Khadiija Cabdullahi -Daleys Ahun | Hees Muruqiina Maalo

  Рет қаралды 210,768

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

11 жыл бұрын

FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
Google + - plus.google.com/u/0/

Пікірлер: 188
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Ayeeyo Rabbi haku naxariisto Soomalia dardaraan wacan waa siisay Rabbi janada fardowso haka waraabsho Ayeeyo 😭🤲🤲 dardaraankada ayeeyo weli wan kuu sameeyaa rabbi Qabriga haku nuuriyo😭 inta iga dembeso igu duceeya ayeeyo 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@Hakaar24
@Hakaar24 8 ай бұрын
Aamiin
@omaromar-jm6wt
@omaromar-jm6wt 3 жыл бұрын
Wlllhi waa hees qiiro badan anoo dugsiga sare dhiganaayo taabuurka ka qaaaday Dugsiga sheikh mohamed moalin primary and secondary school 🏫 beletweyne hiiraan Somalia 🇸🇴
@fadumomayow7659
@fadumomayow7659 2 жыл бұрын
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥺🥺🥺🥺🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋💋💋💋💋💔👈🏼
@xiinkaboy123
@xiinkaboy123 6 жыл бұрын
alaah haku naxriisto,, cawa ayaan dhagesanoy heesteda,,frome muqdisho,,,,manta aye dhimatay 15-1-2018 sunday
@axmeddaahir7978
@axmeddaahir7978 9 жыл бұрын
maama khadiijo waa qof wadaniyadda ay ku dheer tahay runtiina ah qof shaqsiyad fiican oo soomaali oo dhan ay wada jeceshahay nooloow maama
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
Allayarxam Daleeys Midnimaa Aduunyadu Laguwada Masoobaa, Haduu Maanka (Caqliga) Laban Yahay Dadku Mala Mayeesheen, Midigtuba Maciin Maleh Haday Bidixdu Maqan Tahay Waa Labo Mataano Howshu Maamulaayo , Muruqiina Maaloow , Dhulka Miro Ku Beero ( Guubaabo Wanaagsan Waana Siisay Daleeys Allyarxam )
@maxamedcismaan6389
@maxamedcismaan6389 5 жыл бұрын
amiin
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Midnima adunyada lagu wada masoba hadu manku laban yahay dadku mala ma yesho midigta macin ma leh hadey bidixda maqan tahay muruqina malo dhulka miro ku bera macdan ta dahab ka mujiya wanaga mangab ka taladisa wa maqane joge wanada ma qate wu mala maleya mahmahda dhaqan ka murtida ku shege ruxi malaqsani hadal kama macasho muruqina malo dhulka miro ku bera macdan ta dahab ka mujiya wanaga masal weye wabiyada midi dhex jifto wa madal barwaqo dunyadu mushaxdo motada la raciyo tagsi lagu marqamo muluq muluqyada suqyada macno yelan meyso muruqina malo dhulka miro ku bera macdan ta dahab ka mujiya wanaga mangab ka taladisa wa maqane joge wanada ma qate wu mala maleya mahmahda dhaqan ka murtida ku shege ruxi malaqsani hadal kama macasho muruqina malo dhulka miro ku bera macdan ta dahab ka mujiya wanaga heskan maxamed siyad xasan shiq ka awod badan xaga dowlad nimo kacanka dadka togan jiray madaxda lagu karbashi jiray iminka xasan shiq tiktok ma xiri karo
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 2 жыл бұрын
Maangaabka Taladiisu waa maqana jooge 🥰✌🏾🤦🏾‍♀️
@indhayare11
@indhayare11 3 жыл бұрын
dawladii kacaanka ee barakeysneyd wax badan ayey dalka ka qabatay oo muuqda warshadeyn,waxbarashada,caafimaadka,midnimada ,xoog dalka somaaliyeed sharadtooda meel walba ka muuwata,hobalada waaberi oo iyagana safka hore ee dawlada kacaanka ku jirey door aad u weyn ka qaatay baraarujinta iyo wacyi gelinta bulshada
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 2 жыл бұрын
Dowladaasi waxba may qaban
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
@@maxamedibraahim1355 Yaa wax ku weydiiyay? Sadar muuqda su'aal ka dhan adeer. Cunfiga meel la joog
@bahjoismael3130
@bahjoismael3130 5 жыл бұрын
Ayeydey mcn ❤️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aun
@JEEYTV
@JEEYTV 6 жыл бұрын
maanta ayay geeriyotay ee Allah haunaxariisto marxumad
@ulumahbeauty386
@ulumahbeauty386 6 жыл бұрын
STUDIO JEY ma dhimatay😭😭😭😭😭allah yarxamhaaa
@abdishakuribrahimyusuf4124
@abdishakuribrahimyusuf4124 5 жыл бұрын
amiin sxb
@abtidooncali6450
@abtidooncali6450 4 жыл бұрын
Amiib amiin
@cajaeydontcayuumonaas8354
@cajaeydontcayuumonaas8354 6 жыл бұрын
Allah ya raxma ma'am qabriga Allah kuu waasiciyo 😢
@Kaptanowharyara5083
@Kaptanowharyara5083 2 жыл бұрын
Aamiin
@nasiibabdimedia7467
@nasiibabdimedia7467 5 жыл бұрын
Allah yaa raxma 😭😭 wadani dhab ah aya eheed wallee
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Aaamiin
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 3 жыл бұрын
Heestan waxaa iiqaadi jirtay macalinkaygii afsomaliga 2010 maantana waxaan ka bely you 2021 cidii dhagaysanaysaaa like iisaaraa
@ahmedgelle5409
@ahmedgelle5409 3 жыл бұрын
Aun
10 жыл бұрын
she is the queen and will remain ro be for ever
@aliabdi2886
@aliabdi2886 8 жыл бұрын
masha'allah waa muriqiina. maaloo. Dhulka mira. kubeeroo taasaa. gaaja. looga baxaa NGO iyo UN in wax laga beyo ceeb weeyo.
@ahmedmohamedyusuf8286
@ahmedmohamedyusuf8286 8 жыл бұрын
Wow so nyc HOOYO DALEES. HOOYO WADANI AH HOOYO SOMALIYEED
@birimoismaciil8639
@birimoismaciil8639 6 жыл бұрын
allaw kuu naxariiso mama wadaniyad ah oo dadkeda iyo dalkeda iyo calankeda waxa uso qabatay
@qaaligabargedo9510
@qaaligabargedo9510 6 жыл бұрын
Axya maamo delays allaha yaaraxma raaximiin maanta ayey dhimatay waanku xasuusan doona maamo janada allaha kaawarabiyo
@mohomedxashi5286
@mohomedxashi5286 3 жыл бұрын
Midigtuba maciin maleh hadeey bidixdu maqan tahay alla ereyo.miizaan leh allow ku geey naxariistii janno ayeeyo daleys
@Ahmedmohamed-wo2fv
@Ahmedmohamed-wo2fv 7 жыл бұрын
murti waataa hadaba raga quraacda ii keen murti nooga dhigayoow, maamo dalays alle ha kuu daayo
@qaaaliqanciso7879
@qaaaliqanciso7879 6 жыл бұрын
Ax hooyo khadiijo ilaah ha unaxariisto qabriga ala ha unuuriyo kitaabkeeda midigta alaah haka siiyo
@amiinjacelow
@amiinjacelow 5 жыл бұрын
Aamiin
@muusevivo9461
@muusevivo9461 5 жыл бұрын
Rest in peace 😥
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@maalik2002
@maalik2002 6 ай бұрын
Don’t say rest in peace
@maalik2002
@maalik2002 6 ай бұрын
Say may Allah grant her Jannah Amin
@ifarahabdirahman2670
@ifarahabdirahman2670 3 жыл бұрын
Mashaalaah mashaalaah this is my favorite song allaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@ayanhashi2132
@ayanhashi2132 6 жыл бұрын
Muruqiina markaas ayaad horumar gaaraysaan Soomaalaay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Waa runta
@faaraxtaajir454
@faaraxtaajir454 2 жыл бұрын
Mootada la raaciyoo taxi 🚕 lagu mirqaamiyo muluq-muluqda suuqyadu macno yeelan maysee ilaahow kuu naxariiso Somali hees wax way ugu sheegtay
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ahmedabdishirekeyse9438
@ahmedabdishirekeyse9438 6 жыл бұрын
LEGEND daleys cimri dheer iyo cafimad ❤❤
@ambasaadordeeq2447
@ambasaadordeeq2447 3 жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto gabadhi ugu horaysay ee ka heesta koonfur 1952
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Fananad qaali wyo maamo qadiijo dales ilahy ha u naxaristo fananad qaran bay aheet. Jano fadsowsa ilahy haka warabiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@gacalhassan1588
@gacalhassan1588 2 жыл бұрын
Big respct❤ JANNAH INSHA ALLH🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@baalbaal2489
@baalbaal2489 6 жыл бұрын
Allow kuu naxariiiso
@shakaal174
@shakaal174 4 жыл бұрын
Mamadan wa dadka hore waqtigi siyaad bare jogay ahed ilahy ha u naxsristp
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@hamsahali4558
@hamsahali4558 3 жыл бұрын
Erayadii ilaahay ha U naxariistee CALI SUGULE CIGAAL (DUN CARBEED)
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@nasrinnasrin9513
@nasrinnasrin9513 6 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto ayeeyo.😢😢😢😢
@alimohamedali4442
@alimohamedali4442 4 жыл бұрын
Allha ha u naxariisto maamo qadijo qabriga allha ha u waasiciyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
aamin
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 3 жыл бұрын
Waa hees macan oo wadaniyad ku dheehantahay ee yaa lahaa ereyada tolow yaa garanaya
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 21 күн бұрын
Cali sugule cigaal(dun carbeed)
@abdowabdow8486
@abdowabdow8486 5 жыл бұрын
Allah unaxriisto amiin
@ogaanshahadunida
@ogaanshahadunida 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso Mamo ay taariikhda xusi doonto AUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 2 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxaristo mamo khadijo wadani
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Жыл бұрын
Ooh ayeeya macan ilaahow u naxariiso oo janaatul firdowsa kawaraabi waxey ahayd qof wadaniyada oo aad iyo aad u qiima badan una cod macan oo taariiq layd aduun baaban macna lahayne xasuus heestan make me emotional anoo yar baan maqli jire radio 📻 muqdisho rip mamo alaha raxma
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@GoodLucky-pm3ek
@GoodLucky-pm3ek 6 жыл бұрын
Wllhy waan xasuusta anagoo glass 4 ah ayaanu qaadi jirnay
@filsenali8300
@filsenali8300 5 жыл бұрын
Good 12 Lucky 14 Alayna rahm raahimiim
@anigawaaye5739
@anigawaaye5739 2 жыл бұрын
Hooyo macaan allaha kuu naxariisto janada allaha kugeeyo dunidaan marmar waxaa kuqabanaysa maxaa laguu keenay iyadoo qofka ugu badan 100sano noolanayo ilaahow janadaadi nagu kulmi qofkasta oo soomali ah 🇸🇴 illaahow dadkii noosoo halgamay unaxariiso annagana nooga daba naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@muneetaofficial8155
@muneetaofficial8155 4 жыл бұрын
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah yarxamhaa fil janah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@anfachassan5579
@anfachassan5579 6 жыл бұрын
Allah Yarahma 😭
@nimcohonesty4817
@nimcohonesty4817 9 жыл бұрын
Masha allaah mama
@YA-lv2xg
@YA-lv2xg 2 ай бұрын
Allaah haku naxaristoo 🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 ай бұрын
Aamin
@geeska
@geeska 9 жыл бұрын
Somali legend DALEES
@fadumoarab9660
@fadumoarab9660 8 жыл бұрын
ALLA YA CIIZA. FANANAD QARAN . NOOOLOW MAMA DALEYS .
@faimamuhammed5610
@faimamuhammed5610 8 жыл бұрын
ayeeyo Qaadijo nolow
@ahmedaarshe9105
@ahmedaarshe9105 6 жыл бұрын
Maama khadijo Allaha ku naxariisto hooyo qabrigagana rabi haku nuriyo kitabkagana midigta hakaa siiyo Ameen aamen 😭😭😭😭
@abdishakuribrahimyusuf4124
@abdishakuribrahimyusuf4124 5 жыл бұрын
amiin pro
@quruxsan287
@quruxsan287 6 жыл бұрын
Ilaaahow u naxariisto
@saladgeesood5083
@saladgeesood5083 Жыл бұрын
Alle ha unaxariisto maamo dalays Aamiin 😢😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 21 күн бұрын
Anoon heesaha dhegeysigooda jeclayn tani way isoo jiidatay waayo ma cno weyn ayay ku fadhida oo ah midnimiyo wax soo saar
@cuudidileg6875
@cuudidileg6875 6 жыл бұрын
Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo marxuumada khadiijo abdulaayi dalays
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@zuhuurkhalid7427
@zuhuurkhalid7427 7 жыл бұрын
ax fanaanad qali ah love u mamo
@ramlaali7442
@ramlaali7442 6 жыл бұрын
Ilahow ku naxariiso maamo qadiija qabrigada allow ku waasici aaamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ramla Ali Aamin
@cicfantastic6699
@cicfantastic6699 2 жыл бұрын
Hadaa ila daawaneesid 2021
@omarcammii8425
@omarcammii8425 4 жыл бұрын
mamooyin hada jooga ma laga yabaa inaay dalka saan u dhiiri giliyaa hoo iyo hiilba
@xabiiboaxmed1899
@xabiiboaxmed1899 6 жыл бұрын
Dambigaaga alle ha dhaafo
@AhmedMohamed-yb4ux
@AhmedMohamed-yb4ux 6 жыл бұрын
sory hoooyo mcn dardarn mcn aya nooga tagay alle ha ku naxristo amiiina
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
axmed gartimi Aamin
@rodamohamed7708
@rodamohamed7708 7 жыл бұрын
nolow mamo qaran weeye garanaysa somalinimadu waxay tayhay
@sahrodaali4454
@sahrodaali4454 3 жыл бұрын
Aloow kuu naxaroiso
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 6 жыл бұрын
Allahyaa raxmah
@ifkanoloshawahoyomcn7213
@ifkanoloshawahoyomcn7213 6 жыл бұрын
fanaanad aan jeclahay allaa yarxama
@zakarieshiekhfarah1817
@zakarieshiekhfarah1817 6 жыл бұрын
allaha ku naxariisto maamo khadiijo
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 5 жыл бұрын
alla anoo yariisa radioga ka maqli jiray wa jeclaa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@ducoofficial
@ducoofficial 2 жыл бұрын
Best song
@Hannad_Music
@Hannad_Music 4 жыл бұрын
Alle ha unaxriisto Ayeyo Daley's
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@cajabomaxamed4912
@cajabomaxamed4912 8 жыл бұрын
daleys fanaanad qaran
@salwacadey8066
@salwacadey8066 6 жыл бұрын
Mashalah mamo
@faizamohamed6586
@faizamohamed6586 3 жыл бұрын
Allaha unaxaristo amiin edo macan
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
Aamiin
@cabdulahidablewaaasax7377
@cabdulahidablewaaasax7377 8 жыл бұрын
cadi mahan waasa hadii run lasheegaa muruqiina maaloo taxi lagu marqaamaa micna yeelan meysee
@ilovetheboss8987
@ilovetheboss8987 6 жыл бұрын
Ilahay haku naxariisto maamo
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hees kan hadane qadin xasan dhiqo Sawir kisa isku dhejin farhia ismail waange leyma dhaho
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 2 жыл бұрын
Aun mamo daleys
@ahmedabdu5252
@ahmedabdu5252 6 жыл бұрын
R.i.p maanta ayaad hooyo naga baxday allaha ku raxmo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ahmed Abdu ilaahay ha u naxariisto. Miyey dhimatay.
@abaalimoalim9748
@abaalimoalim9748 4 жыл бұрын
Alla Ha Kuu Naxaristo Hooyo.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamiin
@hananita0097
@hananita0097 7 жыл бұрын
qadijo daleys
@deeqomohamed8125
@deeqomohamed8125 2 жыл бұрын
Alla yaaraxma
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@walioos.99aljootal2
@walioos.99aljootal2 6 жыл бұрын
Allo kuu naxariis
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@Kaptanowharyara5083
@Kaptanowharyara5083 2 жыл бұрын
Illaah ha u Naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@deeqomohamed8125
@deeqomohamed8125 2 жыл бұрын
Qabrigaaga rowdatul minriyadil janna allaha kaagadhiga hooyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@laylalul1176
@laylalul1176 6 жыл бұрын
Allaha unaxaristo mama daleys
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Layla Lul Aamin
@damaceey
@damaceey 9 жыл бұрын
Legend
@kartikazad5012
@kartikazad5012 6 жыл бұрын
Muriqiina maalo dhulka midho ki beero macdanta dahab mujiya wangaa mujiya wangaa
@baraarugchannel9998
@baraarugchannel9998 6 жыл бұрын
Allow ku naxaristo manta ayey Geeriyotay Fananadeni qaran Ee QADIJO ABDULAHI (Dalays) 15-01-2018
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Abdirahman ibrahim Aamin ilaahay ha naxariisto waxay qof wadani ah.
@munomaxud6959
@munomaxud6959 2 жыл бұрын
Alleh haunaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@iqromaxamudheybe9199
@iqromaxamudheybe9199 4 жыл бұрын
Allow ku naxariso 🤲😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ayanabdiqadir9040
@ayanabdiqadir9040 6 жыл бұрын
alle ha u nariisto jano fardowsa ha geeyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@Mohanjb51
@Mohanjb51 Жыл бұрын
Allaha kuu Naxariisto ayeeyo🤲😪
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
Yaaa garana Abwaankii sameeyey heesta Asxaabey
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 21 күн бұрын
Wuxuu ahaa cali sugule cigaal(dun carbeed)
@Zayon_17
@Zayon_17 2 жыл бұрын
hoyo khadiijo maanta manooshahay?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Maya waa dhimatay ilaahay ha u naxariisto Aamin
@malkaadunka7484
@malkaadunka7484 6 жыл бұрын
R.i.p
@artasufi3284
@artasufi3284 7 жыл бұрын
fananada qaranka
@hananita0097
@hananita0097 7 жыл бұрын
Nagtii ugu horeyse heesta dalees
@omarmohamud9803
@omarmohamud9803 21 күн бұрын
Dhina koonfurta weeywe ee woqooyi waa laga horreeyey
@abdiazizomerali2108
@abdiazizomerali2108 8 жыл бұрын
haduu maanku ladanyahay dadku male mayeesheen
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 6 жыл бұрын
Hadduu maanku laban yahay dadku malo ma yeeshee
@hodanboqor2248
@hodanboqor2248 9 жыл бұрын
subxaana kayaa cadiim ,
@shuushaali7864
@shuushaali7864 8 жыл бұрын
Cabdi good miyaa copy yeysey lol
@ibrahimnoor500
@ibrahimnoor500 7 жыл бұрын
qatar waaye
@artasufi3284
@artasufi3284 7 жыл бұрын
fananada qarankA
@qalanjoaxmed1204
@qalanjoaxmed1204 6 жыл бұрын
Allaha Unaxariisto Danbigeeda Allaha Dhaafo Ayeyo Khadijo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Qalanjo Axmed Aamin
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 2 жыл бұрын
Allaayacisak
@MohamedAhmed-vd7ss
@MohamedAhmed-vd7ss 6 жыл бұрын
RIP
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 9 МЛН
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 40 МЛН
Slow motion boy #shorts by Tsuriki Show
00:14
Tsuriki Show
Рет қаралды 9 МЛН
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 505 М.
XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO IS HELAY KAFTAN IYO QOSAL 2019
20:33
Khadiija Cabdullahi Daleys 🔥Iyo Heesta "ANIGA WEY DHIGNAAN" (DANAAKIL)
7:13
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 146 М.
Hobalada Waaberi ( Mogadisho 1987 )
5:23
Naji Productions
Рет қаралды 1,6 МЛН
TAARIIKHDII  FANKA KHADIJO ABDULAHI DALEYS WITH LIBANSHOW
27:20
LIBAN SHOW
Рет қаралды 40 М.
Khadiijo Foodey
3:54
VivaSomalia1
Рет қаралды 201 М.
DALEYS -  HEES MAAY ORIGINAL
4:11
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 93 М.
Timir Lafbaa Kujirtaa - Xasan Diiriye Faarax (Hees Wadani)
5:40
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 60 МЛН
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 70 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 155 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 552 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 730 М.