HEESTA IMISAAN WALWAAL IYO CEEL WARDHEER ORIGINAL LYRICS KHADRA DAAHIR

  Рет қаралды 295,865

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

GEEDI SHAAMBOW STUDIO

Күн бұрын

*Ku Soo Dhawaada Kanaalkeena Muusigga Qadiimiga ah ee Soomaalida!*
Ku soo dhowow kanaalka muusigga ee ugu fiican ee aad ka heli karto heeso qadiimi ah oo Soomaali ah. Halkan waxaad ka heli doontaa heesaha ugu caansan, kuwa xusuusta leh, iyo kuwa aan la ilaawi karin ee taariikhda muusigga Soomaalida. Waxaan isku daynaa inaan soo bandhigno heesihii ugu wanaagsan ee waayadii hore, kuwaas oo soo maray facyaal kala duwan oo muusig Soomaali ah.
*Maxaad ka heleysaa kanaalkayaga?*
*Heeso Qadiimi ah oo la Xusuusto:*
Waxaan soo bandhignaa heeso qadiimi ah oo ka mid ah kuwa ugu caansan ee ay qaadeen fannaaniin caan ah sida: Maxamed Suleebaan Tubeec, Magool, Hassan Adan Samatar, ahmed ali Egal, Maryan mursal, Maandeeq, kinsi xaaji. Axmed mooge , iyo kuwo kale oo badan.
*Muuqaallo Taariikhi ah:*
Ku raaxayso muuqaalada taariikhiga ah ee heesaha iyo bandhigyada ay sameeyeen fannaaniinta waaweyn ee Soomaalida.
*Sheekooyinka Heesaha:*
Baro taariikhda iyo macnaha heesaha qadiimiga ah, iyo sida ay ula xiriiraan dhaqanka iyo taariikhda Soomaaliyeed.
*Isku Xirka Jaaliyadda:*
Ku biir bulshada jecel muusigga Soomaalida, kana qeyb qaado faallooyinka, iyo wadaagista xusuusaha iyo sheekooyinka aad ka hayso heesaha aan soo bandhigno.
*Maxaan U Sameyney Kanaalkan?*
Ujeedkeenu waa inaan ilaashanno una faafino hidaha iyo dhaqanka muusigga Soomaaliyeed, gaar ahaan heesaha qadiimiga ah ee ku suntan taariikhda iyo dhaqanka. Waxaan rabnaa inaan jiilasha soo socda iyo kuwa hadda jooga u suurtagelino inay si sahlan u heli karaan heesahaas cajiibka ah oo ay ka bogtaan bilicda iyo farshaxanimada fannaaniintii hore.
*Ku Soo Biir Kanaalkayaga!*
Haddii aad jeceshahay muusigga qadiimiga ah ee Soomaalida, ha ka baqin inaad isku qorto (subscribe) kanaalkayaga, oo ku dhufo (click) furaha digniinta (bell icon) si aad ula socoto heesaha cusub iyo muuqaallada aan soo galino. Ha hilmaamin inaad la wadaagto kanaalkaan saaxiibbadaada iyo qoyskaaguba si ay uga faa'iidaystaan!
Mahadsanid inaad nagu soo biirtay, oo aan wada jir u ilaalino dhaqanka iyo taariikhda muusigga Soomaalida!
---
**Linkiga Kanaalka: [ / @geedishaambowstudio
--- hadii aad rabto inaad aad channel kaaga u sameeyso promotion si u gaaaro dad badan waxaa si fudud kaaga caawin doona Vidiq.com hadaba yey ku dhaafin fursadaan qiima dhimista ah ku dhufo link gaan oo is diiwaangali si bilaash ah
vidiq.com/Earn... #QAARAAMI #QAACI #HEESO_XUL_AH
GEEDI SHAAMBOW STUDIO HOYGA HEESAHA HIRGALAY HEESO QORAN ERAYO SHARAXAN KOBCI AQOONTAADA AFKA HOOYO OO NAGULA CAWEE HALKAAN SUBSCRIBE SAARO GANBALEELKANA FURO SI AAD HADIIBA U HESHO MUUQAALADA CUSUB EE HALAKAN SOO GALINO MAHADSANIDIN
WIXII TALO IYO TUSAALE AH WAXAAD NAGALA SOO XIRIIRI KARTAA WHATSAP
+27688649079
WAXAAN GACMO FURAN KU SOO DHAWAYNAYNAA CID KASTA OO GACAN NAGA SII KARTA KAYDINTA IYO SOO GUDBINTA SUUGAANTA SOOMAALIYEED
QOFTA KASTA OO WUXUUN NAGU SIYAADIN KARA FADLAN NAGALA SOO XIRIIRA
Whatsapp
south africa +27688649079
Somalia +25297650065
America +17153883390
WAAD MAHADSANTIHIIN DHAMMAANTIIN BULSHADA SOOMAALIYEED
SUBSCRIBE SAARO CHANNALKA SI AAN KUUGU MAAWEELINO SUUGAAN DHILDHILAN OO AAN LAGA GAYOONEYN
morning
by Calinuur Cabdul Dhagabure || Manager of Geedi shaambow studio
contract. goodirgalow@gmail.com

Пікірлер: 103
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
Waah Waah AHUN Khadra Daahir Cigge Waa walwaal iyo ceel wardheer iyo Abwaan Cabdi Aadan Xaad Qays
@XasanAhmed-he2gy
@XasanAhmed-he2gy 4 ай бұрын
Asxaabey hestaan miraheda io laxankaba anigaa iskalahaaay
@bashiirmacalin2646
@bashiirmacalin2646 Жыл бұрын
Heestan waxay kamithay heesaha xasusta igu haya salan sare from new dalhi India 🇮🇳
@laylaninismood9028
@laylaninismood9028 5 жыл бұрын
Heestaan heesaha kuma jirto like iisaar intii igu raacsan
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waayaabe geedkaan ooetka ah eedhulks kakrbaxey waa calaamad su.aal talooeyaa garsn
@najaxaxmedxasan4451
@najaxaxmedxasan4451 2 жыл бұрын
@@cabdinasirclle2453 haa
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Waraabe siiyey waaxysheedi macadow buu ahaa kabadarane
@xuseenibrahim778
@xuseenibrahim778 2 жыл бұрын
Afka naka.ayaa nagu weyn sidàs.heesaha Ugu.juurà
@sooraan1212
@sooraan1212 Жыл бұрын
@@najaxaxmedxasan4451 aaaaaa1111111111111111aaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaAaaAAaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaàaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@abdirahmanodawaa9545
@abdirahmanodawaa9545 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto khadra daahir cige janatul firdowso allaha ka waraabiyo
@saladgeesood5083
@saladgeesood5083 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto khadra dahair cige janadii firdowso allaha keeyo Aamiin 😥😥🤲🤲🤲
@Nasro_Warsame2023
@Nasro_Warsame2023 2 жыл бұрын
Heestan MMS baa mar walbo qaado lkn hada Muqtaar kii malyuun roonle furey ayaa naa soo xasuusiyay 😁😁😁👍👍👌👌👌
@abdirahmankeinan7681
@abdirahmankeinan7681 10 ай бұрын
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 ай бұрын
geedka geela u eg baan jelaada❤❤❤ AUN khadra dahir
@somaliland2357
@somaliland2357 9 ай бұрын
Hees weeye from Canada reer burco
@abdulrazakal-somali5497
@abdulrazakal-somali5497 2 жыл бұрын
Heestan waxa curiyey abwaankii weynaa ee Cabdi Adan ( Cabdi Qays )
@AbukarAbdi-wk6ey
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
Baaq nabadeed Galmudug state somalia
@abdisiad3656
@abdisiad3656 2 жыл бұрын
Maalintii qadra daaahir dhimatay ayaan dhinay aniguna
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
Geedkan Awrka ah cajiib badanaa!
@Ducaysanetv
@Ducaysanetv 2 жыл бұрын
Reaction kii ugu xumaa ayad ahayd indha ku garaadle midhahaa cajiibka ma arkayside sawiradad da dawataa
@ibnu-nadiradenhussien710
@ibnu-nadiradenhussien710 2 ай бұрын
Watching this song in 2024. Abwaan Cabdi Qays iyo Khadra Daahir Cige Allah ha unaxariisto.😢 Fan waa kii hore dadkiisiina way dabar-go'een😢
@AhmedMohamed-h7g5n
@AhmedMohamed-h7g5n 9 ай бұрын
Wan la qalay sidiisaad Hilibkaygii qalatoo Waaxyahayga go'anbaad Waraabaha ugu baaqdo Wadar habar dugaag baad Wacday ood u yeedho Ku wiirsaad lahayd oo Noloshaba ha waydee Aniguun Baan wadkaygiyo Wakhtigaygu galinoo Waynihu I daaye Waxba ilamaad hadhin Erayadi abwaan cabdi aadan xaad ( cabdi qays) Dec 20/ 2023
@Dangarad.01
@Dangarad.01 9 ай бұрын
Ereyaddii awliyadii wayned ee Cabdi Qays.
@idirismohamud8221
@idirismohamud8221 Жыл бұрын
Ayadoo ramadaan dhamaatay oo bil iyo ka badan hees dhagaysan habeenki ciida heeskaan cajiibka ah baa i baxaya
@saidmohamed745
@saidmohamed745 10 ай бұрын
Goorsheegtuu waaa 17;14 galabnimo Maglad bosaaso
@maxamudbileboss9595
@maxamudbileboss9595 5 жыл бұрын
Woooow thanks doollo news agency heestaan caadi maaha waad ku mahadsantihiin sida fcn ee aad noogu soo qortee
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 4 ай бұрын
Heestan waxaan dheagysanayaa 3:26habeenimo anigo ku murqaamaya magalada burco ilahayow u naxariiso mamo khadra dahir
@Cirahmanmohomet-nf9vp
@Cirahmanmohomet-nf9vp 6 ай бұрын
Waqtiga lama wa binkaro😢😢
@mohamouda.dualle0277
@mohamouda.dualle0277 3 жыл бұрын
Toga waaheen wuxuu ka Xigaa Berbera Xaga Hargeysa Waxay biyuhu kaga soo shubmaan aagaa magaalada dacar budhuq In badan baan maray
@SomaliLandViews
@SomaliLandViews 2 жыл бұрын
Halku dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro
@deeqchamiqo2096
@deeqchamiqo2096 Жыл бұрын
Ana war dheer iyo wal waal baan garanayaa meeshaan ku dhashay
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Waa togga hargaysa dhex mara
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 5 ай бұрын
Hees cajiiba weeye waxaana qaaday ahun khadra daahir cige Midhahana waxaa leh abwaan cabdi qays Waxan dhagaystay markii igu horaysay 2014 kii
@alioday7432
@alioday7432 2 жыл бұрын
"Anoo waafiyaa wayd iga dhigtaa" waa hadal wayn oo gundheer
@habonehaji683
@habonehaji683 19 күн бұрын
Micnaha heestan waxa fahmi kara dadka waaweyn bes waxay kusocotey xukuumadii kacaanka ee dadka majeerten iyo isaaq waqooyiga somlia waqtigaas xasuuq ba'an ku hasya Wabigaan isitoo Iwalwaalaya xge igu wadaa Weydiya oo Waydiiya oo ×2 Wad waa lo dhashee Waxkadaran miyuu Ii Warinayaa Yacni tuducdan dadka Uu kacaankii iska leynaayey Ayey ku socotey Xadhig tiro beel ah io In baraagaha laga suumaynaayey Waqtigaas beeesha majeerten Waan ku waaniya wacdigad dhegaha weydaaarisaa Waxyaabo badan oo Waano ah wuu diiday siyad barre wa Sababta dalku maantay 2024 u hagaagi layahy
@burhaanabdibooyax6215
@burhaanabdibooyax6215 Жыл бұрын
Heees io badh from uganda
@farahnadif2059
@farahnadif2059 3 жыл бұрын
Qoraalka ad so dhigtay wa qalad e ku noqo so sax. #wadwalodhasheewaxkadaranmiyeeywariinayaan#
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Geedka mise gela cajiib😢
@sundussaalax4810
@sundussaalax4810 5 жыл бұрын
Waxba iilamaad hadhineeey!!!!!!!!!!!!
@shakandarademustafi9819
@shakandarademustafi9819 3 жыл бұрын
🤔♥️
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Nasiib badanaa inantu wabi so rogmadey iyo ceelwardherr watar
@XasanAhmed-he2gy
@XasanAhmed-he2gy 4 ай бұрын
Wariiriga hadii wad lagaadhigo ma ogtahey wadka lamaceli karo
@mabsuudabdi7253
@mabsuudabdi7253 4 жыл бұрын
Waa hees dhaxal gal ah
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO 4 жыл бұрын
Aad iyo aad
@MadaxeyManqawejiye-lo6ql
@MadaxeyManqawejiye-lo6ql Жыл бұрын
Sxb tan ku noqo kalarka ad wax kuqortey wakhalad wayo maba muqdo
@abdulrazakal-somali5497
@abdulrazakal-somali5497 2 жыл бұрын
Adeer tukaale muu samayn ee cabdi qaysbaa lahaaye hubso intaanad khalad cid kale ugu qorin. Cabdi qays wuxu sameeyey afweyne ayuu la gar naqsanayey.
@naafacboi2753
@naafacboi2753 Жыл бұрын
Iidoor dabacayuun cuqdad siyad way udhiman doonan 😂😊
@abdulrazakal-somali5497
@abdulrazakal-somali5497 Жыл бұрын
@@naafacboi2753 maxaa cuqdad keenay heesbay maraysay arrinkuye, iidoor adeer baddiisa ka bax, afweyne wanaag iyo xumaan wuxuu lahaaba ilaahaybuu la hor tagey.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 8 ай бұрын
​@@abdulrazakal-somali5497adiga yaa kaa cafinaya marxuunkan aad afweyne leedahay dalka inaad oromo iyo amxaar keentaan buu idin laayey iyo xumaanta idinka buuxdee
@najibwerar6117
@najibwerar6117 Жыл бұрын
Heskan hesa kuma Jiro AHUN hoyo khadra waa eraydii cabqarigi weynaa ee abdi aadna xaad(qeys) heeskuna waa hees ku qotomo waxyeladi iyo hagardamadi loo geystay shacabkii waqooyi galbeed ama waqooyi barri wakhtii dawladi kacaanka
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 9 ай бұрын
khad blue ah kuqor lyrics fiican weeyo mamuuqdo.
@AxmedXasan-v2c
@AxmedXasan-v2c 9 ай бұрын
Ale haw naxariisto
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 4 ай бұрын
Maxaa waayo inasomary
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 4 ай бұрын
DANAB group mieda by Abdi siad
@fattimahasan8895
@fattimahasan8895 5 жыл бұрын
Mirihii abwaan CABDULQAADIR CALI CIGAAL
@cabdirisaaqsharmaarke2791
@cabdirisaaqsharmaarke2791 5 жыл бұрын
Fattima Hasan, Midhaha heestan waxaa iska leh "Cabdi Aadan Xaad (Cabdi-Qays)".
@ayanmuuse4620
@ayanmuuse4620 3 жыл бұрын
Erayada waa c/qays waaba hees caana oo taariikh dheer leh
@صداميةوافتخر-ف5ح
@صداميةوافتخر-ف5ح 5 жыл бұрын
Wabiga afkuu xaday malaabiskina waa ka aradanyahay baadiyina waa kala af qalbiga iyo malabisk afka inleskuqato ana ladhowra baadiyihin waa ubasasay AFki iyo umatadi
@alioday7432
@alioday7432 2 жыл бұрын
"Waaceen" weedhaa yaa macneheeda garanaya oo iifaa'iiday
@ruuxaani6868
@ruuxaani6868 2 жыл бұрын
Waaceen: gargaar. Waaceensi/gargaarsi/ gacansi.
@cabdinaaficcasayr5850
@cabdinaaficcasayr5850 2 жыл бұрын
Weecaan: waa kob doog leh oo aan il-qabatin lahayn, haddiibana indhuhu kasoo weecanayaan. "Haddii hadalku waafiga ka tago malaha weecaan" Bidde Faarax Gaas. "Wejigiisa ruuxii cunaa ma laha weecaane" Yuusuf Xasan.
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Waaceen =dad wax isku ah
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Wa in yurido an yakhdacoka
@mohamoudmohamed9996
@mohamoudmohamed9996 2 жыл бұрын
Kabanka waa kuma?
@somalimusicport
@somalimusicport 2 жыл бұрын
Daa,uud ( ahun)
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Wa in yurido an yakhdacoka fa in xasbukalaho
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 5 ай бұрын
EDAANKI. ..SHAAM. SIIYADA
@xamdiismaacil5154
@xamdiismaacil5154 5 жыл бұрын
Heestaan abwaankii lahaa car yaa ii sheegi karo ciyaal canjeelo heestaan waxaan dhagaysanayay 1984
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 5 жыл бұрын
Hhh
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 5 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan cabdi aadan xaad c/qays
@xustocabdiraxman4154
@xustocabdiraxman4154 5 жыл бұрын
Waa erayadii candi aadan xaas(qays)
@ahmedismail201
@ahmedismail201 4 жыл бұрын
Cabdi Qays
@csalaanmaxamuud9764
@csalaanmaxamuud9764 4 жыл бұрын
Ma been baynu isugu sheekaynaaa indr
@ayaanlemohamud3024
@ayaanlemohamud3024 2 жыл бұрын
Hesstan erayadeda iyo laxankeda abki laha ban idinka raba asxabey✅
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Waa cabdi qays oo xabsiga ku jira
@ayaancabdi4977
@ayaancabdi4977 2 жыл бұрын
Cabdi qays nin reer sheekh isaxaaq ah ayaa erayda leh
@nourhassan1524
@nourhassan1524 3 жыл бұрын
Wow🎻🎻
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Faqad lhanolaha minqoblo
@abdullahicali659
@abdullahicali659 Жыл бұрын
Yaha yaha
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
Ma alafta beena qulubihim
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 8 ай бұрын
LOAnfaqta. Ma fiL ardi jamican
@supereagle7982
@supereagle7982 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa lahaa AUN cismaan tukaale
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 5 жыл бұрын
Ciyaw Guuguule waxa lahaa abwaan cabdi aadan xaad c/qays
@JamalAxmed-g2e
@JamalAxmed-g2e 6 ай бұрын
ᴡᴀᴄᴇɴ.ᴊɪʀɪʏᴏ ᴡᴇʜᴇʟʙᴇʏɴᴜ ɴᴀʜᴇʏ ᴋʜᴀᴅʀᴏ ᴇᴇᴅᴏ ᴀʟʟᴇ ʜᴀᴋᴜ ɴᴀxᴀʀɪɪsᴛᴏ
@khalidjiheeye3809
@khalidjiheeye3809 3 жыл бұрын
2006
@itndiaye667
@itndiaye667 2 жыл бұрын
Khadro daahir waxay dhahday waxkasta oo qatara waan somaray 🤣😂 xitaa ceel waanshubay cml
@Adna-us1ut
@Adna-us1ut Жыл бұрын
The company jv l
@yusufmohamadjimcale1055
@yusufmohamadjimcale1055 2 жыл бұрын
Yu
@AadanIbraahimbare-si7ts
@AadanIbraahimbare-si7ts Жыл бұрын
ihg ok t
@bashiirmacalin2646
@bashiirmacalin2646 Жыл бұрын
Heestan waxay kamithay heesaha xasusta igu haya salan sare from new dalhi India 🇮🇳
Heest Sida dhamastu geedaha  codadkii Rooraaye iyo khadra daahir
12:23
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 240 М.
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 14 МЛН
ЭТО НАСТОЯЩАЯ МАГИЯ😬😬😬
00:19
Chapitosiki
Рет қаралды 3,2 МЛН
Man Mocks Wife's Exercise Routine, Faces Embarrassment at Work #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 50 МЛН
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 245 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 162 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 308 М.
KHADRA DAHIR (AHN)MAYAQAN SASABASHO
11:17
LADAN PRO STUDIO
Рет қаралды 48 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,4 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 878 М.
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,3 МЛН
Heesta waa saboolka caadadi codkii khadra daahir with lyrics my favourite song
10:54
Amre - Сағынышым менің
3:43
Amre Official
Рет қаралды 310 М.
Bagalau
3:29
Әсет Есжан - Topic
Рет қаралды 89 М.
Sanzhar - Сен жылама | Official Music Video
2:53
Sanzhar Zhumasitov
Рет қаралды 622 М.
Sevinch Ismoilova & Alisher Bayniyazov  - Oh yarim (Official Music Video)
3:15
Sevinch Ismoilova
Рет қаралды 3,2 МЛН
Mirjalol Nematov & Dilnoz - Ko’zoynak
3:22
Mirjalol Nematov
Рет қаралды 1 МЛН