jooqle waa halyeey taariiqda aan ilaabidoonin noolow waligaa we love u jooqle
@Nidamiye15 жыл бұрын
"Nin maalin ma gaadhid, Nina sanad ma gaadhid, Nina weligaaba ma gaadhid."
@haajiryare383111 жыл бұрын
jooqle wlhi damiir wadaninimo wey kugu jirtaa dhab ahaan laakin ala waxan kaaga baryaa xumakale in ala kaasoo hanuuniyo ood wadada toosan qaado intaas aakuudhiman alaha kugaradsiiyo
@dhaadeey114 жыл бұрын
jooqle waxaad tahay fanaan ka kaliya ee marka dadku daa wadaan aay qiiroo daan marka waad kumahadsan tahay heesaha qiiradaleh kuwa wadaniga ah kuwa hoga tusaaleyn ta ah kuwa baraarujinta ah kuwa aad ugu digeyso in aan dadka dhigoda la daadin mahadsanid fanaan cabdi shire jaamac joqle iyo waliba abwaanka weyn dr kana ah cabdi shire dhamaan mahadsanid
@qorane1013 жыл бұрын
anigu waxaan odhan lahaa wax wadani xaqa gaar ahaan reer bari iyo reer konfureed ba waxaan odhan lahaa jooqle kadhigta madaxweyne wuu dhaami kuwii horeee....