Katashada Cadaawahoo Isku Tiirsanaada - Hees Wadani Hobolada Waaberi (Magool iyo Hibo Nuuraa)

  Рет қаралды 253,225

Ik Hajji

Ik Hajji

6 жыл бұрын

Katashada Cadaawahoo Isku Tiirsanaada - Hees Wadani 1971
Hobolada Waaberi
Ereyadii Abwaan Col. Maxamuud Cismaan (Fooldhuub ama Chief) Riwayadii Darxumiyo nin diiddan dagaal baa u dhaxeeya 1966

Пікірлер: 163
@djibdja154
@djibdja154 6 ай бұрын
Who watching 2024
@user-ti5hn8ls1i
@user-ti5hn8ls1i 7 күн бұрын
Me 3/july /2024
@BukhaariShaahmacabe
@BukhaariShaahmacabe 5 ай бұрын
Hestan inaan dhagaysto 2024 waxa igu kalifa xalada somalia ku jidho😢
@NafizaAliNafizaAli
@NafizaAliNafizaAli 10 күн бұрын
1luulyo2024🇸🇴 allow wadankena nabd noga dhig dowlad cadil ahna nasii yaa rabi🤲😢
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 6 ай бұрын
Heestan waxaa igu kalifay badeena uu madaxwaynahaygu siisay Ethoipa marna ma ogolin dhimasho ayaanu ka xignaa , waana midii midayn lahayd somaali hadaanu reer sland nahay somaaliya iyo ethpia wxa na xiga somaalida walaalaha aanu nahay wx kastoon isku hayno wxaanu isku nahaa ka wayn .❤❤❤
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 ай бұрын
Ma samaroon baad tahy mise g36😂
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 2 ай бұрын
@@Hamsa1263 mayee Nin habar awal oo Sacad muuse ah ayaan ahay
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 ай бұрын
@@hamzehusein5697 Ethiopia rasaas iyo dhaqaale ayaan ku qabaa Halka hubkii Somalia ay siiyeen Turkey, Italy, America, IWM ee lugu yidhi Al shabab kula dagaalama ay daarood iigu soo dhiibeen dhulka Ethiopia laga kireeyeyna waa dhulkayga Somalia iyo Somaliland inay mid noqotana dhimasho ka xigaa Adna anigoo Ciise Muuse ah baa ku khaarajinaya hadad afaaraha ka bixi weydo
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 2 ай бұрын
@@Hamsa1263 Ma anoo Nin Sacad muuse ah baad i leedahay waan ku khaarijin inaader neefyohow wlahi maydkaygaanad ku dhicin
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 ай бұрын
@@hamzehusein5697 dadka leh yaan Ethiopia dekad la siin waa dad daarood ah ama u baqayaa oo is leh hub ayaa laga soo dejin h.awal iyo h.jeclo waa lugu wareejin Markaa Adigu ma daarood baad la jirtaa mise hadii la xasuuqo waad u naxaysaa jawaab taadu haday tahay Haa qof kaleba intaanu ku soo gaadhin aniga kaa laasanaya
@jamamoh4649
@jamamoh4649 3 жыл бұрын
Heestan waxaan ku xasuusta ilaahay amarkii Radio diniiq ee laaascaanood magala madax G.soool
@cabdisamadgalbeedi
@cabdisamadgalbeedi 2 ай бұрын
Heestan waxa sameeyey alle ha u naxariistee abwaan xassan sh.muumin
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 9 күн бұрын
@@cabdisamadgalbeedi abwaan fooldhuub sameeyay orod eeg qoraalka hoose
@shirwacdoonyaale
@shirwacdoonyaale Жыл бұрын
Heesta waxa sameeyay Ina adeerkay alle haw naxariistii col maxamuud cismaan fooldhub nin jecel soomalinimada bu ahaa allow unaxariiso aamiin
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 11 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto waa runtaa laakiin dadka qaar baan aqoon abwaanka oo heestay maqlaanba ama hadraawi baa sameeyey ama cabdiqays ama xasan shiikh muumin runtii ma xaqiraayo cabdiqays iyo hadraawi iyo xasan shiikh muumin laakiin waa in runta Laga sheegaa suugaanta
@abdimuse7911
@abdimuse7911 8 ай бұрын
heesta abwaan xasan sheekh muumin aun baa leh, iska hubi malaha mid kalaad ku qaldeysaaye.......
@mohamedmohamud3432
@mohamedmohamud3432 8 ай бұрын
@@abdimuse7911 hibo nuura.way nooshahay ha la weydiiyo ninkan dhawr qof sheegeen fooldhuub waa dhawayd ayuu dhintay markaa taariikhdiisa ayaa Laga waramayey waxaa Laga sheekaynayey inta heesood ee uu sameeyey markaa heestana way kujirtay
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 9 күн бұрын
​@@abdimuse7911 abwan folldhuub allah ha u naxriisto sameeyay yaa ku waalay
@munira005
@munira005 3 жыл бұрын
Allow sharafteenii I yo iskuduubnimadeenii ((Aamiin Yaa Rabi))
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 жыл бұрын
Amiin 🙏
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Inta 4.5 wax lagu qeebsanayo oo qabiil walba leyahay dowlada kama dhex muqano waxba hagaagimayaan meesha muraayad baaa loo hestaa
@ikhajji
@ikhajji 9 ай бұрын
Amiin
@ibrahimamin7598
@ibrahimamin7598 3 жыл бұрын
Wadani at it is best. Fadlan sax heesta waxaa curiyay Abwaan Xasan Sh Muumin Allah ha u naxariisto.
@drsilentofficial8414
@drsilentofficial8414 2 жыл бұрын
My wll hestan waxa iska leh abawan maxamud cusumaan fooldhub (abawan jiif) ilahy hawnaxaristo maha inad qof xaqisa siso ama and qariso ado sikle u eegya thanks wll
@sayidka6911
@sayidka6911 2 жыл бұрын
@@drsilentofficial8414 laakiin fooldhuub soo heegan maaheyn, waxa heesayaahi waa waabariye.
@m-deeq6043
@m-deeq6043 2 ай бұрын
​Qofka alifay heesta iyo qofka qaadaya qasab ma ahan wll in ay isku mid noqdaan​@@sayidka6911
@Somalia5
@Somalia5 2 ай бұрын
❤❤❤ Hiba Nuuuuuuuuura Allow cimri dheer iyo caafimaad sii🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Tumaatidda dhexdeeniyo Intaad waranka tuurtaan Ka tashada cadaawahoo Isku tiirsanaada. Waxaadba moodaa waanada heestani inay iminka taagan tahay. Cajiib.
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@kanyoninja2720 Waa hadashoo si fiican baad u dhigtay, laakiin Anigu Odey baan ahee, dhalinta ha lagux wacyigeliyo arrimahaad ka hadashay adeer. Aad baad u mahadsantahay. Guul iyo Gobanimo.
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
@@axmed_deeq adeer mcaan Eebe Janno hakugu abaal mariyo, waanku farxay sidaad iigu soo jawaabtay OO aad ii qadarisay. Balse waxaa lama huraan ah dhalinta in ay u baahan yihiin qof waayo arag ah. Waxaan jeclaan lahaa in aad talooyin naga siiso caqabadaha na hortaagan.
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
@@kanyoninja2720 Ducadaa Alle nahoo aqbalo. Aseerow.Arrimahaa Waa.laygu dhaamaa. Laakiin hadaad I weydiisay. Qabiil waa kan u xun ee hala joojoo. Labaad noqo qof Mas,uula oo daacada jecelna diintiisa, dadkiisa Soomaaliyeed iyo Dalkiisaba. Mahadsanid Adeer.
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Haa indeed sxb subxabalah
@tiktokvideosofficial3097
@tiktokvideosofficial3097 3 жыл бұрын
Heestan waxa ku xasuusta anigo yar aya haben laga so daayay honafrica haben kas waxa guba naayay suuqa weyn ee bakaaraha calool xumo aya daremaye ma seexan 😟😟 Ilahay hanaga qabto dhibka 🧐🙁🙁
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 жыл бұрын
Amiin 🙏
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Caqli wax lagu garto ma heyno ,sikastoo wax noolagu sheekey wali ma is badalin😑
@kckofirow6473
@kckofirow6473 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 wlhi waan iska ooynaayaa ka warama 😭😭
@mohamedsaed5524
@mohamedsaed5524 2 жыл бұрын
Waa eraydii abwaan mohamud cismaam fooldhuub (jiifk) Ilaahay how naxariisto
@DarajopoY
@DarajopoY 2 ай бұрын
Katashadaa cadaawuhuu isu tiirsanaada 20 / April / 2024👀🙆‍♂️🫀🫶🩸♥️
@maryancabdala-vg3gm
@maryancabdala-vg3gm 21 күн бұрын
Heesta maxa laysugu haysta heesta abwan fool dhuub ba laha 🤔 hesaha wadaniga isaga qori jiray badana 💯 allah yarxama🤲
@Ahmett_ade
@Ahmett_ade 9 күн бұрын
Haa somalidan way waalatay
@abdullahimohamed9706
@abdullahimohamed9706 3 жыл бұрын
Hibo(nuuro) iyo habaladi Waaberi kheyr badan. Gumeystihi hadda dhexdanada ayuu galay.
@ugaaskaramo7555
@ugaaskaramo7555 3 жыл бұрын
Alle Hownaxaristo Adeer mohamuud Cisman oo Erayadah lahaaaa 😪😪😪😪
@drsilentofficial8414
@drsilentofficial8414 2 жыл бұрын
Guuul zxb wa inan qorna tarikhda
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Walal mahamuud cismaan beeshee ayuu ka soo jeedaana
@deeqajama6313
@deeqajama6313 2 жыл бұрын
@@ibraahimmohaned7176 lol haduu noqon waayo qabiilkaada talow ma Nici laheed?
@badrigass4135
@badrigass4135 10 ай бұрын
Heeska waxan Ibarey Saxiibkey, Cabdirahmaan Maxamuud Cali (Jacjacle) 10 sano Nolol iyo Geeri Midna Lama Hayo Wiilkaas Allah Soo dhaweeyo Haduu noolyahey Waxa Aragti ugu dambaysey Isagoo Jigjiga kasii baxiya TAHRIIB. Ahaan
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
Allow no hormari dawladayada somalia from alshabab🏴🥺🖐🏼
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 жыл бұрын
Taag la’aani waa cudur tows iyo xanuun leh. Kuwa lagu tuntaa baan iga taga awoodine. Ka tashada cadaawahoo isku tiirsanaadaa.
@nuurkeyhaji
@nuurkeyhaji 2 жыл бұрын
Katashadaa cadaawuhuu isku tiirsanaadaa waxaan dareemaa ineey wax iga maqan yihiin markaan maqlo.Somaliyee hurda noo matoosna xiliga toorashada dalka aan lahubin ayaan daawanayaa 4 Oct 2021 markale soo laabtay
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Aaax waa kula qabaa fikradas subxanalah alow soomalida cadawgeda kaqabo yaa alah
@maxamuudyare1902
@maxamuudyare1902 9 ай бұрын
Waa saa sheegtay wll
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto intii inaga geeriyootey oo ay.ugu horeyso xaliimo Khaliif oo halkas iiga muuqata . Waxaan kaleeto halkan ka.salaamayaa ugana mahadcelinayaa.fanaanada soomaliyed ee codka baxan hibbo maxamed hibbo nuur a
@munacawil3312
@munacawil3312 6 ай бұрын
Tumaatida dhexdeeniyo intaan waranka tuur taan Ka tashada cadaawahoo isu tiir Sanaada Somaliyeey 😭😭🙏🏽🩸🇸🇴💪🏽
@abdimuse7911
@abdimuse7911 8 ай бұрын
Errayadii Abwaan Xasan sheekh Muumin aun, Codkii Hibo Nuura,,, Iyo Hobaladii Waaberi Oo Jiibineysa ....
@Mukhtardahir265
@Mukhtardahir265 2 ай бұрын
Ereryadii fool weeye iska sax
@xasansubagle3586
@xasansubagle3586 7 күн бұрын
Hibo nuura sheegtay ciddi sameysay iyo ciddi laxanka saartayba ee moromaha iska daaya dhallinyarow
@samatarmahamed6846
@samatarmahamed6846 4 жыл бұрын
Raglani waa cudur sawd iyo xanuunbleh kwa lagu tunbaa igataga awoodine😓😓
@imaanyusuf2652
@imaanyusuf2652 4 жыл бұрын
saas maha walal wa sidan heesta xarafka "T" bay ku dhisantahay: Taag la'aani waa cudur Taws iyo xanuun leh Kuwo lagu tuntaabaa Iga taga awoodine.
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
Taag/Awood/Tamar La"aani Waa Cudur Toows/Hurgumo/Jug Qarsoon iyo Xanuun leh, Kuwa Lagu Tuntaabaan Iga Tega Awoodinee, Katashada Cadaawahoo, Isku Tiirsanaada. ETHIOPIA IYO KENYA MAA DHULKAAGA XOOG KU IMAN LAHEYD ADOON AWOODIN XITAA IGA TEGA INAAD DHAHDO. Soow Matihid. Kuwa Lagu tunteen iga Tega AWOODIN..
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Somali midnimo Iyo Guul wacan
@maxamuudyare1902
@maxamuudyare1902 9 ай бұрын
Midnimo wll
@Maryanomar-nc9fm
@Maryanomar-nc9fm Жыл бұрын
From tiktok 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️
@moukhtarali8540
@moukhtarali8540 3 жыл бұрын
Nice song edo hibo
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Best song hibo sharaf
@intisaam______dimound1515
@intisaam______dimound1515 Жыл бұрын
Somaliyey man midowno qabil iskadeno😭😭
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z Жыл бұрын
Ragla'aani waa cudur toos iyo xanuun leh👌 waa Gablan dalkeena☹️
@XanafQalbi
@XanafQalbi Жыл бұрын
Heestu xarafka "T" bay ku dhisantahay marka sidaa ufahan walal Taag la’aani waa cudur tows iyo xanuun leh. Kuwa lagu tuntaa baan iga taga awoodine. Ka tashada cadaawahoo isku tiirsanaadaa.
@ilyaasjawaase9720
@ilyaasjawaase9720 5 жыл бұрын
Heestii heesaha iga dheh
@abdihakimhussein9153
@abdihakimhussein9153 6 ай бұрын
04.01.2024. Caawa Heestan macno weyn samaanaysa kadib marki badi soomaaliyeed xabashi larabo In la siiyo 😢.. there’s better days ahead.
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 ай бұрын
Badii soomaliyeed waa tee😂
@kingpower6909
@kingpower6909 3 ай бұрын
28/march/2024 khamiis 2:47daqiiqo 😢😢😢😢😢😢
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Wlhy waad qiiroonay halka aynu kasoo noqonay😢
@abdifatah3820
@abdifatah3820 4 жыл бұрын
Hadan isku tiiirsanan lhyn dhipka mnta an la daaala dhacayno nama soo gareeen Rabi qulubtena haisku soo dumo oobogena burcad rbi hka yelp
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 жыл бұрын
Amiin 🙏
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@abdifatah3820
@abdifatah3820 3 жыл бұрын
Kinyo ninja inbox mi there on whsup zxb we will talk much 0722928439 ur breath of a fresh air.
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
@@abdifatah3820 sxb furaha magaranayo ee isoo qabo adi +460793325680
@ikhajji
@ikhajji 3 жыл бұрын
@kanyo, Nambarka abdifatah oo furaha wato waa +254722928439
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Waalagabadiyaaa qibrad lagahelaa horumaraaa.iyaaaa
@xasanaxmed8688
@xasanaxmed8688 2 жыл бұрын
Guul somalia alha isku keeno umada somaliyeed
@hassandhuhulow8347
@hassandhuhulow8347 6 ай бұрын
Aad aan igu xumahay in 2024 itoobiyo bad naga qaadyo, anagoo isku maqan 😢 wax magarato soomali
@abdirizaqistiila2410
@abdirizaqistiila2410 3 жыл бұрын
Codkaani waa Hibo Nuura Jiibtuna waa yaa kaleeeee....Waabberi lee dheh..
@argaanclaahi9900
@argaanclaahi9900 3 жыл бұрын
Waa dhan heesa haase
@drsilentofficial8414
@drsilentofficial8414 2 жыл бұрын
Guuul somaliya ilahy dadka hysku keeno 💪💪💪
@mahdicabdidirir5527
@mahdicabdidirir5527 2 жыл бұрын
Waaw Masha allah
@apdiaziizileeye4739
@apdiaziizileeye4739 5 ай бұрын
cAwa oo haben jimce sii baxayo 19 January 2024
@hoobalkiicaankaahaa8636
@hoobalkiicaankaahaa8636 10 ай бұрын
Abwaan muxumed amiin 1969
@fatimafarah8189
@fatimafarah8189 2 жыл бұрын
Cadaawahee katashanaa, anagaa cadawe isku ahe
@user-ti5hn8ls1i
@user-ti5hn8ls1i 7 күн бұрын
ayadaawanaya July 2024
@yassinadan1455
@yassinadan1455 6 ай бұрын
Heestan waxaa midhaheeda leh allh how naxariisto xuseen awfaarax
@jamisa3668
@jamisa3668 3 жыл бұрын
Waxaan waddankii kusoo arkay lama sheegi karo. Qof walba wuxuu falankeeda galay siduu dalka iyo dadka u luggoyn lahaa. Cun oo dhac maxaa kaa galay. Dadkeena way waasheen laakiin isma oga. Quraan saar baan u baahanahay in nala saaraa yaase nagu aqrinaaya ileeyn qof fiyoow waa inuu kugu aqriyaa.
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
@Cazzaam
@Cazzaam 2 жыл бұрын
22 November 2021 ✌️
@burhaanxassan9867
@burhaanxassan9867 2 жыл бұрын
Somaalidii.hore.tan.maanta.aha.
@Luunamahamed
@Luunamahamed 5 ай бұрын
8:36 14 /1/2024 Maalin nimo isniin ah😢😢
@CqaaraSuleiman-qx2zd
@CqaaraSuleiman-qx2zd 11 ай бұрын
hestani waxy qulubta somaliyeed soo jiidatay dagaalkii 1977 dagalkuna waxa uu bilabmay 23 7 1977
@qadafinuur
@qadafinuur 2 жыл бұрын
2022
@ahmedmohamedabdelfattah2952
@ahmedmohamedabdelfattah2952 Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰😇
@alish4374
@alish4374 11 ай бұрын
Inta nimaantalinjirin uutalinayo sharaf iyo iskutiirsanaan cirkee noojirta!!
@kingckchannel7489
@kingckchannel7489 Жыл бұрын
Isku tiiesanadaa
@yoonisnuur5103
@yoonisnuur5103 3 жыл бұрын
7/feb/2021
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 жыл бұрын
Masha Allaah 🇸🇴✌️
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Aaaaakhirada.yareeycaday
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
Shafe
@RammadTV
@RammadTV 3 жыл бұрын
Isku tiirsanaaada
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 3 жыл бұрын
Insha Allaah 🙏
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 11 ай бұрын
Wadanimo qiima badanaa
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Somalia Hanoolaato
@mahadmahmoud6117
@mahadmahmoud6117 5 жыл бұрын
Ka tashada cadaawuhu isku tiirsanaada axyaa wadi
@mukhtarali4355
@mukhtarali4355 4 жыл бұрын
Ah
@mohamedibraahim5513
@mohamedibraahim5513 4 жыл бұрын
Waxaasaa heesa hibo nuura waayo waayo
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 2 жыл бұрын
21 septembre 21
@xasanmaxamed1027
@xasanmaxamed1027 Жыл бұрын
Nio heeska waxaa qaada y magool maaha ee wa hiba nuura. Marka madama ad wax soo bandhigeesid waxaa ka fikir pro
@Hamsa1263
@Hamsa1263 2 ай бұрын
Somaliland ❤
@amiinxuseen8727
@amiinxuseen8727 3 жыл бұрын
Waxa la rapaa in layna guumaysto
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 Жыл бұрын
Waxan ahay Hal-abuur soomaaliyeed oo Reer sanaag ah Gaar ahaan reer ceelbuh Waxaan layaabaa Dadka Heesaha Kusheega cid aan Lahayn maxay ka faaiidaan?!! Waxyaabaha aan Iskaga daayay Inaan Hees sameeyo ama Heesaha aan Leeyahay oo 80 dhaafay ilaahay igu ogyahay Aan Fanaaniin ugu dhiibi waayay waa In Hadhow Lasoo qorayo Hebel kalaa Leh kkk Yaab iyo amakaag War Ilaahay ka cabsada xigmadama dadka Leh Ku ixtiraama. Qof walbi abwaanka reerkiisa ah buu odhan isagaa Leh.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 Жыл бұрын
Lakiin.
@mohaqaasim7767
@mohaqaasim7767 2 жыл бұрын
Heestaan goormee la qaaday?
@burhaanxassan9867
@burhaanxassan9867 2 жыл бұрын
Puntland.guul.
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
Or eta
@cabdirisaaqxuseencabdi4124
@cabdirisaaqxuseencabdi4124 Жыл бұрын
0pp
@abdicasiisyusuf5808
@abdicasiisyusuf5808 Жыл бұрын
Waa baraarujin toosa heestani lkn somali qabiilbaa dilay
@cabdiraxmaanbuurdhaab2821
@cabdiraxmaanbuurdhaab2821 2 жыл бұрын
D
@mohamedsaed5524
@mohamedsaed5524 2 жыл бұрын
Abwaanka heestan lahaa Waxa la oran jiray mohamud cisman fooldhuub Ilahay how naxariisto
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 11 ай бұрын
Cacebook
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
Waar waxaad ii sheegtaan Abwaanka leh heestan ereyadeed Abwaanka curiyay waato?
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Abwaan Maxamuud Cismaan Fooldhuub (Chief) Riwaayadii Dar xuma Iyo nin diidan Dagaal baa u Dhexeeya 1971
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
@@ikhajji qabiilkee ka soo jeeďay walal markaa isaga iyo Abwaan siciid salah iyo abwaan sahardiid Itaa iga jahil saar Thanks wala❤
@ikhajji
@ikhajji 2 жыл бұрын
Walalo, khabilka wa laygu dhaama anigu, runti.
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
@@ikhajji walal qabiilku ceeb maha ee qabyaalada iyo kala soocaa ceebaa oo xune Nasabkoda iyo beeshy ka dhashen ayaan eegaya
@ibraahimmohaned7176
@ibraahimmohaned7176 2 жыл бұрын
@@ikhajji haad garanaysana ii sheeg hadad garabayna iska dhaaf walal
@hassanabdillahi2211
@hassanabdillahi2211 Жыл бұрын
Waxba yaan been lagu gamag siinini
@fathiab8547
@fathiab8547 4 жыл бұрын
SOOMAALI,LAND GUUL GUUL IYO GOBANIMO HEESTANI WAA SOMALI,LAND
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 4 жыл бұрын
Waxa umalena in la arko isaaq dhamantod washen melkasta waxa ku arke viva somaliland xata cashar diini ah 😁😁😁
@ahlamcadey8081
@ahlamcadey8081 4 жыл бұрын
😂😂😂😂ilahow qabyalad maskaxdena haku furin
@abdullahielyas7486
@abdullahielyas7486 4 жыл бұрын
Viva Somalia
@Fmo-xe9sd
@Fmo-xe9sd 3 жыл бұрын
@@cabdiraxman6731 waxaan jirin xayaysiinteeday ku waasheen meel madhan bay xayaysiiyaan viva somaliland bay meel walba lasoo taagan yihiin crazy people
@abdisallan
@abdisallan 3 жыл бұрын
@@Fmo-xe9sd 3 National electric baaanad arag Horta ma codaysay waligaaa Waa suaaali 🤔🤔
@hamidahaj168
@hamidahaj168 3 жыл бұрын
Haday na haysataa ka tasha cadaawahoo. Hadan ka tashan was noola talinayaa. Somaliyay tooso isku tiirsanada. 🤧🤧🤧👁👁👁
@kanyoninja2720
@kanyoninja2720 3 жыл бұрын
Dhalinyarta wa ey mideysantahay, si loo arko soqor meeshad joogto. WAANA INAAN IS ARUURSANAA WAXA CADOWGU KUSHAQEYSANAYAA WAA DADKII HORE OO NACAYB KUJIRA, ANAGOO QORI QAADANIN AYAAN WAX BADALIKARNAA HADEY TIMAADANA WA EY TIMID. FAR KALIYA FOOL MADHAQDO MICNAHA 1 MANOQONKARTO 100 MANA AHA INAAD SUGTID QOF DAACAD AH INUU KU NOQDO MADAX EE ADIGUBA KA NOQO INTAAD KANOQON KARTID OO WIXII QARAN NECEB WAX BAR AMA USHEEG WAYO HADAAD KA TAGTO ISAGA WAA KII KOW KULA DAGAALI LAHAA MARKA HORE INTAAN CADOWGIBA LAGAARIN. ISOO QABTA AAN WAX WADA QABANO IS QABTA OO WAX WADAQABTA HORUMARKA WAA INAGA ( Dhalinyarta soomaliyeed) HANA IS YASIN WAA OGAHAY IN 3 AM 2 QOF AY WAXBA KULA AHAYN WAANA SIDA UU RABO CADOWGU INAAN DULI, FAQRI IYO QAX KU NOOLANO. WALAALAHAY HAMIGAAGA KOR HA AHAADO OO AAN DIINTEEN IYO AFKA KA TAGIN. AAN WAXBILOWNO SHEEKADU BILOW LA,AAN KUMA DHAMAATO WAXAAN ARKA SOOMALIWEYN INSHA ALLAH. +46793325680
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 17 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 32 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1 МЛН
Afrikaay Hurudooy (Sleepy Africa)   Somali Anti-Colonialism Song
5:10
The Potato
Рет қаралды 1,2 МЛН
HIBO NUURA-  Katashada Cadaawahoo   Isku Tiirsanaada .
4:59
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 83 М.
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
Русалка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН