Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "SHAAN SHAANI HAKU LA TAGO"

  Рет қаралды 987,680

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

4 жыл бұрын

🌟Heestan waxa curinteeda laha
Abwaan Xasan Xaji Cabdilaahi (Ganey) 1974
🌟Laxanka Iyo Garaacida Cuudka
U/ Axmed Cali cigaal
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 171
@himilotv1258
@himilotv1258 2 жыл бұрын
Habeen Axada taariikhda Miilaadiga 31/7/2022 Hijriga 02/1/1444. Goobta. Hargeisa. Waa habeen taariikh iyo xasuus ku yeelan doona nolosheyda waa habeen aan iska khalaaweynayo heestan AHUN khadra Dahir cige iyo Axmed Cigaal Ayaa igu socota waan salaamayaa Asxaabta dabey heestan dhegaysan doonta.
@aadanecabdi4486
@aadanecabdi4486 3 жыл бұрын
Shawahaada iga daa Shanta hayla soo Gelin Ha shaashaynin caashaqa Hai sheegan anigana
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
2003 baan baa iigu horaysay heestan maqal keeda anoo yar ilaa hadda kama xiisa dhicin xagga laxanka axmed cali cigaal hibuu u lahaaye iska yeel yeel maaha cajiib erayada abwaan xasan ganey nin midha culus
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Sida ay uleedahay shafka kaalay igu qaBo jacayladi waaYo waayo isoo maray ayaan soo xusuustay
@calixuur7602
@calixuur7602 3 жыл бұрын
Aad & aad ilaa 208 heesihii aan dhegeysan jiray kuwii ugu sarreeyey bey iiga mid tahay heestaan axsan hees
@cabdullaahicalisabaax2359
@cabdullaahicalisabaax2359 9 ай бұрын
❤❤❤ WXYKA MID AHAAYD RWYDOI DAB JACEEL KARIWAA WAXAANA LAHAA MAANSO RUUGII SOOMAALIYEED ABWAAN XASAN GANEEY ADUUNYO QEEYB JAADKA QAADO JAWI DEGAN IYO CABITAAN SI SOKORTA KUU DEGTO ....CAJIIIIIIIIIIIB
@mrbiin3348
@mrbiin3348 Жыл бұрын
Hees waa heesihii hore dadna waa dadki hore allow kuu naxariiso maamo qadro daahir
@buuxciise2167
@buuxciise2167 4 жыл бұрын
Wayo wayihii wacna tahanks wll qli 💪💪💪💪💪
@abdiali1359
@abdiali1359 3 жыл бұрын
L
@doemanhuncho208
@doemanhuncho208 2 жыл бұрын
Khadra dahir iyo ahmed ali egal waa Labeentii wabari reer iidle iyo reer qalaf
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 3 жыл бұрын
Cigaal codkiisa toolmoon ee fasiixa ah waxaan ka sii jecelahay kabanka uu sida gaarka ah u tumo. Qaab gaar ah weeye cuudkiisu sida codkiisa
@gacanbarwaaqo2808
@gacanbarwaaqo2808 3 жыл бұрын
if yo aaqiro
@ibrahimsuleiman4284
@ibrahimsuleiman4284 3 жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal marka uu kabanka tumayo waxaa la moodaa inay dad badan wada tumayaan. Waa qaab isaga ugaara.
@bakalbulle9278
@bakalbulle9278 2 жыл бұрын
@@ibrahimsuleiman4284 saxix horan ula yabay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Erayada Hassan Ganney 1974 Laxanka Ahmed Cali Cigaal Kabanka Ahmed Cali Cigaal Luuqda Khadra AHUN iyo Ahmed.
@mariansaid6369
@mariansaid6369 Жыл бұрын
Cigaal Shaarukhaankii hoobalada Waaberi ❤❤❤
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 4 жыл бұрын
Woof Waa Gacantii cigaal Kaban kaasi. Hees qaali shaka
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Kabankiisu waa caan , sidii biyo meel ka soo dhacayaa xarko dhawaqoogu wada xiriirsan yahay ma aqaan ma si gaar ah =oo loo tumaa qaabkaasu.
@bashirabdinor1989
@bashirabdinor1989 3 жыл бұрын
Aad iyo aad. Si gaara ayuu u tumaa oo aad moodo biyo soo shumaya oo meel taag ah kasoo dareeraya
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
@@bashirabdinor1989 waa runtaa Sxb
@cumarsharmarke1178
@cumarsharmarke1178 3 жыл бұрын
Waaw Waa fanaaniitii Qaranka Soomaaliyeed kuwii ugu sareeyey Caafimaad Allah idin siiyo cimriga Allah idin siyaadiyo Axmed Cali Cigaal iyo Khadra dashir
@bisharhurre6373
@bisharhurre6373 3 жыл бұрын
Oo ma noolyihiin.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 3 жыл бұрын
@@bisharhurre6373 maxaa uhabaareysaa😬
@bisharhurre6373
@bisharhurre6373 3 жыл бұрын
@@abdishakurabdi5190 wll habaar kama wado, saas uun baan umaleynayay maadaama dad hore ahaayeen.
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 7 ай бұрын
@@bisharhurre6373 wa dhexay dhimaty maamo Aun khadra balse U.axmed cali cigal wa nolyhy
@atgxhgdkd4360
@atgxhgdkd4360 4 жыл бұрын
Wa riwayadi dab jaceyl kari waa u alifay xasan ganay heeska originalkeedi waxa wada qaday sahra axmed iyo axmed cali cigaal
@khadarmaxamuud1235
@khadarmaxamuud1235 3 жыл бұрын
Hhhhhhh Khadri....kumayjirin Ruwayada.. To....jeclanaa...aaminaa
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
@@khadarmaxamuud1235 riwaayada originalka sahra Axmed Ayaa lahayd heestan oo xaamilo ayay ahayd markaa khadra dhigtay markaa.
@abdimagan3482
@abdimagan3482 2 жыл бұрын
@@khadarmaxamuud1235 Waxay badashay Sahra Ahmed ayaa unusual markaasay gashay badelkeedi
@mrbiin3348
@mrbiin3348 2 жыл бұрын
hees heesihi hore hakaa ahaadaan ahmed ali cigaal iyo Qadro daahir cige allow maamo Qadro kuu naxariiso kama daalo codadkiina aadka umacaan misana deganaanta kamuuqato
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Maashaa Allah legend Ahmed Ali Egal Aymo and khadra daahir
@nuurmuhumed4172
@nuurmuhumed4172 2 жыл бұрын
L Jim k me mkk I'm k I'm in bj at nv m mom k
@jaallemohamadabdikadir
@jaallemohamadabdikadir 4 жыл бұрын
Waa.. shaan shaan ha kula tago, Lkn shaan shaani maaha Sxb intaa noo Sax fadlan
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 4 жыл бұрын
mohamad abdikadir shaan shaan maxuu yahay saaxiib marka?
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
@@faytaanyusuf4264 wa qof aad ka shakisey inu daacad ku ahayn ereygas waxa laga yaqana Somaliland iyo gobolka mudug
@kywavey3166
@kywavey3166 3 жыл бұрын
Shaan shaan waxa looga jeedaa meel aad u fog. Waxay ka timi shayshaan ama Chechnya. Waa meel ka mid ah Soviet kii burburay.
@kywavey3166
@kywavey3166 3 жыл бұрын
شيشان
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
@@faytaanyusuf4264 Yaa gaalo geel baray maahmaah baa ahayd tii oo loola jeedo geela qaalinimadiisa waxan hawadaa yaa reer Somalia afsoomasliga bara wax aydaan fahmayn baad madaxa u ruxdaaan Axmed Cali cigaal naftarkiisu ma fahmayee waala xiftisiiyuun shaan shaan ba hadaydaan fahmin heestaba maydun fahmin bi iwaa Xasan Ganayoow miyaad heesta udhiibtid nin somalilander Ah kaasaa waxa uuku heesayo fahmilahaa e
@ShabcaanYuusuf
@ShabcaanYuusuf 6 ай бұрын
Hees waa hees hoore dadn waa
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 4 жыл бұрын
Riwaayadu waxay ahayd dab jacyl kariwaaaa xasan ganay ayaa lahaa riwaayada se heesta wxaa ku soo daray abwan huryo
@daadproduction6574
@daadproduction6574 3 жыл бұрын
Maya zxb heesta ereyada waxa lahaa xasan ganey balse Heesta huryo uu ku daray riwayadaha xasan ganey waxay ahayd cirka sare shimbir ulalay soo dhigay cagaha oo ma huraayo ciidee Riwaayadii jin iyo jacayl
@abdibarrenooh7563
@abdibarrenooh7563 3 жыл бұрын
Laxanka ma Jaangow baa?
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Ka joog sxb waa jinni iyo jaceyl
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
@@abdibarrenooh7563 Maya heesstaan laxankeeda waxaa lahaa Cigaal. Balse Jaangoow heeso kale oo Riwaayada ku jiray buu lahaa sida Heesta Qalanjo ee uu sameeyey Abdwaan Kaneeco.
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 Жыл бұрын
Taariikhda milaadiga 2/3/2023 waa maalin khamis aha oo ay soo galeyso jumco qofkii iga danbeeyoow like io love saar
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 4 жыл бұрын
Heestan kama daalo labadan FANAAN ay wada qaadan iyo kuwa kale ay wada qaadan lkn heesa ay wada qaadan waxaa badankooda sameeyay huryo oo ahaa mid jecel khadra daahir oo bari dambe la ogaaday kaas oo heesaha antigaa u dhexdgigi jiray khadra iyo axmed iyadoo khadra ay jeclayd axmed cali cigaal sidaa ayuu islahaa haka hadho oo uu heesahan u isagu dhiibi jiray Heestan waxay ku jirtay riwaaayadii jin iyo jcyl waxaana iska lahaa abwaann xasan ganay lkn heesta waxaa ku soo daray huryo asalka heestan waxaa qaaday axmed cali cigaal iyo zahra axmed jaamac
@mohamedfarahmire4287
@mohamedfarahmire4287 3 жыл бұрын
Originalkeeda waa zahra axmed & Axmedcali Cigaal Wll.sc.
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 3 жыл бұрын
Aad iyo waxay ahaayeen lamaane
@khadeerlili1221
@khadeerlili1221 2 жыл бұрын
huuryo heesaha khadra daahir in uu badankooda sameeyay waa arin xaqiiqada ka fog oo been ah heesaha khadra daahir intuu huuryo sameeyay waa wax kooban markaa heesaha bililiqaysiga iyo huuryo jacaylka ha laga daayo
@adamabdi743
@adamabdi743 11 ай бұрын
Bal beentan dhagaysta waa yaab wlhi qof weyn oon hadana xog uu hayn dadka xog uga dhigayo iyo inuu wax ka ogaa nolosha dad uusan aqoon ulahayn. Tankale heestan kuma jirin Jin iyo Jacayl ee waxay kujirtay Dab Jacayl Karin waa orijinalka heestana waxaa wada qaaday Cigaal iyo Sahra Axmed AUN.
@ahmedali-cf1tg
@ahmedali-cf1tg 4 жыл бұрын
Walee fanan wakubi hore, ash cala hees
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 4 жыл бұрын
Hadii shaal xariiriyo shidar laygu kaa wadhay ishifayso adiguna
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Fanaan iyo somalinimo way dhamaatey waxaasi Jamey danbeyn
@alwayslegend2177
@alwayslegend2177 2 жыл бұрын
Rajada Ayay Kaa Lumin
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
@@alwayslegend2177 way dhamaayey awees geedow
@shabeeljannogale7287
@shabeeljannogale7287 2 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaayey habeen Miyiga usii baxaayey 2021 malin kjamiis 12:41Ap
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 3 жыл бұрын
Shabad =gabadh shib=aamuus shoog=yaab shifayso =ixalaasho shafka =laabta sheeda=guudka sare shaashayn =qalindaar shaafin =caafimaad shaanshaan =kolay meel magaceed shiilid =marka cunto saliid ama subag lagu kariyo ee aan la karin shaaca =runta sheexayn =qosol yaroo kooban shanshada =cad ku yaala lugaha hore ee adhiga (wixii qalad ah waa lay sixi karaa)
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 3 жыл бұрын
Sheexayn soo xishodka mahan ?
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 2 жыл бұрын
Shaan,shaan,,,waa wadan,jejniya!!!!shanshoda,waa lugta,dambe ee adhiga, Shaloow,meelgod,ah,,,
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 2 жыл бұрын
Ahaan ahaan mac na heeding waa meel fog waa saa af soomaaliga Saxa ah ahaan ahaan waa meel foog mahad sanid wllo
@AhmedMohamed-vf6nl
@AhmedMohamed-vf6nl 2 жыл бұрын
shaanshaan meel foog baa laga wada sxb
@mohamedabdilahiomerjirrab5222
@mohamedabdilahiomerjirrab5222 2 жыл бұрын
P
@mtofficial2953
@mtofficial2953 Жыл бұрын
Heestaan waxaan bartay iyadoo record ama raadiyihii canjaladaha la galin jiray ka shidan 2004 waxaa mar kasta dhagaysan jirtay gabadh edaday ah oo berigaas dhalin yaro ahayd malaha qisada heestu ka hadlaysa iyada haysatay
@alisaid2008
@alisaid2008 7 ай бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.c.cigaal codka khadra daahir cige iyo a.c.cigaal
@siyaaraentertainment6973
@siyaaraentertainment6973 4 жыл бұрын
Ma haysaa hestii waadigu hakula tago walahaana kugu raran oo lyrics ah
@roblemaer4834
@roblemaer4834 3 жыл бұрын
Kaban ka soocab kaban kale.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Laygu soodhawaadaaa layla joogaaaa dugde ahay lajecel faraxsan.waa cidnaqofna.ihihihuhihiii.
@hiisgutale2587
@hiisgutale2587 7 ай бұрын
Mirihii x.ganey laxankii a.c.cigaal cadka khadra daahir iyo a.c.cigaal
@mustafaadan5012
@mustafaadan5012 2 жыл бұрын
Thanks that's amazing Great sound lyric song we love you
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 3 жыл бұрын
Shaan shaan= waa wadanka jejniya Carabi ahaan ayaa lagu yiraahdaa shaan-shaan
@sahraabdi1589
@sahraabdi1589 2 жыл бұрын
Shaan shaan waa af soomaali mac naha runta ah shaan shaan waa meel fog ha kula tago mahad sanid wllo
@mohamudsamantar1162
@mohamudsamantar1162 2 жыл бұрын
@@sahraabdi1589 wll waa sidaas sheegay shaan shaan waa wadanka jejniya oo Ku yaala ruushka Luuqada carabiga waxaa lagu yiraahdo Shaashaan abwaanku wuxuu usoo qaatay xarafka (sh) waxayna Ku Taal wadanka ruushka oo aad inooga fog
@Nassermusse
@Nassermusse Жыл бұрын
Walal, dalkaas jeejnia, carabi ahan waa ( shiishaan) erayga heestan ku jira ee shaan shaan wa somali
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 Жыл бұрын
@@Nassermussesax waa shiishan dalkas شيشان
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Shakfa kaalay igu Qabo🥰 2021 🖐️
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Жыл бұрын
Shaan shaani hakula tago 2023 wn ka qadey sharfey
@asiye717
@asiye717 Жыл бұрын
@@osmansaid1782 warya ramadanta joji hesaha😂😂
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo sawirka profileka kuu saran hdaa adiga taheyna xijaabo hdaadan ahyna wax islaameed saaro oo asturan
@asiye717
@asiye717 Жыл бұрын
@@osmansaid1782 Ani Mahi thanks wll waa iska badala
@osmansaid1782
@osmansaid1782 Жыл бұрын
Insha Allah xagee ina adeer ku noshahay
@yacquub8556
@yacquub8556 Жыл бұрын
Ilhy ha Idina naxarissto
@kamaalabdirahmansalaad7297
@kamaalabdirahmansalaad7297 3 жыл бұрын
Original heesta waxaa laqaaday axmad cali boqoradii heesaha badnayn sahra axmad jaamac abuukar yaa salaam iska barta laxanku waa axmad nuur jaangow ereyadii xasan xaaji cabdulaali riwaayadii dab jacayl kari waa
@abdullahihersi1188
@abdullahihersi1188 3 жыл бұрын
Heestaan laxankeeda waxaa leh Cigaal ee sidaas ula soco.
@munirabdiaziz4072
@munirabdiaziz4072 3 жыл бұрын
Aad iyo aad sxp Sahra markaa Xaamilo ayay ahayd markaa Khadra ayaa booskeedii buuxisay
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
This the first time..Heestan 2dan ayaa leh ogoow!!!.Originally!!!.
@Ali-zq4gc
@Ali-zq4gc Жыл бұрын
cigaal legend
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyaaaaa hadana, lay soo dhaweeyaa hiloobaayay qadariyaaaaa qiimkbadan waatan horaan kuugu sheeeger.
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyada 5.bahyartan👋
@wewillwewill7006
@wewillwewill7006 2 жыл бұрын
Waayo Waayo
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 3 жыл бұрын
Heestan iyo heesti Halka dooxa waaheed bad waqooyi kaga daro iyo waadigu hakula tago Heesti.. bal in aynu nahay gacal marna tahay gayankay Gaar ahana cashaqu guudkaga igu xidhay garashada xasuusoo isii gacan walalnimo Ayaan is dhehaa dunida maanu rag joogin qofta mxaa sidaa loo lahaaa
@sheekhmaxamuud4652
@sheekhmaxamuud4652 3 жыл бұрын
8:02
@atamayste4593
@atamayste4593 3 жыл бұрын
Dhab weeye lkn de wax iaku fuuqsatay ta u dambaysa riwayda ee calool nugulidaayey madigay cawaan saday hadii aad cida hoosiyo gashid meel cidhidh ah ama ay vol iyo guluf warmo kaaga cararan walee cidan kuma taro
@cabdiqafaarmuxumed1
@cabdiqafaarmuxumed1 2 жыл бұрын
Xasuus iyo wayeheed dheh 2013 to jan2022 to wqti anan garanyeyn😰
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khadraaaaaaycaday qiimbadan qurux dumar ififtiinaaa, kubka hoose timo iyo jir jararacyo iqabatoo.
@abdirizaak8104
@abdirizaak8104 4 жыл бұрын
yees
@aliqole6268
@aliqole6268 4 жыл бұрын
Haaheey
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Daadsi shanshan.dhabta idhig.
@user-nh8wf2oe8u
@user-nh8wf2oe8u Ай бұрын
Macnaha ereyga shaamshaam. Iyo erayadii wQtigaassocday ishufeysa. Show haaya iga daa shanta ha ila soogalin. Shaadir. Ishufeysa. Waa. Iwiideysa ama. Iqaawis. Ama I ilaasho. Show haaya iga daa shanta ha ila soo galin. Qababac iyo ramshackle ha ila soo galin. Shame. Shame waxaa la dhihi jiray saqrada. Shaamshaam hakula taga. Saqrada hakula tagto
@fahadkeynan5001
@fahadkeynan5001 3 жыл бұрын
Khadra dhool inay boqorada codka tahY ilayn cigaalna sidan ayuu u cod macaanaa
@barkhadxadi8483
@barkhadxadi8483 Жыл бұрын
Magool
@barkhadxadi8483
@barkhadxadi8483 Жыл бұрын
.
@mohamedabdile3411
@mohamedabdile3411 2 жыл бұрын
iiddoorku naab maaha midgaantii ay caayeen marynbaa nasaba axmedbayguuradeen
@user-horo
@user-horo 5 ай бұрын
Heestanoo music ah siday ahyd oo asli ah xagee ka heli karaa? Cidii ogi fadlan ha sheegto
@adamabdi743
@adamabdi743 4 ай бұрын
Iyadoo music ah waxay wada qaadaan Sahra Axmed waana original ka. Ku qor Sahra Axmed iyo Cigaal
@furqanm7197
@furqanm7197 4 жыл бұрын
I like this music somali
@Adoontiialle236
@Adoontiialle236 2 жыл бұрын
Inaalilaah waina ileyhi rajicuun she passed awey right now 22-07-2🥺🥺rip
@rowdamaho4024
@rowdamaho4024 2 жыл бұрын
May god bless her
@axmedcismaan6497
@axmedcismaan6497 3 жыл бұрын
Erayga shabad tolow waa maxay macnihiisu
@cabdigees88
@cabdigees88 3 жыл бұрын
Gabar ayaa loola jeedaa Shabad, gaar ahaan gashaanti
@ridwaanmaxamed7470
@ridwaanmaxamed7470 3 жыл бұрын
Gashaanti aan la guursan. Gabar inan ah.
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Shabad Macno Ahaan Waa gabadh Aan wali Aqal Galin
@olaadjokarr7408
@olaadjokarr7408 3 жыл бұрын
Markaan micno ahaan shaan shaan wuxuu u taagan yahay WEBI
@Siilaanyo2011
@Siilaanyo2011 2 жыл бұрын
Shabad, waa ,dhoocil, 🤣🤣Gambayar, foodley, gashaanti, gabar qaangaar ah oon wali la guursan, intaas ku micneynlahaa SHABAD.!
@abdimahamed-jx9uz
@abdimahamed-jx9uz 6 ай бұрын
love son
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Khadraaaaaay5.
@mohamedjama8876
@mohamedjama8876 3 жыл бұрын
its compelete sweet voice
@alicumar1801
@alicumar1801 2 жыл бұрын
Oo9p
@alim1638
@alim1638 3 жыл бұрын
Erayada qaar badan ayaa khalad ah
@axmednuur3776
@axmednuur3776 Жыл бұрын
Axmadnuur
@xamdajaamac3723
@xamdajaamac3723 2 жыл бұрын
Like
@hangoolhangool7551
@hangoolhangool7551 Жыл бұрын
Shil wax kudhacay
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 жыл бұрын
Iyada. Bahyar.
@Saidmedia25
@Saidmedia25 3 жыл бұрын
shaan shaan what does mean?
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 3 жыл бұрын
Shaki
@shiqalshiqal7982
@shiqalshiqal7982 3 жыл бұрын
Shaan shaan,,means Jaanjaan
@yasseinsoufi8587
@yasseinsoufi8587 3 жыл бұрын
Shaan shaan is the Arabic for Chechnya - an Islamic region in Russia . In the song it means very far away land.
@cnsirjama2217
@cnsirjama2217 3 жыл бұрын
Sxb shaan shaan waxa layiraahdaa buur weyn oo ku taala magaalada cadan ee dalka yemen waxay kutaalaa magaalada cadan waxaanay ka xigtaa dhanka koonfureed ,waxana jirta hees kale oo uu qaado fanaankii weynaa maxamed axmed kuluc wuxuu yiraahdaa jacaylkeygii shaan shaan tagyeey shakaalkiiyo xadhkihii goosayeey buurtii shar laga naadibaan shalayto fuuloo sheekh iyo ka dhaadhacay tabcoo,markaa saaxiib shaan shasn waa buur dheer oo ku taala magaalada cadan
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
Shaan-shaan = meel fog
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 3 жыл бұрын
Waxaan ka helaa. Khadra. Sidey shafka. U leeday. Big fun of khadra
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Riwaayadii jin iyo jacayl miya tolow
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 4 жыл бұрын
Dab jacayl kari waa
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Haa wa riwaayadii ka horayday taas
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 4 жыл бұрын
Shaan shaan, talow eraygaas yaa iga caawiya?
@sayidmohed
@sayidmohed 4 жыл бұрын
faytaan yusuf Shaan shaan, waa Buur Yemen ku taal.
@faytaanyusuf4264
@faytaanyusuf4264 3 жыл бұрын
Mohamed Hussein thanks saaxiib
@sayidmohed
@sayidmohed 3 жыл бұрын
faytaan yusuf Adigaa Mudan wll.
@issaali8297
@issaali8297 3 жыл бұрын
@@sayidmohed shaan shaan sida heesta loo isticmaalay waa habaar oo ah libaax ha kula tago, oo dadka qaar ayaa libaaxa u taqaana shaan shaan.
@mustafaahmed3873
@mustafaahmed3873 3 жыл бұрын
Shaan shaan waxan unaqaanaa qof cabsan. Qofka markuu khamriga saaid u cabo oo caqligu katago.
@abdikadirahmed2271
@abdikadirahmed2271 Жыл бұрын
Maryan mursal buu doonyaa Uu khadro daahir inkirayo waxaasa jacayl la yiraahdaa intuu naag ajiya oo usoo ooyaysay ka tagay buu naag reer kuulbeer ah deegaan ahaan ku raacau
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Sow sharaf kuguma lihi kalgacal isuguma dhalin shafka kalay igu qabo nin toban wil lo dhalay ma tix geliyo rabitan gogosha nagta ku qancisu raca
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 Жыл бұрын
Waa xaqiiq jecelkisa intas ma dhaafsano nin wa dantis aqoon weligaba dhalmo ku waalo😃
@maxmedtalyani5428
@maxmedtalyani5428 2 жыл бұрын
Oqqwoòloòoòooooooooooĺòooooooooòooooooooooooooooooooooooooooooooòooopooooooooòooooooòooooòooooooooooooooooooooòooooòooooòoooòooooooooòoooooooooooooòooĺ
@MubYus
@MubYus Жыл бұрын
Jacaylku waa dhibaato u weyn. massuuliyad.
@soomaaliinaysoomaliyihiinh7756
@soomaaliinaysoomaliyihiinh7756 2 жыл бұрын
Soow sharac allah iyo maya kuma shaafiyay see shaan shaan ha kula tago. Sheeko Xaafad baan ka bariisay jiray anoo ogadenia ka imid , marka waxaa dhacday inay gabadh xaafada lahaa mid kamida i jeclaaato, wán ka aqbalay kadib saaxiibadeed unbaa qolka iigu timaada oo rabta iyadana inaan jacayl la wadaago , taataabasho unbay igu bilowdaa , anoo bastay ah oo neef tuuraya ayay iga baxdaa. Kadib fariin baan ugu qoray . Soow sharac alle iyo maya Kuma shaafiyay see Shaan shaan ha kula tago. Maalintii baa iigi danbaysay. Lkn ilaahay Qurux iyo qaayo wuu dhameeyay. Maariin dhalaal Dhererka , kubka ku yaalay , timo faras la moodo oo dhabarka dhaafay af madaw , ilko cad , indho waawayn. Sandheer. Wali way ila soo hadashaa iyadoo reer leh . Mid surwaal gaab ah baa guursaday.
@abdinasirk5405
@abdinasirk5405 2 жыл бұрын
Kkkk sorry inaad ka furatay ahayd intaad hees kale u qaado ka soo carar ah khawaarijka ah
Axmed Cali Cigaal Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "GAYAAN"
10:53
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 41 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 31 МЛН
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 2,4 МЛН
ТАМАЕВ УНИЧТОЖИЛ CLS ВЕНГАЛБИ! Конфликт с Ахмедом?!
25:37
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 88 М.
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 754 М.
Saalax Qaasim ❤ Wacaney Aduunyada
11:23
Hirad Channel
Рет қаралды 3,2 МЛН
Ты же девочка 2 👧🏻🤣😋 #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,3 МЛН
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 11 МЛН
Помог🤣#сериалы #фильмы
0:28
Кинокомбо
Рет қаралды 2,6 МЛН
Зловив цю істоту в себе на городі
0:26
РІКАРДО
Рет қаралды 2,1 МЛН
Тигра в команде Вафельки! А ты? 🐯#симбочка #тигра #симба
0:42