Inta Gabadh fanan ah Gabadha ugu qurxon inay thy u qiray Miss Xiss
@samatarmataan01434 жыл бұрын
Wlll
@yuumanyuuali75935 жыл бұрын
2020 yaa heestan ila dawanaayo oo nabd ku soo gaaray like dhac iska si halagaa dareemo 🙏🏻👌
@maymunmahamud62645 жыл бұрын
Aniga wllo thnks intan iyo ka badanba ilhy cfimd iyo cibado iyo cimri dher alh nagu garsiyo🤲🏿
@yuumanyuuali75935 жыл бұрын
@@maymunmahamud6264 amiin wllo #maymuun
@sihaamsiman26684 жыл бұрын
Aniga ☝️
@yuumanyuuali75934 жыл бұрын
@@sihaamsiman2668 tnx quruxay 🙏
@sahraosmaan33354 жыл бұрын
Ani ee like isiiya
@umuabdirahmanchannel31693 жыл бұрын
Hestan wiil an ad ujecla sanadki 2019 ayan habin udiray misna waba iguso celiyay oo waxa u igu yiri micnaheda ma fahansanta ana waxan iskaso qaday iney xiliga aniga igu socotay waliba si toosa ar jecelku xuma hadi u ku galo qof anku fahmen 😥😥😥alxm hada illah aya iga madobeyay jacelki an u qabay wilkas oo hada waxan guursaday wiil kale alxm hada waxan helay seey ijecel illahey ha idhaf idhafo 🥰🥰🥰
@DRasmamaxamed5 ай бұрын
@@umuabdirahmanchannel3169 alle haysku kiin barakeeyo qalidayda
Miss hiis gabadh qurux badan ilahay hadayo tagero from USA 🇺🇸
@AbdiazizHaji096 жыл бұрын
Miis Xiis waa boqorada Jijiga. Heestani inaaba caadi mahaan. That part where she says "Jaahwareer magaali kaaro" is absolutely amazing. Congrats Miss Xiis, heeso nocaan okaleeto oo aan caadi aheeyn ayaan kaa sugaya. Waa tageerayashada oo Nairobi casimaada dalka Kenya ku sugaan.
@ahmedbarre76 жыл бұрын
Codka=✔ Muuqa io Quruxda=✔ Dhoola cadeyna wey udheertahy heestoo foorjo aha Eesh calaaa fanaanad dhameystiran Ms xiis ❤❤
@kaydyasinadan99796 жыл бұрын
Miis xiis heestan waan ku hasta intii igu raacsan lika ha ila dhaafin
@abdiqanimohamedjilaal34536 жыл бұрын
Fanka mustaqbalkad ka ledahay runtii raja weyn ayuu leeyahay waa hadii adan kacajisin miss xiss wan ku sidaa darmanyahay keep on it 😚😚
@@MohamedIbrahim-wb9ou xanuunkii og baa ku haya iyagoo dhige dheere ku soo gly hadey adi ku xukuman ood hoos jooge u thy kawaran cuqdada og waad u dhiman uun ileen waxba kama qaadi kartide
@dowsa12525 жыл бұрын
Quruxlayda jidwaaq❤❤horay usoco inadeer!!
@MohamedHassan-nw4yo3 жыл бұрын
Halkaa Iigu Noqo Ma Gabadha Reer Nuur Baad Jidwaaq La Doonatey, Bilo Gabadh la Caashaqaba malaha Cara Castu
waad kuu qaldantahay walasheey in aad saas dhahdo maa ahan aniga waxaan ahay reer xamar hadii aad live ee aragto waxaad dhahi abayo wajigaada esoo gooy marka ogadeen iyo reer somali oo dhan waan simanahay
@abdullahiomar80446 жыл бұрын
nimca abdul waa runtaa walaal quruxdu waa wax rabi bixiyo cidna gaar uma laha gawadhaan fikirkeda ayeey cabirtay gabdhaha somalida Allah ha barakeyo qawiil kasto haka so jeedo gawar qawiil mawa laha waayo gabdhaha waa la dhawarta bulshada Ogaden waa qabiil somaliyed haday qurux badanyihina Allah ha u barakeyo
Tolaay Xarafkii aan Necbanaa Ee (J) ayay ku heesaysaa😂😂😂 Any way Hore U soco
@fadumoabdi41996 жыл бұрын
Somali American klkkkkk maxaa ku nacday j 😂😂😂
@hassanoud94645 жыл бұрын
miss xiis fannand igu qaaliya taageero inbdn from hargysa
@samawade2824 жыл бұрын
Allow Yaa Harageedi ku Celiya ayuu yidhi ninkii Jiray. "Nin lax qashay oo Wax ka gataba waayey Sidas intuu u firiyey buu yidhi Allow yaa Harageedi ku Celiya😀" Miss Xiis hada yaa Sideedi hore ku Celiya inantani bilowgii Fankeeda Qurux iyo Ilwad an Cadi ahayn iyo Cod Macaan badan ayay Ku soo jiidatay in badan oo ka mid ah tageerayaasheeda ku Xidhan hada.
@abdiazizabdille27116 жыл бұрын
Heesta qarniga miss xiis codkaaga ayaanba wax lasiisto lahayn 😍
@SucaadoMuumin11 ай бұрын
𝐈𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐚𝐧𝐨𝐬𝐨 𝟐𝟐𝟒😂🎉
@mrkhalid78986 жыл бұрын
Qurxsan Stylekaga wuu saxanyahy
@kingkooshin77163 жыл бұрын
Xiiis wa walasheen qali ❤ heestan cusub waa QUURUX badan tahay anigu waxa nahay reeer jijga ❤🤗🤗🤗🤗
fanaaninta aan taageero waxaa ugu horeyso the one and only muhoshada codka hodan abdirahman waxaa soo xiga xaga gabdhaha yurub geenyo fiska qaali ladan ikraan carale princess istahil nadiira neyruus miss xiis
@hanadabdulahibaasin62006 жыл бұрын
Wow hees aan Caadi ahayn iyo fananadayda miss xiis
@somalichannel7596 жыл бұрын
Gabdhaha Somaliyeed makala liitaan😍😍😍😍😍😍😘
@ahmedhussein16076 жыл бұрын
My sweet sister... All the best....
@sihamhussen83366 жыл бұрын
MashaAllah qalanjo xiisteyda horay u soco huuno
@mohanhuunle19044 жыл бұрын
July 17 2020 hadad iga danbayso👍👍
@muscabapdyismail42376 жыл бұрын
Wd fiican thy 👉wxn ku leedahay hore u soco 👉💓💔go forward
@amuunbellaofficial30863 жыл бұрын
From waqal studio keep going walal
@barud23866 жыл бұрын
Hollac weeye 😍💯🔥
@khadaryare83816 жыл бұрын
Miss xiis horay u soco wll
@raximachannel41536 жыл бұрын
Keep going My Jundi Media😘😘
@khadarmohammadadam19726 жыл бұрын
wlhi waa fananada aan ka taagero rer jigjiga hore usoco miss xiis
@Tafo7756 жыл бұрын
Top🔥🔥🔥 I’m first viewer
@sahracarabow74703 жыл бұрын
2018 qiso markas an ku jiray😘♥️
@nasrahassan26945 жыл бұрын
She's my favorite Somali female artist miss hiis😘😘😘😍😍😍
@sahraahmed54484 жыл бұрын
inta heztan dawanyza 2021 laykat izar
@سارهاحمد-ت6غ2 жыл бұрын
Xalada hada an kuu jiiro waxan raa jaynaya malin ankabaxay ban soo boqan comment gaan insha Allah/ 2022/ haben niimo 19:16/ iyo borama /
@liibaanhusein2919 ай бұрын
After 1 years ma ka baxday Zhp
@qalbidhaya65786 жыл бұрын
Woow wax noool ❤️❤️❤️ Miss xiss
@faysadegan71115 жыл бұрын
Hestan waxan ku xasustay koonj tuwinkal and yufinash
@salmoaxmad-y9w3 ай бұрын
Heesta qarniga innaba caadi ma aha xiiis Boqoradda👸🫀💍
@rahmaali54436 жыл бұрын
Miss xiis Hore u soco🔥
@amiishabdullahi97934 жыл бұрын
Hestan aniga ayey igu socota cawa xiligan jacayl said ah bn daremaya jacaylkayga salas illahow ii sahal
@MohamedAli-dy2px3 ай бұрын
Qalbigaan ku wadhaa heestaan nolol adag by i xasuusisaa jujuup
@Hadaysan5 жыл бұрын
Jidkan adku soctiyo ijid an ku jidee Uma jeedo wilyahw xidhidh keni wanjaray🤮8.2.2020
@xafsaadan2636 жыл бұрын
wooow xidigha u qarnigka jigjiga boqorda codka miss xiis siidya nafdayu jeceshy waljira dunqaabadan jaali baan kaugayaa
@xafsaadan2636 жыл бұрын
miss xiis 👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hamdisayid32356 жыл бұрын
Is amazing song ♥️♥️♥️♥️♥️
@saidfarah90576 жыл бұрын
You are amaizing😎
@hibohussein75576 жыл бұрын
Qashafto ina sayid dumashi
@asmaabib52904 жыл бұрын
@@saidfarah9057 werf
@baxzanbashir9411 ай бұрын
Nafkuu jeelan awgaa axyaa jacaylka maxaa dartaa hurdada uga tagey😢😢
@naruuro6593 жыл бұрын
2022 qofkii dawanayo markey will jiro dulqaad bdnkey sugesey heshey
@khadarkhaan75886 жыл бұрын
wow waar fanaanadan ha laygu soo xidho bilaa calayk waaba qof nool
@richgangdj13516 жыл бұрын
Jidkan aad i jeediyo ijiid Aan kijiidee umajeedo gabadhahay xidhiidhkiina waajaray😃
@ayaneibrahim17775 жыл бұрын
Mardanbe jujubiyo jahwareer magali karo hees iyo abeheddhe inta igu racsan lek sar
Hablaha daaroodku qurxoonaa siiba ogadenku mshalh miss xizz hory usoco sister
@dowsa12526 жыл бұрын
She's not ogaaden so calm down
@sabariinxuseen63023 жыл бұрын
ITA 2021 IALDAWANAYSA VARTA SO TAGA💯👑
@saadmad2 жыл бұрын
Hesta waxan dhagaysan jiray aniga oo arday lkn nolo adkaga ayan Ku jira mari had manta waan shqastaa alxamdlha
@c.rasaaqbashiir27226 жыл бұрын
Fadlan qofki qoftan lanbarkeda ama ciwankeda haya ha Ila sogaro darteedban ubukaayeh crasaaqb@gmail.com Halkaasbaa LA iigu sohagaajin karah miss xiis ilove you
@dhulqasdabshid48506 жыл бұрын
inta heesta kaheshay like igu dhagsiiya
@maamemadrid52886 жыл бұрын
Quruxlay waaye waankujeclhy gabadhan hot waaye
@mohamedqalbiofficial69086 жыл бұрын
wale poqortoyada ogadenia ina kaladhalatey wala garan
@ubahhashi12645 жыл бұрын
Mohamed Qalbi doqonkiyow ogaden dhagaxbur ugu tag naagtan wa naag Akisho ah o la yaqano anaga ilmadere benta iska daya
@eusom54055 жыл бұрын
Waa gabadh akishe ah
@thestrongperson5194 жыл бұрын
Isku qortee yaa kuu sixi tolow😂
@thestrongperson5194 жыл бұрын
Ubaha xaashi afkaaga caano lagu qabey inder❤
@RahmaHoussein-b2o3 ай бұрын
💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@nimcocabdullahi94225 жыл бұрын
Khatar huno 😍
@salaadmaalim16015 жыл бұрын
war maxaa qaldan heestaan gabaraa laheed Anaa iska leh hadana weey soo qaatay Cml yaab 😂😂😂