XASUUSTII AUN KHADIIJA CABDILAAHI DALEYS & HEESTII " HAABAHINE HOO LIVE XAFLADII SANADKA 1989/90

  Рет қаралды 25,392

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

XASUUSTII AUN KHADIIJA CABDILAAHI DALEYS & HEESTII " HAABAHINE HOO LIVE XAFLADII SANADKA 1989/90
WAXAA DAADIHINAAYA BARNAAMIJKA
AUN WARIYE AXMED XASSAN CAWKE, SANADKA BARNAAMIJKAN LA QABTEY WAXA UU AHAA 1989/90
DAAWASHO WANAAGSAN

Пікірлер: 23
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Alle hawnaxaristo dhamaan dadkii inaga dhintay. Aamiin. Habeenkaa waa fadhiyey xafladaa oo lagu qabanayey berkedii dabaasha korkeeda ee Hotel Jubba. Allow wakhti ma ahaa. Mahadsanid SM&C
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Habeenkaas marna maku fikirtay in reer hargaysa kala badh dhulka kala jaray intiikalena dhaawac iyo gasho geedaha hawdka daad sanaayeen iyagoo intoida badan geeri ku timid dadkay jeclaayeen laakiin vagga oo Somalia nala araktay wixii nagu dhacay kad oon dhamaad lahaynaran
@samsamadam9641
@samsamadam9641 Жыл бұрын
Sideey u xamaasadeyso oo u kululeed actions kaada jeclaa is so fantastic inkastoo aanan adult wax badan aanan ku daawan laakiin eedo may may baad nagu badisay dalays iyo wariye cawke ilaahow uwada naxariiso rabiyow
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Ilahow u naxariiso mamo daleeys iyo coke daad fiican beeyahayeen runti
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mahamuddahir3830
@mahamuddahir3830 2 жыл бұрын
ALLAAH bari awliyada baryo malahee haku kuggoin kuwaasi waxba kuma Tari karaanee
@mahadow1
@mahadow1 2 жыл бұрын
“OOWLIYO” lama baryo maama khadija!
@Mohamedibrahim-fi4cp
@Mohamedibrahim-fi4cp 2 жыл бұрын
alaah unaxariisto waa heestii uga horeyday ey qaaday radio moqdishi ayeyna ku qadaday sanadkii 1952 kadib markay maqleen dadka maxaa kudhcay dalees kkk waxaa layiri wey gaalowday waxaa iiga waramy hoyadey macaan qadiijo saxb ahayen
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Waligey ma aan maqlin ben badanidaa
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Marxumadu waxeey aheeyd qadiriyada
@jaallebulsho3367
@jaallebulsho3367 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxaristo mamo khadijo wadani
@nasro7666
@nasro7666 2 жыл бұрын
Xasuus habenks wan firsanay tv qaranka
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
WAAW QURUXDAA IDISHAY WADAN KEENU LAA MAANTANA MAYDKENA YAXAASKU CUNAYAA
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 5 жыл бұрын
Ilaahey waxaan ka baryayaa oo awliyada ka baryayaa kute Daleys. Alaha u naxriisto
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin
@shakurmahamedshakurmahamed4760
@shakurmahamedshakurmahamed4760 5 жыл бұрын
barmamijika ad ayan uxiseynayaa xasuus iyo wayo wayo ad ayad umahad santy walalken nosodiyariyay lkn kuli kaso dhig hada way nagu kala gu shekada
@maryandacaad7985
@maryandacaad7985 5 жыл бұрын
Allow U danbidhaaf
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab walaal
@maxamedibrahim9469
@maxamedibrahim9469 5 жыл бұрын
habaraneey waan araagnaay
Khadija Abdullahi Daleys receives the Somali Museum Legend Award
13:15
The Somali Museum
Рет қаралды 513 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
1 сквиш тебе или 2 другому? 😌 #шортс #виола
00:36
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
Сюрприз для Златы на день рождения
00:10
Victoria Portfolio
Рет қаралды 2,3 МЛН
KULANKII WAABARI IYO LIBAN SHOW
19:30
LIBAN SHOW
Рет қаралды 27 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 31 М.
MURUQIINA MAALOO. LEGEND KHADIIJO CABDULAAHI  - DALEYS
4:59
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 71 М.
Xasan Aadan Samatar "Daleys waa hooyadii fankeega"
4:52
radiowehelmedia
Рет қаралды 177 М.
Khadiija Cabdullahi Daleys 🔥Iyo Heesta "ANIGA WEY DHIGNAAN" (DANAAKIL)
7:13
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 150 М.
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.