Cabdiraxmaan Shakuur waa Raila Odinga of Somalia 😊
@xasandeeq1743Ай бұрын
Kuli hunguri ayaa noqoteen
@KayseHuriyeАй бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤
@gellegaab8735Ай бұрын
Waa maxay tubooyinka xerma ee haweenka
@FarhiaismailMohamud-z4yАй бұрын
Bacda xolaha cunayo xolaha dileysa berka u farisan kenya mamnuc waye bacda
@nrx8684Ай бұрын
Catoosh yare gabdhihii garaacay mala soo qabtay? Qabiilada laan-dheerayaasha xad gudubka jooji please si wadanku u dago!
@yasinshuceyb397Ай бұрын
Bacda uma rona Deganka xayawanada dhirta xolaha bilcda Lkn Mudoyinkan danbe waxa bilawantay in Shaqsiyad la siyo mashruuc Qab naasnujin ah $30 ba layga qaday oo ah in aad bulshada u shaqeyn karto baris dhiig anago badan team Restaurant aha okay Kaar aya la idin sina aya nala dhay ilaa hadana nalama siin markad weydisana waxa lagu dhaha Mashurca wu istagay...? Taaso kale so mahan in Qorshuba aha Naasnujin shaqsiyad logu tala galay Bal isku dhufo 16 Qof oo shaqala ah min $30 so mahan $ 480 CAJIIB 😮
@WarsanOsmaanАй бұрын
Dad dhigista ma lacag baa leeyska rabaa mise
@abdulgaadirahmed9219Ай бұрын
Kow kow kow 1 hhhhhhhh 🤝✅️✅️✍️✍️
@maxamednuur649Ай бұрын
Isdiiwan gelinta lacakta meeqa waaye ofkii
@osmanahmed9780Ай бұрын
Bulsho i fahma kkkkkk😂😂 kow kow hadana kow kow
@ciidamada-hiiraanАй бұрын
itoobiya iyo Al shabab kuwe somali u daran?
@rafiq5722Ай бұрын
Waa isku mid
@nrx8684Ай бұрын
Mayorka Muqdisho hala badalo please shaqada wuuku fashilmay
@rafiq5722Ай бұрын
Muungaab halagu bedelo asiga Nin rag ehee
@nrx8684Ай бұрын
@@rafiq5722 war Madaale xataa waa nin rag ah laakiin shaqaduu ku fashilmay
Daacish waa joholada ugu weyn xataa alshabab aa ka cabsado kuwaas. waa in ayaga iyo alshabab wadanka laga tir tiro, both of them are evil. Wexeey u egyihii koox loo abuuray in diibta islmka lagu xumeey.