KAAF IYO KALA DHEERI PART 3 FULL HD 2019

  Рет қаралды 422,440

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 840
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Salaan Sharaf Asxaabrta Waxaan idinka Raali Galinayaa Jimcaha Oo Aan Dib Uga Dhacnay .Farxad Ku Noolaada Asxaabta
@iwaranmedia7738
@iwaranmedia7738 5 жыл бұрын
Waaad ku mahadssan tihiin szb abokar mahdsdi, channel kaga ahayn na kama dawanayno.
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Mahadsanid waan noo daa, dashaye Safarkagana illahay haa ku fududeyo
@bisharhassan6883
@bisharhassan6883 5 жыл бұрын
Sln la mid ah
@bisharhassan6883
@bisharhassan6883 5 жыл бұрын
Farxad taas la mid ah
@hafsaidil4308
@hafsaidil4308 5 жыл бұрын
shukran
@حفصعبدالله-د2خ
@حفصعبدالله-د2خ 5 жыл бұрын
intee mogdishu jecel like ila soo Mara 🇸🇴❤
@hassanalimohamed1498
@hassanalimohamed1498 5 жыл бұрын
👾❤💘💚❣👹👎💌
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
Hadad adoo dawanayo aad jiifto like ii saar
@niciimatizqaad9703
@niciimatizqaad9703 5 жыл бұрын
Hhhh aniga kugu cawinaya😹😹
@cabdikarinhassancumar4385
@cabdikarinhassancumar4385 5 жыл бұрын
Kkk filmkan waxa ka ma qan ragi qosalka ee reer burco
@niciimatizqaad9703
@niciimatizqaad9703 5 жыл бұрын
@@cabdikarinhassancumar4385 murtiile sawkan dhex mushxaya
@caishamaliindi4784
@caishamaliindi4784 5 жыл бұрын
Kkkkk waba jiifa ano jiifa leba igu socota kkkk
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
@@caishamaliindi4784 hhh SAS wayay
@yahyedahir8718
@yahyedahir8718 5 жыл бұрын
feynuz inti tagerto like ha i sarto
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Adna subscribeta iisaar
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
Hadad adoo dawanayo aad comment aqriso like ii saar
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wllow iisaar subscribeta igu caawi
@aminahujale9782
@aminahujale9782 3 жыл бұрын
M.a kaaf iyo kala deerio
@mohajamal8367
@mohajamal8367 5 жыл бұрын
Napiga igula saliya scw scw
@samiiraqaasin8483
@samiiraqaasin8483 5 жыл бұрын
Scw
@shukridayib1611
@shukridayib1611 5 жыл бұрын
MOHA Jamal scw
@qumansiciid3508
@qumansiciid3508 5 жыл бұрын
scw
@saabriinlove3701
@saabriinlove3701 5 жыл бұрын
MOHA Jamal scw scw
@apdiaziiz4520
@apdiaziiz4520 5 жыл бұрын
Farta taag inta dawatay part 1 Iyo part 2 Qofkad ka hedhay jilinkisana sheeg...
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 жыл бұрын
HOYGA SHOWYADA ilhaan xarago
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
HOYGA SHOWYADA Feynuus Sheekh dahir ayn ka heley
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 5 жыл бұрын
Faynus Shiekh dahur iyo Marissa
@hodansaciid8706
@hodansaciid8706 5 жыл бұрын
HOYGA SHOWYADA Faynuus sheikh Dahir iyo ilhaan xarago
@qalanjadaxaafada3969
@qalanjadaxaafada3969 5 жыл бұрын
Hilhan iyo sxbked👌👌
@anasmaanqaboojiye6430
@anasmaanqaboojiye6430 5 жыл бұрын
Waxan aad uga xumaday 12 jir gabarta ehed lagu kufsaday galkacyo live inaa soo gala raba KZbin keyga hada Subscribe ku ehen hada dheh umada soomaliyed one love
@hanilastqueen2802
@hanilastqueen2802 5 жыл бұрын
Suldaan Suldaan Seeraar Official Official haye xidiga jigjiga
@najmohassan1055
@najmohassan1055 5 жыл бұрын
waa mida an kasamri la tas casho week ka hor baa igu dambaysay malintay dhalatay ilaa hada an kasotagay way i agjoogtay walhi wa geeridii igu xanunka badnayd abid geerida waa xaq lkn silic baa loodilay allaha soqabto asagan waxna kaqorsonayn nimankiii saas ugalay caasho ilyaas aadan oo saqiira😭😭😭😭😭😭😭
@anasmaanqaboojiye6430
@anasmaanqaboojiye6430 5 жыл бұрын
@@najmohassan1055 ana live soogala wlh aadba uga gubtay walaalo Subscribe idheh Channel kan plz
@Arafodore
@Arafodore 5 жыл бұрын
Very disturbing news inna llilahi wa ina eleihi rajiun 😭
@mariyaabdinoormaxamed304
@mariyaabdinoormaxamed304 5 жыл бұрын
Hhhhh ar beenta naga dhaaf suldaan ma tihiide gabadha yar illahey xaqeeda ha usoo dhiciyo insha allah
@shuaibjiniishumi597
@shuaibjiniishumi597 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheere waxaan looga maarmi karaa filimada ajinabiga ah inta xiisaysa sidayda oo kale like ii saara please horay u socda 💯👏👏👏👏♥️
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Hno subscribeta igu caawi
@diamondluula1099
@diamondluula1099 5 жыл бұрын
Shuaib jini ishumi ma hubtaa
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Shuaib jini ishumi Waa Runtaa Thanks Walaal Nooloow
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
aniga waligey hal xabo like ma helin somaliyeey hada nahy tol iyo dhiig bal like igu xiliya cawa mise👉😡😡😠
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wll subscribeta igu caawi
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
@@qadannuurashow9580 hader 👍
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 5 жыл бұрын
Ana subscribe isaara walalyaal
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
@@umusidrachannel1781 ku sry abay
@nafisoaxmed9830
@nafisoaxmed9830 5 жыл бұрын
عشقة أنيتا وشيفاي توينكل و كونج
@niicmululmalah6537
@niicmululmalah6537 5 жыл бұрын
inta calool xumada la seexan weysay kufsigii io dilkii LA iskugu diray caasho yar plz ducada wa xagina😭😭
@farxiyamaxamud1898
@farxiyamaxamud1898 5 жыл бұрын
Walahi abayo xaley idho iskuma qabanin sidan ukadkadomaye unban saladi subax ku tukade Allah ayan ubarye iney cadalad hesho insha allah
@niicmululmalah6537
@niicmululmalah6537 5 жыл бұрын
ani galkacyo jooga zuuq lii diri jiray ha isku bixnaa la I dhahay mrka alaha ina badbaadsho
@huudacdulhi7381
@huudacdulhi7381 5 жыл бұрын
I'm so sorry 😭😭😭😭
@CayuuniAhlaam
@CayuuniAhlaam 5 жыл бұрын
fadumo maxamed cabdi wlh abayo ani kula mid ah xalay oo dhan calool xanuun ayan lasexaan way waan awoodi waay xita in aan mobelka firiiyo illahada hadan so xasuusto waan iska oya ilaahow ada umaqaan gabdhahena qalbiga iga jirta dhibka logeestay inaanta yar😢😢😢😢
@amuuibro1728
@amuuibro1728 5 жыл бұрын
Wlho ani wan sexan wayay
@apdyzhakour6537
@apdyzhakour6537 5 жыл бұрын
Qof kazta oo arka QoralKaYGan waxaN u rajaYnaYa Guul iYo farxad
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@ahmedozil1847
@ahmedozil1847 5 жыл бұрын
Bro you too
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 5 жыл бұрын
Subscribe isaar walal
@maariyaismaildhashisomalil5417
@maariyaismaildhashisomalil5417 5 жыл бұрын
Intaan kaso horeyey like iisaran allha dartii ❤❤👈
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Adna hno iisaar subscrib
@RaxmaRuuxi2050
@RaxmaRuuxi2050 5 жыл бұрын
💖💖💖💖
@gamaltvshow6880
@gamaltvshow6880 5 жыл бұрын
DrsRaxma Ruuxi p
@ladyboss4227
@ladyboss4227 5 жыл бұрын
Inteenaan comment aqris unimid ilahy cimri dheer iyo cibado suban hana siiyo🤲🤲
@leyloahmed6965
@leyloahmed6965 5 жыл бұрын
aaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaamin yarabi
@saamiyosuugow4833
@saamiyosuugow4833 5 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin yaabi🤲🤲
@Oodwayntv
@Oodwayntv 5 жыл бұрын
Qofkii qoraalkan arkoow nebiga kusali. Ilaahay denbigaaga hadhaafoo.igu caawi dar ilaahay subscribe
@Inaaomar
@Inaaomar 5 жыл бұрын
Heesta amaara iyo osman amita ay jilayan waxa lagu qoray in ay 30sano kahor sidan ujilen bismilah markas 20sano iska dheh wa 50 iyo kabadan cimrigaso kale illahow nasi 😭👏🙏
@miskihussein3251
@miskihussein3251 5 жыл бұрын
Walaley la yabay 50 weyba ka bdn thy allow cimrigeena wx qeer ah gali
@cabdirasaqosman8463
@cabdirasaqosman8463 5 жыл бұрын
Malaga fahmo amara da,da
@musemuse6648
@musemuse6648 5 жыл бұрын
Hadaba maada kayar waji duqaad leedahay
@maryamaruunchannel6176
@maryamaruunchannel6176 5 жыл бұрын
Reer xamarka da. Ma qabato wax dadka yareeyo ayay cunaan ee barta alaabtaas
@ifrahbintuyusuf4305
@ifrahbintuyusuf4305 5 жыл бұрын
Hadad sugaysay in aad firsato kaaf iyo kala dheri plz like ii saar
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wll subscribeta igu caawi
@hadiyamohamed4645
@hadiyamohamed4645 5 жыл бұрын
asc somali maxamed waxan ahy gabdh macalimad ah waxn jooga hargaysa waxan ku dhigaa Qur'an ka onlyn fadlan ha la igu so xiro dad ubahn hadad aragtaan kafaa isaysi wacn insha alh
@najibmohamoud558
@najibmohamoud558 4 жыл бұрын
Thanks👍🇸🇴😄
@cutecats6478
@cutecats6478 5 жыл бұрын
Walahi bilaahi tolaahi like baan saaraya Waadiga dhaarte like saar
@mahmudabdulle750
@mahmudabdulle750 5 жыл бұрын
Muradayo ban leeyahay ee Somaliye igu so duceya in uu Allah u fududiiyo
@qatrahassan4929
@qatrahassan4929 5 жыл бұрын
Heestan xasuus goni ah ayee iguledahy mac isi mac isi waayo arooskeyga lagu ciyarey ❤❤
@alikaiye8463
@alikaiye8463 5 жыл бұрын
Kķkkk sabaad kugu dhac feynus inta tageerta like
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wll subscribeta igu caawi
@najahhagio7712
@najahhagio7712 5 жыл бұрын
Raaali baanu kaanahey Ustaad Abukar Allaaaah haku Xifdiyo 🙏🙏🙏🙏🙏
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Amiin Thanks Walaal Abaal Baan Kuu Hayaa Taageeradaada Najah
@thequeen265
@thequeen265 5 жыл бұрын
Wlhi riwayad Somali tan leeeba uku shidan qot qoto waa maqlay ma dawan Kan filim laka dhaha waaba sugi la ahay hbn Walba mee ka dhigan 😭😭😭manta waxa arkayay part 9 markas part 3 Aya rsdiyay waa wayay shit dadkan maxe noo Siraan horta kanall Kan Lee Maa laka soo deeyaa ✌️✌️✌️😊😊😊😊😊😍✌️✌️✌️✌️🤗🤗🤗🤗🤗
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wll subscribeta igu caawi
@Muna39660
@Muna39660 5 жыл бұрын
Amino Girl abaayo haa Abuukar mahdi lee sogaliyo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Amino Girl Thanks Walaal Waa Dad Waalan Kuwaas Ee Halkan Ka Daawo Abaal Baan Kuu Hayaa Taageeradaada Nooloow Sis
@katiac8085
@katiac8085 5 жыл бұрын
Marisa acting number one weye filmka waa emotionka masha allah welldone
@jibiso4491
@jibiso4491 5 жыл бұрын
Heheheheh Ar anaa nasiibka mar walpo wuu ila jiraa 0 views anaa ugu horeeyo macbuudka🥴😀😀 Thnx abukar mahadi 😍
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Hno subscribeta igu caawi
@TruthSeekerAfrica
@TruthSeekerAfrica 3 жыл бұрын
Ninkan waa Somaali igu horeeyey oo tima dheer qurux u yahay
@samiirayusuf8533
@samiirayusuf8533 5 жыл бұрын
Ilhaan jilinkeda Wn ncbhy walale dharka hwnka xiro aad ba dharkana ugu folxuntahay
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741
@umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 жыл бұрын
Haa wll illahay ha soo hadeyo
@curudacidadugsiga852
@curudacidadugsiga852 5 жыл бұрын
Romeo hambalyo gacal iyo sokoyo guurkiina lagu farax isku wara oo ubad qeer qabo kala hela wiil iyo caano gabar iyo dahab wada jiree nabad gala allahyow idinka yeel adiga xaaskaada 🎁🎁💝💝💝
@rajiinaboolaybeauty
@rajiinaboolaybeauty 5 жыл бұрын
Ruwaayadan wow wa ii qanicisay qufki illa mita ah like iisar
@sahraaxmed2
@sahraaxmed2 5 жыл бұрын
Alle ha ka sosaroy wixii ugaysatay Caish Ilyaasa Dilka iyo kufusiga Alle ha ka siiyo qoysakii na Samir iyo iimaan alle ha ka so saro xaqa
@odburaale3835
@odburaale3835 5 жыл бұрын
Waa musasal wngzn thanks *Abokar mahdi* cwa love isaar
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Wll subscribeta igu caawi
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Thanks Walaal
@munishomar9482
@munishomar9482 3 жыл бұрын
@@AbukarMahdi with you on Monday and I will send the email address is correct on
@roodocadeey7582
@roodocadeey7582 5 жыл бұрын
Allah haku xafido abuukar run ahaantii musal sal somali ah oo kan gaara ma arkin wuuba igu socdaa allah dhmntiin haniwada xafidoq
@agliaa1974
@agliaa1974 5 жыл бұрын
Sln sare Mr Abukar Mahdi waad igusoo raagtay kaaf iyo kala-dheeri, ballantu waa baydhabo janaay viva universal tv
@asmarhirsitubeyare8749
@asmarhirsitubeyare8749 5 жыл бұрын
Ciyaarta hanalaga daayo filimka waan ku taxanahay Jimco walba hanaloo sii daayo haday suuragaltahayna sacada hanaloo badiyo
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Ok Walaal
@riyaaqshow1192
@riyaaqshow1192 5 жыл бұрын
waaaaw great caadi mahan intii ruwayadan markey munye iyo mama feynus markey mareyso qosla uso boqda
@werizhure5262
@werizhure5262 5 жыл бұрын
Inta aragtay nimanku inay dumarka horu mrkoda inay neceb yihin una jecel yihin inay bariiska ukariyaan ilke isaar
@qorancali2106
@qorancali2106 5 жыл бұрын
Aad ayaa ugu mahadsantiin sida aad nooga qoslisaan waqtigiina aad noogu hurtaan har iyo habeenba keep going
@keyfqueen5358
@keyfqueen5358 5 жыл бұрын
Hadaad Ciyal wardhiglay tahay o firsanayso like i saara baal
@TheYoBrothersSubscribeplease
@TheYoBrothersSubscribeplease 5 жыл бұрын
Adigane farax kuwaar abukar Mahdi cadaw jabiye a thy musalsalaadki kale naga Maraansiisey💋❤👏👌👉
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Stress free Thanks Walaal Allaha Ku Daayo
@TheYoBrothersSubscribeplease
@TheYoBrothersSubscribeplease 5 жыл бұрын
@@AbukarMahdi amiira biin waye
@Shumeey656
@Shumeey656 5 жыл бұрын
@@AbukarMahdi Qeybtii 4 aad plz ilaa Part100 wan idinka sugaynaa
@sihambashir3606
@sihambashir3606 5 жыл бұрын
Masha allh ruyawada wey shidanthy wa kumahadsantihin asxaabta like👍 love u guys
@nuramuse755
@nuramuse755 5 жыл бұрын
Filimka waa filim fiican Lkn dumarku hays asturaan Miyanan dad islama ahayn illahay ka baqa wllayal is astura Waa aduunyo waa laga tagayaa😭
@faydezjama8442
@faydezjama8442 5 жыл бұрын
Wa runta walashey ilahey asoo hanuuniyo tani wa dhaqan iyo diin katagid
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 5 жыл бұрын
Nimanka somalida naag waxbarata ama shaqeysata ma arki karaanba yaab 🙄waar goormey ilbaxayaan
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭Haa wlhi dhibtaaz aniga ayey i haysataa huno
@samiramaxame9617
@samiramaxame9617 5 жыл бұрын
Hno haw joojin niyada dadka ka dilaan raga somalida taada wado mesha rabto waa gaare mar hppti
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
@@samiramaxame9617 haaa huno waaba sida wxba uma sheegto dantayda uun ban wataa
@xafsaqueen8684
@xafsaqueen8684 5 жыл бұрын
@@farhiabeautychannel4612 ninka haduu kuqabo walalo warkisa qado maslaxadada aduun iyo tada aqira aya kujirtee
@farhiabeautychannel4612
@farhiabeautychannel4612 5 жыл бұрын
@@xafsaqueen8684 ma qaadan karo zxp because mari ka maalin naag kle buu raaci kra nin la iskuma haleeyo
@somalishow572
@somalishow572 5 жыл бұрын
Walhi the best somali film Habka lo matakaye Habka lo sameyaaye iyo Habka lo dubaaye and edtin keep going
@drsshacbaan2532
@drsshacbaan2532 5 жыл бұрын
Feynus sheekh Dahir Ayaa iga Qoslisey Wlhy Mamadu Caadi mahan 😂😂😂
@dayaxosman9282
@dayaxosman9282 5 жыл бұрын
Filimkaan Kaaf & kaladheeri Quf walbo Quf kuu ku Heeysto Ha ku sooqoro Comments ka Aniga Sadax Quf Aan Ku Heeystaa 1 Faarax Murtiile 2 Faadumiina 3 Abdi raxmaan Roomiyow Sadax Daan Quf kii igu Raacsan Yiusan Soo Qorin Liktalee Ha ii Saaro
@munnaxawadley2392
@munnaxawadley2392 5 жыл бұрын
Dhamaantooda Anigey Madaxa Ii Saaranyihiin😍
@ruqiyoyuusufcurre2133
@ruqiyoyuusufcurre2133 5 жыл бұрын
Marisa iyo faynus
@umuzaakir4296
@umuzaakir4296 5 жыл бұрын
Nasteexo igu dar iyo feeynuus rumiyoow na iga reeb
@maryamaherballife2281
@maryamaherballife2281 5 жыл бұрын
Walaal iso boqda subuskarabka isaar haidhaafin🙏😘
@abdalla7878
@abdalla7878 5 жыл бұрын
Faarax murtiile la aan tiis ayaana u fiirsan filinka dhanba ugu socan maayo
@fartaxaaji1822
@fartaxaaji1822 5 жыл бұрын
Walee waan ka helaya ruwayeda
@raaqiyahussein6623
@raaqiyahussein6623 5 жыл бұрын
masha allh riwayad an ka helay waye wxn codsanlahaa in lagu so kordhiyo jilayaasha an si adka ah u taagero faadumiina iyo nastexo indho
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Wey Soo Socdaan Walaal
@raaqiyahussein6623
@raaqiyahussein6623 5 жыл бұрын
insha allh abukar mahdi wn sugeynaa wll waa ruwayadii labad o an la socdo inta aad so saartan wana idin tagersnhy ha socoto howsha
@hindasaar1383
@hindasaar1383 5 жыл бұрын
Ale caawa waa soo yara tahay asaxaabta inta IGA dabeyso like pls waa IGA codsi
@filsanilmiroble4907
@filsanilmiroble4907 5 жыл бұрын
hinda saar ana ka danbeyay ku soray
@GareenMedia
@GareenMedia 5 жыл бұрын
Abukar Mahdi, talo. Walaalkey shaqo fiican ayaad qabateen adiga iyo fanaaniintaba, laakiin fadlan kusoo dar filinkaan tarjumaad English & Arabic si ay dad badan u daawadaan, isla markaana loo arko awooda fanka Soomaalida. Waxaan hubaa in laga jeclaan doono filimada Naigerian-ka ee hada Africa ugu horeeyo marka laga soo tago Masar. Mahadsanid.
@ahmedhinshe8666
@ahmedhinshe8666 5 жыл бұрын
Abdi Gareen thanks brother Fikirka wankula Qabaa
@quruhduumaar227
@quruhduumaar227 5 жыл бұрын
Good idea brother
@suhelyare837
@suhelyare837 5 жыл бұрын
Wooow hore usocda Abukar mahdi iyo tiimkiisa waad ka baxsateen wlhi ish calaa film waad Noo dadaashay mahadsanid abukar mahdi inta iga dambeyso liketa igu sharfa somali oo idil guuleysta sharafaa leedihiin 😘😘😘
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257
@ikraanaragsanikraandugsiiy1257 5 жыл бұрын
hormuudii kaluunka ah bal maxaa fadeydii ka timid
@nasroahmed4813
@nasroahmed4813 5 жыл бұрын
Salaanta siidaa looga qaadee feynuuz ayaan ka heelaaay wlhi kaal iyo laab ayan u qoslaay
@ubaxqaali9867
@ubaxqaali9867 5 жыл бұрын
Filimkan kaaf & kala dheeri waan ku HaYstaa ..
@FAAD21
@FAAD21 5 жыл бұрын
First view maanta like team kaaf iy kla dheri
@axlaamaadam1149
@axlaamaadam1149 5 жыл бұрын
feynuus waxey mataleysaa rufiyaanimada naagaha waana wax badanaa dhaco gabdho iska ilaaliya naagaha saa wax yeela
@umalkhyremohamed5308
@umalkhyremohamed5308 5 жыл бұрын
Anu 3daa ugu jeclahaye ilhan xarago mariso fayruus 😂😂😂 from somaliland 🎋✅❤️🎋✅❤️👏🏽👏🏽✅✅✅
@roodocadeey7582
@roodocadeey7582 5 жыл бұрын
Asc asxabta kaaf iyo kala dheeri allah hanidin xafido dhamantiin
@oufeulclicks
@oufeulclicks 5 жыл бұрын
filimkaan waa filimkii somali si wcn ii turjurta like ii saara asxaabta waan idin salaamay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
Allah Yarxam Ahmed Hassan Cawke Runtii Waala Tabay wax badan mujaahidka😢😢😢😢😢
@ruunshireruunshire9680
@ruunshireruunshire9680 5 жыл бұрын
Feynus waaa masiibo waligeed iyadoo yar bey ku jirtay ruwayadii hablayahow hadmaad guursan dontaan mnsha allh waa uun iska jiliin lkn dumar sida ah baaa jira oo guryaha dadka burburiya ani hadaba gabar saxiib lama ahi hadaan guursadana la noqon maayo 🤣😂 ayeydey baa wexey dhihi jirtay dumarka iyo damerkuba dib u dhufasho moye dheef lagama yelo alloow na ilaali naguhu waa masiiboyin 🤣😂
@Muna39660
@Muna39660 5 жыл бұрын
Ruun shire Ruun shire fikirkaas waa qalad abaayo kuguma raacsani saxiib la’aan nolosha wax ma aha qofkasta isku mid maaha aniga saaxibo wan leyhy saxibadey nimankooda in aan damco iskadaaye ku ay shukansan jireen xita ma damco alx ayagane sidokle marka saaxib waa qaali waa wehel waa waxkasta waa qofka saaxiibo daacd isku tihiin
@hoodoeprahim2683
@hoodoeprahim2683 5 жыл бұрын
Walaaley adaaba gabadh ahe ma musiibaa thy😂😂😂
@hanaabdirahman5214
@hanaabdirahman5214 5 жыл бұрын
😱😱😱😱😱oh my god romiyow gabadhii wuu dilay xaasidsanaaa yahuuuuuuuuu
@talisoyarey8801
@talisoyarey8801 5 жыл бұрын
Mansha allh Wala jilay wlhy filmkan thank you abukar mahdi😍
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Adigaa Mudan Walaal Taliso Nooloow
@fatimalucky636
@fatimalucky636 5 жыл бұрын
Nasteexo indho meel ku shega hhh
@ahmedarsenal9173
@ahmedarsenal9173 5 жыл бұрын
Norge iyo sverige xiimaysay marki nogu war danbaysay. Adiga yaa ku haya huno
@abdalla6278
@abdalla6278 5 жыл бұрын
Inta ayagoo dhageesanaya aqrineeso like sasra
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
Haye subscribeta igu caawi
@abdalla6278
@abdalla6278 5 жыл бұрын
qadan nuura show ok adigane iisaaar
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
@@abdalla6278 wnkuu saaray wllky
@qadannuurashow9580
@qadannuurashow9580 5 жыл бұрын
@Mandek Yusuf iisaar sxb
@shukriyaha3881
@shukriyaha3881 5 жыл бұрын
❤️❤️❤️❤️❤️❤️ Cawada feynuus gacanta dhan waa la gooyey salaan danbe ma jirtah
@mohaadeoscar2410
@mohaadeoscar2410 4 жыл бұрын
Inta jaceylka taagersan farta taaga
@kingmohanjacelowchannel2425
@kingmohanjacelowchannel2425 5 жыл бұрын
Dhaman jila yasha wan salamay qasatan ader abuukar mahdi Keep going
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
king Mohan Jacelow channel Thanks Salaan Sharaf Walaal Nooloow
@kingmohanjacelowchannel2425
@kingmohanjacelowchannel2425 5 жыл бұрын
@@AbukarMahdi aaaaaamin ader adigana farxad igo nolaw
@hubaalali834
@hubaalali834 5 жыл бұрын
Maama feynuus sheikh daahir caadi ma ahan saa ugu heysto
@AxmedApdi6789
@AxmedApdi6789 5 жыл бұрын
Alla yaacisak waan sugeyney abuukar mahadsanid
@ayaansomali262
@ayaansomali262 4 жыл бұрын
Keep going ♥️❤
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 5 жыл бұрын
Mariiza ruwayad kasta wey calacale maskiin dheh😂😂😂
@Yassmin1166
@Yassmin1166 5 жыл бұрын
Nadar Honest daacad waaye Ii dhaaf 🥰🥰🥰🤣🤣🤣
@nadarhonest9147
@nadarhonest9147 5 жыл бұрын
@@Yassmin1166 ma heesti lkn qofka kaliyo iga qosliya waye kulaha hada flowerska naagta kale mu u geya haa ay dhahday habo feynus markas kulaha maya xalay uuba keene😂😂😂😂😂
@naciimamuhamed2688
@naciimamuhamed2688 5 жыл бұрын
Nandani cml musalsal walba oohin iyo calaacal 🤣🤣🤣🤣
@fadumocumor8003
@fadumocumor8003 5 жыл бұрын
Masha alaah marisa iyo faynus lafa hore nolada
@wariyosheeko
@wariyosheeko 5 жыл бұрын
Abuukar Mahdi, waad Ku Mahadsan tahay Hirgelinta Filimkan. Intaas ka dib waxaan idinkula talin lahaa inaad koobtaan daqiiqadaha qayb walba socoto, maaddaama oo wakhti iyo dedaal badan geliseen, ugu yaraan 20 Daqiiqo soo baahiya, si uu muddo dheer u socon karo filimku. Waad Mahadsan tihiin. From Hargeisa.
@hooyomacaanumayma239
@hooyomacaanumayma239 5 жыл бұрын
Ala dharka asagoo qufayo ayan rabay in loogu imado
@amritahussein118
@amritahussein118 5 жыл бұрын
Caadi ma ahan kaaf iyo kala dheeri 🔥🔥🔥
@safashacni4411
@safashacni4411 5 жыл бұрын
Way iga gadanty kaaf iyo kla dheeri
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
anig ay u horeyo somaliwen like hal dhafin
@munahussein2846
@munahussein2846 5 жыл бұрын
Kkkkkkkkk aspirin ii keen ana baractamol ii keen al beerka
@harunali3499
@harunali3499 5 жыл бұрын
Geeraa,raadaa manaag deeyaa siiinoooo waayoo,waayoo soo. Xasuusanynaaa yaqeeyooowo💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔👌
@nafisoqasin8691
@nafisoqasin8691 5 жыл бұрын
Waaw masha allh viva kooxda ugu shidan dunida gaar ahaan abukar mahdi
@qadrocabduwali5155
@qadrocabduwali5155 5 жыл бұрын
Ilahy samir haka siyo walidked waxa jirto malin ey cadalad jirto marka dhibane walba ale aya u cadalad samen dona insha allh
@saafixasan3920
@saafixasan3920 5 жыл бұрын
Qeybta ilhaan ey guriga usoo orteyso sifiican aya loogu fara yareestay ✍✍✍✍hore u socda
@wadanidaacada9042
@wadanidaacada9042 5 жыл бұрын
Acterka filmka waa muyuu respect all
@mubaarigahmet4163
@mubaarigahmet4163 5 жыл бұрын
Anaa Ugu HoreeYa like ii SaaRa AzxaaPta 😘
@ayanmohamed4337
@ayanmohamed4337 5 жыл бұрын
Mashaallah habo mcn 😍🔥❤️💋😘
@kufilanchannel
@kufilanchannel 5 жыл бұрын
Abukar mahdi flim ka atoore iyo atariisho yaa ka eh
@anuushali9099
@anuushali9099 5 жыл бұрын
😭😭😭😭AQRISO Caaisha Wali Lama Aasin, Waa Tuma Caaisha? Allaha u naxariisto. Please u duceey • Caaisha Adan Ilyaas Waa Tuma Waxey dhalatay 12 April 2007, waxey ku dhalatay magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. 2 bilood kadib dhalashadeeda 13 sano ayey ku beegneed. Haatan waxey jirtay 12 sano Caaisha waxey ahayd Gabar aad iyo aad u qurux badan oo heybad ka muuqato. Waxey dhowaan dhameen rabtay quraanka kariimka Dariskeeda oo aan wareystay waxey ii sheegen in Caaisha ay ahaan jirtay gabar maskiin ah. Xishoodna badan • Goormee La Waayay Caaisha Jimcihii lasoo dhaafay 22 bishaan ayaa hooyadeed waxey u dirsatay hilib inay usoo iibiso kadib markii ay ka timid dugsiga Kadib waala waayay jimcihii ilaa xalay. Waxaan aniga rabay inaan maanta soo baafiyo lakin war naxdin leh ayaa halmar soo yeeray. • Wey Kufsadeen Kadibna Xubinta Taranka Saakay irida gurigeeda ayaa lasoo dhigay iyadoo ku jirta jawaan cad. Markii la feeday jawaanka waxaa ku jirta Caaisha maskiin oo qaawan, oo la kufsaday kadibna laga jaray xubno kamid ah jirkeeda sida xubinta taranka 😭 Waxaa laga jaray dhagteeda midig, sankeeda dhiig badan ayaa ka daadanaayay. • Isha Ayey Ka Rideen Caaisha intaas looguma ekeen waxaa kaloo laga riday isha midig. Waxaa kaloo laga sakiimeeyay caloosha iyo qoorta (alla ilaahayow) Wey kufsadeen, nafta ayey dhaafiyeen Caaisha. Weyna jarjareen wallahi billahi • Wali Lama Aasin Caaisha Meydka Caaisha oo saakay la helay ayaa caawa wali ku jira saalada isbitaalka Gaalkacyo Booliska magalada ayaa sheegay in la baarayo. Walina gacan laguma haayo wuxuushtii, nacalad qabayaashii sidaan u galay caaisha. • Yaa Sidaan Caaisha U Galay Lama oga kuwii saan u galay maskiin caaisha lakin 7 nin oo waaweyn ayaa la sheegayaa in dhacdadaan ka dambeeyen Dhacaan si hordhac ah loo qaaday ayey dhaqaatiirta sheegeen in kufiga gabadha ay isugu tageen todobo nin. Dadka falkaan kula kacay gabar aan qaangaarin ayaa magalada Gaalkacyo ku jira. Waana la qarinayaa ee soo baxsha reer gaalkacyooy • Hooyadeed Maxey Igu Tiri "Qofkii ugu horeeyay ee jawaanka furay aniguu ahaa. Markaan arkay sida loo galay gabadheeda caaisha waxaan ku suuxay isla meeshii" "Kufsiga kaliya ayaan rabi lahaa in loogu ekeeyo lakin qofkii arki lahaa sida caaisha loo galay wlh ilin dhiig leh ayaa ka daadan laheed" "Caaisha ilama joogto maanta. Gabadhii aan fiirsanaayay waa la iga dilay, Walaalaheey Somaliyed waxaan ka codsanayaa in maskiintaas yar cadaalad la iigu raadiyo" Innaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun. Alla xanuun badanaa, laa ilaaha illalaahu Maxamed rasuusulah. I am speechless • Aniga Dareenkeeyga Raganimo Dhacdooyin badan ayaan horay u faafiyay oo kufsi la xariira lakin midaan waa tii iigu murugada badneed aan qoro Ragoow Gabar waa idinla dhalatay, waana idin dhashay, waana qabtaan ee ka damqada Caaisha. Shame on us wlh • Waajib Ayey Kugu Tahay Share gareey postigaan Alle ayaan kugu dhaarshee si aad ugu hiiliso walaashaa Caaisha Maskiin si cadaalad ay u hesho Please hadii aad ka damqatay geerida Caasho u duceey. Allow janada ka waraabi Caaisha
@saytuunabdi8720
@saytuunabdi8720 5 жыл бұрын
😅😅😅😅😅
@ruunabdi6967
@ruunabdi6967 5 жыл бұрын
Waa ciil aduun lkn raga sidaa yelay gabadha wa rag aqoon uleh wayo inay aqonsatay did an yihin sasay u dileen s rergalcyo ceebta iska dhaqa raga ha qarsanina sosara hadii kale beri ayey sidan sameynayan
@laylamahamed7444
@laylamahamed7444 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto Caaisha maanta Sanad aa laga jooga
@tusbaxleyare25
@tusbaxleyare25 5 жыл бұрын
Mama Faynuus sheikh Dahir Allah Xafido run ahaanti waxay tahaye mujaajiliiste dhamaystiran we love u fanaanad qali ah
@filsansharaf1
@filsansharaf1 5 жыл бұрын
Thnks alot wish u safe journey bro #ABUKAR
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
qaali lifestyle Adigaa Mudan Walaal Nooloow
@qaalidumar1779
@qaalidumar1779 5 жыл бұрын
dhaman asxaabta u soo duceeya hooyada somaliyeed oo ka marugaysan gabadheeda yar ee la kufsaday hadana la dilay
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤somali❤good❤flim❤
@saafinuura5455
@saafinuura5455 5 жыл бұрын
Hadaad araktay subixii markaa so kacday thena aaa ku faraxday like iska saar waa bilaaashe
@kk-of7vb
@kk-of7vb 5 жыл бұрын
Fadlan liketa aan dhadhamiyo lawada doonye 1000 like kaliya bas
@maryamaherballife2281
@maryamaherballife2281 5 жыл бұрын
Wall subuskarabka isaaar🙏
@fathisaid1266
@fathisaid1266 5 жыл бұрын
Ruuumiyow jilninkisa aad ujeclahay dumarkana is astura leyahay wallah asturnaantu waa qurux alxmdulilaah
@ZaynabZayboo
@ZaynabZayboo 5 жыл бұрын
Wale waa sugu la ahay qeebta 4 raad abtiyow nosoo dhaqso wlhi xamaasad ledahay kaaf iyo kala dheeri
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
Ok Abti Zeynab Nooloow
@asagawayemohamed8885
@asagawayemohamed8885 5 жыл бұрын
Anaa ugu horeyo inta daabatay kaaf iyo kala dheri prt 3 alxmd
@prettyquruxzan7443
@prettyquruxzan7443 5 жыл бұрын
Oh thank you wllo qli sida aad Inoogu soo dhaqsateen ❤❤😍
@inantareerka1103
@inantareerka1103 5 жыл бұрын
Marisa wan jecelahay laakiin qaylo ayay nafta kaaga qaadaysaa, aadyar ma hadli karto miyaa horta, waxooga ma xaga dhagahaa👍🏻👍🏻
@maryanmohamed5466
@maryanmohamed5466 5 жыл бұрын
illahey how naxaristo inta dhimatay illahey samir iyo imaan haka siyo dhaman inti eheladoda kuwayay illahey wadankena dhibta iyo cadowga heynaka qabto illahow wa dalne na dawe o nabad nogu bedel dhibkan 😭😭🤲
KAAF IYO KALA DHEERI PART 4 FULL HD 2019
33:51
Abukar Mahdi
Рет қаралды 454 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 5 FULL HD 2019
33:08
Abukar Mahdi
Рет қаралды 462 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Как подписать? 😂 #shorts
00:10
Денис Кукояка
Рет қаралды 5 МЛН
Bike vs Super Bike Fast Challenge
00:30
Russo
Рет қаралды 23 МЛН
Film-kii Sir iyo Caad, Part 1
40:40
Xogmaal Media
Рет қаралды 1,1 МЛН
Wacdaro Laga Dhigay Fanka iyo Heesaha Soomaalida oo Xiiso Badan
27:46
KAAF IYO KALA DHEERI PART 6
32:30
Universal TV
Рет қаралды 6 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 2 FULL HD 2019
57:50
Abukar Mahdi
Рет қаралды 490 М.
SHORT FILIM: QADO & QISO 2019
10:22
SONNA PRODUCTION
Рет қаралды 179 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 11 FULL HD 2019
58:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 598 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 1 FULL HD 2019
50:07
Abukar Mahdi
Рет қаралды 701 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 7 FULL HD 2019
31:45
Abukar Mahdi
Рет қаралды 451 М.
小丑在游泳池做什么#short #angel #clown
00:13
Super Beauty team
Рет қаралды 40 МЛН