KAFEEGA IYO LIINTA CALOOSHA HABKA LOOGO JARO IYO CAAFIMAADKA MAXUU KA BADALI KARAA IYO DHIBAATADIISA

  Рет қаралды 204,463

Hussein Alje

Hussein Alje

2 жыл бұрын

#KAFEEGA_LIINTA #KAFEEGA #LIINTA
KAFEEGA IYO LIINTA CALOOSHA MIYEEY JARTAA IYO SHURUUDA WAA MAXAY, SAAMEEYN MIYEEY KU LEEYDAHAY CAAFIMAADKA IYO GOORMAA CABI KARTAA CULUMADA MAXEEY KA LEYIHIIN
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 971
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 2 жыл бұрын
Wcs Wr Wbr Xusein Markaan Ku Arko Aapo Xaaji Baasto Ayaan Soo Xasuustaa Alle Swt Ha U Naxriisto
@husseinalje
@husseinalje 2 жыл бұрын
Amiin aabehey iyo inta waalidiinta muslimiin ilaheey ha unaxriisto waa maalin jumco 🤲🏻🤲🏻
@AtawxiidWasunnah
@AtawxiidWasunnah 2 жыл бұрын
@@husseinalje Aamiin Aamiin Walaal Qaali Alle Haku Xafido Barasho Wanaagsan
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub 2 жыл бұрын
The lion came back
@abdirahmankichwa7162
@abdirahmankichwa7162 2 жыл бұрын
kafey kasta mise mid loguta gala jiro inleskucateyo
@hodanismailwarsame3056
@hodanismailwarsame3056 2 жыл бұрын
@@husseinalje maashaa Allah ilaahay hagu xafido hn
@user-mf4dd2bh5c
@user-mf4dd2bh5c 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك خير الجزاء
@user-qg5we5hi6b
@user-qg5we5hi6b 2 жыл бұрын
ماشاءالله جزاك الله خير
@maryamabdallah9616
@maryamabdallah9616 2 жыл бұрын
Macalin xusen you always give us best advice jazakallah
@caishacabdallah5979
@caishacabdallah5979 2 жыл бұрын
مشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك ويسعدك يا أخي
@monaelmi4590
@monaelmi4590 2 жыл бұрын
ManshaAllah Thank you brother👍
@Zahara373
@Zahara373 2 жыл бұрын
Masha Allah well said thanks for sharing
@asmaabdoulwahab1325
@asmaabdoulwahab1325 2 жыл бұрын
بارك الله فيك
@laylahaji1626
@laylahaji1626 2 жыл бұрын
MashaAllah Jazakalah qayr
@naimaguled2633
@naimaguled2633 2 жыл бұрын
Masha Allaah
@raxmoibrahim5439
@raxmoibrahim5439 2 жыл бұрын
Masha allh wad mahad and walal Hussein Alje jizakaahuqeyr
@sabrabilan3217
@sabrabilan3217 2 жыл бұрын
بارك الله فيك wll
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 11 ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء
@ubahtohob3158
@ubahtohob3158 2 жыл бұрын
Masha allah 👍🏻
@zaynib4299
@zaynib4299 2 жыл бұрын
Masha Allah brother
@fadumoabukar9269
@fadumoabukar9269 2 жыл бұрын
Masha’Allah. Shukaran walal 🙏❤️
@shamsoisman9056
@shamsoisman9056 2 жыл бұрын
Masha allaah bro waad ku mahadsantahay barnaamijyada quruxda badan aad inoosoo gudbisid
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 2 жыл бұрын
Masha Allah
@amrandheeman8195
@amrandheeman8195 2 жыл бұрын
Mansha allah macalin alla haku xafido 🙏🙏🙏🙏
@natramohamed8233
@natramohamed8233 Жыл бұрын
Shukran jazakallah kheer 👍
@fatimamohamoud9028
@fatimamohamoud9028 2 жыл бұрын
Thank you so much brother 😊
@salmasaed2810
@salmasaed2810 2 жыл бұрын
Masha alllh shukran mclin
@mahaddhorrechannel4118
@mahaddhorrechannel4118 2 жыл бұрын
Masha allah
@masuudali3171
@masuudali3171 2 жыл бұрын
Maasha alaah tabaraka laah wllky jazakal laahu kheer aqii filaah برك الله فيك
@shugrishuceybe1918
@shugrishuceybe1918 2 жыл бұрын
Mash allah jasakallaahu khayr wll qali
@aniisabana1166
@aniisabana1166 2 жыл бұрын
Masha allaah illaahey haku xafido walaalkeyga mcn
@yahyanoor4729
@yahyanoor4729 2 жыл бұрын
Masha allaah ilaah haku xafido
@zeynabmaslax1852
@zeynabmaslax1852 2 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك
@canabmaxamed6298
@canabmaxamed6298 2 жыл бұрын
Mashaa Allah wll shukran
@raaqiyamaxamed7863
@raaqiyamaxamed7863 2 жыл бұрын
Masha ALLAH
@ismahanita4
@ismahanita4 2 жыл бұрын
Masha allah❤
@munagaal8529
@munagaal8529 2 жыл бұрын
Masha allah tabaraka rahman mahadsanid abowe
@amranjaley9743
@amranjaley9743 2 жыл бұрын
Masha alah shukran waxii layskucataynaayay keen
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Sharaf iyo.karamaan kuhaya macalin from.hargesa hore usoco huuno
@xamsoshqqalaf6075
@xamsoshqqalaf6075 2 жыл бұрын
يا مسلمين صلوا على نبينا وحبيبنا محمد ❤ اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤❤❤
@doosdagan534
@doosdagan534 2 жыл бұрын
Scw
@umucali1851
@umucali1851 2 жыл бұрын
Sallalahu calehi wasalam
@muriidichannal1789
@muriidichannal1789 2 жыл бұрын
Scw
@caseyromaxamed6410
@caseyromaxamed6410 2 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@deqoxalef8902
@deqoxalef8902 2 жыл бұрын
Mashallah wll barakallah fiik
@ashaibrahim3312
@ashaibrahim3312 2 жыл бұрын
Masha alalh waxad tahini qof Samir badan 💕💕💕💕💕❣️❣️❣️❣️💕
@fatumomohamed5871
@fatumomohamed5871 2 жыл бұрын
Thank you so much
@amalmohamud2190
@amalmohamud2190 2 жыл бұрын
Mashallah allaha ku xafido wllo jizakallaah qeyr
@hamdihassan1703
@hamdihassan1703 2 жыл бұрын
Manshlla quruxow wan kusalamay thanks walale my allah bless u brother Hussein💙✅
@zamzamxuseen1288
@zamzamxuseen1288 2 жыл бұрын
Asc macalim wan ku salamay masha allah ilahay ha kudhoro walal wan kugu cusbahay sidee ku helaa nabarkaga walal shukran
@abdinasserabubakar2159
@abdinasserabubakar2159 2 жыл бұрын
MASHA ALLAH KEEP GOING BRO ☝️👍🇰🇪
@naciimahassan8467
@naciimahassan8467 17 күн бұрын
Thank you bro
@samira-aliahmed4626
@samira-aliahmed4626 2 жыл бұрын
Jazaka allh hussin
@laylayuusuf3677
@laylayuusuf3677 2 жыл бұрын
Maansha allaah tabaaraka allaah
@cibaadocabdikulane2443
@cibaadocabdikulane2443 2 жыл бұрын
Ma shaa Allah walaal marwalba waxaad isku daydaa inaad qanciso soomaalida sida qaladka ah warka u fahima ❤️👍🏆💯♥️👌
@AABITAIsmaanomermohamed
@AABITAIsmaanomermohamed 25 күн бұрын
The best teacher 🎉🎉🎉❤
@hawomohamed2171
@hawomohamed2171 2 жыл бұрын
Masha allah wll
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Keep going sami😍🙏
@yastataajir1617
@yastataajir1617 2 жыл бұрын
mnsha allah my brother 💯❤🔥🙏
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 Жыл бұрын
Mahadsanid Hussein
@amalmusa6230
@amalmusa6230 2 жыл бұрын
Mansh Allah jazakallah bro
@rabicaahmed8
@rabicaahmed8 2 жыл бұрын
Mashallah mashallah alle Haku xifatiyo mahdsnid
@amiishhassan2611
@amiishhassan2611 2 жыл бұрын
Man'sha Allah
@ashamohamed689
@ashamohamed689 2 жыл бұрын
Aslam alaykum walaakay ilaahay ha ku xifdiyo waa noo faaiidaysaa Ilaahay aduunkana namco aqiirona jannatufirdows Amin yaa rabil caalameen
@mariyaadan633
@mariyaadan633 2 жыл бұрын
Maashaa Alaah shukran walaaal👌
@ummuahmedahmed3303
@ummuahmedahmed3303 2 жыл бұрын
Mashaa Allah macalin Alle haku xifdiyo
@MariamAli-zb5lk
@MariamAli-zb5lk 2 жыл бұрын
keep going my brother 🥰🥰💞💞
@shugricabdixakim5081
@shugricabdixakim5081 2 жыл бұрын
62 ahaa 5days cabyey subaxi coffe iyo liin shaly misnkyga 56 noqdy maba aaaminyo😢🤗🤗🤗am happy wlhi🥰🥰❤️exercisena wa racsan jirey ila 30minit😊😊😊weliba guriga ano jooga youtubka ayan ja gesanyey
@adnaqurux8995
@adnaqurux8995 2 жыл бұрын
Abayo cuntada maxa cuni jirte alabtaas neh kafeka iyo linta meqa waqti cabi jirte
@maimunabdulkadirdahir3680
@maimunabdulkadirdahir3680 2 жыл бұрын
Abyo sidee ucabi jirty cafega cuntdna ma yareeysey plz isoo jawaab
@aminetaamineta4707
@aminetaamineta4707 2 жыл бұрын
Pls no faidey abayo cuntada maxa cuni jirtay maxase iska dhaftay jwp kafayganeh kan yar yarka eh miya oo lagu gado dukamanka
@maimunabdulkadirdahir3680
@maimunabdulkadirdahir3680 2 жыл бұрын
Anaa ahaan jirey 62 hada 55 .7 ahy alx cuntda iska yareeyey waana socdey hada koffe bilaabayaa insha’allh
@neymahagio5923
@neymahagio5923 2 жыл бұрын
@@maimunabdulkadirdahir3680 abyo cuntada nooce cuntaane
@fatushey8006
@fatushey8006 2 жыл бұрын
Masha Allah illhay haka Abaal siiyo saa nagu faaideese walal♥️♥️
@makiyahessain4884
@makiyahessain4884 2 жыл бұрын
Shukran wllkey qaali ❤❤❤❤🌹🌹
@yahyanoor4729
@yahyanoor4729 2 жыл бұрын
Inshalaah hadii ilaah yiraado waan kusugeena ilaah haku xafido
@zaynib4299
@zaynib4299 2 жыл бұрын
نحنو نحبك في الله أخي العزيز الله يحفظك من كل شر يارب
@deeqaismaailahmed8496
@deeqaismaailahmed8496 2 жыл бұрын
Hussein thanks so Much wllkay
@sucaadmaxamed7661
@sucaadmaxamed7661 2 жыл бұрын
Rabi hakubarkeeyo
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 2 жыл бұрын
Jasakalah qeer آللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤❤❤❤👍
@Jooli549
@Jooli549 2 жыл бұрын
Mnsha Allha tabatakallah jasakallaahu khayr shekh Rabigu ha ku xiftiyo Hun
@fahimaahmed8892
@fahimaahmed8892 2 жыл бұрын
Dawo dhaqameed weeye cashaabtu
@fahimaahmed8892
@fahimaahmed8892 2 жыл бұрын
Qunyar socod l
@hmohamed6343
@hmohamed6343 2 жыл бұрын
Socot boobsiis
@queenhubi465
@queenhubi465 2 жыл бұрын
Mashallah Thanks bro ... I ws using coffee and lemon for past 2 months bt I didn't see any change and I ws not doing any exercise with it.... but now I start exercise I.a
@niciimocali7004
@niciimocali7004 2 жыл бұрын
Masha allah 🥰 ♥
@nimohassan4219
@nimohassan4219 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal qaali yaha
@sagalnuradin6295
@sagalnuradin6295 2 жыл бұрын
Waad mahadsan tahay Ajir Rabbi ha kaa siiyo wax badan ayaa kaa faa'iiday coffee iyo liin dhanan aan lagu Darin sokor wan cabaa
@halimoelmi5196
@halimoelmi5196 2 жыл бұрын
Maashaa Allah jimco mubaarak aan ku salina rasuulkeena inbadan maanta Scw Scw Scw Scw Scw
@shushuahmed4071
@shushuahmed4071 2 жыл бұрын
Scw scw scw ☺️🥰
@ummuamaar3627
@ummuamaar3627 2 жыл бұрын
Scw scw
@aminaibrahimali1024
@aminaibrahimali1024 2 жыл бұрын
Masha allaah ustaade allaha kubarakeeyo
@cabdulxafiidshcshakuur7234
@cabdulxafiidshcshakuur7234 2 жыл бұрын
Shugrn ustaad jzkllah qer
@queenema216
@queenema216 2 жыл бұрын
maasha allaah
@qadramaxamudcali9505
@qadramaxamudcali9505 2 жыл бұрын
Masha allh
@Nimcolifechannel1
@Nimcolifechannel1 2 жыл бұрын
Thanks elje asxabtada waxan leyahay iso boqda routenes ban so dhigey
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ilhaya ha ku xifadiyo walaakay
@pearlsiaa_99
@pearlsiaa_99 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah shukran wll qaali saa noo gu faa iideeyso ilaahay hakaaa abaal mariyo
@rahmaaalisalad594
@rahmaaalisalad594 2 жыл бұрын
Masha Allah jazakalla khayr walaal run ahaan waxaan rabaa inaad kasoo hadashid qofku markuu diet ku jiro frukt tiga uu cuni karo iyo ta aanu cuni karin❤️
@SOMANIME
@SOMANIME 2 жыл бұрын
Most of the fruits are natural waxaa too sweet ah apple redka ah iyo banana bes !!! Labas iska yare
@ubahbashirahmed5484
@ubahbashirahmed5484 2 жыл бұрын
Masha allah wllkey
@abdirisaktaani1860
@abdirisaktaani1860 2 жыл бұрын
Hablaha dheh akhii nagaha waxfican maha inad dhahdo bro wad mahasantahy wax fican nosoo dugbisay thanks
@ashajihan2910
@ashajihan2910 2 жыл бұрын
Asc i need ur numbar
@ashajihan2910
@ashajihan2910 2 жыл бұрын
Plz how can i ged
@Ahmedmohamed-kf2dz
@Ahmedmohamed-kf2dz 2 жыл бұрын
Vous êtes formidable bien compris
@Hani_MAX
@Hani_MAX 2 жыл бұрын
Shukran walaal
@faridaxaji6821
@faridaxaji6821 2 жыл бұрын
Wcs abowey xusen masha Allah tabrikllha jizakalaha qeer ilahey qeer haku siiyo Aamiin Aamiin Yaa rabi keep going ❤❤❤❤❤
@nadayusuf1435
@nadayusuf1435 Жыл бұрын
Asc aniga nas ayaan nujiyaa cunugeya marka cofeyga macawikaraa ustad xuseen
@shadiyaabdirashid2350
@shadiyaabdirashid2350 2 жыл бұрын
Thanks walale wiilkeyga waa 11 jir waxa u heysta madax xanuun xanunka magarinka la dhaho marku madaxa xanunka ku kaco Cafe ga ayaa dejiya cafe baan u kariya wuuna ku ficnada
@cawoofficial3653
@cawoofficial3653 2 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@fartuunfarahfarah4729
@fartuunfarahfarah4729 2 жыл бұрын
Thanks brother
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Wacaylkum Salaam warax matullaahi wabarakaatu sallallaahu calayhi wasalma jazaakumullaahu jannah walalkey Alle haka Abaal Mariyo wanaaga no hayso shukran
@nuraahmed2401
@nuraahmed2401 2 жыл бұрын
Masha Allah xussain alge Ku Soo noqo KZbin ka
@abtidonciise
@abtidonciise 4 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله الف الف مبروووك يا ءخي
@abdinazirnaaji7449
@abdinazirnaaji7449 Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@Fatuush1156
@Fatuush1156 2 жыл бұрын
We love you brother ❤💙🙏♥💜😂😂😂 lafyokulaha kaka
@asmaabashiirasmaabashiir2870
@asmaabashiirasmaabashiir2870 2 жыл бұрын
Masha allah bro👍👍
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
Ustad mahadsanid wlhi channel kaga 1week le ku xeranahy dawasha diisa 10g iga degay sa udawanayi le alxamdulillah rabi haku xifdo hore usoco 🥰🥰🥰🥰
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 жыл бұрын
Maxaa sameysay mcnto
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
@@riyaadofficial9978 marka hore misankeyga ogaday suwax kasto lin iyo biyo kulul iyo sanjabisha qoyan cabi jiray guriga ku alminteyjiray cunada difinka iyo salida iska dhowray abyo ina is cateyso marabta cuntada kasom 🤣🤣🤣
@riyaadofficial9978
@riyaadofficial9978 2 жыл бұрын
@@Xaawo_sharaf262 hhh xbbti WhatsApp iguu soo darso
@Xaawo_sharaf262
@Xaawo_sharaf262 2 жыл бұрын
@@riyaadofficial9978 isoqor he alpi
@husseinalje
@husseinalje 2 жыл бұрын
Masha alaah good job 👏💪🏽💪🏽💪🏽👌
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 2 жыл бұрын
Naagaha inaaan dhado waa ka fiican inaad dhahdo dumarka ama gabdhaha ama haweenka. Tan kale waxaa waaye tartiib in loo socdo ama aayar u socosho
@user-yp9ls2wh8x
@user-yp9ls2wh8x 3 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@husseinabdalla1157
@husseinabdalla1157 2 жыл бұрын
Macalimuuu full respect 👏
@aishamohamed6858
@aishamohamed6858 2 жыл бұрын
Macali xuseen labarkiis isii hadaa heyso
@mohamedabdullahi5708
@mohamedabdullahi5708 2 жыл бұрын
Waaa maadada Cafeine waxa kujira Coffeega LkN iska hubi hadaaad gas qabto.
@munohajimahamud5836
@munohajimahamud5836 2 жыл бұрын
Jazakallah walalkey muwduc wngsan aa Ka hadashay
@masnahappi7181
@masnahappi7181 2 жыл бұрын
Mzha allh wllkey keep going🥰
@cknagaashwalaal6605
@cknagaashwalaal6605 2 жыл бұрын
Ustad rabi danbigag iyo Kan walidintad aladhafo
@husseinalje
@husseinalje 2 жыл бұрын
Sidoo kale wll
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 2 жыл бұрын
Mahasanid macalin xusen jisakallah thanks so much Sadam miss you guys too much 🥰💯👏👍😍
@mohamedisse6070
@mohamedisse6070 2 жыл бұрын
Socodka.rucleenta.ah
@luuleysaciidmaxamud3381
@luuleysaciidmaxamud3381 Жыл бұрын
Wll macn qof cunug noojaneyso macabi kartaa
@maryanjeylani442
@maryanjeylani442 2 жыл бұрын
Shugran wll waa kacabsanayay lkn markaa adi sheegtay waa kuqancay
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 106 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
Saamaynta cunista timirtu maalin walba ku leedahay caafimaadkaaga
10:50
DR CABBAS MAXAMED GAASTARIIGA
42:19
Rdalmar
Рет қаралды 71 М.
Sideed isku CAATAYNAYSAA JIIM La'aan?! l Nolol Qurux Baddan! #2
29:56
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 635 М.
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 336 М.
BOORISH MA DAAWO BA AMA WAA DHIBAATO ?
12:32
Hussein Alje
Рет қаралды 63 М.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 189 М.
Isku daaweynta Liinta & biyaha kulul | Dr Abdi Ahmed Caabi
33:01
Salafmedia
Рет қаралды 615 М.
SIDEEN ISKU CAATEEYAY ANIGOO GYM AADIN BY NASRA ABTIDOON
10:04
Nasra Abtidoon
Рет қаралды 336 М.
Valverde's Shooting Power
0:39
Foot Passion
Рет қаралды 6 МЛН
ENGLISH OR SPANISH EA FC 2025
0:14
Jhow GK
Рет қаралды 4,6 МЛН
Girl vs Young Boy Tenis😁😆🤣
0:34
Sana Shehzadi
Рет қаралды 12 МЛН
Главный АФЕРИСТ в истории футбола • Карлос Энрике Рапосо #футбол
1:00