұрын
​@@IlhanAxmd bal iminka walal ilmahaa maxa u mustaqbal ah, haddi la dilo wa halis,haddi dadka lagu si dhex daayana wa feeras wayn. Khaladka waxa keenay waalidka ilamaha xidhay intay belwad ku arkeen, bal maxay faaiideen
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
We Attempted The Impossible 😱
00:54
Topper Guild
Рет қаралды 56 МЛН
ABTIGII AYUU DILAY KADIBNA MAXAA DHACAY ? QISO YAAB LEH!
18:11
idaacadda buuloxuubeey
Рет қаралды 23 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН