Khadra Daahir Ahun & Cabdiqaadir Bagaag Ahun | Heesta Gabaldaye Kaban

  Рет қаралды 70,020

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

2 жыл бұрын

#caweyskadalmar #qarami #dhaanto
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 24
@ahmedsadak2
@ahmedsadak2 24 күн бұрын
Hestan waxey ka mid tahay heesaha xasusta goniga igu leh xili an aniga iyo yar sxbkeyga abdiweli mohmed hassan la dhaho. Hestan iyo heso kalo ad u macan dhageysan jiray xili qorshe tahrib ku jirnay ban isku ma weylin jirnay mawelo lama dhihi kare wehel ayey no ahayen. Its was hard time and i will never forget that moment 😢😢😢😢
@muhiimcumar651
@muhiimcumar651 5 күн бұрын
Heestu maanay iqusaysaa qofkaa kaa qaldan oo qalpiga kaa jabshay oo aan kaa dhamaanayn😔
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Yaa salaam axsan caleeg waa hees xusid mudan runtii, heestani waxay qayb ka ahayd, riwaayadii, (Xayeysiin iyo doog) ee uu alifay, Cabdiqaadir Maxamed Shirwac, dhammaadka 1975, Erayada heesta waxa Lahaa- Abwaan Yuusuf Muxumed Maxamuud, Laxankana waxa saaray, Khadar Xuseen diiriye, Oo ahaa nin reer Hargeisa ah, Isaga ayaana la qaaday, heesta Khadra cali muuse, oo ahayd, Fanaaniintii riwaayadaa qaybta ka ahaa, Ka dib khadra ayaa ka codsatay abwaanka, inuu heestaa siiyo, - Cabdiqaadir Yuusuf Cismaan Curre oo Baggaag ku magac dheeraa, Siddii ayaana Cabdiqaadir heesta Lagu siiyey ka dib. Cabdiqaadir ayaa Khadra daahir Cigge U doortay heesta inay La qaado ama si wada jir ah ugu wada luuqeeyaan sidaa ayeyna heesta qisadeedu tahay waxa ka sheekaynaya- Abwaankii heesta lahaa, ABWAAN Yuusuf waxana ka warinaya Suxufi Cumar Seerbiya. Xigasho -: CURASHO CHANNEL Cumar Seerbiya Saddex sano ka hor. AHUN dhammaan intii dhimatay!.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@ibarahimcali7574
@ibarahimcali7574 7 ай бұрын
Khadar Xusen Diriyee waa inaderkay waxa u dagan yahay Sucudiga oo u ka shaqeya ilaa 1976 niin ba maalin igu yidhii Khadra ba heesta laxmeeyay khadrana waligay hees iyo fan kuma maqaal bal marka waan weeydiin doona
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
@@ibarahimcali7574 Haye! Mahadsanid Walaal.👍
@Kazow76
@Kazow76 9 күн бұрын
Subax sabti ah taariikhduna tahe 13/july/2024 Saacadu markey ehed 11:35 Heestan wan macansaday😢💔🥺
@malmo4235
@malmo4235 9 күн бұрын
Labadoodi ba waa naga hooseeyaan. Cawa🥹🥹🥹🥹2:37am ayeey I tahy 🥹🥹🥹
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Waaya waayo
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Жыл бұрын
Ahu naxariisto labada marxuumba aameen yaa Rabbi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@kiinahmedhousen7794
@kiinahmedhousen7794 2 жыл бұрын
i like
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 3 күн бұрын
Abwan kii sameyay hestan ayaan rabaa magicisa
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 күн бұрын
Waxaa sameeyey Abwaan Yusuf Muxamed Maxamood.
@abdullahcade8577
@abdullahcade8577 2 ай бұрын
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 11 күн бұрын
YawayE, lE, Familyyyyyy Systems Qatroosliina cadayyareyQatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad facyaashay troonEey shamsoooy cadceed murwodumaroo Nicmaturabi Nicmaturabi iyo iyo
@saki7344
@saki7344 2 жыл бұрын
Asal weeay
@AxmedMaxamuud-sy3ly
@AxmedMaxamuud-sy3ly 26 күн бұрын
4h4h
@kiinahmedhousen7794
@kiinahmedhousen7794 2 жыл бұрын
liked the first
@xasanaxmedolol1241
@xasanaxmedolol1241 3 ай бұрын
1: Sownigii guyaal badan kuubgubey aduunyee darta an gulaalaa Guracdiyo nacaybshaha gacantoo adsaydhiyo maxay baday galiilyada Gabaldaye miyad tahayii hadba gees u jeedsada wa maxay galgalashadu waad ila guracantee... Gaban maye caawee ha gadmin Wan ku garab socdaaye ha goosan Waan soo gadoome an gooshnoo 2: Gar alee dad weynoow arin loo garaabiyo miyay tahay mid gocashale Maxad Ani I geda Bari sowdigaan garayskiyo sii xidhan ganbada weli Gabal Daye miyaad thy hadba gees ujeedsada Gaban
@mohamedlibah3807
@mohamedlibah3807 Ай бұрын
Waad asiibtay wll. Dartaa aan gulaallaa weeye wll
@abdullahcade8577
@abdullahcade8577 2 ай бұрын
@abdullahcade8577
@abdullahcade8577 2 ай бұрын
@abdullahcade8577
@abdullahcade8577 2 ай бұрын
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
I Can't Believe We Did This...
00:38
Stokes Twins
Рет қаралды 122 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Дарю Самокат Скейтеру !
00:42
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 8 МЛН
Khadra Daahir Ahun  | Heesta Sida Laygu Kaa Ladhay
8:51
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 141 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 148 М.
Sida Neefta Waylaha Axmed Cali Cigaal  with Lyrics
6:42
Arag Channel
Рет қаралды 194 М.
Hoobal ... Maxamed Saleebaan Tubeec, Kaban aad u wanaagsan .
20:49
macalin basbaas
Рет қаралды 364 М.
Cabdulqaadir Juba iyo Khadra Daahir Waa ley Heloo waaba ley Hayaa
5:07
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 85 М.
القطة الشجاعة 😭😭🐱 #shorts
0:35
7amoda Gaming
Рет қаралды 37 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 37 МЛН