Kaftanka Siyaasada 325-aad oo xiisa gaar ah leh

  Рет қаралды 62,098

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 317
@kabdi2408
@kabdi2408 2 жыл бұрын
Wallahi soomaalida odeyaasha rogey dhinac walba ragii dhalinyarada ahaa khaatiyaan bey ka taagan yihiin markaasey tahriib ku dhamaadeen subxaanallah illaahayow inoo gargaar
@adanmohussein
@adanmohussein 2 жыл бұрын
Barnaamij xaqiiqada iyo runta ka turjumaaya horay usocda alhiyaareey waxan idinku xiranahay since 2017 i like this show
@shukrialimohamed3370
@shukrialimohamed3370 2 жыл бұрын
Salada hala ilaaliyo dhalin yaro inta slada usoo kacdy ismuujiya💖
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Kkk salaada hala ilaaliyo ku daa maxaa layso muujin ikhlaas in aw ahaado camalko ayuu inagu anfacayaaa
@raysiyobarwaaqo3804
@raysiyobarwaaqo3804 2 жыл бұрын
Absolutely u right BBC du Qabyaaladeys tayaal oo weliba Gobolada Qaar laga ilaalin jirey
@shukrishukri801
@shukrishukri801 2 жыл бұрын
Asc Kaftanka siyaasada ♥️. Yassin Duaale mobielka warkad iyo qaliin ugu badala .Wad mahadsan tihiin🎊
@ahmedtaajir5983
@ahmedtaajir5983 2 жыл бұрын
Walaahi yasin la aantiis waa no fun 🤩 I like sui wax u hoosgaliyo waa siyaasi qarson
@sadiosheikhabdi6202
@sadiosheikhabdi6202 2 жыл бұрын
Ilaahoow na mari jidka wanaagsan 🍀🌿☘️🍀☘️🌿🍀☘️🌿
@bukhaari1345
@bukhaari1345 2 жыл бұрын
Masjidka halaga qayb qaato inshlh
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
@dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
@omarmungani7989
@omarmungani7989 2 жыл бұрын
Mr cali xaraare iyo yaasiin la'aantiinu waa abaar somaliya ku habsato. Allahuma najeynaa ( I LIKKE SOMALI AMERICAN TV) HORAY U SOCDA WALALAYAALOW ....... !
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Waa labo digdigle oo xanta ku nool
@umamohmedamiin387
@umamohmedamiin387 2 жыл бұрын
Somalia America tv Hala garsiiyo 1milyan
@ibrahimafgoye3408
@ibrahimafgoye3408 2 жыл бұрын
Thank you very much
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Dalkoon Xukumad La Dhisin Ayaad Saxiixyo ✍️ KU kaliya Iska wadata Wasirki Bari yimadana ha YIRAHDO Anigu Saxixa Wu IGA Horeyay Cajiib sheekhow SOMALIYA 🇸🇴 SAFAR ah DUNIDANA IIB KA AH
@abdiali4991
@abdiali4991 2 жыл бұрын
Keep going xaji cali xarare iyo yassin wada howsha two legends
@abdiabdirahim6577
@abdiabdirahim6577 2 жыл бұрын
Thanks ali and Yassin
@abdik9002
@abdik9002 2 жыл бұрын
Madaxweynihii tamashley ayuu ka bixi waayey! Waa ayaan daro!😇
@farahmali1638
@farahmali1638 2 жыл бұрын
WAA WAQTIGA UGU FIICAN OO MADAX WEYNE LA AFGAMBIYO AAWAY RAGII RAGA AHAA OO WAAYIHII HORE WAX AFGAMBI JIRAY WALAHI WAQTIYADII HORE MADAXWEYNE SIDAAN U BAXA WAA LAGA FAIDEYSAN JIRAY LAKIN AAWAY DADKA HADA JIRAAHI WAA BISADO ASAGOO TANZANIA JOOGA AYA ORAN JIRAY ADEER SHACAB BAA TAHAYE HALKAAGA JOOG
@ODEYTUURLEH
@ODEYTUURLEH 2 жыл бұрын
WADNO AD KUSO HAWESATO XITA MA QABTA PLEAS EXCUUS NASII O XIROYINKA DADAAB KUGU GEEYO
@omarmahamoud2836
@omarmahamoud2836 2 жыл бұрын
Dhiiqaa cagaha lagu....... hhhhhh cali waa funny walhi.....
@husseinaden7560
@husseinaden7560 2 жыл бұрын
Mnsha allah brothers, salaan sare, aliyow waa runtaa afhayeenkan waa nin jikaar ah, wariyayaashana wuu bahdilayaa su'aalahoodNa su'aal buu kan hor keenayaa
@abdisharif9238
@abdisharif9238 2 жыл бұрын
Asc yacali wayasiin masha alah guuleysta sidaan iyo sikafiican ilahay idankaga baryeynaa cali wayaasin
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
CALI HARARE 🎤 IYO YASIN DUCALE 🎤 Salan sare BARNAMIJKA KAFTANKA SIYASADDA XALQADI {{ 325 }} Aad ✔️🤳
@aliahmad1723
@aliahmad1723 2 жыл бұрын
Ilahey qeer ha idin seyo sida aad wax u fahamtay dadka Ilahey ha u fahamseyo
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 2 жыл бұрын
ASC.Kaftanka siyaasadda Xasan in uu galo ESC hadaan ka mid noqono waa faaiido wayn.Waxaan salaamayaa Cali xaraare iyo Yaasiin ducaale waad mahadsan tihiin habarguulay
@ayubabdi7
@ayubabdi7 2 жыл бұрын
Qof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin. 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii 2021 iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda ,haddii kale naga qabo iyaga IWM. USEFULL IDIOTS, illaahay soomaaliya hakaqabto Aamiin, Aamiin,Aamiinoqof walba waxaa kadanbeysa labo metir oo mustaqbiilkiisa ah, Denni , Axmed Madooba iyo Rooble mustaqbalka soomaalida waay ku ciyaareen ,illahay mustaqboolka khiyaamo hakuciyaaro. Dowlidnimo iyo kaladanbeyn marabaan iyaga iyo Rooble.1- waxay diideen labadaas qof, in qof iyo cod la aado, 2- waxay musuqmaasuqeen doorashadii dalka oo lacag iyo qabiil aay adeegsadeen,3- waxay dagaal aay ka rideen Gobboladda Putland iyo Geddo, 4- waxay caddowga soomaalida ku kaalmeeyeen in dalka la baabi,iyo(Kenya iyo Emmaraatka) oo himiladda dadka iyo dalka la baabi,iyo. 5- waxay boobeen hantidda ummadda ay ka masuulka yihiin. 6- waxay ogolaadeen in paarlamaankii 2021 iyo ciidamada soomaaliyeed laburburiyo oo meesha lagasaaro iyagoo fulinaaya hadafka caddowga ummadda. 7- waxay diideen in aay fuliyaan balantii aay qaadeen ama saxiixeen si dalka horumar u gaaro. ilaahaaw naga qabbo seddexdaas iyo wixii la midka,iwm, towbadda waa furantahay ee kheyr haddaad la rabto soohanuuni oo tus ummadda horumarkeeda iyo wanaageeda ,haddii kale naga qabo iyaga IWM. USEFULL IDIOTS, illaahay soomaaliya hakaqabto Aamiin, Aamiin,Aamiin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Yasiin beryahaan Caajisbaa kamuuqdo, Toloow miyuu Xanuunsanyahay? Ilaahay hacaafiye, Yasiinoow WAXAAN kugula talinaa Inaad Salaada iyo GMka badsato, Insha'Allah
@aliomar-cj4ev
@aliomar-cj4ev 2 жыл бұрын
Was idin rajaynaynaa Guul Iyo gobanimo ilaahay khayr ha idin siiyo ee halkiina kasiiwada
@karti-soor
@karti-soor 2 жыл бұрын
Yassin Ducale ciyaar mood waa ganacsadee dalkiisi hoyo Somaliland/Somalia maalgaashaday goor kasta tega....
@abdiwahab77
@abdiwahab77 2 жыл бұрын
Thanks
@gellegaab8735
@gellegaab8735 2 жыл бұрын
Xasan lacag fara badan ayuu akoonka dowlada ugu yimi waa inuu soo dhameeyaa taasi kadibna uu yiraahdaa wax lacag ah uguma iman
@yusufabdiismael5934
@yusufabdiismael5934 2 жыл бұрын
shan qoys ahaan loosoo xuley oo laga sooxuley siyaasiyiinta loogu yeero unukaa xamar leh !!!!!!
@abdihakiin6702
@abdihakiin6702 2 жыл бұрын
Qaxootigii 1991kii gobolada dhexe kasoo haajirtay waaye habaraha hassan dhiiqo oohinta u qaabilsan...waana mahad salaad eedooyinkiisa....habruhu....
@sofiaa1635
@sofiaa1635 2 жыл бұрын
😁😁😁😁😁 eedooyin mafia group miyaa
@ahmedshmuse2411
@ahmedshmuse2411 2 жыл бұрын
Waa laga raayey maraykanka
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Ahmed madoobe 12 sano ayuu fadhiya jubaland waxbana maqaban alla hana dhaafiyo ahmed madoobe
@abdihakimhassansaytun3365
@abdihakimhassansaytun3365 2 жыл бұрын
Caliyoow kadaa walaale kalmada ciyaal waa ciidan qaran oo ninka ugu yar waa 23 jir.
@أجملالوردة
@أجملالوردة 2 жыл бұрын
Isaga way ka yaryaryiin
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 2 жыл бұрын
Good Axmed Madoobe Hana dhaafo, Insha'Allah Allaha nadhaafiyo Axmed Masiibo, amiin yaarabi 🤲
@aishahibo8796
@aishahibo8796 2 жыл бұрын
Wax runta sheegaba teamkiina lahayaa madaxwaynuhu safarada muxuu kawada kali socodka waxan is idhi somaaliya madaxwaynuhu carabta iyo africanku kaso ibiyay 😅😅😅😅😅
@khadijaali2562
@khadijaali2562 2 жыл бұрын
Warbaahin wanaagsan
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 2 жыл бұрын
Kkkkkkk wallaahi odaygii xasan shiikh ceeb baaka raacday
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 2 жыл бұрын
Adeer wa danbeesaan Shaly maanta maaha
@dahirosman1490
@dahirosman1490 2 жыл бұрын
Waa runtii cali xaraare ninkaa Afhayenka suaasha lawayfiiyo suaalkale ayuu ka horkeena aan ahay jawabtii suaasha waliba handidaadbaa ku jirta sida uu ula hadlo
@ducaysanemohamed6627
@ducaysanemohamed6627 2 жыл бұрын
cali harare run badanaa i noolow bro
@abdullahihussein3229
@abdullahihussein3229 2 жыл бұрын
Asc xalane iyo yaassin waan idin salamayaa borthers salaan kadib waxaan rabaa inaan one question kusuaalo wlle ama adeer my question is a kanaalkii mw farmaajo ooday mw xassan miyuu kawar hayaa inuu furmay?
@ahmedshmuse2411
@ahmedshmuse2411 2 жыл бұрын
Xisaabtii hore ayaa dhamaatay, markaa lagu kululayna dawladda
@muxuboawil2257
@muxuboawil2257 2 жыл бұрын
Asc waa idinsalaamay cali iyo yaasin barnaamijka haloo bixiyo xaqiiqda siyaasada iyo arimaha qarsoon
@homeh3455
@homeh3455 2 жыл бұрын
Xasan siyaasadiisu waa siyaasad aaaaaaaaaaaaaaad u liidata
@abdinasirismail9240
@abdinasirismail9240 2 жыл бұрын
Asc cali xaraare saaxiib kadaa ciidanka dalkeena (ciyaal)saxiib aad ayaay cadawgu ujecelyihiin erayga ciyaal waad mahadsantahay
@IRIR-SAMAALE_114
@IRIR-SAMAALE_114 2 жыл бұрын
Itoobiya waa inaan ka soo ceshenaa dhulka ay naga haysato oo xuduudeenu waa Dirirdhaba iyo harar
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Dee waa qalad
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 2 жыл бұрын
Cajiib
@khadraxasanali5154
@khadraxasanali5154 2 жыл бұрын
Waa 5 islaamood oo reerkiisa ah buulashiraaa odaygu
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Soo fadhiisi . Waydii diintay haysato. That’s it. Lkn naagtani way dhaqan xunthy. Xaqiiq
@hashiofficial96
@hashiofficial96 2 жыл бұрын
Ali xarare runta ayaan ku tageraa waa nin runta sheego
@abdirahmanjabir3529
@abdirahmanjabir3529 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Saw ma fiicna furitanka barnamijka kaftanka siyasada Kaftanka siyaasada waxa ino so gudbin ali xarare & yasiin ducale oo dadihinaya barnamijka Jabir dirir Mahadsanidin
@maxamedbukhari1038
@maxamedbukhari1038 2 жыл бұрын
Caliyow anagu xisbiyo qaran isku Maan ogeyne ereyadda naga hubi adeer!!!!!!!
@suleimanissa4595
@suleimanissa4595 2 жыл бұрын
Ali waxaa ilodey hir shabeele yaa xukuma
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 жыл бұрын
Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 allow amuurah noo sahal ❤️
@fredy8321
@fredy8321 2 жыл бұрын
War Ninkii yaasiin ahaa ma stone kidney gii baa ku soolaabtay! alaha caafiyo akhyaarka!
@umarmahamedahmed9558
@umarmahamedahmed9558 2 жыл бұрын
Asc sxb cali yoow ciyaal hadhihin waa ciidan
@Aash179
@Aash179 2 жыл бұрын
Ali guudlawaba soo nin abgaala maahan hassana soo abgaalna maahan
@axmedaxmed5455
@axmedaxmed5455 2 жыл бұрын
Pm wuxuu umuuqdaa mid maqaar saar ah
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Afhayeenka kan isku sheegaya Cabdikariin cali kaar wa laangab xunoo afar qooble cuqdad qaba shir jaraaid ayuu dhagta ka maqley
@cabdiwalibinuxaaji2673
@cabdiwalibinuxaaji2673 2 жыл бұрын
Sliidaaan WA u bahanhay Malaga helaayo miyaa South Africa???
@xigaalchannel8737
@xigaalchannel8737 2 жыл бұрын
Yaasiinow maanta caajiska ku haya ma yara, maalinta ad kaftanka siyaasada ledahy sifiican usoo seexo
@badmaceyeofficial8950
@badmaceyeofficial8950 2 жыл бұрын
Salan sare cali xaraare iyo yasiin ducaale
@saleebanali2905
@saleebanali2905 2 жыл бұрын
ALI XARARE IYO SAAXIIBKII SAAKA WAXAAD KEENTEEN KAFTANKA QABYAALADA IYO EEXDA. TAKALE FARMAAJO ALLE AYAA KA KA XEEYEY UMMADA, DALKII IYO DADKII A WAA QABOOBEEN. ALLE AYAA MAHAD LEH.
@sabs3875
@sabs3875 2 жыл бұрын
Haykal maaha gii nabiga cayay aboowe
@nimcomuxumed3106
@nimcomuxumed3106 2 жыл бұрын
Waa xaqiiq in bbc laga daawshobadanyahay Tusaale anigu bbc warkeeda maba daawado waxaan daawadaa somali American TV iyo horfadhi TV
@rahmakhalif6891
@rahmakhalif6891 2 жыл бұрын
Somaliland hal qabiil ayaa land ah
@adem80663
@adem80663 2 жыл бұрын
Asc Cali iyo Yaasiin xasanada Siyaasiinta Soomaaliada u kala gar qaad
@shuaibdaacad1673
@shuaibdaacad1673 2 жыл бұрын
Kaar..waa kuleel, ama xagaar ama shido
@kaissasgaas695
@kaissasgaas695 2 жыл бұрын
Masaajid intaad dhisi lahayd isbitaal dhis.. i
@qaniqood8631
@qaniqood8631 2 жыл бұрын
Ali xaraaro ka Soo hadal 6 Safar oo safarkiiba 1 Malyan kubaxay lacagtii farmajo ka tagay safer bay Ku dhamatay .Barina ciidankaa WA bilaa musha Har ah baa la odhan . Mudo 60 gudoheed Buu maraya 6 safer !!
@siciidadam7310
@siciidadam7310 2 жыл бұрын
Maxmed abdi xaraare ma xawaadlaaa .
@fartunj4196
@fartunj4196 2 жыл бұрын
Guuleysta
@abdimaalin4317
@abdimaalin4317 2 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا جزيلا اينما كنتم في الد نيا و الا ء خرة.
@saidmohamed1675
@saidmohamed1675 2 жыл бұрын
Hadii magaca laga badalayo barnaamjika haloo bixiyo iga daba gee Waayo waa xaqiiq waxa laguso bandhigo
@farhiya66
@farhiya66 2 жыл бұрын
Dowladaan cusub waxa hogaminaya niman aan siyaasiyiin ahayn. Classified informations dhamaa public ayey ka dhigaan marka meshan qeyr kama so socdo
@abdiabdi8138
@abdiabdi8138 2 жыл бұрын
Yasin saaxiib marka aad Studio soo galaysid please shaati ku la’eg soo qaado waa iga talo
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Tarikh dad dhan bay rabta inay aasto
@gashanlexandule5849
@gashanlexandule5849 2 жыл бұрын
Mr. Yaasiin mee qosolkii aad caanka ku ahayd
@khaddarmohammedhassan8178
@khaddarmohammedhassan8178 2 жыл бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته yaasiinoow baryahanbmaxaa kaa siya Gym tag waxaan adkaynayaa hadalka walaalaka amat allahiga horeeye salaadana sunayaasha raaci oo badi
@sahraomar6872
@sahraomar6872 2 жыл бұрын
Baafin dafkii geela ilaalin jiray waa in dib ay ugu laabtaan dalkii waayo geeli baa idibka soo daba guuray marka geel la aan si aysan geeleeni marqnkan iyo yurub ula wareegin plzz dib u laabta
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Kaftanka siyaasada ayaa ka bulsho badan BBC Soomaali taas waa hubaal 💯
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 2 жыл бұрын
Qofka wa xor iyda goanka qadatey iney wax eynu diin iyo daqan uleheyn ey dax tagnato umadi doratey mexey uqabatey?
@ahmedtayyib1404
@ahmedtayyib1404 2 жыл бұрын
Caliyoow odaygii Atam oo waagii aad VOA da u shaqaynjirtay waraysanjirtay halkee ku danbeeyey?
@muparakmahad2844
@muparakmahad2844 2 жыл бұрын
First one 🤙👌 like
@sahraahmed50
@sahraahmed50 2 жыл бұрын
Masaajidka maa loo qeeybiyo sijaayad sijaayad
@yayayaya5993
@yayayaya5993 2 жыл бұрын
Ali xaraare sheeko daaroodka nagadaa ma waxaad leedahay xisbigeeda ayey diinta ka raacaysaa waad soo badheedhay maalmaha TV ga qabyaalada ka daaya
@daudabdulle4450
@daudabdulle4450 2 жыл бұрын
Asc Dhamn S. A. Tv 📺 Salan Waxaa wadaa Talo Halkan waxaan Codsanayaa Dhamaan Siyaasinta Somali Iyo Dhmn Madaxda Dhalka Siiba Xasan Shikh In uu lasocda Si uu wax oga barto Hadda wado Somali Amerikan Tv
@mohammedabdul5923
@mohammedabdul5923 2 жыл бұрын
Afayeenka madaxtoyida wa ikaar mah Kaar
@jaamacmaxamed4741
@jaamacmaxamed4741 2 жыл бұрын
Kawaran c/rashiid duqa iyo kan
@foowsidirir
@foowsidirir 2 жыл бұрын
Af hayeenkaasi waa ku daayey 😂😂😂
@cabdiwalibinuxaaji2673
@cabdiwalibinuxaaji2673 2 жыл бұрын
Deg Deg ilhaan cumar oo xabsiga lo taxabay Ayuu ahaa cinwaan aad malin ka hor aad ka hadshay? Marka is waafaji arintaan aad ka hadleso iyo cinwaankaas?
@nuurabdulealasow1616
@nuurabdulealasow1616 2 жыл бұрын
Axmed madoobe yar kkkk
@abdiweligayre7332
@abdiweligayre7332 2 жыл бұрын
Waa qosole ali kamajwaabin su aashi yaasin ee ticktok, oo ali keebaad tahay
@ayubhassan9563
@ayubhassan9563 2 жыл бұрын
Magaca amaa haykal u badashaa
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 2 жыл бұрын
Hassan sheekh sida u u socdo marka la eego iyo kuwii ka horeeyayba waxay muujinaysaa in Soomaaliya kii yimaadaba god kusii ridayo wadankan Soomaaliya haloo taliyo oo Afar dawladood oo yaryar haloo kala jaro oo ah very dimocracy madaxweyne kasta 1jeer la doorto oo aanu dib uso noqon, State Daarood, State Raxanweyn and Hawiye state and Samaroon and isaaq and Gabooye together state,
@daudabdulle4450
@daudabdulle4450 2 жыл бұрын
Waa tan swaydiyay Su aasha waayo Ciidanka 20 qof Ayaa dhalay aaway Dadka
@ahmedhassan-yb6gy
@ahmedhassan-yb6gy 2 жыл бұрын
War maxaa ku daba dhigay Hassan shiiq
@ODEYTUURLEH
@ODEYTUURLEH 2 жыл бұрын
Toloow soma aheen in ad 100 maalmood lasiiyo ADKEESTA REER FULUYAAL MESHAN HAWIYE POWER A YAALO
@jiidhe1970
@jiidhe1970 2 жыл бұрын
Caliyow Saxiibka caloosha iskarid dheh
@ahmedhassan-yb6gy
@ahmedhassan-yb6gy 2 жыл бұрын
CBBDA QARSOON ALI HARARE RUUFIYAAN
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Waad salamantiin asxaabta qaaligaa Tiktok baad soo kordhiday Ilhaana si farsamaysan ayaad uga fakisay dadkii Ku dhaganaa Lkn xildhibanada xusbigeedu meesha may wada mareen qaar badan ayaa guryahooda Iska joogay
Xogta Qorshaha Rasmiga ah ee Trump iyo dadka muhaajiriinta ah
18:04
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 2,4 М.
Kaftanka Siyaasada 315-aad  oo xiisa gaar ah leh
49:03
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 87 М.
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15
They Chose Kindness Over Abuse in Their Team #shorts
00:20
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 10 МЛН
Kaftanka Siyaasada 375 oo aad u xiisa badan.
44:51
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 53 М.
Kaftanka Siyaasada 538 oo aad u xiisa badan
27:36
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 34 М.
Kaftanka Siyaasada 321-aad oo xiisa gaar ah leh
40:28
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 80 М.
Kaftanka Siyaasada 371 oo aad u xiisa badan.
40:57
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 55 М.
Cabsida Somalida Maraykanka in Trump uu musaafuriyo oo bilaabantay
15:49
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 29 М.
Ebya Gravity ne Sheebah bibi 😃👌
1:03:40
Kasuku Live
Рет қаралды 6 М.
Kaftanka Siyaasada 210 "Puntland, Somaliland iyo Dowlanda Federaalka
47:11
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 57 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:52:00
Каха и лужа  #непосредственнокаха
00:15