KAAF IYO KALA DHEERI PART 5 FULL HD 2019

  Рет қаралды 462,728

Abukar Mahdi

Abukar Mahdi

Күн бұрын

Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Пікірлер: 792
@nasrinali1918
@nasrinali1918 5 жыл бұрын
✋ joogso nabiga kusaliya csw caawa waa jumcee👏👏👏❤❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Nasrin Ali 💚scww💚
@nadiya-me5gs
@nadiya-me5gs 5 жыл бұрын
Scw
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 5 жыл бұрын
Csw 😘😘
@mohamudabdi2342
@mohamudabdi2342 5 жыл бұрын
Csw
@saabriinlove3701
@saabriinlove3701 5 жыл бұрын
Nasrin Ali scw scw
@leexleexatochanel2722
@leexleexatochanel2722 5 жыл бұрын
Intii quraanka kariimka jecal like ha iga la bakhaylina
@hindasaar1383
@hindasaar1383 5 жыл бұрын
Walal qof Muslim ah oo Quran necab ma jiro ee sixun like hauradin siyawa kale ayaa Ku radi kartaa mahadsanid
@ictimaadindhoy7806
@ictimaadindhoy7806 5 жыл бұрын
quraanka like laguma raadiyee waa la aqristaa
@shmso1015
@shmso1015 3 жыл бұрын
@@hindasaar1383 kl·ljjjbnjjjjkgkvkvnvjgjgjjgjkkkpppyyyuuuiiooppplllkkjjhhgggfffdddsssaammmnnnbbbvvvcccxxxzzz
@shmso1015
@shmso1015 3 жыл бұрын
@@hindasaar1383 rhgjb
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
Hadad Qoraalkayag aragto waxan ku rajaynayaa noloL farxad leH Akhirana janatu fardowsa
@hubaalali834
@hubaalali834 5 жыл бұрын
Sidoo kale
@hibaakmohd8880
@hibaakmohd8880 5 жыл бұрын
Aameen dhamaanten
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 5 жыл бұрын
Ameen walal
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 5 жыл бұрын
Sido kale
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
Amiin
@AbukarMahdi
@AbukarMahdi 5 жыл бұрын
KAAF IYO KALA DHEERI PART 5 Ha Xanaaqin Hadaad Dawatid Yaah kkkkk Ar Ragaaaaa Ar Dumaraaaaa lol. Asxaabeey in Badan Baan Reer Yurub Wekendigoda Qadarinay Hada Reer Africa Wey igu Dhagan Yihiin Waayo iyaga Qamiista Ayaa Wekendi U Ah Codsigooda Waa inaan Tixgilinaa Haku Jimceestaane ii Daaya Reer Africa Sideey iisoo Dhoweyeen Ayaa Wax La Siisto Laheen Jaceyl iyo Walaalnimo Africa Uga Tag. Jibouti Baan idinka Salaamayaa Asxaabeey Noolaada
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Waankaa qaadne wllkei mhdsnid ee bar go,a naga daayoo noosoo gali waqtigaa u barane 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@queenzamara6440
@queenzamara6440 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi legend Always legend ku aminzanNhy wlhi one love ❤️❤️❤️💕💕🙏🙏🙏🙏
@munahassan2856
@munahassan2856 5 жыл бұрын
Thanks wllkey abuukar Mandi😍😍😍😍
@qureysh6434
@qureysh6434 5 жыл бұрын
Abukarow markaan maqli magacaga intaan ku arkin kahor duq leeba kumaleynaayi bee wad kumahadsantahay filimkada wan kahelay
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
Abukar Mahdi ❤👈 from USA
@ladyboss4227
@ladyboss4227 5 жыл бұрын
Luuley marka maqlo hooyadey so xasuuusta allow jannadii farsowsa ugu bisharey😢😭😭
@mahadoyuusuf1768
@mahadoyuusuf1768 5 жыл бұрын
amiiiin wllo 😢😢
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 5 жыл бұрын
Aaaaamen aamen wl mcn
@ayuushahmed2259
@ayuushahmed2259 5 жыл бұрын
Amiin amiin ya Allah
@heartlightqueen3985
@heartlightqueen3985 5 жыл бұрын
Allahuma Aamin huno mcn ....🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
Aaaaaamiiiin wlll
@munakeyf3848
@munakeyf3848 5 жыл бұрын
jumca mubarak inta nabiga scw jeceli kusali waa heeben jimca scw ❤
@deeqosharaf8244
@deeqosharaf8244 5 жыл бұрын
Sallaahu calayhi wasalam
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Wngsn oo wcn
@hamdaqali5557
@hamdaqali5557 5 жыл бұрын
Muna keyf scw
@munocumar7218
@munocumar7218 5 жыл бұрын
Muna keyf scw
@abdihakiimomar4958
@abdihakiimomar4958 5 жыл бұрын
Scw
@cuudcabdi6463
@cuudcabdi6463 5 жыл бұрын
Inta ka xun ninka naagtisa safar jirto naag kle gurika keensatay 😌😌like ha iisaaran 👊👊ar nimankaana👊👊👿😏
@adelali4210
@adelali4210 5 жыл бұрын
cuud Cabdi wllo raga la saa’ira dumarow
@msftu5970
@msftu5970 5 жыл бұрын
Walshy iyadaa ninkesa shaqo kadoratay daa haloo haye nagtii heesan waysa waa lohen
@queenzapniizh2085
@queenzapniizh2085 5 жыл бұрын
Anaa kugu raacsan walaal nimankan layskuma haleeYo 😠😠
@canabetacadey702
@canabetacadey702 5 жыл бұрын
Ms Ftu walal yaa dhhay naag ma shaqeysan karto raga waxe jecel yihin nagtisa ine gacanta u horsato ee waxba qabsan hdi e isku filan tahayne weeba ka maseran wxena bilawan maser iyo wxa lo joogin . tani wa riwayad lkn nolosha dhabta eh ee ka dhacda mida gabadha dad a dhlay walgu so tir iyo tacab beele markasu raba ine guri un u fadhido oo haben iyo Malin u jigjigeeso wxe so baratay hdeba ku shaqeseheso mxa lga raba dhib un be ka yaresay rerksne wax un be kuso kordhineysa marka ma aha inuu wee shaqeysa ku marmarsiyodo oo nag kle guriga kula tunto naagta kleba we shaqeysa biri hdu gursadana wee shaqeyni marka sheeko jaaahiliga iska dhaafa
@mariamhaile564
@mariamhaile564 5 жыл бұрын
Naagta iyadaa keentay gaajo hadishee maxay u tiri cunto u gee lakiin waxa laga yaaba in eey ku shir qoolaysay oo ay ka shakisay kol hore hada waxa iridka garaacaya waa iyadii malaha
@najmonadarabdulahi3182
@najmonadarabdulahi3182 5 жыл бұрын
Alla raga Somalidu wa wada roomey khiyaano badana yaaahuuu wlhi wa kaaf iyo kala dheeri caadiya oh my God sxbtay ilhaan xarago wan kaxumahy sida lokhiyaama yo wanba xanaaqy really inta khiyaano ila neceb like isara wll
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 5 жыл бұрын
Intii dhibsatay kufsiga gabdhaha somaliyed loo geesanayo iyo qaraxa mugdishu ka dhaco mar walbo like ha ii saarto 👀👀👀👀🙄
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
wil shidan Hakudewersan Dhiiga walaaleheen Muslimka Eenaftoodi Kuwaayey Gacan kaxaqdaran! Istaqfurllah Towbah💔
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 5 жыл бұрын
@@proudcitizen4883 adiga kuwa Gabdhaha kufsado maa ku jirtaa maxaa u xanaaqday tan kula dhalatay in la kufsado ma jeceshahay
@digsigril193
@digsigril193 5 жыл бұрын
Inta ani cml Oo bustaha ka hoos Dawaneso like isaara😢😂
@adenosman5768
@adenosman5768 5 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh aniga camal
@alimohamed9960
@alimohamed9960 5 жыл бұрын
Digsi Gril bustaha aad sheegey sid muxuu yahay kuleel ayaaba idu looyo
@degansidiiayeeyded8919
@degansidiiayeeyded8919 5 жыл бұрын
Kooow rug cadagi waso rogal celiyay like igu sadaqeysta
@edebsanabdi8680
@edebsanabdi8680 5 жыл бұрын
Ilahayoow ninkaygu hadu i kha imo calamo ka muuji yaa rabbi
@nasra6098
@nasra6098 5 жыл бұрын
Edebsan Abdi 😂😂😂😂 Amiin
@deeqomaxamuudkaahiye2811
@deeqomaxamuudkaahiye2811 5 жыл бұрын
kkkkkkkk
@nuuraxaajicali5347
@nuuraxaajicali5347 4 жыл бұрын
Edebsan abdi hno wiilsha habarka kadaa
@iscateysiyoqurux6003
@iscateysiyoqurux6003 5 жыл бұрын
Ilen reraha isfuro waalisku diraa bismilaah somaliyed riwayadan waa wax dhaco ee kaqato wixi cashara it's not just a movie
@canabetacadey702
@canabetacadey702 5 жыл бұрын
iscateys iyo qurux yeees wllal sasa leeskugu dira waa in aqliga laga shaqeysiya nacabka warkoda dhagaha lga fureysta
@alibadarheyf2001
@alibadarheyf2001 5 жыл бұрын
Taas ayaaa been aheen
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
inta Jiifka ku Daawanaysa halkan Hoose Taabo Blue ayay noqoneysa👇
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Blue aqlilow Masha allah
@fartuunmaxamed3764
@fartuunmaxamed3764 5 жыл бұрын
Red blue aqlilow
@raahoosman3014
@raahoosman3014 5 жыл бұрын
😕
@amiiroahmed3642
@amiiroahmed3642 5 жыл бұрын
Toomjee
@amiiroahmed3642
@amiiroahmed3642 5 жыл бұрын
@@raahoosman3014 tom jer
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 жыл бұрын
Korkeyga hatabanin markay dhahesay #maria_carbon hadii aad ka naxday musica sideyda oo kle maxa sugeehe apoo idhadhansi dhanaanka like 👌🏻🇸🇴
@walalozil4746
@walalozil4746 5 жыл бұрын
Anaa ka naxay wlh dhagaha labada igu jirtay Wadnaha igu dhex dhecay iga tag dheh wa iga naxsheen
@mssmroumahofficial4350
@mssmroumahofficial4350 5 жыл бұрын
cabdi cade news cade kkkkk sdo kle wlhi anba waan isku naxay
@shaficimohamed2951
@shaficimohamed2951 5 жыл бұрын
Plz maama mariiza wx haloo sheego ha is asturto 😭😭
@ilwaadquruxonofficiol7216
@ilwaadquruxonofficiol7216 5 жыл бұрын
hhhhh qoftaas Somali🇸🇴 iYo Talyaani🇮🇹 ayaa iska dhalay
@safiyoali7071
@safiyoali7071 5 жыл бұрын
Asc somali maxamad igula saliyo.xabiibkeena scw
@iskufilin9237
@iskufilin9237 5 жыл бұрын
scw
@jubalandgirl2390
@jubalandgirl2390 5 жыл бұрын
Scw
@anigawaaye7052
@anigawaaye7052 5 жыл бұрын
Csw. Csw. Csw
@maryanrooble9632
@maryanrooble9632 4 жыл бұрын
@@iskufilin9237 waankusalaamay
@maryanrooble9632
@maryanrooble9632 4 жыл бұрын
Scw
@programmerrules2092
@programmerrules2092 5 жыл бұрын
Wariye cawke allah ha u naxariisto iyo dhamaan muslimintaba😢
@leylomohamed9414
@leylomohamed9414 5 жыл бұрын
Manta comments ka soo baxsady isoo dhaweya funz😂like
@tashaaalpi3357
@tashaaalpi3357 5 жыл бұрын
Boqorada ina Mohamed nayaaah😂✌
@hamdiomarmuhumed9828
@hamdiomarmuhumed9828 5 жыл бұрын
Asxbeey idin baryaaa like 100 lee igarsiiyo waligeey 12 mahalin
@zir_naazir
@zir_naazir 5 жыл бұрын
Tuuuugziga dhaaaaf😂😂
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
Hadad adoo dawanayo aad comment aqriso like ii saar
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
Suscribe isar
@zahraaabdinur4133
@zahraaabdinur4133 5 жыл бұрын
Aar walalayal like maxa laga Helena?
@hanaabdirahman5214
@hanaabdirahman5214 5 жыл бұрын
Abukar mahdi saxiib dadkaan dhar fican qata dheh fowzia wey iska qawantahay ruwayada waan nici rabnaaa
@nasteexoaa6872
@nasteexoaa6872 4 жыл бұрын
Waa runta waa qawan tahay ayada ilhan ba waa qawan yihin
@hubaalali834
@hubaalali834 5 жыл бұрын
Maama feynuus salaan qaali ah iga gaarsiiya
@warsanmoalim1191
@warsanmoalim1191 5 жыл бұрын
Dhaqanka romeo iyo naagta ma fcno waa safahaad wlhi😒😒😒😒😒
@umumascab841
@umumascab841 5 жыл бұрын
Wan kuk racsanahay anaga ded Islam aya nahay maqabto dintena
@NatashasarbiNatashasarbi
@NatashasarbiNatashasarbi 5 жыл бұрын
waa kugu raacsanhy
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 жыл бұрын
Haa wlhi dhaqan xumo waaye nacala ku taale teeda kle ani kan caloozha ween lama yaabani blse naagtan rag lama aysan dhalan miyaa
@rahmaabdikani1677
@rahmaabdikani1677 5 жыл бұрын
Waa runta wlhi si folxun bey udhaqmayan😟
@Daganteyda
@Daganteyda 5 жыл бұрын
yaqeya fadumo miino iyo farxa murtila awaya ayaka aya jecLahya
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
adiga iyo aniga isku mida nahy iyaah labadas wa sugoya iyaga dartod udawada
@abdulgalib3040
@abdulgalib3040 5 жыл бұрын
No
@boqortoyostudioonlinechann4257
@boqortoyostudioonlinechann4257 4 жыл бұрын
Asaxz
@boqortoyostudioonlinechann4257
@boqortoyostudioonlinechann4257 4 жыл бұрын
Has
@mariza101_
@mariza101_ 5 жыл бұрын
😂 Romeo waa inta nin Somali jecelyahay ayuu turjumayaa 😂
@hamzehugur5830
@hamzehugur5830 5 жыл бұрын
Abukar Mahdi Si Fican Noola Shaqaynaysaaa Wlhi 👍👍👍
@nalkadiiriye4523
@nalkadiiriye4523 5 жыл бұрын
Wan Ku xisabtamaa isbucyadaa inta ila tagerto kaaf iyo kala dheere like isaraa Fenuus kugu fanaa
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
Hadad adoo dawanayo aad jiifto like ii saar
@daadaxsme1164
@daadaxsme1164 5 жыл бұрын
😁😁 cml socod aan ku dawanayaa pro
@reo9475
@reo9475 5 жыл бұрын
Who else found themselves eager to watch this on Friday’s???
@hindasaar1383
@hindasaar1383 5 жыл бұрын
Bismilah hada Lee arkay 242ayaa IGA hormartay pls inta IGA dabeyso like hila dhafina codsi waye Somali maryoley
@batuulaxaajiadaan8965
@batuulaxaajiadaan8965 5 жыл бұрын
Noida
@batuulaxaajiadaan8965
@batuulaxaajiadaan8965 5 жыл бұрын
Nova
@batuulaxaajiadaan8965
@batuulaxaajiadaan8965 5 жыл бұрын
b
@chanel143hussein9
@chanel143hussein9 5 жыл бұрын
somaliwen ilahay ha is jecelesiyo amiiiiiiin
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
Adunka ragga daciifka ah oo laba wajiilaha aya ugu necbahay
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 жыл бұрын
Bashka Xaji me too
@bashkaxaji5661
@bashkaxaji5661 5 жыл бұрын
@@sumayamaxamad4859 sax abayo
@nasriinahassan757
@nasriinahassan757 5 жыл бұрын
Raga markay hestan naag wanag san ma ogadaan Markay nagta kala tagan bay ogdan hada ninkan waxa ku dhaco bal an aragno nag u shaqaynaysa iskugu kor sartay ba alla siiye lakiin hadhoow 0000 bu kuso dhici donaa 😂😂😂😂 Thanks inta jishay inta ka shaqaysay tageero n1⚘😍👏
@hoodoindho3741
@hoodoindho3741 5 жыл бұрын
runti kaf & kala dheeri wa riwaayad ahidan eesh calaaa riwayad love banku ahay
@maysunamoha6117
@maysunamoha6117 5 жыл бұрын
Nin shartiita ma yara wlhi lkn fosia 😏😏
@wehlisowacan8095
@wehlisowacan8095 5 жыл бұрын
Kaaaaaf io kala dheeri musalsal somali ah aad ayaan uga helay thank you allfaniinta iyo jiilaayaasha ka qeyb qaatay si qaas ah abuukar mahdi mahadsanid
@sma7464
@sma7464 5 жыл бұрын
Mashalaah cawa ana ugu hureya
@Yasirali-kp9ql
@Yasirali-kp9ql 5 жыл бұрын
Wow nice wan kahelay aniga jilayaasha wlhi
@juurcaliofficial8493
@juurcaliofficial8493 5 жыл бұрын
Www qofkii 11 ayan ahay like isara inta ikadanbeso asxpey
@Hyeena87
@Hyeena87 5 жыл бұрын
mhdsanid Abukar mahdi 😍ciyow so dubten
@qajo9403
@qajo9403 5 жыл бұрын
Alla illhaan xargo albabka so qaraactay kkkkk Romeo ordoo is daabtay omg shitttttt woou iga kala go ahy i can't wait inshaallah next Friday waxaana ka dawanaya dalga Canada from British Colombia soomali hanooolto❤💙💛❤💙💛❤💙💛💚💙❤
@inadarajomohamed8125
@inadarajomohamed8125 5 жыл бұрын
caawa filmka reer africa weliba geeska africa ayaa loogu talo galay kkkkk eng abukar mahdi mahdsanid sxb
@sabrinasomalichallenge2697
@sabrinasomalichallenge2697 5 жыл бұрын
Abukar mahdi jcliya walalkey qali hoyodey mcne idhashay inolow abwe qali 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💖💖💖💖💖💖💖💖
@sayiidqalliwalli2879
@sayiidqalliwalli2879 5 жыл бұрын
Ma walalo ayad tihin 👏
@ابوطلالالاحمد-ظ7غ
@ابوطلالالاحمد-ظ7غ 5 жыл бұрын
waxaan ahay suuriy waxaan jeclhy somalia
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 жыл бұрын
Abuukarow qawnidan ma daawan karnee naga kala yareeya oo islaamaha naga astur waa kadree sidan. Ceeb anigo dumar ah ayaba xishooday sided u duubtay adi waaba iga yaabisee😡
@Ummieofsix
@Ummieofsix 3 жыл бұрын
i love this movie wallahi I'm so related to Marissa I love all mashallah!! keep up the great work @abukar Mahdi Somalia
@abshirxaydar4925
@abshirxaydar4925 5 жыл бұрын
If iyo aq ruwaayadaa lajilaa alagu dhahaa waana Lee's qaawinaa Allah soo ha nuuniyo walaaleheen
@abdifatahmoulid2939
@abdifatahmoulid2939 5 жыл бұрын
Fadumina hali geyo Iyo Nastaxo indho hali geyo
@barwaaqofamily8146
@barwaaqofamily8146 5 жыл бұрын
Please make dua our new zealand Muslims.
@princessamina9363
@princessamina9363 5 жыл бұрын
1sac le kujirtaa 232 qof iga horeso inta igadambeso like isara
@theamo6918
@theamo6918 5 жыл бұрын
Kkkkkkk allow naaag baaa hadanba amino ana waalan kulaha goaan bnso gaari isug 1bari kadib wanka aqbalay durba i love u jceylka somalida😂😂😂😂😂😂😂
@aishatahliil8067
@aishatahliil8067 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂 nagaaa nagaaaa walee minaa naag aamino lee mahinow magldiisa ha ka qaraabto blse ani usoo xareeyn mayo
@fatimamwarsame8808
@fatimamwarsame8808 5 жыл бұрын
Dad aan sawirada ku arkay wali masoobixin sidda nasteexo idho farxiya fiska iyi faarax murtiile intii naxariis leh like igu qabta
@fartunabdule7611
@fartunabdule7611 5 жыл бұрын
War wuxuu aqlaaq xuma subxanallah
@zamraqueen9741
@zamraqueen9741 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kal dheri wan ku hesat ruti waa filin shidan 👌
@nasiibnasiib2465
@nasiibnasiib2465 5 жыл бұрын
Waaw walee kale xalis ayaa laga rabaa fariifka bal labajibaar ma bixindoonaa thanks bro abukar mahdi
@faraxyusuf5636
@faraxyusuf5636 5 жыл бұрын
Waw wlh caadi maha wan karaysanay aflaantii kale cawa meel xasaasiyay kudhamaata ilhaam xarago ooalbabka sogaraacday iyo fosiya oo xaajiga ilhaam lajoogta isbuuca danbe ayay kasii mcntahay
@anabhashim1532
@anabhashim1532 5 жыл бұрын
Inteee faarax murtiile iyo fadumina iyo nasteexo indho lagu so daro kaaf iyo kala dheeri like ha saraan 👍
@yahyemohamud8694
@yahyemohamud8694 5 жыл бұрын
Nagahan waweyn qawananta ayey qurux moden allaha idin so hanuniyo
@ruunshireruunshire9680
@ruunshireruunshire9680 5 жыл бұрын
Maarizo waa nasab wexey isoo xususisay somalia markii la joogay dariska haduu qof kuu yimaado waxii guriga alla siya hadii cusba iyo caleen kaa dhamadaan adoo digsiga ama kirliga dabka kuu saran yahay dariskaa laga soo qataa alla waqti tagay masoo noqdo bn maqli jiray 😊😊
@hshdbdbdhdvhdhdbhdjd9354
@hshdbdbdhdvhdhdbhdjd9354 5 жыл бұрын
Xasuus time
@zir_naazir
@zir_naazir 5 жыл бұрын
Inta somalilamderska ah like ha ila dhaafina ree xamar walaladen ayaan la tartamayaaYe👽
@zamzamdagan6403
@zamzamdagan6403 5 жыл бұрын
Hada thy muslin like iisaar
@hassanilkacase1695
@hassanilkacase1695 5 жыл бұрын
Inta tageeraha u ah kaaf & kle dheeri like isaaar ha ila dhaafin hadad tageero rasmi ah utahay
@sonnachelsea5730
@sonnachelsea5730 5 жыл бұрын
caawa qowdhan iyo faynus sugayey meeshay wax isla dhigaandhigaan ileen waa igu yaryahay tiri faynus Amita ayaa yiri waan kuusoo weynynayaa qawdhan HH iyagaan sugayey wow yaa ila jecel my Actors tag ☝️☝️☝️☝️☝️thnx our king abukar 😍😍
@fathimo3363
@fathimo3363 5 жыл бұрын
Alaa nin khainsanaa walee kuma amino like isara inta nimanka naceb
@hodanadan7255
@hodanadan7255 5 жыл бұрын
Abuukar mahdi dhaqan xumada inagadaa waamaxay ninkaan iyo naagtan istaataabanaayaan war dhaqanka ilaali oo alle kabaq
@sihaamsaciid6436
@sihaamsaciid6436 5 жыл бұрын
Waa daahay kaaf iyo kala dheeri waa xanunsanaa walalhey ducada igu kaba in alle ii caafiyo
@abdulrazzaq1855
@abdulrazzaq1855 5 жыл бұрын
Ana u horeyo waligey hal like mahelin xasidnimada iska dhafa like isara
@yaaskaaxmed6844
@yaaskaaxmed6844 5 жыл бұрын
Waad cawaadey maskiin wan ku saarey 10 hadi lagu siin karo wan ku siin lahaaa kkkkkk
@majidahmansoor
@majidahmansoor 5 жыл бұрын
1 hour 5 like ayad haysata inshallah boqol ayan kurajin
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 5 жыл бұрын
Man sha allah daawayadeedah kama daalo kaaf iyo kala dheeri asxbta like isiiya
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
walalylo wa walashiin duco idinka codsaneyso siniyaad ah igu so ducey wan xanuunsanahy🤒🤒 🤕 Wa maxadsantihin Jazakallahu kheyr
@queenalizebeth1401
@queenalizebeth1401 5 жыл бұрын
Huuno allah ku caafiyo wax wal Allah ku fududeeyo amiin
@Aziiza_A
@Aziiza_A 5 жыл бұрын
Allaha ku caafiyo
@farxiyosalaad5550
@farxiyosalaad5550 5 жыл бұрын
Alaha ku caafiyo wll
@hafuuuuzahmed1623
@hafuuuuzahmed1623 5 жыл бұрын
36 minutes 2k ahaaa hory usco abukAr mahdi
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri oo bun cml ii heeso aad soo galiseen wlh tnx mida kle aad noosoo sameesana waankaaga mhd celinaa videoga inta hore aad kasoo jarte😍😍😍😍😍
@xasannuuriimaan1588
@xasannuuriimaan1588 5 жыл бұрын
Iqraana Ali Aniga xitaa hada ayaan Niyada Ku Haayay Kaaf & Kala Dheri balse Hada So Happy Waaye Thnks Abukar Mahadi 👍👍👍
@iqraanaali2077
@iqraanaali2077 5 жыл бұрын
@@xasannuuriimaan1588 😍😍😍😘
@xasannuuriimaan1588
@xasannuuriimaan1588 5 жыл бұрын
Iqraana Ali 😉😉😉😉
@hindiaqalbidoolar5214
@hindiaqalbidoolar5214 5 жыл бұрын
waan yaabay waa mxy inta iga horeysa imikaaba laso dhigayeee daka sariirta utaala youtube salaan gaar like iisaara
@maxamudanbaash189
@maxamudanbaash189 3 жыл бұрын
Masha allah noo danbi dhaafo anig iyo waridak
@zeyna_sjsofficiall968
@zeyna_sjsofficiall968 5 жыл бұрын
Woow qayb shidan were😘
@ruuna4116
@ruuna4116 5 жыл бұрын
war romiyow gabarta gacanta kadaa waa walaashaa oo kale
@naciimaladan637
@naciimaladan637 5 жыл бұрын
Romio shaxaarimada fashiluu kal iyo laab uqoslay maanta masugi karo 6 waxa dhici doona😂😂😂😂😂🙄🙄🙄
@faizaali5890
@faizaali5890 5 жыл бұрын
Wow nakaan waxa usmeya si runa Buu guri udmiye inshaala Allha Ka abaala marnyo caruuti u Bannka shigaya okay
@WiseMan9071
@WiseMan9071 5 жыл бұрын
2like
@kowsarkowsar7238
@kowsarkowsar7238 5 жыл бұрын
Ar part 5 wey igu kala godee part 6 haleyla soo gaaro hadad tol iyo qarabo tihiin caadi maha qebahan wooooooooooooow waba ka dhacey kaaf iyo kala dheeri hore u socda fananiintena qaaliga ah💗
@simanaliomar1552
@simanaliomar1552 5 жыл бұрын
Bismilaah saa u sugaaye waa dalay masha allaah thnks abukar mahdi
@mucashaq1198
@mucashaq1198 5 жыл бұрын
Hadaad ka xuntahay xasuqa lugu gestay muslimka fanizweli like saar
@zkkingzaki6498
@zkkingzaki6498 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kaaa dheeri intaa uu xiisty intaa xiisaysa intaa jcl 👇🏻🙏🙏🙏full Respect ✊
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn 5 жыл бұрын
Thank u bro #Abukar ❤❤
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 5 жыл бұрын
Ilaahow Ayna Faynuus Nadabgelin Bismillahiyeey 😅😅😅
@roodocadeey7582
@roodocadeey7582 5 жыл бұрын
Ow filimka meel qatar ayuu kudhamaaday shit waa mahadsantahay abuukar allah haku xafido
@otrunabdallah3772
@otrunabdallah3772 5 жыл бұрын
29:54 nin nagkle radiye necbiya inti ilaqabta like
@fayzaldj3529
@fayzaldj3529 5 жыл бұрын
Qofki zhanad ayan ahay like igu qbta somali wyn we love somali
@Oodwayntv
@Oodwayntv 5 жыл бұрын
Asxaabeey igusoo yaaca
@ifrahmahad737
@ifrahmahad737 4 жыл бұрын
Masha Allah riwaayad zhidan
@hamalaki6983
@hamalaki6983 5 жыл бұрын
Wan sugaya qayba 6aad i cant wait
@Munabeauty2024
@Munabeauty2024 5 жыл бұрын
Love u kuteh 😉afka kaa go deh fosia sxb ma kasho ani maa naag ninkeeyga ku aaminaayo😃😃😃
@abcd1429
@abcd1429 5 жыл бұрын
keep going my brothers and sisters
@iscateysiyoqurux6003
@iscateysiyoqurux6003 5 жыл бұрын
Sakateriyada ilhan xarago style ka naga soosax ilaa part 5 haldhar lewadate kkj
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 5 жыл бұрын
Wll ilhaan waa bilaa qaaab wax kastooy gashato
@sumayamaxamad4859
@sumayamaxamad4859 5 жыл бұрын
iscateys iyo qurux 😂😂😂😂
@sahradegan7768
@sahradegan7768 5 жыл бұрын
Wa markii ugu horeysay oo an comment bixiyo nolosha marisa aniga inay igu socota ayad moda in kasto nimankayna isku shaqo eheen balse staying home is stress full . i am dying to get a job....lol
@hooyadajacaylka8172
@hooyadajacaylka8172 5 жыл бұрын
Abayo somalia hadaa joogtit ha shaqesan gurigada fadhi iyo somalia mel laga shaqesto mlhn stresna kuma galayo lkn qurbo hada jogtit waa inaa baxdaa stres hada kale
@sahradegan7768
@sahradegan7768 5 жыл бұрын
Hh abayo usa an jogaa
@hooyadajacaylka8172
@hooyadajacaylka8172 5 жыл бұрын
Sahra degan anigoo usa joogo wa shaqesan lahaa xaa i farisiye shaqo an badnen lkn oo strska ku baabinaya
@sahradegan7768
@sahradegan7768 5 жыл бұрын
Abayo amina xabibtii ciyalkayga waa yaryaryihin sas ana ushaqeen karin
@dagannafuroondn3691
@dagannafuroondn3691 5 жыл бұрын
wlhi romeo iyo feynuus shekh ugu jacelahy
@amiiraabdirahman9036
@amiiraabdirahman9036 5 жыл бұрын
Ana u horeyo yeeees
@marwaanyare6716
@marwaanyare6716 5 жыл бұрын
Masha allah
@khadrafarah9023
@khadrafarah9023 5 жыл бұрын
Kaaf iyo kala dheeri caadi ma aha 😍
@hussein7504
@hussein7504 5 жыл бұрын
Subxanallah! Ragga soomaaliyeed caadi mahan... waa true story
@samraana143
@samraana143 5 жыл бұрын
Yaaqeyow saan maxeytahy Masugi karaayi anigu next friday jah hadey ugu macdahy
KAAF IYO KALA DHEERI PART 6 FULL HD 2019
32:30
Abukar Mahdi
Рет қаралды 437 М.
FILO PART 123
31:35
Abukar Mahdi
Рет қаралды 290 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 72 МЛН
Cute
00:16
Oyuncak Avı
Рет қаралды 11 МЛН
XUJO PART 1 FULL HD 2020
1:01:57
Abukar Mahdi
Рет қаралды 988 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 28 FULL HD 2019
1:16:47
Abukar Mahdi
Рет қаралды 844 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 32 FULL HD 2019
1:00:15
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1 МЛН
KAAF QALADAADKA PART 1 HD
18:48
Abukar Mahdi
Рет қаралды 412 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 29 FULL HD 2019
1:12:01
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,1 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 11 FULL HD 2019
58:16
Abukar Mahdi
Рет қаралды 598 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 23 FULL HD 2019
1:01:11
Abukar Mahdi
Рет қаралды 889 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 22 FULL HD 2019
1:16:37
Abukar Mahdi
Рет қаралды 945 М.
KAAF IYO KALA DHEERI PART 33 DHAMAAD THE END  FULL HD 2019
1:40:49
Abukar Mahdi
Рет қаралды 1,3 МЛН
KAAF IYO KALA DHEERI PART 26 FULL HD 2019
1:28:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 865 М.
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 25 МЛН