Jiim Sheekh Muumin Muxuu Kabanka ku soo kordhiyey

  Рет қаралды 120,397

Cumar Seerbiya

Cumar Seerbiya

Күн бұрын

Cabdullaahi Yarow wuxuu ka mid yahay dadka Kabanka Soomaalida tuma xilligan dadka ugu xirfadda fiican

Пікірлер: 183
@HassanAli-xp1gv
@HassanAli-xp1gv 3 жыл бұрын
Kaban haduu hadli lahaa jiimi shiikh muumin gacal buu eedi lahaa what a legend.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Ustaad Jiim AHUN.
@damienstanislas3964
@damienstanislas3964 2 жыл бұрын
ninkani u la noolyahay cuudka iyo muusiga walahi. wajigiisu iyo sida u yahay dhamaan wey is badalayaan markaa u muusiga tuumaayo. runti waa macalin buuxa oo kaban ahaan aa u bislaadey. mashala. Med from caasimada ilbaxnimada e Djibouti
@abdirizaqmohamed7216
@abdirizaqmohamed7216 4 жыл бұрын
Waan ku salamay cabdulaahi yarow xuseen gabanistaha ama macalinka qaali ah ee kabanka dhalanta maanta . Waxan ka codsaneysaa astaan marnaamijkaan in aad taxano nooga dhigtaan in ka daawan karnaaa
@abdirashidelmi9693
@abdirashidelmi9693 2 жыл бұрын
Allaha u naxaristo aamin
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
School music dad yar baa somaliya soo maray Waxaa la aadi jirey sudan Waxaana somaliya ugu shahaada sameeyey Cawad axmed rsbsha Waxaanan markiiba xaday dawlada imaaraadka Allah yarxam 2008 buu xijaabtay
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 2 жыл бұрын
Yaasalaam Waa runtaa maxmed abdullaahi
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Zhp sidee u xadeen imaradka ma noo faa faahi kartaa
@ROONETV
@ROONETV 6 ай бұрын
inaba caadi ma ahan abdulahi yarow waxa uu ku jiraa kuwa ugu fiican ee xiligaan ee cuudka garaaca maalin waan tumi doonaa i,a
@badrigass4135
@badrigass4135 9 ай бұрын
Waar Adigaaba Macalin kale ah Cabdilaahi yarrow legend ixtiraam badan weeyi waxan la dhacey sida uu Ustaad kan fanka ka waawayn Asaga da’ahaan iskaga sarey siinaayo una u ixtaraamaayo. Jiim iyo Daa’uud Allaha u naxariisto
@yassinadan1455
@yassinadan1455 4 жыл бұрын
Mansh allh seerbiya adiga laftaadu waad mudantahy hore u soco saaxiib guul iyo gobanimo
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 4 жыл бұрын
Cabdullahi Yarow waa safka hore marka ay joogto garaacidda cuudka.
@nemohamed7422
@nemohamed7422 4 жыл бұрын
Kabanlaaanaaiheyso
@korneylqalafe3977
@korneylqalafe3977 Күн бұрын
Xassan great ninkaa ayaan u daayay 🎸
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
*Jiim Sheekh muumin waa loo wada qiray waa Macalinkii Aun Daauud cali masxaf and Saalax qaasim and cumar dhuulle iyo ragg kaloo badan* Aun daaud 😢😢😢 wxaa la moodi jiray in 2 qof ay tumeyso sida uu uga dhawaajinayo kabanka
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac xasan gareed miyad ilowday inuh mcalin dhafay
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 Anigu wxn sheegay uun Ragga kaban tumista iyò laxanka isku darsaday amma cuudka uunbaan ka hadlayaa wll *Xasan garayd waa mullaxan* ee cuudka muusan tumi jirin hadda dhaw uynbuu bartay Mullaxan haddii la sheesgana dee ustaadkii laxanku waaba *C/kariim qaaray jiir* heesaha waaberi isaga uunbaaba ubadhaa laxamadooda imisa hees buu laxan saaray ⁉️ imisa ruwaayadood ayuu laxan kooda lahaa heesaha ku jiray ⁉️ Waa lakala waynyahy sxb Laxanka heesaha number 1 waa *C/kariim qaaray jiir* Wxaa soo labeeya show xasan garayd baan filayaa ..... gacayte iyo Axmed cali cigaal iyo Ragga kaloo jhatar ah baa jiray Tumista cuudkana 1 *xudeydi* 2 *Jiim sheekh muumin* inkastoo jiim markii danbe uu xudeydi xittaa ka badiyay . Ragga kalena way kasoo danbeeyeen
@abdrahmandhuule1418
@abdrahmandhuule1418 4 жыл бұрын
Ahmed hillaac jiir laxamadisu 200 m gadhaan lkn jiim iyo xudaydi waa laba macalin oo dhanka cudka ah balse hadana cumar dhule alh ayaa ahaa first x garedhna laxamadisu 1000 ayey kor udhaafen walina kamaniste weyi quality ahaan dhamaan wuu k sareeya mrka adeer sidas ukala fahan
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 pro wxn kuu haystay Nin fanka aqoon fiicn uleh marka iga raali noqo haddii ay xaqiiqadu ku dhibeyso ok
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
@@abdrahmandhuule1418 Xasan Gareed waa laxameyste weyne maahan kabaniste cajiiba waxaa ka horreeya rag badan tumis markay noqoto Cigaal baa ka mida ; Cabdinaasur Macalin Caydiid baa ka mida, Axmed Naaji; Caydaruus Cabdi ( Jabuutiyaan); Cabdirisaaq Baadil; Aweys Goobbe, Cabdikhadar Xasan Laari iwm. Intaasiba markay noqoto kaban tumis shaqsiyan waxaan qabaa way uga horreeyaan Xasan Gareed. Lkn Xasan Gareed, Jaangow; Jiir iyo Cigaal waa mucjisada laxamada aan caadiga aheyn.
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
Cabdullaahi Yarow wuxuu ka mid yahay dadka Kabanka Soomaalida tuma xilligan dadka ugu xirfadda fiican, Muuqaalkan waxaan duubay sannadkii hore ka hor geeridii Daa'uud Alle ha u naxariisto Daa'uud
@amiinmohamoud3273
@amiinmohamoud3273 4 жыл бұрын
si wngzan ayuu u yaqanaa lkn waxaan ku odhan lahaa marnamij kasoo samee Nuradiin cali amaan waa raga hada ugu gacanta macaan wakhti xaadirkan.
@mohafarmajo473
@mohafarmajo473 4 жыл бұрын
Cumarow zxp waraysigoo dhamystiran soodaa Jiimna waraysi dhamaystiran kasoo qaad Hadu Alle idmo
@cabdulahixassan2904
@cabdulahixassan2904 4 жыл бұрын
Wareysigan ma arko ee xagee ka helaa
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 4 жыл бұрын
Zhb mcn halkuu joogo iyo numberkiisa
@abshirabdikaarshe8337
@abshirabdikaarshe8337 4 жыл бұрын
Nuuradiin cali amaan baa ka gacan macaan ee ninkaa booqo cumaroow asagu xudaydi uqiraye
@ayanlefarahibrahim3385
@ayanlefarahibrahim3385 4 жыл бұрын
Maxamed Mooge Liibaan(AHUN),Cumar dhuulle iyo Jiim Sh.Muumin oo laga sii daayey Xabsiga Mandheera 2012.kii waa Legends
@mofosman4426
@mofosman4426 2 жыл бұрын
Ninkani cabdullahi walahi kabanka u la noolyahay .waxaa ku tusinaysa sidaa u wajigiisu isku badalaayo marka tumaayo .mashala. waa artist buuxa u aad u bislaadey. hambalyo
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Jiimi iyo daauudba waa lagaga horeeyay boqorka cuudka waa xudaydi raali ahaw soo baro taariikhda fanka soomaaliyeed ustaad xudaydi ahn ayaa soomaali ugu horeeyay tumida cuudka
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq Күн бұрын
Bal adigu nasoohor fariiso oo noosharax sida ninkaan uu wax noogu sharaxayo. Qoraal haku ekaane.
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 4 жыл бұрын
Jiimi sheekh muumin waa mulaxam aadna ugacan macaan tumista kabanka waliba shaqsi ahaan isagaan jecelahay kamankiisa laakiin dadka fanka u go ay waxay isku raacsan yihiin boqorka cuudka tumid iyo taariikh ba in aw yahay ilaahay ha unaxariisto al ustaad maxamuud ismaaciil xudaydi ninkani waxa aw ka dhigay in aw Jiimi yahay yaabka aduunka
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Khubarada miyuusiga, nin dood ka qabo in Jiim yahay Kan ugu horeeyo ma jiro.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Yaa salaam caashaqa ma baran weli 1:58 yarow, macalin weeye laftigiisu.
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Waa Mucjiso Kale Cabdullahi yaroow. adigaba macalin baad tahay ustaad 🔥🔥
@fuaadgacmadheere7357
@fuaadgacmadheere7357 4 жыл бұрын
Maanshala maanshalaa waxan u bahanahay cabdilahi yarow waraysigiisa oo dhamaystiran sxb Wan waaye waa nin aad u gacan macaan Xagaan ka geelayaa inan aan hadaa dawaday waa in yare
@farahdahir8554
@farahdahir8554 4 жыл бұрын
WAXAN DAAWADAY MUUQAAL UU XUDEYDI LEEYAHAY CUMAR DHUULLE WAA KAALINTA KOOBAAD DHABKA KABANKA,
@bashiircabdilahi7761
@bashiircabdilahi7761 3 жыл бұрын
Waamaxay ninkani waa kamaniiste cajiiba wallahi waa gacan macaanbyahay
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
Koofur hibada music-gga iyo laxamadu waa ku asal sida murtida iyo eraygu uu woqooyi u deggan yahay.
@muudi88
@muudi88 4 жыл бұрын
Waa kan uu yiri ninkii carabiga ahaa jiim huwa balaayo alaahuma salimna minal Bala. Macnaha waxuu la yaabay cilmiga uu kabanka u leeyhy. Jiim sheekh muumin
@cabdicaweeye5425
@cabdicaweeye5425 4 жыл бұрын
Ninkaan asigaba mcln waaye mogdisho,s got tallenta wuu kala kiciyay 👏🏼👏
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
Aniga oo ah Nin fanka Aad u jecel oo kabanka dhegaysta oo dhadhamiya, waxaan hubaa in Somalida uu ulu horreeyo; Xudeydi ( Allah ha xafido oo Aad ugu horreyo) 2, Omar Dhuule Cali, Shaki laba Nin kuma jiro, dadka kale waa isku wada dhowdhow yihiin, sida; Jiim, Cabdinasir macallin ceydiid, Daa'uud, Salah Qasim,
@shafiehassan6170
@shafiehassan6170 4 жыл бұрын
Omar dhuule waxa kabanka qaraaciisa baray jiim sh.muumin masuul
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Kabanka ruuxdiisu kuuma dhadhanto haddaad Cumar ka hormarisay Jiim. Jiim kabanka ayuu inuu heesayo u ekaysiiya halka cumar cod nadiif ah oo macaan kabankiisa ku lari jiray.
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
@@shafiehassan6170 astaaq furulah Omar markuu tumayet Jiim ana ma noolayn ama sabi buu ahaa, omar dhuule 1962 buu tumayey, walaalo Hargeisa buu inanta meteli jirey aun Jiim wuxuu fanka soo galay 1975kii
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
ahmed wassup kaaga ii soo dir bal cumar kuwa uu tumo iyo jiim isbarbar dhignee 58 years old baan ahay fannaan ah
@mustafabidhaan9504
@mustafabidhaan9504 4 жыл бұрын
Waan kugu raacsanahay 1.xudeydi 2.cumar dhuule 3.jiim sh.muumin 4.daa'uud cali Sababtoo ah labada nin ee hore oo qudha ayaa 12 xadhig ka tuma cuudka raga kale oo dhami waa 11 xadhig Cidii cadeyn u baahan waxay dhegaysan karaan wareysiga cumar dhuule ee idiris nuur cigaal ka qaaday (KZbin) ka
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 4 жыл бұрын
Inaba Caadi Maaha Kan Yari Waa Jiim sh muumin Oo yar Cuudkaaagu wuu iga Gadanyahay
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Jiim sh muumin kamanka dhag dhag ayuu kaga siiyaa odeygaa gacan ayaan u taagay 😂😂😂😂😂😂😂
@jakaartoinaguuled856
@jakaartoinaguuled856 4 жыл бұрын
Boqorka cuudka waa cumar dhuule cali cumar mahdi lasocda taaa wuxuuna kasoo hoos ka cay xudeeydi 12 xarig waa ninkii ugu horeeyay oo ka tuma kabanka 😍
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@jakaartoinaguuled856 Jiiim yaa baray? Dadka xushmeey
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 asika bartay sida wareesi ku shegay cidna ma barin
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 Sax waan dhagaystay waraysi walbuu jiim leeyahay waan ogahay inaad ixtiraam u haysid anigana sido kale. Mahadsanid Aan u duceyno ilaah ha unaxaristo Jim
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Jiim sh muumin waa mucjiso runtii
@somalihood5666
@somalihood5666 4 жыл бұрын
Cashaqa ma baran waliii aaa Mana beeeninaaayeee Axyaa kaban iyo kinsi xaaji aadan🥰
@jaburiofficial343
@jaburiofficial343 4 жыл бұрын
Jiim Sheikh Muumin Waxu ku dhashay Magalada Buulo Burte 1940 Aabaha Kabanka Somaliyed Nolow intey Nolol jirto
@wabariwabari3682
@wabariwabari3682 4 жыл бұрын
Beenta naga dhaaf ninkan 80 jir mahane ninyahaw
@jaburiofficial343
@jaburiofficial343 4 жыл бұрын
@@wabariwabari3682 bro wax sobaar kadib ila sohadal ado mahadsan
@dulmadoobedulmidiid4655
@dulmadoobedulmidiid4655 4 жыл бұрын
@@jaburiofficial343 niyahow jiim shiikh muumin habargidir miyaa mise xawaadle mahadsanid
@xaydarofficial
@xaydarofficial 4 жыл бұрын
Hudeydi waaye boqorka cuudka somaliyed dhashayna 1928
@maanshire
@maanshire 7 ай бұрын
​@@dulmadoobedulmidiid4655 ustaadku waa rer shabeele dadka ay somalidu utaqaan jererta alle ha unaxaristee
@abdirahman2225
@abdirahman2225 4 жыл бұрын
Cabdulaahi cali duqow ayaa macalin ka ah ayaga oo dhan
@yahyedahirmohamed1470
@yahyedahirmohamed1470 3 жыл бұрын
Macalim cabdullaahi yarow isagaba caadi ma ahan ragii jiim wax ka bartay buu ahaa
@maguled
@maguled 4 жыл бұрын
War ninkaan isagaanba dab yar shideyne; innaba caadi maaha. 10 ka kabaniiste ee aan isleeyahay, dookhayga ahaan, way ugu horreeyaan waa kuwan: (1) Xudeydi, ( 2) Daa'uud A.h.u (3) Jiim, (4) Cumar Dhuule A.h.u (5) Xasan Greyt, (6) CabdiNaasir M. Caydiid (7) C.Y. Hanuuniye (8) Saalax Qaasim (9) Cumar Shooli (10) Filfil. Waxaase jira dhallinyaro kaloo badan oo iyaguna aad ugu fiican sada C/caziis Jarmal, Siciid Cumar, Nuradiin cali iyo Kooshin yare A.h.u.
@logannnnnn930
@logannnnnn930 4 жыл бұрын
Hadalķaga waxaba la moda inad iga dhex hadashay wankugu raacsanahay
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
Waad khaladay waa 1 xudaydi 2 jiim .3 goobe 4daud 5cumar dhuule 6maxamed mooge 7 cigaal 8 saalax 9c/nasir 10shamuri 11maxamed xasan baraw 12shooli Ciyaalku waa xaga danbe .
@logannnnnn930
@logannnnnn930 4 жыл бұрын
@@faaraxladane946 hadii gudi lagaa dhigi laha ma sidasad wax uxuli lahayd aqoonbadan banad fanka ulahayn
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
@@logannnnnn930 sxp fanka inta ka AQAAN iska daaye adigu afsomaliga sida lagu hadlo baro marka hore mide kale rayigaga uun ban ka hadlay ee cidna ma cayin
@logannnnnn930
@logannnnnn930 4 жыл бұрын
@@faaraxladane946 hhh aniga afsomali ibari mayside adu waxanad garanayn haka hadlin
@ahmedtaleex6087
@ahmedtaleex6087 4 жыл бұрын
Waa rayigiisa iyo jacaylkiisa waa sax
@gacal11
@gacal11 4 жыл бұрын
Guul Cumar Seerbiya
@farxaanmukhtaarbadal7271
@farxaanmukhtaarbadal7271 3 жыл бұрын
Cabdulaahi yarow ninka kaliya ee keenay gacantii jiim cajiib weeye
@hassandahir9693
@hassandahir9693 4 жыл бұрын
Cumar seerbiyo sxb maad igu xirtid Ustaadkan aan ka barto kabankee. Waa codsi
@maxamedsaxardiid7240
@maxamedsaxardiid7240 4 жыл бұрын
Nacalla sheydaan kuyaal wr sxb cumarow ninkani cadi mahe sxbow video dhamystiran nosogeli
@qorgaabqoslaaye4698
@qorgaabqoslaaye4698 4 жыл бұрын
Boqorka cuudka ahna macalinka jiim wax barey waa Xudaydi
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Haduu barey xitaa Jiim cid ku gaarto ma dhalan.
@yuuyu114
@yuuyu114 4 жыл бұрын
waxan isleeyahay sanadahan dhimashadaa nagu badatay allaha u naxariisto waaba la iloowaa Qofka marxuumka ah oo dhintay sidaan u xusi jirnay waxbaa iska badaley
@alimusa2248
@alimusa2248 5 ай бұрын
Kaban sharaftisu waa. 1) jiim 2) da,ud 3) goobe 4) xudaydi
@Highilighschannel1470
@Highilighschannel1470 4 ай бұрын
Xudaybi iyo jiim Aun ayaa wax kale ah labadaaa nin waa heerka sare 🔥🔥
@mohamedsaalax1491
@mohamedsaalax1491 4 жыл бұрын
Sxp barnaamijkan oo dhamaystiran soogeli
@abdishakurahmedyasin3504
@abdishakurahmedyasin3504 4 жыл бұрын
Walaahi ninkan waa xariif aan aad loo aqoon xaga kabanka
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
Ninkan dhaqankii ragii hore ee somaliyeed ayuu leyahay. Ninba ninkii magaca iyo caan baxa kaga horeeyey inuu ku halqabsado oo ku cimaamado boqornimada. Xaga suugaanta, siyaasadda iyo waliba diintaba
@suleimanyare3008
@suleimanyare3008 4 жыл бұрын
Ahmed Hillaacow. Jiimi waa laacib dhinaca garaacista kabanka lakiin AHN Cumar dhuule Wa ardaydii u horeeysay e u Axmed ismacil Xudaybi U baro tumista kabanka sida igu maqaala ah Xudeybi laftiisa aya sheekayaba youtubkana wd ka heli kartaan markaa sida ula soco
@weersan9854
@weersan9854 4 жыл бұрын
Sxb Xudaydi iyo Cumar Dhuule waxaa Kabanka wada baray C/laahi qarshe. Malaha maalin buuba Cumar dhuule Kabanka kaga soo horeeyay, sidan ka maqlay waraysi Xudaydi siidaayey.
@weersan9854
@weersan9854 4 жыл бұрын
Xudaydi waa boqorka Cuudka Soomaliyeed. Mar hadii xirfad ay tahay, mararka qaar Macalinkaga waa kaga hormari karta, waase inaa ku ixtiramta.
@abdala7882
@abdala7882 4 жыл бұрын
Cumar seerbiya zxp wxaa nala wadagta fanaanki wayna maxamuud kabanle
@abdirahmanibrahim6706
@abdirahmanibrahim6706 4 жыл бұрын
Waxaa igu maqaalo ah inuu geeriyoodey maxamud kabanle mudug ayuu waxbadan daganaa fankana wuuka baxay 2019 Dhamaankeedii buu dhintey allaha unaxariistee
@abdala7882
@abdala7882 4 жыл бұрын
@@abdirahmanibrahim6706 Alla yarxama mahadzanid wll asaga janadii alaha ki casuumo
@xasankeyse6648
@xasankeyse6648 4 жыл бұрын
Isagaba kaga hadlinaya Kani Kamankee naftaada aamin dheh
@abacaskayare6999
@abacaskayare6999 11 ай бұрын
Macalinkayga ilahy haku dhawro baba
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
JiiM shiiKh muumin mala odhan kara hibo gaara ayuu leeyahay xaga kaban mcaanka... Lkn wlhi wiilkan hda iigu horaysa aad ayaana ula yaabay suu u maamulayo bahaLka odaYga miya wax baray...
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Dadkuu wax baray ayuu kamid yahay asaga iyo C/qaadir Filfil🔥🔥Waan ku salaamaya @Cawooy❤
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 Waaan kaa Qaaday Wlaaaa Cabdiqadir Fil fil Ninka Kenya joooga Ee Sida Cajibka ah ugaraaca Waan arkay Saga
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
@@dailyxiin Waa macalinkayga Filfil inkastoonan wali la kulmin...waan wada xiriirna waqti walbo...Nairobi iyo Mombasa Kenya ayuu u dhaxeeya oo lama waayo...sido kale anigana kenya ayaan la jooga🥰🥰Mahadsanid wll
@mohamed-dx8lr
@mohamed-dx8lr Жыл бұрын
@@Ehel_Caashaq1 sxb rer uk baan ahay lkn hada waxa rabaa inaa imaado sanadka cusub Nairobi waxaa raba ina filfil lakulmo Oo ka barto kabanka adaa iga yaqaane ninka live dadka wax ma u tus tusa casharada KZbin kisa usoo galiyo marka laga reebo asagasa chance mahayaa sidaad is leedahay o mala helaa
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
@@mohamed-dx8lr Haa saaxib waad helaysaa. Waa macalin fiican oo jecel inuu dadka wax baro.
@SomalidocumentryTV
@SomalidocumentryTV Жыл бұрын
Runtii aniga ma arkin qof ka yaqaana kabanka ama cuudka cumar dhuule Cali
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 жыл бұрын
Alla haw naxariisto daaud cali masxaf
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Cumar dhuule ayaa waxaas oo dhan fariiso dhahayo Waa hadii xaqiiq Laga hadlo
@daacad1946
@daacad1946 4 жыл бұрын
Claahi yarow macalin
@maryamali1398
@maryamali1398 4 жыл бұрын
Fanan.qaaliya.walalken.cabdullaahi.yarow.wareysi.buxa.nooga qaad
@sakariyedayib1491
@sakariyedayib1491 Жыл бұрын
Xudaydi miyaad ilowday boqorka kabanka
@m.hassenamin701
@m.hassenamin701 4 жыл бұрын
Al ustaad Macalin Cabdulaahi yarow dadka fara kutiriska ah ee Ee hada soomaali oo dhan kabanka cuudka ah uhayn doona ayaad ka mid tahay. Adiga iyo cabdulaahi nuur Xaydar . Salaan qaaliya ayaan hawada kuusoo marinayaaa Ustaaad.kkkkkkkkk alaha ku dhawro
@ahmedyusuf1419
@ahmedyusuf1419 4 жыл бұрын
Ninkan isagaaba Gacantiisa la yaaabay
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Abwaan Cali Axmed Daamey Ma,Arkina Miyaa.? Magacaaduu Kabanka Ku Sheegaa
@Baasuuke
@Baasuuke 3 жыл бұрын
Cabdi laahi yarrow mnsha Allah
@lionheart6678
@lionheart6678 4 жыл бұрын
Barnaamijkaa halkee laga helayaa?
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Ragii Kabanka Mclnka ku,ahaa Masaxaf Dhuule Maxamed mooge Cabdi tahliil Jiim Sheikh muumin Xudaydi Saalax qaasim Cigaal Busi Hanuuniye Shamuuri Lama soo koibi karo
@zakariyesnuur7290
@zakariyesnuur7290 2 жыл бұрын
Jiime Respekt bro
@cumarfargeeto3009
@cumarfargeeto3009 2 жыл бұрын
Jim sheikh mumin AUN
@jannadalajaara402
@jannadalajaara402 4 жыл бұрын
Wooow war adigaaba balaaya ah Maxaad. Cidkale ka sheegi
@alidamey2988
@alidamey2988 Жыл бұрын
Waa Runtiis Wallaahi.
@duceysanowdulmidiid1566
@duceysanowdulmidiid1566 4 жыл бұрын
QAOFKA AAN XASADKA KA NADIIFA!!!MAASHA ALLAAH!! BA KASO BOODA!!KK
@dhibicjuujuule5214
@dhibicjuujuule5214 4 жыл бұрын
Abdullahi yarow 👏
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 4 жыл бұрын
War ninkaan isaga ayaaba mudan in laga sheekeeyo oon caadi ahayn, sxb adiga ayaa mucalim ah ee jooji dadka aad amaaneysid kkkkkk
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Badaw badaw dhalay ayaad tahay ee qofka macalinka ah wa in la amaana jiim sheekh muumin nin walba waa qiray
@cabdicadow1472
@cabdicadow1472 4 жыл бұрын
@@saidabdulla9947 abaha futada kawase maxad igu ceyday maqnudyow maqnuudku dhalay
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
@@cabdicadow1472 kuma caayin badow ma caay baa saas ayad rabta inad nagu barato bax
@aliwayeel8523
@aliwayeel8523 4 жыл бұрын
Ninka isku kalson wuxu qiraa macalimiintiisa ama dadki ka horeeyay madaxu u saran yihiin jiim laftiisu ragi ka horeeyay ee xudaydi cabdilaah qarshe cumar dhuule isago u mahad naqaya oo qiraaya in ay macalimiintiisi ahàayeen anaga aragnay marka nin kasta hau qiro macalinkiisa waayo hankiisa ayaa Naga gadmaaya hadu cid u markhaati furo isaguna waa macalin runti tabti daauud Cali masxaf ayu 5 gacmood mar isugu keenay heestan uu tumaayo ee hadrawiba beer Lula masheegten
@ahmeddahir3475
@ahmeddahir3475 4 жыл бұрын
2. 12 caaqasha ma badhan Wali
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Ninkani waa mucjiso kale Isaga halla xuso
@umalkhayrbaruudchina4423
@umalkhayrbaruudchina4423 4 жыл бұрын
Waan Ku racsanhy ustadka fikirkiisa
@abdihasan5628
@abdihasan5628 4 жыл бұрын
Aqoon uu ku sharaxo malahan waxa ii jiim so kordhiyey. Soomaalida wax tunta waa practical waxooda.
@feisalhussein6456
@feisalhussein6456 4 жыл бұрын
Adiga noo sharax bal dadka la isagama dhagee waxaad taqaano ama ogtahay dadka waa lala wadaagaaye
@abdiwaliyarre4917
@abdiwaliyarre4917 4 жыл бұрын
Cumaroow ninkan videogiisoo dhammaystiran noosoo gali wll
@shafiabdi215
@shafiabdi215 4 жыл бұрын
Alla yacizak. Walaahi inana ninkan waligey maqal aragti iska dhaafe, laakin isagaaba halki Jiim iyo Daud Dhigay.
@Baasuuke
@Baasuuke 3 жыл бұрын
War hedhee, ma ma qasheen nin ragana wuu ogyahay nacasna loshegi maayo absolutely
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 3 жыл бұрын
Boqorka Cuudka waa Xudeydi halkan kumeydaam Xusin
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Waxan donaya in an wax ka ogado faanki reer konfurka kahor 1960 sidan u ogahay fanki waqoyiga kajiray ila iyo 1940 ki
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 4 жыл бұрын
Walaal fanka koonfurta waxa la odhan jirey banaadiri wuxuu awood badan lahaa 1870-1925 Way jireen kooxo faneedyo xamar ka dhisnaa intii talyaanigu joogey iyo ingiriiskuba 1944-1960 waxa inta badan ka sheekeeya axmed naaji sacad reer waqooyiga fanka casriga ah ee somalida horumarin xad dhaaf ah ayey ku sameeyeen laga volcano 1930 oo bawlo bilaabantey waxa kuxigey heelooyinka 1943-1963 waxa ku xigey qaraamiga
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
@@maxbuubyare6791 qaramigu ma 1963 ayu ka dambeyay
@abdirahmanomarismail7632
@abdirahmanomarismail7632 4 жыл бұрын
Waar ninkan macalinka ah link giisa iisoo dira hore umaan arage
@regularwarya9443
@regularwarya9443 4 жыл бұрын
Koofur luuq kasta 10 asagoo kale ah ayaa ku nool ee fankii ayaa dumay malaha xaadinad shacbiya . Nimankii garka dheeraa ayaa 30 sano dhaqan rogay dadkii.
@Baasuuke
@Baasuuke 3 жыл бұрын
Ahna ah
@mohamedsaalax1491
@mohamedsaalax1491 4 жыл бұрын
Wll barnaamijkan oo dhamaystiran noosoo geli wll
@maxamedilkacase7179
@maxamedilkacase7179 4 жыл бұрын
Ninkan isagaaba mucjiso ah cumaroow
@habibaali9801
@habibaali9801 4 жыл бұрын
Wow wow👑🏆🌏👈👆👈✊💙✊💙✊👌👍👏👏👏
@sports-lk7ne
@sports-lk7ne 4 жыл бұрын
M.a
@mascademedia2459
@mascademedia2459 4 жыл бұрын
Masha Allah ku dihi maayo fanaka wax ficaan that is why i support fanaka sorry.
@haashimbare4936
@haashimbare4936 4 жыл бұрын
Cumaroow kabankii mawaadan dhameyn mise waad kacaajistey????
@mosalamuni6211
@mosalamuni6211 4 жыл бұрын
Sxb cumar barnaamijka oodhamaystiran goormaanu helaynaaa
@loobogay5895
@loobogay5895 4 жыл бұрын
Been ma sheegin kow marka la yidhahdo xudaydi labo waa jiim shaki kuma jiro, balse daud iyo goobe iyo abdinasir macalim caydiid iyo waa safka dambe waxaanse safka jiimi kuxiga raacin lahaa salax qaasin
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 4 жыл бұрын
Afka Koonfur iyo kabanka uu tumaayo isma raaci karaan, kamanka walaalo Hargeysa ayaa lahaa oo isticmaali jiray kahor intaan xaalku noqon (Doonta Badbaa maraysoo)............!!!!.
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 2 жыл бұрын
Jiim baa kow ah, Daa'uud baana laba ah.
@abdirahmanlaynqabow7172
@abdirahmanlaynqabow7172 3 жыл бұрын
Ninkan isaga ayaaba u baahan in laga sheekeeyo waayo inta danbe kabanka waxaad moodaa in Faraha lagu sameeyey
@pysuhayb15
@pysuhayb15 4 жыл бұрын
Dauud cali masxaf vs jiim sheekh muumin
@pysuhayb15
@pysuhayb15 4 жыл бұрын
Allah yarxamhumaa😍
@sir__cmc
@sir__cmc 4 жыл бұрын
@@pysuhayb15 jiim wuu noolyay
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 4 жыл бұрын
Ninyahow cumarow maalin kasta 9ka kugu arkaa maqaayada Malyuun😂😂
@CSeerbiya
@CSeerbiya 4 жыл бұрын
haa waa markaan Nairobi joogay wll
@Rageedii
@Rageedii 4 жыл бұрын
@@CSeerbiya cumar iyo 9ka aa?
@nationstaff7044
@nationstaff7044 4 жыл бұрын
Noo muu sheegin ilaa imika waxa uu jiim ku soo kordhiyay kabanka
@abdinasirnaale272
@abdinasirnaale272 4 жыл бұрын
Kabanka markuu tumayay buu kuu sheegay wuuna na maqashiiyay turukada ku jirto, dhuux 0:53 turukada ku jirto. Kolay qofki kaban tuma ama aad u dhagaysta ayaa dareemi kara. Ustaad Abdullahi Yarow waa macallin aad ugu xariifsan kabanka oo lagu xishmeeyo inkastoo dad badan aysan si fiican u aqoon.
@qodadimuuse5197
@qodadimuuse5197 4 жыл бұрын
Xaqiiq hadalkaa hadii qof mudanyahay in taalo loo dhiso jiim baa xaq uleh intuu nool yahay in taalo loo dhiso
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 4 жыл бұрын
Adiga ayaaba inaba caadi ahayn kkkkk
@saladmuse9292
@saladmuse9292 Жыл бұрын
Gandhawsade kulahaa 🤣🤣
@kuulman9240
@kuulman9240 4 жыл бұрын
Sxb Xagu Jooga Niinkani
@MohamedAli-xq9jo
@MohamedAli-xq9jo 4 жыл бұрын
Muqdisho wuxuu noo tumaa qaaciga asagoo mahadsan wuuna na baraa guitar si wanaagsan. Very nice guy...
@baylood.germany
@baylood.germany 4 жыл бұрын
Mohamed Ali sxb nuberkisa maka heli waxan raba inan u yimaado oo uu I baree from Germany
@warfaadiirane7744
@warfaadiirane7744 4 жыл бұрын
Marka leys barbar dhigo xudeydi waa pele jiimna maradona
@ahmeddalxa6582
@ahmeddalxa6582 4 жыл бұрын
Aad ban kuu tagera Seerbiya nin uruuriya xikmado badan tahay
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 4 жыл бұрын
Kuwii hore ko ka daran si waalan u gaaraca ayaad ino keenteen maantana lol
@mohamedsaalax1491
@mohamedsaalax1491 4 жыл бұрын
Wll noo so geli
@jamalwarsame5587
@jamalwarsame5587 4 жыл бұрын
Been badna
RAGGAAN YAA UGU KABAN GARAACIS MACAANAA@bulshadacusub
15:36
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 15 М.
Qisadii toogta Mulaxan Jiim Sh Muumin - Waagacusub Tv
28:10
kaamilotv
Рет қаралды 54 М.
OYUNCAK MİKROFON İLE TRAFİK LAMBASINI DEĞİŞTİRDİ 😱
00:17
Melih Taşçı
Рет қаралды 7 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 7 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 76 МЛН
Muxuu yahay Cilmiga Cuudku (Kabanka) Dhaqan iyo Dhigaal
49:04
Waraysi Mullaxan Xasan Gareyt  By  Cumar Seerbiya
26:25
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 24 М.
Jiim Sheikh Muumin Boholaha Jacayl
7:46
GALMUDUG TV
Рет қаралды 242 М.
Qisada Heesta Lugooyo  Binti Cumar Gacal
28:23
Goobjoog
Рет қаралды 214 М.
Fanka & Suugaanta iyo Jiim Sh Muumin
53:54
Universal Somali TV
Рет қаралды 326 М.
Hal'abuur Tuke iyo waayihii halganka iyo fanka.
1:06:01
SKY Cable TV
Рет қаралды 15 М.
Liilalow/Subcis  Kabanka C/laahi Yarow
3:47
Cumar Seerbiya
Рет қаралды 15 М.