Gabdhaan oo isticmaasho TikTok Ninkeeda ayaa 3 mindi kudhuftay nafta inuu dhaafiyo ayuu rabay…See Mo

  Рет қаралды 18,642

Kobac TV

Kobac TV

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 Ай бұрын
اللهم يشفيك برحمته و بأمره و بقدرته و بقوته اللهم رب الناس أذهب البأس واشف أنت شافي لا شفاء إلا شفاؤك و أعطيها شفاء تمٱ لا يغادر سقمٱ عاجلاً غير آجل 💝🌴 اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 💝💝💝
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Qisadaan run miyaa???? Maba uheedne dhawaceda Teeda kale ninkii lacag utuurey dhahday Horta nin haduu maseyro inuu wax dilo ayuu jecel yahay yaahuuuuuuu
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
😭😭🤲🤲🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍
@ZahraAbdullah-nx1lt
@ZahraAbdullah-nx1lt Ай бұрын
CALOOL, JILICSANAA 5DOOLAR AYAAN UTUURAY KU TEENO MISKIINA
@RubiAbdi
@RubiAbdi Ай бұрын
Ben aya kujira qof madaxa dilacay so mu suuxeen
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Alla maxaan ka yaabaa naagaha dhaha nin baan reerkayga uuga soo go’ay nin aan shalay arkay see reerkayga dhiigayga ah uuga soo go’ayaa tan kale nin aad reerkiina uuga soo go’deen maxaad kaloo ka filayseen doqon dadkeediina nacday buu kuu arkayaa. Hoy gabdhow jacayl jacayl iyo jileeciina maahane reerkiina ninka marba haday ku dhahaan kuuma rabo waa inaad bartaas uuga hartaan
@sahraahmed4810
@sahraahmed4810 Ай бұрын
Cidaadaad uga soo go’ day nin wuxuu noqon doono aadan ogeyn hadana adaaba u shaqeynayo booskiisii buu gabay marba hadaa shaqeysaneyso oo isku filan tahay wall iska bax wax walba duurka uridatay dhaqan kiisa xun yahay waxay aheyd inaa banaanka ka marto hooyadaadii mcnto ee ku garab istaagi laheyd ayaad ka soo go day alaha caafiyo miskiinta nin qashin oo habaaran buu ahaa oo mooryaan ah balaayay soo xareysatay subxaana allaah ani waxaan is leeyahay dad qalatuu ahaa wasaq bala ku qashay alaha caafiyo oo u dhib yareeyo
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun Walhy aniga warka dadka maqaato ilaa an indha hayga ku arko waxaan ahay qaof qalbi jilicsan odaacad ah Lakin sida gabadhan laiso qiyaanay alle ayaan noqoray o mu.minkaa adunka lagu dhibaa Gabadhan aalaha caafiyo nin mu ahayne waraabe shaar so gash day
@WifiWifi-tv5bp
@WifiWifi-tv5bp Ай бұрын
Yaa yaa bisinka ninkaas hada intuu kudambeyaa
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 Ай бұрын
Oo ninkii sidaas kuu galay baadba lacag sii siisay oo tiri carar yaan lagu diline alla maxaad wiilasha kula dhashay ciil baday kolay biri waad soo ceshan doontaa hadaadba adoo uu saas kuu galay asagii unaxday
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 Ай бұрын
Tiktik iyo naago maxaa kala heysta murwadaa alaha oo u booga dhayo
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 22 күн бұрын
عن أبي هريرة، عن النبي ﷺ قال: (آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان). Abaa Hurayra waxuu Nabiga (ﷺ) Calaamada Laba wajiilaha (Munaafiqa) waa Sadex: Hadduu Hadlo waa BEENAALE ama Been Buu sheegaayaa Hadduu Balanqaado wuu kabaxaa Ballan tiisa Hadduu wax loo dhiibto wuu khayaamaa ADEER XUSEEN
@h.makhtal8368
@h.makhtal8368 22 күн бұрын
عن أبي هريرة، عن النبي ﷺ قال: (آية المنافق ثلاث: إذا حدث كذب، وإذا وعد أخلف، وإذا اؤتمن خان). Abaa Hurayra waxuu Nabiga (ﷺ) Calaamada Laba wajiilaha (Munaafiqa) waa Sadex: Hadduu Hadlo waa BEENAALE ama Been Buu sheegaayaa Hadduu Balanqaado wuu kabaxaa Ballan tiisa Hadduu wax loo dhiibto wuu khayaamaa ADEER XUSEEN
@hassanahmedhassan7067
@hassanahmedhassan7067 Ай бұрын
Tiktok ka hadh ayuu ku dhahy waad ka hadhi wayday masayr ayaa hayay dhibtana waa tiktock
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
abayoo soon e suunada badii
@miskiomar4399
@miskiomar4399 Ай бұрын
Subxana Allah 😢
@MunaMohamed-d8k
@MunaMohamed-d8k Ай бұрын
Alla maskiin sana ma nin bagad ila dhacy inu nafta i dhafiyo raby miya ba kalck ugu si dara alla gabdha faridsana
@hsaksa8264
@hsaksa8264 Ай бұрын
Daroogo mucanaa
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Allaha caafiyo gabadha walasheena Amiin. Wa hooyo qaali ah lkn nin wanagsan O dhaqda bay wayday ayadii o booskisii buuxisay ayu sas ula dhaqmaya meeshi asagu reerkisa U so shaqayn lahaa waxa larabay Inu garab istaago madama hooyo Ayadi oo walac ah shaqaynayso ala dahabsanaa dumarka somaliyeed. May ahayn inay 5$doller u tuurto Walalaheed ha buga bugeeyaane Jugta laga qaso bay ahayd duliga Mindida u quuray xaaskisi o walac ah Subxanallaah
@dahirgedi7018
@dahirgedi7018 Ай бұрын
Abyo sorry mamudneyn dhibtaas lkn waxa yaan ah qofki mindi jawaan xarig kudiyaarsay adna $5dollr sisay wali waxan daremaya inad jceshahay lkn mid ogaada waalidiinta waa jiheyaha mustaqbalka bacda allh anaga hadaan rag nahay wax nagu jira qaar waxuush ah allh ku boga dhayo
@samraaf5311
@samraaf5311 Ай бұрын
Waa xil gube aad raacday Ilaaheey ha ku fududeeyo sorry sister
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Cabdulcasii 2 will max aad u waydi waysan😢😢😢😢😢😢
@hodanabdilahi8694
@hodanabdilahi8694 Ай бұрын
😮😮ma ninka sidaa ku galay ayaad waliba lacag utuurty 😢😢😢😢
@afrahap4406
@afrahap4406 Ай бұрын
Waan kaxumahay
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 Ай бұрын
Allaaha cafiyo 😢😢😢😢😢
@Sheekoole-hd7km
@Sheekoole-hd7km Ай бұрын
Cajiib. Waa arrin yaab leh
@Calinaaji1
@Calinaaji1 Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@farhiyoibrahim7533
@farhiyoibrahim7533 Ай бұрын
Ilahey ha caafiyo walashey
@zoyaquruux1466
@zoyaquruux1466 Ай бұрын
Ninka lacah Bajaj utir kulaah xavai maad geeysiid
@bureeqamaxamad25
@bureeqamaxamad25 Ай бұрын
Nin jiif jecel ninkii jeclaado noloshiisa ayuu jiifiyaa walaahi facaa waa ka haree
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Sax saas 2 ugu dhashay surname ulahayd Waa qalad in nin lo shaqeeyo Saa isagaa mas uul ahee
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r Ай бұрын
Maxaa 😮😮😮 5$ ugu tuurtey walaaleeeeeeey ?????
@hawoali120
@hawoali120 Ай бұрын
Allaha cafiyo walashen
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp Ай бұрын
AALLAHU CAFIYO AAMIIN WLLSHE
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l Ай бұрын
Maxaan ugu tuurayaa Waa a idilayaaye
@DeeqoTaqal33
@DeeqoTaqal33 Ай бұрын
Sorry Mami ruunta ka hadashey ya raaaaabi adiga awoda iska leh ❤❤
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Ай бұрын
Alle caafimaad tamaam ah haku siiyo.
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Ай бұрын
Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun. Ilaahey ha kuu booga dhayo.
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Ай бұрын
Yaahuu!Markey£5 Mareysey sheekadeeda waaba ku lalaboodey waana ka baxey dhegeysiga diliqaan.
@seynabnuur3020
@seynabnuur3020 Ай бұрын
Ha laqwin wax walba wey dhacaan aduunyo waa imtixaan lkin waalidkaa walaalahaa Nin ay rabin hadii aad guursato waa dhib hadii ay Nonka kula rahaan po dhibkaan kugu dhaco micna ma lahaa laheen.
@Najmamo-g6s
@Najmamo-g6s Ай бұрын
Ninka in laqabto bay ahayd sababta la weydiyo allah ku boga dhayo
@maryanahmed4477
@maryanahmed4477 Ай бұрын
Naxaris badhana gabadha
@SagalMohaned
@SagalMohaned Ай бұрын
Qofka saan okale unaxariis badan walhy imtixaanka lagu badiyaa Istana alle ifka ha uga jaro Aaamiiiiin
@nasroadan1743
@nasroadan1743 Ай бұрын
SubhanAllah
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 Ай бұрын
Dhib ugu wayn aya ah TikTok Niiko iyo sxp qaaas ah aaan ahyn ninkaga ninku waa qaasab inuu maseero
@kayserimedia2197
@kayserimedia2197 Ай бұрын
Dhiig Islaamed Maa lagalaa Hadii la maseyro
@zeinab-o6r
@zeinab-o6r Ай бұрын
Muxuu u maseyraa nin isagaba la biilayo OO saqajana teeda kale mxey 5$ ugu tuurtey calamada labaad Ilaha ha u booga dhayo miskinta
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 13 МЛН
Spongebob ate Patrick 😱 #meme #spongebob #gmod
00:15
Mr. LoLo
Рет қаралды 19 МЛН
How To Get Married:   #short
00:22
Jin and Hattie
Рет қаралды 23 МЛН
SUBXANALAH: NINKI MASEEYRKA BADNA OO JACEYL DARTI ISKU TOORIYEYAY
2:04:24
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 23 М.
SUBXANALAH: NIN MASEEYR DARTIIS SUN U CABAY IYO ARIN MUCJISO AH
1:04:18
Maxkamada Calasow
Рет қаралды 19 М.
KIISKA 2 LABADI GABDHOD EE ISKU EKAA IYO SABAB LAYABLEH!@SawdaBillan
47:21
SUBXANALAH: NIN CURYAAN AH OO NAAGTISA SOO QARXIYAY IYO MAXKAMADA OO YAABAN
1:12:07
Cleaning or cooking? 🫢 #cleaner #volleyball #prank
1:00
Volleyball Prank
Рет қаралды 9 МЛН
Дуэйн Скала Джонсон сделал сюрприз бойцу UFC! The Rock!
1:00
GREAT LIFE UNION МОТИВАЦИЯ
Рет қаралды 2,5 МЛН
Never Mess With Ronaldo 😭💀 #shorts #ronaldo #recommended
0:27
JustEditz™
Рет қаралды 4,3 МЛН
Лучший слух в мире!😲
0:21
FilmBytes
Рет қаралды 7 МЛН