Baba siyad dad an caqli io mesha usocdan an garanaynin ayu nagahayy Allah yaraxma baba🥰🙏
@cabdirshidosman964911 ай бұрын
Siyad Barre waa ninkii Somali is jecel is doorata xukunka isku aaminta, xoriyatul qowl leh ku bilaabay inqilaab iyo in xoog wax lagu raadiyo, car juuq dheh, dil iyo xarig.
@abusharma922111 ай бұрын
@@cabdirshidosman9649 kulamayabayo abaha mise awowga o cilana aya wxas kugushekeyy cano kadhan hada paaapa siyad katag’yye.
@cabdirshidosman964911 ай бұрын
@@abusharma9221 Waxbaan akhriyaa oo baaraa adi hadii aad leedahay Siyaad Barre waxaan kasoo qorey waa been adeey ku taalaa qabyaalad meesha ay ku geyso. Waa runtaa Siyaad Barre tag ayax tag eelna reeb.
@cabdirshidosman964911 ай бұрын
@@abusharma9221 "Aabahaa" "aabe" Siyaad Barre hortiisa ayaa la noolaa, adi laakiin hadii Siyaad Barre nolol iidunku horeesay idinkama yaabayo laakiin in qof aan ku dhalin Aabe loogu yeero waa dhaqan aan Islam aheen. Diinta Islaamka xitaa qof kusoo koriyay baadan Aabe ugu yeeri karin. Siyaad Barre wuxuu u yimid wadan wax kasta leh bolis, Isbitaalo, schoolo, militari, maxkamado, airports, dekedo, warshado qaar, Somali Airlines, Siyaad Barre 21 sanno ayuu joogay hadii la is bar bar dhigo 9 sanno oo dowladii raydka aheyd iyo 9 sanno laga soo qaado tii Siyaad Barre ileen 9 iyo 9 baa is le'gee waxaa wax qabad badnaa tii dowladihii rayidka ahaa ee 1960-1969. Tii dowladihii rayidka waxaa u dheeraa in ay si sharci ah ku timid oo la doortay oo aysan inqilaab iyo qorey caaradiis ku imaan iyo in ay dhiibaato u geysan shacabka Somaliyeed iyo qaranimada iyo dowladnimada Somaaliyeed. Markii Siyaad Barre uu la wareegayay Somaliya 1969 wadan is heesto ayuu la wareegay oo dagaal iyo kala qobqobnaan ka jirin. Siyaad Barre asaga waxaa lagala wareegay Somali is dagaalsan iyo wadan kala qobqoban qeyb dhana ay leedahay waan go'nay calanka Somaliyana nalama tusi karo.
Hadaba aynu ka fiirsano nin jecleesiga, Nina ha ku taageerin Qabiil iyo maslaxad qaas ah, si lamid ah ha kunicin Qabiilkiisa iwm🙏🙏
@caqligaadaadeegso7514 жыл бұрын
Xildhibaanka hadalkisa waxan kafahmay in halkii 30 sano kahor jognay hada an jogno mucaradka somalia ee hada iyo jabhadaha xiligas ey isku egyihiin
@khadarcadawe78484 жыл бұрын
Waa taariiq cajiib ah
@isismadeinisrael.69294 жыл бұрын
ABE SIYAAD ILLAAHOOW U NAXARIISO. I LOVE SIYAAD BARRE
@ridwaann37624 жыл бұрын
Aabaha Allaha cadaabo
@subxaanaallah58324 жыл бұрын
@@ridwaann3762 habarta was
@ridwaann37624 жыл бұрын
@@subxaanaallah5832 , Waxaas hadal maaha, walaasha ma joogtaa?
@easky3634 жыл бұрын
Wasaq baad tahay, quraanku u gafay
@ahmedcamir61374 жыл бұрын
Waxan 27 oo kunol xaryaha qaxotiga dadab gar ahan hagadhera waligey ma arkin somaliyaa sas eytahay wlhi waxan kamurugoda ciyalka an dhali dono gumesiga an hada aniga ku jiro in ey ayakane ila mid noqdan alle waxan kabaryaya in umada somaliyet ey isracdo si jilka an dhali dono eysan u araag gumesiga nalaguhaayo😭😭😭😭
@ismailjama1784 жыл бұрын
Markaad arko madax la amaaniyo oon midkoodna maalin odhan.Dadkeenii xeryaha qaxootiga ku jiray jiilkii sedexaad bay marayaan.Caruurtii ku dhalatay waa dad waaweyn,sideen u soo celinaa? Ayaan ka murigoodaa, In qowm kheyrihi u kaco Qarankan la arkaaye Ha quusan walaalow Raxmaan qaadiraa jira eh.
@theclassifiedmedia-j6d3 жыл бұрын
Wl soo guur wadanki waa nabad e
@somaliawamid39343 жыл бұрын
Siyaasad barre Allah unaxariisto, wax isaga ka dameeyay majiraan
@Cumar Farah tplf'ta soo kan sirdoonkooda ugu weyna idhin dax fadiye qunuslka kuu sheega eey hargeisa kaa furteen, soo idhin kaa keneey etobia waa walalahen iyo sawiro idhinka oo feyl ugu jirtan reysul wasaraha maqar sarka hore eey meesha geeysten iyo idhinko uu rukucaya? Rasasta soo kuwi aad kaa gadan jirteen maha shirkada metec ee hubka sameeysa ee hada laa xideey? xamar dagal baa looga sareey balse idhinka iyo puntland qaad iyo hub aad isku dishan beey idhinka gaadi jireen oo bahdil ah
@siciidocabdiraxmaanmacalin84934 жыл бұрын
Ha noolaato saaxiib cusub Asc
@omarmungani79894 жыл бұрын
Muheshimiwa Yusuf xasan manta ka hor somali kuuma moodi jirin lkn manta waxa ii cadaatay in aad tahay muwadin somali ah runta aad ka sheegtay tariikhda somaliya "god pleasing you Mr Yusuf
@hamdihassanahmed9762 жыл бұрын
Asc umadda somaliyed inta muslinkaa oo dhig muslin galin oo xaran cunin oo dulmi sameyn alaha idin barakeyo siyad bare uduceya musinkii xaninta ayaa lagatumay ma orgibaa wiilashu ilahey ha qabto kuwii sas yelay amin yaarabi alahu ma aamin alow si dag daga ugu hili muslinka ladulmiyay amin yaa alh
OK what about 4.5 tribal government of the new generation
@markisshamsudiin91274 жыл бұрын
Markahore soo qoro su aalo xasaasiya
@AbdirahmanAbdullahi-ys1jd8 ай бұрын
Yaa
@bmigil81783 ай бұрын
Nabsigii Siad Barre ay ka galeen ayay ilaa hadda midhihiisii guranayaan soomaalidi. Cadowga 1aad ee dalkii iyo dadkii ba burburiyey waxay ahaa yeen jabhado isku sheegii daba dhilifyada ahaa ee cadowgu soo dirsaday.
Carurta la moodo mrkii layska dhalayey inan bisinka la qabsan meshan maytida ka cayaya waxan waydin laha siyad socoye xagad jogtan dad bad hayden iminkase dugaga ini dhama qaxooti qursi ku qanacsan hadaf kale lahayn bad tihin wariyuha run bu shegay nacaybka siyad moye ujedo kale lama lhayn marki siyad baxayna umula doxatay isu bedelen jamhadii wadnaka dan intay qabtan u xukumi laha sidii hore si dhanta yusuf iyo xabdo kale ka nol wax damir nol ku jiro
@yusufuk99254 жыл бұрын
Siyaad Parre waxdhaamo lawaa
@youzufahmed28093 жыл бұрын
Weriyuhu ma ciyaalbaa waa sidee waraysigiisu miyaanu dadka waraysan jirin
@halshass42394 жыл бұрын
Haddad. Xasuusatay aadna fahamsaneed inaysan diyaar ahayn nidaamkii baddali lahaa maxaad u baraarujin wayday dadka ood u xasuusin wayday inay Horta diyaarsadaan waxay Ku badalan LAHAAYEEN nidaamkaan ay Ridayaan!! Soomaali Amar ilàah baa haysta ee Allaha unaxariisto haddadaan baysan braarugsanay !!
waa nasiib daro inaad sida caruurta u hadasho ood fahmin waxuu ka hadlaayo waana dhibta haaysata soomaali
@hereaftergolory91144 жыл бұрын
Adigaa wax khaldan yihiine isa sax
@geelegeedi29484 жыл бұрын
jabhadihii Wadanka burburiyay Duli Eebe ini bad.
@alihassa22953 жыл бұрын
faqash ayaa ka xumaa maybe u are one of them
@cumarsaadiq55204 жыл бұрын
Daawo 10-ka dal ee ugu qanisan Afrika iyo nolosha ay dadkoodu ku jiraan kzbin.info/www/bejne/d6TMh3eidpWmgtE
@cabdicasiisnuur27124 жыл бұрын
Ayaanle Xuseen Cabdi waa kugu taageerayaa dadaalka ah in wax laga barto wixii ku soo maray iyo inaad adigoo taas ku xisaabtayama inaad dhisato wixii taas kaga soo kaban lahayd.
@adanakalb87084 жыл бұрын
Ha noolàto damiir soomalinimo ayaa kaa buuxa fadlan raadi dadka xog ogaalka saan oo kale u ah. Ee ka fayow cuqdadaha qabiilnimo
@AZus6pd2 жыл бұрын
Really?
@ibrahimhassen94504 жыл бұрын
Hadaf xumada soomalida & Mida Ethiopia ka ayay ahayd sheekda Mr #ayaanle, don't #mislead us tittle sjeekadana kusoo dar mucaaradka
@abdulahmad23684 жыл бұрын
Ayaanle maskiin aa tahay aan macnaha dowladnimo iyo democracy waxna ka fahansaneeyn.
Ayaanle waad mahad santahay mar kasta waxaad waraysataa dad macquul ah
@abdirahmanalimohamed14194 жыл бұрын
Maantay Taagan tahay. Soomali Cagli Geelka ayee ku taliyaan. Bal maanta fiiriya waakaa ha is afgartaano Beesha Caalamka la'aanteed. Farmaajo Siyaad kuma cibro qaato tolow.
@abdifatahsulub96554 жыл бұрын
Waxan u fahmey besha calamka La Aan dalka madhisankarno miya? Mise wa inaan mesha calamka isku adeegsana simidba midkakale Oo gahelo wuxu raadinayo xukunka. Walaahi wayaab
@abdifatahsulub96554 жыл бұрын
Shalay shaqsi Naceebkiis ayey sodonsano naguqadatey Hadana masidii oo kale miyadrabnaan. Mise beesha calamka aya qabiilka iyo shaqsi Naceybka dawadeeda Haysa iyaah wabal iijawabo wax ifahamsiiyo
@aliabdi83474 жыл бұрын
Siyaad barre iyo Farmaajo way is shabaahaan waxay ka faa'deystiin aqoon xummada iyo jaahiliga muqdisho. Dadka muqdisho dantooda magaranayaan, uma ogala nin iyaga kamid madaxweyna ka ahaado soomaaliya
@aduunka62964 жыл бұрын
Dowladda inay dhacdo wuu rabay! Nadaamkii lagu badali lahaana uma diyaarseen! Sualihiisii asaga jawab ma u haayey? Xukunka haddii golohii sare isku dhajiyey farsamo ayaa loo baahna iyo aqli !😎😎😎😎
@sadiyogulled56634 жыл бұрын
P
@namiin30344 жыл бұрын
This guy never ever lived a day in Somalia so what does he know, Waaba yaab waligii somalia mu dagiin maxu ka sheegii 🤔
@rujaalmohamed41824 жыл бұрын
Bro he use to work for lanta BBC da
@namiin30344 жыл бұрын
@@rujaalmohamed4182 same as now a whole bunch of Sijuii somali work for the bbc they are very ill informed because they have only ever lived in Nairobi and NFD, I could not talk about the politics of NFD
@olowkhan70303 жыл бұрын
@#NAmiin Who told u that nigga!! He used to live in Somalia especially Mogadishu and Kismayu If you want to know about his biography go back to class.
@namiin30343 жыл бұрын
@@olowkhan7030 maybe because he said it himself you dumb Cagdheer, and the fact that he speaks like a sajui if he ever lived in somalia his somali would be better than that.
@matmat7354 жыл бұрын
Yusuf, with all do respect, speaking about the opposition to Bare, you are reducing the complex situation to cartoon characters.
@AhmedAli-ge5xf3 жыл бұрын
Waa runtiis siyaad aan ridno wax aan aheyn jabhaduhu heshiis kuma aheyn-wax aan burbur iyo dib u dhac aheyn ma keenin-qabiil iyo qurun bay beereen waxayna dib u celiyeen qarankii ummaddina wey qixiyeen-wax wanaag ah lagama dhaxlin jabhadihii qabiilka
@aweesdanbiil86232 жыл бұрын
@@AhmedAli-ge5xf WALAHI KUFAAR AFWEYNE IYO XAWASHI FARMAJEDO QAX IYO QAXAAR AA DHANTO IYO QABIIL MA ABII AHMED ITOPIA AND AFWAREKI ERITREA U SHAQEYNAA KUFAAR AFWEYNE HADUU AHA NIN ISLAAM OO MUSLIM AH DAD WADAADO MSKU DILEEN NIN IYO NAAG WAA ISKU MID MA DHAHEEN KUFAAR AFWEYNE HADUU AHAA WALADUL XALAAL NAGERIA MUSQUL DHEXDEEDA KUMA BAQTIYEEN ASAGO WATO DHALO DHUCEEY IYO KASTUUMO CALI FALAAX SHAYDAAN AFWEYNE SHAYDAMADA KU DHEX NOOL MUSQULAHA
@AZus6pd2 жыл бұрын
@@aweesdanbiil8623 NO COMMENT. HADAAD AKHAALH LA HAAN LEHEYD HADAL KAAGA QIIMO AYUU LAHAAN LAHAA.
He is emotionally attached his tribe,and hate This poor guy hanoolaato. Journalists carefully crafted questions to chip away at the walls that separate them from a story. They must be concise and sharp enough to engage the interviewee, as well as those who may read or watch the interview. Interviews also require journalists to know when subjects aren’t directly answering a question or don’t understand it and find ways to get them back on trac. This poor needs go Schoool of journalism,and learn how to control his emotional 😭
@AZus6pd2 жыл бұрын
Journalist use carefully crafted questions to chip away at the walls that separate them from a story. They must be concise and sharp enough to engage the interviewee, as well as those who may read or watch the interview. Interviews also require journalists to know when subjects aren’t directly answering a question or don’t understand it and find ways to get them back on trac😭
Jaale siyaad miya dalka hada dadka dhexjoogo dal ayuu katagay ee dad kamu tagin ciil badana
@jamabiixibiixi36134 жыл бұрын
Benaale qabyaaladi maxax martay
@fayzahjamac36894 жыл бұрын
Banale oo la ma socon dhibaatada u dadka aad bay u badneed. Ama wax dhibaato kumay haysan.for example maxaad radio somalia uga shaqan wayday sida aad u dhadhamin lahayd.adeer siyaad bare ayaa baray dadka qabyalada. Reer melatarey aad u caan ah ayaan ka dhashay. Cidna igama jecla wadankayga ya wadani.
@mohamedelmi41724 жыл бұрын
Waa barnaamij aan waxba soo kordhin, Hada Dowlad ku sheega jirto waa tii o kale, AMA ka Daran tii Hore.
@audijooyjoy79764 жыл бұрын
hada somalia waxa u soo socdo waa waainu is xamili kari weeyne aan kala socono.!
@davidwillium3714 жыл бұрын
Yusuf x muuse, qabyaadeyste uraya. Af Somaliga soo baro,doqonyahaw sawaaxiliga ah.
@landerslanders16244 жыл бұрын
Waxba ha ii amaanin AFWEYNE
@stanleyipkiss464 жыл бұрын
Idoor cuqdad kudishey
@AZus6pd2 жыл бұрын
Go to school please.
@ridwaann37624 жыл бұрын
Shaydaankii Siyaad Barre waxaa uu dilly qof kasta oo wax yaqaanay. Intii kalana wuu ka ceershay waddanka. Ka dibna waxaa haray askar iyo dhalinyaro aan aqoon badan lahayn. Geedka inta aad xididida ka gooyso, hadaad tiraahdo haddana maxaa loo waayay nin dib u talaala waa sheeko waalan..