Mashallah qof wanaagsan baa tahay, wacyi gelin lee na dheeryihiin reer galbeedku Waana Waxa ay la hormareen! Mar labaad waxaad tahay qof wax baratay...... walaashay lakiin aniga caraf la'aan ma joogi karo.....,waxaa aad u isticmaalaa carfisada dharka iyo barafuunka, air fresh warankiilo Waxaan isticmalaa midka original ah
@Namlessv2-e2n6 жыл бұрын
I’ve learned so much sis 💞 jazak’Allahu khair
@ulmadaudmohamed54146 жыл бұрын
Jasakallahka khayr xabiibti qaliyey oomo ama shampoo maxaan ku badalan karaa adoo raaliya sister
@abdinaafac72656 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ma anaan qaabin maalintaan guriga nadiifiyo ilmaha wey cajisaan macal Ani xitaa qabeeyskooda air Fresh marhore tuuray thanks abyo qaali wax lagu badalo noosheeg please omada saabun iyo shampo kheyr ALLAHA kusiiyo
@saafi2846 жыл бұрын
Sowda Lucky insha Allah sister waan soo gelin doonaa.
Siman abaayo sidee u ursanee sun waaye ha u dhawaan please.
@qajo94036 жыл бұрын
Abaayo waxaa ka hadalaso waxaa run walhi inoo so galay waxaa aan guriga u fiican aan ku nadiifino ooo nuture ah. Jzklh xbti
@ugbadomar58819 ай бұрын
ماشاء الله تبارك الله
@fadumofarah69636 жыл бұрын
mashaa Allaha ilahay ha ku xifdiyo abaayo Qaali jazakala Allah
@hassanabdirahmanharbi87786 жыл бұрын
asc wr wbk sister saafi marka hore waaad ku mahadsan thy secondly Ramadan kreem wll waxaas oo side effects ah runtii wax badan waan ka ogaa balse adiguna si fiican ayaad noogu cadaysay aniguna waxan ka mid ahay dadka aad ka u jecel markasta carafta, sida airfreshka oo aan u isticmaalo public area iyo toilets sidoo kale perfumes waxanan ku noolahay dhul aad u fog oo aan laga heli karin wax yalahaas aad kor ku soo sheegtay wll Iceland markaa waxa aan kaa codsanaynaa bal illahay ha kula garab galee wixii at least lagu badali lahaa ama lagu yarayn lahaaa thanks alot sister saafi
@saafi2846 жыл бұрын
Hassan Harbi Ramadan Kareem walaalkay mahadsanid Waxyaabaha lagu badalo waan ka hadlay walaal fiidyowga Q&A qaybtiisa danbe. Ama raadi non toxic or plant based cleaning products at your local supermarket or health store.
@ruqiyafarahmaxamed28805 жыл бұрын
Aad baad u mahadsan tahay wll qaali waa talo fcn
@safiyosa70786 жыл бұрын
Walaaleey waa mah adamant ahay arinta bleach amab warrankiilada waa qatar oo anig ayaaba taas arkey markaan guriga ku dhaqi jiray waan joojiyay hada
ASC habiba ku bedel wax natural ah. Waan soo gelin doonaa insha Allah
@baasidahmed49686 жыл бұрын
Walaalaashey waa mahadsantahay waxyaabaha aan kubadalan karno nala wadaag
@saafi2846 жыл бұрын
Manna mudey insha Allah.
@feysalcali25896 жыл бұрын
maasha Allah tabarakallah jazakallahu kheyr wax badan ayaan kaa faaiday waxan kugu tilmami kara iftiin u soo baxay dhamaan dadka afka somaliga ku hadla aad ayaan kuugu dhiri galinaya halkaa kasii wad wacyilgalintada ialahy haku barakeeyo adiga iyo familkagaba ina badan somalidu baraha bulshada ugama faidaystan dhanka wanaagsan video aan macno badan lahayn aya coment iyo share badan ku arkaysa s.c
@saafi2846 жыл бұрын
Huda mahadsanid walaalshay.
@hodanali87626 жыл бұрын
maxa lagu qubaysanya nu soo shag abayo
@zaralulu36696 жыл бұрын
Abaayo tell us what we gonna substitute with? We need to know if we get rid of it.
@saafi2846 жыл бұрын
Aragsan that will be next video insha Allah.
@ahmedalmaro77996 жыл бұрын
abaayo cif ama warankiilada waan fahmay ee ma isoo qori kartaa badalka alaabaha wax lagu nadiifiyo ee aan lahayn waxyeelo magaacyadooda .xoogaa waan raadiyay lakin kuma guulaysan .. sida baking soda .. iyo micro fiberka .. thanks alot
@saafi2846 жыл бұрын
Dauud waxay ku xiran tahay meesha aad joogto. Wadan walba alaab u gaar ah ayuu leeyahay. Laakiin baking soda ama bicarbonate of soda, white vinegar ama Apple cider vinegar, waxaad ka heli kartaa supermarket ka. Castile soap waxaa laga helaa online shops ka ama Amazon. Waxaa kale oo jira small brands oo iibiya alaab natural ah ah oo supermarkets ka laga helo. Marka waxaas oo dhan waxay ku xiran yihiin halka aad joogto.
@xaawoluul18446 жыл бұрын
Mashaallah abayo waankugu cusbahay dawada dugamada cadiga iyo jig ayan kudara kimiko to kimiko ayan isku walaqa hhhhhhh ilahey hana xifdiyo cado jahwareer waba iskudhibqabna waanka helay janalkaga horay usoco guul ayan kurajeynaya😍
@xamdihire2536 жыл бұрын
abayo dadaka joga somaliya iyo Kenya maxey isticmali karan
@saafi2846 жыл бұрын
khal oo english lagu dhaho vinegar waa laga helaa africa, biyo cad iyo baking soda iyadana waa laga helaa africa iyo raadi saabuun ama oomo kiimiko free ah. akhri waxa ay ka samaysan tahay. please ha u dhawaan bakhuurka carabaha laga keeno, xitaa ha istaagin meel lagu buufiyey.
@faisaabdi44996 жыл бұрын
abayo alabta maxa lagu dhaqa marka sunlight lebon ka waran
Wll nooso gali si dhakhsa waxanu ku badalano waayo wa daruuri
@saafi2846 жыл бұрын
Fiiri oo faa`id channel walaal daawo fiidyowga u danbeeyey ee Q&A kaas ayaan kaga hadlayaa waxyaabaha guriga lagu nadiifiyo.
@idildaahir33006 жыл бұрын
Maxaan sameeyaa sidee u nadiifiyaa guriga oo u carfiyaa carafta waa jeclahay
@saafi2846 жыл бұрын
Haddii aad foox baratid waan hubaa one at jeclaanaysid.
@suhuuromar81956 жыл бұрын
Maansha Allah Saafi fariid
@laylamaxamed13096 жыл бұрын
Dharka maxaa ku dhaqataa
@saafi2846 жыл бұрын
Waan ku tusi doonaa insha Allah
@idildaahir33006 жыл бұрын
Thnxx alot 😘😘😘
@faisaabdi44996 жыл бұрын
abayo fooxa ingiris maxa lagu dhaha
@saafi2846 жыл бұрын
faisa abdi frankencense ayaa la dhahaa.
@hodanali87626 жыл бұрын
maxan dharka ku madna hada
@saafi2846 жыл бұрын
Hodan waxaa jira oomo aad samaysan kartid iyo iyadoo natural ah oo sun lahayn oo supermarket ka lagu gado. Meesha aad joogto ma aqaan laakiin ogow wadamada waa kala alaab duwan yihiin.
@bashiirmohamed16466 жыл бұрын
ok wll
@mohamednor93436 жыл бұрын
Masha Allah,mhdsd mhdsnd inbadan wl,adoo raali ah wl majiran waxyaabo lugu badalan karo sida Shaambada,Oomada iyo Saabuunta oo aan si daily aan u isticmaalno MDHSND!!!0
@saafi2846 жыл бұрын
Sorry Mohamed walaalkay horay uma arag comentkaaga. Haa waxyaabo lagu badalo waa jiraan waan soo diyaarinayaa insha Allah
@mohamednor93436 жыл бұрын
Saafi Insha Allah wl mcn waynu ka sugaynaa adna ilaah haku xifdiyo,barakeeyo.
@clickerbin27936 жыл бұрын
Wayehee waxan ranaa sabuuntii dharka lagu dhaqayey balsosar qeralaha kusiyo
@saafi2846 жыл бұрын
Clicker insha Allah mar dhaw
@faisaabdi44996 жыл бұрын
sixid lemon
@idildaahir33006 жыл бұрын
Microfiberduk ayaan dhahnaa in swidish
@idildaahir33006 жыл бұрын
Fooxa xabiibtii maahan caraf,, teeda kale kawaran eteriskoils sida vanilla, levender, yalang yalang shumacyada udgoon kuwaasna ma qatar ayeey leeyihiin!
@saafi2846 жыл бұрын
idil fooxa waa caraf badan yahay waxaad u baahan tahay inaad soo iibsato mid fiican oo quality ah. Saliidaha essential oils ka waa fiican yihiin in aad shidato laakiin shumaca ka fogow.
@laylamaxamed13096 жыл бұрын
Walahy waa yaab oo maxaa ku nadiifsataa adiga abyo
@saafi2846 жыл бұрын
Alaab natural ah oo aan video ga kaga hadlay sida micro fibre cloth, baking soda, vinegar. Iyadoo muuqaal ah ayaa idiin soo gelin doonaa insha Allah.
@qajo94036 жыл бұрын
Layla Maxamed hada rabto sunda ku nadiifso maxaa la yaba
@fardus53053 жыл бұрын
@@saafi284 oo suliga maxaa lgu nadifiya anagu ditol iyo warankilo ayanu isticmalna waayo waxkale oo si fiican u nadiifinaya majiran
@idildaahir33006 жыл бұрын
Foox? Whts dat?
@saafi2846 жыл бұрын
Idil foox waxaa kale oo loo yaqaan luubaan. English ka waxaa loo yaqaan frankensence.
@simansomali1836 жыл бұрын
Abyo dad English aqoon baa jira Iyo dad somlia jooga Waxad sheegeesid sawirkiisa so dhig Wyoh English ku shegesa laguma wado fahmi karo
@saafi2846 жыл бұрын
Siman Somali abayo fiidyow kale oo aan alaabta idin tusaayo ayaan soo geliyey. Iga raali noqo waxyaabaha qaar magac soomaali uma heli karo.
@simansomali1836 жыл бұрын
Saafi dhib mlhn abyo Aniga wxn jeclahy inan ursado alabta guryaha lagu nadiifiyo Dhib miya waxa la ursanyo? qofka xasuus mayeelyo aa tiri s kle xanuuno mdxa uu qadaa ayaad tiri run ahantiina waa run wn isku arkay wxas Caadada xita wey iga warerty
@zeinababukar74036 жыл бұрын
Abaayo wan gartey intakale balse maxa lagubadala sabunta jirka lagu qubeysto taas bal naga sii fikrad mahad sanid.