jimicsiga meeqa plan ayaa loo sameey karaa kuwii dadkii hore iyo kuwa cusub maclin isku noqo maanta

  Рет қаралды 4,705

Hussein Alje

Hussein Alje

Жыл бұрын

#jimicsi #workout
qorshaha jimicsiga meeqey ukala baxaan iyo hab noocee u sameysan karta hab fahfaahsan waka
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 33
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 Жыл бұрын
1.chest &tricep 2. Back & bicep 3.shoulder &legs 4.bicep &tricep 5.compound exercise is very important 6. Abs
@cadaawefarey8961
@cadaawefarey8961 Жыл бұрын
1 back and bicep 2 chest and tricep 3 shoulder and legs 4 back and arms 5 Chest and shoulder
@abdikhadirjacelowaj144
@abdikhadirjacelowaj144 11 ай бұрын
My plain 1.shoulder+abs+cardio 2.back and beiceps+cardio 3.legs 4.pullaps +bushaps+Abs+cardio
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
Mashallah Thanks bro ❤
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Shukran wiilkeyga jazakallah kher 👍
@osmanospac3044
@osmanospac3044 Жыл бұрын
Machallah😊
@abdixaji8187
@abdixaji8187 Жыл бұрын
Mahadsanid 🎉
@abdirahmankaahiye3601
@abdirahmankaahiye3601 Жыл бұрын
mahadsanid ustaad
@tuneey
@tuneey Жыл бұрын
Ayy 200K الف مبروك 🎉🎁🎂
@zeytunyare2394
@zeytunyare2394 Жыл бұрын
asc walal waxa ahay 90 kilo mandanawaxan ahay 66 kilo wall wakuducendona insha allah indanolahay
@om1735
@om1735 Жыл бұрын
Welcome my friend
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 Жыл бұрын
Keep going legend
@UbaxDheeman-pw3td
@UbaxDheeman-pw3td Жыл бұрын
Wll xusen wxn ahay hooyo nuujisa wxn rabaa in aan caloosha iska jaro sida ugu fudud iisheeg wll adoo mahadsan iga caawi
@AxmedSaalax-ve9sd
@AxmedSaalax-ve9sd 10 ай бұрын
Bro splet
@wllatax6919
@wllatax6919 Жыл бұрын
Halbil ayaan dhigataa walina waxba iskama badalin teacher😮
@Ilhaan1234
@Ilhaan1234 Жыл бұрын
13may bishii hore aa bilawe 3kilo aa ride
@Aboowe_Mahamed
@Aboowe_Mahamed 2 ай бұрын
M.a
@FadumoCraxman-yd5om
@FadumoCraxman-yd5om Жыл бұрын
Asc 1 caloosha inaaiskajaro ayaarabaa 2 miizaamka Barbara inaajo ayaarabaa 3 inaa is dhiso ayaa rasa
@osmanospac3044
@osmanospac3044 Жыл бұрын
Wahan ahay reejibouti
@abdimalikabdullahi9402
@abdimalikabdullahi9402 Жыл бұрын
Aniga gym waxaan bilaabay bishaan waxaana ku socdaa pro split
@Lugfidiye_21
@Lugfidiye_21 Жыл бұрын
Macalim halke laga helikara plz
@ijabaluul4704
@ijabaluul4704 Жыл бұрын
Daawooyinka iyo side efektigooda ka hadal gaar ahaan diyabetka
@osmanospac3044
@osmanospac3044 Жыл бұрын
Assalama aleykum wahan ahay gabar aade bangutagera
@osmanospac3044
@osmanospac3044 Жыл бұрын
Wahan ahay rerjibouti
@b.00.00
@b.00.00 Жыл бұрын
Wlal waxan ahy wiil 19 jir ah waxan raba in aan miisan isku daro oo aan jirkeyga weyneeyo jwaban kaa sugaa!
@KhalidHassan-gt1jg
@KhalidHassan-gt1jg Жыл бұрын
1- chest - back- shoulder 2- bicep - tricep - cardio 3- chest - back- shoulder 4 - bicep - tricep - cardio 5 - abs and legs 6 - full body 7 rest Aniga energy fcn oo an ku alaminteyo wan Leeyahay
@abdikariinhussein3805
@abdikariinhussein3805 11 ай бұрын
Sxbow jadwalkaga xanuun wuu dhafay
@match.shorts.
@match.shorts. Жыл бұрын
Macalin waxan ahay 18 jir wiil qaliir waxan Raba inaa jir keyga weey neeyo full video Ayan Raba
@hodancali958
@hodancali958 Жыл бұрын
Abowe waad mahadsantahy lkn waxaa ku weydiinaa oradka iyo socodka kee fiican
@husseinalje
@husseinalje Жыл бұрын
2 da wey fiican yihiin wll
@sayeuuuqcade
@sayeuuuqcade Жыл бұрын
Mahad sanid wll
@user-go6tx5nn7b
@user-go6tx5nn7b 8 ай бұрын
Macalin xidid laa an baa ahy mxa xl ah
@feisalabdihorow6615
@feisalabdihorow6615 Жыл бұрын
Asc wall xagee laga hela mise number WhatsAppka plz sidee kuhela aad kugubahnahy
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 11 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 64 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 44 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 71 МЛН
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 426 М.
Bangladesh Protests Erupt into Violence - Students in Danger
8:54
Mohammed Hijab
Рет қаралды 115 М.
Liin dhanaan waa cajiib waxa laga heli 2021
16:35
Hussein Alje
Рет қаралды 205 М.
Карьерный путь Ямаля 😎#футбол #барселона #ямаль
0:10
МЯЧ Продакшн ФАН
Рет қаралды 589 М.
❌BOY🧵100m vs KID🧵50m | Who did win!? 🏆
0:16
ag_soccer team
Рет қаралды 14 МЛН