No video

XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO IS HELAY KAFTAN IYO QOSAL 2019

  Рет қаралды 85,540

Sirdoonka Caalamka

Sirdoonka Caalamka

Күн бұрын

WAA XASAN ADAN SAMATAR IYO KOOXDI WAABERI OO GURIGA QADIIJO QALNJO ISKU TIMID WAA MARYAN MURSAL QADIIJO QALANJO XALIMA TOOXOW SEYNAB CIGE QAMAR IYO QAAR KALO BADAN

Пікірлер: 58
@monaxiis7155
@monaxiis7155 5 жыл бұрын
seynab cige iga qosliisey hhhhhhhh inta ku qososhaay like isaara
@kingaxow7504
@kingaxow7504 Жыл бұрын
Habiba Hassan toxoow..my queen of somali music. You're the best female singer in my somali nation
@sn4271
@sn4271 Жыл бұрын
Ala iney dhimatay an mooti jiray aragtiteta ad an ugu farxay Mashalllah ilahey cimrigeta ha rajiye
@hamdaqurux1440
@hamdaqurux1440 3 жыл бұрын
Illahow khatumada kheyr nogu khatim aduunyo ayo maleh xassan adan uu duqobay😪😪
@Ibby_hashi
@Ibby_hashi 11 ай бұрын
Mamo Xabiibo Tooxow Said anigu Fankii uun ban ka baxay Lkn dadkayga kama dhex bixin 😩❤️ Eedo Saynab Cige boqoradii Codka Alle Cimriga Hakuu dheereeyo Eedo Adiga iyo fanaaniinta kale ba ❤️❤️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hassan Aadan Samatar Wuxuu ka mid yahay Tiirarka Uu Fanku ku Taaganyey Alle sw haw naxariisto Intii Dhimatay🤲
@shaakirmuse1666
@shaakirmuse1666 Жыл бұрын
Bari buu kamid ahaa tiirarka fanka iminka kama mid ahan isagaa ul ku tukubaya
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
@@shaakirmuse1666 😂😂😂
@abdiaziiz1486
@abdiaziiz1486 Жыл бұрын
Waaaaaaw masha allaah marayan mursal allaah ha uaqballo ducada madax weyne idmaaciil cumar geelle iyo xaas kiisa
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Old is gold nabad iyo nolol ban idiin rajaynayaa legends
@ghboy2914
@ghboy2914 3 жыл бұрын
Intii ka hartey waaberi ilaahey cimrigooda ha dheereeyo
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 3 жыл бұрын
I like all waaberi team...all long live!!.And thanks So much...Scww
@walicadefarah5598
@walicadefarah5598 3 жыл бұрын
ACWW I am CUsmaan Maxamuud Faarax who lives in City of Mogadisho my people I am happy your meeting thanks lot and I beg to over come l disaster of our Country I sent best greetings to faniin who ar in London Alaha noo aqbalo ducadiinaand flood night and good bye I was m
@abdiladifabdikarin
@abdiladifabdikarin Жыл бұрын
Mansha allah axmad waa ninka ugu hadal fiican alla mahad leh
@mohamedhaibe1819
@mohamedhaibe1819 Жыл бұрын
s
@abuukar1667
@abuukar1667 2 жыл бұрын
ILAAHAW somali isku soo celi ku qurux badanaa dadku midaw sidaa hada oo kale
@mookieibra6376
@mookieibra6376 3 жыл бұрын
Waa kuwaa fanaaniinta hadaba .
@humanityfirst6601
@humanityfirst6601 2 жыл бұрын
Waxaa layaab noqon lahayd hadii markii ay yaryaraayeen sidan oo kake xaflad u duubi lahaayeen
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤m sh allah❤dadkeygow❤❤❤frxd❤ku nolada❤
@Abdi-pl1zx
@Abdi-pl1zx 4 ай бұрын
Axmed naaji sacad AUN 😢
@moogemooge3836
@moogemooge3836 10 ай бұрын
Reer Jabuuti waa walaala heen
@fartunjibriilali4283
@fartunjibriilali4283 3 жыл бұрын
Amino amiiin
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
2:50 hhhhhh Caku maryan kulahaa fayruus hadalkii baa kaaa tira batay
@GorGor2023
@GorGor2023 Жыл бұрын
Mama Seynab Cige Way Iga Qoslisay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@aminibrahim8360
@aminibrahim8360 Жыл бұрын
Kkkkkk Walaahi reee Waqooyi ma wa imtixaan HARAWO boqorada reer awdal Somaliland
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Жыл бұрын
Qabyaalad hala loogama baahna meeshaan duluf
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Жыл бұрын
Waa weenka isugu yimid cawa halkaan
@libancalixade3855
@libancalixade3855 2 жыл бұрын
Dadkan sidaan isagu xiran walalaha ayeey qabiil qabiil ukala qaadayan
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Liibaan dadkaan qaran ayaa soo tababaray weel ayey wax ku wada cuni jireen. Waxaa soo tacbay Qarankii Soomaaliya
@abdulghanihassan3837
@abdulghanihassan3837 Жыл бұрын
Ilahay khaatumo wings iyo dembidhaaf waydiista, intaad hataatacaysaan, cirmitegay ceeblaguma sagootiyo, wakhtigiinii .
@Turjumaanka
@Turjumaanka 3 жыл бұрын
Ismaaciil cumar geeele inleen waa nin wax qabtay Runtii waa libaax Isku qabiil manihin Lkn nin aanan aqoon ayay ibareen Dadkan kala qabiil ka ah
@ZyadFaraax
@ZyadFaraax Жыл бұрын
Nûrur maaha fanaansomaliyeed waamid qabiil
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Maryan Mursal way ku qaldan tahay inay Axmad Naaje kursiga ka kiciso, isagoo ah ninkii soo barbaariyey oo fanka soo geliyey. Axmad Naaje waa aabaha fanka soomaalida gaar ahaan dhanka muusiga. Isagaa soo saaray dhammaan inta halkan fadhida iyo inta maqan oo dhan. Wuxuu istaahilay in si weyn loo qiimeeyo.
@cabdirisaaqmaxamed9396
@cabdirisaaqmaxamed9396 Жыл бұрын
Waa runtaa, aniga aad baan uga xumaaday sida ay Ustaadka ula dhaqmeen, wuxuu mudnaa in si weyn loo sharfo, meeshaas gef iyo qiima dhac baa lagu sameeyay Ustaadka.
@Hobyosultana
@Hobyosultana 9 ай бұрын
Yaagaa isku fac ah ee ka har 😂
@yasiinxasan9185
@yasiinxasan9185 Жыл бұрын
MA OGTIHIIN INUU DAWLAD SOMALIYED NECEBYAHAY OO WANAGSAN ISMACIL CUMAR GEELE
@padronedelmare1307
@padronedelmare1307 Жыл бұрын
Waa beentaa
@shaakirmuse1666
@shaakirmuse1666 Жыл бұрын
Wuu necebyahay soomaaliya oo dawlad xoog badan ka dhalato muu jecla kaasi waa inkaar qabe
@aliolow7663
@aliolow7663 4 ай бұрын
Marka adaa dowladnimo somaaliyeed jecel madaxweyne ismaaciil oo dib usoo dhisay dowladnimada somaliyeedna waa neceb yahay yaa taas kaa aqrisanaya xabashiyahaw xabashigu dhalay ee jaajuuska ahi
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Ustaadku inuu bilaabo ayay ahayd ahmed naji sacad waa mahadsanidin
@abdimagan3482
@abdimagan3482 Жыл бұрын
Reer koonfureedku ma qadariyaan Dadka waa weyn ma xishmeeyan waayo Hadalka waxa ay ahayd inuu furo Fannaankeena weyn Axmed Naaji .
@gamilasaeed3847
@gamilasaeed3847 8 ай бұрын
Maryan mursal waxan leeyahay carab adiga kuuma baahna calooshaada xiro
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Qalanjo waligeed sports ka way jeclayd kkkk ?
@saeedabdi3816
@saeedabdi3816 9 ай бұрын
Duco Cajiiba Ayaad Kadhacday
@cabdirisaaqsiciid3188
@cabdirisaaqsiciid3188 Жыл бұрын
7:47
@kingmoha9965
@kingmoha9965 Жыл бұрын
Dadka somaaliyeed han yaraa xogaa bariis ah oo lasiiyay cawoo dhan madaxwayne ku hayaan bal kwrn dadka dhiiga hu huray jabuuti macaacdaasna kama hayno
@maxamadcalidheereofficial436
@maxamadcalidheereofficial436 Жыл бұрын
Kkkkkkkk ilen fanaaniintu haldal ma taqaano
@zahrawais1148
@zahrawais1148 Жыл бұрын
Munafaqad cimaacil iyo khadra they are criminals
@HassanAli-gs2ls
@HassanAli-gs2ls Жыл бұрын
Faynuus waa qosashay hayeey adigana markaaga waa lagu qosla
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Kaasaa ugu liita la leeyahay nuur daalacay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
Jalbis Geelqaad waa runtaa sow maadan arag kkkkk😂😂😂😂 waa baraaciye 2hees oo qudha le
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
@@mohamedyare1917 walal waa biidhi qaate xun ilaa xad
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@jalbisgeelqaad984 muxuu qaatey kas nuur Daalacaygu sxb bal faahfaahi sxb Adoo mahadsan
@jalbisgeelqaad984
@jalbisgeelqaad984 2 жыл бұрын
Fanaan baanu ahayn meel walbana wuu taagan yahay
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@jalbisgeelqaad984 soo maaha sxb waa maraxle qofku
XAFLADA SOO DHOWEYNTA HIBO NUURA LONDON UK 2018
30:09
SomaliSwiss
Рет қаралды 138 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН
Now it’s my turn ! 😂🥹 @danilisboom  #tiktok #elsarca
00:20
Elsa Arca
Рет қаралды 11 МЛН
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Wareysi Abwaan sameeyay heesaha ugu caansan Barre Fidow Leento
56:54
Journalist Alasow Tube Videos
Рет қаралды 29 М.
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 509 М.
Barnaamij Hobalada Waaberi By Baafo 27 10 12
25:18
Baafo Media
Рет қаралды 234 М.
Xasan Aadan samater -Weerarow dooyow -by Ahmed idaawaqaca.flv
9:54
Ahmed Abdulle
Рет қаралды 216 М.
Qamar cabdullaahi harawo
22:02
Somali skytv 24
Рет қаралды 60 М.
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 33 МЛН